JACEYLKU HADUU CUSLAADO HEES CODKII XAAMUD UBAX OFFICIAL VIDEO

  Рет қаралды 317,087

Digaale Music

Digaale Music

Жыл бұрын

Пікірлер: 121
@CISHQI27
@CISHQI27 Жыл бұрын
Heestani wa heesti ugu horeysay eee an farin ku qoro marna an waraq ku qoro sanadaha waxan ku qiyasi karaa 2011 2012 waxan xasusta mobilkan ku qoray gabadhan u qoray iyo gobtan jogayba bosso masjid fadumo kawsar iminka ma garanayo mel ay ku noshahay sanada hore waxan mar maqlay inay yaman ku noshahay oo la gursaday waxan xasuusta sidan u jeclaa waxa mqr wlba igu dhirigelin jirey nin sxbkay ah oo hada canada joga ahana macalinkaygii dhanka hablaha waqtigi ciyalnimada wa waqtiyada ugu quruxda badan ugu frxda badan noloshayda❤️
@Nimmy-tt8fd
@Nimmy-tt8fd 10 ай бұрын
Adna calaf qruxpdn insha Allah 😍
@shamai1570
@shamai1570 Жыл бұрын
The young musician is truly enjoying himself while Xamud Ubax is projecting his splendid voice 😍😍😊😍😍😊 great
@faisaciiseaxmed9702
@faisaciiseaxmed9702 Жыл бұрын
Heesta quraanka baa ka macaan
@mustafmustaf9357
@mustafmustaf9357 Жыл бұрын
Jacaylku haduu cuslaadoo Curuuqdiyo dhuuxa gaadho Malaha cashar iyo dabiibii 2x Intuu dhalinyaro curyaanshey Cuntiyo dhaqashaba uu diidey Tiriyo cadad laguma koobeyn 2x Aniguu caawana I helay Badweynbuu igula cararoo Mawajada Culus ila dabaashey 2x Adoo iga caawinaaya Tix galinaya cabashadayda Caleentiyo ubaxa hooyiyo Cawiyo sami ila wadaag Cawiyo sami ila wadaag 2x Cilmiyo layla wuxuu u geystay Hebliyo qeys siduu yeelay Cali iyo Hodan tii ka gaadhey 2x Intuu cadibeey dhaqaaqdey Imisuu ciirsibaa u diidey Cawaaqibo xumaan ku reebay 2x Aduun iyo camaladeeda Markaan u calool nuglaadey Miyay ii calan walaysay 2x Adoo iga caawinaaya Tix galinaya cabashadayda Caleentiyo ubaxa hooyo Cawiyo sami ila wadaag Cawiyo sami ila wadaag
@Eidanyare191
@Eidanyare191 Жыл бұрын
Xaamud ubaxle legend codkaaga waxba lagama qabarkaro bro ♥️
@GALOOL.
@GALOOL. Жыл бұрын
XAAMUD UBAX IYO DAA UUD XANFAR LABADAA NINBA BAHASHA WAYKA QAYLISIIYAAN MANSHA ALLAH
@deeqotahliil940
@deeqotahliil940 Жыл бұрын
Jaw 👋🏾war waa ku wadanaa💯👏👏👏 fanan ka kaliya ee kaban 🎸 i jecleysiyey.
@apdisamedkhadar3515
@apdisamedkhadar3515 Жыл бұрын
Adoo iga caawinaya tix Galinaya Cabashayda 🥺 caleenta iyo ubaxa hooyo cawi iyo samir ila wadaaag 😓😢 ax ala jacayku Xanuun Kuluula
@zakomar8981
@zakomar8981 Жыл бұрын
Omg his voice is magnificent, and I admire the humble way he’s singing, what a great singer, keep up the good thing Xamud ubax. ❤
@shamai1570
@shamai1570 Жыл бұрын
A real country singer true to life no imaginations in his voice
@haboonlaantabari270
@haboonlaantabari270 Жыл бұрын
Adoo iga caawinaaya tixgalinaya cabashadayda jah🥺 Codkii cododka xamuud ubax🤴🏻❤️
@abdirahmanmusa8284
@abdirahmanmusa8284 Жыл бұрын
Ruuntii waa ereyo culus haboon laanta Bari
@shamai1570
@shamai1570 Жыл бұрын
The way he. expresses love is unbelievable with his great voice ❤️🙂❤️🙂❤️🙂❤️🙂 nothing like it
@shamai1570
@shamai1570 Жыл бұрын
The charisma in his voice is so admirable
@shamai1570
@shamai1570 Жыл бұрын
Love is not a heavy burden when you sing about it it's simple an understandable great Xamuud Ubaxle😢😢😢😢😢😢
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Axsan Caleeg Hees xusid mudan Old is Gold.
@ahmedadem1829
@ahmedadem1829 Жыл бұрын
3 times in a same day i listening ❤❤❤❤ Macalin mihnada kabanka aad uyaqaan
@shamai1570
@shamai1570 Жыл бұрын
I love his style of singing besides he is a musician two wonderful combinations how great is that
@user-lj9ro2yi5p
@user-lj9ro2yi5p Жыл бұрын
excellent chanteur,voix unique,composition musicale parfait xaamud noolow waliga
@DeeqaYusuf-r1z
@DeeqaYusuf-r1z 11 күн бұрын
Taan hees wey dhaftay wlhi 🥰❤️
@caydarussomalichannel939
@caydarussomalichannel939 Жыл бұрын
Kuwata wlhi xaamud codka iga dheh🙆‍♂️🙆‍♂️🙆‍♂️🙆‍♂️🙆‍♂️🙆‍♂️🧑‍🎤🧑‍🎤🧑‍🎤🧑‍🎤
@garaadyusuv8545
@garaadyusuv8545 Жыл бұрын
Xaamud ubah Waxan waqti dahabiya kuwada qaadanay ankara Waa nin Ragg iyo Rabbi ba yaqan
@faisaciise5819
@faisaciise5819 Жыл бұрын
Maasha allaah tabaaraka laah allow noo kaa xafid ilxun kuma aragto eeddo
@happyahmad9689
@happyahmad9689 Жыл бұрын
Mashalllah xaamud ubax best man keep gowing bro ❤❤❤
@djimos9058
@djimos9058 Жыл бұрын
Waaw hees cod muusig ba isheley❤❤❤❤👍🏻👍🏻👏👏
@faysalmaxamed4204
@faysalmaxamed4204 Жыл бұрын
Wwa ya salm Al fanan Abwan mulaxan xamuud ubaxa sxb halkedi ayad dhigtay e hore u soco
@abdimohamed8379
@abdimohamed8379 Жыл бұрын
Waa legend ninkan codbaa ku jira Walee. It's natural sound.
@sagalxuseen3623
@sagalxuseen3623 Жыл бұрын
Manaha Allah axsan sowt keep going
@shamai1570
@shamai1570 Жыл бұрын
Digaale music production is truly great fantastic
@maxamedaxmed5455
@maxamedaxmed5455 Жыл бұрын
Waa hees iyo badh mansha allah codkisa jacayl aan Bari wayay baan so xasuustay😭💔
@norbilmaxamed3888
@norbilmaxamed3888 Ай бұрын
2024❤
@mohamedabdi5444
@mohamedabdi5444 Жыл бұрын
Keep going pro
@shacabkafariid1827
@shacabkafariid1827 Жыл бұрын
Xasuustii shiikh Ahmed biif ilaahey naxariistii jano haka waraabshee
@hanaibrahim2971
@hanaibrahim2971 Жыл бұрын
oo miyuu dhintay
@Jama143
@Jama143 Жыл бұрын
Kkkkkkkkk war waa nool yahay
@sumayosiman9810
@sumayosiman9810 Жыл бұрын
Waa noolyahy fankna wuu kafadhiisty hda waa daaci wax barta
@shamai1570
@shamai1570 Жыл бұрын
A born singer no doubt is Xamud Ubax
@adirecc6200
@adirecc6200 Жыл бұрын
The one and only xaamud Darren hadlaya 🥺🥺
@shamai1570
@shamai1570 Жыл бұрын
Great talent 😂😻❤️❤️❤️ like Xamud Ubax a splendid singef
@shamai1570
@shamai1570 Жыл бұрын
Greatly admired singer
@shamai1570
@shamai1570 Жыл бұрын
Lovable singer 💕💕😻💕😻 always
@salman_sergio
@salman_sergio Жыл бұрын
Keep going bro
@MohamedHussein-oh8cd
@MohamedHussein-oh8cd Жыл бұрын
Masha Allah inaabti keep going ❤
@iftiinkawarka3558
@iftiinkawarka3558 Жыл бұрын
Xamuud ubax heestiisi Ahmed biif iyo Nimco dareen inuu dib Soo qaado ayaan ka sugayna
@adnandeeq2060
@adnandeeq2060 Жыл бұрын
Soo badi zxp
@sagaldahir9382
@sagaldahir9382 Жыл бұрын
Al fanaan xaamid Ubax
@khadarabdullhikeyow3877
@khadarabdullhikeyow3877 Жыл бұрын
Zxp Abwan madahay hees raba
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle Жыл бұрын
Xasuustii - Axmed Biif kusooqor nin wayn ayaad ahayd Digaaloow sidee waxkaa noqdeen
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle Жыл бұрын
@@DIGAALEMUSIC Qaar dhintay ayaa magacooda la xusaa loolz anyway qodob muhiim ah ayaad isku difaacday
@shamai1570
@shamai1570 Жыл бұрын
Bring in some new songs enjoyable as the previous ones H Ubax
@happyahmad9689
@happyahmad9689 Жыл бұрын
Heeso cusub soo qaad xaamud ubax
@fadxiyaaxmed7634
@fadxiyaaxmed7634 Жыл бұрын
Walhi jaceylku mid maaha
@abwaankanbaal2281
@abwaankanbaal2281 Жыл бұрын
Another level
@deeqadhudi2025
@deeqadhudi2025 Жыл бұрын
Keep going ❤❤❤🌷🌷👏👏👏👏👏
@hamdifaycal5472
@hamdifaycal5472 Жыл бұрын
Ayallah quel bon voix
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
Lahayn afhayen uu haadlay aqalka barlamanka ee dalka Garmani howaanto habdhaqan keedo waa hoyl wohd
@Raquel-pm9fc
@Raquel-pm9fc Жыл бұрын
♥️♥️♥️♥️♥️🥰🥰🥰🥰🤣🤣🤣🤣🥰🥰🥰🥰♥️♥️♥️♥️🎁🎁 wa hees tabanesa qof kasto.jacel dhaba hayo
@abditahirgas4813
@abditahirgas4813 Жыл бұрын
Heestan Aniga ayaad moodaa inay igu saabsan tahay ama iga hadleyso
@naemaj4616
@naemaj4616 Жыл бұрын
Malaha cashar iyo dabiibee!!!💔❤️‍🩹
@MohamedMohavic
@MohamedMohavic 3 ай бұрын
Adoo iga caawinayaa tix galinya cabashadyda calentiyo ubaxa hooyo cawiyo sami ila wadaag😢😢 maalintii aan ogaaday in la aroosay ganadhaan wada soconay 2sano oo ayaan uqoray heestan caadi baan umooday in dib lay ciliyey jcaylow aaabahaa was
@Laasmcan
@Laasmcan Жыл бұрын
Song journey 💘 😻
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
Wazika gashan dhiiga ee daalka maraykanka yaa waxa Laga sugaya 18 . Jir ii siisidada o0 ay kasogayan koxda an moqaalka
@alicagjar1441
@alicagjar1441 Жыл бұрын
Axmed biif
@ilhaancabdi4898
@ilhaancabdi4898 Жыл бұрын
Jaceylku haduuu cuslaadoo cuuruuqdiyo dhuuxa gaara malaha cashar iyo dabiibe 💔💔
@caweyskaxarago3778
@caweyskaxarago3778 Жыл бұрын
Xaamud Caadi Maaha walee
@axmedeyxuseen2103
@axmedeyxuseen2103 Жыл бұрын
Masha alah 🌹
@xasanaxmedolol1241
@xasanaxmedolol1241 6 ай бұрын
Sxbkay. Xaamud. Ubax. Alfanaan kabiir
@mustafeadanxasan8180
@mustafeadanxasan8180 Жыл бұрын
Wey xaamud ubaxle
@xasumocumar5339
@xasumocumar5339 Жыл бұрын
LEGENS XAAMUD UBAx💪🧡
@cabdirisaaqdillaal2490
@cabdirisaaqdillaal2490 Жыл бұрын
He has a sweeter voice than the old men
@drsaishaabdirahman5928
@drsaishaabdirahman5928 Жыл бұрын
Wow💯❤️
@yahyeabdidiiriyeyahyealpha9678
@yahyeabdidiiriyeyahyealpha9678 Жыл бұрын
Ala maxaad fankii soo noolaysay
@nimicoahmed7596
@nimicoahmed7596 Жыл бұрын
Ax heest waa xuuso
@calihasan.....6696
@calihasan.....6696 Жыл бұрын
𝒙𝒂𝒂𝒎𝒖𝒅 𝒖𝒑𝒂𝒙 𝒉𝒂𝒍𝒌𝒆𝒈𝒂𝒂𝒅 𝒅𝒉𝒊𝒈𝒕𝒂𝒚
@mustalifaahmedmahamuud9761
@mustalifaahmedmahamuud9761 Жыл бұрын
Wow
@fatimaqqalanjo1396
@fatimaqqalanjo1396 Жыл бұрын
Fanaanka ha la iiraadsho
@ubah_cx
@ubah_cx Жыл бұрын
Mawaxey waallo yihine codka ubax inankan wey isku eegyihine
@shidehtv3848
@shidehtv3848 Жыл бұрын
Wooow
@FARHIYAHAPPYTUBE
@FARHIYAHAPPYTUBE Жыл бұрын
Xaamud ubaxle amazing voice 💐
@abdirizakmouse4714
@abdirizakmouse4714 Жыл бұрын
Adoo iga caawinaaya tixgelinaya cabashaydayda😭😭😢
@alicagjar1441
@alicagjar1441 Жыл бұрын
Sobadi heesa shikh
@fatimaqqalanjo1396
@fatimaqqalanjo1396 Жыл бұрын
Hala iiraadsho fanaankaan
@nuurahaji9166
@nuurahaji9166 Жыл бұрын
Xaqiiq
@farxanqareenjacaylafdhashe7011
@farxanqareenjacaylafdhashe7011 Жыл бұрын
Waaaw
@nimcoahmed7658
@nimcoahmed7658 Жыл бұрын
Ado iga cawinaya tixgalinaya cabashadayda caleentiyo ubaxa hoyo cawiyo Sami ila wadag🥺🥺🥺
@nimcomaxamed8146
@nimcomaxamed8146 10 ай бұрын
23/03/2023❤
@nasriahmed214
@nasriahmed214 Жыл бұрын
Another lovel
@dekaahmed7727
@dekaahmed7727 Жыл бұрын
Ax waay😔😔😔😔
@mahamedfaysal5308
@mahamedfaysal5308 Жыл бұрын
Axmed baa kumacaan inkstoo ubax oo laxanaka saamaray aad u fcnhy
@AlphaSomaliTube
@AlphaSomaliTube 6 ай бұрын
ww
@deeqa445
@deeqa445 Жыл бұрын
Woow 😭😭😭😭💔
@abditahirgas4813
@abditahirgas4813 Жыл бұрын
Fanaanku waxaad moodaa inuu Aniga iga hadlayo Axsan Adeer
@varkudiglesomtiktok2925
@varkudiglesomtiktok2925 Жыл бұрын
Hesti niki laha halodayoo
@happyahmad9689
@happyahmad9689 Жыл бұрын
Waa sheekh umaba mashna ma jirto😂😂😂
@varkudiglesomtiktok2925
@varkudiglesomtiktok2925 Жыл бұрын
@@happyahmad9689hestan Ahmed biif ayey kumacante tisaa le dagesta 👌kaac sodageyso
@ahmedhazzan673
@ahmedhazzan673 9 ай бұрын
Dadkan mxay commentiga English ugu wada qorayaan 😂😂
@adanwarsame8989
@adanwarsame8989 11 ай бұрын
😢😢😢
@hanaibrahim2971
@hanaibrahim2971 Жыл бұрын
meesha marqaan ayaa kadhacaya
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
Adogo adeegso yaan lago adeegsan
@inaabdiabar4393
@inaabdiabar4393 Жыл бұрын
💞💞💞💞💞💞💞
@sahramuse1239
@sahramuse1239 Жыл бұрын
💔💔💔💔💘😭👈
@sahramuse1239
@sahramuse1239 Жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭👈
@idirsali115
@idirsali115 Жыл бұрын
Piano 🎹 markad ka tagtay sowta play back ahaan lo garty 😂😂😂
@axmedhillaac3886
@axmedhillaac3886 Жыл бұрын
Play back weeye shit⁉️😡
@shamai1570
@shamai1570 Жыл бұрын
Leave singers for what entertainment they give audiences nobody ask you for their indenty
@isaacjoin4003
@isaacjoin4003 Жыл бұрын
He’s Legend
XAAMUD UBAXLE  MARBUU OOYAA QALBIGU HEES CUSUB QAACI
7:52
Digaale Music
Рет қаралды 1 МЛН
XAAMUD UBAX HEESTII OMOS FARSAMADII  SAMATAR SAID SALAH
9:06
samatar said salah
Рет қаралды 237 М.
Это реально работает?!
00:33
БРУНО
Рет қаралды 1,9 МЛН
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 118 МЛН
I'm Excited To see If Kelly Can Meet This Challenge!
00:16
Mini Katana
Рет қаралды 29 МЛН
HEESTII GAASHAAMO XAAMUD UBAX 2023
6:28
Ubaxle qaaci 2024
Рет қаралды 95 М.
HEESTII ADOO IXUMEEYEY KUMA XAMAN XAMUD UBAXLE 2024
5:42
Ubaxle qaaci 2024
Рет қаралды 20 М.
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 12 МЛН
CAKU ARAGTIDAADII XAAMUD UBAX XASUUSTII C.QAADIR SANKA
6:11
Digaale Music
Рет қаралды 62 М.
HEES CUSUB O MACAAN 2020 Subscribe Saar wl
8:32
Ali Jooker
Рет қаралды 50 М.
XAAMUD UBAX QAACI HEES CUSUB BEERKAAD DABAALATAA OFFICIAL VIDEO
7:18
Digaale Music
Рет қаралды 226 М.
Heestii Maakhir iyo Xaamud Ubax
7:24
Shabcaan Show
Рет қаралды 239 М.
🤣🤣❤️
0:26
Dragon Нургелды 🐉
Рет қаралды 1,9 МЛН
Самый Лучший Дедушка ❤️
0:15
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 3,3 МЛН
Waka Waka 💦💃😁 #funnyshorts #rianashow
0:14
RianaShow
Рет қаралды 18 МЛН
Хитрая ГОРНИЧНАЯ вернула ДОМ матери 😱 #shorts
0:57
Лаборатория Разрушителя
Рет қаралды 2,5 МЛН