Calaamadaha Daanyeernimada !

  Рет қаралды 28,932

FIKRADAHA XALIYE - PODCAST

FIKRADAHA XALIYE - PODCAST

2 жыл бұрын

hagayso Podcast-ga Fikradaha Xaliye.
.
Apple Podcast: podcasts.apple.com/us/podcast...
Spotify: open.spotify.com/show/2BU8z6E...
Google Podcast : podcasts.google.com/feed/aHR0...
Anchor Fm : anchor.fm/fikradaha-xaliye
Igala soo xiriir :
Telegram: Xaliyeali
Instagram: Fikradaha_Xaliyepodcast
TIKTOK: Xaliye_Ali
fikradahaxaliye@gmail.com
Fikradaha Xaliye (Xaliye thoughts ) is a podcast created by {Abdisamad xaliye} a Somali journalist, producer, Entrepreneur, and Podcast Host.
this podcast is all about having candid conversations with fellow men talking about relationships, marriages, finances, Mental health, and things men go through generally in life on a daily basis.
our purpose is to enlighten, educate, and share life experiences with Somali men around the globe

Пікірлер: 145
@deepsleeprelaxation1983
@deepsleeprelaxation1983 2 жыл бұрын
Casharadani intey free yihiin halaga faa’ideysto walaahi adduunka subscription fee ayaa la bixiyaa. Thanks Professor Xaliye Ali 👏🏻👏🏻🙌
@abdiazizmoha1288
@abdiazizmoha1288 Жыл бұрын
Casharadan intey free yihiin halaga faaideysto thanks proff
@Ducaysane_tuber
@Ducaysane_tuber 4 ай бұрын
Ninkii Daanyeeranimada iga zoo Hanuuniyay❤
@ahmadnuur489
@ahmadnuur489 2 жыл бұрын
Mahadsanid macalin 👍 👍👍
@alaale4622
@alaale4622 2 жыл бұрын
Macalin xaliye fii quluubinaa #Dil daanyeerka
@siciidcllaahi5766
@siciidcllaahi5766 2 жыл бұрын
Ustaad 5 calaamadoood baan isku arkaY 🤘
@qarnicusub5339
@qarnicusub5339 Жыл бұрын
Dr xaliye wax badan ayaad noloshyda Ka bedeshay lacagtii la iga cuni jiray ayaa ii baaqatay thanks brother keep going
@moebabakar9511
@moebabakar9511 2 жыл бұрын
Go forward macalin.... nice 👍 speech
@dhashane517
@dhashane517 2 жыл бұрын
Never give a women everything she wants.
@ayaanabdi349
@ayaanabdi349 2 жыл бұрын
That's great 👍
@rateorhate11
@rateorhate11 2 жыл бұрын
Especially your time.
@Adam9588ronaldo
@Adam9588ronaldo 2 жыл бұрын
Fact.
@ahmeddaacad1282
@ahmeddaacad1282 Жыл бұрын
I strongly agree with you bro brilliant idea
@abwaanmohameddhedo6281
@abwaanmohameddhedo6281 2 жыл бұрын
Keep going waxa no haysaa shaqo aad muhiim u ah
@Mr.Kaydsade
@Mr.Kaydsade 3 ай бұрын
Mahadsanid Xaliye.
@omarabdulkadir4952
@omarabdulkadir4952 Жыл бұрын
Keep it up Dr xaliye thanks
@sharmakehassan4411
@sharmakehassan4411 2 жыл бұрын
Macalin mahsnid 🙏🙏🙏
@cmccmc6091
@cmccmc6091 2 жыл бұрын
Hori usoco ha aqbalin daleeceenta macalin guuleeso
@ahmedjeylani5188
@ahmedjeylani5188 2 жыл бұрын
Run sheegaha qarniga ✍️🙌
@najiibabdi2849
@najiibabdi2849 3 ай бұрын
thanks macalin
@maryamadam6932
@maryamadam6932 2 жыл бұрын
intaa sheegtayba waa run sax.
@abdifatahgutale8281
@abdifatahgutale8281 2 жыл бұрын
Thanks 🙏 thanks ☺️
@Web_king65
@Web_king65 3 ай бұрын
Mahasanid macalin xaliyee
@mohamudsalah9339
@mohamudsalah9339 2 жыл бұрын
Nin loo xisay yqh bring more
@abdilahimohamed8157
@abdilahimohamed8157 2 жыл бұрын
Keep going sir. Respect
@shuceebmaxamed6025
@shuceebmaxamed6025 Жыл бұрын
Masha allah
@mosahal4477
@mosahal4477 2 жыл бұрын
Nolow xaliye waa guuleesanay marki aa no so baxday 🏆🙏
@AHMED-AK2030
@AHMED-AK2030 2 жыл бұрын
our legend 👍👌💯
@Ciyaalka
@Ciyaalka 2 жыл бұрын
Keep going teacher
@abdirahmanmohamed7653
@abdirahmanmohamed7653 2 жыл бұрын
Danke schöne bro
@user-gk8dy9bu7q
@user-gk8dy9bu7q 6 ай бұрын
Macalin xaliye
@zalmaanayemaydhane5756
@zalmaanayemaydhane5756 2 жыл бұрын
Wan ku salaamay lpha geska africa ✌️🔥
@akramcadaanicoombe6359
@akramcadaanicoombe6359 Жыл бұрын
M. A macalin
@jamalj7385
@jamalj7385 10 ай бұрын
Professor Xaliye never disappoints #WaaRun
@suldanyare7617
@suldanyare7617 2 жыл бұрын
Keep going brother never give up👌👌
@cabdulahiali2385
@cabdulahiali2385 2 жыл бұрын
Shekadada wey nagu socotaa nowat aa kabaxnee
@Muhandis17
@Muhandis17 2 жыл бұрын
21:48 qabka xaliye wuxuu ina tusaya inuu yahay nin is aaminsan ama kalsoon legend wlhi waxyaabo badan yaan ka faa iiday
@mohaaoffical8433
@mohaaoffical8433 2 жыл бұрын
horey usoco macalin🥰🤞
@raaxochannel6125
@raaxochannel6125 3 ай бұрын
Waan ahaan Jiray Lkn maantah kabaxayah macalin❤😊
@user-st7cu8rn4h
@user-st7cu8rn4h 2 ай бұрын
Big legend
@mcmofficial8875
@mcmofficial8875 2 жыл бұрын
Op mr xaliye
@khadraahmed1623
@khadraahmed1623 2 жыл бұрын
M.a xaliye wan ku tageera Sxb hore u soco😂😂😂😂😂😂😂
@maxamedmowliidxarbi4738
@maxamedmowliidxarbi4738 Жыл бұрын
Waa kuma danyeer? Is used for men and women is very very hapy home is good
@abdirisakcawil5522
@abdirisakcawil5522 2 жыл бұрын
Ustaad thnks fikradahaga saliimka mida kale gabdhihii aaaway comment maba bixinayan side aax ujiran
@MohammedMohammedOmarkhalif
@MohammedMohammedOmarkhalif 9 ай бұрын
Macalin xaliye fii qulubina,#...diildanyeerka
@nabadoonmysheikh63
@nabadoonmysheikh63 2 жыл бұрын
😂 Mohamed waa wiil wanaagsan inta fahantay 👍 saara Party tow 👈
@nabadoonmysheikh63
@nabadoonmysheikh63 2 жыл бұрын
@alpha Abdi ✅🤣
@Laila-account
@Laila-account 2 жыл бұрын
Bro why you always talk about money 💰and ladies I wonderfully you need to see Psychiatric I think you depressed
@KHADARINHO22
@KHADARINHO22 3 ай бұрын
Waaan ahaan laakin hdaa ka baxayh❤
@MadrasatuAtTibyan
@MadrasatuAtTibyan 2 жыл бұрын
Wax badan oorun ah waad sheegtay laakin waxaad ka tagtay ilaahay talasaarkiisa!
@UsameBiladi-fl9is
@UsameBiladi-fl9is 10 ай бұрын
I take ur lessons
@abwaanmohameddhedo6281
@abwaanmohameddhedo6281 2 жыл бұрын
Macalin waxan kuu ahay taageere
@ABDIFATAHHASSANWARDEREHASSANWA
@ABDIFATAHHASSANWARDEREHASSANWA 8 ай бұрын
Macalinkayka Xaliye ALi
@dahirabdikani9797
@dahirabdikani9797 2 жыл бұрын
Really
@maxamedaxmed383
@maxamedaxmed383 2 жыл бұрын
macalin hore u soco
@maxamuudcali2161
@maxamuudcali2161 Жыл бұрын
Shaxda fahan awoowe
@user-bn6yf1uf2r
@user-bn6yf1uf2r 10 ай бұрын
Usatad wax badn kaa faiiday horay usoco
@aqiboadam3806
@aqiboadam3806 Жыл бұрын
Agah oo xaliye ma youtube ayuba leeyhy wlhi man modyn anyway xaliye keep fingers crossed
@cabdifitaah-jd5jm
@cabdifitaah-jd5jm 8 ай бұрын
😮ivi
@abdiaden9209
@abdiaden9209 2 жыл бұрын
Daanyeerka ugu weyn aduunka waa Will Smith 😂
@abdigaash6046
@abdigaash6046 2 жыл бұрын
Waayo zxp?
@user-jy9tk7eq7u
@user-jy9tk7eq7u 11 ай бұрын
Kkkkk wllhi waaruntaa xaliye
@awelimuawi8494
@awelimuawi8494 2 жыл бұрын
Waaaaaaaw ustaad guleyso waligaa waa tubta toosan ka noqod maleh borofeiser
@drmukhtaryusuf9606
@drmukhtaryusuf9606 2 жыл бұрын
Kkkk wise man
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂 xaliye waa runta wlhi
@elmikhalifaden2071
@elmikhalifaden2071 2 жыл бұрын
Qof walba Somali ah markuu 50 Jir noqdo wuxuu u egyahay 75 jir cml sababta dulqaadka badan wuxuu keena dhiigar iyo jirka qofka jilco
@caaqilkawayn4570
@caaqilkawayn4570 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣
@safwaanismaaciil5987
@safwaanismaaciil5987 3 ай бұрын
Wllhi daanyeer weyn ayaan ahey
@abdishakur4319
@abdishakur4319 2 жыл бұрын
Asxbey dila danyer ka
@the_prince_abdulkadir
@the_prince_abdulkadir Жыл бұрын
Ex daanyeer 2022😅
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 2 жыл бұрын
Wlhi wan ahy daanyeer
@user-xd7qj5up4y
@user-xd7qj5up4y 27 күн бұрын
2024
@abdirizaakofficial12
@abdirizaakofficial12 2 жыл бұрын
#Dɪʟᴅᴀᴀɴʏᴇᴇʀᴋᴀ ... 💪
@abdinoorhaaji6470
@abdinoorhaaji6470 Жыл бұрын
Ma dhimatay maya maxa kawada hadlenaa marka ☝🔥
@Maxamedamiin-ws8iq
@Maxamedamiin-ws8iq 8 ай бұрын
Wan ahay xalliye ilaa hada lkn illahay daan yeer zax ah igama dhigo
@mukhtarabdi9881
@mukhtarabdi9881 2 жыл бұрын
Kkkkkk walhay wafakrad fiican raga waa in lagusooxidha xaliye
@user-yk5it9cr2r
@user-yk5it9cr2r 6 ай бұрын
Teacher xaliye shaqa muhuum ah aanoo heeysaa hadaa nahnay team faarax
@MaxamuudKaawiye-ew9tn
@MaxamuudKaawiye-ew9tn 25 күн бұрын
zxb waligey danyer manoqan lkn hadda ayaan daabyer weyn noqon rabaaa
@oats2330
@oats2330 2 жыл бұрын
Excellent goed 👍 job
@aminaabdullahi7363
@aminaabdullahi7363 Жыл бұрын
Asc walal qali wa saxantahay wana kahelay afkaarahada kusuco
@aminaabdullahi7363
@aminaabdullahi7363 Жыл бұрын
Sxbow qali wa QADAR MOHAMED SAHAL please hajoojin barnaamijka xisaha badan
@GALANGOOLI
@GALANGOOLI 2 жыл бұрын
#DILDAANYEERKA 👍😂😂
@mohamedrashid6563
@mohamedrashid6563 2 жыл бұрын
Wlhi cawa Ayan fikradayda kadhibtay figarada mclimka wlhi waxan ahay danyeerwayn
@SUHAYBJOKEF2021pk
@SUHAYBJOKEF2021pk 7 ай бұрын
Ma thy imka sidii 2022 😂
@Maajid143
@Maajid143 2 ай бұрын
mahamed waa wiil Fiican😂
@Nasro_Warsame2023
@Nasro_Warsame2023 2 жыл бұрын
GAROOBADA weey ka soo wacwoodeyn ee ka qafiifi sxb kkkkkkkkk!!!!
@abdirahimmohamed8214
@abdirahimmohamed8214 2 жыл бұрын
dulqaad badanaa ragu waxaad arkaysaa nin garoob daalan haysato oo daawanaya keep going xaliye
@maxamedcabdisalan8447
@maxamedcabdisalan8447 2 жыл бұрын
Awoowe dil daanyeerka
@user-ze5pp7ss7n
@user-ze5pp7ss7n 3 ай бұрын
Macalin casharo update ah noso gali
@baabkafaqi9659
@baabkafaqi9659 2 жыл бұрын
Hada ayan ahay lakin waxan ahay danyar wax daremey
@abdikadirshafii148
@abdikadirshafii148 Жыл бұрын
Waan kuwataa hogamiye I hope you know Andrew Tete
@mustafecismancabdi3602
@mustafecismancabdi3602 Жыл бұрын
libaax
@user-st7cu8rn4h
@user-st7cu8rn4h 2 ай бұрын
Dan yeer baa igudhex nool😢😢
@moguehabdifarah1452
@moguehabdifarah1452 2 жыл бұрын
Baba xaliye u gambi khadijo kusey hhhhhhh
@winnerpoychannel9737
@winnerpoychannel9737 2 жыл бұрын
Zxb sideen uga baxaaa
@mezoutozil7278
@mezoutozil7278 9 ай бұрын
Wlhi ninkan awal nici jiray lkn markasta xaqiiqda ayuu ka hadlaa hada ayaan ogaaday
@sougaljire592
@sougaljire592 2 жыл бұрын
Macalin dumar waan biliyaa, rajo guur kama sugaayo. Daanyeer iskuma haysto, danahayga bes ka fushada
@somalijecel18
@somalijecel18 2 жыл бұрын
Daanyeer aa kugu jira hadii kale danahaaga fushan laheed adoo biil bixin. Ragnimo buuxda matihid sxb
@nuurabdullahi6074
@nuurabdullahi6074 Жыл бұрын
Hhhhhh baba iskeyi gurso
@tayisduck2053
@tayisduck2053 2 жыл бұрын
1 danyeer 🤣🤣
@AdanAli-vv2ft
@AdanAli-vv2ft 3 ай бұрын
3 sano a nag bilaye baba marka imade a iskajojeye bilka bixinaye macalin 😢😂😂
@ahmedabdullahi793
@ahmedabdullahi793 2 жыл бұрын
50 sano ahay Hda Mxaa laga qaban karaa professor??
@ferhan-xu3xp
@ferhan-xu3xp 3 ай бұрын
M.r danyeer yare 😂
@highflyer215
@highflyer215 2 жыл бұрын
Johnny Depp daanyeer ma ahayn, case kiina wuu Ku guulaystay shekadiisa soo akhri macalin, he showed that woman her way.
@qaalidofficial72
@qaalidofficial72 2 жыл бұрын
Balan weeya
@cafiifaabdiadlukhadir5958
@cafiifaabdiadlukhadir5958 2 жыл бұрын
Xaliy aniga nimanaa daan yer igu noq day xal iikeen
@sougaljire592
@sougaljire592 2 жыл бұрын
😂😂😂imisa daanyeer baad bilisa 😂😂
@abdigaiye715
@abdigaiye715 Жыл бұрын
Danyer ma ahi, mana noqon waligeey, wan guursaday ilmahayga iyo xaaskayga ayana si farxad leh oola nolahay, xaaska hadii 3 sano ayna isbedelin oo wali sideedi tahay kuu roontahay kama aha ka fa'ideyzo ee waa ka qalbi markaa wa in aad qalbigada u furtaaa
@Sisiko123
@Sisiko123 3 ай бұрын
Mudo 4 bilood oo aan la dagalamayay simpnimadayda(daanyernimadayda) natiijo wngsan waan ka gaadhay alx still way soconaysa adeer ilaa alpha male ka noqonayo
@farxaanibraahim6397
@farxaanibraahim6397 2 жыл бұрын
War xaliyoow dumarka managu diraysa sxb waxad leedahay mar naba ha udulqadanina qalad yar haday kasho erya kada
@elmikhalifaden2071
@elmikhalifaden2071 2 жыл бұрын
Bro qofka somali markuu 50 Jir yahay sonkor iyo dhigar ayuu qabaa sababta oo ah dulqaadka badan cafimaadka uma fiicno runta hadii la isku sheeko qof walba shaqadiisa yaqaano
@farxaanibraahim6397
@farxaanibraahim6397 2 жыл бұрын
@@elmikhalifaden2071 war haye dulqaadku xanun maha wa is cabudhinta iyo isku buuqa dabadeena keenta xanuunada
@user-gk8dy9bu7q
@user-gk8dy9bu7q 6 ай бұрын
Xaliye waxan ahay nin gabo badan (shabel nagod) Waxan raba Nagaha badan in aan U gabiyo sida Ugu fican Aan nagaha is kaga ilaa liyo Isheeg macalin 😂😂
@faayo19
@faayo19 2 жыл бұрын
Hada kan lalabada badan xaliye naag maa guursa doonto uf
@axmedadan9297
@axmedadan9297 2 жыл бұрын
haa gabar fresh ah baa rabto naag daalan isma keenan👊
@awelimuawi8494
@awelimuawi8494 2 жыл бұрын
Runta miyaa Ku dhibeysa waa ninka dunida ogu qaalisan dunida idilkeed kaasi magaciisa waa ustaad xaliye rujaal caaqila naagna waayis maleh
@zakariye8286
@zakariye8286 2 жыл бұрын
@@awelimuawi8494 Aad iyo aad lpx
@galladcumar6819
@galladcumar6819 2 жыл бұрын
Kkkkkkkk bishaara shekadan kuma anficin miyaa
@mahamedyuusuf6254
@mahamedyuusuf6254 Жыл бұрын
Naagaha ma adiga aya qeybiya xage ku gubaneysa Garoob Xanaaqsana tahay
@adamsstudio2053
@adamsstudio2053 2 жыл бұрын
Waan ahaanjiry manta kabxya. 😪😪😪
@djibwil8593
@djibwil8593 3 ай бұрын
🦍
@saciidibraahim7266
@saciidibraahim7266 2 жыл бұрын
Macalinka groop lacagleh bartay kwrn
@zakariye8286
@zakariye8286 2 жыл бұрын
Pro dhididkaada ku tasho
@somalijecel18
@somalijecel18 2 жыл бұрын
Daanyeer ween aa tahay naag jeebkeeda hadaa ku tashato.
@USAReporting
@USAReporting 8 күн бұрын
😂 Somalis not easy
@hogsade
@hogsade 2 жыл бұрын
“International community ku jiran.”
@istar7698
@istar7698 2 жыл бұрын
War ilmaha maxa laga yelayaa
Maxay Ex-taydii Iiga Tagtay? SE01 EP10 #Xaliye
23:06
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 34 М.
Casharada aan ka bartay Fashilka Nolosha !
20:22
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 23 М.
100❤️
00:19
MY💝No War🤝
Рет қаралды 23 МЛН
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 74 МЛН
markay i aragto surwaalkeeda wuu qooyayaa by macalin xaliye
19:40
Abdalla sharawi
Рет қаралды 6 М.
Waxa Aad U Baahantaahy  Waqtigaan | Fandhaal Podcast 56 |
30:55
Omar Inshar
Рет қаралды 63 М.
Somali TikTok live prof xaliye ninka dumarka buufiya
19:53
Somali Tiktok Lives
Рет қаралды 23 М.
Sidee uga bixi kartaa Comfort Zone -kaaga ?
18:48
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 37 М.
Sidee Loo Aqbalaa Diidmada Naagaha
24:33
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 75 М.
Qorshaha aan noloshayda ku badalay !
27:17
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 195 М.
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
Munisa Rizayeva
Рет қаралды 7 МЛН
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
akimmmich
Рет қаралды 3,6 МЛН
Doston Ergashev - Kambag'alga (Official Music Video)
5:32
Doston Ergashev
Рет қаралды 4,6 МЛН
LISA - ROCKSTAR (Official Music Video)
2:48
LLOUD Official
Рет қаралды 125 МЛН
Malohat
3:35
Xamdam Sobirov - Topic
Рет қаралды 975 М.