Waxa Aad U Baahantaahy Waqtigaan | Fandhaal Podcast 56 |

  Рет қаралды 63,655

Omar Inshar

Omar Inshar

Жыл бұрын

Пікірлер: 204
@maxamedcabdibucul7593
@maxamedcabdibucul7593 Жыл бұрын
Manshlaaah ❤❤❤ 1 dhagaysiga dadka 2 jidhka luqada 3 warkada ookoban oo cad 4 gorgortanka 5 caqli bulshedka 6 adiga inad isdhiri galinkarto 7 mashakisha adunyada inad xalin karto 8 bir inadan ahayn so tagan marwalba وماالي ذالك أحسن الله إليك وعزاك
@khalidabdi6756
@khalidabdi6756 Жыл бұрын
وجزاك الله خيرا
@Drfowziqullam9269
@Drfowziqullam9269 Жыл бұрын
Jazakallah 🎉
@Zahruush
@Zahruush Жыл бұрын
Wiil dhagaysto fandhal podcast and ogaansho only love u😍🙈😂😂sababto ah wax badan buu ogyagy wan ku kalsonhy omar inshaar ❤️🥺🥺
@Yahye_khilaaf
@Yahye_khilaaf Жыл бұрын
Sahra😂
@Zahruush
@Zahruush Жыл бұрын
@@Yahye_khilaaf hee😁
@Yahye_khilaaf
@Yahye_khilaaf Жыл бұрын
Ee Ana dhagaysta only joking 🤣🙆‍♂️
@keyow151
@keyow151 Жыл бұрын
Love u too❤😂
@Abdilahi0909
@Abdilahi0909 Жыл бұрын
Lkn waxad waad ka baxday xeer kii wll omar e 😂
@SirTa-NolosHa.
@SirTa-NolosHa. Жыл бұрын
The teacher of The life thanks Talloyin badan oo dhaxal gal baa lagaa dhaxlay 😍🥰.
@mahamedmurtiile188
@mahamedmurtiile188 Жыл бұрын
Maasha allaah legend cumar inshaar keep going waan ku salaamayaa salaan sare wll
@derow17
@derow17 Жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك ‏على نبينا محمد ﷺ ‏وعلى آله وصحبه أجمعيــن ‏⁧
@shaqalecabdikariim9233
@shaqalecabdikariim9233 Жыл бұрын
Omarow walahy waa muqaalo tayo le hanaga daalin Hadaa owoodo فن إلقاء Maanta mid reer xamar ah aan meel kuwada qadaynaynay ayaan ku idhi ''bileedhka mala xalay''' Wuuba ila yaabay mafahmin maxa kawada kulaha ''Bileedh /saxan mala xalay /mala maydhay/mala dhaqay
@Goojacadegangs
@Goojacadegangs Жыл бұрын
Wiilkan waa qof caqli badan runtii 🙏🙏🙏
@sumayoabdulhisimanabdulhi4978
@sumayoabdulhisimanabdulhi4978 Жыл бұрын
Maaasha Allah ustd Cumar
@diishlone111
@diishlone111 Жыл бұрын
mahadsanid ustad omar
@mr__esca1559
@mr__esca1559 Жыл бұрын
Mahadsanid 👍 ustaad Cumar inshaar
@khalidabdi6756
@khalidabdi6756 Жыл бұрын
جزاك الله عنا خير الجزاء اخونا عمر
@isterabdilaahi2989
@isterabdilaahi2989 Жыл бұрын
M.a alah kubarakeeyo wll ma aqaano wax aan kugu awaalgudo
@mustafemaxmed2452
@mustafemaxmed2452 Жыл бұрын
جزاك الله خيرا أخي العزيز
@bilanmedmoussa476
@bilanmedmoussa476 Жыл бұрын
النصائح لا تقدر بثمن شكر لك ياعمر جزاك الله خيرا
@Abdisalam252
@Abdisalam252 Жыл бұрын
Mahadsanid macalin.❤
@CabdallaYusuf-salad14
@CabdallaYusuf-salad14 Жыл бұрын
شكرا أستاد عمر إنشار جزاك الله خيرا
@Ahmed_fc19
@Ahmed_fc19 Жыл бұрын
Masha allah ustaad cumar ilaahey hakaa abaal mariyo ❤❤❤❤❤❤
@amiircabdi834
@amiircabdi834 Жыл бұрын
So I'm happy inaa maanta aniga ugu horeeyo tank you my pro aadban ugu hilaa barnaamijkada😍
@zackaalih4283
@zackaalih4283 Жыл бұрын
Wax Garad A Thy Abayo
@Cabdiaadan-go5rv
@Cabdiaadan-go5rv Жыл бұрын
Thanks ustad jasakalah
@clrisaakboss1411
@clrisaakboss1411 Жыл бұрын
Shukran wll omar
@husseinyusuf5702
@husseinyusuf5702 Жыл бұрын
Mashallah, I benefited a lot from this
@Ahme_abdisak
@Ahme_abdisak Жыл бұрын
Mahadsanid omar
@yasirtrt5412
@yasirtrt5412 Жыл бұрын
Mahadsanid wll cumar
@safarihotel3451
@safarihotel3451 Жыл бұрын
topic cajiib ah weeye 100% Mahadsanid.
@nimcocabdirisaaq2792
@nimcocabdirisaaq2792 Жыл бұрын
Thanks wllkey qli ❤❤❤
@KeydKEYDSANE
@KeydKEYDSANE Жыл бұрын
thnkz zxb keyga KZfaq ka omar mohamed inshar pro next podcast Buufiska ka soo hadal
@fathiwadani7107
@fathiwadani7107 Жыл бұрын
Mahadsanid bro cumar 🙏
@axmedcabdixirsi1727
@axmedcabdixirsi1727 Жыл бұрын
Xirfadaha ugu muhiimsan ee aad isku tarabiyayn karto xiligaan ka soomaali ahaan waa cafiska iyo samirka si aan isugu soo dhawaano una heshiino
@khalidjamac1359
@khalidjamac1359 Жыл бұрын
شكرا اخي العزيز ❤
@mamomamao4080
@mamomamao4080 11 ай бұрын
Mahadsanid ustaadiiii
@rashediting6172
@rashediting6172 Жыл бұрын
Wllkey Omar Mohamed Inshaar Allah Haku Xifdiyo Adduun Iyo Aakhiro❤️
@abdisamadmohamed9066
@abdisamadmohamed9066 Жыл бұрын
Masha alah bro Thanks wax badan ayan kabaranay.
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
Wan sugaynay ustaad..Aada umahadsan tahey Meel xiiso leh buu noo marin Podcast ku😊 Salan diiran ban hawada kusoo mariyey Cumarow✋
@Zahruush
@Zahruush Жыл бұрын
Dr wan ku salamy ma ixasusta🥰😂
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
@@Zahruush Hhhhh haa sxb welcome back🤗
@Zahruush
@Zahruush Жыл бұрын
@@dr_abdala8041 shukrn zxp 😍
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
@@Zahruush Adaa mudan sxb inbadan❤️ bashar Qiimo leh baa tahay walasheey
@Zahruush
@Zahruush Жыл бұрын
@@dr_abdala8041 wllkei🥺🙏farxad ku nolow dunida Aakhirana جنة الفردوس ❤️
@kingshaziimofficial3475
@kingshaziimofficial3475 Жыл бұрын
Legend Omar inshaar ♥️♥️
@abdirahmanabdullahi3077
@abdirahmanabdullahi3077 Жыл бұрын
Mahadsanid Wll omar inshar
@Halmaal202
@Halmaal202 Жыл бұрын
Ta kale waxan jeclan laha labadan qodob ina no samayso 1. Barnamij live ah ina kuso darto chanellka 2. Iyo barnamij suaalo waydin ah
@sayidnuuraliiimaan-hr9vj
@sayidnuuraliiimaan-hr9vj Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad
@maxamedaadan4531
@maxamedaadan4531 Жыл бұрын
Macalin qaaliya 🎉
@yussufabdikadir-py3qd
@yussufabdikadir-py3qd Жыл бұрын
Keep going big brother❤
@khaalidabdiqadir7918
@khaalidabdiqadir7918 Жыл бұрын
Mahadsanid ustad
@abdirahmanhussen2630
@abdirahmanhussen2630 Жыл бұрын
Xaqiiq weeye macalin cumar
@abdifatahkasaaye
@abdifatahkasaaye Жыл бұрын
m.a mahadsanid ❤
@Abdirahman....
@Abdirahman.... Жыл бұрын
Mahadsanid mudane🙏
@Ali-yusuf95
@Ali-yusuf95 Жыл бұрын
Mahadsanid Omar
@shariifchannel7409
@shariifchannel7409 Жыл бұрын
Mhdsanid Omar INSHAR
@AbshirNinka
@AbshirNinka Жыл бұрын
Aad baad umahdsantahy
@goodlife8892
@goodlife8892 Жыл бұрын
Mahadsanid
@Eagle7904
@Eagle7904 Жыл бұрын
Thank you omer
@Mohamedismael50
@Mohamedismael50 Жыл бұрын
Aad baad Umahadsantahay sxb ❤
@daahirmursal638
@daahirmursal638 Жыл бұрын
thank you walal
@YusufIssack-cb5xp
@YusufIssack-cb5xp Жыл бұрын
m.a waanku farxaa wllhi podcastigan markuu iisoo dhaco ustd allah kaa abaal mariyo.
@user-dq1tt8kh3i
@user-dq1tt8kh3i Жыл бұрын
Mhdsanid wll ❤
@GuleidAhmed-oj3vy
@GuleidAhmed-oj3vy Жыл бұрын
Wll Omer instar ilaahey hakubarakeeyo
@zeinabmuse7670
@zeinabmuse7670 Жыл бұрын
Masha allah
@Mohamed-r2g
@Mohamed-r2g Жыл бұрын
Waa cashar aad uwanag san😍😍
@sudaisgraphic
@sudaisgraphic Жыл бұрын
Never give up ☆
@maxamednuuraadan6217
@maxamednuuraadan6217 Жыл бұрын
Wacalaykumusalaam walalkey
@KhayriyaCiise-mb6ge
@KhayriyaCiise-mb6ge 10 ай бұрын
Keep going omar inshar.
@feyrouzmahad785
@feyrouzmahad785 Жыл бұрын
Mashallah
@AyuzhRoti
@AyuzhRoti Жыл бұрын
Asc reer comment ❤
@mohamedbashirmohamed7706
@mohamedbashirmohamed7706 7 ай бұрын
Soft skills ❤
@rahmacige9251
@rahmacige9251 Жыл бұрын
Walaal waxad tahay qof abaal nagu leh inta ku dhagysta wall abaalkaga alle haka dhigo janno wallkay Omer
@ahmedmuhammedfaaraxaarshe2958
@ahmedmuhammedfaaraxaarshe2958 Жыл бұрын
First Mai teacher ❤️
@mubaarakmogadishawi
@mubaarakmogadishawi Жыл бұрын
Best voice golden ✨ voice ustaad cumar inshaar
@fahadmuhudiin6790
@fahadmuhudiin6790 Жыл бұрын
Thanks
@HassanAli-qg4tg
@HassanAli-qg4tg Жыл бұрын
Sxbw جزاك الله خير waa mawduuc muhiim ah.
@Halmaal202
@Halmaal202 Жыл бұрын
Amaanta badan ka daya omer wayo amanta badan xadka ayay ku dhafinaysa 😮
@munamaxamud8032
@munamaxamud8032 Жыл бұрын
Waaan ammaanynaa waayo wuu uqalmaa.qofka waxa wanaagsan wada waa la dhiirrigeliyaa
@axmedcabdixirsi1727
@axmedcabdixirsi1727 Жыл бұрын
Diiniyan mafiicna amaanta badan waa arin saxan waad uducayn kartaa waadna amaani kartaa lkn aqari saasaa wanaagsan diiniyan
@Halmaal202
@Halmaal202 Жыл бұрын
Waxa laga yaba ina si qaldan u fahanten lkn ani wanag unban ka wada sorry hadu ka xumado wllky
@ahammethzameel1191
@ahammethzameel1191 Жыл бұрын
Muhiim❤
@AbshirNinka
@AbshirNinka Жыл бұрын
Micnaha fikir ahaan
@user-pv7pm3un2p
@user-pv7pm3un2p Жыл бұрын
Insha Allah waxaan jeclahay hal maalin inaan la kulmo omar
@thebestftb1
@thebestftb1 Жыл бұрын
A Muslim leader whose conscience is alive is Imran Khan Yaa Allah Almighty Muslims
@mohsinbashir2902
@mohsinbashir2902 Жыл бұрын
Fiirinta indhaha qofka waa mid I caawisay waxbadan tusaale macalimiinta iskuulka ama jaamacada Mar walba oo uu wax sharaxayo waxaan u eegaa si toos ah، taasi waxay Iga caawisaa inaan wax badan ka fahmo iyo in macalinku dareemo inaan lasocdo xitaa aanay badanka suaalo iga waydiin casharka😂
@libanabdishakurhusseinalde4379
@libanabdishakurhusseinalde4379 Жыл бұрын
keep going
@yahyemohamad9555
@yahyemohamad9555 Жыл бұрын
M.a ustaad wad i hogotusaalaysay
@abdulqadirabdirisackisse8292
@abdulqadirabdirisackisse8292 Жыл бұрын
Wa runta dadka ra iyogoda wa la ixtirama walaal cumar inshar
@user-pv7pm3un2p
@user-pv7pm3un2p Жыл бұрын
Shukran
@mohamedibraahimalio8355
@mohamedibraahimalio8355 Жыл бұрын
Dhanka luuqadaha wxaa ku dooda maayga cml alow rungtaawu saasu💯🙏
@sahrasahra7492
@sahrasahra7492 Жыл бұрын
comments qofaki ugu horeyaya 😀😀😀 mahadasanid wllo omara inashar asaxabata maa ficatahini xaldad kawaran dhamatiin kha,iiri bana idi rajinaya ale ha idi xafiido ❤ 💖
@user-qh2en5mc1h
@user-qh2en5mc1h Жыл бұрын
Dhagax
@asadhalane
@asadhalane Жыл бұрын
caqli bulsheedka: Aniga iyo dhalinyarada aan isku fasalka nahay waxaan aad ugu kaftanaa sida qofka lahjadisa ama qabiilkisa ( Tusaale: yar saxiibkeen ah waa reer kaaraan waxaa hadal qabsi u aha ereyga " Beriga "(maanta) dhalinyaradu aad bay ugu camirtaan oo waxay dhahan "war maanta dheh" kk ), Hadana qof kaftankaas ka xanaaqa ma lahan oo 2 sano baan ku kaftameynay.
@deeqali9139
@deeqali9139 Жыл бұрын
Haaa anagaba wey dhacdaa Lkn kolaY waa dad is kaftan bartay hadduu idinku cusubyahy may be inuu xanaaqo
@nasramaxamuud123
@nasramaxamuud123 Жыл бұрын
Fandhaal podcast mudo lix bilooda markasta oo lasoodhigo waa download garaystaa siaan. Udhagaysto marka aan wada kaligay marayo ee aan waxbarashada usocdo
@user-qh2en5mc1h
@user-qh2en5mc1h Жыл бұрын
Mashing a aad lasocodsiiso ❤
@shedo7275
@shedo7275 Жыл бұрын
Somalida dhan aqli bulshiyedka haday baran lahayen ismay qab qab saten qadka dhexdisa waa skills muhiim ah walee
@user-qh2en5mc1h
@user-qh2en5mc1h Жыл бұрын
Skillskan😅 ad ayan ugu bahanhy
@hassannoorali2586
@hassannoorali2586 Жыл бұрын
Sidas waye maclumaadka kusomara.
@mohamedameen9709
@mohamedameen9709 Жыл бұрын
Big boss
@farhan_taffo
@farhan_taffo Жыл бұрын
Masha allah waa talo wnaagsan ilaa wxan kugu xinhy 2018 ogaansho umar
@user-qh2en5mc1h
@user-qh2en5mc1h Жыл бұрын
Oh macqul
@ismaaciilismaaciil2164
@ismaaciilismaaciil2164 Жыл бұрын
Wax badan ba iska key badalay marka ninkan bartay omar inshar ❤🎉
@axmadsaciid241
@axmadsaciid241 Жыл бұрын
Barnaamishyadii saaidka uxiisaha badnaayen uztaad kagama jeedo muddoyinkaa danbe nagasoo adkee
@Bashiir99
@Bashiir99 Жыл бұрын
Mahadsanid macalimuuuu❤
@cumardayr7446
@cumardayr7446 Жыл бұрын
@craxmaandaadir3712
@craxmaandaadir3712 Жыл бұрын
👏❤️
@farhiyashilaabo6012
@farhiyashilaabo6012 Жыл бұрын
Ayy macalin isbuci two days miya noga dhigtay muqalada mahadsanid❤
@user-qh2en5mc1h
@user-qh2en5mc1h Жыл бұрын
Normal
@xaylecaliguuled830
@xaylecaliguuled830 Жыл бұрын
❤❤❤
@sharifmohamed5992
@sharifmohamed5992 Жыл бұрын
M. a
@CabadikarinMaxamdaibrahi-xj1ix
@CabadikarinMaxamdaibrahi-xj1ix Жыл бұрын
Wankusalame omarow
@Axmedcaafi
@Axmedcaafi Жыл бұрын
Cumaroow muqaalada podcastiyada sawirada aad adeegsatid intee ka keenta mise adigaa sameesid (Jwbtada waa ii muhiim tnks )
@Ezy15311
@Ezy15311 Жыл бұрын
koorso uu kadiyaariyay aa jirto website ka sheer xirfad aaa kahelee
@Abdilahi0909
@Abdilahi0909 Жыл бұрын
21:55 nuclear power 😂😂😂
Sababta Aadan Waligaa Isu Badalaynin |
15:11
OGAANSHO
Рет қаралды 96 М.
Now THIS is entertainment! 🤣
00:59
America's Got Talent
Рет қаралды 39 МЛН
Beautiful gymnastics 😍☺️
00:15
Lexa_Merin
Рет қаралды 15 МЛН
Happy 4th of July 😂
00:12
Alyssa's Ways
Рет қаралды 68 МЛН
Gaslightning: Habka ugu khatarsan ee qofka maskaxda looga qabsado. #Bahdilka #ogaansho
13:15
021 | Atomic Habits | Sidee caadooyin loo samaystaa?!
1:00:33
Sahan Podcast
Рет қаралды 72 М.
Fandhaal 89 | Murugta Qarsoon |
24:41
Omar Inshar
Рет қаралды 41 М.
Ha Guursan Dumarkaan | Fandhaal Podcast | 33| Red Flags .
27:02
Omar Inshar
Рет қаралды 70 М.
034 | 20 fekradood oo ay tahay in aad degdeg wax uga beddesho.
1:24:04
Sahan Podcast
Рет қаралды 115 М.
Maxaan U Weynay Dha dhanka Ciiida ?|  Xoogaa Afkaar Ah .
29:01
2 Saac oo Xiriir Ah | Fandhaal Podcast | Mowduucyo Muhiim ah .
2:15:43
Now THIS is entertainment! 🤣
00:59
America's Got Talent
Рет қаралды 39 МЛН