No video

Calanka in Lo Aamuso Oo Lo Istaago Ma Gaalnima Sh Cumar Faaruq,Sh Shibli iyo Sh Xassaan

  Рет қаралды 61,236

imam shafici media قناة الإمام الشافعي

imam shafici media قناة الإمام الشافعي

3 жыл бұрын

 Welcome To imam shafici media
PLZ SUBSCRIBE, LIKE AND SHARE

Пікірлер: 137
@imamshaficimedia
@imamshaficimedia 3 жыл бұрын
kzfaq.info/get/bejne/m9WGZ8uTrt--iHk.html fadlan subscribe usara channelka Daarul fiqhi
@mursalabdifarah4540
@mursalabdifarah4540 3 жыл бұрын
Allah swt Janatul firdous hakuugu bishaareeyo, dhamaan ummadii somaliyed iyo dhamaan muslimiintii naga horeeyay, anagana Allah nagama dhigo kuwii dabadood fidnooma
@Halkaynoomaraysay
@Halkaynoomaraysay 3 жыл бұрын
Sheikh Faruuq Allah swtc ha u naxariisto. Jawaab buuxda nasiiyey. Astaan dadku leeyahay gaalnimo iyo gaal isu ekeen maaha lamana caabudo
@adoontiale8944
@adoontiale8944 3 жыл бұрын
Ilaahy ha unaxariisto shekha cumar faruuq
@user-ej2ki4tw9d
@user-ej2ki4tw9d 3 жыл бұрын
Allaha unaxariisto sheykh cumar faaruuq❤️❤️❤️❤️❤️
@cuntomarkocadey9569
@cuntomarkocadey9569 3 жыл бұрын
Aamin yarbi
@user-tm5cn7ji2c
@user-tm5cn7ji2c 3 жыл бұрын
Amiin yarabi
@mohmednoor2608
@mohmednoor2608 3 жыл бұрын
Sheikh cumar faaruuq ilaahay haw naxariisto.
@cuntomarkocadey9569
@cuntomarkocadey9569 3 жыл бұрын
Aamin yarbi
@cuntomarkocadey9569
@cuntomarkocadey9569 3 жыл бұрын
Aamin yarbi
@mohamedissack5974
@mohamedissack5974 3 жыл бұрын
Amen
@fatumaabdalla5574
@fatumaabdalla5574 3 жыл бұрын
Ameen
@farhiyamaalin9986
@farhiyamaalin9986 3 жыл бұрын
Aamiin
@jaabircabdallaxaajijaabirc7864
@jaabircabdallaxaajijaabirc7864 3 жыл бұрын
Allow unaxariiso sheekh cumar faruuq m.allaah
@m6112
@m6112 3 жыл бұрын
Mashaa Allah Allah yaaraxma sheekhunaa sheekh mu min ah wadani ah sheekh cumar faaruuq
@adullaahimohamed4074
@adullaahimohamed4074 3 жыл бұрын
Sheekh cumar faaruuq ilaahey ha u naxariistee wuu asiibay
@caliyareafgoyaani460
@caliyareafgoyaani460 3 жыл бұрын
ilaheey hau naxriisto sheeq cumar ala faruuuq
@aishamoha5978
@aishamoha5978 3 жыл бұрын
Sheq cumar faruuq raxi mallaah alle qabriga hakuu waasiciyo🤲🤲🤲
@dopestfarhan123
@dopestfarhan123 3 жыл бұрын
M.a sheik umul faruuq Allah haunaxaristo
@abuuyaasir1663
@abuuyaasir1663 3 жыл бұрын
رحمه الله شيخنا خليل الشيخ عمر فاروق كان أعظم العلماء الوطنية وقد أوضح موضوع النقاش بشكل جيد للغاية
@abdullahiguled
@abdullahiguled 3 жыл бұрын
Sheikh Omar faaruuQ ilaahay ha u naxariisto jawaab waafiya ayuu ina siiyey
@aqoonraac
@aqoonraac 3 жыл бұрын
Masha allah 2shiikh ee hore sifa fiican ayey kabixiyen ajir allaha siiyo shiikh cumar faaruuq allow kuu naxariiso calanka somaliya cibaado maaha loomana rukuuco ee waa loo istaagaa kaliya shiikh ugu danbeeya asigaa laga rabaa calanka dadka urukuuco inuu noo sheego halka ey joogaan wabilaahi towfiiq
@umunasiib672
@umunasiib672 3 жыл бұрын
Allah unaxaristo sheeikh cumar faruuq aamiin
@fartun9503
@fartun9503 3 жыл бұрын
keep going insha allah 👍👍👍👍👍
@sacdiyoshariif1844
@sacdiyoshariif1844 3 жыл бұрын
الله يرحمه ويغفر له ويسكن فسيح جناته النعيم
@xirsicabdixirsi5209
@xirsicabdixirsi5209 3 жыл бұрын
Horta qof waliba wuxuu jecelyahay inuu ku hadlo waa danbi lkn culumada halooga hadho arintaas waxan arkaa dad comontiga kuqoraya waxaysan hubin
@fartun9503
@fartun9503 3 жыл бұрын
shukran ya ustaaaad xayakumlaah
@drqadarcabdulahicali9928
@drqadarcabdulahicali9928 3 жыл бұрын
Sheekh cumar faaruuq alaha unaxariisto.jawaabtii oo dhan sifcn buu ubixiyey
@husseinadan7305
@husseinadan7305 2 жыл бұрын
رحمه الله تعالى رحمة واسعة
@drjamila8927
@drjamila8927 3 жыл бұрын
رحمة الله عليه رحمةً واسعة
@aliiqorlex9325
@aliiqorlex9325 3 жыл бұрын
Masha Allah sheikh xassaan abu salmaan baa Ilaahay xaqa fahansiiyey mas,alada.
@mohamedHussein385
@mohamedHussein385 3 жыл бұрын
Allha haa uu naxaristo sheikh Umar faruuq
@adhangaranebule4613
@adhangaranebule4613 3 жыл бұрын
Allow unaxriis sheqeena sh cumar faruuq
@ahmedapdulemohamud5812
@ahmedapdulemohamud5812 3 жыл бұрын
Sh cumar faaruuq ilhy haku naxaeiisto
@habibsayid4490
@habibsayid4490 3 жыл бұрын
Sheekh cumar faaruuq ilaahay ha unaxariistee jawaab mug wayn ayuu bixiyey aadna waan ugu qanacsanahag. Culimada ayaan afka laisugalinin
@khalifbulle4194
@khalifbulle4194 3 жыл бұрын
Mashallaah jazakumullaahu khayr
@mohmednoor2608
@mohmednoor2608 3 жыл бұрын
شيخ عمر الفاروق رحمه الله تعالى واسكنه في فسيح جناته
@maxamedaxmed3361
@maxamedaxmed3361 3 жыл бұрын
Aameen
@cuntomarkocadey9569
@cuntomarkocadey9569 3 жыл бұрын
Aamin yarbi
@fartun9503
@fartun9503 3 жыл бұрын
Masha Allah👍👍👍👍
@maryanhassan7386
@maryanhassan7386 3 жыл бұрын
Sheeqeena alaha u naxariisto
@abdiasizheghazi9336
@abdiasizheghazi9336 3 жыл бұрын
Jacaylka calanka iyo midka ilahay ma aha wax la isa soo agdhigo
@abdirashiidali4997
@abdirashiidali4997 3 жыл бұрын
masha,Allah sheikh Allaha kaa aqbalo cilmiga
@ibnusiciid7686
@ibnusiciid7686 3 жыл бұрын
Alle haw naxariisto shiikh cumar faaruuq raxiimullah
@saxcade3935
@saxcade3935 3 жыл бұрын
Allah hau naxariisto jannahtul fardowza allow gali sheikh omar faaruq jawaab waafi ayuu ka bixiyay o qanaaca ah
@xirsicabdixirsi5209
@xirsicabdixirsi5209 3 жыл бұрын
Anigu jawaabtaa sh shibliin baan ku qancay
@cabdilaahisuge7254
@cabdilaahisuge7254 3 жыл бұрын
Allaha u naxariisto sheekh cumar faaruuq
@maxamedaxmed3361
@maxamedaxmed3361 3 жыл бұрын
Allah unaxariisto sheekheena cumar faaruuq..
@cuntomarkocadey9569
@cuntomarkocadey9569 3 жыл бұрын
Aamin yarbi
@ahmedqumbe3644
@ahmedqumbe3644 3 жыл бұрын
Aamiin
@maryanhassan7386
@maryanhassan7386 3 жыл бұрын
Ilaahayow kuu naxariiso
@fartun9503
@fartun9503 3 жыл бұрын
Masha Allah
@abdallahajji841
@abdallahajji841 3 жыл бұрын
Sheekh faaruq allow kuu naxariiso
@user-bu9rp2hj2n
@user-bu9rp2hj2n 3 жыл бұрын
Maasha allah
@user-mz8fd9dk6j
@user-mz8fd9dk6j 3 жыл бұрын
Diintii iyo dhaqankiibaa isaga darsmay muran iyo khilaaf ujeedwaayo yaarabi
@user-zi9oi7or1d
@user-zi9oi7or1d 3 жыл бұрын
Masha allah
@nadifanadifa1861
@nadifanadifa1861 3 жыл бұрын
Maashaalaah
@fartun9503
@fartun9503 3 жыл бұрын
Allahu Akbar
@mohamedbasherosman2125
@mohamedbasherosman2125 3 жыл бұрын
Sheekh Faaruuq EHN wuxuu ahaa shiikha qura ee diinta sifiican u fahansan markii loo eego wahaabiyadda, inta kale waa indho xiranyihiin
@maryanruunmaryanruun6193
@maryanruunmaryanruun6193 3 жыл бұрын
Maasha alaah
@hooyohabiiba2725
@hooyohabiiba2725 3 жыл бұрын
Sheikh Cumar Faaruuq Allah ha unaxariisto. Sifeecan buu uga jawabay.
@fartun9503
@fartun9503 3 жыл бұрын
somaliya 😍😍😍😍
@sumayaayub421
@sumayaayub421 3 жыл бұрын
Rabi haunaxaristo
@najmacarab7003
@najmacarab7003 3 жыл бұрын
alle hawnaxariusto
@Aliabdikarem
@Aliabdikarem 3 жыл бұрын
Sheekh omar faaruuq (AHUN) iyo sheekh Shibli ayaa dhameeyay isku qaab ayayna uga hadleen masalada calanka
@lieutenant101
@lieutenant101 3 жыл бұрын
Sheekh cumar faaruukh raximahullah
@ahmedsudeysisaid9243
@ahmedsudeysisaid9243 3 жыл бұрын
Ilahey ha unaxaristo shikha
@fartun9503
@fartun9503 3 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍🌹🌹🌹
@calicbdi5407
@calicbdi5407 3 жыл бұрын
Inaalilaahi wa inaa ileyhiraajicuun calanka inay usujuudaan ma mugdiyaa kujira dadoow illaahay kabaqa wllhi waa daaquud daaquud dhalay wadaadku dadkiibuu sii fogeeyay
@caytoeconomist
@caytoeconomist 3 жыл бұрын
Nabigu (scw) markaste oo uu jahaad aadayo waxaa la socon jirey nin calanka islaamka u sida waxaana axaadiis kusoo aroortey in saxaabigii calankii islaamka sidey in gacantii calanka uu ku hayey laga jarey kadib uu gacantii kale ku qabtey nabiguna naxariis iyo nabad galyo korkiisa ha ahaatee muusan odhanin saxaabigaas calan ayu caabudey oo gacmaha looga jarey ee wuu amaaney ficilkaas u sameeyay saxaabigu marka sheekh cumar faaruuq ilaahey ha u naxariistee wuu bayaaniyey isagaana kaaga cilmi badan diinta
@wanaagafarxumahareeb7189
@wanaagafarxumahareeb7189 3 жыл бұрын
culumada haloogu dan beeeyo sheikh omar faaruuq wuu asiibay jawabta.
@saacidnuur4304
@saacidnuur4304 3 жыл бұрын
Kaasi wa calanka madowga ee لا إله إلا الله محمد رسول الله صلى الله عليه و سلم KU qoran tahay
@emmavlogs8710
@emmavlogs8710 3 жыл бұрын
Calanka waa waa shay qiimalehe waa aqonsigena adunka,lakiin majiirto meel calanka lo'amusayo ama lorujucayo.Sheikhada waxbay iisku qaldayan ee kahadala dhiibka,kufsiga iyo diilka iyo dhiiga maliinkasta ladadiinayo.
@hoshomar223
@hoshomar223 3 жыл бұрын
Sheekh maanaan arag meel calan loo rukuuco laakin waaloo istaagaaaa taasina ma ah cibaado waad.khaLdantahay
@manoftheweek1350
@manoftheweek1350 3 жыл бұрын
Sax
@khaaliddahir918
@khaaliddahir918 3 жыл бұрын
Sheikh cumar faaruuq allaaya raxma wuu asiibay waana Arin CAD oo waadix ah
@kartida
@kartida Жыл бұрын
Alaah ha u dabidhaafo sh cumar faaruuq iyo wadaadada kale LKN sh cumar ma asiibin masalada waayo xogta uu ka hayo ayaa yareed ayaan ualayn Calamamada noocaydoonaan ha ahaadeene ama shay makhluuq ah in loo istaago ama loo fuurarsado waynayn darteed waa arin aad halos u ah dadkana halooga digo.
@najaxmaxamuudcali4461
@najaxmaxamuudcali4461 3 жыл бұрын
Raximaka Allah
@fartun9503
@fartun9503 3 жыл бұрын
sax
@ibnuqoobey9339
@ibnuqoobey9339 Жыл бұрын
Sida caadiga xasaan baa halkeeda dhigay
@abdulqadirmukhtaarsalaad3151
@abdulqadirmukhtaarsalaad3151 3 жыл бұрын
رحمة الله عليه شيخنا عمر فاروق
@maxamedcabdullahi7315
@maxamedcabdullahi7315 3 жыл бұрын
شيخ عمر فاروق رحمه الله
@haange
@haange 3 жыл бұрын
Wadaadka ugu danbeeya malaha waa wahaabi calanka dadka ma caabudayaan dadkuna ilaahey wey garanayaan weyna caabudaan Calanka waa siduu cumar faaruuq sheegay respect buu mudan yahay dadka la xirayo waa la baraa tarbiyada iyo kala danbeyn hadii kale meesha fowdo ayey noqoneysaa umadana lama xukumi karo
@abdihakimhusein4651
@abdihakimhusein4651 3 жыл бұрын
sheikh anga calankaya towxiidka ayaa astan u ah
@wiilqaran5428
@wiilqaran5428 3 жыл бұрын
Hhhhhhhhh
@saidahmed3524
@saidahmed3524 3 жыл бұрын
Hadaan aabahey u istaago weeneeyana toban daqiiqana aamusnaado , aabahey maan caabudin , subxaana Allah hadalka yaan lasiyaasadeem sheekh xasanow
@maslahashur5596
@maslahashur5596 3 жыл бұрын
Oky maxumo abahaa hdad u istaagi weyso xukunkaas lagu marsinaa malagu Yiri blse calanka mxa qanun u yeelay oo hadd jabiso lagu ciqaabayo
@ruweydamahmoudmohmed6887
@ruweydamahmoudmohmed6887 3 жыл бұрын
Asasan amusnantas waxa laka kenay galda mana banano inaa ku dhaqano wana wax iska cad
@fadumadahir6011
@fadumadahir6011 3 жыл бұрын
Somalidu waxay ku mushqulaan markay wayaan ayey meel fuulaan.. Somaliyey maradii calanka maad maanta saarantihiin
@imaanelmi3250
@imaanelmi3250 3 жыл бұрын
Calanka dalku matala heesta calka lo qadey dalkana wa loo qadey dalkaga uyo calnkaga in aad jeclatona oo u istagtona qalad ma aha
@farhiyamaalin9986
@farhiyamaalin9986 3 жыл бұрын
Alla wax og
@emmavlogs8710
@emmavlogs8710 3 жыл бұрын
Calankena illahayo adiga nasiiyay sababto aah waa astan aan dadka iiskaga garano.Calanka Somaliya daad aya usodagalamay dhiigida uu dadiiyay sii aan uu helno oo aan xornimo aan diintena wanagsan kucabudno kahelno.#Calanyahaw tagnaw waliga jiir
@abdiwaligacal8913
@abdiwaligacal8913 3 жыл бұрын
Waxaa laga yaabaa in uusan shekhu arag waxa hadda socda
@abdirashiidali4997
@abdirashiidali4997 3 жыл бұрын
Afsaaxa laahu lisaanaka
@ummaisha876
@ummaisha876 3 жыл бұрын
Ilaahow sheikh ku sheeggan umadda ka qabo,
@zacka.j3976
@zacka.j3976 3 жыл бұрын
Somalia ha qaraxdo waliged nacala calanka yuuhuda idinkaga yaal
@user-mz8fd9dk6j
@user-mz8fd9dk6j 3 жыл бұрын
سبحان الله العظيم حسبنا الله ونعم الوكيل الهم وفقنا ما تحب وترضاه يا رب العالمين soomali way waalatay
@hisgamingpubgmobile1191
@hisgamingpubgmobile1191 3 жыл бұрын
M.a umul sheikh Wan layabay wanin bodbod badan
@yasin5093
@yasin5093 3 жыл бұрын
Boqolaal sano ayaa lasoo sameenaye waxaan maxaa maanta keeney in laga hadlo mise maanta diinta barateen waa yabe
@malinabdi2315
@malinabdi2315 3 жыл бұрын
Calanku waa xurmo ma aha in ow naf ka qiimo badanyahay lkn nin wax qiimo kuu leh oo calaamad kuu ah gubey adiga ow ku gubana hadii ow heli lahaa wuu sameyn lahaa. Caalamkana cuquubado ayaa ka taal calan dal in lagubo.
@calicbdi5407
@calicbdi5407 3 жыл бұрын
Gumesgigii ficilka ahaa ayay kadaayeen markaasay udhiibeen mara buluug ah maradaan maxay ogtahay hadaad aamudto iyo hadaad foorarsato maku maqleysaa
@somali756
@somali756 3 жыл бұрын
Geesiga BARIGA AFRIKA Sh. Xasaan Abu Salmaan. jawaabtis in la qaadto ayaa mudan.
@ummaisha876
@ummaisha876 3 жыл бұрын
Bal waakaas mixuu dadka u sheegay.Subxaanallaah
@cabdilaahisuge7254
@cabdilaahisuge7254 3 жыл бұрын
Umm aisha dadka magaca carabta wata waa shayaadiin xagjir ah somaliyana meel kumaleh
@dhaqandahir6635
@dhaqandahir6635 3 жыл бұрын
hadey guben kuwa ka mida ah Somaalida inloo caroodo maha wayo ayaka ayeey ceeb ku tahay iney gubaan calankooda. Somalida meel kahto oyjoogto aduunka waxow ku gartaa calanka baluugaa ah balse hadii lagu gubo meel ka mid ah gobalad Soomaliyeed waa ku ceeb.
@user-tm5cn7ji2c
@user-tm5cn7ji2c 3 жыл бұрын
Sh hassan adunkiisa wuxu kudhameystay ino dad galeysiyo lkn wuxu hortagi dona allaha wax walbo og kuxisabinaya umada somalayed u galeysiyey can na laguma noqdo galnimo in u afkaga noqdo
@mohamedanos5825
@mohamedanos5825 3 жыл бұрын
War ninyahow waxa la'isku hayo soo baro sharciga wuxu kaqabo
@abdullahigass4170
@abdullahigass4170 3 жыл бұрын
Idinkina adunka waxad kudhameesateen in dad Ilaahay kugaaloobay islamnimo kusheegtaan ?taas miyaa diin ah mise waa nin jecleesi iyo afaara qabiil
@user-tm5cn7ji2c
@user-tm5cn7ji2c 3 жыл бұрын
@@mohamedanos5825 dinta foded ma aha wa ka fiirsi
@aragti6060
@aragti6060 3 жыл бұрын
Waar naga taga..wax waliba waa .
@salmanpalle1632
@salmanpalle1632 3 жыл бұрын
Waxaa nasiib daro ah 61 sano kadib in aan ka hadleeyno maamuska calankeena umadii aduunku waa horumareen Soomaali waxaa halkaas dhigay wadaado isku sheeg Carab qabdaraas kasoo qaatay baa kamid ah Turkey 🇹🇷 Malaysia 🇲🇾 Pakistan 🇵🇰 gurikasta xataa masaajida ayaa calanka lasuraa
@maxameddayyib4956
@maxameddayyib4956 3 жыл бұрын
Carab maaha diintu. Haday catabi leedahay abuu jahalbaa. Qaadan lahaa.
@journalistemuqdisho7604
@journalistemuqdisho7604 3 жыл бұрын
Hal malin uma dabaldagin calanka iyo xurnimada ?? Aniga waxa dhadhtay anigo xur ah mana u dabal dagayo inta noolahay ciida u dabaldagayq
@adullaahimohamed4074
@adullaahimohamed4074 3 жыл бұрын
Midkan jareerta ee aad hoos joogtid ee kamaandhada kuugu dheggan maad ka hadashid mise waad ka cabsan maxaa kaagalay calanka shanta geesleh ee somaliyi leedahay inta aad ku mashquuleysid gaaleynta dadka somaliyed maad ku mashquushid gaalada aad ku dhexnooshahay inaad diinta ugu yeedho oo aad ajar ka heshid meeshii laguugu talagalay inaad ka hadasho oo waajibka kugu ahayd aadimeyside caksigeeda muslimiintiyaad gaaleyneysaa!!!!!!!
@qoojemedia73
@qoojemedia73 3 жыл бұрын
War dadkaan waxey ku dawaqmeen calan war alaah ka cabsada oo caabuda alaah. Calankaana waa maro ee hanagu wareerina
@abdoa7191
@abdoa7191 3 жыл бұрын
Calan ka bluugu wuxuu calaamad u yahay Soomaalida Talyaaniga oo keliya waayo afarta soomaaliyeed ee kale mid waliba calan u gooniya ayay leeday sida Somaliland, Kenya, Ethiopia & Jabuuti. Calanka bluuga ah wuxuu calaamad u yahay dhagar, xasuuq iyo burbur markaa dadka reer Somaliland ma arki karaan mana ogola in dhulka Somaliland laga taago. Waayo cadowgeeda ayuu calaamad u yahay.
@m.a.k1853
@m.a.k1853 3 жыл бұрын
Show caqligu ciraduu kaa raacay, cuqdad ayaa idin dhameysay Meesha loogama hadleyn buluug , fahan
@abdoa7191
@abdoa7191 3 жыл бұрын
Calanka waxa laga soo dheegtay calanka shaydaan caabudka Talyaaniga oo xidi weyn iyo kuwa yar yar oo bluug ah.
@abrahamsharif
@abrahamsharif 3 жыл бұрын
shible iyo faruq culumadi baqday waaaye dee fahma xasaanna waa sheekhii geesiga ahaa waxaas culumo lagu leeyhy yaaab sheekh xasaan ayaa saxan
@AhmedAhmed-tx6dj
@AhmedAhmed-tx6dj 3 жыл бұрын
Cidna kamay biqin ee waxay cadeynaysaa intay ka aqoon badan yihiin iyo heerka ay diinta barashadeeda ka joogaan ( yacni waxay sheegeen In masalada qaab diiniya looga hadlo,laga wada niqaashi karo,shareecada duruqdeedana miisaan looga dhigo iwm.). Calankana wixii khalad ah ee lagu daro waa la sheegi karaa,balse waa astaan ummaddeed oo Rasuulka iyo asxaabadiisuba lahaayeen oo qofka loo dhiibayo lagu tashan jiray geesinimadiisa,hadii la dilana waa lagu hilbo diriri jiray oo goobaha qaar dhowr saxaabi ayaa ku dhintay difaacidiisa ( akhri dagaalkii Uxud iyo Kii musaylama kadaaba sida loogu dagaalamay calankii muslimiinta).
@Kamal-mb9vz
@Kamal-mb9vz 3 жыл бұрын
Markaa ma umada ayaad aayar gaalaysiin.
@ismailmohamed1251
@ismailmohamed1251 3 жыл бұрын
Calanka Baluuga ah Waa Dhaquuud Waaana Kufri iyo Rido iyo Diiin Ka bax Baan Qabaaa Aniga Somalia Inay Gaaalo Xukunto Ayaan Aaminsanahay Diiiiday Kitabka Alleh Iyo Sunadiisa Waana Waajib In Lagu Kufriyo Murtadiinta Somalia Qabsatay iyo Inta Rabto aan la Qasbin
@asedabdi7364
@asedabdi7364 3 жыл бұрын
Dad dhan baad gaalo ku tilmaamaysaa waxaana dhici karta in aadan faataxada sixi karin, yaab badana😡😡
@abdulqadirmukhtaarsalaad3151
@abdulqadirmukhtaarsalaad3151 3 жыл бұрын
Gaalnimada waxy noqotay wax iskafudud war wax barta tagliidka qaabka daran iskadaaya
@deeqaabdullahi8219
@deeqaabdullahi8219 3 жыл бұрын
Waxaa tahay sef labod somaliya adigoo kale kharibay ee maskax soo nadifso wadanka idinka baabiyay dadki waa qalateen
@carafaadsiciid3458
@carafaadsiciid3458 3 жыл бұрын
ani wxn qaba wadanka dadka jooga waa dad islaam ah si guud oo qof ashahadany inaan galysiyo ma banaana hduu doono been ba ha ka ahaatee oo nabigaba munaafiqin uu yaaqano buuu daahirkooda iyo wxy muujisanyaan kula dhaqmayey lkin in sharcigii Alle laga tegy oo democracy iyo federalism la qaaty baan aminsanhy taasna waxaa ka dhalaty dhibaatada maanta ina hysta ee 30 sano ina hysty kana bixi myno ilaa aan u noqono diinta Alle . awoood iyo khilaafo islaami ah hdii la helona in laga hor yimaado wx dadka lagu xukumayo jihaadkuna banaan yhy baan qabaa waa se hdii shuruudaha jihaadka la buuxiyo. waad mahadsanthiin
@ismailmohamed1251
@ismailmohamed1251 3 жыл бұрын
Calanka Baluuga ah Waxa Lagu Caabuda Shayadhiin ta Laguna So Dajiya Waxana Alafay Gaalo Mahan Somali Marka Halagu Kufriyo Demuqradiyada iyo Inta Rabto
@ahmedqumbe3644
@ahmedqumbe3644 3 жыл бұрын
Ardadii taakeeye baa tahay kkkk
@deqaahmedi1338
@deqaahmedi1338 3 жыл бұрын
Dad aan iskool soo dhigan oo iyagoo iska yaacaya magaalo soo galay oo laba suuradood oo quraan ah meelaha ka soo bawsaday ayaa raba in ay astaanta xornimada dalkeena mugdi galiyaan.
@carafaadsiciid3458
@carafaadsiciid3458 3 жыл бұрын
schoolka u hyastaa iny aqoon taalo miaa anaga hda ka baxny afkaar gaalo wxn ahyn nalooma dhiko adaan wax fahnsanyn eh lkin ani clan kama hdleeye saad quranka u yaseyso ood skoolkana u tageeryao baan ujeeda wxn Hitler iyo inshtein iyo robort hook iyo newton afkaartooda ahyn maad dhagitaa miskiin aaan wxba ogyn baaad tahee quraanka afka ha ku taagin
@saadiqsaciid4211
@saadiqsaciid4211 3 жыл бұрын
يا جاهل ما تعرف حتي ما معني كلمة أنداد !
@shukrimumtaz8732
@shukrimumtaz8732 3 жыл бұрын
Masha Allah
@Hussein_Mohmd..
@Hussein_Mohmd.. 3 жыл бұрын
Masha allah
Fasahaadka Iyo Aafoyinka Sixirka Sh Bashir, Sh umal, Sh xassaan, Sh M cisman
17:51
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 21 М.
Q9-Dhacdooyinkii Noolashii Cumar Binu Khadhab Sh Xassaan
2:00:33
Qalaafe Media Official
Рет қаралды 76 М.
Box jumping challenge, who stepped on the trap? #FunnyFamily #PartyGames
00:31
Family Games Media
Рет қаралды 25 МЛН
这是王子儿子吗
00:27
落魄的王子
Рет қаралды 20 МЛН
哈莉奎因以为小丑不爱她了#joker #cosplay #Harriet Quinn
00:22
佐助与鸣人
Рет қаралды 10 МЛН
Sirta Ku Jirta In La Guursado Dumar Badan || Sheekh Dirir
14:06
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 248 М.
Jawaab Kulul || Sh Xassaan Oo Cadeeyey Inu Ashaaciro Ku Been Abuuranin
30:32
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 20 М.
Sheydhan Qorane Iyo C Raxmaan Beenaale Oo Sfcn Lo Karbaashe Sh Xassaan Abu Salmaan
15:07
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 83 М.
Maxaa Kala Qabsaday Sh Shibli & Jamacatu Tabliiq
14:45
SAKINA MEDIA
Рет қаралды 32 М.
Calanka in loo istaago ma banaana Sh Xassaan
6:58
Qalaafe Media
Рет қаралды 18 М.
Qisso aad u xanuunbadan Boqor Gaaloobay Sh Xassaan
19:55
Qalaafe Media
Рет қаралды 211 М.
Imam Hawiye Ah Ama  Isaaq Ah Qolo Daarood Ah Matujin Karaa Sh Xassaan
13:23
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 32 М.
Box jumping challenge, who stepped on the trap? #FunnyFamily #PartyGames
00:31
Family Games Media
Рет қаралды 25 МЛН