Sheydhan Qorane Iyo C Raxmaan Beenaale Oo Sfcn Lo Karbaashe Sh Xassaan Abu Salmaan

  Рет қаралды 81,638

imam shafici media قناة الإمام الشافعي

imam shafici media قناة الإمام الشافعي

Жыл бұрын

 Welcome To imam shafici media
PLZ SUBSCRIBE, LIKE AND SHARE
Imam shafici media barteena youtube ka 👇👇👇👇👇👇👇👇👇
/ @imamshaficimedia
imam shafici media barteena telegram 👇👇👇👇👇👇👇
t.me/imamshaficimedia
imam shafici media barteena Tiktok 👇👇👇👇👇👇👇
vm.tiktok.com/ZMLKNYwJo/
plz share, subscribe, like and follow
Dhamaan asxaabta halkan kadajiso kutubta carabiga kasocdo chanelka imam shafici media
1. Buga 1 aad ee Madina Arabic Course: t.me/imamshaficimedia/734
2. Carabiga xiwaarka - dhamaan qeybaha : t.me/imamshaficimedia/240
Waxa Kale Oo Ad ka heleysa imam shafici media taxane kala duwan sida:
1. Tafsirka Quranka Sh C/Raxman : • Tafsirka Quranka Sh C/...
2. Buga 1 aad ee Madina Arabic Course Qeybta Afsomaliga: • Buga 1 aad ee Madina A...
3. Madina arabic course book 1- lessons in English : • MADINA ARABIC COURSE B...
4. Xiwarka qeybti 1 aad : • XIWARKA QEYBTI 1AAD
5. Xiwarka qeybti 2 aad : • XIWARKA QEYBTI 2AAD
6. Xiwarka qeybti 3 aad : • XIWARKA QEYBTI 3AAD
7. كيفية استخدام مايكروسوفت وورد عند كتابة البحوث العلمية:
• كيفية استخدام مايكروسو...
8. كيفية استخدام المكتبة الشاملة:
• كيفية استخدام المكتبة ...

Пікірлер: 180
@najiibshaaqmumin6914
@najiibshaaqmumin6914 Жыл бұрын
Sheekh xasaan waa daacad run sheeg ah runta ayu ka dheegaa diintaa aadna ayuu aqoon diineed u leeyahay mansha allah
@user-gr1mv3dl4q
@user-gr1mv3dl4q 7 ай бұрын
فضيلة الشيخ الوالد حسان حسين حفظه الله ورعاه
@asadcumarcabdiasad9232
@asadcumarcabdiasad9232 Жыл бұрын
شيخ حسان حسين آدم أبو سلمان الله يحفظك ويرعاك من كل شر
@MucaadNuur-ep3nf
@MucaadNuur-ep3nf 4 ай бұрын
Walahaa waanjeclahay sheekh xasaan maansha alaah ilaahow cimrigiisa barakee oo hormuud inogadhig ilaa aydowlad islaam oo sal adag aankahelayno dabadeedna inoo khudbeeya inaga qosliyaa oo inadhiirigaliyaa ilaahow janee
@abuusalfa1439
@abuusalfa1439 Жыл бұрын
Sheekh Xassaaan Xuseen Abuu Salmaan Allah Ha Dhowro
@ObolesOboles
@ObolesOboles Ай бұрын
Abuu qawarij 😂
@user-yn1uz2ku5d
@user-yn1uz2ku5d 4 ай бұрын
أللهم احفظ لنا شيخنا الفاضل
@abcd-fs7zf
@abcd-fs7zf Жыл бұрын
Alaha xifdiyo sh qorane
@AhmedMohamed-tv4zt
@AhmedMohamed-tv4zt Жыл бұрын
masha ALLAH culumadda EEbE ha barakeeyo , Khawaarijtana ALLAH ha duleeyo
@aishaalinoor1098
@aishaalinoor1098 Жыл бұрын
الله يحفظه شيخنا الفاضل حسان حسين آدم أبو سلمان حفظه الله وجزاك الله خير الجزاء
@boqran101
@boqran101 9 ай бұрын
Qof walba sheekh wuu sheegan karaa qoronow xasaan xafidahullah waa sunta ka ilmaysiisa gaalo raacyada❤😂
@ruqiiyacawiil9116
@ruqiiyacawiil9116 Жыл бұрын
Allaah ha noo ka xifdiyo sheekh xasan
@abdirizak3377
@abdirizak3377 Жыл бұрын
جزاكم الله خيرا
@aishaabdullahi7479
@aishaabdullahi7479 Жыл бұрын
Hadal haynta waa sharaf marka tahay sh calami ah xassan xuseen abu salman allah haa ku xafido geesi
@MohamedAbdi-le5vy
@MohamedAbdi-le5vy 22 күн бұрын
Waa run
@user-dd8de8uf4o
@user-dd8de8uf4o Жыл бұрын
سبحان الله
@aliadam180
@aliadam180 Жыл бұрын
قال تعالي. والذين يمسكون بالكتاب واقام الصلاة إنا لا نضيع اجر المصلحين
@dejiye247
@dejiye247 8 ай бұрын
Aayada Uma Soo adagin Xasaan iyo Wax La Mid Ah
@omerovali4725
@omerovali4725 Жыл бұрын
maasha allah sheekh xasaan Xuseen allah ha barakeeyo.
@Daahir74
@Daahir74 Жыл бұрын
Ilaahay baa laga cabsadaa sheekh xassaan waa al shabaab haduuna ahaayn haradiyo ama ruduud hore oo uu kuradiyay keena
@cabdiraxmanmaxamed3093
@cabdiraxmanmaxamed3093 Жыл бұрын
Afkiisa ayaabu ka qirtay taas waanay duubanthay
@HassanAbdullahi-sj8to
@HassanAbdullahi-sj8to 3 ай бұрын
Sh madaqeysatidhi beenti aad banama kamaghashey xano shegin. Ka Nairobi adh ee soqabo xadad dalil uu xaysatidh.
@abdirashidadan957
@abdirashidadan957 Жыл бұрын
Ilahay ha no xafido aduun iyo aaqira geesigii tawxiidka sh xasaan abu salman Dhaqutka dimaquraadiyada wada ilahay ha halaga
@naaaduzpoy5089
@naaaduzpoy5089 Жыл бұрын
Yaa kadaabiin allaah unoqda culimo matihiine shiikh xasan allaah haku fixdiyo aduun iyo aakhiraba
@aneesahussein1522
@aneesahussein1522 Жыл бұрын
Hassan meeqa jeer ayuu fadwoode inii culumada ladilo. Video hore firso. Video waxaa jiro uu dahaayo “ sheikh hebel hala isdaafiyo ilahay ayaa xisaabinaye”
@user-yn1uz2ku5d
@user-yn1uz2ku5d 4 ай бұрын
لفضيلة الشيخ حسان حسين آدم ابوسلمان حفظه الله ورعاه الداعية الصادع بالحق الآمر بالمعروف والنهي عن المنكر والشوكة في حلوق الطغاة شيخنا الفاضل حفظه الله ورعاه الداعية الإسلام
@CABDIRIXMAAN12JAAMAC-gr4bf
@CABDIRIXMAAN12JAAMAC-gr4bf 7 ай бұрын
AAMIIN AAMIIN ILAAHAY HABARAKEEYO ILAHOW KABADBADI KANAGUULEE GALADA IYO MUNAFIQIINTA AMIN
@calimaxamed2913
@calimaxamed2913 8 ай бұрын
شيخ الإسلام حسان حسين اءدم أبو سلمان حفظه الله تعالى
@umuaisha6859
@umuaisha6859 Жыл бұрын
Afkooda iyo dhagtooda San ismaqleyn sheekh xasaanow horau usoco
@abdiwahabsethow6663
@abdiwahabsethow6663 3 ай бұрын
Sheikh xasaan illahey hakuxafido
@abdulqadirmukhtaarsalaad3151
@abdulqadirmukhtaarsalaad3151 Жыл бұрын
Waa ilaqaldanyahay eraygaan sheydaan aad kushekteen qof culima ah sh xasan Allah udhaafo dhamaan anagoo dhan
@irrelevant9424
@irrelevant9424 Жыл бұрын
Dee noo sheeg maxaa lagu tilmaamaa? Miyaa eey ku tilmaamna sida Balcaam bin Baacuuraa oo kale? فمثله كمثل الكلب إن تحمل عليه يلهث أو تتركه يلهث ذلك مثل القوم الذين كذبوا بآياتنا
@fatimaabdirizak2117
@fatimaabdirizak2117 Жыл бұрын
Isagu inuu nin caalim ah ku dhoho culimada kama tirsana ma ku saxnaa?
@abujubeebibnmaxamed2327
@abujubeebibnmaxamed2327 Жыл бұрын
Sheeq xasan alaha barakeeyA
@ObolesOboles
@ObolesOboles Ай бұрын
Qawarij maa barako arkeyso haku daalin taa Laga aqbali maaye, meqa shacab Aya afkisa lagu xasuuqay
@user-yn1uz2ku5d
@user-yn1uz2ku5d 4 ай бұрын
شيخنا الحبيب شيخ الإسلام المحدث الكبير الفقيه الزاهد الرباني شيخ الإسلام المحدث حسان
@fahadbinabdllh27
@fahadbinabdllh27 Жыл бұрын
Allh ku xifdiyo sheekh
@abdishakurhussein9598
@abdishakurhussein9598 Жыл бұрын
ALLAHUMA AAMIIN YAA ALLAH
@mohamedaweys2630
@mohamedaweys2630 Жыл бұрын
Jazaa aka Allah kheyr
@fooldiir3221
@fooldiir3221 7 ай бұрын
Maasha Allh
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 Жыл бұрын
شيخ حسن ماشاء الله تبارك الله
@abdullahiahmed2353
@abdullahiahmed2353 Жыл бұрын
Allah hano xifdhiyo sheikh xassan xuseein Abu Salman
@cismaanguure927
@cismaanguure927 Жыл бұрын
Xasaan ma ahan sheekh caalami oo shahaado jaamacadeed ka haysan aqoonta diinta islaamka , waa arday akhlaaqdiisa aan fiicnayn culumadiisana ku caasiyey,
@najibabdi9676
@najibabdi9676 Жыл бұрын
Allah cadaladisa aya idinka weyn. Allah cilmigu idin siiyay hada umada dhiigoda ku xalaleneysan ogada Allah wu idinla xisabtama 😢😢
@user-dr3pb3qh7g
@user-dr3pb3qh7g 6 ай бұрын
❤mashall
@mahamudh6983
@mahamudh6983 3 ай бұрын
Sheekh xasaan waa geesi aan la gabin diinkiisa, mana aha wadaada dawlad ku sheegyadu caruurta u biilaan
@ObolesOboles
@ObolesOboles Ай бұрын
Xasaan barako arki maayo waa sheydan baneesta dhiiga shacabka somaliyeed ee Muslim ka ah
@SALAFIYUN
@SALAFIYUN Жыл бұрын
Wadaad xumayaal mareekan u fatwoonayo weeye wlhy oo raali galinaya gaaalo.. Sh xasaana waa ka diiday..
@cabdirashidcali5071
@cabdirashidcali5071 Жыл бұрын
Taani jawab maaha sheikh hassan jawab Baan uga fadhiinaa !
@mohamedabdimohamedabdi7910
@mohamedabdimohamedabdi7910 Жыл бұрын
Wax kaloo sheego malahan ileen wee ku cadahay waxuu ku hadlay hhhhhh
@zakiali2236
@zakiali2236 Жыл бұрын
Shikh xasaan afkaa kadafay dhiiga muslimiinta uu dhahay waa xaaraam ijmaacul muslimiina wey islaqabaan afkaa ladafay dhiiga gaalada inuu dhaho ayuu rabay shiikha afkaa kadafay. Shiikha waa bad cilmi badan. ALLE hanoo daayo oo habarakeeyo MAASHA ALLAAH.
@cabdiraxmanmaxamed3093
@cabdiraxmanmaxamed3093 Жыл бұрын
Waxaa ha isugu shekayn ninkan ummada alle ha ka qabato
@faaidyusuf1695
@faaidyusuf1695 Жыл бұрын
Juhalada jiradu haysayee joogay xamar wayne Jariimaday galeen baa kabadan xasaan tay u jeedsheene Jiri iyo waxaan khayr lahayn jaray oraah doode Jahanamo lagee gaaladay daba jaraa yeene Jawr iyo dulmay nagu faleen jaaifiyo caye Jaziiray kafaro kula shireen gaalka joof kalehe Jahanamo lagee sheikh xasan way jalaafayne Ictisaam jahliyo ceeb kama ay joogaane Jadiidiyo kadaran iyo zandiiq juhala doodiiye
@raaxeeyekale77
@raaxeeyekale77 Жыл бұрын
Sheekh Xassaan Allah ku xafido adduun iyo Aakhiraba. Kuwaani waa Shayadiin ee culumo ma ahan
@ahlamhasansiyad3333
@ahlamhasansiyad3333 Жыл бұрын
Qofka pagekan iskalahow beenta waa xaaran ee cinwaankaan beenta aad isdul saartay ilaah uga baq, sheekh xasaan qofka uu u jawaabayo waa sheekh umal Videogana waa mar hore ee beenta jooji subxaanalaahiye.
@NurAlaaNur
@NurAlaaNur Жыл бұрын
Nimaad Taqaan Yaa Tahay Lama Yiraahdo. Sh Hassaan waa Aftahan Beenlow ah Taageera Xag Jirada.
@abdihirsi5756
@abdihirsi5756 Жыл бұрын
Lkn yaad muslimiin u taqaannaa
@cabdisamadxasan9365
@cabdisamadxasan9365 Жыл бұрын
Qofka inuu caalim yahay waxa ku ogaanee si loo hadal haayo sheikhena Hasaan Hussein Aadam Abuu Salmaan xafidahuAllah
@cabdiraxmanmaxamed3093
@cabdiraxmanmaxamed3093 Жыл бұрын
😀😀😀ibliis na ma sheekhbaa ileen markasta waa la hadal hayaaye
@allow3397
@allow3397 Жыл бұрын
Sheikh suldaan qorane waa sheikh somali oo wanaagsan xafidullaah
@Mohanabditube
@Mohanabditube Жыл бұрын
Inaad qof caalim diini ah ku tilmaamto beenaale waa faasiqnimo alle kacabso wax waa la iskaga hor imaan karaa lakin diinta meel uga dhacday
@abdirahimmohamed3772
@abdirahimmohamed3772 Жыл бұрын
Xasaan ma qof baa culimo ahaan u dhageysta oo u dooda subxaanallah kaasi khawaarijta laga hadlaayey buu u weynyahay
@lailakitchen5416
@lailakitchen5416 Жыл бұрын
Cajiib alle haku hanuniyo sh xasan qof lamida sida uu dinta u cadeeyo u cadeeyana majiro marka wll alke haku fahansiyo xaqa isagu wuxu ka hadala kitabka iyo sunada bes ma warwarego
@mohaabdi6222
@mohaabdi6222 Жыл бұрын
Khawarij mxa lagawada horte doqonyoho khawarij sobaro
@abdirisakcawil5522
@abdirisakcawil5522 Жыл бұрын
Dad Aya dhahaya xasaan waa sheikh waa khawaarij mujrim ah diintana aaan raad kulaheyn dadka kenya jooga waxba laga weydiin maayo Somalia sheikh qorane ilahey kor haka dhigo
@mohamednur3320
@mohamednur3320 Жыл бұрын
Sheikh allaha kuxafido nin diric ah o geesi cilmi badan bad tahay runloow ah
@abdinurmahamed3147
@abdinurmahamed3147 Жыл бұрын
Sheikh Qaan waa sheikh runta sheega
@lailakitchen5416
@lailakitchen5416 Жыл бұрын
Sh xasan waxa u uhiiliya xaqa badilkqna waa kaso horjeeda alle xaqa haku tuso
@mayyo1084
@mayyo1084 Жыл бұрын
Ma arkin xasaan wax kafatwo degdeg badan qaasatan inow dad Muslimin uu gaaleysiyo Diintena waanasiixa hadii qof madax eh qaldamo siwacan waxlogashega waane looduceya culumadii hore ee rabaaniyinta ahaa ayaa sidaas lugu yaqaaney أصلح أإمتنا وولات أمورنا ويجعلهم ممن خافك وإتقاك وتبع سبيلك
@mahamedmajor4679
@mahamedmajor4679 Жыл бұрын
Khawarijn workini wuu dhamaaday
@tahirbulale2819
@tahirbulale2819 Жыл бұрын
Illahay ha laga baqo oo wx neebiga s.cw.iyo illahay wx u quurankisa ku sheegay mahinee
@naleyeximiro408
@naleyeximiro408 Жыл бұрын
لا تزال طائف من أمة ظهرين على الحق لا يضر من خالفهم.
@AxmedJamac-ws9hq
@AxmedJamac-ws9hq Ай бұрын
Sheekhbaa la waydiiyay qabiilo ayuu ku jawaabay
@madaalekhadar8126
@madaalekhadar8126 Жыл бұрын
Sheydaan xasaan adeer waa lagu fahmay
@hodenabdisalan6602
@hodenabdisalan6602 Жыл бұрын
Adigu camu aha haa dhax Galina culimadi wll qof Adani hubina beenali haku tilmamina waxaa lagu jira Sabin aqira hadalki xun iska ilali fadlan illhy xaqi Hana wafajiyo
@madaalekhadar8126
@madaalekhadar8126 Жыл бұрын
@@hodenabdisalan6602 anaga afka Haa nala soo galine clipyadiisa soo daawo
@cabdicasiisrooble8005
@cabdicasiisrooble8005 Жыл бұрын
Niman yahow doqomo ha noqonina, aadaabta adinka ha la idinka dareemo maxay adab xumada, doqon labo xadiis aqristay ha noqon.
@amalcarale9259
@amalcarale9259 Жыл бұрын
Adinka waaye kuwa in ladilo mudan laaluush qaate qorane & wixi lahal maala
@MohamedAbdi-bs1qz
@MohamedAbdi-bs1qz Жыл бұрын
Qorane o caytama unban aragana lkn wali qorane o kitab akhrinaya ama maxadharo digaya wali baraha bulshada kumanan arag
@eng_muud
@eng_muud Жыл бұрын
ma waxad ka xuntihiin in dadka somaliyeed ee dhiigooda la qubayao kuwa daadinaya in runta loo sheego!!? wey dhammaan adinkuna waad dhammaan insha allah wixii qilaaf culumo ahna waa la xallin
@naaaduzpoy5089
@naaaduzpoy5089 Жыл бұрын
Runta ayaad kahashey wll qaali
@xassanbile1338
@xassanbile1338 Жыл бұрын
Sh xasaan waxa loo mucaaradaya waa Aqoon tiisa dii meyd balse qorane Ma ahan wadaad waa caama Qorane khamiiska ugu jira sh xasaan Ayaa ka qiima badan
@saadhussein5466
@saadhussein5466 3 ай бұрын
Khamiiska qorane ugujira sheikh xasaan baa kafcn sheekh xasaan markaad khamiis nin xirantahey kafiicanyahey miyaa ugargaartey sheekha mise hoos baad udhigtey Qorane iyo kuwa uu amaanayo xasaan waakafiicanyahey
@mohamedaweys2630
@mohamedaweys2630 Жыл бұрын
Maashaa Allah
@hudeifaabdi6260
@hudeifaabdi6260 Жыл бұрын
Shiikh xasaan Allaw cadawgaan ka xifdi waaba niman beenbadan
@aishasheikh9785
@aishasheikh9785 Жыл бұрын
Shekh xasaan ilaahay haku xafido
@hassanmusse8345
@hassanmusse8345 Жыл бұрын
Xasaaan maalintuu radiyo oo yiraahdo alshabaab waa Khawaariij ayaan ka reebaynaa Khawaarijiinta. Car ha yiraahdo saas kuwa qarxiaya hooyada dhabarka ilmaha kusidda.
@abdihassanaden4521
@abdihassanaden4521 Жыл бұрын
Sheikh Hassan WA uu kamid yahay culimada somaliyed hadusan Ka qeyb galin shirka guud macnaheda ma ahan iyaguna iney dhaman kamid ma ahan idinkana ma ahan inad cay Io Caro aad Ku fal celisan kaliya WA in si dagan oo cilmiyeysan lagu wada hadla amurahan Somalida hoos lo eega kaliya hada waxa laga dodayo waxeena an somaliyeysano weyaan oo sef la bodnimada Io dhaqan carbeed an Somalida ku ciririneyno anka deyno dulqadka Io wada nolanshahana halagu dadalo .
@nadiyasaid123
@nadiyasaid123 Жыл бұрын
Dadow sheikh xasan ta ha haynine hadu odayga xasan ladhaho de marka qof wanagsan maha munafaqan geeri kadib majirayso ee noocwalba haracina
@rdwnabdi5778
@rdwnabdi5778 Жыл бұрын
Intaan sheekh dhagaysanayey weli wlhi kama maqalin wuxu baneeyey oo in dad somali ah oo muslim ah ha lalaayo. Ninkuu cadayn gaalnimo ah ku helo shaqsiyad ahaan kama gabado...
@Yasser-2
@Yasser-2 Жыл бұрын
Sheikh cabdiqani qorane xafidahulah
@HassanAbdullahi-sj8to
@HassanAbdullahi-sj8to 3 ай бұрын
Sheikh Hassan Hussein wa legend runta dinta kasheka si daxad nama ax. Hadad runta ay idhin dibeyso, Been in la idhin kuqanaciyo miyad jeceshihin?
@aadanabuukaradvgfegyrwhiya1231
@aadanabuukaradvgfegyrwhiya1231 Жыл бұрын
Beenaale Allah ka furtay culomo South Africa ka Timid ku lahaa been intaa ka weeyn waligeey ma Arag qorane diin laawe
@aliisse3397
@aliisse3397 Жыл бұрын
War alle ka cabso oo durida culimada ka daa
@abdikhalikmuhumad1329
@abdikhalikmuhumad1329 Жыл бұрын
Mukhtar robo aya calim ah oo wazir ah 🤣🤣🤣 Xasan mxa lagarawaa💔💔💔
@ruqiiyacawiil9116
@ruqiiyacawiil9116 Жыл бұрын
Shalay iyo manta ha la dhagaysto culimadeeni hore dintenu isma bad badasho shaqsiga is bad badala xaq ayuu ku tagan yahay sh xasan xusen islaam
@mohamedjamac64
@mohamedjamac64 Жыл бұрын
Culimo badan oo ikhyaar ah waa joogaan shirka,laakiin qorane iyo usuuli waa laba ciyaal suuq culimana ma aha
@mohamedomat4028
@mohamedomat4028 Жыл бұрын
Nimankan waa dhaalimiin allah kafurtay.
@padronedelmare1307
@padronedelmare1307 Жыл бұрын
Diinta Islaamka waa diin iyada dhan dhiig 🩸🩸🩸socda ah, war fikirkaan carabta iskaga taga.
@maryanabdi4263
@maryanabdi4263 Жыл бұрын
Taas macnaha adaan culuma ahayn cadyn umaheeysid fidnafa iyo been abuurka iskadaaya
@asadcumarcabdiasad9232
@asadcumarcabdiasad9232 Жыл бұрын
قال العلامة ابن القيم - رحمه الله - : " علماء السوء جلساء على أبواب الجنة , يدعون الناس بأقوالهم , ويدعونهم إلى النار بأفعالهم , لا تسمعوا منهم ؛ فلو كان ما دعوا إليه حقا كانوا أول المستجيبين له فهم في الصورة أدلاء وفي الحقيقة قطاع طرق " .
@nastehateeste4076
@nastehateeste4076 Жыл бұрын
Wlahi beentaa ma ahan
@calimaxamed2913
@calimaxamed2913 8 ай бұрын
صحيح ❤❤❤❤❤💪💪💪💪
@faatihfaatih3398
@faatihfaatih3398 8 ай бұрын
Culamada gaalada raacsan ayuu yaqaan cilimo kuwaas cilmada uu uyaaqan qoran wagalo
@alinoorhersiy2171
@alinoorhersiy2171 Жыл бұрын
Dadka muqaalkan soo dhigay ee qoraalkan meesha saaran so saaray miyu waalan yahay misa waxay cuqdad iyo cunsuri nima? Miyuusan xishoneyn marku nin culima ku tilmamaayo sheydaan iyo wax lamid
@abdulwahabyussuf2637
@abdulwahabyussuf2637 Жыл бұрын
Kuwaan culuma ku sheega ah xukuumada isugu yeertay qoomu luudhka wayku taageersan yihiin sheekh xasaana waa la mu caarsdayaa HAL XAARAAN AH NIRIG XALAAL AH MADHASHO
@chriswignall2970
@chriswignall2970 Жыл бұрын
Diintaada lama iibsado waa daciifnimo fatwa doolar aa socot oo aan idinkaga digayaaye
@Faarax1234
@Faarax1234 8 ай бұрын
Gaala raacyadu aad ayey u necebyihiin sh xasaan 😂😂 culamaa'u suu is not easy
@cabdiraxmanmaxamed3093
@cabdiraxmanmaxamed3093 7 ай бұрын
Alshabaab sheekhoodu is difaaca waa yaqaaan 😀😀runta wacane ninkan xasaan la dhaho alle haso hadeeye mabadiisa waa ku adkaysanaya sida raga qaar maaha wuxu haysto runtu ka sheega alshabaab inay saxii ku tagnyihiin ayuu fadowday
@abdihamidhassan1542
@abdihamidhassan1542 Жыл бұрын
حسان حسين اءدم منهجه هو منهج الخوارج
@mohammedhassan9079
@mohammedhassan9079 Жыл бұрын
Waad asiibtay
@Hardyironman
@Hardyironman Жыл бұрын
Maxaa khawaarij ah ma cadeyn kartaa? Sh xasaan masalada sharciga iyo taxaakumka miyuu khawaarij ku noqonayaa?
@khadarcumar1572
@khadarcumar1572 Жыл бұрын
😂😂😂👌👍
@muxiyodiinmaxamed759
@muxiyodiinmaxamed759 Жыл бұрын
سبحان الله صدق شيخ حسان وكذب غيرهم من علماء الآمريكيون
@cabdiraxmanmaxamed3093
@cabdiraxmanmaxamed3093 Жыл бұрын
😀😀xassan xassaan kaligii kula saxan wax baadh nin haw xidhnaan
@abdirahmanmahat2924
@abdirahmanmahat2924 Жыл бұрын
Shek.hasan.wilwildalay. Ader hacasanin.rag.waxyar.lasosi Ayaa.kuhadal.haya.
@hersiabdi839
@hersiabdi839 3 ай бұрын
Waxaan layaabaa kuwaan ayaakadam beeyay dumintii dowlada somalia, waxaad ogaataan musiibo maynan idiinka horeen umada somaliyeed. Waxaana isweediyaa wadaad million neer ah dhahayana dhiin ayaan wadaa? Dhamaan tadkii culimada ahaa oodiintaan udadaalay malagu sheegin mid million neer ah. Wadaad aduun Iyo aaqiro meelmawada gala an.
@cabdirahmancabdirizaaqali2144
@cabdirahmancabdirizaaqali2144 Жыл бұрын
Ben sh xasaan waxkarkaro malaho eeyal afwen
@kafiaahmed3724
@kafiaahmed3724 Жыл бұрын
Bayjkaan qawaariij taa iskaleh miyaa?
@somaliman8162
@somaliman8162 Жыл бұрын
Sheikhul islaam xasaan xuseen abu salmaan
@acazaam
@acazaam Жыл бұрын
Kuligoood wow kacilmi badan yahay horta Waxa ay sheegayaanna cadeyn bal hanoo siiyaano
@aliisse3397
@aliisse3397 Жыл бұрын
Cilmiga ma sheekh hassaan kaliya ayuu ko kooban yahay. Kuwo ka cilmi badan baa jooga oo diidan. Anigu sheekh hassan waxba ka sheegi maayo
@acazaam
@acazaam Жыл бұрын
@@aliisse3397 dad kacilmi badan haday jogaan anigu ma inkirin lkn inta muuqalka kujirto inow kacilmi badan yhy ayn ogahay
@Rahmah-Mercy
@Rahmah-Mercy Жыл бұрын
Sheydaan qorane Larry andre la sheekeyso kuma naqaanee. Sheikh hasaan Illaahay ha xafido.
@maryanmohamed7400
@maryanmohamed7400 Жыл бұрын
Subxana allah. Ha u gefin Sheikh Abdulqani Qorane xafidullah.
@yusufgelle5896
@yusufgelle5896 Жыл бұрын
لايخفى عن الصوماليين ان الشيخ حسان كان يؤيد تلك الجماعة التكفير ية التي دمرت واحرقت الشعب الابي
@hashimosmannoor5780
@hashimosmannoor5780 Жыл бұрын
Wadaada dhaleeceeyey alshabaab Iyo xasuuqay umadeena u geysteen illaah in baa og Midakale xasaan waxaan leeyahay Wadar iyo waaxid yaa waalan?????
@hiilculumomediachanel7078
@hiilculumomediachanel7078 Жыл бұрын
Ninkan xasan ah waxa iskaga khaldan laba shey sh umal sida u alshabab khawarijnimada uga digaye ayu abdulahi yusufna gaalniMada uga digay lakin xukun maridin tas kasamar xasanow
@baraarujin
@baraarujin Жыл бұрын
Adinka laftiina ma dhaantiin, ee afxumada joojiya. Ee wixii la radinayo si cilmiyaysan ha loo radiyo. Waa maxay hebel banaale iyo hebel shaydaan?!.
@ahmedabdi2180
@ahmedabdi2180 Жыл бұрын
Sheydaan waa ninka sheydaan ku tilmamay sh. Suldan qorane
Calanka in Lo Aamuso Oo Lo Istaago Ma Gaalnima Sh Cumar Faaruq,Sh Shibli iyo Sh Xassaan
22:13
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 60 М.
Xamse Cabdi Bare Iyo Kuwa Lamidka Ah Diintina Ayey Badali Rabaan Sh Xassaan Abu Salmaan
21:00
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 54 М.
🤔Какой Орган самый длинный ? #shorts
00:42
WHO LAUGHS LAST LAUGHS BEST 😎 #comedy
00:18
HaHaWhat
Рет қаралды 19 МЛН
A clash of kindness and indifference #shorts
00:17
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 45 МЛН
That's how money comes into our family
00:14
Mamasoboliha
Рет қаралды 10 МЛН
Ali Harare, Sh Xassaan Xuseen Iyo Jawaabti Majeerteen La Siiyay
18:44
Qaabka ay Janada Oga Imaadeen Wabiyada Nile, Furaat, Jeyxaan Iyo seyxaan Mataqana Sh Xassaan
19:25
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 103 М.
Sirtada Hal Nin Ba Loshegta Taladadana 1000 Nin Ba Laga Talo Galiyaa Sh Xassaan Abu Salmaan
5:58
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 13 М.
Qiso Cajiib Ah || Cadowga Allah Hadad Fursad Kuhesho Lama Cafiyo Sh Xassaan Abu Salmaan
11:25
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 15 М.
Q 8 aad Duruusta iyo Cibrooyinka Kujira Malmihi Abuu Bakar iyo Cumar RA Sh Xassaan Abu Salmaan
1:42:04
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 9 М.
🤔Какой Орган самый длинный ? #shorts
00:42