No video

Cali Kabn ft Nuunne | Heestii Dhiin | Xasuustii Axmed Cali Cigaal |

  Рет қаралды 1,892

Dhacdo Jire

Dhacdo Jire

9 ай бұрын

Waa Cigaaliyaadkiiye, heestan "Dhiin" waxaa lahaa Abwaan Cabdicasiis Ismaaciil Dakharre, codka, laxanka iyo tumistana waxaa isku darsaday faylasuufkii laxamada fannaankii waynaa ee Axmed Cali Cigaal, Haatan se waxaa inoo qaadaya oo halkeedii dhigaya fannaanka iyo cuudyahanka wayn ee Cali Muuse-Kaban, waxaana u tumaya walaalkiisii ka yaraa Cabdiraxmaan Muuse-Nuunne.
Heestan Cigaal dabadii iyadoo sidan u garaacan lama hayo, shaagle laga baqay baa nin laga sheegaye waxaa markan u bareeraya oo barteedii baro dhaafinaya wiilka fara-dahablaha ah ee Nuunne. Daawasho iyo dhagaysi wacan. Igula raaxaysta Cigaaliyaadka.
#kaban #2023 #live #qaaci #puntland #qaaraami #somalia #ogaal ‪@hoygabaramabaro‬ ‪@caweyskadalmar‬ ‪@MudugboyMB‬ ‪@JigjigaTube‬ ‪@AliDhaanto‬ ‪@SharmaBoy‬ ‪@maadeys‬

Пікірлер: 6
@idrisdhafe
@idrisdhafe 7 ай бұрын
amazing sound! thank you for sharing. I wish someone put dynamic mic near Cali Kaban and mix it the rest of the room
@user-jp8fp1ji2o
@user-jp8fp1ji2o 9 ай бұрын
Xasuusey xasuuuus❤❤❤❤❤
@user-ld7xq2ck5l
@user-ld7xq2ck5l 9 ай бұрын
👏👏👏👏👏
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 7 ай бұрын
Nuune aad buu ugu gacan u eg yahay Egal marka la fiirsho turukooyinkuu sameynayo. Waa kabaniste cajiiba. Well done
@calicali254
@calicali254 9 ай бұрын
Yaa salaam❤❤
@user-ld7xq2ck5l
@user-ld7xq2ck5l 9 ай бұрын
Nothing to say but perfect
XUSUUSTII AXMED CALI CIGAAL CAGAARAN IYO FILFIL
7:05
filfil studio production
Рет қаралды 37 М.
小丑把天使丢游泳池里#short #angel #clown
00:15
Super Beauty team
Рет қаралды 31 МЛН
How I Did The SELF BENDING Spoon 😱🥄 #shorts
00:19
Wian
Рет қаралды 35 МЛН
The Joker saves Harley Quinn from drowning!#joker  #shorts
00:34
Untitled Joker
Рет қаралды 54 МЛН
WORLD'S SHORTEST WOMAN
00:58
Stokes Twins
Рет қаралды 174 МЛН
AXMED CALI CIGAAL -  QISO CAJIIBA - Live DAD HARGAYSA SOO MARAY - LONDON
6:39
Abdirahman Somali
Рет қаралды 1,4 МЛН
Axmad Cali Cigaal || Geeridii Abwaanka with lyrics kaban original
14:15
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 88 М.
Higaadda Afka - Axmed Cali Cigaal
7:25
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 5 М.
Heeskii  Sahra axmed  ANU  Koleey Kama dawoobo  Codki Hodan africa  kaban filfil
6:36
filfil studio production
Рет қаралды 13 М.
Kaban | Legdamaay Adduunyooy | Axmed Cali Cigaal
7:27
ALOOL
Рет қаралды 67 М.
Cabdullaahi Baroor - Heesta Ma hayoo.
5:47
Astaan Music
Рет қаралды 22 М.
FOSIYA RINDAI VS ALI KABAN          heesti faraskaadi laga badi
7:12
AHMED QAN OFFICIEL
Рет қаралды 12 М.
小丑把天使丢游泳池里#short #angel #clown
00:15
Super Beauty team
Рет қаралды 31 МЛН