No video

Calmaaniyada Dahsoon iyo Wadaado Calmaaniyiin ah || Sh Xassaan

  Рет қаралды 30,872

Qalaafe Media

Qalaafe Media

4 жыл бұрын

Пікірлер: 211
@sacdiahussein3032
@sacdiahussein3032 4 жыл бұрын
Ma shaa Allaah jazaakallaahu khayr sh xasaan Allaah hakugu badbaadiyo umadaan muslimka ah iyo intii loo1oray xaqa in ay qataan
@Cuqeeli
@Cuqeeli 4 жыл бұрын
بار ك الله في الشيخ حسان وفي علمه واعانه علي العلمانيين وعلماء السوء والكفار
@gumaysidiid1727
@gumaysidiid1727 4 жыл бұрын
Maashaa allaah sheekh xasaanoow alle ha ku xafido
@abubakarali5747
@abubakarali5747 4 жыл бұрын
Jazaka ALLAHU kheyra sheikhana
@dahaar29
@dahaar29 4 жыл бұрын
Mashallah Sheekh xasaan ilaahay khayr ha ku siiyo sidaa xaqqa u caddaysay
@loveruser
@loveruser 2 жыл бұрын
Daliilkiisa ugu weyn waa shaafici...waligiis asaga oo arin k hadlaya oo quraan daliishanaya arki meysid! Qof Shaafici rabi kadhigtay ayaa umadii diinta kasaaraaya, markaasaa laleeyahay sheekh baarakallah fiik!
@mohamedukaash
@mohamedukaash 4 жыл бұрын
Alaha kubarakeyo shekh guleyso insha alah cadawgaada alaha jabiyo insha alah waan duceyaye aamiinta raaciya🌹🙏
@ruqayamohamed2448
@ruqayamohamed2448 4 жыл бұрын
Baaraka llaahu Fiik Sheekh Xassaan Calmaaniyiin Alle hanaga qabto.
@mohamedsharif2030
@mohamedsharif2030 4 жыл бұрын
Alxamdulillah xaley waxaaan nasiib u yeeshey inaan kaqebgakey casharkii taxanaha ahaa masha Allah
@adonallah
@adonallah 2 жыл бұрын
Barakallahu shekh
@AsimacademyonlineQuranlearning
@AsimacademyonlineQuranlearning 4 жыл бұрын
بارك الله فيك شيخي أبي سلمان
@amazinganimals11
@amazinganimals11 4 жыл бұрын
Alle ha ku barakyo s heekh
@wacaysjibril3595
@wacaysjibril3595 2 жыл бұрын
بارك الله فيك اللهم انصر الاسلام و المسلمين اللهم انصر المجاهدين في كل مكان
@mohamedelmi6860
@mohamedelmi6860 2 жыл бұрын
جعلك الله لسان حق مسلط علي اهل البدع والشرك شيخنا اباسلمان
@TruthSeekerAfrica
@TruthSeekerAfrica 4 жыл бұрын
Ma Sha Allah....calmaniyiinta waa cadowga Islaamka
@abdirahiimbulbul410
@abdirahiimbulbul410 4 жыл бұрын
Allaah xifdiyo sheikh xassaan
@gelleofficial6603
@gelleofficial6603 4 жыл бұрын
Mashaa allah jasaa kumu Allahu qeyr jasaa sheekh xasan xuseen adan xafida hulaah
@MohamedHusseinYussuf
@MohamedHusseinYussuf 4 жыл бұрын
جزاك الله خيرا
@cumareymacalin6626
@cumareymacalin6626 4 жыл бұрын
Allah haku xafido sheykhanaaa
@dixaakmedia
@dixaakmedia 4 жыл бұрын
اللهم بارك شيخنا
@dixaakmedia
@dixaakmedia 4 жыл бұрын
علماء السوء waltk fiirsiyee taas eydiidin
@dixaakmedia
@dixaakmedia 4 жыл бұрын
Anii ki fahan siyeey hoobi adi taasin ti hamdiyeey
@affowlejo2659
@affowlejo2659 4 жыл бұрын
Allhu akbar allhu Akbar allhu akbar allhu akbar ilaahow cilmigaaga kuu ziyaadi rabiyo
@cabdinuurjaamac872
@cabdinuurjaamac872 4 жыл бұрын
Ninkaan.waa.xaqsheeg aan.munaafaq.ahayn
@fatmasiciid7574
@fatmasiciid7574 4 жыл бұрын
Sheekh xasaanow illaahay haku Soo hanuuniyo oo ficilkaan gaalaysiinta ah iska dhaaf waa lagu halaagsamay oo dadkii waa lagu baabashay mida kale culimada kaleexo ee maslaxada umada ayay kashaqeeyaan cilmina kuma Yara saas u ogow
@MohamedAli-df6du
@MohamedAli-df6du 4 жыл бұрын
Waxay ilatahay diin maahan waxow wadaadku sheegay intaad dhagaysato waxaad tiraahdaa sheekhoow ilaahay sharcigiisa marabo mana gaaloobaayo hadii kale iska aamus
@fatmasiciid7574
@fatmasiciid7574 4 жыл бұрын
Walaalka qaaliga a how sifiican ma udhagaysatay muxaadarada waxuu gaalaysiinaayo waa culimada somaliyeed makula fiicantahay in culimada oo dhan layiraahdo waa gaalo sabtoo ah waxay taageereen dowlada taasaan KU waydiidyay kasoo jawaab
@hamzedugsie4086
@hamzedugsie4086 4 жыл бұрын
@@MohamedAli-df6du Hadaad Shareeco U Taqaano Dhiiga Umada Somaliyeed Oo la Banaysto Warkaaga Cadee Shareeco Cidina Ma Diidine shareeco Ha Ku Meeraysan Adeer Fikirka Takfiir ka Ma Rabno Xasaan iyo Wixii la Fikir ah Wax kale kama Shaqeeyaan Hebel Waa gaal
@kaaffuu
@kaaffuu 4 жыл бұрын
Fatma Siciid ... Niinkan waalan Sheikh maahan ilaah umada haka qabto
@kaaffuu
@kaaffuu 4 жыл бұрын
Fatma Siciid .. Niinkan Sheikh maahan ilaah umada haka qabto , wuxu isku darsaday cilmi yare iyo fudiid
@nuurediin.timacade
@nuurediin.timacade 4 жыл бұрын
Wadaadkan aktiisa khalad gaalnimada ka sokeeyo mabajiro malaha Marwalbaa gaaal geeso waaweeyn ayaan ka maqlaa cajab.
@akrambinasmar2604
@akrambinasmar2604 4 жыл бұрын
Manshallah sheikh xassan
@sadiiqyare4424
@sadiiqyare4424 4 жыл бұрын
Raxmatulaahi calahi abuu salmaan xafiduhulaaah ilaahay haku barakeeyo Caalimul rabbaaani Ilaahay dartiiis baan kuu jecel nahay ilaahay xaqa hagu sugo shiiikeeenow
@abdiladhif3154
@abdiladhif3154 3 жыл бұрын
@Hamid Husseinma waxaad ka fahantay in shareecada eeysan shaqo ku laheeyn.
@mohamedmohamud9867
@mohamedmohamud9867 4 жыл бұрын
Jazaka Allah
@dixaakmedia
@dixaakmedia 4 жыл бұрын
اللهم طول عمره
@dixaakmedia
@dixaakmedia 4 жыл бұрын
ilaahow jananatul fardowsa jeey
@dixaakmedia
@dixaakmedia 4 жыл бұрын
اللهم احفظ
@kaaffuu
@kaaffuu 4 жыл бұрын
Niinkan waalan Sheikh maahan ilaah umada haka qabto.
@caitrouscilmiga6363
@caitrouscilmiga6363 4 жыл бұрын
Sheekh shaqo kuma leh ninkani
@yahyazakaria9539
@yahyazakaria9539 4 жыл бұрын
Ma adaa fiyow marka?
@axmedomor7096
@axmedomor7096 4 жыл бұрын
Alle haku dhowro
@axmedomor7096
@axmedomor7096 4 жыл бұрын
Sh Xassan Xussen
@cumareymacalin6626
@cumareymacalin6626 4 жыл бұрын
Mashaa Allah
@axmedomor7096
@axmedomor7096 4 жыл бұрын
Masha Allah
@caitrouscilmiga6363
@caitrouscilmiga6363 4 жыл бұрын
Waa gaal ayay kaga dhagtay Subxaanalah war ninkan Yaa dadka ka aamusiya
@caitrouscilmiga6363
@caitrouscilmiga6363 4 жыл бұрын
@@tooretoore9295 Adiga mA tihid ninkan Hadaawana markad leedahay KZfaq Waardiye kama tihid Ee waxaan hubaa inad reer baadiye nimo iyo jaahil nimo ayay is kugu ka darsantay ninkana Wlhi Waa Munaafaq Ilaahay ka furtay Oo kibir dartii inu aduunka xukumo isku qaba.
@abdirahmanhussein1899
@abdirahmanhussein1899 4 жыл бұрын
@@caitrouscilmiga6363 shiiq cali wajiis diintisa dowlad ku tagyero mana imadey
@mahatabdirahman-vs6ud
@mahatabdirahman-vs6ud Жыл бұрын
❤❤❤
@mohammedsaad7081
@mohammedsaad7081 2 жыл бұрын
بارك الله فيك وجزاك الله خيرا عنا شيخنا أبي سلمان
@abdulqanimohamed1651
@abdulqanimohamed1651 4 жыл бұрын
Daahson macnaheedu ma wax qarsoon Miya ?
@saymosyofficial2801
@saymosyofficial2801 4 жыл бұрын
waxa dahsooni waa wax isagu ogyahaye ninkani diinka ayuu ku ciyaarayaa culimdana waa uu caayayaa alshabaab bal wax u taraan aakhiro iyo dadka layntoodu
@shhusseinadan685
@shhusseinadan685 4 жыл бұрын
asc wan in salaame shekha iyo inta kuxiran waxaan kale oo aan salaame sh xussein qalaafe sxb sheekha waxaad weydisaa aaway risaaladii kusocote ali wajiis
@warsanmedia7072
@warsanmedia7072 4 жыл бұрын
Maxd qod qodeysaa
@chemre1391
@chemre1391 4 жыл бұрын
@@warsanmedia7072 😂😂
@ibnucumar1
@ibnucumar1 4 жыл бұрын
Iska sug insha allah
@abdulqanimohamed1651
@abdulqanimohamed1651 4 жыл бұрын
Libaaax
@abdimohamed4059
@abdimohamed4059 4 жыл бұрын
Waa wadaad ku sheeg ciyaalsuuq ah. Wuxuu caqligiisa ka kooban yahay Gaaleysiinta umada soomaaliyeed iyo xalaaleysiga dhiigooda. Weligeyga mamaqal asagoo kahadlaayo raxmada Allaha iyo Naxriista nabigeena. Khawaarij kan Allaha naga qabto aamiin
@jebertihosh
@jebertihosh 4 жыл бұрын
Gaalnimada ma jeebkuu kuwataa wallee xadiiskii nabiga csw oo ahaa qofkii ku yiraahda kuyiràahda gaal goflake gaalnimada meel cidla ah ku dhici mayso haduu qofka wax gaalnima ah suubin kii yiri ayay dib ugunoqotaa waxaaba taas kasokeysa wuxu kunoolyahay wadan gaalo shalcigoodana u hogaansanyahay markasu cidkale durayaa isagoo gaal uhogaansan subxaana laaah Bal adigu meel isasaar
@MrGwax
@MrGwax 4 жыл бұрын
Aaway muxaadaradii sheikh Cali wajiis 😂😂
@daahirgeedi5906
@daahirgeedi5906 4 жыл бұрын
Wajis ciyaalka xaafada laga dhiagy
@abdurahmanali6712
@abdurahmanali6712 4 жыл бұрын
Cabdiraxman
@canabsamatar365
@canabsamatar365 4 жыл бұрын
Sheqan culimada muxu uheysta mar walba wanba layabey sanad walbo sheq bu heysta
@ragabyan3630
@ragabyan3630 4 жыл бұрын
Adna cilmi aad isaga qabato malihid caalim caalim kaa qabtana ma ogalid yaa xayawaan
@gumaysidiid1727
@gumaysidiid1727 4 жыл бұрын
hhhhh kuyeh wadaado wallacay oo matagahayaan ujeeday libaax
@qarandoonmedia829
@qarandoonmedia829 4 жыл бұрын
Madax waynaha soomaaliya in uu shansano hilka haynayo aayadeeh ama xadiis keeh sheegayah sh xasaan?
@ragabyan3630
@ragabyan3630 4 жыл бұрын
Waa calmaaniyada uu sheikh ku sheegay
@dixaakmedia
@dixaakmedia 4 жыл бұрын
bidcidi iyo sheydhaamiin yaaliharbi ilaahow manhaj shey kisug
@maxedalixasan2657
@maxedalixasan2657 4 жыл бұрын
Libaax
@mahmoudabdullah903
@mahmoudabdullah903 4 жыл бұрын
Ninkaan dadkii oo dhan gaalee
@abdikaadirrabile1705
@abdikaadirrabile1705 4 жыл бұрын
Hadal kaynu kuhadlayno ankafiirsano intaynaan kahadlin
@zermaahir186
@zermaahir186 4 жыл бұрын
Hortagtee xasaan ragi kawaynaba dhiicayee
@salmaanaadanaadam1660
@salmaanaadanaadam1660 4 жыл бұрын
waa runtii wuxuukahadlayaa cali wajiis warkiisi oohadan uu" umal yiri waaruntii caliwajiis
@hiilculumomediachanel7078
@hiilculumomediachanel7078 4 жыл бұрын
Ninkan muba fahmin waxa lagahadlay asaga aya isduqeynayo hadad sifacan udhageysato waxa kalajiro arin qawacida guud ee sharecada laga qaadanayo iyo arin aayad ama xadith lagu shegay sas ayu qiraya xagna culumadi sas tiri ayu afladeynaya . Oo ka ghad suranaya . Kan dhibka somalida heysato ayu qayb ka yahay . Alaha so hadeyo
@salmaanaadanaadam1660
@salmaanaadanaadam1660 4 жыл бұрын
@@hiilculumomediachanel7078 warnagatag waxyohow hanalahadline
@kaaffuu
@kaaffuu 4 жыл бұрын
Niinkan Sheikh maahan ilaah umada haka qabto , wuxu isku darsaday cilmi yare iyo fudiid
@cabdinaasiryoolax1795
@cabdinaasiryoolax1795 4 жыл бұрын
Xaqa alle haku fahamsiiyo
@jaamacmaxamed4204
@jaamacmaxamed4204 4 жыл бұрын
Xasaaan iyo Cali wajiz gaalnimada xasaan baaa udhaw
@Zuhuur476
@Zuhuur476 4 жыл бұрын
Gaalnimada horta maxaa dhalinyaradan uu xasan kabiirka uyahay ugu degdegaan miyeysan ogayn in qofka lagu sheego gaal isagoo isagu aan cadaysan uu qofka ku sheegay isagu diinta ka baxayo. Waxaanse aad ula yaabay xertaan topic ayba ugu jecel yihiin in laga hadlo waa in uu xasan qof gaalaysiinayo, meeshii laga nixi lahaa qof islaam ah baa diintii ka baxay, waxaan idin weydiin lahaa xertiinaan jecel in dadku diinta kawada baxaan sidee baad gaal ugu shegi kartaan qof soo taagan oo ashahaadanaya oo tukanya oo shantii tiir ee islaamka oo dhan laga helay, ? Nin saxaabi ah baa nin gaal ahaa oo dagaal ay iskaga horyimaadeen buu caydhsadey si uu udilo markuu qabtay buu gaalkii ashahaatay saxaabigiina wuu dilay ninkii isagoo maqlay ashahaadada kadib nebiga ayuu usheegay nebiguna wuxuu ku yidhi ma qof ashahaatay baad dishay, saxaabigiina wuxuu yidhi waxaan ufahmay inuu naftiisa uun rabo inuu ku badbaadiyo oo aysan run ka ahayn, nebiguna wuxuu weydiiyey saxaabigii maqalbigiisa ayaad daalacatay wuxuuna usheegay inuu dilay qof muslim ah marba haduu ashahaatay
@saymosyofficial2801
@saymosyofficial2801 4 жыл бұрын
car hala arko ninkaas oon gaalaysiin wadin mooyee isago wax kale sheegayo shaqaadaad xasaan xuseen haysaa ma yaree noosheeg cida aad u shaqayso oo gaalnimaynta dadka kuu dhiibatay magaalada muqdisho maanta 70qof kabadan baa lagu dilay kuwii uu taageerayay baana dilay isna waxbaa gaalo noqday buu leeyahay adigu maxaad tahay ma shiikh dadka u damqada mise jecel gaalnimada dadka iyo dilkooda noo cadee bal
@ahmedhasan7767
@ahmedhasan7767 4 жыл бұрын
Dadkaan masha allh ku haayo wadadkan dadka maanta ugu danbeysay lagu xasuuqay muqdisho wuu taageersan yahay alshabab ayu taagera
@ladiyehbilehahmed4588
@ladiyehbilehahmed4588 4 жыл бұрын
wa nasiib darro in aragtidan wali jirto, aqoon dineedna sheeganayso imaankii iyo gaalnimadiina iyadu qaybinayso.
@MusseMNur
@MusseMNur 4 жыл бұрын
Waar nimanyahow anigu wadaadkam sheikh xassaan markaan dhegeysto wan isla hadlaa, waxay tahay garanmaayee.
@libanandnabilisse4028
@libanandnabilisse4028 4 жыл бұрын
Walaaloow dadka marin habaabinta iyo taxriifinta ka daa
@munajamaikhlaas6649
@munajamaikhlaas6649 4 жыл бұрын
war kan wax usheega gaalnimo ma aha wax kale kama shekayo
@bbbccbbc365
@bbbccbbc365 4 жыл бұрын
Calmaaniyada waxaa ka liiido fikirkaaka qawaarijta ah eee muslim iyo gaalba halista ku ah
@wadadahanuunka3580
@wadadahanuunka3580 4 жыл бұрын
Bal waxaa noo sharaxdaa waxa laga wado khawaariij
@bbbccbbc365
@bbbccbbc365 4 жыл бұрын
Wadada Hanuunka khawaarij waa dad diinta dhinac martay iskuna maleeyo in eee muslim yihiin sifaadka uu nabiga ku sheegayna waxaa kamid ah in ee gaaleysiyan dadka , kuwo salaad badan lkn sida falaarta ugu dhex baxdo dadka ayee ayagana ugu dhex baxdaa diiinta
@bbbccbbc365
@bbbccbbc365 4 жыл бұрын
Wadada Hanuunka maanta hadaad ak joogtid xasaan weydii sidee u aragta dadka ku dhintay ex-controle afgoye car yuusan ku dhihin waa fal cibaado wajigiiisana kama weyneysid farxad uu ku farxaayo dadka muslimiinta ah eee la xasuuuqay
@jokejoker4752
@jokejoker4752 4 жыл бұрын
bbbcc bbc beenta ma’ahan walaal intee qawarijta naga dileyn gaaal nagama dilin bal fiiiri shalay 100+ oo qof bee dileyn kii soobe 1000 eee dileyn 1 maalin gudahood ah 10 sano ee lasoo dhaafay 20000-50000 oo qof bee dileyn oo qarax, weerar iyo ee geysdeyn ku dileyn
@kaaffuu
@kaaffuu 4 жыл бұрын
bbbcc bbc .. Niinkan Sheikh maahan ilaah umada haka qabto , wuxu isku darsaday cilmi yare iyo fudiid
@abdiwahabmuse9465
@abdiwahabmuse9465 4 жыл бұрын
Gaalnimada ku degdegi ogaaa sheekhu sorry
@zermaahir186
@zermaahir186 4 жыл бұрын
War loo aqin mayo qofkii waxa ku hadla hada ma gaal iyo muslim wax u dhaxayaa jira mise adaba amin san in diintu anay caam ahyn
@jaamacmaxamed4204
@jaamacmaxamed4204 4 жыл бұрын
Kkkk waxaan kuqoslay xerta wuxuuu waydiyo waa gaaal bay leeyihin
@mohamedhashi1860
@mohamedhashi1860 4 жыл бұрын
DIIN IYO IIMAAN AAN AHAYN IN UU UMMADA GAALEEYO MALAHA LACNATULAAHI CALAYKA
@mawjama831
@mawjama831 4 жыл бұрын
Lacnadu qofkii bilaa Xaq tuuray bay ku soo noqoneysaa!. Adiga uun baa is dhibaateeyey. Cidna aad wax ka qaadayna ma jirto. Nacalad ha ku dhacdo, gaalka, munaafaqa iyo jaahilka Xaq diidka ah.
@mohamedhashi1860
@mohamedhashi1860 4 жыл бұрын
dadka muslimiinta ah ee la laynayo maalin walba dhiigooda saabuun ma ah kuwa laynayo iyo kuwa u fadwoodo ee takfiiriyiinta ah waa in xanuunka geerida wax ka dhadhamiyaan qiyaamana RABI YAAN yaan magan u wadanyahay takfiiriyiin naagah caruurta iyo abriyada muslimiintah alaayay iyo kuwa u fadwooda NACALADI HA KU DHACDO
@kaaffuu
@kaaffuu 4 жыл бұрын
mohamed hashi .. wa sax walaal. Niinkan Sheikh maahan ilaah umada haka qabto
@libanandnabilisse4028
@libanandnabilisse4028 4 жыл бұрын
Gaalaysiinta aan ka fiirsiga lahayn. Aduunka xukunkiisa ma xasaan baa wakiil ah!!!!!!!!
@abdirahmancajiib0
@abdirahmancajiib0 4 жыл бұрын
Sheekhow halkaas dib ugu laabo. Waxyaaba badan oo aadamuhu dajistay baa jira Shaaricuna noo baneeyay. 1. Shuruucda wadooyinka, taraafikada iyo nalalkaan cas midna cagaarka yahay xagee laga qaatay? 2. Shuruucda isgaarsiinta iyo qodobayntiisa internet xagee laga qaatay? 3. Xeerarka dhismaha guryaha iyo standard kooda xagee laga qaatay? Iskadaa wax kalee tartanada Qur'aanka iyo kutubta xeerar noo gaar ah baanu u samaysanay. Sheekha reer cali dictionary giisa kuma jiraan Qiyas iyo Ijtihad oo ka mid ah usuusha ugu muhiimsan Fiqihul Islaami.
@arsheey
@arsheey 4 жыл бұрын
suashada hadan ka jawaabo inshaalah horta wadada hadii la imado shericadu waxay qabtaa inay qof walbo right side ama midig kiisa ha maro. wa fahan guud o shericada waxaad ku qiyaas qadaysaa jiifka iyo cuntada. nalalka na ad shegaysid wa calaamd lagu garto qofki wadada ufasaxan(traffic light) waxay hoos geleysaa al xaqu liman sabaqa....marka dadka say ku ogaan lahayd ama nal ha ahate ama iftin macna malahan. suasha kale shuruucda isgaarsinta iyo telecommunication baab walbo ka mid ah shericadu way ka hadashay. marka wa baab wayn eeh suasha so cadee tan sedaxaad standard ka guriyaha waxay so gelaysaa ayaad quran ayaa lagu diday wax nafta qatar gelinaysaa inad samaysatid. marka guri ad ogtahay wu kugu dumi doona lama ogola hadaad adiga ledahay , dad kale na hadaad udhisaysid na wa isla xukum. walahu aclam
@abdirahmancajiib0
@abdirahmancajiib0 4 жыл бұрын
@@arsheey khayr Allaha kusiiyo sxb Diintu caqli maahan iyo sida wadaadka aad ku xirantahay uu wax u arko. Waxaa jira wax la yuraahdo Maqaasudu shacriica oo Islaamku ilaaliyay. Tusaalayaasha aan bixiyay si qaldan baad uga jawaabtay. 1. Aduunka midig iyo bidix ba wadada waa laga maraa.. Somaliya iyo Kenya isku dhinac laga maro wadada. Lakin anigu waxaan ka hadlay shuruucda traffic rules Qur'aan iyo Sunna laguma sheegin.. Misana shaaricu nooma diidin. Hadaad laysan lahayn gaari ma kaxayn kartid, hadaad laysanka gaariga yar haysatid kan wayn ma kaxayn kartid wadada mid aad bixin u gali karin ama midig u gali baa jirto, xawaaraha waa xadidanyahay. Shuruucdaas anaga aadanahaa dajisanay asalka diintana waa ku banaantahay. 2. Standard ka guryaha adigoo nafna qatar galinayn baadan saad rabtid u dhisan karin oo shuruuc ku xadidaysaa jirta maahan inaad naf qatar galinaysid. Tusaale meelaha qaar laguuma ogola inaad guri ganacsi ka shistid meelaha qaar guri deegaan laguma ogola. Golaha wasiirada inaad 5 ka dhigtid iyo inaad 20 ka dhigtid shaaricu kuma diidin adigaa xor u ah. Annaga hada company baan leenahay dastuur noo kaar ah baa jira shuruuc aan dhiganay baa jira oo la yiraahdo company policy. Waxaan leenahay hiigsiga mudada dhaw iyo mida fog. Waxaaso dhan waa kufri على مذهب حسان Waana mafhuum qaldan. Lakin asagaa u qaawan sidii aheegtay.
@arsheey
@arsheey 4 жыл бұрын
I did explain to you how accurate and consistent the Islamic sharia is. I even went to the extent of telling you that Islamic jurisprudence also pointed the usage of lanes in traffic . But unfortunately you still talk about Kenya and Somalia and how they have their choice of rights. I also vividly spoke about traffic lights but it fell on deaf ears Talking about standards of buildings or constructions I gave you the general ruling in islam that protects the general safety and welfare of people. Adiga wax wayn ayaa ka qaldan wayo sababti guriyasha standard lo yelo maba garanaysid. Danta laga leyahay wa naf in qatar la gelin. Ayaad Quran o si cumuum kahadashay ayaan kuso daliilshaday. As a certified lawyer I think I am in a better position of talking about international laws . So trust me if you will the sharia is much more broader than you can ever comprehend. Cadaamaha waxay so saaren inad waxyi camal ka dambaysid wa dulinimo runti.
@arsheey
@arsheey 4 жыл бұрын
Waxa ad shegaysid o ad ledahay company policy sh xasaan agtisa wa kufri horta si qaldan ayaad ufahantay. Wa adiga af Ingris ku qorayaa. Farqiga udhaxeyo policy iyo law wamaxay? Policies are set standards and procedures sxb...they are not laws . Sheikh wuxu kahadlay laws o dowlad. Mise company ad shegaysid dowlad weyan o dad iyo dhul ayaad xukuntaan?
@abdirahmancajiib0
@abdirahmancajiib0 4 жыл бұрын
@@arsheey dood gablan baad meesha ku haysaa! Adaa yiri wadada midig baa lagamaraa oo Diinta na amartay!. Ana waxaan kuu sheegay midig iyo bidix ba in laga mari karo eey ku xirantahay Dalka aad joogtid. Iskadaa dooda bilaashka. Sharia guides on what is halal or haram. Many things we do in our lives is not mentioned in The Qur'an or Sunnah yet is permissible to us Alhamdulillah. Also there is Qiyas as a fundamental source of Sharia law. Keen Aayada ama Xadiis ka hadlaya traffic rules. Or any other standards we set to Govern our selves that is not contrary to Islamic Sharia law? Even driving a car u need to protect the life's. It's one of the five pillars of Mqasit of Sharia (Objectives of Sharia) it's not specific to the House standards. Rasuul SAW. Xadiis saxiix buu ku yiri انتم اعلم بامور دينكم. It has nothing to do with if u r a lawyer or whatever we r talking about Sharia rules and Fiqul of Islam. If you ask Alshabaab why they killing. innocent Somalis they will recite Quranic verses which has nothing to do with their heinous crimes. Don't try to misquote Qur'an and Diin.
@jamacmaxamad6335
@jamacmaxamad6335 4 жыл бұрын
Hus wadaaada kahar
@WaayeelkaJaqafsada
@WaayeelkaJaqafsada 4 жыл бұрын
Ninkii cali wajiis mee? Hadda uu daawanayaa 😂.
@munaabdinaasir7588
@munaabdinaasir7588 4 жыл бұрын
Waayeelka Jaqafsada cali wajiis ayaa ka wadaadsan ilaahayna ha xifdiyo sh cali wajiis xasaana dhiiga muslimiinta uu baneeyay daadintooda ayaa sugaysa
@munaabdinaasir7588
@munaabdinaasir7588 4 жыл бұрын
Waayeelka Jaqafsada cali wajiis iyo xasaanba Danbigay ilaahay iyo umadiisa kagaleen ilaahay baa Kala xasaabtamaaya lkn kii dhiiga muslimiinta baneeyayna maxkamadii alaa sugaysa kaasaana ka sii daran
@WaayeelkaJaqafsada
@WaayeelkaJaqafsada 4 жыл бұрын
@@munaabdinaasir7588 hadalkeyga xasaan kumaba jiree xaggeed iila kacdey kkkkkkkk. Mise islaantii cali wajiis baad tahay 😂.
@munaabdinaasir7588
@munaabdinaasir7588 4 жыл бұрын
Waayeelka Jaqafsada kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk islaantiisi maahi waligayna ma arkin ee waxaan mooday inaad xerta sassan tahay sory
@ubdycasiis5789
@ubdycasiis5789 4 жыл бұрын
@@munaabdinaasir7588 m
@naasirkaarshe8773
@naasirkaarshe8773 4 жыл бұрын
Shiikhan horta dadka ma isaga diinta u haya oo qofkuu doonana geliya qofkuu doonana ka saara Waxaan ugu naseexayn lahaa shiikha inuu iska dhaafo acyaanta xukun kooda iyo dadka maagistiisa uu ku koobnaado wixi xaqa sheegistiisa
@bbbccbbc365
@bbbccbbc365 4 жыл бұрын
Naasir Kaarshe waxaa umaleeena in uu isku maleeyo in uu asi dadka diinta gelsho kana saari karo
@acazaam
@acazaam 4 жыл бұрын
kkkkkkkk adeer waxaa rabtaaa miyaaa in nala dhoho kufri baaa jira gaalnima jirta kan baa jira baaal cirkaa wareegeysta aadaale aaadaa
@ghuzalmaroun9476
@ghuzalmaroun9476 4 жыл бұрын
Acyaanta xukunkoodu xaqq shegid ma ahan miyaa? Walalow wad iska amusi lahyd, adigoo caami in aad culimo iyo cilmi ka hadasho ceebtada ayey mujinysa! Maxa kugu qasbaya wax ad jahil ka tahay in ad ka hadashid!
@caydaruusyusuf7548
@caydaruusyusuf7548 4 жыл бұрын
Waar inta xasaan hor fadhida ayay ku sdagtay waxay markuu yidhaa waa gaal maxay kor ugu wada dhawaaqi waayeen wlahay wuu khasbayaa waa gaalo maalin kasta joogta soomali mawada galaa waar habeeno dhan gaalo somaliyeed baanu ladirirnaa social media xasaan ku waa umada haka difaco waaq iyo balayo kajini cabuda فعياض بالله،hadii kale inta gaalo inagu maqantay isna inaguu inagu maqan yahay allaw alle sheekh xasan sheekh local walahay
@ghuzalmaroun9476
@ghuzalmaroun9476 4 жыл бұрын
@@caydaruusyusuf7548 فعياض بالله Alla maxad baqal tahay😂
@waleedmohamed3311
@waleedmohamed3311 4 жыл бұрын
Sunni shareco wada fuliya majiro, waddadku wa iska lahadley.
@yasiromer9056
@yasiromer9056 4 жыл бұрын
ماتفوه به الشيخ حسان مجانب لأخلاق أهل العلم اخشى عليه والله من سوء العاقبة اتق الله ياشيخ حسان
@yasiromer9056
@yasiromer9056 4 жыл бұрын
@Bashiircali22 sh xasan wuxu dhahay culumo oo walac o melaha kumantagayo subxanallah
@yasiromer9056
@yasiromer9056 4 жыл бұрын
@Bashiircali22 wll 25 Sano aya culumada hor fadhisanayay waligey manan maql sh o saas u hdlayo . wa lagayaba inan qaldanahay
@yasiromer9056
@yasiromer9056 4 жыл бұрын
Muslimka wu inu dhoro carabkisa Muslimka ma ahan qof faxish ah xita
@yasiromer9056
@yasiromer9056 4 жыл бұрын
@Bashiircali22 ya waye culumada saas dhehee?
@yasiromer9056
@yasiromer9056 4 жыл бұрын
@Bashiircali22 ilahey quraanka wuxu u sodajiyay in lagu dhaqmo kor ila hoos wax yar amo wax ween sh cali wajiis xita saaso dhahay lakin sh xasan wu ku been aburtay xita wuxu dhahay sh cali wajiis nabi muxamad marumesno Marka wll ani wa jeclaa sh xasan lakin walayabanahay malmahan danbo
@xikmadraadshe9345
@xikmadraadshe9345 4 жыл бұрын
Aryaa horta sheekh xassan dadka kalaba wuu bursadaaye wuuna ka hdlaaye alshabab muuka hadlo nimanka mudadii islaamka ahaay dhameeyay dhiigadano baneeystay
@mohamedhassan6174
@mohamedhassan6174 4 жыл бұрын
Horta wadadkan iyo Alshabab maxey ku kala aragti duwan yihiin. Hadaad tidhaah, alshabab dhiiga dadkey baneysatey, odayganba wakaa isna maanta baneystay. Dadkiinan alshabab mar caayaya marna dhageysanaya oo duco ugu daraya halkeydun u socotaan. Ma anaa waalan mise cadanbaa laga heesayaa.
@muhyidiinmuhammed4974
@muhyidiinmuhammed4974 4 жыл бұрын
Mayee aqoontii aad wax ku kala saari lahayd waxna ku kala ifin lahyd markay fitantu jirtana lagu badbaadayey ayaa kaa maqan, ee ducada badso aqoonta lagu badbaadayana baadi doon
@mohamedhassan6174
@mohamedhassan6174 4 жыл бұрын
@@muhyidiinmuhammed4974 Dee aqoontaad leedahey waa badbaado sow tan Alshabaab dadkii ku madhisey.
@muhyidiinmuhammed4974
@muhyidiinmuhammed4974 4 жыл бұрын
@@mohamedhassan6174 yaa yidhi al-shabaab waxay dadka ku madhinaysaa waa aqoontii lagu bad baadayey
@mohamedhassan6174
@mohamedhassan6174 4 жыл бұрын
@@muhyidiinmuhammed4974 adiga
@kaaffuu
@kaaffuu 4 жыл бұрын
Mohamed Hassan .. Niinkan Sheikh maahan ilaah umada haka qabto , wuxu isku darsaday cilmi yare iyo fudiid
@graadhobire5535
@graadhobire5535 4 жыл бұрын
Wahaabiyo iyo suufiyo suuqa isku haystaan diin iskuma haystaan kooxba kooxda kale ledahay waa gaalo .
@jaamackaasimkaasim7696
@jaamackaasimkaasim7696 4 жыл бұрын
War suufiyo kuma jirtee wahaabiyaa dhaxdooda iska haysto salafiya iyo istislaam miyaadan fahmin
@graadhobire5535
@graadhobire5535 4 жыл бұрын
@@jaamackaasimkaasim7696 waa runtaa wahabigi dhexdisa isna is haysta suufiyadii banaankas is tageen.
@daadirabbi
@daadirabbi 4 жыл бұрын
Dadka aan aqoon sharceeda uu sheeg sharceeda waa fikardo wadaado sideey diinta uu fahmeen ma aha wax ilaahey iyo rasuulka sameeyen. Intaa waxa dheer ma jiran shareeco laga wada siman yahey waa fikardo wadaado is buurinya midba midka kale marka soomaalida aad khurafaadka aad oga dhigeyso in shareeco tahey wax ilaahey iyo rasuulka yiraahdaan ka daa
@mahadsharmake4395
@mahadsharmake4395 4 жыл бұрын
Subxanalah jaahil ayathy sharecda kitaabka quranka iyo sunnada aya asal u ah “wa fikrada wadaado xageed kala timid “ shydaan ba ku waxyoody hdalkas. (ثم جعلناك علي شريعة من الأمر فاتبعها ولا تتبع أهواء الذين لا يعلمون)
@daadirabbi
@daadirabbi 4 жыл бұрын
@@mahadsharmake4395 nasiib xumo qofka jaahilka waa adi oo sidii xoolaha loo wato orod baar waa sharceeda waa fikardo wadaado is buurinya haddi lagu sheekeyey waa wax ilaah ka yimid.
@abdulqanimohamed1651
@abdulqanimohamed1651 4 жыл бұрын
Iska ogaaada
@mohamedhassan6174
@mohamedhassan6174 4 жыл бұрын
Somalidu maxey been isugu sheegtaa waligiinba sow idinka cilmaaniyiin ahaa. Alshabab ka hor ma aragteen tuug gacan la jarey iyo mid dhagax lagu dileyba, kuna darsoo xitaa berigii reer baadiyaha la ahaa XEER ayaa ay beeluhu ku kala bixi jireen. Marka Somaliyey waligiinba gaalo ayeydun aheydeen marka laga reebo inta yar ee idinka muslintey ee aad maalin walba meelaha ka aflagaadeysaan.
@mohammedhasan7919
@mohammedhasan7919 4 жыл бұрын
Inta yar .ee islamtay ma waxa ula jeeda takfiirka
@kaaffuu
@kaaffuu 4 жыл бұрын
Mohamed Hassan .. Niinkan Sheikh maahan ilaah umada haka qabto , wuxu isku darsaday cilmi yare iyo fudiid
@basedblackbeard4456
@basedblackbeard4456 4 жыл бұрын
@@mohammedhasan7919 haa, takfiirka Waa Muslim inte kale oo Dana waa gaalo.
@Pepsi765
@Pepsi765 4 жыл бұрын
Ninkaani hadii la waydiiyo sharcida bini aadamku dagsadeen ee hawada diyaaraduhu u maraan. Malaha waxuu oran lahaa waa gaal nimo
@ccasiisshxuseen6822
@ccasiisshxuseen6822 4 жыл бұрын
Wll sharciga islaamka malo wax laguma dhiso, ee inaad su'aashaa sheekha weydiiso baan kugula talin lahaa, bal aad aragtid waxa uu kuugu jawaabo, inta aadan malahaaga go'aansan. Dhib ha'ii arkin waxaan kula doonayaa kheyr. Mhdsnd.
@meysarm9668
@meysarm9668 4 жыл бұрын
K
@jokejoker4752
@jokejoker4752 4 жыл бұрын
abdirahman abdi wuuba aaminsanyahay oo barashada cilmiga maadiga sida engineering’s, doctor’s iyo culuumta kale waxoo aminsantahay in gaalnimo tahay
@hiilculumomediachanel7078
@hiilculumomediachanel7078 4 жыл бұрын
Jahil caalim ismoday oo wakano kale .
@mahadsharmake4395
@mahadsharmake4395 4 жыл бұрын
Walee wxa jaahil ah ninka shiiqa wxa uu kahdlyo aanan fahansaneen waana inta Adiga oo kle ah
@saymosyofficial2801
@saymosyofficial2801 4 жыл бұрын
car alshabaab oo umada laynayso maantana 70 qof dilay car ka hadal oo gaalo ku sheeg takfiirnimadoodana cadee hana waaline kenya ayaad u shaqaysaa oo ku tiri umadaada ha isdileene u fatwood miyaa car hadaad run sheegayso kuwaa gaalnimadooda cadee
@mahadsharmake4395
@mahadsharmake4395 4 жыл бұрын
Ma in kitaabka Rabigeen hala isku dhaqo shiiqa u taagan mya kenya ushaqeeya Adiga ba naftada wy ogthy inuu shiiqa runta kahdlyo Lkn wxd diidyso wa aaayadaha iyo axaadiista uu sheegyo (فانهم لا يكذبونك ولكن الظالمين بايات الله يجحدون)
@saymosyofficial2801
@saymosyofficial2801 4 жыл бұрын
@@mahadsharmake4395 maxaa lagu lugooyay kitaabka allah hala isku dhaqo miyaa in xasaan xuseen dadka gaaleeyo sheegaya se kitaabka dhaqistiisu kuma jirto miyaa shabaab iyo waxay dad qarxinayaan kitaab beenta kadaa kitaabka xasaan baa culimada inuu gaalo ku sheego mooyaane wax kale ba ku qornayne hana waalin hadii adiga lagu waalay sxb car kitaabka xasaan xuseen kasoo saar alshabaab iyo dadka ay qarxinayaan oo dilayaan waaka shiikhyada qorayee culimada soomaaliyeed xasaan ka badan waxaana ma sheegaan diinta ma kaligii baa dadka ugu badiya maa runta sheegtid
@kaaffuu
@kaaffuu 4 жыл бұрын
saymo SY .. Niinkan Sheikh maahan ilaah umada haka qabto , wuxu isku darsaday cilmi yare iyo fudiid
@abdirahmanhussein1899
@abdirahmanhussein1899 4 жыл бұрын
@@saymosyofficial2801 sida shiiq cali wajiis diinta wx ka shega into rabo dowlda dalimda ku tagyero mad rabi lhyd
@abdirahmanhussein1899
@abdirahmanhussein1899 4 жыл бұрын
@@kaaffuu diinta nabi mxmed wxn ahen ninka sx waye la imada wala radin mise walgu racaa sida dowlda dastuurka sameysty
@kaaffuu
@kaaffuu 4 жыл бұрын
NIINKAN WUXUU ISKU DARSADAY FUDIID IYO CILMI YARE. WAXAAN FILAYA XITA IN U MASKAX AHAAN YAHAY QOF XANUUNSAN.
@zermaahir186
@zermaahir186 4 жыл бұрын
War ma nin xadiiska kayaqanba jira soomalida wa ardaygii sh shariif cabdi nuure ragi adiga ka waynaba ka dhacayee yuu kugu quficin niyow cilmi iyo af midna ku gadhimaysane
@mahamedafey9144
@mahamedafey9144 4 жыл бұрын
Sheakh hassan cayda iyo takfiirnomada iskadaa Afkaaga bar wanaag iyo in aad si Wanaagsan oo lagu dhageysankaro aad ku hadasho Waamxay wadaado walaca iyo waxaasi waa kufri Anigu waxey ilatahey macnaha kalmada kufri maba fahamsanid Markaad wax sheegeyso waxaad u egtahey nin dagaalaya oo dad la murmaya umana eka nin dad wax nasteexo ah sheegaya Dadkan kuhorfadhiya eed wax usheegeyeo maqeybkamida in aad cayda barto ilaah kabaq cayda kadaa dadka
@sadiiqyare4424
@sadiiqyare4424 4 жыл бұрын
Horta nasteexadu way fiican tahay lkn Khalad iyo sax sh abuu salmaan kagama baahna Mid ogow Kufriga uu sh xasaan aqoon Bal adigu waxad u taqaaano sheeg Sh xasaan kufriga wxuu u yaqaan wuu cadeeyaye sheeg adigu Mideede kale nasteexo ka fiican gaalnimo iska ilaali miyaad garan Qofkii nabi muxamed scw risaaladiisii dhaha looma soo dajin caalamka dadka ku nool oo yiraahda carab bay khass ku tahay sharceeeda islaamku gaaal bay u taqaaanaaaa Eeee adigu waxad u taqaano cedeee
@acazaam
@acazaam 4 жыл бұрын
amaadba adigu nasiixa ubaahan thy ninka unasexeyhee iyo wxaa ugu naseexeynee iska soo hubi labadaaasba
@ghuzalmaroun9476
@ghuzalmaroun9476 4 жыл бұрын
Takfiirnimada iyo kuwa cayan in la caayo diinta ayey ka mid tahy lkn damiinka ayan aqonin, Waxad mudantahy in maakaal lagu siyo
@acazaam
@acazaam 4 жыл бұрын
@@ghuzalmaroun9476 kkkkkkkkkk dameeer cml sii maankaal
@saymosyofficial2801
@saymosyofficial2801 4 жыл бұрын
xasaan xuseen oon gaalaysiin wadin waa la waayay bal muu ka hadlo kuwa 70qof maanta ku dilay muqdisho ee qarxiyaya nin aan dad dilinba waa ka gaalaysiinayee
@hamzedugsie4086
@hamzedugsie4086 4 жыл бұрын
Wahaabiyadii Waa Is Haystaan Ayaantan Icstisaaam Iyo Salaf midba midka kale ayuu Leeyahay Waa Gaal Sidee Wax U Jiraan Culimo
Sh Xassaan oo ka hadlay GAALNIMADII Cabdiraxmaan C/shakuur
21:49
Qalaafe Media
Рет қаралды 219 М.
Gawraca Bisinka Ma lagatagi Karaa Mise Waa Shardhi? Sh Xassaan
25:07
Задержи дыхание дольше всех!
00:42
Аришнев
Рет қаралды 3,8 МЛН
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 8 МЛН
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 94 МЛН
Calmaaniyadu ma diin la dagaalan baa | Mise waa nidaam dawladeed?
10:22
fahanka Siyaasada sharciga ah || Sh Mustafe Xaaji
49:07
Salafmedia
Рет қаралды 25 М.
Kalimad Cusub=Ashaaciro Quraanka ma aaminsano Kutubtooda ayay kutaalaa Sh Xassaan
31:46
Baarlamanaatka & Sharciga Wuxuu Kaqabo~Sh. Xassaan Xuseen
32:18
Daarul Xadiith
Рет қаралды 41 М.
Задержи дыхание дольше всех!
00:42
Аришнев
Рет қаралды 3,8 МЛН