Sh Xassaan oo ka hadlay GAALNIMADII Cabdiraxmaan C/shakuur

  Рет қаралды 218,937

Qalaafe Media

Qalaafe Media

4 жыл бұрын

Пікірлер: 879
@isseolowahmed5860
@isseolowahmed5860 4 жыл бұрын
Gari alley taqanaye anagu caamo ayan nahay lakiin ilaahey Caqli ayuu na siiyey aan wax ku kala garano ee sheikh xasaan hadalkiisa ayaa ogu sugan inta hadashey ama culumada somalida ee maanta joogto isaga ayaa ogu xaq cadeyn badan cidii raaci iyo cidii diidiba iyadey u taalaa lakiin ninkaan warkiisa waa cadyahay marwalbo
@mohamedfadhli2620
@mohamedfadhli2620 4 жыл бұрын
Masha Allah waa sidaa Allah hakubarakeeyo afkaada caano laguqabay
@ubaxmaxamad7886
@ubaxmaxamad7886 4 жыл бұрын
حفظك الله يا شيخنا في زمان لا يوجد من يبين الحق ويضع كل شيء موضعه كم نحن نفتخر بك ونؤانسك في زمن الغربة وقد كنا ننتظر مقالتك في هذا الموقف فلقد أحسنت ووفيت وشفيت دع الأقمار تغرب أو تنير *لنا بدر تدل له البدور لنا من نوره في كل وقت* ضياء ما تغيره الدهور الله يحميك من كل سوء فلقد جاهدت بلسانك وأبليت
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 2 жыл бұрын
Libaax ummada unool ayaa tahay, Ilaahy haku barakeeyo sheekh ummadana hakugu anfaco dhamaantood, Jazakumu Allahu kheyra
@mohamedhassanali1449
@mohamedhassanali1449 4 жыл бұрын
ياشيخنا الفاضل ابو سلمان الله يحفظك من كل سوء ويطول عمرك والله لقد قلت كلمة الحق اللهم فاشهد
@irrelevant9424
@irrelevant9424 4 жыл бұрын
We - as Western Somalis in Somalia - like to proclaim our full support for what Sh. Xassaan has stated & outlined in this video, indeed it is fully in accordance with the Shari’ah of Allah & the statements of the fuqahaa’. May Allaah bless the shaykh. Aameen!
@mohamedfadhli2620
@mohamedfadhli2620 4 жыл бұрын
Aamiin may Allah bless him and protect him
@MrXamaraawi
@MrXamaraawi 4 жыл бұрын
Nope,you dnt represant us,make sure you analise sheikj xasaan dawa speeches,i listened alot of his speeches hes a extremist nr 1,by the way ina cabdi shakuur is not in the goverment hes wrong about that not even Mp,may allah guide us to the right path,aameen.
@mohamedfadhli2620
@mohamedfadhli2620 4 жыл бұрын
@@MrXamaraawi that dua is for sheikh xasaan
@irrelevant9424
@irrelevant9424 4 жыл бұрын
sayid mohamed I do not agree with Sh. Xassaan in certain issues and I differ with him, but he’s the best independent scholar we have, and when it comes to defending Islaam and clarifying the truth he simply is the best. You need to point out where he has opposed the Shariah in this video.
@raacdomedia610
@raacdomedia610 4 жыл бұрын
Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar Waxaan Leeyahay Sheekheena Ilaahay haku xifdiyo if iyo Aakhiraba. Jawaab waafiyana waad ka bixisay waanad gudatay waajibkaagii anagana Ilaahay hanaga yeelo Kuwii garta waajibaadkooda.
@kerowcade129
@kerowcade129 4 жыл бұрын
أسأل الله أن يثبتك ويعلي منزلتك ويحفطك يا شيخنا
@abdulweliahmed8832
@abdulweliahmed8832 3 жыл бұрын
Baraka Allahu fiyk Sheekh Xassaan, Ilaahay Ummada hakugu anfaco, Wixii sharwadayaal ah ilaahay hanadhaafiyo, Ilaahay diinta hanahamsiiyo Xaqana hana waafajiyo dhamaanteen
@yaxyeliban2179
@yaxyeliban2179 4 жыл бұрын
الله يعزك ويطول بعمرك ياشيخ على ماوضحت لنا من الدين ويتوجب علينا تنفيد امرك، هل من مجيب يا أمة الإسلام جزاك الله خير الجزاء
@hsndkn1882
@hsndkn1882 4 жыл бұрын
Masha Allah ....jazaahullahu kheyr......sheekh xasaan ...wa ninka daacad ah o diinka Illahey sidi saxda ah ugudbiyo asaga on cabsanin ama walugugunaca an is dhihin.....Allahuma baarik fii cumrihi....umadda wixi saxda ah ayuu usheega.....
@muhammadabdihakim3472
@muhammadabdihakim3472 4 жыл бұрын
Jazakallah Sheikh may Allah bless you and protect you ❤🌹🌹🌹❤
@Gfunkyistheshit
@Gfunkyistheshit 4 жыл бұрын
حفظك الله, احبك احبك احبك احبك في الله يا Sheekh Xasaan . Wallee horey baan usheegay Soomaali wiil baa u dhashay maalintii aad dhalatay. Kheyr iyo jazaa adiga iyo ehelkaagaba Ilaahay subxaanah ha idinku shubo. ولا يخافون لومة لائم Aayadaa waad ka run sheegtay adi iyo Sheekh Xassan Daahirba اللهم فك أسر المسلمين والمسلمات اين ما كانو. Caalamka ninka maanta gaal amaanaa ugu xun. Waa dulinimo xeeldheer oo dadka badi dhabarka ka jabineysa. Dagaal ba'an baa anaga iyo gaalo naga dhaxeeyaa markaa waa sheekadii ***Aayaayga*** macnaha waa ***daaraa-col***. La isma salaamaan bey xaaladu maraysaa.
@dekhassan7444
@dekhassan7444 4 жыл бұрын
I like this shekh Allaha ku xafido
@nasirichannel7268
@nasirichannel7268 4 жыл бұрын
Masha'Allaah shaykuna Allaha ku barakeeyo xaq Allaha kugu sugo si cad ayaad wax walbo nooga cadeysay xili ay yartahay in xaqa sida saxda lo sheega cadowga Allaha ka haayo insha'Allaaah Diintena ma dayacmeysa inti culima ado kale ay noolyihiin cimrigaaga Allaha dheereeyo Sheykh #Xasaan ☝أحبك في الله
@mohamudmohamed9359
@mohamudmohamed9359 4 жыл бұрын
Msh Allah. الله اكبر الله اكبر الله اكبر تكبير
@Shamcuun
@Shamcuun 4 жыл бұрын
Allaha ku barakeeyo Shiikh oo kaa ajer siiyo sida Khiirada leh iyo Daacadnimada ah ee aad Diinka u difaaceyso.
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 2 жыл бұрын
Aamiin
@ninweynootagay8838
@ninweynootagay8838 4 жыл бұрын
Waa sheekha kaliye aan sugo hadalkiisa markii qadiyadano kale ay dhacdo waayo wa nin diinta an ka weecan oo sidey tahay ushega allahum axfidhu fii dunya warxamhu fiil aakhirah
@newadong5916
@newadong5916 4 жыл бұрын
Aniga ayaa geed dheer iyo mid gaban ufuli insha alaah sidaan qodha uga jari lahaaaa Somalia cagta hasoo dhigo
@ashamuhammad1982
@ashamuhammad1982 4 жыл бұрын
Sheekhaan waa geesi geesi dhalay wax intaa dhahay ma maqal
@faisalabdikadir3406
@faisalabdikadir3406 4 жыл бұрын
Waxa keliya ee la rabo inu qofkasta ilaashado wa diintisa, kuwan siyasiyinta ah iyagu wa dad diintoda iibsadey hadalo meel ka dhac ahna ka dhahaya diinta, kuwas uma qalman iney madax no noqdan ama qabiil ahan lo difaaco. Ninkas warkisu wu caddeystay Alle haso hadeeyo. Anagana naguma fidneeyo. Ameen
@khalidabdi9537
@khalidabdi9537 4 жыл бұрын
mansha allah nasiib badana dadka sheekhan hoos fadhiya oo ka dhagaysta diinkooda wale waan qiirooday ilaahy khayrka haku asiibsiyo sidad diinta udifaacdaydna alle hakuu difaaco if iyo aakhiraba
@ayanlehussein1600
@ayanlehussein1600 4 жыл бұрын
Diinta Alle ayaa difaacanaaya, taasna yaa loogu soo gaban in muslim diintiisa inta aad ka saarto aad xubnihiisa cad cad aad u cuntaan. Al shabaab iyo Daacish waa buux. Alle diintiisa ha idin fahansiiyo.
@mohameddeeqxadaari4850
@mohameddeeqxadaari4850 4 жыл бұрын
Geesinimo waa taa ilayn nin ogaadeen ah oo laandheere ah ayuumbuu ahaa xasaan ilaahay cumriga ha kuu dheereeyo anaga wadaadadayada isaaqa ahi sidaa uguma hiiliyaan nebiga xaqana uma sheegaan. Hargaysa ayaa kaa soo salaamayaa sheekh xasaan geesi laandheere ah
@abdullahahmad5635
@abdullahahmad5635 4 жыл бұрын
mohameddeeq xadaari. meesha qolo Laguna hayee wacdiga dhagayso
@feasalhanad1094
@feasalhanad1094 4 жыл бұрын
Mohameddeeq xadaari Manshallh haa
@abuomar4929
@abuomar4929 4 жыл бұрын
Culumada qabiil malaha
@siidowcabdullaahi1604
@siidowcabdullaahi1604 4 жыл бұрын
Maasha Allah wa jazaaka Allahu Allahu weyr sheekh alfaadil sh.xasaan xueen aadan جاءالحق وزهق الباطل،،، قل الحق ولو كان مر
@macalinmohamudismail3673
@macalinmohamudismail3673 4 жыл бұрын
Jasaakallaahu qeeran sheekh xasaan xaqa ayuu cadeeyaa marka ay culimada qaar qariyaan
@nooralas6636
@nooralas6636 4 жыл бұрын
Masha Allah jazaka laahu khyr shiikh ilahay cimri iyo caafimaad Haku siiyo
@inaxassan3074
@inaxassan3074 4 жыл бұрын
allaaha ka raalli noqdo sheekh xasaan runtii waa caalim ka run sheegay diinka sida aad uqiirootay ayaan kuula qiiroonay yaa sheekhanaa, hadaan nahay dhalinyarada soomaaliyeed afka ayaan cidda udari doonaa kuwa lamid ah Cabi Kafuur
@sacdiyohussein6940
@sacdiyohussein6940 4 жыл бұрын
Ma shaa Allaah Allaah hanoo kadaayo hana ku xifdiyo geesiga islaamkoow sh xasaan
@aasiyacabdullhi1890
@aasiyacabdullhi1890 4 жыл бұрын
AamiiN Aamiin
@aasiyacabdullhi1890
@aasiyacabdullhi1890 4 жыл бұрын
AamiiN
@mustaqbalchannel9396
@mustaqbalchannel9396 4 жыл бұрын
Masha allah si wacan baa ugu hadashay al sheekh abuu salman alle haku xafida jawaabtaadana waa sugayey aad iyo aad
@abdallanuur5667
@abdallanuur5667 4 жыл бұрын
Msh allh baraka allhu fiikum shekh
@enlightofislam9211
@enlightofislam9211 4 жыл бұрын
الله اكبر يا شيخنا يا بطل الصومال الله يحفظك يا شيخي والله معك نموت ونقوم 🌹🌹
@user-pr3dg2lf2q
@user-pr3dg2lf2q 23 күн бұрын
جزاك اللهُ‎ جزاك اللهُ‎
@maryamamaxamud295maxamud2
@maryamamaxamud295maxamud2 4 жыл бұрын
Sheekh xasaan baarakallahu fiika sifiican baa uga hadashey ilaahey imaanka iyo taqwada iyo geesinimada rabbi hakuu ziyaadiyo aamiin.
@chemre1391
@chemre1391 4 жыл бұрын
كلامك يشفي الصدور يا شيخنا وبطلنا حفظك الله ورعاك
@osmanodowa7241
@osmanodowa7241 4 жыл бұрын
ماشاء الله جزاك الله خير فضييلةشيخ حسان أدم
@ashamuhammad1982
@ashamuhammad1982 4 жыл бұрын
Awlalba Sh Umal Waad is hayseen Sh Hassan waana wllkaa balse Sh Umal si fiican buu u hadlay hadalkiisuna waa cadyahay.
@ajah1503
@ajah1503 4 жыл бұрын
Sheikh Xasaan Wa ahlu Tawhiid Allah barakeeyo
@hamzaabdiazez3070
@hamzaabdiazez3070 4 жыл бұрын
Zajakallahu kheyran sida aad noogu cadeysay xaqqah الله يحفظك من كل شر
@HassanAbdi-n4y
@HassanAbdi-n4y 2 күн бұрын
Ilahayow cadowga kaa qabo janadii fardowso Allah ha ku geeyo
@ismailabdigeesey1491
@ismailabdigeesey1491 4 жыл бұрын
Markii ugu horeesay oon ku arkay waxay aheed dood sh xasaan vs sh umal balse wax badan ma ogeene waa lcanaday sheekha kalsooni umal uqabay owgeed haddana allah dartiis ayaan kuu jeclahay iska key cafi
@sucadaabdullha4361
@sucadaabdullha4361 4 жыл бұрын
Amiin shikh allha kuxifdiyo
@Tinishcade
@Tinishcade 4 жыл бұрын
Ilaahay baan ku dhaartaye qalbiga ayaa I xanunayo, sheikha sida u hadalka u cadenayo, dhanka kalena culumo sheikh hassaan radisa ayaa jirta, sida darted zaman adag ayaanku jirna xaqa Allah nawafajiyo. Balse aniga sheikh Hassan kuma doorsanayo nin qaba Nabi Mohamed scw ba injir laga guraye 😭
@entertainmentchannel5995
@entertainmentchannel5995 4 жыл бұрын
Manshaallah barakallah shekh
@Mohammad-mk6or
@Mohammad-mk6or 4 жыл бұрын
Allahummaj Calna Minas Siddiqinn Fid Dunya Wal Akhira. Allahumma Amin Ya Rabbal Caalaminn.
@tuugajabsadayoutubka6180
@tuugajabsadayoutubka6180 4 жыл бұрын
Mansha, allaah Alle haku xafidoh shiikheenoow 😍😍😍😍😍😍
@shagra-mo3wu
@shagra-mo3wu 4 жыл бұрын
Jazaakalaahu kheyran yaa sheykhanaa ilaahay hakuu dambi dhaafo waad gudatay amaanadii waad gudatay wlhi howshaana anaga ayey nootaalaa waana qaadanay amar kaaga caalimkii diintow insha allaah mardhowna dilkiisa ayaad kuraaxeysan doontaa sida aad uga murugootay hadalkiisa muslimiintuna ha uduceeyaan rijaasha kumaqan howlgalka gaalkaan iyo waxa lamidka ah insha allaah
@dadnimomedia165
@dadnimomedia165 4 жыл бұрын
Jazakallaahu kheyran yaa sheekhanaa alle hakaa raalli noqdo,maalin inbadan aysan xaqqa caddeyn ayaad xaqqa caddaystay diinka allane ugargaartay. Sheekh Xasaan sidiini ah oo xeeldheer waa uga hadlay qadiyaddan, sidoo kale wuxuu wajiga ka fayday murji'ada umadda beenta usheegtay. alle waa ogyahay culimada diinta ka run sheegay iyo kuwa khudlaamiyay
@mariaissa7703
@mariaissa7703 4 жыл бұрын
Kurtun Hassan Murji’a ma ahanee Jahmiyada dheh walal! Murji’a ma ahan kuwan baabul Kufri marka la marayo Ee Jahmiyo... Allaha lacnadee! Murji’adu Ahlul fiqhi wal athar bay ku jeel tahay marka Kufri hala qeyxo la yoraahdo; (Ictiqaad , qowl iyo Camalba kufrigu wuu galaa bay qabaan Murji’o)... ee dhibkoodu waxa weye kaliya marka Iimaan la sharxayo! Barakallahu fiik
@HassanAbdi-n4y
@HassanAbdi-n4y 2 күн бұрын
الله يحفظك ويطول عمرك
@hargeeleugaaska2759
@hargeeleugaaska2759 4 жыл бұрын
Maasha Allah tabarakallah yaa fadiilatu sheekh xassaan. Waa geesi xaqa ku aadamo
@mohamedabass2086
@mohamedabass2086 4 жыл бұрын
Jazakallahu kheir
@axlaamnuura2591
@axlaamnuura2591 4 жыл бұрын
الله أكبر الله أكبر حفظك الله من كل شر وبلية يارب ارزقه هذا الشيخ بجوار قائدنا وقدوتنا ونبينا محمد صلي ألله عليه وسلم يارب أكده بالدفاع عن الدين
@user-yn1uz2ku5d
@user-yn1uz2ku5d 4 ай бұрын
شيخنا الحبيب شيخ الإسلام حسان حسين آدم ابوسلمان حفظه الله ورعاه
@zeynepabdalla1699
@zeynepabdalla1699 4 жыл бұрын
Jazakallahu kheyra allaah haku xifdiyo sh abuu salmaan
@suhaybnuurdiin2372
@suhaybnuurdiin2372 4 жыл бұрын
wlhi sh xasaan diin jcl ayaad igu beertay
@ahmedalisheikh3656
@ahmedalisheikh3656 3 жыл бұрын
M.a dinta in lacadeyo wa wajib
@WaayeelkaJaqafsada
@WaayeelkaJaqafsada 4 жыл бұрын
اللهم عليك بعناية شيخ الإسلام حسان حسين☝👐 🖐🖑
@yaroowechannel8134
@yaroowechannel8134 4 жыл бұрын
قل الله ماهديه
@abdullahifanah4940
@abdullahifanah4940 4 жыл бұрын
ماشاء لله تبارك الله الله يحفيك ويبارك في عمرك ❤❤❤🙏🏼.
@sadiiqxasan7414
@sadiiqxasan7414 4 жыл бұрын
ما شاء الله الشيخ حسان حسين آدم....... كرم الله وجهك
@mohamedabass2086
@mohamedabass2086 4 жыл бұрын
Asc
@dixaakmedia
@dixaakmedia 4 жыл бұрын
ilaahow sheekh xassaan barakeey
@AbdirahmanMAli-gc4jp
@AbdirahmanMAli-gc4jp 2 жыл бұрын
17:50 need to be corrected, الآية: ﴿ إِنَّا أَنْزَلْنَا إِلَيْكَ الْكِتَابَ بِالْحَقِّ لِتَحْكُمَ بَيْنَ النَّاسِ بِمَا أَرَاكَ اللَّهُ وَلَا تَكُنْ لِلْخَائِنِينَ خَصِيمًا ﴾. ♦ السورة ورقم الآية: النساء (105).
@AbdirahmanMAli-gc4jp
@AbdirahmanMAli-gc4jp 2 жыл бұрын
Any may Allah reward are beloved sh.xassan
@mohaazeadesh8514
@mohaazeadesh8514 4 жыл бұрын
Mansha Allah Sheikh may Allah protect you.
@user-kj3bc1cg9i
@user-kj3bc1cg9i 4 жыл бұрын
بارك الله فيك وجعلك ذخرا للاسلام والمسلمين
@mohamedsiratchannel1700
@mohamedsiratchannel1700 4 жыл бұрын
Jazakallah sheikh Hassan Hussein Abu Salman dar Ilah ayan kujaclhy sheikh qow
@sadiiqxasan7414
@sadiiqxasan7414 4 жыл бұрын
حفظك الله ورعاك عبر الأيام والدهور
@Mohammad-mk6or
@Mohammad-mk6or 4 жыл бұрын
Allahummaj Calna Minash Shouhada Fid Dunya Wal Akhira. Allahumma Amin Ya Rabbal Caalaminn.
@Mohammad-mk6or
@Mohammad-mk6or 4 жыл бұрын
Allahumma Dammar Al Munafiqinna Fi Kulli Makaan. Allahumma Amin Ya Rabbal Caalaminn.
@aasiyacabdullhi1890
@aasiyacabdullhi1890 4 жыл бұрын
Masha Allah Sheikh Xassaan Abuu Salmaan Alle Haku Xifdiyo Aduun Iyo Aaqirabo Wllhi Alle Dar tiis Ayaan Kuu Jecelnahy Sida Aad Xaqa Ugu Cadeysid Muslimiinta Alaah Wadada Xaqa Ah Aad Ku Taagan Tahy Alle Hakugu Sugo
@ismailmohamed9626
@ismailmohamed9626 4 жыл бұрын
No Demuqradiyad Fedral Qabil dulmi 4.5 Calmaani shuuci Ma Rabno Madax Diiiday Sharciga Alleh Ma rabno ilahow Qatumada Wanagsan Iigu Oofso Sharciga Alleh Maxa Lagu Diiidayaa Waa Suale Madax Diiday Sharciga Alleh Ma Tageerayo Dhimisha Ka Khayr Badan Ogaaada Allahu akbar Sharciga Alleh Wax Walbo Bu Iigala Qaalisan Yahay Ilahow Shahi id Iigu Dil Iiguna Noolay Allahuma ameen
@halimagabow8050
@halimagabow8050 3 жыл бұрын
Shekhana. Allah kubarakeyo. Cadowgana. Allah kahifthiyo
@ismailmohamed9626
@ismailmohamed9626 3 жыл бұрын
@@halimagabow8050 وجزاك الله خيرا الجزاء ان شاء الله اختي
@waqaasmedia5769
@waqaasmedia5769 4 жыл бұрын
Masha allah jazakallahu kheyr sh xasaan abuu salmaan allah ku xafido
@ismailmohamed9626
@ismailmohamed9626 4 жыл бұрын
Shekh Xasan Mahadsanid Wajazakalahu Khayree Inshallah Ilahow Culumada Xaqa Ah Alleh Hanoow Xifdiyo Mar Walbo
@macaankaislamka7578
@macaankaislamka7578 4 жыл бұрын
جزاك الله خير يا شيخ الفاضل حسان حسين آدم حفظه الله
@mohamedabass2086
@mohamedabass2086 4 жыл бұрын
Asc
@yahyesiyad4881
@yahyesiyad4881 4 жыл бұрын
Mashaallah barak Allah fik ya sheik hassan
@wadadahanuunka3580
@wadadahanuunka3580 4 жыл бұрын
Sheekha Allaha sugo xaqana hawaafajiyo markasta asiga iyo anagaba
@hanadfarah6614
@hanadfarah6614 4 жыл бұрын
Mansha allah
@dabdhamaagchannel3420
@dabdhamaagchannel3420 4 жыл бұрын
جزاك الله خيرا
@HamzaHamza-kt2lo
@HamzaHamza-kt2lo 4 жыл бұрын
Sheekheena Allaah ha dhworo wuxuu bidhaamiyay wax ay ka ganbadeenWadaad xumayaashii ku dhiiran waayay in ay sheegaan xukunka Cabdulkafuur Cabdid'diinaar, waxaa hubaal ah in UMada ay maanta wax fahansantahay oo anan la marin habaabin karin, wuxuuna Allah ku sharfay culimo xaqa shegysa iyagoo anan mid dagaalamay dagaalkiis anan u aaba yeeleynin.
@jeeswano7047
@jeeswano7047 4 жыл бұрын
SHEIKH qabiiliiste aaqiro albaabka naarta fadhiyo weeye waana al shabab uray ee sheikh maaha kan
@inasuno4556
@inasuno4556 4 жыл бұрын
شيخنا أباسلمان حفظك الله وهداك وثبتك علي الحق
@faatixchannel8609
@faatixchannel8609 2 жыл бұрын
جزاك الله خيرا شيخنا الفاضل
@abdinasiralio8826
@abdinasiralio8826 4 жыл бұрын
الله يكرمك بحوار رسوله صلى الله عليه وسلم في جنات النعيم
@Mohammad-mk6or
@Mohammad-mk6or 4 жыл бұрын
Allahumma Acizzal Mujahidinal Murabitina Fi Sabilika Fi Kulli Makaan. Allahumma Amin Ya Rabbal Caalaminn.
@wiilsomaliyed5257
@wiilsomaliyed5257 4 жыл бұрын
😓
@theknight8460
@theknight8460 4 жыл бұрын
Libaax iga dheh, ilaahay haku xifdiyo.
@dr.khadarmohameddaud6993
@dr.khadarmohameddaud6993 4 жыл бұрын
masha allah masha allah... alle ha ku barakeeyo sheekh
@cumarcusmaan420
@cumarcusmaan420 4 жыл бұрын
جزاه الله خيرا
@samadon12official28
@samadon12official28 4 жыл бұрын
ماشاء ألله الشيخ حسان حسين اءدم أحبك فالله
@Salman-id5kz
@Salman-id5kz 4 жыл бұрын
Allah ha dhowro sheekh xasaan Waa caalim cilmigiisa ku camal falay - ka ma naxsabuh
@faarahhassan5733
@faarahhassan5733 4 жыл бұрын
Masha allah sheikha xassaan xusen aadam.abu salmaan allah haku xifdiyo wlaahi culimada kashakisan ayaan layaabay Aniga ninkaas gaalnimadiisa allah cimrigaada haino barakeyo ya sheikhaana
@maxamedcabdi7379
@maxamedcabdi7379 4 жыл бұрын
Maashaa allh sheikh xasaan allow oo xafid waa sheikh kaliya ee runta taabta geeesi geesi dhalay
@mohamedsharif2030
@mohamedsharif2030 4 жыл бұрын
Masha Allah jazakallahu kheyr sheikh xaqa cadeenteeda waa waajib sharci ah wanaga Allah kugu manesteyna Allah Waxaan kabaryenaa aafadan socota in uu dhinaca naga mariyo shaley waxaan iskudileney kursi qabiilesi dhul maanta waxey maresaa arinka in diinta laga been shego kitabka Alle iyo suubaneheen SCW
@cumarofthelegen7775
@cumarofthelegen7775 4 жыл бұрын
Allaha aduunyo iyo aakhiro noloshada ha iftiimiyo
@dr.kassimabdulkadir2521
@dr.kassimabdulkadir2521 4 жыл бұрын
أكرمك الله شيخ حسان وبارك فيك
@goldensilver210
@goldensilver210 4 жыл бұрын
Masha Allah. Allah haku barakeeyo. Sida aad daboolka ugu qaaday
@cumareymacalin6626
@cumareymacalin6626 4 жыл бұрын
Mashaa Allah Allahu akbar Allah kudhowro sheykhanaaa Abuu Salman
@aliaden5768
@aliaden5768 4 жыл бұрын
M.a si fcn waa sidaas allab haku dhowro
@aminhussein8192
@aminhussein8192 4 жыл бұрын
M.a sh Hassaan xafidhahullah قل الحق ولو كان مرة
@mohamedabass2086
@mohamedabass2086 4 жыл бұрын
Sheikh xassan may Allah sw grant you jannah firdows
@dul-qarnaynventures5113
@dul-qarnaynventures5113 6 ай бұрын
SHEIKHUL ISLAAM ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ XAFIDULLAH
@nasteexfaaraxali2675
@nasteexfaaraxali2675 4 жыл бұрын
Sheekh Xasaan Allaha ku sugo, Allaahna haka raali noqdo. Wlh Allaah dartiis baan kugu jeclaanay inaad xaqqa cadeysid, cidna aadan cabsan adigoo maanta u nugul in gaalo iska kaa qabsan karto. Maanta haddii aynaan geesinimadaada iyo cilmigaaga iyo thabaatkaaga weheshan lahayn, Culimaa'u salaadiin baa isaga kaaya ciyaari lahayd oo hadba dhinac noo jiidan lahayd. illaahey waxaan ka baryeena inuu xaqa kugu dilo, kaana raali noqdo, waxaan marqaati ka nahay in aadan diintaada abid gorgortan ka galin, Allaah hortiisana kaaga marqaati kaceynaa.
@abdisalamabdi3464
@abdisalamabdi3464 4 жыл бұрын
Aamiin allaahumma aamiin
@engyasirhazzen1293
@engyasirhazzen1293 3 жыл бұрын
aallahu akbar allahu akbar jasakalaah khayr sheikhuna waa d asiibtay karamalah camuuuuuu
@ahlusunahmedia8868
@ahlusunahmedia8868 4 жыл бұрын
جزاك الله خيرا شيخي الحبيب
@salmaanaadanaadam1660
@salmaanaadanaadam1660 4 жыл бұрын
shiikh alaah haku xifdo
@qarnicusub5339
@qarnicusub5339 4 жыл бұрын
Mashallah sheekh xasaan Allaha Ku barakeeyo si daacad ah ayaad u hadashay
@cumarofthelegen7775
@cumarofthelegen7775 4 жыл бұрын
M.a Sheikh Xassaan
@yasirbinsiraaj6304
@yasirbinsiraaj6304 4 жыл бұрын
XafithakAllah
@realwarya5699
@realwarya5699 4 жыл бұрын
فضيلة المجاهد شيخ الأسلام ابو سلمان
@hamseismacilcanada6801
@hamseismacilcanada6801 4 жыл бұрын
Hooyada hawaso
@________________8789
@________________8789 4 жыл бұрын
Adiga uun baa hooyadaa caysay doqon
@yeshuasage3724
@yeshuasage3724 4 жыл бұрын
@@________________8789 hadifaacin argagixisada adigu nacas
@wiilsomaliyed5257
@wiilsomaliyed5257 4 жыл бұрын
Fatwadiisa maantay hirgashay kii ku farxay iyo kii kanaxayba
Calmaaniyada Dahsoon iyo Wadaado Calmaaniyiin ah || Sh Xassaan
8:08
Incredible magic 🤯✨
00:53
America's Got Talent
Рет қаралды 68 МЛН
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
MrBeast
Рет қаралды 47 МЛН
Xaaji Cali Shoocaac oo Ujawabay Raysal wasaare Abiye Ahmed
12:47
Taariikhdii Cabdulaahi Binu Maslamah oo kooban || Sh Xassaan
7:39
Qalaafe Media
Рет қаралды 20 М.
Qiso Cajiib Ah || Cadowga Allah Hadad Fursad Kuhesho Lama Cafiyo Sh Xassaan Abu Salmaan
11:25
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 15 М.
Qisadii Dagaalkii Badar Taladii Cumar RA Ubixiye Iyo Siduu Quraanka Uwaafaqe Sh Xassaan
23:41
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 33 М.
Qissadii Abii Dar Alqifaari iyo Dhibkii loo gaystay Sh Xassaan
19:40
Sheekh xasaan oo Gaaleysiiyay dadka Dastuurka Qora iyo kuwa qaata
13:37