No video

CAMBE BEERO QAAB CASRI AH OO FAA'IDO BADAN

  Рет қаралды 45,286

Zakariye Abdullahi Ali

Zakariye Abdullahi Ali

Күн бұрын

Muuqaalkan waxayn u duubnay dadka xiisaynaya ganacsiga beeraha gaar ahaan Cambaha sida looga faaidaysan karo qaab Ganacsi ah.
#Horumarsamee

Пікірлер: 123
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 5 жыл бұрын
Casharka ugu muhiimsan Mango Grafting ka barta muuqaalkan dhexdiisa. Wixii aad ka faaiday hoose iigu qor ila wadaag. Instagram aan iskala socono. Www.instagram.com/zakariyecaawiye
@hanadayuupcqaadir4011
@hanadayuupcqaadir4011 5 жыл бұрын
Zakariye Abdullahi Ali mahadsanid walalo waxan kaa codsan lahaa inaad inoga waranto warshadaha biya soo saaro iyo sida somaliya looga hitgalinkaro shukran
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 5 жыл бұрын
Adaa mudan walal aqoon warshadaha biyaha uma lihi xogna kama hayo markaa walal suaashaa wax badan kuguma dhaamo.
@quudkaquluubta1821
@quudkaquluubta1821 5 жыл бұрын
Sakariyow Walalaal mahad sanid. Ball waxaad ka warantaa sida loo iib geeyo xabxabka macnaha suuq gayntiisa
@ifrahahmes3695
@ifrahahmes3695 5 жыл бұрын
Mahadsanid wll anigu waxan rabaa gurigeyga inaa wax kubeerto maiisuurtagalikartaaa
@tyank3705
@tyank3705 5 жыл бұрын
Thankz king
@habibamursal3942
@habibamursal3942 2 жыл бұрын
Waan u duceeya wiilakn qayr Allah ha ku siiyo runtii program daada waxbadanbaan ka faiiday aad
@Abdifatah-d7y
@Abdifatah-d7y 5 жыл бұрын
Ninkaan cilmi baa ka guuxaya mashallah
@soomaalidageeska186
@soomaalidageeska186 5 жыл бұрын
Caqabadaha ugu waawayn. Ee nahaysta hadaan beeralay nahay waxaa waaye majirto dawlad awood leh oo cantrol sha Wixii wadanka soogalayay mxaa yeelay sababta aan wax ubeeran laana'ay waxaa weeyi marka ay beeraheenu soo baxaa ayaa waxay wajahaan suuq xumo waayo waxaa saacad walba kusoo qulqulaya khudaar ka imaanaysa wadanka dibadiisa balse hadii laheli lahaa dawlad socodsiisa waxsoosaarka dalka iskana control sha waxa dibada ka imaanaya wadanku wuxuu ka maarmi lahaa khudaar dibada ugah timaada Balse inta khudaarta Ethiopia inagu socoto khudaarta wadankeenu manoqonayso mid suuq leh Suuq la aantuna waxay keenaysaa in lagu dhiiran waayo waxsoo saarkii dalka
@habilgaraad2441
@habilgaraad2441 2 жыл бұрын
Xagee jogtaa wll
@kubedelnoloshadamacankadii2947
@kubedelnoloshadamacankadii2947 5 жыл бұрын
Beutyfull lucture Sakariye allllah yahfidak
@abdirahmanabdikarem7416
@abdirahmanabdikarem7416 5 жыл бұрын
Mahad aad u baladhaan wlaaL Sakeriye Waxaan Filayaa inaan wax badan kaa faaidneY aad Baan kaaga mahadcelinaynaa👏
@abcoonline6207
@abcoonline6207 5 жыл бұрын
runtii nin dhalinyara ah oo maskaxdiiau fiican tahay baa tahay runtii mashaa allaah
@hamdicabdi8535
@hamdicabdi8535 4 жыл бұрын
Jazaakaallaahu khayr zakariye wadankeenu waa qani beerahana waa arinta ugu muhiimsan ee loo baahan yahay, soomaalidu ma aha dad shaqo badan.
@ashaabdi8962
@ashaabdi8962 5 жыл бұрын
Barak allah
@mahamedmahamud911
@mahamedmahamud911 2 жыл бұрын
Waa mahedsan tahey walalkey waxa igu balen in aan sameyo fikradada waana ku tala jirey lakiin adiga ayaa igu dhiri galiyay waana mahedsan ajir Allah ha ka siiyo walalkey
@allowikaalmeyofficialchane4488
@allowikaalmeyofficialchane4488 9 ай бұрын
Asc. Mahadsanid wll.
@kaltunahmed3518
@kaltunahmed3518 10 ай бұрын
MASHA allh
@dhaqanemedianews1570
@dhaqanemedianews1570 Жыл бұрын
Mnsha Allh
@shukrihaji6958
@shukrihaji6958 5 жыл бұрын
Asc wll Mansha llah waad mahad San tahay waxaan ubaahan ahay meel aan kaala soo xidhiidho caaweso raba fikir aan qabo
@ospite66
@ospite66 Жыл бұрын
Brother I used export mango and avocado to UK & EU. Currently I am based in Somalia and there is no cold chain or the county lacks the basic certification required for export. Ie. Euroguard or globalGap certificates.
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Let’s talk about it more InshaAllah brother Email me at Consultzakariye@gmail.com
@beautyofislam8253
@beautyofislam8253 5 жыл бұрын
Masha Allah akhi, jzk Allah khayran.
@user-zr9eh3xl7b
@user-zr9eh3xl7b 3 жыл бұрын
Maa shaa allaah walaal waad mahadsantahay ilaahay hakaa abaal mariyo
@fartoonfq3657
@fartoonfq3657 5 жыл бұрын
masha alah tabaaraka alaah waa barnaamij aad u wanaagsan mahadsanid wall
@saddambarrow6364
@saddambarrow6364 5 жыл бұрын
Lkn cambaha Somalia 5 sano ayuu kusoo baxaa
@shayga5656
@shayga5656 Жыл бұрын
Ethopia 6 months bu ku baxaa
@farxiyoahmed5613
@farxiyoahmed5613 5 жыл бұрын
Aad baad umhdsanthy wll qaali wxaaad iisheegtaa anoo gurijooga ooo haytana intarnate sideee ayaan wax kubran kraaa anoo joga xafdayda? mahdsanid
@khaliddirie2374
@khaliddirie2374 5 жыл бұрын
Walahi zakariye waa nin culus.waa dhiirigaliyahayga oogu weyn runtii.
@saddambarrow6364
@saddambarrow6364 5 жыл бұрын
Maashaa Allah walaal jira
@bilaladan9860
@bilaladan9860 Жыл бұрын
Alaha kubarakeyo cimigaga wad nofaidayse
@hoobaanhawd
@hoobaanhawd 5 жыл бұрын
Mar walba waxaan ku fikira inaan sameeyo ganacsi kala duwan Beeruhuna waa fikir ka mid ah fikridahayga bal wlle tale iga sii
@sahalabdiladif3517
@sahalabdiladif3517 5 жыл бұрын
mahadsanid walaal
@abdiwahabahmed8144
@abdiwahabahmed8144 4 жыл бұрын
Masuuul qalabka ICE CREAM ka lagu sameyo maad xogtooda inoo soo diyaarisid adigo mahadsan
@iqraahmed8314
@iqraahmed8314 5 жыл бұрын
Wadkumahadsan tahay wllo waxan ahay ardeyad beeraha barato waxana kafaidey fikrado tira badan so waxn kuweydina adigo og dhibatada beeraleyda somalia iyo waxsoo sarkooda manta maxaa ugu haboon ee dalkeen loga faideysankaro mudo halsano dhaxdee dhanka beeraha
@bashiiryasin9463
@bashiiryasin9463 4 жыл бұрын
Waa dhibato taagan weeyan gobolada iyo waqooyi iyo bari dhaqalaheedu wuxu ku xiran yahay Ethiopia
@Happyqaali
@Happyqaali 5 жыл бұрын
Masha allah tabarakallaah jazakallahu khayr wall
@faaruqali9179
@faaruqali9179 5 жыл бұрын
Mashallah sxb adaa umhdznthy runtii waxaa isoo jiitay oo laqirooday Kenyaatigu sidey uga faa`idaysteen khudaarta siiba Cambaha Anagana nasiib daro wax walba oo beerah anaga uga horayno Kenya hadana kama faaidaysanoo Mooshin iyo Siyaasado aan dhamaaneen baan ku mashquulsanahay marka Nasiib daraa ku habsatay Umada Somaaliyeed Aduun tagyay anagana saacad walba waa isku mashquulsanahy
@hananomar2490
@hananomar2490 4 жыл бұрын
Maashaa Allaah shugraan wallaakey wax badan ayaan kaa fiidey
@laandheerelapomaaha9442
@laandheerelapomaaha9442 4 жыл бұрын
AQOOON YAHAN SOOMALIYEED weye ninkaaani allaH hku xifdiyo zhb mcn
@samanjecel6079
@samanjecel6079 Жыл бұрын
MashAllah
@jajuumownasta1960
@jajuumownasta1960 5 жыл бұрын
Mahadsanid bro wxan kaa codsanayaa in aad sogalisid sida lobero baradhada ama potatoes ka mahadsanid
@and-lc8wy
@and-lc8wy 5 жыл бұрын
Alle haku xafido akhiriyo adun qof waxata dadkisa aad ugu dadalaya Sakariye nin raga
@sucadahmed2765
@sucadahmed2765 5 жыл бұрын
Asc wll waxan haystaa dhul ilaa afar guri loga dhisi karo . Hada ma rabo inaan guri ka dhiso Lkn waxaan rabaa inaan waxa kale ku samayo . Bal ila tali
@cabdirashiidcamar7634
@cabdirashiidcamar7634 4 жыл бұрын
اَلسَلامُ عَلَيْكُم وَرَحْمَةُ اَللهِ وَبَرَكاتُهُ‎ Wanku akhii fillaah waxan kuwaydiinayaa wllo cambaha markasta oo anbeero markuu sooyara baxo geedku ayuumbuu iga xumaanayaa markaa sideebaa ugu fudud oo an ubeeri karaa oo uu iiguna bixikaraa geedkeedu inuu iga xumaadana aan uga ilaalin karaa wanan kusalamayaa wllo
@awaleahmed1287
@awaleahmed1287 5 жыл бұрын
Mahadsanid sakariye. Suaaal:- geedkiii yaraa ee 3jirka ahaa markaan ku sameeyey mango grafting ee uu dhalay Sanadkaas. Sannadwalba ma sidaas oo kale baan ugu sameeynayaa mango grafting mase wixii intaas ka danbeeya isagaa iskiis udhalaya.
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 5 жыл бұрын
Iskuu buu u dhalaya
@abdirizakmuseibrahim513
@abdirizakmuseibrahim513 3 жыл бұрын
masha allh hakadaaalin in aa figradaada qaaliga soo gudbiso
@najiibsacadnuur8580
@najiibsacadnuur8580 4 жыл бұрын
ProTher LiBaX TaHaY HoreH usocoH xHiB qaaaaLiH.....❣
@mohamednoor5084
@mohamednoor5084 5 жыл бұрын
sxb thanks
@fadumoshugri6245
@fadumoshugri6245 2 жыл бұрын
ManshaAllah si fiican baad noo fahansiisay Allah Caqliga iyo xoogba hakuu barkeeyo
@yoonisabdirahman3484
@yoonisabdirahman3484 5 жыл бұрын
ASC zhp waxn kagabahna hawl ema isodirikarta emailkaga
@ayan5790
@ayan5790 5 жыл бұрын
Zakariye wuxu juhdi ku bixiya inu dhalinyarada wax wanagsan kuso kordhiyo idinkana walaliyal haka baqeylina like ta & subscribe ta weliba share ta, Jazzakallah kheyr walalkey
@raxmiinawadani1306
@raxmiinawadani1306 3 жыл бұрын
Somalia side baradho logu beeri kara wllkey arintas bl waqti gali ajar alh ka siyo waa bahida igu wayn sbbto ah itoobiya noga imata si uga marano
@karrinaomar6336
@karrinaomar6336 3 жыл бұрын
Masha allaah masha allaah
@maryamali3407
@maryamali3407 2 жыл бұрын
Sakeriye dalka kaalay oo Las caanood beer
@RahmaAhmed-bj5bz
@RahmaAhmed-bj5bz 3 жыл бұрын
Walal geedka asaga oo dhan miya midka kale kubeeraya afka sida aad hada noshegty caleentana kili miyaa laga jaraya
@alimubarik6172
@alimubarik6172 2 жыл бұрын
Ascm will waxaad iga soon warbixisaa Sida wax looga gato Alibaba iyo sida uu safe u yahay sida loola xidhidho mudo dheer ayaan ku taxanaa shabakadan dhinaca gadiidka ayaan rabay inaad iga waa sida wax looga gato iyo inay ku soo shipping garayn karaan sida loo iska eegi karo
@abaabakaraadan7260
@abaabakaraadan7260 4 жыл бұрын
Asc wll aad ayaad u mahadsantahay sida aad oogu faaideyneysid dhalinta Sxb barnaamijka beerashada cambaha waa arin wanaagsan aanna qorshahiisa hada aan ku jiro Waxaa kale oo aan anigu muhiim u arkay in aad nooga soo war bixiso nursery operation Ama barbaarinta geedaha lagu soo barbaariyo meel gaar ah ka hor intaadan beerta keenin Nursery operation kaas waa u muhiim beeraleyda marka codsigu wuxuuw yahay sida loo sameeyo qalabka loo baahanyahay iyo xog guud
@idaajaayare8444
@idaajaayare8444 3 жыл бұрын
M.sh.allah
@iqraqali2343
@iqraqali2343 5 жыл бұрын
jasakallah kheyr
@xamdamahamed3117
@xamdamahamed3117 3 жыл бұрын
Mhd said wll
@calixasanxaaji2338
@calixasanxaaji2338 5 жыл бұрын
mahadsanid sakariy3
@idaajaayare8444
@idaajaayare8444 3 жыл бұрын
Waa ganacsifiican
@abuubokarcqbdimaxamed9160
@abuubokarcqbdimaxamed9160 3 жыл бұрын
Asc wllo qli
@wastaanixeeyle6398
@wastaanixeeyle6398 2 жыл бұрын
walaal waxaan kaga bahantahay inaad nosoo sharaxdo sida loo beero afakaadhada
@jijaluup7873
@jijaluup7873 5 жыл бұрын
wilkan oo kale weligena ma ana helin ilahow ku da mar waliba waa ku duuceya wixi qalbiganaga kaguuxayey ayad ka hadashay lakin sida dadka u shegen lacag aya lo bahanyahay
@yuusufjaamac9258
@yuusufjaamac9258 2 жыл бұрын
Waxaa-joogaa-ceerigaabo-anigu-waxaabeeraa-dhirta-midhaha-yeelata-waxaan-beerleyda-usiiyaa-tuburuc-sanad-kiiba-6ooo-kun-anigooraba-inumadu-meelgaadh-qabiil-uma-eego-dhirtu@-intanooc-ee-ay-kakoobantahay-base-dadku-fahmi-maayaan-isdii-ayuga-faa'iidilahaayeen
@hurre7771
@hurre7771 5 жыл бұрын
Maskax daada dahaba hiray usoco sxb
@nimahappy8002
@nimahappy8002 5 жыл бұрын
Masha allah
@somalicomedychannel8344
@somalicomedychannel8344 4 жыл бұрын
M.a
@ibrahimmohammedaligedi3786
@ibrahimmohammedaligedi3786 5 жыл бұрын
Jazāk Allāhu Khayran
@abdirizakizmailjama9955
@abdirizakizmailjama9955 5 жыл бұрын
nin qaaliyatey dalkaaga hooyad kuwcn tey wllo
@abdihakenjamaalgamuute
@abdihakenjamaalgamuute 5 жыл бұрын
Zxp noo si wad barnaamij yadan
@faraaaxcali1798
@faraaaxcali1798 Ай бұрын
maxaa cayayan ka lgagadaweya
@mmajowhat6808
@mmajowhat6808 2 жыл бұрын
Watsapp kaaga ii reeb
@abdirizakmuseibrahim513
@abdirizakmuseibrahim513 3 жыл бұрын
walaal hakadaaalin in aa figradaada qaaliga nosoo gudbiso
@johndeo5046
@johndeo5046 5 жыл бұрын
Brother waxaan jeclaan la haa inaadka soo hadashid qaabka ugu fcn ee qof Somalia jooga online lacag uga shaqeynkaro
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 5 жыл бұрын
Muuqaaladii hore ayayn kaga hadalnay ee dib u daawo walal
@johndeo5046
@johndeo5046 5 жыл бұрын
Ok walal
@fadma638
@fadma638 5 жыл бұрын
Manka Foodcade kkkk si sahal ah ayaad dooneysaa in aad ku ganacsatid online 😁
@johndeo5046
@johndeo5046 5 жыл бұрын
@@fadma638 waan kutala jiraaa
@MOHAMEDALI-tj4yd
@MOHAMEDALI-tj4yd 5 жыл бұрын
maasha allaah
@cabascalixasan821
@cabascalixasan821 3 жыл бұрын
Fikradaha aad heesid 1 kamid ah maxaad usameen weydey Dad kane way kaa deysa lahaayeen Wadankale ayaat Iska joogtaa
@muznacalasow2536
@muznacalasow2536 5 жыл бұрын
Walaal waa mahadsantahay, wxa tiri London ayaan ka heli kara Canbe ka yimid Kenya, taas macnaheeda ma waxa waaye UK lagama beero mase waku yaryahay midkey beertan
@omarabukar568
@omarabukar568 5 жыл бұрын
Muzna Calasow walaal ku kama baxo cambo
@EngZakiaar
@EngZakiaar 5 жыл бұрын
biyo la'aan baa jira hadii aan wax soo sar samayn laha
@mohamedibrahimadam3493
@mohamedibrahimadam3493 2 жыл бұрын
Asc zaki mashiinka cambaha iyo cagada lagu sajaleeyo qiimo intee la eg ayaad isledahay ayaa lagu helayaaa
@abdulahihussien6758
@abdulahihussien6758 3 жыл бұрын
Miro waa ii dhaleen laakin fiid ama ubax badan ayaa ka daato
@bashiiryasin9463
@bashiiryasin9463 4 жыл бұрын
Waana nasiib darro aad u xun, Wxa ka ficnaan lahayd in ay koonfurta beeraha ku yaala ay kaso rakaabtaan dhaman khudaaraha ay rabaan
@kadiskacaalamka2973
@kadiskacaalamka2973 3 жыл бұрын
Berista qaadka kasoo hadal
@Showkaanifx
@Showkaanifx Жыл бұрын
zaki walaal maadada lagu daro marka cabitaan laga sameeyo ee urka ka ilaaliso iso sheeg bal
@abdulahihussien6758
@abdulahihussien6758 3 жыл бұрын
Sidee kuula kulmi karaa zakariyo?
@abdulahihussien6758
@abdulahihussien6758 3 жыл бұрын
Waxaan rabaa in aan kula hadlo ee intee kaa soo wacaa?
@ossianindian6851
@ossianindian6851 5 жыл бұрын
Mansha allaah caqliga allaha kuudaayo
@Showkaanifx
@Showkaanifx Жыл бұрын
cambaha somaliya zakiyow kaliya wxu ka baxaa wabiyada iyo.melaha biyaha udhaw marka sida lo mareeyo mela kalna loogu beero wa wx wngsn
@xasandaacad1176
@xasandaacad1176 5 жыл бұрын
zxb mahaysto wx gncsi kubilawo mahysto ee garab isii
@abdiqanihaaji3820
@abdiqanihaaji3820 5 жыл бұрын
Lkn sadex sano geedka waxsoosaarkiisa la sugayo waa wakhti aad u badan
@Xilkasmedia
@Xilkasmedia 5 жыл бұрын
Away dadki xikmada jecla fadlan na so booqda
@Sumaya-gf1by
@Sumaya-gf1by Ай бұрын
A,s,c,lasagna dolarmaya
@cabdiwahabcabdiweli4972
@cabdiwahabcabdiweli4972 4 жыл бұрын
Kalsooni........
@abdulahihussien6758
@abdulahihussien6758 3 жыл бұрын
3 geed ayaa beeran oo canbo ah
@Showkaanifx
@Showkaanifx Жыл бұрын
nio koonfurta soo booqo mhdsnid
@welovefootballqadqrsaxafi
@welovefootballqadqrsaxafi 5 жыл бұрын
Doofintaaa video ka sameey sida wadankii wax logu dhofiyo ama lagaso dhofiyo
@zahraahmad3686
@zahraahmad3686 3 жыл бұрын
Walal.reer.hiran.baan.ahay.wabi.alle.waa.nasiyay.lakiin.canbo.waan.beerey.lakiin.reer.guragii.baa.beraha.xolaha.ku.daajinayo.anoo.reer.hiranki.majoritiga.ahay.ayaa.rerihi.xolahay.kaga.dajinayaan.malin.walbo.dagaal.dowlad.la.aan.waa.qasaroberahay.dushoda.degayan.anoo.rer.hebel.xolahayguna.waa.reer.hebel.hadan.dhahay.arinkan.waxay.i.dhahen.madhay.rer.hebel.maxa.beerku.baray.orodoo.dibadada.aad.xoolo.laga.deymayo.rerihi.dadkodu.yara.la.ba.say.walal.dalkena.nabad.dowla.qabilkeyga.uga.dacwoda.ayan.alle.ka.barya.fursad.naloo.diid.anoo.reer.hiran.ah..dowloy.maxan.ku.tebey.adeer.xolaha.beerta.haka.celin.adoo.reer.hebel.maxa.beer.ku.gu.saladey.sakariyow.xawadle.ayan.dacwo.ka.ahay.anna.waan.ka.dhashay.silik.hada.beerta.ku.xirato.wey.jarayan.doga.gela.in.ow.cuna.wagasan.
@maxamedxasan4749
@maxamedxasan4749 4 жыл бұрын
Asc wll aad&aad ayaad u mahad san rahay walal waxan ku molahay aga gaarka magalada muqdisho degaanka ceelasha biyaha wll waxan kadonaya in aad ila soo xarirto sjda aan kaga faa ideysto dhaqashada digaaga lambarkeyka waa 00252615409292 .magaceyka waa maxmed xasan mahad sanid
@hawktriumph1165
@hawktriumph1165 5 жыл бұрын
mashallah
@ashaabdi8962
@ashaabdi8962 5 жыл бұрын
First camab find hargse in s land
@rashiid187
@rashiid187 4 жыл бұрын
Gobolka sanaag wax kassta ayaa baxaya
@zahraahmad3686
@zahraahmad3686 3 жыл бұрын
Sakariyow.reer.abay.banan.xolaha.iga.ceshan.ee.ducey.dowlad.beraha.xolaha.noga.celiso.allaha.keno.dhul.boqol.hegtar.ban.gaday..canbo.badan.xola.iga.cunay.dagal.ninki.jareer.weyne.reraha.weyka.baqayan.qasaro.milk8laha.qabo.malin.walbo.dood.cabo.bunbelmo.liin.dhanan..canab.kuli.waa.dagal.dadka.shaqalahana.wey.baqayan.cadalad.baa.sugaya.sakariyow.dan.iyo.xarago.isdiid
@ahmetabdi8960
@ahmetabdi8960 5 жыл бұрын
Itoobiya dadka ku tiirsan wa la yaqana somaliland iyo puntland ma jeclo inee wax ka iibsadan somalida konfured dhaqalhodane waxa ka faidesto itoopia waxsna waxa ka danbeyo siyasiyiinta ani beraley ahy qudar nuc kasto beerna lkn suuq u iib geeyno ma helno mar kasto faido fcne uma helno sorry wlh
@barkhadcade9619
@barkhadcade9619 5 жыл бұрын
Ahmed duqoow suuq ganacsi waa laguu sameyn hadii aad haysatin beer qudaar fiican soo saareysa bro
@maahdaudmaah9126
@maahdaudmaah9126 Жыл бұрын
fadlan contact number nala wadaag whats up ahaan
@iqraahmed8314
@iqraahmed8314 5 жыл бұрын
Wadkumahadsan tahay wllo waxan ahay ardeyad beeraha barato waxana kafaidey fikrado tira badan so waxn kuweydina adigo og dhibatada beeraleyda somalia iyo waxsoo sarkooda manta maxaa ugu haboon ee dalkeen loga faideysankaro mudo halsano dhaxdee dhanka beeraha
@abdifitahaguul2227
@abdifitahaguul2227 4 жыл бұрын
Jamacada ma dhameysatay? Mase isku dayday inad ficil u badashid wixi aad baratay? Ganacsigu la iskuma sooro marka waxa lo baahan yahay inan dadaalno sameyno si wax dibada ka imanaya eysan noga qiimo yaran suuqa.
4 FURSADOOD OO LACAGTAAGU KUUGU SHAQAYN KARTO
11:03
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 35 М.
Sida aan Baradho Guriga ugu Beero #somali
7:19
Beertayda Somali Gardener
Рет қаралды 34 М.
The Joker saves Harley Quinn from drowning!#joker  #shorts
00:34
Untitled Joker
Рет қаралды 68 МЛН
CHOCKY MILK.. 🤣 #shorts
00:20
Savage Vlogs
Рет қаралды 30 МЛН
🩷🩵VS👿
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 22 МЛН
LABADAN MASHIIN KAGA GANACSO CALAFKA XOOLAHA (BUY THIS PRODUCTS)
9:55
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 24 М.
HALKAN AYAY LACAGTU KUJIRTAA!  Best Somali Investment
9:14
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 94 М.
MASHRUUCA GREENHOUSE KA MILLIONAIRE KU NOQO
13:23
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 107 М.
Sida Abuurka yar-yar ee Barbarooniga Loosoosaaro?
19:25
Farm Somalia
Рет қаралды 12 М.
3 FIGRAD GANACSI OO DALKII LAGA SAMAYN KARO - WERSHADO YAR YAR
9:01
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 29 М.
MASHRUUCA SINSINTA OGAADA - SOMALI SESAME INDUSTRY IS $300 MILLION
9:53
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 42 М.
BEERAHA BALCAD IYO QEYRAADKEENA BY HAMI OFFICIAL
23:11
Hami official
Рет қаралды 78 М.
MUUQAAL XIISO LEH OO KU SAABSAN DHAQASHADA SHINIDA
27:03
Marwaaz Academy
Рет қаралды 19 М.
Beerashada Basasha Bilow ilaa Dhamaad: Qaybtii 1aad
20:49
Farm Somalia
Рет қаралды 38 М.