Camera Noocee ayaad u baahan tahay inaad kushaqeysatid!

  Рет қаралды 1,259

Bulsho Academy

Bulsho Academy

3 ай бұрын

#whatsapp maamulka:
wa.me/message/D4JE4ZCJKIZXC1
#whatsapp group :
chat.whatsapp.com/HPm86SGyfTi...
#telegram group:
t.me/bulsho_academy
#videoediting #wondershare #adobephotoshop #adobeillustrator #adobeindesign #adobepremierepro #webdesign

Пікірлер: 17
@bulshoacademy
@bulshoacademy 3 ай бұрын
Waxaan diyaar u ahay inaan wax kasta oo la xiriiro digitalka iyo xirfadaha suuqa inaan idinla wadaago idinkana waxaa idinka codsanaya inaad muuqaalada meel fog gaarsiisan Mahadsanidiin
@MohamedShariif-nn7gv
@MohamedShariif-nn7gv Ай бұрын
Ustaad ma ii helee filters diyaarsan photoshop u baahnaa si aan meelaha xafladaha markaan tago editing waqti iiga qaadan ustad ma iiheleww
@ArabkaCiid
@ArabkaCiid 2 ай бұрын
Keep goin ustaad
@wadajirMultimediaTechnology
@wadajirMultimediaTechnology 3 ай бұрын
Keep going my brother
@bulshoacademy
@bulshoacademy 3 ай бұрын
tx bro
@mabdulahiabdi1039
@mabdulahiabdi1039 2 ай бұрын
sxp waxad so samaysa video editing capcut🙏🙏
@Abdullahi_abdy
@Abdullahi_abdy 3 ай бұрын
Ustaad hadii aan rabo camero kaliya aan familka marka ay meel aadayan ama ciidaha oo kle aan u isticmaalo camera dee aya igu haboon ustaad please jawab wlhi qof iga warbixiya raadinayey waqti aan ubahna ayana sooduubtay muqalka wax badane wanka faiday ee suaashas jawabteda kaasuga mahadsanid ustaad iyo meel aankalaso xiriri karo wan ubahna
@bulshoacademy
@bulshoacademy 3 ай бұрын
Ustaad 750D canon ayaa kugu haboon qaalina ma ahan qiimaha ahan Resoluation waa 1920 by 1080
@YusufAliAmalow
@YusufAliAmalow 3 ай бұрын
Ustaad 250D kwrn
@bulshoacademy
@bulshoacademy 3 ай бұрын
Ustaad midaas waa ficantahay inkastoo kuwii hore ay tahay full hd waye mic hole waa ledahay sow mahan micnaha meel u micraphone kagala sow malahan
@Liizaynaanbouofficial311
@Liizaynaanbouofficial311 3 ай бұрын
Nio su.aashan wax badan raadiniyay jawaabteeda waadna mahadsan thy kalia halmid iga caawi wxn joogaa mudug glkcyo xamar canon waan kawaayay canon mida igu raqiisan kuwaalidigeedana fcn thy iisheeg wll hadaa xamar joogtidna camera dhamaystiran qalabkeeda oo dhan kuwa raqiisan iisheeg adoo raalia wllke mahadzanid 🙏🌹❣️
@bulshoacademy
@bulshoacademy 3 ай бұрын
Wllow intaan sharxay un waye lacagtada ayay ku cidhan tahay canon muqdisho waa buuxdaa
@Liizaynaanbouofficial311
@Liizaynaanbouofficial311 3 ай бұрын
@@bulshoacademy wllow kuwo joogo xamar baa idhahy mayaalaan canon xamar adi majoogtaa xamar
@wadajirMultimediaTechnology
@wadajirMultimediaTechnology 3 ай бұрын
Ustad 70d kawaran
@bulshoacademy
@bulshoacademy 3 ай бұрын
Waa fiicanatahay ustaad model ahane waa ok
@TUSIYEMEDIA
@TUSIYEMEDIA 2 ай бұрын
Ustaada adiga hada noocee ayaad ku duubeysaa
@bulshoacademy
@bulshoacademy 2 ай бұрын
90D ustaad
How to Shoot a Cinematic Running Video with iPhone
10:55
Benett Graezer
Рет қаралды 6 М.
Happy 4th of July 😂
00:12
Pink Shirt Girl
Рет қаралды 60 МЛН
When You Get Ran Over By A Car...
00:15
Jojo Sim
Рет қаралды 23 МЛН
1 or 2?🐄
00:12
Kan Andrey
Рет қаралды 51 МЛН
Master Your Camera in 20 Minutes | Tomorrow's Filmmakers
26:53
Tomorrows Filmmakers
Рет қаралды 3,6 МЛН
How to win a argument
9:28
ajaxkmr
Рет қаралды 335 М.
BORING VS CREATIVE Smartphone Broll | Mobile Filmmaking Tips For Beginners
10:55
Learn Online Video
Рет қаралды 2,9 МЛН
DO This to Take SHARP PHOTOS!
12:53
Maneesh Saxena
Рет қаралды 6 М.
9 Powerful Mac Apps in 7 Minutes.
7:01
MacVince
Рет қаралды 85 М.
100+ Linux Things you Need to Know
12:23
Fireship
Рет қаралды 714 М.
Happy 4th of July 😂
00:12
Pink Shirt Girl
Рет қаралды 60 МЛН