CAMERADA AAN ISTICMALO IYO SIDA AAN UU QADO SAWIRADA IYO APPKA AN KU EDIT KAREYO

  Рет қаралды 17,026

DE ROCK STONE

DE ROCK STONE

3 жыл бұрын

MY INSTA: / mysnapchat: alibrownie226 MY last previous • WAXA SAWIR KA QADAY ZL... ...
⬇⬇MY MAIN GEAR ⬇⬇
CAMERA 📸 - www.amazon.se/Sony-ILCE7M3B-C...
WIDE LENS - www.amazon.se/Sigma-objektiv-...
FAVOURITE www.amazon.se/Sony-SEL-24F14G...
POV CAMERA - www.amazon.se/CP-OS-00000020-...
CAMERA : www.amazon.se/Panasonic-DC-GH...

Пікірлер: 122
@hamzekeo
@hamzekeo 3 жыл бұрын
Sawiro adiga oo edit gareynaya noo soo same prother. Keep.going 🔥☑
@engbirlaqe6507
@engbirlaqe6507 3 жыл бұрын
Inta ka dawanysa nuurki umada somaliyed MOQDHISHO CADEY like isaar❤❤❤❤❤
@muscababdi7020
@muscababdi7020 3 жыл бұрын
Waan rajeenaa inaa somalia 🇸🇴 magac fiican usoo hooy doonto keep going pro
@slim-kim6546
@slim-kim6546 3 жыл бұрын
De rockstone .....the one and only fav youtuber💖
@zimpaofficial5835
@zimpaofficial5835 3 жыл бұрын
de rock stone keep Going legend✌
@ahmedabdille7402
@ahmedabdille7402 3 жыл бұрын
Walal rock stone adunka oo dan ayaa kujecel......just keep going bro💯
@yaasirqani4153
@yaasirqani4153 3 жыл бұрын
Can't wait prat two
@zacka.j3976
@zacka.j3976 3 жыл бұрын
Top one somali street photographer keep going bruda big fan legend
@Ayuup-cj
@Ayuup-cj 3 жыл бұрын
Best vedio and photo graphic De rockstone pro▪️✌🏿🧡🇸🇴
@saidabdullahi5682
@saidabdullahi5682 3 жыл бұрын
Keep Goin Bro Mahadnid ❤🙏
@NASIR_MUSIC42
@NASIR_MUSIC42 3 жыл бұрын
Mahadsanid my pro wax badan kaa Faiday
@Xiisahamedia
@Xiisahamedia 3 жыл бұрын
Masha allah Brother Keep Going wallahi Kugu dayda
@AbdishakurEk
@AbdishakurEk 3 жыл бұрын
Mahadsanid sxb rocksonte
@khalidjr5164
@khalidjr5164 3 жыл бұрын
Zxp De rock stone aad bad u mahadsantahay sidaa aad iguso jawaabtay Codsigii ankuso diray Muqalki hore keep going
@crahmanmahamed2132
@crahmanmahamed2132 3 жыл бұрын
my prodha keep going love you 💋❤
@abdulkadiryare6815
@abdulkadiryare6815 3 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad
@hunter-of-football1220
@hunter-of-football1220 3 жыл бұрын
legend keep going
@kingmohaan9856
@kingmohaan9856 3 жыл бұрын
Sxb mcne adigoo nagu tixgalinaaya inan familkaagana ama fans kaaga nahy light room ka cashiro nooga soo samee
@ayanleahmedabdiayanleahmed8498
@ayanleahmedabdiayanleahmed8498 3 жыл бұрын
Setting ka camerada sida loo saaxo ama loo hagajiyo noo soo sharax bro
@akyareproduction
@akyareproduction 3 жыл бұрын
Waxaan ahay kamira man wadankii jooga sxb waxaas ma awoodno qlabkaas waa qaali marka waxaan haysanaa wax ku samysanaa marka nagu dhiirigali Ha dhihin wax xun waye
@cfatahxirsi8233
@cfatahxirsi8233 3 жыл бұрын
Bro adiga meesha aad isdhigto waye dhiirigalin melna ku geyn meyso naftada aamin
@asmaryare1732
@asmaryare1732 3 жыл бұрын
Fist ✊ like isaar dhagaxow
@eg4l719
@eg4l719 3 жыл бұрын
Camerada ma samayso sawirka ee waxa sameeyo qofka, dadka waa inay taas fahmaan ❤
@sayidcalimahamed2757
@sayidcalimahamed2757 3 жыл бұрын
Mahadsanid sxp. ✊
@ahmedtaagsade1934
@ahmedtaagsade1934 3 жыл бұрын
De rock stone macalin hore u soco
@idirisahmed5
@idirisahmed5 3 жыл бұрын
🙌🏻Wa Mahadsan Tahey Broh
@bashirhersi2301
@bashirhersi2301 3 жыл бұрын
First one wku wta bro
@zuhairkader1
@zuhairkader1 3 жыл бұрын
Canon 50mm 1.8 ayan istacmala wa prefect wlhi qiime ahaan iyo wxqabadkeeda ismalahan.... #teamprimelens
@jakaliijakalii5465
@jakaliijakalii5465 3 жыл бұрын
THE ONLY LEGEND ROCSTONE
@hanadapdi5747
@hanadapdi5747 3 жыл бұрын
Maasha allh Ee rock stone wn ku aaminsanhy
@farxiyomumin5240
@farxiyomumin5240 2 жыл бұрын
Mashlah wlalkye iyo wilkan uhaye hbaryarta farxad ikunolada cali iyo amiin
@adangeydh7387
@adangeydh7387 3 жыл бұрын
Rock stone guulayso sxb
@khadiiraabdillahi6107
@khadiiraabdillahi6107 3 жыл бұрын
hore uu soc wllky
@yuusufmohamudali3052
@yuusufmohamudali3052 3 жыл бұрын
Dirisle sawiro ka soo qaad
@sagalahmed652
@sagalahmed652 3 жыл бұрын
Masha allh wllkey Ali iyo wilkega maxamed cade ilahy hadin xafido
@cabdiadanmxd1961
@cabdiadanmxd1961 3 жыл бұрын
Sii wad sxb
@maxamedmaskaofficial8574
@maxamedmaskaofficial8574 3 жыл бұрын
Best cameraman Somali gar iyo gardaro waan ku wataaa legend ❤️❤️❤️
@kingabdull2710
@kingabdull2710 3 жыл бұрын
Asad hagio ayaa jogo
@ilyasmaxamud6905
@ilyasmaxamud6905 3 жыл бұрын
Good idea 👍
@naldaraay5310
@naldaraay5310 3 жыл бұрын
De rock stone waan kutagera Gulayso wll💯🥰
@kingabdull2710
@kingabdull2710 3 жыл бұрын
Asad hagio best camera man
@cktiger5234
@cktiger5234 3 жыл бұрын
Lagend keep going
@queenrahma6373
@queenrahma6373 3 жыл бұрын
Mashallah walalo, kasoo hadal exposure ka, ISO ga, focus point ga, aperture ka, shutter speed ka inshallah
@dhalintamaantachannel6505
@dhalintamaantachannel6505 3 жыл бұрын
Legend
@suburabdillahiofficial6802
@suburabdillahiofficial6802 3 жыл бұрын
Horay usoco huuno
@achrafkulmiye5045
@achrafkulmiye5045 3 жыл бұрын
Rock stone zhp video kasoo samee drones ka iyo qaabka ay u shaqeyan iyo tayada kuwa ugu wngsan mhdsanid
@ifrahqaliif825
@ifrahqaliif825 3 жыл бұрын
KEEP KOING BRO LEGENT
@Bulshaawie
@Bulshaawie 3 жыл бұрын
Sii wad wll aniga sony A7III ina gato raba lens nucee ii xuli laheed photography and video raba ina u isticmalo
@anfacvideographer
@anfacvideographer 3 жыл бұрын
80D canon iyadna kwrn bro Labada iga jawab sido kle taxane Nooga dhig barnamijkan i liked
@fatumamohammed957
@fatumamohammed957 3 жыл бұрын
Iove your intro
@cumarmoumin9103
@cumarmoumin9103 3 жыл бұрын
@rock stoke i want to ask you question pleas shw how to edit the picture in Adobe light room
@majidmavio6480
@majidmavio6480 3 жыл бұрын
I like your intro
@abshiranshax
@abshiranshax 3 жыл бұрын
Wad mahd santahy wllo aroskaygaH adigaH wa inad jogtaH zxp 🥰🤩🤩
@Sabir_cade_368
@Sabir_cade_368 3 жыл бұрын
Appka EdiTinG adhiGo sameyneeso sugeyna DE LEGEND ROCKSTONE
@maxamedchannel7090
@maxamedchannel7090 3 жыл бұрын
walal de rock stone soo badi sii anwax badan kaga fa'iidno
@wllbatarofficiall2545
@wllbatarofficiall2545 3 жыл бұрын
Pro wx badaN ka fa.idney runtii ee nozoo badi💯🔥
@nabhaanpoi646
@nabhaanpoi646 3 жыл бұрын
Nicely😃
@hilaalsaid7941
@hilaalsaid7941 3 жыл бұрын
Thank you bro waxbadn ayaan ka faaiidey Sawirda qarsoon ayaa lagu dhahaa afsomali Next canon nooga dhig dalka waxaa ubadan canon 🖐
@cabdiqani3570
@cabdiqani3570 3 жыл бұрын
Wallhi ammazzin waaye waxaaasameynesid keep up
@abdullahimaxamudmaxamed3757
@abdullahimaxamudmaxamed3757 3 жыл бұрын
Ok legend
@zaaygashooting2059
@zaaygashooting2059 3 жыл бұрын
Waa barnaamij fiicn
@feysalmahamed1088
@feysalmahamed1088 3 жыл бұрын
Wll rajo fcn baad leedahy kugu taageer sanahy keep going ❤❤❤❤❤
@mohamedabshir875
@mohamedabshir875 3 жыл бұрын
Tnx pro
@maxamedkinaani5220
@maxamedkinaani5220 3 жыл бұрын
dadkaad la hadlayso maahaa ajanabi dad soomali ah ayaa ku daawada ee isku day inaad somali ku hadasho mahadsanid
@djkarro
@djkarro 3 жыл бұрын
Zxp Waxaad noo sheegtna setting sawirka ku qaado camerda
@khalidjr5164
@khalidjr5164 3 жыл бұрын
Barnamijka sii wad zxp
@libaxnol3464
@libaxnol3464 3 жыл бұрын
Pls lenses ka siidey u kala baxan iyo magac yadoda no sheeg thanks
@zaaygashooting2059
@zaaygashooting2059 3 жыл бұрын
De rock stone sxb setting ka camera da sida loo saxo video nooga soo habeey masul
@zaaygashooting2059
@zaaygashooting2059 3 жыл бұрын
M.a sxb
@allgoalschampionsleague498
@allgoalschampionsleague498 3 жыл бұрын
Sii wad sxb sawirada wadooyinka aad ku qaadeyso
@Kororsoofficial
@Kororsoofficial 3 жыл бұрын
ligth roomka adigo noo sharaxeesid nooso dhig plz macalin🥰😍
@MucashaqOfficial-rl2rs
@MucashaqOfficial-rl2rs 3 жыл бұрын
Street photo graphics _ hadn isku dayo oo swirnta bananada lugu qado ama wadonyinka I hope inah saxay nio 😮‍💨😂
@ahmetapdulle8151
@ahmetapdulle8151 3 жыл бұрын
Good✌
@mohamedapdirashedali4405
@mohamedapdirashedali4405 3 жыл бұрын
Bro lens yada sigma io EF kuweee macquul ah
@gedivlogs2214
@gedivlogs2214 3 жыл бұрын
Ligthroomka qaabka ugu edit gresid noso same zxp thank u
@mtello1018
@mtello1018 3 жыл бұрын
Pro casharada soo badi sida vidio loo edit gareeyo shp
@cktiger5234
@cktiger5234 3 жыл бұрын
First comment
@somtigerkeepyourvoicedown5516
@somtigerkeepyourvoicedown5516 3 жыл бұрын
Nio Ila soo xiriiir
@anfacvideographer
@anfacvideographer 3 жыл бұрын
Kwrn zoomka 75mm ilaa 300 mm Ma wacan tahay bro
@xamdihaaruun6732
@xamdihaaruun6732 3 жыл бұрын
Waxaan ahay fans cusub maley soo dhweynaaaa
@shakradiriye3003
@shakradiriye3003 3 жыл бұрын
Sxb m.n xagee an kala sooxarira plz
@ddganelka
@ddganelka 3 жыл бұрын
sawiro adigo oo edit gareynaya no soo same brother plc love
@cawilsudaysi
@cawilsudaysi 3 жыл бұрын
Muuqaal aan wax badan sugayey
@ugaasyahye9349
@ugaasyahye9349 3 жыл бұрын
Pro siwada sawiqadida wadad
@SSTV5080
@SSTV5080 3 жыл бұрын
From Abdihafiid
@asadxasan1524
@asadxasan1524 3 жыл бұрын
War cuniga maxaa kaqaldaan qorbaha ayuu juga hadana waa butac war jiimtag dheh
@abdinuurhassan7763
@abdinuurhassan7763 3 жыл бұрын
Plese soo dhig prinsesya iyo sawirada sidaa u habeeyso
@mtello1018
@mtello1018 3 жыл бұрын
Street photography means as somali sawirlihii wadada weeye
@zackthour7166
@zackthour7166 3 жыл бұрын
zhp sidaa Loo isticmala Lr plz izoo sheeg🙏
@mraarpro9302
@mraarpro9302 3 жыл бұрын
cashro tutorial photograph dhameystiran nosoo gudbi adoo mhdsn waqtigaa nohr 3casharlee weynaga badan thy
@abdulahihassanjimale8149
@abdulahihassanjimale8149 3 жыл бұрын
shimbiraha codkee aad u qurxinayaan sxb codkada ma dhax galayaan sxb ka leexo
@ifinolashaada1994
@ifinolashaada1994 3 жыл бұрын
De rock stone hadalkaan miyaad na bartid barabara lee kakasaa
@c58pro50
@c58pro50 3 жыл бұрын
Barnaamijkaan waa kahelay caloow soo badi
@zakariaabdimajidahmed8573
@zakariaabdimajidahmed8573 3 жыл бұрын
Video kasooo hadal wll DE ROCK STONE
@yusufsalebaan4216
@yusufsalebaan4216 3 жыл бұрын
side loo isticmala pls iso sheeg
@abdillahifarahayoub8537
@abdillahifarahayoub8537 3 жыл бұрын
Waxaan rabaa niyow inan photograph aan noqdo !
@mariamohmeth1886
@mariamohmeth1886 3 жыл бұрын
First 😂
@alexeasy3809
@alexeasy3809 3 жыл бұрын
sawir qaadaha wadada waye afsoomaali malahan street phtotographer waana ka helnay barnaamijkaas the street photographer
@sahalbashir4565
@sahalbashir4565 3 жыл бұрын
Waar Wilkaa Aad Sawirkaa Kaa Qadii haysa Warye Abdihafiid Maa dhalaay
@zaaygashooting2059
@zaaygashooting2059 3 жыл бұрын
Aad iyo ad wax badn ayuu naga saacida
@BadruDiin638
@BadruDiin638 3 жыл бұрын
Saxiib mcne Adobe lightroom ka sida loogu Qurxiyo Sawirada Cashir nooga soo diyaari Adoo mahadsan 💫👍🤝🙏
@abdinuurhassan7763
@abdinuurhassan7763 3 жыл бұрын
Street phtografay == sawir qaadaaha wadada
@zacks2123
@zacks2123 3 жыл бұрын
shp adoo halsawir edit gareeneesid noo soo duub aan celmi kaa faaa idnee
HOOYO AYAA HADIYAD QAALI AH II SOO DHIIBTAY !!!!
11:39
Muniir official
Рет қаралды 86 М.
Эффект Карбонаро и нестандартная коробка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 10 МЛН
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 19 МЛН
Summer shower by Secret Vlog
00:17
Secret Vlog
Рет қаралды 13 МЛН
WALEE WEY IGA YAABISEY KAMERADA @asadhagio2749 | Maashaa'ALLAAH
11:29
SIDA AAN UU DUBO AROOS YADA SOMALIDA SWEDEN VLOG EP2
8:04
DE ROCK STONE
Рет қаралды 18 М.
PHOTOGRAPHY BASICS in 10 MINUTES
11:10
David Manning
Рет қаралды 8 МЛН
Camera-daada 2000 - 3000 oo dollar ka samee bishii!
15:58
Hussein Noor
Рет қаралды 10 М.
Cod sifeeye | Microphone  aad ufiican | Blue yeti & Boya M1
16:42
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
Aq Koilek
2:51
Algyt - Topic
Рет қаралды 137 М.
지민 (Jimin) 'Who' Official MV
3:28
HYBE LABELS
Рет қаралды 28 МЛН
Malohat
3:35
Xamdam Sobirov - Topic
Рет қаралды 1,3 МЛН