Caruurta Autism-ka | Garawshiyo iyo Gargaar ayey u baahan yihiin | Documentary

  Рет қаралды 23,675

Astaan

Astaan

3 жыл бұрын

Caruurta Autism-ka | Garawshiyo iyo Gargaar ayey u baahan yihiin | Documentary

Пікірлер: 73
@HamdaMuhammed-gc7qv
@HamdaMuhammed-gc7qv Ай бұрын
Illahay ha inoo cafiyo caruurta illahay cafimad uma wayin samirken ayuu egay alhamdulillah
@adnoabdullahi3090
@adnoabdullahi3090 3 жыл бұрын
Waxan ahay 20jir dhigata jmcd hoyadey waxey ishegtay inan hdli jirin 5sano wa xususta wan amusnaa iskulka dadka wa ka dhuman jiray waxan jclaa arts ka bes alhamdulillah hda smart inan ahay laigu tilmama lkn dabecadeyda iney dadka ka duwanthy darema lkn stil
@luulabdulahi7617
@luulabdulahi7617 3 жыл бұрын
Masha’allah waa u dhira galin walidka ka walwalsan ilmahoda an wali hadlin thank you.
@nadiira1onadiira3
@nadiira1onadiira3 2 жыл бұрын
cawo waad i dhiri galisey walal wil yar afrano hayata an hadlyn
@sabiriinahmed6834
@sabiriinahmed6834 Жыл бұрын
cunuga ada maka baxa xaladas aduu wenado
@nasramuuze2541
@nasramuuze2541 10 ай бұрын
Same baynu nahay wllahi anba 4sano ilaa 5sano ayaan ku hadlay maantana smart wan ahay xaga waxbarshada alxmdulilah
@salma2021
@salma2021 8 ай бұрын
Amba waan amusnaan jiray dhex galka bulshaduna wey igu adkeyd aad ban unecba dadka inan dhexgalo Iyo hadalka badan waxa idhibi jiray qeylada aad ban u dabecad xuma markan xanaqo waxan xasusta ayado dadka deriska ay yidhahdan gabadhina ma dhago la’adahay cuntoyinka qaar ban necba waxan necba inan socdo kaba la’aan halkan kumaso koobi karo calaamadahan haystay school kana cid iga xariifsaneyd majirin aad ban oga duwana ilmaha kale jigjiga yaa kayaqAnan dee autism waan kaqabay ban umalayn lkn wax i diagnose gareyay mahelin😂😂
@kleinemannetje7669
@kleinemannetje7669 3 жыл бұрын
Waa shaqo loobaahnaa maasha alaah ilaah ha idiin la garabgalo😍
@MJ-gg4je
@MJ-gg4je 3 жыл бұрын
Jassakumu allaah khayr
@fardowzamuhudiin2600
@fardowzamuhudiin2600 Жыл бұрын
Allha cafiyo dhaman uwadka qawo utisamka yarbi cafimad saric ah sii
@khadijo9951
@khadijo9951 3 жыл бұрын
Ilaheey ha u cafiyo hooyo kasta oo cunug xanuusan 😥 heeysato 🤲
@ruqiyobashiiryanocp1670
@ruqiyobashiiryanocp1670 3 жыл бұрын
Aaamiin yaa Rabi angaba gbar aya nervo iga haayo WA 2 Sano jir ma socaneso mana fadhisaneso
@khadijo9951
@khadijo9951 3 жыл бұрын
@@ruqiyobashiiryanocp1670 Abaayo Ilaheey ha ku cafiyo habibti 😥🤲
@zahrahassanasc2984
@zahrahassanasc2984 3 жыл бұрын
@@ruqiyobashiiryanocp1670 fadhiga 6 ilaa 8 kufadhiistaan mexey ufadhiisan weysey doctor mageysey
@ruqiyobashiiryanocp1670
@ruqiyobashiiryanocp1670 3 жыл бұрын
@@zahrahassanasc2984 haa wan geyay hospital nervo aya hayo aya le dhahay markan dhalaaye aye Kafka ku dhagtay SAS sawabtay aye dhehen
@abdiasisahmedhurre
@abdiasisahmedhurre 3 жыл бұрын
Waxaan arkay caruur badan oo kunool magaalada burco oo xanuunkan calaamadihiisa ookale leh balse aysan jirin meel lagula tacaaalo, waana xanuun baryahan danbe kusoo badanaya caruurta wadanka kudhalata ama kunool
@UmuFaaqit-py9yn
@UmuFaaqit-py9yn Жыл бұрын
mustaqbal intey kutaalsa maasha allah
@ramooleinfo8646
@ramooleinfo8646 3 жыл бұрын
Masha allah
@waasacmedia1063
@waasacmedia1063 3 жыл бұрын
Supxaana alah
@sulekhamahamed5769
@sulekhamahamed5769 2 жыл бұрын
Waa halkee wll
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 3 жыл бұрын
Caanaha geela siiya caruurta! Waxa la ogaaday inuu u ufiicanyahay dadka cuduradda maskaxda sida AUTISM ookale leh iyo cuduro kale sida sonkorta. Cuntada nafaqadda lehna siiya ilmaha. Please ku dadaala inaad mar kasta siisaan caanaha geelka ey fresh ka maadaamaad wadanka joogtaan.
@husseinduk3519
@husseinduk3519 Жыл бұрын
Gabar BA i jogta warka Ma hubta
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 Жыл бұрын
@@husseinduk3519 caano geel, sonkor dhan ha siinin, cunto nafaqo leh iyo caano geel fresh ah maaha caana geelka magaalada ee xerooyinka ka miyigaa ka fiican oo caws iyo geedo kala nooca oo daawa ah nafaqo badanna leh ayeey daaqaan. Internetkan ka akhriyey walaal inuu u fiican yahay cilmi baadhis baa lagu sameeyey (ka akhri websiteka Autism Parenting Magazine) qoraalka cinwaankiisa yahay Camel Milk for Autism- What are the benefits?) hadaadan akhrin karin dhib ma leh dakhtarka u tag oo ha kuu akhriyo oo ku turjumo inshallah waxaa la ogaaday caanaha geela hurdada iyo calool xanuunka ayuu ka caawiyaa caruurta la siiyeeyna dabeecad fiican ayuu u yeelay laakiin caruurtaa caano geel uun lama siin ee gluten, sonkor iyo casein ayaa laga joojiyey. Gluten waa wax Ku jira burka qamadiga wheat flours (burka la isticmaalo ka baastadana ka sameesanyahay) casein na waa protein caanaha lo'da. Markaa sonkorta ka jooji, waxyaabaha burka ka sameesan ka joojiya, sida rooti, baastada cake etc etc iyo caanaha lo'aad. Waxaad isticmaashaan burka masaggada ama hadhuudhka ama galee/arabikhi. Laxooxda /canjeerada sidii saxdana u sameeya canjeero waxaa laga sameenjiray hadhuudhka oo keliya maghribka duba dhanaanis ku fixiya habeenka oo dhan ka faxdo aroortana duba. La dadaala isbaddel waad arki inshallah.
@nadamuqtar6086
@nadamuqtar6086 3 жыл бұрын
Subxanalh somalia xitaa makajiraa cudurkaan ilaahow nagabadbaadi aniga waxan qawaa 4 sano jir hadalkaa kuadag wadanka aa jogno 2 luuqad ayaa laguhadlaa iyo luuqadena somaliga saas ayuu dhaqtarka kusaleeyay maqabo cudurkaan ayuu dhahay lakiin aniga wankamurgaa sanadkaan waxaa iiqorsheysann inaa 1 sano somalia lasoojoogo insha allh igusooduceeya
@ahmedosman1731
@ahmedosman1731 3 жыл бұрын
Wll illah hakaaga badbaadiyo xanuunkan InshaAllah wuu ku cafimaadaa waa un luuqada
@nadamuqtar6086
@nadamuqtar6086 3 жыл бұрын
@@ahmedosman1731 jzakallh qeer walaal aamiin yaa rabi
@myrumeyzaahmed3486
@myrumeyzaahmed3486 3 жыл бұрын
Marba hadu hadalka ku adagyahay waxay ubadanthay inay autism tahay
@nadamuqtar6086
@nadamuqtar6086 3 жыл бұрын
@@myrumeyzaahmed3486 abayo hadal wuu hadlaa laakiin wuxuu kuhadlaayo cid taqaano malahn dhartarkiisa wuxuu dhahay hal luuqad udaaya wuu fiicnaanaa iigu duceey
@nimoaliaboubakar5341
@nimoaliaboubakar5341 3 жыл бұрын
Abaayo qur,aan si joogta ah halagu aqriyo mudo dheer wu fiicnaanaya
@barlinmahamudsabriye6471
@barlinmahamudsabriye6471 3 жыл бұрын
Waxay waa lidiimta u baahan yihiin in la siiyo kurs ooah siminaar si ay ilmahooda u caawiyaan.
@saidiyaali2911
@saidiyaali2911 2 жыл бұрын
Ilaahow gabdhahayga iiga caafi owlaada oo dhana ka qaad adaa awoodee
@umuzubeirofficial9916
@umuzubeirofficial9916 2 жыл бұрын
Amiiin mcney allow no cafi
@theonlywaytoo8338
@theonlywaytoo8338 2 жыл бұрын
Waxage wll meshan
@umucabdalereehabarwaa3673
@umucabdalereehabarwaa3673 2 жыл бұрын
Asc xagaykutaalaaxaruntu
@zeytuun3275
@zeytuun3275 Жыл бұрын
Meshan waa halkee mid sadex jir ijoogto
@abdimaliksaidcawale4694
@abdimaliksaidcawale4694 3 жыл бұрын
caruurta Autism qabta waxaad ka garan karta dad lasocdka attetionka maqlka xog kororsiga iyo in anad ula xaajooto si ka duwan sida ilmaha khyrkise cfimd qba.
@sacdiyohassan3850
@sacdiyohassan3850 10 ай бұрын
Ani hooya somaliyed ayaan ahay igu cawiya isguulka pls pls waxaa heestaa gawar yar oo xanuunsan
@theonlywaytoo8338
@theonlywaytoo8338 2 жыл бұрын
Ani waxan hesita wili 4jirah onohadalenin
@barlinmahamudsabriye6471
@barlinmahamudsabriye6471 3 жыл бұрын
Autisme er utviklingsforstyrrelse xagga koritaanka ah oo u horseedda dhibaatooyin is-dhexgalka bulshada dhexdeeda ah.Ani waqti badan ayaan la shaqeeyaa hoiyada way fahmi kartaa in uu cunugeeda qabo waxay fahmi kartaa cunuga markuu kula joogo hafuusan ku fiirineenin uu ciyaaraaho kaligiis wa inaad la sameesaa kontakt.
@faxdihassan2594
@faxdihassan2594 Жыл бұрын
Xagee ku taal waa rabaaa
@hodancali228
@hodancali228 Жыл бұрын
Number kuma qornaaa
@frau6191
@frau6191 Жыл бұрын
Xage lagala xariira qoladan?
@omeryusuf1631
@omeryusuf1631 Жыл бұрын
Aloow noocaafi wiilkeeyga waaootiisim
@amalismail7772
@amalismail7772 3 жыл бұрын
, Autismka waxa laga qaada vaccinating ,, Maaha in caruurta la talaalo,,,,, Caruurta Autism ka ah waa in la fahmo oo si degan loola dhaqmo,, level kooda lays geeyo
@awoqali4151
@awoqali4151 3 жыл бұрын
Wll talalku cuduro badan ayuu ka hortaga UK 160 pond aya lagaqadaya balanta ilmaha hadad goyso marka talalku waa mihiim
@cocolove5504
@cocolove5504 2 жыл бұрын
Anaa marqaati ka ah wlhi wiilkey waaxan kenay somalia asoo jiro hal sano dibada ku dhashtay waxaan cileyay aso jiro hal sano iyo 6 bilod wana hadalaye markaan ulabanay wadkaan ka imaaday ka bacdi waxaa laduray cirbada MMR kadi wiilkeya hadal kii dhama waxu kuso kobay mommy and daddy hada somalia aan usoo cileyay illahay ha ii caafiyo .
@amalismail7772
@amalismail7772 2 жыл бұрын
@@cocolove5504 haa wllo vaccines ka waa dangerous
@banuhaashim9539
@banuhaashim9539 Жыл бұрын
@@cocolove5504 Waxa la yidhi autism tartiib tartiib ayay dib u ilaawaan hadalkay bartaan, vaccine dad ku mudin baan arkay hadana autism, somalia badana dadku ma talaalaan, hadana autism wuu jiraa
@nsreennaser8892
@nsreennaser8892 2 жыл бұрын
Xage aya nigala so xariiraa wxan hysta will 8 jir ah oo na hdlen wxna joga muqdisho wll nbr iso reeb
@sacdiyohassan3850
@sacdiyohassan3850 10 ай бұрын
Kula mid baa ahay ee ma heshay
@madiino1647
@madiino1647 Жыл бұрын
ilaahayow cafi ubadkasta oo xanuunsan ani gabaraan habyar u ahay ayaa hada kasoo barnay allah cafiyo
@hodanaxmed9123
@hodanaxmed9123 3 жыл бұрын
Inte ku taalaa
@suadhassan6195
@suadhassan6195 3 жыл бұрын
Isgosga kbb ayaa u so lexane xaga wadada shaqalaha
@ahmedabdi3761
@ahmedabdi3761 3 жыл бұрын
Somaliya waliked wey ka jirtay cudurkan lkn dabel iyo jin aya dharbaxay waxyalahas cml aye iska dhadhiciyan familka
@sacdiyohassan3850
@sacdiyohassan3850 10 ай бұрын
Lambar ama xarunta meshe kutalo
@hamdaayan893
@hamdaayan893 17 күн бұрын
Autism maaha cudur iyo xanuun toona balse waa xaalad ilmuhu la kulmo hadii ay helaan gargaar helaaba way ka gudbaan bay dhahaan dadka aqoonta uleh
@asxaabi
@asxaabi Жыл бұрын
Xagee ku taal xarunta
@maamuustravelcompanyltd8918
@maamuustravelcompanyltd8918 Жыл бұрын
waa xanuun jira oo la inkiri karin lkin muhimada waxaa waye in lagu ogaado baritaanka maxaa sababa ma talaalka mida kale xanuunkan wa kala duwanyahay dadka isku si uma qabto ee caruurta laisku keenayo hala fiiriyo kahor inta aan la keenin meesha
@xamsuunihenna6230
@xamsuunihenna6230 3 жыл бұрын
Waxan ahay hooyo soomaaliyeed isoo boopda waa iga codsi
@abdirahmanhaaji6184
@abdirahmanhaaji6184 3 жыл бұрын
Wacyigelin waad sameysaan Sidaaas ay tahay wax Aan micno lahayn oo aan Waqtigaan taagneeyn Baa ka wacyi galineysaan Plz waxad Wacyi gelin kasoo sameeya Daraagiska Maalmahaan Kusoo batay Wadanka Hadana wadooyinka lala fadhiyo
@oshelmi5964
@oshelmi5964 3 жыл бұрын
The one and only oo dislike astaan u saaray😅🤭
@zahrahassanasc2984
@zahrahassanasc2984 3 жыл бұрын
Why subxanalah wax madhalin ayaaa umaleynaa mafahmi kartit qiimaha uu noo leyahay programkaan
Ka gudubka marxalada adag: Autism iyo sida ay u saamaysay Somalida
29:17
Waa Maxey Autism
11:05
Institute on Community Integration
Рет қаралды 89 М.
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 105 МЛН
This is not my neighbor  Terrible neighbor! #funny #zoonomaly #memes
00:26
마시멜로우로 체감되는 요즘 물가
00:20
진영민yeongmin
Рет қаралды 32 МЛН
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 7 МЛН
AUTISM UPDATE: MAXAA ISKA BADALAY ZAYN?
16:54
AJ & Fadna
Рет қаралды 52 М.
Wiil loo maleynayo in laga daweeyay  Autism
5:57
HANOOLAATO
Рет қаралды 188 М.
AUTISM-KU WAA MAXAY? | SIDEE LAGU GARTAA?
26:46
AJ & Fadna
Рет қаралды 90 М.
HOOYO ARIN FARXAD | LAYAAB LEH SOO BANDHIGTAY. ADHD | AUTISM
32:09
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 84 М.
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 105 МЛН