Waa Maxey Autism

  Рет қаралды 89,728

Institute on Community Integration

Institute on Community Integration

10 жыл бұрын

What is Autism or Autism Spectrum Disorder? Informational video for the Somali community in Minnesota. Produced by the Research and Training Center on Community Living, University of Minnesota.

Пікірлер: 64
@tartagashta8057
@tartagashta8057 3 жыл бұрын
iska jir tallaalka "mmr" vaccine waxaa la siiyaa markii carruurtaadu ay 15 bilood jiraan oo siriinjadu si gooni ah ayaa loo daaweeyaa (MMR) vaccine. “I’m not willing to do that, because I’m scared for the MMR,” Fidow said. “I don’t want to lose another kid again.” Fidow’s eldest son, Abdullahi, 14, did get the vaccine, over a decade ago. A few months later, Fidow said, Abdullahi was diagnosed with autism and severe intellectual disabilities. Despite all scientific evidence to the contrary, Fidow believes that his son’s diagnosis is directly linked to the measles, mumps, and rubella vaccine
@barefootalways
@barefootalways 3 жыл бұрын
Thank you for making this video! I am an OT working with 0-3 population and am excited to have a resource to help my somali-speaking families understand what ASD is.
@ruunaadanukahelayqalif5099
@ruunaadanukahelayqalif5099 5 жыл бұрын
Saxibey siden kula xiriiraa
@abdicasiismaxamud5273
@abdicasiismaxamud5273 Жыл бұрын
Keepgoing sister Ilike your viduos
@bilanchannel2720
@bilanchannel2720 5 жыл бұрын
Qaraaba kuma xirna dadaan waxba isku galin baa dhala ilmo xanuunsan ilahay hacaafiyee.
@museegeh5320
@museegeh5320 5 жыл бұрын
Sabuurad ayay ka akhrinaysaa
@Bintihaji432
@Bintihaji432 5 жыл бұрын
Aniigoo iijoogaa wiil qabo autism qarabana manihin igu soo duceeya plz allow iicaafi adaa caafimaad hayee Ka soo booqo channel keyga ayaa soo galiye
@monadheeman3829
@monadheeman3829 5 жыл бұрын
mama mohamed illaaahay haku caafiyo wllo
@raqad4642
@raqad4642 5 жыл бұрын
mama mohamed Allah haku caafiyo oo codka hakugu furo huuno aniga kaaga autism ma aha laakiin hadalka kaso daahay ma aqaan waxan kusameeyo
@nimcocabdullahi9422
@nimcocabdullahi9422 5 жыл бұрын
Allaha caafiyo
@umuayuubcade3177
@umuayuubcade3177 5 жыл бұрын
mama mohamed abaayo alle haku caafiyo dalka keen wuu ku fcnanaa insha allh tnkle next time aad uur yeelato talaal ama daawo ha qaadan iska ilaali dhibka dhan wa taas
@aushaibraahim4166
@aushaibraahim4166 4 жыл бұрын
ilaaah hakuu caafiyo maamo
@ummuisra6721
@ummuisra6721 5 жыл бұрын
Gabadhu meel bay ka akhriyaysaa
@x-isaac3385
@x-isaac3385 3 жыл бұрын
9 ciyaal ah ban uu shaqeya autism qabaa 9 koda wakala dabecad Somali iyo cadan isugu jira iyo carab 9 koda isku dabecad ma ahan inkasto labo dabecad kawada siman yihin Dabashada iyo wixi say ku ogayem oo la badalo googosha ama melaha lo waado Cunada mid walba wax goni ah bu jacayl yahay Qarkod shawerka kama baxan 24 saac mid dhax hurda arkaysa Hadana xanaqoda dhaw erayga maya hada tirahdo ama say wax ahayen iska badalan Mesha lama si joogi karo shaqalayasha qolol ba la isku so xiraa ilahaw inti muslim dhibta ka qaad
@mohamedbenahmed1834
@mohamedbenahmed1834 3 жыл бұрын
Maxaa Lagu yidhaa Af Soomaaliya???
@leylaaliisgoowe7242
@leylaaliisgoowe7242 3 жыл бұрын
Asc seden kilo soo xarira abaayo
@imrayaan3645
@imrayaan3645 5 жыл бұрын
2wiil oo walalay ah ma hadli karan waa 5 jir iyo 9jir waxay shegayaan malagarmaayo way Isla qayqayliyaan meelo badan waa la geeyay 😭 mararka Qaar way Iska dumayaan wlhi way xanuun badanthy ilamaha qeyrkood waxay bartaan lkn ayaga guriga iska joogaan ilahey ha caafiyo inta qabto g
@fahiimae7336
@fahiimae7336 5 жыл бұрын
Rayaan walaal ilaahay caruurta walaaladaa ah ha cafimaadiyo.hadii aad joogto wadamadan yurub ama maraykan caruurta si dhakhso ah dhakhatiirta ugu geeya waliba Family doctorka ayaa kugu xidhiidhinaaya meelaha caruurta noocan ah lagu caawiyo. Hadii aad joogto meel aaney cawimo ka helyn adigu internet tababar ka qaado daawo sida ay family halkan joogaa caruurtooda ula dhaqmayaan! Wax badan xaladooda waad ka bedeli kartaa hadii aad dadaal badan samaysid. ilaahayna la kaasho quraanka ku akhriya.
@khadahmed4356
@khadahmed4356 7 жыл бұрын
somaliya ayaa AUTISTIC caruur ah laga helii lahaa hadii ey dhib tahay guurka qarabada
@kleinemannetje7669
@kleinemannetje7669 5 жыл бұрын
Waa rutaa
@razmi4568
@razmi4568 5 жыл бұрын
sax
@sheekadaDahab
@sheekadaDahab 5 жыл бұрын
Gaalada qaraabo iskuma aroosto weyna qabaan
@safiaahmed5321
@safiaahmed5321 2 жыл бұрын
Asc wllo yaalow aniga waxan hystaa sadex ilmood ilmaha uwayn waa 4jir waxaana uga shakiyay xanuunkaan ootiisamka wax dhakhtara magyn wali blse calamadahaan ay walaashen sheegtay waxaan kaga arkay xanaaqa xanaaqaas oo ah mrka ilmaha kale wax kaqaatan ayuu aad uxanaaqayaa ilmahana nabar xun kudhufanayaa mr mrka qaar an meel ukaxaynayo ookale gacantuu afka gashtaa waxaana kujira fudayd siyaada blse wax kasta wuu xasuusanayaa oo wuu garanayaa ilmaha wuulasheekaysanayaa wuu laqoslayaa waloow hadalku ku adagyahy oo waxa uu leyahy andadku horay ufahmin qofkale haduu ii imaado oodariskaa aad ayuu uor ordayaa mrka bl haa wax kagaranasaan waxaa ama uu inilahay ilmahaa inuu xanuunkaa iga hayo tala isiiya wllo yaal shaki ayaa iga jiro
@ifraxhassn7148
@ifraxhassn7148 2 жыл бұрын
Abayo wiilka kwaran maku ficnady aniga wiilkyga saas iga ah abayo hadal ficn maleaha aad ayuna iga fodud yahay
@safiaahmed5321
@safiaahmed5321 2 жыл бұрын
@@ifraxhassn7148 ma. Xbbti
@abubakaramir3292
@abubakaramir3292 5 жыл бұрын
Gabadan Quran camal eey usoo xifdisay inta yar eey sheegeyso
@x-isaac3385
@x-isaac3385 3 жыл бұрын
May waa hoyo hesata ilmo austism qaba dhaqamada sidasay ku baratay
@aminaab8733
@aminaab8733 5 жыл бұрын
Hadalkaagana noolee
@heybecaano3274
@heybecaano3274 6 жыл бұрын
Walaal ciwaankaaga sideen ku heli karaaa waa uu daruuri
@aminaab8733
@aminaab8733 5 жыл бұрын
Qaraabada haduu yahay Ilahay muu baneeyeen ee halkaa ku noqda. Ilaahay waxkaste oo bini aadanka wax yeelaya wuuka fogeeyay
@NUURIYE.
@NUURIYE. 5 жыл бұрын
Austisim mxaa la dhahaa
@aminaab8733
@aminaab8733 5 жыл бұрын
@@NUURIYE. huuno waa xanuun waa handicap somalida markii hore wuuku yaraa hadase aad ayuu ugu badan yahay siiba caruurta qurbaha ku dhalata
@NUURIYE.
@NUURIYE. 5 жыл бұрын
@@aminaab8733 Garty thankz
@farxiyomaxamedqolif7758
@farxiyomaxamedqolif7758 5 жыл бұрын
cudur kaas waa jiray waligiis waxa na la oran jiray in maha qumayadu qaadato sida isha xasadka ama jinka ama il caynta daa wadiisu waa alruqia sharciya oo toos losaro iyo curaan cashar loo tufo
@iqraadamali9648
@iqraadamali9648 5 жыл бұрын
Haa wlhi abyo anka gbr baaa 13sano naga qabto way ku dhalatay , ilh ha cfiyo inta qabta
@hindasagal4783
@hindasagal4783 4 жыл бұрын
ASC WALAL AUTISM CID KA BOGSATAY MAARAGTAY
@maryanakuchkuch6943
@maryanakuchkuch6943 7 жыл бұрын
cudurka alaa keena lakiin iskadaaya inaad guursato qaraabadaada
@Layla6793
@Layla6793 5 жыл бұрын
Walal taasi run maaha oo dadka haysta caruurtan xanuunkan ayaa shaqo iskuma laha
@riyaanmohamed3392
@riyaanmohamed3392 5 жыл бұрын
Siman Yasiin abaayo qadarta waa mesheeda Lakiin mostly qarabada is guursato waliba waxaa ubadan dhinaca ilma habredka iyo abtiga
@Bekind251
@Bekind251 5 жыл бұрын
Riyaan Mohamed you’re crazy my sister’s husband from jabuti and she is from Somalia and they’ve a son with autism. Autism has nothing to do with qaraabo these two people are totally from different background. Wll educate yourself before you open your ignorant mouth.
@faizaabdi4916
@faizaabdi4916 5 жыл бұрын
I am-my #1-enemy. It doesn’t but marrying your close relative can play a huge factor in the result of autism . However Allah is knows best and is the best of planners.
@Bekind251
@Bekind251 5 жыл бұрын
Faiza Abdi abaayo I have never heard of such thing it happens 32% of white people in Minnesota and 36% of Somali kids there’s no correlation cadanka kumadhacee Somali people need to do their research before they open their ignorant opening mouth.
@realkoshin
@realkoshin 3 жыл бұрын
Mustafe X.Ismaciil Muxadaro Yaableh m.kzfaq.info/get/bejne/aaiYatuEyqulnn0.html&feature=share
@naturallive8867
@naturallive8867 4 жыл бұрын
Asc hoyoyinka waxad iga cawisan waxan haysta wiil yar oo sanad iyo sagal bilood ah ma hadlayo kaliya tilmamahana dhana maleh lkin hadal maleh ma dhici karta inu yahay outisam hadaaq un bu wada dr kiisana waxmahayan bu leeyahy
@ahmedsiyad1057
@ahmedsiyad1057 5 ай бұрын
Walal maku hadlay
@adenabdi7418
@adenabdi7418 5 жыл бұрын
Wll walhi waa loo hayaa waana digriga alle ama aqrinta iyo fahan ka quraanka kariimkaa ani hada xaaladaha aad sheegtay 100/65 ayaan isku arkay ama isku arkaa lkn wxn ku qaboobaa salaada qof walbana waa saas
@Layla6793
@Layla6793 5 жыл бұрын
Ilaahay waxaan kaaga baryayaa in uu ku siiyo caafimaad kuuna gar gaaro Walal
@razmi4568
@razmi4568 5 жыл бұрын
aaaamiiin
@suberzamin6136
@suberzamin6136 5 жыл бұрын
Aden Abdi maxa kugu dhacay utusuma dad wa wwen maku dhaca
@gabadhfariidcaqlibadaninac1615
@gabadhfariidcaqlibadaninac1615 5 жыл бұрын
Qaraabo is guursatay shaqo kumalaha cudurkan gaalada aad buu ugu badanyahay qaraabana maaha Dhakhtar hindi ah wuxuu dhahay cudurkan maaha wax markaad wadankiinii joogteen idin ku dhici jiray qurbaha sadexdii reer ee meel dagan labo waa laga helaya kolay waa wax aan la garanayn laga yaabee inuu yahay wax daawooyin ama talaal laga qaado
@aliabdulle791
@aliabdulle791 4 жыл бұрын
Allaha caafiyo ilmaha sidas lagu arko ma ahan in losii raaco waalidka ee waxey ubahanah yihiin quraan saar
@musemuse6648
@musemuse6648 5 жыл бұрын
Raga madaxda u ah Somalia oo xilka ka haayo badankooda waxay qabaan Autism siday u dhaqmayaan is ayaad ka garaneysaa
@suberzamin6136
@suberzamin6136 4 жыл бұрын
Muse Muse kkkkkkkkkk
@HamdiSalad
@HamdiSalad 2 жыл бұрын
Hhhhhhhh dhib badanidaa
On the Autism Spectrum Somali community
17:08
MinnesotaDHS
Рет қаралды 24 М.
Sigma Girl Past #funny #sigma #viral
00:20
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 34 МЛН
Каха ограбил банк
01:00
К-Media
Рет қаралды 11 МЛН
МАМА И STANDOFF 2 😳 !FAKE GUN! #shorts
00:34
INNA SERG
Рет қаралды 4,7 МЛН
Osman Kalyoncu Sonu Üzücü Saddest Videos Dream Engine 170 #shorts
00:27
How Do I Know If My Child Has ADHD - Somali version
16:45
PACER Center
Рет қаралды 4,1 М.
Aragtida Waalidka
7:16
Institute on Community Integration
Рет қаралды 7 М.
Somali Student Association - Taste of OSU 2014
5:31
OhioStateGlobal
Рет қаралды 982 М.
Subtle Signs of Autism 0-7 years old
8:37
Wonkido
Рет қаралды 3,7 МЛН
Minneapolis Mall where the DJ stopped the music!
6:51
INTEGRATIONTV
Рет қаралды 202 М.
Dr.Yacquub oo ka waramaya xanuunada maskaxda iyo astaamaha lagu garto
34:50
HOOYO ARIN FARXAD | LAYAAB LEH SOO BANDHIGTAY. ADHD | AUTISM
32:09
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 83 М.
My Home: What to Expect From Supported Living
10:49
Inclusion Gloucestershire
Рет қаралды 45 М.
Early signs of Autism... "Flags"
9:52
Theresa Kelley
Рет қаралды 862 М.
Xaafadaha ugu caansan somalida Toronto most popular neighborhoods
12:26
Sigma Girl Past #funny #sigma #viral
00:20
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 34 МЛН