Caweyska Hargeysa & Galaydh

  Рет қаралды 21,195

Codka Ubax Podcast

Codka Ubax Podcast

3 жыл бұрын

Maxamed Galaydh waa suugaanyahan ka mid ah dadka aan xiiseeyo in aan wakhti la qaato, mar kasta oo aannu isu nimaadnana aannu fikirro is weydaarsanno, wakhtigana illowno. Caweyskan aannu Hargeysa ku wada qaadannay, waxa uu isaga gudbayaa mawduucyada nolosha intooda aan jeclahay oo dhan. Ila dhegayso!

Пікірлер: 18
@CASKA1212
@CASKA1212 3 жыл бұрын
kkkk waa dhab qof aad jeceshahay wixiisa oo dhan baad jeclaanaysa, anigu qoftaa qabiilkeeda deegaankeeda halkan ku bartay iyo wax kasta oo ku saabsan waan jeclahay
@hodhare961
@hodhare961 Жыл бұрын
Maashaa allaah waa nin cajiiba. Runta in Laus u sheego ayaa fiican.❤
@baal-dahabtv7398
@baal-dahabtv7398 2 жыл бұрын
balan weeye noloshaydoo dhan inaan ku bushaareeyaaye mom walee waad abaartay adoo bahan baad qarisaaye biligaagu waa sharaf hooyo axyaa ereyo ( qiiro iyo dareen ayaan dhex mushaxay walahay ) caqligaaga iyo carabkaagaba alla ha barakeeyo abwaan waad ku mahadsan tahay sidaad nola socod siiso muqalada sidan ah codka ubax thanks for that
@abdimohamed4792
@abdimohamed4792 3 жыл бұрын
M.a waa barnamij quruxsan horay usoco walal
@husseinabdi1331
@husseinabdi1331 3 жыл бұрын
ismaciil walaal aad baan kugu xiranaahy meel walba waxan heesa howl aad u adag dhageestasha aan kamid ahayna ay aad ugu qanacsan yihiin guuleeso wll
@Ahmed_somali_6
@Ahmed_somali_6 Жыл бұрын
Gurigaad ku ababtaan naxariis ku eegaaa ❤👀
@U.A.E111
@U.A.E111 3 жыл бұрын
Great !
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
ninkani waa Legend
@ilhaammyusef2399
@ilhaammyusef2399 3 жыл бұрын
Hore usoco wll qali
@anisaabdihirse4320
@anisaabdihirse4320 3 жыл бұрын
M.a 😋
@nimcocaydoud8566
@nimcocaydoud8566 3 жыл бұрын
Kkkkkk wlhi waarun shopingku waa mid qofka daacada looyahay shoping iyo wxaa lama waydiiyo aadban idiin salamaya wll
@abdishakourmahamoud1888
@abdishakourmahamoud1888 Жыл бұрын
Caweyskan ku dhawaad 6 jeer Ayaan Kusoo ceshadey oo Kama Xiiso dhacaba.
@user-qo9xm2rg4j
@user-qo9xm2rg4j 8 ай бұрын
"Ixtiraam oo si wacan u qaabil adiga oo aan uba fulinayn waxa uu rabo."
@user-ou4id6bb1y
@user-ou4id6bb1y Жыл бұрын
Galaydh aad ban u tageraa❤
@juweeriyoaadam7018
@juweeriyoaadam7018 Жыл бұрын
24:00
@hoodomo863
@hoodomo863 2 жыл бұрын
Wll inaka qayb galn doonya xage kalxidhiidha
@abbaselmi1730
@abbaselmi1730 Жыл бұрын
Abwan jiheeye so qabo sxb
@user-qr1vq4ys7z
@user-qr1vq4ys7z 10 ай бұрын
Ismacilow ninkan muuqaal kasoo diyaari
CODKA UBAX: Silsiladda Jacaylka ee Muxubbo-Heellood
1:34:12
Codka Ubax Podcast
Рет қаралды 12 М.
Season 01, Ep. 06 - Abwaan Qalinle: Mushkiladaha Shukaansiga
25:52
Codka Ubax Podcast
Рет қаралды 23 М.
Comfortable 🤣 #comedy #funny
00:34
Micky Makeover
Рет қаралды 13 МЛН
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 61 МЛН
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 10 МЛН
TAFSIRA QUR'AANA SUURATUL AS-SAFFAT KUTAA 12FFAA
15:24
Caffee Jannata tv
Рет қаралды 3
Tufaaxii Aan Tirsaday
22:46
Codka Ubax Podcast
Рет қаралды 56 М.
Ismaaciil Ubax - Shaah iyo Shaxan Ep1
1:13:24
Fankeenna
Рет қаралды 2,7 М.
Gabaygii ashqaraar iyo abwan maxamed galaydh
2:23
Abwaan Heello
Рет қаралды 37 М.
CODKA UBAX - Barnaamijka Fanka & Suugaanta: Cabdirixiin Siddiiq "Heello"
53:26