CODKA UBAX - Barnaamijka Fanka & Suugaanta: Cabdirixiin Siddiiq "Heello"

  Рет қаралды 98,913

Codka Ubax Podcast

Codka Ubax Podcast

2 жыл бұрын

Waa barnaamijka Fanka & Suugaanta. Waxa markan marti ku ah Cabdirixiin Siddiiq "Heello". Daawasho wacan!
Barnaamijkan oo dhegaysi ah haddii aad rabto, waxa aad ka dhegaysan kartaa halkan: www.buzzsprout.com/721491/957...

Пікірлер: 146
@Amiina_Mohammed
@Amiina_Mohammed 2 жыл бұрын
Allaylehe. Waad mahadsan tihiin Abti Cabdiraxiin Sidiiq -Heello, iyo Ismaaciil Cabdillaahi Ubax. الله يخليكم ❤
@Kaamila_75
@Kaamila_75 6 ай бұрын
Abwaanada waan jeclhy ilhy amarkiii hello big fan u ahay 🥺❤️
@fariidoinafaarax3544
@fariidoinafaarax3544 2 жыл бұрын
Nin weyn baa caawa miiska inoo saaran, masha Allah alle cilmiga iyo codkaba hakuu siyaadsho 🥰💖
@abdihakimabdulahi6573
@abdihakimabdulahi6573 2 жыл бұрын
Masha Allah waa Abwaan igu qaliye Salan sare ayan hawada ku so mariye Abwaan helo Waxana ku so salameya. (Mooyaale )adiga iyo codka ubax 🙏
@abdihakimali7431
@abdihakimali7431 2 жыл бұрын
Codka ubax iyo heelaba way mahadsanyihiin, hore usoco wll ubaxoow.
@nuurtomohamed9094
@nuurtomohamed9094 2 жыл бұрын
masha allah walahi qof xigmad badan ku dugan thy ayaan manta dawaday rabi haku xiftiyo heelo
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax 4 ай бұрын
Abwaan abdiraxiim sadiiq heelo waa qof qiima badan oo cajiib ah waa qof alle cilmi ku manaystay waa qabiir dhinaca suugaanta ah oo wax badan curiyay Cimri dheer iyo caafimaad allaha ku siiyo walal abdiraxiim sadiiq heelo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@xariirburcawiofficial
@xariirburcawiofficial 2 жыл бұрын
Walahi waan dhamaystay barnaamujka cabdiraxmaan hello waa nin adun iyo akhiraba wax badan og masha allh alle cilmiga haku barakeyo
@shukriahmed351
@shukriahmed351 2 жыл бұрын
Msha allah abwan xag walba ka dhisan mid diini iyo mid maadiba ❤️
@musemaxamed8857
@musemaxamed8857 2 жыл бұрын
maasha allah laba shiqsi oo qiimo badan ayaa is helay ismaciil iyo heeloba waad salaaman tihiin
@khadiirakayse8428
@khadiirakayse8428 2 жыл бұрын
Abwaan hello Iyo Ismaail codka ubax Alle haydinka abaal siiyo barnaajimikan sugaanta ah Ee siadan u quruc badan ماشاالله عليكم🥰
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 Жыл бұрын
Cabdiraxiin sidiq heelo abwaan buuxa ale cimriga iyo cafimadka ha ku barakeyo🤴♥️
@abdifatah-Yare
@abdifatah-Yare Жыл бұрын
horta ma laba abwaan 'Heello' ayaa kala jira mise anaa dawakkhsan?🙂
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 Жыл бұрын
@@abdifatah-Yare Ha mid riwaayadaha jila jira
@fadxiabdilahi8000
@fadxiabdilahi8000 2 жыл бұрын
Mansha allah❤
@abdirahmanfarah6661
@abdirahmanfarah6661 2 жыл бұрын
Barnaami qiimihiisa wata wakhtina loo huray Abwaanka iyo Ismail Ubaxba waan salaamaya
@mowliidhayir6507
@mowliidhayir6507 2 жыл бұрын
Caawa macalin weynbaa fadhiyo Allah Ku xifdiyo Heelo♥️👌
@abdillahiabdiladiif5284
@abdillahiabdiladiif5284 2 жыл бұрын
Heeelooy heeesta kaltuun💔💕 Laba sano ka hor ayaan si waaliya u dhagaysan jiray anigoo dareen daawanaaya ‘’ Kaftankii dhexdeeniyo Kubaale sheekada Xalay kaalintaadii Miyaanay kal iyo laab Naftaydii kaltuuneeey Wacyi kuugu soo dirin” Ubaxa iyo Qamarka waan salaamayaa 💕 ❤️
@honmohamedbarre7679
@honmohamedbarre7679 2 жыл бұрын
Abwaan heello iyo codka ubax ba waad mahadsantihiin
@AYsar.official
@AYsar.official 2 жыл бұрын
Amintan Aad Dawanayo Vidoegan Qimaha & Qayaha Badan Ee 53minute ah Oo ann islahayn 1minute baad dawaneysey Waa 22/11/2021 hpen isnina Sacaduna Tahay 1: 26 hpenimo Abwaan abdirixiin Sidiiq HeeLo Runtii Waa Abwaan wxyaabo Badan Inaga Fahansiyey Suganta & welipa jcylka . aadban Ugu mhdcelinyaa wllkay Xamud ubx💞
@mustaphehapiip
@mustaphehapiip 8 ай бұрын
Waa habeen isniin ah Lkn saacadu waa 12:15 minutes
@maanosmaan-tm8dv
@maanosmaan-tm8dv 6 күн бұрын
Ilahay ha barakeeye Wa macalinkaygii suugaanta
@qaaniyaofficial2714
@qaaniyaofficial2714 2 жыл бұрын
Maasha Allah
@muhiyadiinahmed2681
@muhiyadiinahmed2681 2 жыл бұрын
Wlhi waa Barnamijkii iigu xiisaha badnaa xikmad badanban kafaa'iday abwaan heelo alle haku barakeyo wll ismacilow marlabad noqo celi abwaanka
@stayblue759
@stayblue759 2 жыл бұрын
Abwaan heello ”maxaan bilaaba?” 😂 Waxbadan ayaan ka faiday. Sida mur’awaal. Oo ah waxa laga abuuro xaqiiqada. Mahadsanidiin dhamaantiin. ✌🏾
@kingkhalidofficial2582
@kingkhalidofficial2582 Жыл бұрын
Masha Allah keep going my brother’s
@Nursalah2
@Nursalah2 2 жыл бұрын
Masha allah tabarakallah ilahay haku xafido walalyal
@munimarvisuals
@munimarvisuals 2 жыл бұрын
I love sci-fi 😄 this was a great story! And educational to say the least. 👏🏽👏🏽 waa ruunti dhirigalinta iyo wax haynta maku ficnin.
@sumayoburhanali5645
@sumayoburhanali5645 2 жыл бұрын
Ahhhhhh amazing heello
@aishamohamud9177
@aishamohamud9177 2 жыл бұрын
Waan u dharayey abwaan heelo io ismaaciilba, Ilaah ha idin dhowro Suldaamo.
@abdifatahabdirahman6595
@abdifatahabdirahman6595 2 жыл бұрын
Masha Allah abwaan dhinac walba kadhisan aadban idin salamay adiga iyo Ismael Abokor
@mohametkhatar5948
@mohametkhatar5948 2 жыл бұрын
Legendz❤️👋
@shaficiroraye2604
@shaficiroraye2604 10 ай бұрын
cashar aan aad uga mahadcelinayo ayaan caawa qaatay, abwaanka iyo qoraagaba aad ayaan ugu mahadcelinayaa, wax aan ku cabiro garan maayo qiimaha faa’iidada casharkaan aan ka helay.
@dinixbaashi9143
@dinixbaashi9143 2 жыл бұрын
Barnaamijku muuqaalkuuba kuqurux badanyahey❤
@mousegacan1356
@mousegacan1356 Ай бұрын
Mansho alah abwaaan
@maaxcalimaax1163
@maaxcalimaax1163 2 жыл бұрын
Codka ubax iyo heelaba waan bogaadinayaa waan salaamaya.
@yahyeabdi9578
@yahyeabdi9578 2 жыл бұрын
Kabiir baad caawa keentay kibaar kalena waan kaa sugaynaa mahadsnidna baraadar.
@roodaabdikariim6383
@roodaabdikariim6383 2 жыл бұрын
Part 2 nooga soo samee Ismaaciilaw odeyga👋
@yaasinaxmed925
@yaasinaxmed925 11 ай бұрын
Masha alla Abwaanku dhinac walba waa ka dhisan yahay
@apdiaziizyuusuf7018
@apdiaziizyuusuf7018 2 жыл бұрын
Legend apdirixiin hello ✌️
@falisgacal5289
@falisgacal5289 2 жыл бұрын
Masha Allah abwan sidiiq
@barbaarsamechannel7585
@barbaarsamechannel7585 2 жыл бұрын
Aad baan idin salaamay from tiktok
@engmohmetabdikadir4408
@engmohmetabdikadir4408 2 жыл бұрын
Markaad abwaan heelo , codka ubax iyo safar isku hesho kaalay arag waaye
@abdikanishimbir7547
@abdikanishimbir7547 2 жыл бұрын
Codka UbaX ❤ Abwaan Heelo
@amaalxussein5148
@amaalxussein5148 2 жыл бұрын
Mash aallah maclinka waa nin culus wlih maalin buu xiisda noo buuxiye
@mobzofficial4312
@mobzofficial4312 2 жыл бұрын
Part Two noo soo samee walal
@mohamedsuldan9117
@mohamedsuldan9117 2 жыл бұрын
Mansha alah abwan heelo
@mawroraxma7614
@mawroraxma7614 2 жыл бұрын
Waalidii oo qof ah Abwaan cabdixakiin sidiiq madax khiyaaliga
@genyada5984
@genyada5984 2 жыл бұрын
Codka ubx❤️ #Abwaan Heelo
@mohamedmaarey9638
@mohamedmaarey9638 2 жыл бұрын
Cabdi raxiin sadiiq hello Abwaanka dhan walba ka dhisan Allah xafido
@abdisamedlegend7753
@abdisamedlegend7753 10 ай бұрын
Hello
@Hanmor3412
@Hanmor3412 2 жыл бұрын
wow
@sumayoahmed1635
@sumayoahmed1635 2 жыл бұрын
Rag baa is heley caaawa♥️
@naturebeautyrelaxation5645
@naturebeautyrelaxation5645 2 жыл бұрын
Sawkaa ninkii cabdirixiin sidii iskalaaji u xiirray Salaan legends 🙋🏾‍♀️
@khadraali4889
@khadraali4889 2 жыл бұрын
Huuno hore u soco
@yacquubxalane6019
@yacquubxalane6019 2 жыл бұрын
Ismailow walaal farxiyo lama-filaan soo qabo plz💯🤝
@siciidcabdi5757
@siciidcabdi5757 2 жыл бұрын
Ismaacil abdilaahi illahay ha ku xafido adiga iyo heello
@sadiayusuf151
@sadiayusuf151 2 жыл бұрын
Mahadsanidiin 🙏🙏
@inaburhan8513
@inaburhan8513 Жыл бұрын
Amuus
@munaxusen7313
@munaxusen7313 2 жыл бұрын
Heelo waa abwaan sheekh iyo khiliiste
@sadesoomaali1148
@sadesoomaali1148 2 жыл бұрын
Cilmiga ninkaas ka buuxaahi, daaddiyihii barnaamijkuu hawl-gab ka dhigay Lol. Salaama Gacaleyaal.
@abdisamadsultaanadem9836
@abdisamadsultaanadem9836 2 жыл бұрын
Codlka ubax iyo abwaan heelo
@nazli3465
@nazli3465 2 жыл бұрын
Ninka buga qoray iishega ama buga magacisa😅mise waa ma la awal
@mizkizhood6985
@mizkizhood6985 2 жыл бұрын
Hhhh anba fahmi wafaaa😂😂
@yaashofficialchannel7480
@yaashofficialchannel7480 Жыл бұрын
M. A
@vilvilomohamed9669
@vilvilomohamed9669 2 жыл бұрын
Abwaan khiyaali ah 😅lkn wlhi wa abwaan iyo badh
@ahmedal-fateh8179
@ahmedal-fateh8179 2 жыл бұрын
Abwaan heello aadbu ugu mahadsanyhy casharka qiimaha badan , inkasto uu yar leeyhy taraarax ama mawduuc ka bax .
@Sheeko-Sheek0
@Sheeko-Sheek0 2 жыл бұрын
Mdaxa Qiyaaliga Abwaan Heello 🫶💙
@hodohaibe
@hodohaibe 2 жыл бұрын
Abwaan talow shaqadiisu ma macalin baa si weyn buu wax u sharxayaa
@fathihaji9269
@fathihaji9269 2 жыл бұрын
Helo khiyaalki o qof ah 😀
@iadam4038
@iadam4038 28 күн бұрын
Way igu socotay shekadu run baaban mooday😅
@malapoibrahim3282
@malapoibrahim3282 2 жыл бұрын
Khaldkaagu wuxuu yahay heeloow markaad hees soo saarayso ha odhan maxaa maalin kasta ay qofkaan wada soconaa iga waydiinaysaa magaca. Ku Jira heesta. Aan sameeyey habeen iyo maalinba qofkan saw uma sheekaysid dhib wayn maaha hadaad tidhaahdo hees baan qorayey maanta uu magaca heblaayo ku jiro it's that simple
@abdiasishassan8105
@abdiasishassan8105 2 жыл бұрын
that is right
@Naagnool124
@Naagnool124 Жыл бұрын
Alla inanku cajiibsanaa oo farshaxamaysanaa!😮 cayaayir bidaartaasi ugumay soo degdegin.😁 Isaga iyo weedhsame_ba caalam kale ayay ka sheekeeyaan oo aad la cajabayso.
@abshirhajimohamed3662
@abshirhajimohamed3662 2 жыл бұрын
Sxb BarnamJka aad ayu u ficanyahy lkn sugaantii iyana in waxoogaa ila 2 ama 3 abwanada la martiqaday iyo bahda martida loyahy inogu so daran ayn fikir ahn so jedinayaa mida kale ddka aqonaha xirfadaha kal duwn leh oo bulshda talooyinka muhimka u haya inogu so casuuma iyagana (dhan dhaqan wadaniyad iwm)👍👍
@abdisalan7159
@abdisalan7159 2 жыл бұрын
Cajiip abwan hello khiligoyo qof ah
@cabdiaxmee6432
@cabdiaxmee6432 2 жыл бұрын
ABDIRIXIN SIDIK HELLOH CILMIGaH IYO XIKMADA KUGU JiRTAH DADKAH U FAIDeH BRO
@FahadOsman
@FahadOsman 2 жыл бұрын
Heelo abwaanki fanka Soomaaliweyn badalay
@mohammedlibaangallayr8386
@mohammedlibaangallayr8386 2 жыл бұрын
Sxp abdirxiin sadiiq Heello marag ban ka ahay inaad wada xigmad tahau
@hamdaindhocashaaq8090
@hamdaindhocashaaq8090 2 жыл бұрын
Waaar ninku waaa ehrlu xikmo
@mohammedabdiasiis1870
@mohammedabdiasiis1870 2 жыл бұрын
Abwaan hello
@almaofficial7
@almaofficial7 2 жыл бұрын
Hhhh Jinka maxaad isku tihiin 😂😂😂
@nuradienali7910
@nuradienali7910 2 жыл бұрын
ARMAY ᴡᴀʟᴀʟᴏ Yɪʜɪɪɴ 😁😂
@fadumoomar9156
@fadumoomar9156 2 жыл бұрын
💕💞
@abdallaabdirahman4917
@abdallaabdirahman4917 2 жыл бұрын
Adigo Wariye ah Hadi Laga War Badiyo Wa iska Sidaan 🤣🤣
@nuxur6530
@nuxur6530 2 жыл бұрын
Codku waa gaaban yhy
@jacfarcarab8087
@jacfarcarab8087 2 жыл бұрын
Muudsaney kaa isaga ah🥰
@Khaalidcade01
@Khaalidcade01 2 жыл бұрын
nin waxbadan og abwaan heelo adiyo khiyaalkaguba jawi kaluu igaliyaa
@Readsportchannel
@Readsportchannel 3 ай бұрын
maalinti igu horeesay ee ninkan magaciisa iyo muuqiisa aan arko weeye hadana cilmiga aan daqiiiqado gudaheed ka faaiday wuxuu noqonayaa in aan waligiis ilaawi doonin. waryaahe ninku cajiibsanaa 2/april/2024 maalin ramadaantu tahay 22. 53 daqiiqo hal ilbiriqsi ima dhaafin cajiip
@hodohaibe
@hodohaibe 2 жыл бұрын
Waaba kaa sheegay macalinku
@abdijibarproduction3537
@abdijibarproduction3537 2 жыл бұрын
Codka aad buu u gaaban yahay
@ozmanahmed7352
@ozmanahmed7352 2 жыл бұрын
Heelo NO MORE ILLUSIONS..🤕
@dr.mohamedkahin5282
@dr.mohamedkahin5282 2 жыл бұрын
Abwaan heelo wan salamaya hore u soco sxp
@cabdirazaaqaxmed3019
@cabdirazaaqaxmed3019 Жыл бұрын
ABWAAN HELLO MUCJISO 👋
@kaderabdiadam9443
@kaderabdiadam9443 2 жыл бұрын
Sxb ninkani waraysigiisa qayb kale ka soo dhig
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Bal riwaayadan faaftay eega
@abdisalammahdi3576
@abdisalammahdi3576 2 жыл бұрын
Ninkan Sxp iyo Arday iyo jaarba Waanu ahayn Hal Mar uun Baa lagu soo dagay Yaraantayadii anaa ka Abwaansanaa imikana Hal iskuma geeyn karno 😜😜
@ahmedabdifatah1
@ahmedabdifatah1 2 жыл бұрын
MashaAllah u dheh wll
@abdelwehabjama
@abdelwehabjama 11 ай бұрын
Anigu imikaan yaabanahayba shoodha bito goormu abwaanka noqday 😂😂. Waxaan xasuusta berrigii aynu isku laynay ciyaala sheikh madar iyo ciyaala mabruuk ayaan arkay isagoo silsilad sita😂😂. Nin aad u degen oo miskiin ah buu ahaa
@where3431
@where3431 2 жыл бұрын
Horta maxaa inageliyey? Anagaaba is ilownee qofka sida macaan ukala dhig dhigaya hala yaabina.
@Filsaniita
@Filsaniita 2 жыл бұрын
Dhelan lulana ma bunbunispaaa😅🤣
@Saytar77
@Saytar77 6 ай бұрын
hello waa ninka markan fanka soo galo abwan i noqondona i.a
@nouraaidid6567
@nouraaidid6567 2 жыл бұрын
Ismacilow markad fb soo dhigaysid maqal you tube soo raaci
@hamdaindhocashaaq8090
@hamdaindhocashaaq8090 2 жыл бұрын
Codka ubax
@yousufupdirahman
@yousufupdirahman 2 жыл бұрын
Heestu goorma ayey soo baxaysaa abwaan
@sakisom1
@sakisom1 2 жыл бұрын
Ninki yaqana yaqan ama maqlay Heelo
@bashirabdulkadir1263
@bashirabdulkadir1263 2 жыл бұрын
War Nin adag baad so qabatay.... Waa Nin aan si Gaar ah Sugaantiisa u tageero wlh
@warsameabdi6585
@warsameabdi6585 Жыл бұрын
Nin ka ikhyaali badan weli ma arag
CODKA UBAX - Barnaamijka Fanka & Suugaanta: Cawaale Deeqsi
42:12
Codka Ubax Podcast
Рет қаралды 72 М.
CODKA UBAX - Damiirka Anaa Iska Leh
1:08:06
Codka Ubax Podcast
Рет қаралды 135 М.
She ruined my dominos! 😭 Cool train tool helps me #gadget
00:40
Go Gizmo!
Рет қаралды 64 МЛН
LOVE LETTER - POPPY PLAYTIME CHAPTER 3 | GH'S ANIMATION
00:15
ИРИНА КАЙРАТОВНА - АЙДАХАР (БЕКА) [MV]
02:51
ГОСТ ENTERTAINMENT
Рет қаралды 9 МЛН
HALGAMAA XASAN WELI OO KHATUMO KU LABISAN MAANTA
29:39
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 28
CODKA UBAX: Murtida Maansada URUGO
45:11
Codka Ubax Podcast
Рет қаралды 35 М.
Igu sir weeyaan Caashaqu -  Abwaan Gurey Dool (Hilin Show)
50:28
Hilin Show
Рет қаралды 23 М.
Abwaan Siddiiq Burmad
46:05
Codka Ubax Podcast
Рет қаралды 58 М.
Barnaamijka Hal-Abuurka HCTV || Abwaan C\risaaq Xasiliye
43:50
Horn Cable Tv
Рет қаралды 13 М.
SAFWAAN HALAC | 9 SANOO BILAA SHARCIYA
32:21
HamseIndho
Рет қаралды 30 М.
CODKA UBAX - Waa Layga Guursaday 9
17:32
Codka Ubax Podcast
Рет қаралды 85 М.
She ruined my dominos! 😭 Cool train tool helps me #gadget
00:40
Go Gizmo!
Рет қаралды 64 МЛН