CEEB KALE! 3 SANA LA IS SOCDAY MOBILEKA LA ISKA BARAY QIYANO

  Рет қаралды 226,688

Ridhwan Issack

Ridhwan Issack

Жыл бұрын

#subscribe #like #share

Пікірлер: 1 100
@hdhdhhhdhhfjgkd6193
@hdhdhhhdhhfjgkd6193 Жыл бұрын
Kusalia nabiga scw scw scw
@fardosa9749
@fardosa9749 Жыл бұрын
Scw scw scw scw
@haniadam5011
@haniadam5011 Жыл бұрын
Scw scw scw
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 Жыл бұрын
Telephone ☎️ ii dhiib waa sheeko iga badatay qof khiyaano watah waaba laga istikhaareystaa asagaa Alle kaa qabanaya 🤲🏼🤲🏼
@maxabsjiii8122
@maxabsjiii8122 Жыл бұрын
Sax runti istiqaaradha wexey so saarta qofka ku qayaanayo iyo qofka daacad kuu eh. Thats good thought
@khadijamustaf3029
@khadijamustaf3029 Жыл бұрын
❤❤❤
@marwahabdalla4710
@marwahabdalla4710 Жыл бұрын
Ridwanow mrkd vedioga Furyso wll Kufur slaant islaamka❤
@gediosoble
@gediosoble Жыл бұрын
Barnamijkan barnamij laso agaasimay oo u egyahay inta ila fahamsan like ii saara 🤣🤣🤣
@malyunali4326
@malyunali4326 Жыл бұрын
Wala iska arkaa in laso abaabulay😅😅😅😅😅😅
@abdullahinorhussein5595
@abdullahinorhussein5595 Жыл бұрын
Wee is wada ogyihiin barnamijkan waa fashil kuwi hore run ahaa kii gabarta i-phone ka ceshaneyse cdi loo fahma ine is ogayen var badn ku jiro😂😂😂😂
@malyunali4326
@malyunali4326 Жыл бұрын
@@abdullahinorhussein5595 caan ayey rabaan in ey ku noqdaan saan
@sxpfcniyowllba2793
@sxpfcniyowllba2793 Жыл бұрын
Haa wllhi. Weyba kala weyn yihiin. Ba. Marka 2dan ayaa Isla soo diyaar sadeen 😆😆😆😆
@sxpfcniyowllba2793
@sxpfcniyowllba2793 Жыл бұрын
😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@m.hussein5350
@m.hussein5350 Жыл бұрын
Waliga qof raba inuu kaa tago ha isku dhajin horay usoco dhe🙏
@user-ps5px3tu6e
@user-ps5px3tu6e Жыл бұрын
Legen nimo waxasa laga dhahaa is adkeey qofna ha iskuduleen ❤❤
@mukhtarmahat4131
@mukhtarmahat4131 Жыл бұрын
Nowadays Relationships in Nairobi are like Bluetooth If you stay close, they are connected If you go for sometime , they find a new device. Understand the lyrics there is always a message .
@omaraboubakar6147
@omaraboubakar6147 Жыл бұрын
Mapenzi ni ulaya kanairo ni umalaya😂😂😂
@sabaaxibrahimhussein8729
@sabaaxibrahimhussein8729 Жыл бұрын
😂😂😂
@shurealiim9996
@shurealiim9996 Жыл бұрын
Why is she embarrassing the guy
@abdisamadahmed3088
@abdisamadahmed3088 Жыл бұрын
That's right por
@saynabfarah6263
@saynabfarah6263 Жыл бұрын
Hoyadii miya mise xiriira kadhexeyay ani waxba mfhmin😂🤣🤣🤣🤣🤣
@faaizaali4605
@faaizaali4605 Жыл бұрын
Ridwan izack sunta kaliyee ka ilmaysiisa qayaanoola yaasha keep going 😂
@AshaCuud-ru4km
@AshaCuud-ru4km Жыл бұрын
❤❤❤
@ayanahmed1138
@ayanahmed1138 Жыл бұрын
MashaAllah Ridhwan issack waa ku jeclahay wlkey mcn guul wcn l.a
@7ly.5__
@7ly.5__ Жыл бұрын
ridwaan allaha ku sharfo shaqo fcn heysaa wllhi ❤
@zaynabnuur3156
@zaynabnuur3156 Жыл бұрын
😂😂😂I love Ridhwan's reaction always😅❤
@yusufmohamud1237
@yusufmohamud1237 Жыл бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
@yusufmohamud1237
@yusufmohamud1237 Жыл бұрын
رضوان
@yusufmohamud1237
@yusufmohamud1237 Жыл бұрын
Give me your number or phone
@yusufmohamud1237
@yusufmohamud1237 Жыл бұрын
Iam waiting
@yusufmohamud1237
@yusufmohamud1237 Жыл бұрын
Ok
@JiminPark-cv2eb
@JiminPark-cv2eb Жыл бұрын
Waxan jeclahay Ridwan reaction kisa iyo siduu uhadlo asaga ❤😊 bentana dadka kuqabto 😂😂
@capaasemedia547
@capaasemedia547 Жыл бұрын
Barnaamishkaan Ridwaanow Fashil waaye inaa so dhisteyna way Muuqataa😊
@dheereyechannel
@dheereyechannel Жыл бұрын
Legend always ridhwan isaq another's levels ♥️💯💯👍❤
@ibrahimissack9251
@ibrahimissack9251 Жыл бұрын
The previous lady who came with iphone with price is exposing us🤣🤣. Men unless you were one to call her to restaurant never get yourself in a danger..
@zamiii5017
@zamiii5017 Жыл бұрын
kkkk
@shurealiim9996
@shurealiim9996 Жыл бұрын
Dis story is disgusting,am agirl but wilasha in san layelo majecli wallahi,ayadaba yelkedha malafiriyo
@mariammoha745
@mariammoha745 Жыл бұрын
That is true 😂
@maslaxmasoax3756
@maslaxmasoax3756 Жыл бұрын
Riudwaan
@maslaxmasoax3756
@maslaxmasoax3756 Жыл бұрын
English ya fahmayo Hee anaka somali aya nahnay
@fiidowmrk
@fiidowmrk Жыл бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴❤
@cabdikahinshugricali3989
@cabdikahinshugricali3989 Жыл бұрын
Aabaha was tuugsi miya waxaaga
@marianofficial1393
@marianofficial1393 Жыл бұрын
Walal wankusoboqde isoboqo shukran
@queenmaria3931
@queenmaria3931 Жыл бұрын
Ok abo❤
@Shamuureoffical
@Shamuureoffical Жыл бұрын
Qoftan 2 yrs kahora waba laqabe 😅😅😅3 sana maitiri intii ilaargti in laislaogaa😅
@sabariinalas736
@sabariinalas736 Жыл бұрын
Qabkoda kadareme bee😂
@somojey1996
@somojey1996 Жыл бұрын
I like how ridwan reacts alwasy 😂😂
@SarahBashir-cv9cx
@SarahBashir-cv9cx Жыл бұрын
Same
@bakarxaliye1244
@bakarxaliye1244 Жыл бұрын
Ilaahow hana ceebeyn qiyaano ma fiicno dheeratay dhawaatayaa maalin uun ilaahay waa u ku kashifi dalinyaro qiyaanada joojiya inshallah hadii kale youtube ridwan ayaa ka soo muuqane adigo lagu dhahaayo wan ka shakiye Ee i wac.😅
@mulkimuhammed9385
@mulkimuhammed9385 11 ай бұрын
😂😂😂
@fardawzashidane4806
@fardawzashidane4806 Жыл бұрын
First time an comment qoro waaye ar dumarkeena qaar goormaa ka ilbaxynaa telephone kaga isii aan baaree ilen qofka waa lagu kalsoonada midkle naftada hadadan kalsoni ku qabin wlh inadan heer gaarenin blse hada tahay gabar naftyda ku kalsoon oo waqtiwlba ayda iska fikirto mrkas kdb ayay ruux kalsoni siin karta ee gabdhow an noloshena number one ka dhigano misna an noqono kuwa marwlba allah ku xiran aydna waqti is gelisa hdi aan marksta nin le ka fikirno intu aaday yu la hadlay dhahno wax hormar ah gaari mayno wlh gabar iyo wiilba waxan talo walalnimo uso jeedin laha in qof wlba u nafsadisa hormariyo oo asi isku kalsoonada allahna talo saarto inshaa allah waad liibanaysan nolosha idinma xumayso ❤🙏🙏
@amaaraaragsan4784
@amaaraaragsan4784 Жыл бұрын
Labadaan wexeey u eg yihiin labo qof oo wall ah Barnaamijkana mid fake ah waaye yaa ila qabo meshaan in leeysku kala gacsanaayo waa Ruwaayad caadiya😅😅😅
@sxpfcniyowllba2793
@sxpfcniyowllba2793 Жыл бұрын
😆😆😆😆 waa run. Wll
@hafsohussein6538
@hafsohussein6538 Жыл бұрын
Wlhi anigaa kulaa arko sxbky 😂😂😂
@mustafebaaba308
@mustafebaaba308 Жыл бұрын
Laftirkay wa daremay mrka whatsappka labarayo wxay dad isku qoren ama iskulahadlen ad by ukooban yihin Tess kale indhahooda laga daremay iyo qaabkay uahadlayaan 😂
@Bilaan-km8tz
@Bilaan-km8tz Жыл бұрын
Waa dareemya qali gabdha yar weyn😂
@ayaancusman2020
@ayaancusman2020 Жыл бұрын
Keep going ❤ Pro
@keynanyare7083
@keynanyare7083 Жыл бұрын
Inta real iyo city sugayso love 😍 iisaara
@alinoorabdi1744
@alinoorabdi1744 Жыл бұрын
City through to the final game over sir.
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj Жыл бұрын
Masha allasah aabo fiican oo u dulqaada badan inankiisa yar ee cararayay ku soo kora diinteena wsnaagsan ilaahay haka dhigo xaafidulqur aaan
@suusuukeerowcali6799
@suusuukeerowcali6799 10 ай бұрын
Aamiin yaa rabi
@ibrahimadan4027
@ibrahimadan4027 Жыл бұрын
Bro Ridwan take care of your life...those guys who breakup with their girlfriends might plan thugs for u
@nimaabdullahi3125
@nimaabdullahi3125 Жыл бұрын
Yes wallahi 😢
@ridhuamirridhu8369
@ridhuamirridhu8369 Жыл бұрын
Exactly walahi bro
@user-hr6rq7nu3k
@user-hr6rq7nu3k 11 ай бұрын
The Almighty Allah s.w has a monopoly of both seen and unseen..... Actually whatever beyond the bashar and jinn expectations. Thugs are failures. Allah will protect him inshallah.❤❤❤
@simancalimaxamud9667
@simancalimaxamud9667 Жыл бұрын
Allh Hana cebeyn😂Ani Hadi leyso waco oo idhoh ridwan isaq idhaho qakudaminaa😂😂😂😂
@lulunor7284
@lulunor7284 Жыл бұрын
Waxa cadansyso in ay wax jiran 😂😂😂
@djmoha.official7798
@djmoha.official7798 Жыл бұрын
Always be Alert when ever your beb date you in that hotel Sj know that you are in trouble.. 🤣🤣🤣
@halimamohamed8002
@halimamohamed8002 Жыл бұрын
😂😂😂
@feisaldesantoz1858
@feisaldesantoz1858 Жыл бұрын
Sema kimeumana 😂😂😂😂
@muuna8497
@muuna8497 Жыл бұрын
Ridwan isaaQ Legend waye wlhy wanku wata wllky Dowlad xata noma Qaban karto shaqada nohayso
@MohamedAbdullah-cq3rj
@MohamedAbdullah-cq3rj Жыл бұрын
WAsheka kaleee the guy is very talkative........Qiyanoo badhanaaa
@haniabdulahi8580
@haniabdulahi8580 Жыл бұрын
That's why I don't believe the word " love", coz in today's world there's no such thing as luv. The only true love is loving yourself that's it!
@saidosman858
@saidosman858 Жыл бұрын
Maqayadan bedel ridhwan waikufshile 😊
@user-ke3zj1pc9w
@user-ke3zj1pc9w 8 ай бұрын
I love ridwan's reaction always 😂❤❤
@truecomment3650
@truecomment3650 Жыл бұрын
WAXAADAN RABIN WAAD ISKA DIIDI KARTAA WIIL AHAAW AMA GABAR AHAAW. Cida doonto ha baxdo cida doontana ha joogto. Tan MAAMO ayeyba u egtahee wiilka wayba dhali kartaaye see camal kkkk❤
@aishahuseinadam5162
@aishahuseinadam5162 Жыл бұрын
Wacade waa kawaynthy
@hanicabdulaahi7178
@hanicabdulaahi7178 Жыл бұрын
Wa so dhihi rapay adaa i jooge ka tag dheh wiilka
@queenaisha8930
@queenaisha8930 Жыл бұрын
Odayaasha laclacyadaba 18 jiro bay guursadaan
@ramlaramla4408
@ramlaramla4408 Жыл бұрын
​@@queenaisha8930 somaha ne jaahiliin waaye nimankaan
@queenaisha8930
@queenaisha8930 Жыл бұрын
@@ramlaramla4408 nimanka waxaba iga daran naagaha kaba qaadka u ah uf
@fatimaamiira1412
@fatimaamiira1412 Жыл бұрын
Ilaahow qof Kenya jogo yaa aaminin😂
@mubaarigcabdisalan1289
@mubaarigcabdisalan1289 Жыл бұрын
WANKU SARAY TALIYE BARNAMIJ BADAN SOODAH😂😂😂😂😂
@MohamedAbdullah-cq3rj
@MohamedAbdullah-cq3rj Жыл бұрын
The guy tries to prevaricate but the girl is intelligent lady😂😂😂😂
@amiinyuusufcali2097
@amiinyuusufcali2097 Жыл бұрын
Best challenge ❤🎉
@user-xq1ow3sq5h
@user-xq1ow3sq5h Жыл бұрын
Kala taga maba isku qalantan islan weyn thy ka lexo wilka 😂😂
@yurubsaalax6253
@yurubsaalax6253 Жыл бұрын
Kkkk intee nin wayn gbr yr wata
@mohamedrashid6563
@mohamedrashid6563 Жыл бұрын
Legend kan wan wata ridhwan isaaq sxb mahadsanid 😂😂😂
@fardowsomahamed8558
@fardowsomahamed8558 Жыл бұрын
😂😂😂
@AbdirashiidJeshuu-hd9ui
@AbdirashiidJeshuu-hd9ui Жыл бұрын
Barnamijkan waa beelo lkn halistiisa ayuu wataa bro Ridwaan isack take care for your life, people are not same
@mulkimuhammed9385
@mulkimuhammed9385 11 ай бұрын
Exactly 💯
@Anaam186
@Anaam186 Жыл бұрын
🙌🏻😂awlbo wilka waka wayned ee ka daba har ilmaha
@ahmedcabdiyuusaf4232
@ahmedcabdiyuusaf4232 Жыл бұрын
Canuga hoyadiis u celi dheh marki hore ayeba cidoodi kaso khayantay say ledahay wad i khiyamesay
@Anaam186
@Anaam186 Жыл бұрын
@@ahmedcabdiyuusaf4232 😭😂ha ha celiso cunuga
@samadoonofficial49
@samadoonofficial49 Жыл бұрын
Waxaa fahmi la ahay Barnaamijkaan mobel Kaaga ii dhiib Ragga bis miyaa lagu sameenaa Weli ma arag qof dumar lagu sameenaayo😂Radwaanoow Maxaa jiro bro dhanka dumarka lasafatey
@xaliimosiidi4709
@xaliimosiidi4709 Жыл бұрын
wey ku jirtaaa hore baaar janaalka
@marryme4690
@marryme4690 Жыл бұрын
War Ridwan Shaqad Noo Heeso Dowlad Xitaa Mano Heeso😂😂 Qal qal lagu beer ka Dhigin Wiilki yaraa😂 N:B Naag Ka Ween kU DhaqaN Karto😂❤
@yuviiussack5132
@yuviiussack5132 Жыл бұрын
Ocada 😂😂
@ibrokeyadan7941
@ibrokeyadan7941 Жыл бұрын
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 10 ай бұрын
Marrym lol dawalda xil kama sarna wax is jaclaadey lakin waxad ka wado wan fahmya alakiin anigo rag ah baa wanraacsanhey shaqadu hayo waxu kashifyaa rag xun iyo duamrk a xun bila imanka ah
@CaliYare-ul3hd
@CaliYare-ul3hd 3 ай бұрын
Zhp qoftu waayba kaawaynstahay maxaa ku fali😂
@sumayaqurux3491
@sumayaqurux3491 Жыл бұрын
Ridhwan Isaack plz abowe waxan rawa inan tijaweyo well an is jacel nahay plz wan ku barya hal ke kala so xariira plz plz plz
@Sahara-lj7bg
@Sahara-lj7bg Жыл бұрын
You done good job contiuen some spirit bro
@daahiraadan7010
@daahiraadan7010 Жыл бұрын
Walle kani waa malaGa jacaylka 😂😂😂😂
@saahilmohamed7351
@saahilmohamed7351 Жыл бұрын
Wilkan iyo gabadhan ma isku qalman wey dhali kartaa bee😂
@zhakirmaxamed6649
@zhakirmaxamed6649 Жыл бұрын
tan beebe kaash waaye ❤❤❤❤
@sumayahabdirahman2604
@sumayahabdirahman2604 Жыл бұрын
Ayyyy wilka maskin waye 🥺😂😂😂tedha kale islanta suraha mahay
@KhalifcadeAhmed-rd8dn
@KhalifcadeAhmed-rd8dn Жыл бұрын
😂😂😂 cabdi is not easy
@zamzam892
@zamzam892 Жыл бұрын
Waa daawanay filimkan hore no beddel 😅
@faisal-iv6hj
@faisal-iv6hj Жыл бұрын
Aad iyo Aad 😂😂😂
@xasancarab7838
@xasancarab7838 Жыл бұрын
Ridwan adi iskudirka dhalinta dhaaf ❤
@amalnuura4789
@amalnuura4789 Жыл бұрын
Oo naa ilmaha yar wabad dhali karta iskaga hadh waa ceebe 😂😭👏
@bishaayaramiin7182
@bishaayaramiin7182 Жыл бұрын
Saqiir suujisban ujeedaa ani😅
@queenamaal1858
@queenamaal1858 Жыл бұрын
Tiiihore weeeyhiir gashay lkn tani weeey cadahay in wax laislaogyahye iney tahau😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@ahmedcabdiyuusaf4232
@ahmedcabdiyuusaf4232 Жыл бұрын
Xaqiqa in la isla ogaa ridwan sida u uhadlayo o wilka ugu adkaynayo aya caden u ah in la isla ogaa hadi usan wax ka ogayn wu ka yara qabsan laha kuma adkeeyen iskuma so diri lahen
@Ibros-10
@Ibros-10 Жыл бұрын
God bless you brother
@zahraabdullahi3102
@zahraabdullahi3102 Жыл бұрын
Wllhi Ridwan u are the best
@muunakayse
@muunakayse Жыл бұрын
ridhwanow maxad samaysey suaal ayaan fahmi lahy dumarka waweyn iyo inaamadaan yaryayr waxa barmamijkaa ugaar miyaaa tolow maa fahmin lkn hore usoco walky qali😍✋ salaan saare
@user-uz9pc8iy8d
@user-uz9pc8iy8d Жыл бұрын
Wlhi wan kula qabaa gabadhan wiilka weyka weenthy
@user-ml9nh9pu1p
@user-ml9nh9pu1p Жыл бұрын
Mxaa ayada so madoora karto ya isku xiray weenan io xiriir ka
@Aisha-vk8vu
@Aisha-vk8vu Жыл бұрын
Ilahay amrkiissa qof maba qiyaami karoh 😂😂😂 qofka runt lee u shegaaa 😂😂
@faisal-iv6hj
@faisal-iv6hj Жыл бұрын
Run badan ❤❤❤
@faadumocali2917
@faadumocali2917 Жыл бұрын
saasaakuu fiican
@siedmeash515
@siedmeash515 Жыл бұрын
😂
@jamaaldaus8777
@jamaaldaus8777 Жыл бұрын
Adigaa
@hindus234
@hindus234 11 ай бұрын
Mmh mambo ni 🔥
@nimcoxamda2535
@nimcoxamda2535 Жыл бұрын
wllo maxaan baaah inana kul soo xidhiidho oo ii tijaabisid jcly kaya
@aragsanhazan9464
@aragsanhazan9464 Жыл бұрын
Bisinka wiilka waa caruur😂😂😂😂😂
@cadnaanmaxamuud1435
@cadnaanmaxamuud1435 Жыл бұрын
Qoftaan waa sooo kufty maaaha😅😅😅😅
@bashir4725
@bashir4725 Жыл бұрын
😂
@fqaran8302
@fqaran8302 Жыл бұрын
Haduu yhy imisa nin gabar u awoow u noqon karo guursada! Dumarku iyagii baaba xin isku ah garaadka alle haku koriyo😏
@aragsanhazan9464
@aragsanhazan9464 Жыл бұрын
@@fqaran8302 hhhhhh ilaahay ayaan ka magan galay ilmo yar akhaas dee doono saqiir nuujiya waa runtay waa naag wayn ilmaha yar halaga qabto 😁😁😁😁😁🤣🤣🤣🤣🤣🤭🤭🤭🤫🤫🤫🤫
@maymuunabdirizak8182
@maymuunabdirizak8182 Жыл бұрын
😅😅😅😅
@11naa44
@11naa44 Жыл бұрын
Naagaha sawiradooda nimanka.mrkiba udaadinaaya wa khaldanyhn waayo sawirkaga maha qof walba inu iska hayo sawirkaga
@ogaalmedia581
@ogaalmedia581 Жыл бұрын
Sawirkaaga muxu micno ku fadhiya hada is adkeesid midkale diyaar buuxaane
@11naa44
@11naa44 Жыл бұрын
@@ogaalmedia581 diin beysan aqoon nagta wejigeda wa cawro
@deeqoahmed8040
@deeqoahmed8040 Жыл бұрын
Legand ridwaan issack kibkoowin💛💛
@user-up1fd6wd6g
@user-up1fd6wd6g Жыл бұрын
Onces she invite me in restaurant obviously i wil flash my phone 😂😂😂
@Samoe1234
@Samoe1234 Жыл бұрын
Kabisa 😂😂😂😂😂nunua tululu if possible pia
@user-up1fd6wd6g
@user-up1fd6wd6g Жыл бұрын
@@Samoe1234 🤣🤣🤣
@zsh2214
@zsh2214 Жыл бұрын
Hadaan wiilka ahaan lahaa Wallahi waxaan dhihi lahaa hadaadan igu kalsooneen horay u soco telefoonkeeygana Shaqo kuma lihid Maxaa jilciyey Wiilasha sanadkaan cajiib
@amiraqurux2830
@amiraqurux2830 Жыл бұрын
Hhhh
@abdullahimuktar8323
@abdullahimuktar8323 Жыл бұрын
Laabadaba waayey hada
@ladanlucky3480
@ladanlucky3480 Жыл бұрын
Hhh hasha adaa Dan leh qurux
@SumayoSaeed-su6rn
@SumayoSaeed-su6rn Жыл бұрын
Kalsoni ayaad kahadle hdana wxd ka hadle qiyano kalsoni iyo qiyano meel mawada galan wlhi marka aad ledahy hdadan igu kalsoneyn hory usoco ma wxd rabta adigo qiyano wado in lagugu kalsonado taa waa adiga iyo nacas nimadada
@zsh2214
@zsh2214 Жыл бұрын
@@SumayoSaeed-su6rn Haye abaayo
@gadhleibrahim5259
@gadhleibrahim5259 Жыл бұрын
isku Dire Kala Dile 😂 Ridwaan isaaq 😂😂😂
@ashaabdullahi3586
@ashaabdullahi3586 Жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhh
@user-ht3ug3ck3z
@user-ht3ug3ck3z Жыл бұрын
Asaga wuuu ogaa in aykujirto lkn sbbta uu kugudhiiby wuu kujeclyhy ❤
@jamaalcaaqilka4210
@jamaalcaaqilka4210 Жыл бұрын
Waa naagtan wayn ilmahayar ka kaxeya jacyl lahaaninee😅
@malyunali4326
@malyunali4326 Жыл бұрын
Intaso sano aan isla dhafreynay kulahaaa😂😂😂😂😂😂😂
@mubaarigcabdisalan1289
@mubaarigcabdisalan1289 Жыл бұрын
WAD IKHIYANTAY MALYUNEY SAS KAMA FILEYNIN😂😂😂😂😂
@ibrahimaliismaciil4655
@ibrahimaliismaciil4655 Жыл бұрын
Ismalaha wiilkan sadaxsano kahor nin waxshukansankaro ma.aha sheekadan waa khiyaali
@faadumoxuseen8582
@faadumoxuseen8582 Жыл бұрын
Tuug laqabtay talo malahan la dhihi jiray ee kan waa faarax qiyaano la qabtay weeyaa 😂😂🤞
@ahmedcabdiyuusaf4232
@ahmedcabdiyuusaf4232 Жыл бұрын
Iyada marki hore so khiyantay o canuga yar hoyadiis kaso sirtay ee canuga hoyadiis ha u celiso ilahay qawabtay habarta wayn
@Yussuf-ju6jb
@Yussuf-ju6jb Жыл бұрын
Wow ridhawn i like
@sacdoyoabdikadir424
@sacdoyoabdikadir424 Жыл бұрын
Ridwaanow ana danyeer keyga ku kenaa plz mobilkiisa bisa la baraa keyga ha leska dhaafo 😂😂😂
@rahmaebrahim4583
@rahmaebrahim4583 Жыл бұрын
alx dheh tan ilahy ku dhaafiyee😂😂😂
@abdihamidmohamed98
@abdihamidmohamed98 Жыл бұрын
Nio qofta iney kukorsato rabte lkn ma aheen inaa dhahdo hooo inaad diido aheed in foonkaada qabato 😂😂
@yasinabib
@yasinabib Жыл бұрын
😂😂
@fardowsomahamed8558
@fardowsomahamed8558 Жыл бұрын
Farax 😂😂😂
@abdihamidmohamed98
@abdihamidmohamed98 Жыл бұрын
@@fardowsomahamed8558 haa inuu is xariifiyo aheeed haduuba ogyehe ama chatka dhan inuu delete dhaho codka iyo qoralada luu delete dhehe 😂
@hamdakhader5294
@hamdakhader5294 Жыл бұрын
Aboo salah ciyaalka Maxa ku geyay wll wuu ka yar yaheee iso dhaaf pls
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 10 ай бұрын
Tani waa fariid waa Aslkii Hablaaha somali maansha allhaa waay ciqaabtey
@aniishcollection4830
@aniishcollection4830 Жыл бұрын
Ridwan wuxu noqde wax laga cararo Wlhi 😂😂😂 Aniga waligey dawada baan ahaa hadne sids eey tahye Marka dawanayo Aniga ayabaa ka cabsado Ridwan mar mar wax is arakayaa Aniga Oo wajiga is badale 😂😂😂😂
@fardowsoabdi440
@fardowsoabdi440 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂waad is ogthy
@muunakayse
@muunakayse Жыл бұрын
waxa kale😁
@faisal-iv6hj
@faisal-iv6hj Жыл бұрын
Telka in lagaaqado waye sirbadan qarineysaa xanaqa waxa kakeynayo waa sidaas 😂😂😂
@bashir4725
@bashir4725 Жыл бұрын
Wilka wu nasib badan yahy tan hadeey dafty😂
@feisalibrahim-ri6uf
@feisalibrahim-ri6uf Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣
@KhadraC.qadir9746
@KhadraC.qadir9746 Жыл бұрын
Waa dad is doortay ka dhex bax
@bashir4725
@bashir4725 Жыл бұрын
@@KhadraC.qadir9746 waxa khalad inee message iyo qoral u bur burisaa harer dhan
@bashir4725
@bashir4725 Жыл бұрын
@@KhadraC.qadir9746 maxa ku gubayaa adi runtaa miyaa kudibesaaa wa yabeee 😂
@AnasJojo27
@AnasJojo27 Жыл бұрын
Gabdhah intey teleefoonkeed iska tiraan bey ridwaan u imaanayaan kwrn😂😂
@libanali4881
@libanali4881 Жыл бұрын
Marar qar ma ficno inad noqoto available mid kale hadi qoftada kugu dhahdo ma is arki karna sida ugu dhaqsiyaha badan ama mel hebel ugu imaw inta badan waxa jiiro qorsho adiga lagu malegayo ama ha yarado ama ha badnado ee taxadarka badi qasatan markey qof dumar ah ka codsato inad laku lanto haddi xita ay ka codsato inad laku lanto malinta ay iyada qorsheysay inad ku lantan bedel sido kale sacadaha ugu danbeyo waxad bedesha xaruunta ad isku arki laheydeen iyo waqtiga wayo muhim mahan inad taajir tahay ama inad tahay faqiir amnigada ka fikir 👍
@maryanelmi-cw9jy
@maryanelmi-cw9jy Жыл бұрын
Cbdi qasro always qiyano Lkn gbdhn qof wyny ilA egthy ilmhn cml kma helo 😂
@safabeb7
@safabeb7 Жыл бұрын
Wlhi wa shakiyay aniga 😂qof intii la waco markiiba ready ah kalay ii imaw hye Isla markii cajiib sheikhow hhhhhh
@msssilent
@msssilent Жыл бұрын
Wa film weeye wxz😂😊
@ac7495
@ac7495 Жыл бұрын
Waxaan wax la isla ogyahay wye
@hafsohussein6538
@hafsohussein6538 Жыл бұрын
Qorshaa waye walal qalii😂😂
@mohayasiin
@mohayasiin Жыл бұрын
Aftahan waye wlhi the Legend
@fatumoadan2058
@fatumoadan2058 Жыл бұрын
Horta wan ku farax sanahay wayo somali hadi sidan runta loso ban dhigo dadka iskuma dhacen lakin waxan kasi jeclan lahay iney runtahay waxa daran iney tahay wax laso jilay lakin Ridwan waan ee wax kasto run ha ahadan
@abdulahijeespile2385
@abdulahijeespile2385 Жыл бұрын
Maqaayada Sj hada kadib kii ladhaho iigu imow telka😂😂😂
@najmosuusan3357
@najmosuusan3357 Жыл бұрын
Ridwaan isak isku dirnimo weye barnaamijkaan dadka ha isku dirin wll fikrad kle la imoow ❤❤❤❤
@suleimanahmedali4360
@suleimanahmedali4360 Жыл бұрын
Barnaamijka adoomeeda Ka so copy yeeya..anoo cafimad qabo walee inaa ka yeleen telkaga keen aan baraa 😅tan kale after guur haa Waa maquul Lkn shukaansi xaqba umaleh hadii ooysan shaki ginia jirin
@abwaanMadaale
@abwaanMadaale Жыл бұрын
Hhh walw ragii waa la fashilyee gorme arkeynaa dumar lafashilinayo legend is always legend Ridwan isaq mesha cadalad hadey ka jirto dumarkana tokadoda fashili salan qaas ah bro waxana ka so salamaya qarada Europe gaar ahaan The Netherlands in àn kula so xirana wan jecla lkn mahayo phone number-kada please iso jwab mahadsanid
@nurudinahmedosman60
@nurudinahmedosman60 Жыл бұрын
Wayba ka wayntahaye mxuu isugu ladhayaa, Rabi arsaaqadiisu waaba waasice Zxb Rabi 4 uu ka baneeya eee Soy sooy dheh 🖐 horayna oga soco Never trust someone who want to far from you 🎉
@diriyedaauud5075
@diriyedaauud5075 Жыл бұрын
ɪɴᴜᴜ ǫɪʏᴀᴀɴᴏ ᴡᴀᴀ sᴀx sʙʙᴛᴏ ᴀʜ ᴡᴀʏᴋᴀ ᴡᴀʏɴ ᴛᴀʜᴀʏ 😂😂
@MucaaadAbdiqaadir-rr9dq
@MucaaadAbdiqaadir-rr9dq Жыл бұрын
😂😂😂
@fqaran8302
@fqaran8302 Жыл бұрын
Xoolo imisa nin gabr u dhali kro la socda! Da' marna ku banayn mayso khiyaamo
@nimcoxasan6306
@nimcoxasan6306 Жыл бұрын
😂😂😂😂 anba wan laha
@Duca954
@Duca954 Жыл бұрын
Wiilka yaran badanaa
@Tahaniabditawan
@Tahaniabditawan Жыл бұрын
Aroskena wuu dhawyahay kulaha willka waba kawentahay wakhtikisa ayuna kujira wilka ee kadhamaw😂 Barnamijkana waba kashakiyay manta laga billawo😅
@anisonash7753
@anisonash7753 Жыл бұрын
Plz inad qof itijawisa Ayan rwa eeh sithen number kuhela abowe
@nastaegal4533
@nastaegal4533 Жыл бұрын
Tan hadey kudhaaftay nasiib aya ledahay alxm dheh😂😂😂😂😂😂
@faadumocali2917
@faadumocali2917 Жыл бұрын
🤣🤣xppi maseerka jooji
@nastaegal4533
@nastaegal4533 Жыл бұрын
@@faadumocali2917 Hhhhhhh sxpy ilmahan xafada hoyadis canjelada ka cunaya xay kawareerihe
@sacdiasusu7657
@sacdiasusu7657 Жыл бұрын
😂😂 ani waan yaabhe ninkan dadk maa hishii siiyo miya saan miye kukal tageen hada😂😢
@diishkamaahir2692
@diishkamaahir2692 Жыл бұрын
Weli lama arag wax uu heshisiyo 😂😂😂
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 10 ай бұрын
Saxibkey Ridwan inana ka naxiyo ma rabo sirdonka markeynka iyo ruushaka shaqalo ka dhigo why ridwan dad is khiyama ku wada nool markaad qarxiso difaac weyn baad u bahantey illahey ha ku dhawro saxiib danibi ma lahid amiin waxaad wadaa waa indho furka nolasha waxey tahy
@JoharAli-pv7ok
@JoharAli-pv7ok Жыл бұрын
i love this iska daa calaacalka
@asmamaxamed9629
@asmamaxamed9629 Жыл бұрын
C/Rizaq Geeyese meshan maxa kadontey wallkyga Ceelasha biyaha kugu ogaaa 🤣😂😅Teeda kalena 2022 leyba celasha biyha jogtey shekadan maxa waye
@fahimsiyat
@fahimsiyat Жыл бұрын
Hhh😢
@abdisalanmuhumed6135
@abdisalanmuhumed6135 Жыл бұрын
Ridhwan ninkan woo set garey😂😂
@fardowsomahamed8558
@fardowsomahamed8558 Жыл бұрын
😂😂😂
@queenikran8707
@queenikran8707 Жыл бұрын
😂😂first comment
@AnasMahdi-zn4if
@AnasMahdi-zn4if Жыл бұрын
Barnaa mijkaan mar dambe yaan nagula gaadin hadaa nahey raga hadii lagusoo waco taleefanka soo nadiiifi bro ayada lee kureeb iyo zxp taada Bro waligaa dumar ha isku bahdilin midha daa. isfah miwaydaan midkale oo kaqurux badan karaadso adiga markahore naf taada dis Bro
QALBI JAB! QALBIGAYGA WA GUBANAYA LAKIN QIYANADISA WA OGADAY
22:30
Ridhwan Issack
Рет қаралды 239 М.
Vivaan  Tanya once again pranked Papa 🤣😇🤣
00:10
seema lamba
Рет қаралды 31 МЛН
Мы никогда не были так напуганы!
00:15
Аришнев
Рет қаралды 5 МЛН
Children deceived dad #comedy
00:19
yuzvikii_family
Рет қаралды 8 МЛН
FASHIL & QIYANO! MOBELKEDA LA BAARAY QIYAANA BANANKA TIMID
27:33
Ridhwan Issack
Рет қаралды 315 М.
NAXDIN! MOBILE KU KABARAY XIRIRKI WA BUR BURAY LAGU KALA TAG
29:53
Ridhwan Issack
Рет қаралды 241 М.
KAFI ABDI SABABTA AAN U DHAHAY ISDUR CIRBADA ....
27:36
Kafi Abdi
Рет қаралды 373 М.
AX JACEL KAQARSANAYSAY USHEGATAY SXB LILAH AHAYEN CRUSH Pt1
8:45
Ridhwan Issack
Рет қаралды 120 М.
NAAGTI NAF & MAAL UHURAY AYAN UTAGAY AYADO NIN KALE LAJIFO
35:10
Ridhwan Issack
Рет қаралды 636 М.
AX! GABAR JECELU BAHDILAY KADIB TII ASAGA JECLA SAN UGASHAY
10:29
Ridhwan Issack
Рет қаралды 132 М.
Эфир [06.07.2024]Хасан Халитов
1:00:06
𝐊𝐇𝐀𝐒𝐀𝐍_𝐊𝐇𝐀𝐋𝐈𝐓𝐎𝐕
Рет қаралды 48 М.
Эмоции💫 | Тгк: D1ashenka✨
0:22
D1ashenka
Рет қаралды 4,8 МЛН
Poor beggar, fortunately there have joker to help#joker #shorts
0:57
Untitled Joker
Рет қаралды 10 МЛН
Сначала скажи, а потом не мамкай 🗿 #shorts
0:16
Вика Андриенко
Рет қаралды 4 МЛН
1❤️
0:17
Nonomen ノノメン
Рет қаралды 13 МЛН
Magician turns his Hair into Animal 😳
0:37
Xavier Mortimer
Рет қаралды 19 МЛН
My cat mastered black magic #cat #cats
0:23
Princess Nika cat
Рет қаралды 8 МЛН