Wararkii u Danbeeyey Horjooge Firdhiye oo Safar Ugu Baxay Jabuuti & Kulan uu la Qaatay Gadabiirsay

  Рет қаралды 36,445

Taar Media Tv

Taar Media Tv

7 күн бұрын

Пікірлер: 131
@ayaanlefaaraxcali7972
@ayaanlefaaraxcali7972 5 күн бұрын
Somaliland guul iyo gobonimo❤️
@Halgame334
@Halgame334 5 күн бұрын
AWDAL STATE WAX LAYIDHA MAJIRTEE GEEELE SHEEKADUU WADDO ISAGA KA SHALAYNN
@ApdiraxmaanJeesto
@ApdiraxmaanJeesto 5 күн бұрын
Waxan kasoojee awdal Somaliland guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland ❤❤❤❤❤❤
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 5 күн бұрын
Sahra halgan nightclub dadkii inii nacay
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 5 күн бұрын
​@@hassan-mp1pkyaa kuwasa
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 5 күн бұрын
TaarTv Wariye qaaliya wanku salamay Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹
@fatumaahmed4718
@fatumaahmed4718 5 күн бұрын
Kkkkk waaa yaaaan😂
@AadanfaraxColjoog
@AadanfaraxColjoog 5 күн бұрын
Xji dirir warka taar tv waa xaqiiq
@princesshawd6859
@princesshawd6859 5 күн бұрын
Viva Somaliland ❤
@anwarfowziismaciil1040
@anwarfowziismaciil1040 5 күн бұрын
Allaahu akbar allahu akbar allahu akbar
@user-gz3dq1px4i
@user-gz3dq1px4i 5 күн бұрын
Somalilnd wey guuleysaty wlhi
@AyaanWaano
@AyaanWaano 5 күн бұрын
Guuuuuuul somaliland
@anwarfowziismaciil1040
@anwarfowziismaciil1040 5 күн бұрын
Guuuuuuuuul iyo gobenimo somaaaliland ilaahow cadowga jabi somaalilander insha alleh somaaaliland ilaahow cadowga jabi
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 5 күн бұрын
Baroortii oromo
@MMGL43233
@MMGL43233 5 күн бұрын
ICTIRAFKA DOWLADA JAMUURIYADA SOMALILAND WAA GUUL IYO GOBANIMO WANA LAMA TABTAAN EE SIDAA KU BIYACAB INSHA ALAAHU TACAALA
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 5 күн бұрын
Insha allaah guul❤
@AyaanWaano
@AyaanWaano 5 күн бұрын
Guuuuuuuul guuuuuuul somaliland
@jamalskp7280
@jamalskp7280 5 күн бұрын
GALBEEDKA IYO SOO ISKU XAALAD MAAHA WAAYO GALBEEDKU WUU KA ILBAXSAN YAHAY
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy 5 күн бұрын
Firdheye wuxuuu qashinka kudaray kooxdii qalbiga madoobaa waaaaw
@aishamuuse3003
@aishamuuse3003 5 күн бұрын
taar media tv wariye heer sare warka u sheega hhhhhh allah yacisak guul iyo gobonimo somaliland masha allah
@jamalskp7280
@jamalskp7280 5 күн бұрын
JABUUTI WAXA AY WADO WAY EEDI
@AmEin-Dimaria8
@AmEin-Dimaria8 4 күн бұрын
Mahamed adan dirir walaal gulyso ❤
@user-mz9wx7xj8q
@user-mz9wx7xj8q 5 күн бұрын
Allaahu akbar❤
@ahmedfamily6360
@ahmedfamily6360 5 күн бұрын
Viva SL❤
@YurubDegan-vw1dw
@YurubDegan-vw1dw 5 күн бұрын
Subxaan allaah ma kana hoganiye ku sheet ah
@MustafeBarako
@MustafeBarako 4 күн бұрын
SAMADKAN WAA SANADKII AY MUCAARIDKU GUULEYSAN JIREEN
@fadumomohamoud1733
@fadumomohamoud1733 5 күн бұрын
Khayr sheeh shalay maxaa warkii ku dhacay ma dhib baa kugu dhacay
@KhadarZylo
@KhadarZylo 5 күн бұрын
Ku dhakhso wararka zhp qli
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 5 күн бұрын
Intaynaan cadaw dibada ah wax iska odhanin cadawga gudaha iyo jabhada xaasaanada leh inaan iska qabano intaanay dagaal gudaha ah inagu furin sidii looga bartay miyaanay ahayn shacabkaan lahadlayaa?????
@SaciidTimaweene
@SaciidTimaweene Күн бұрын
Ok
@user-dd3cc1oh5j
@user-dd3cc1oh5j 5 күн бұрын
Ninkan. Iyo reer kooduba. Waa. Rer jabouti
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 5 күн бұрын
Jabuutibaa lagu celin doonaa cashuurta shacabkeena bilaash kuma cini doono ooyaaye
@badrayusuf417
@badrayusuf417 5 күн бұрын
Samaroon noqon mayso sidii reerkii hanfadaha ahaa
@noahD1636
@noahD1636 5 күн бұрын
Sawirka wareegaya joogi Indho daraandar weeye. Hoyga Af somaliga
@Halgame334
@Halgame334 5 күн бұрын
ISMACIL CUMAR GEELE KHATUMO IYO AWDAL FARAHA HAKALA BIXI WAAYO ISAGOO MUUUSE TUUGAYA WAA LA ARKI DHAWAANN
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 5 күн бұрын
Sxb dibindaabyada iyo cadaawadda iyo izir'nacaybkaa reer somaliland la gashaday guul darraa xigiye--waxba yaanay noola hadhin, waase waxay ka dheefaan dheh,,, for ever Somaliland rep,,,
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 5 күн бұрын
Yes guul daraa xigi nisha allaah❤🎉
@ladanladan1718
@ladanladan1718 5 күн бұрын
Jabkii jabuuti oo biloow day xooti hay u xiiseen reer jabuuti somaliland ha u sii xaadho xeryo reer jabuuti
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 5 күн бұрын
Jabuutay jabi mayso ee geelaa jabidoona waayo shacab iyo jabhadba jaaniskay kafaaiidaysan doonaan
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 5 күн бұрын
Mantana maxay odhan Garacdii walalaynu nahay Ku hadaqayay ee hirada lahaa
@princesshawd6859
@princesshawd6859 5 күн бұрын
Jabuutibanad dawarsi ka so helin tiixu isleyahay dhex carar 😂
@khadroali4550
@khadroali4550 5 күн бұрын
Adika dawasigii ladin ciid ladinkagashubay viv madaxmene firdhiye 😂😂😂😂😂😂
@mamaaminayusuf727
@mamaaminayusuf727 5 күн бұрын
Kuwaasha Laas caanod ma quusatane isaaq Lan 😢
@user-pl7du6nc8t
@user-pl7du6nc8t 5 күн бұрын
Anigu waxaan layaaba kii jadla Ee isaaqaba Naxlibuu sii daynayaa oy odhanayaan Garxajis Dagaalka magalin balhadaba wixii ragdhintay r r Rag dhintay yeyudhinteen Takale kuwa xidhan yey uxidhanyihiin Ilayn hadaana h Ha
@jamalskp7280
@jamalskp7280 5 күн бұрын
Jabuuti meel.fiicanbay ku socotaa
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 5 күн бұрын
Meesha fiicani waa halkee kkkkkkkkkk
@jamacxirsi8598
@jamacxirsi8598 5 күн бұрын
Waa Malin hore
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 5 күн бұрын
Maaha maalin hore maalintii hore madaarka ayuu iskagasoo duubay
@Fadumo-nx4gy
@Fadumo-nx4gy 5 күн бұрын
War baxar wa jabouti sowka dhex taagan waa dalkiisi
@aishabarakalaafikummahadss1670
@aishabarakalaafikummahadss1670 5 күн бұрын
Hhhhhhhhhhh😂😂😂😂😂😂 waa talo dhaba laakiin gaajo iyo meehanaw baa ka danbaysa saw ma oga samaroon
@garyaqaanmuuseyuusuf4793
@garyaqaanmuuseyuusuf4793 5 күн бұрын
0:35
@keysejsl7838
@keysejsl7838 5 күн бұрын
✌✌✌✌✌✌✌✌✌
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 5 күн бұрын
Reer soomaalilaanoow geele iyo gurguurte dagaalbay cadaysteen dawladeenuna way hurudaa inaan isdifaacno oo abaabul samayno miyaanay ahayn
@aminahassan4566
@aminahassan4566 5 күн бұрын
🤣🤣🤣🤣🙂 mr dirir Meesha film ayaad caawa metelaysaa
@KhadaryYusuf
@KhadaryYusuf 5 күн бұрын
Warkani WAA WAR HORE. MAXAA KUGU KALIFEY WARARKA BAARIXIGA AH ???
@khadroali4550
@khadroali4550 5 күн бұрын
Ciilan 😂😂😂
@KhadarKadar-xc8df
@KhadarKadar-xc8df 5 күн бұрын
Waangartay warkiisu waacadaan afkiisu kusheegay inuujabuuti joogo waana runttii jabuuti muranbay haysaaye anagu diyaarbanu unahay jabuuti inaanu xaquuqno haday badahayaga gadho
@user-ih4nk6zk6z
@user-ih4nk6zk6z 5 күн бұрын
Awal state iyo S/land waa laba maamul oo walaalo ah oo is jacashan doona. Ismana dilayaan Inshaalah
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 5 күн бұрын
Waad riyootee runtu waa maxay
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 5 күн бұрын
Jacaylkaaba dhac 😅haku riyoon
@ashaosman3000
@ashaosman3000 5 күн бұрын
Kkkkkk
@badrayusuf417
@badrayusuf417 5 күн бұрын
Dirirow xilalka uu firdhiye uu u qaybiyay samaroon kumuu darin xildhibankii ina abiib
@AbdiMohamud-wu9kp
@AbdiMohamud-wu9kp 5 күн бұрын
Warkaa jir taarow
@abdiali4991
@abdiali4991 5 күн бұрын
Warye taar suxufiga aan bentisa laga dargine wali wanka yabay
@danabguuled5491
@danabguuled5491 5 күн бұрын
Jote ayaan u sheegey in argagixisadu weli joohaan Jabuuti
@user-wg4tz6cd1g
@user-wg4tz6cd1g 5 күн бұрын
Walle ina bixi xabsiba sugaya bal warkaas cawa iga qora
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 5 күн бұрын
Siilkaaga iyo kii hooyadaa ayaad nooga warantay😅
@user-wg4tz6cd1g
@user-wg4tz6cd1g 5 күн бұрын
@@FaadumoMaxmuud-qu9kh iga xishood wa ku gayaye
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 5 күн бұрын
@@user-wg4tz6cd1g maad xishootid
@sagalwarsame7342
@sagalwarsame7342 5 күн бұрын
😂😂😂😂
@faati3019
@faati3019 5 күн бұрын
😂😂😂
@keyseamare8658
@keyseamare8658 5 күн бұрын
Ina Aadan Dirir, aad baan kuu salaamay.. 1) Waxaan aad uuga helay sidaad u kaydisay Qorshihii SSC-KHAATUMO kula wareegtay Laascaanood 2) Sida aad u barbar dhigtay in looga baahan yahay kooxda AWDAL STATE in ay wadadaas u qaado
@YasinboboBoy
@YasinboboBoy 5 күн бұрын
hoyadaba ooyaysa
@user-vg8pj1hw8r
@user-vg8pj1hw8r 5 күн бұрын
Ina biixina wuu seexday goormuu soo too sayaa..
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 5 күн бұрын
Waaban yaabanahay 8biloodbaa ciidanka lasilcinayay 😢maantana umalayn maayo inuu cashar kabarandoono
@khadijac9841
@khadijac9841 5 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@user-ce1qo8yl5h
@user-ce1qo8yl5h 5 күн бұрын
Kkkkkkkkklkllllllkkkkkkkkkkklkkkkkkkklllkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkklkklkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@KhadaryYusuf
@KhadaryYusuf 5 күн бұрын
Mucaaridnimada riqiiska ah eed daba dhigtey warkaaga kooban WAA KUGU FOOLXUMO, keligaa maad dhegeysqn komishanka. Igu SHUBOdu maxay sharafdishey rag loo hanweynaa !!!!!!
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 5 күн бұрын
Waa beenaale ja leh gudoomiye awdal waa WAX uu uska soo duubey
@aasiyoaasiyodaahir5401
@aasiyoaasiyodaahir5401 5 күн бұрын
Waxa tahy wariyaha kaliya ee dhan ujanjeera😏👎👎👎👎
@Cabdiyuusuf-tk3yw
@Cabdiyuusuf-tk3yw 5 күн бұрын
😢kaligii😮talisgii😂Jabuut😮ee😂40😮ka😢sanu😢xooga😅kuheyseday😮reer😮jabuuti😮waxuu😮kadhigay😂maati😅isgamooyee😮cidkale😮cidkale😅kumanoola😮dadkale😅waa😂waxmagarato😂waxay😮cadeysay😮wixii😢
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 5 күн бұрын
Ilaahaybaa geele kaqabandoona jabuutay waana sanadkii isbedelka jabuutay
@ayaanlefaaraxcali7972
@ayaanlefaaraxcali7972 5 күн бұрын
Hasan xabaal qote somaliland way kudaysay
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 5 күн бұрын
Soomaalilaan way kudaysay aaa😅 miyaad qafiiftay
@ayaanlefaaraxcali7972
@ayaanlefaaraxcali7972 4 күн бұрын
@@FaadumoMaxmuud-qu9kh idin day somaliland way tagtay soona noqon mayso wlhi da nihiinaH karaacda tiina hagaajista
@aminahassan4566
@aminahassan4566 5 күн бұрын
Maxaa 36 ah Waar ka badan
@Hassanabdi-sm9ch
@Hassanabdi-sm9ch 3 күн бұрын
Ninkan ma wariyaa muxuu yahay war haddii aad mar umada war u soo gudbineysid waa in aad xeer iyo nidaam ayey leedahay wariye nimadu si umada soomaaliyeed kuu wada dhegeysato iska daa aflagaadada xildhibaan ooyaaye ayaad lee dahay nin dhan oo umad ay dooratay walahi ninkaa waxba isku nihin x.maxamed abiib laakiin in qof masuul ah wax laga sheego wariye nimo maha kumana dhegeysaneyno adeer intii kula maan ah u waran.
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 5 күн бұрын
GARXAJIS WUXUU NOQDAY KUWO MAR KASTA CADOWGA SOMALILAND KU SII XISAABTAMAAN OO SOMALILAND CADOW KU AH LAAKIIN WAXAANU U SHEEGEYNAA IN AANAY MAANTA XAALKU SIDII HORE AHAYN EE QARANKA SOMALILAND LA DIFAACI DOONO SOMALILAND NA AANAY MAANTA MADI AHAYN EE DAWLADA UGU XOOGA BADAN GEESKA AFRICA AY MATAANO YIHIIN WAXAANA DHICI DOONTO WAX AAN HADEER LA QIYAASI KARIN
@ashanor8035
@ashanor8035 5 күн бұрын
Kkkkkk kolna taagta kolna tamartaa waxba halahadhina
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 5 күн бұрын
Dhadiga isaaq iyo casha bac kuu xaar baroortaa dhulbahante inkaa dhigay orono because both u waxa tihiin dumar and garxaajis dadkii soo dayay makhbuudkii Ina askar hooydaa kaa xorayay buule
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 5 күн бұрын
Marka horaba maxaa kalifay in lagu xisaabtamo maxaase kalifay in isaaqii kale lagu tashan waayo lkn reerkan aad afka kudhufatay lagu tashado intaan janjabaadi iman taasaaba ceeb kale ah😅
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 5 күн бұрын
Ina askar inaad soodayso waxa ka horaysay 2makhnuud ee adiga kaadhashay ee lacagtuu afwayne kusoosiiyay si aad udisho waanad dishay 1984 ninkii qarashka afwayne kasoo qaadan jiray waaka 223na buurta fuushanaa ee ciidaka laynayay qarashkana farmaajo kasoo qaadanayay 😅teeda kale qofkan aad ujawaabaysaa waa yusra kale😅​
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 5 күн бұрын
@@FaadumoMaxmuud-qu9kh makhnuudki soo basaas waxa uu ahaa makhnuud habar awale
@MohamedAliShiino
@MohamedAliShiino 5 күн бұрын
Wali been ayey isku mashquulinayaan
@jamalskp7280
@jamalskp7280 5 күн бұрын
QOFKU MARKUU HURDO DUSHIUSA WAXAAD DOONTO AYAAD KU SAMAYN KARTAA SIDAA WAXAA KA DHIGAN ISAAQ
@user-ce1qo8yl5h
@user-ce1qo8yl5h 5 күн бұрын
NAAG HINAASAN OO NINKEEDI LA GUSADAY AYAA SOO DABA GASHAY NINKEDII ILAA UU KAGALAY GURIGII AROSKIISA BALSE WAXAY TIDHI INTA XINKAY LEYSU FULFULAY ARMALEYS GARCIYAA WAA WAXA HADA HAYSTA URUR SAMSALIHII BASDILKA KU DHISNAA 8/2022 DII LAGU SOO DHISAY DJSBOUTI MANTA MAXAA KALA HAYSTA ??
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 5 күн бұрын
😅😅😅maxishoonaysid oo hada ma waxaad leedahay farahaad kaga gubateen😅
@Halgame334
@Halgame334 5 күн бұрын
DHAQ DHAQA JABUUUTI SL YAANAY DHAYALSA FIRFHIYE SIRDOONKA SL HAWLGAL HAKU KHARAJIYAN XUKUMAD QAYILAYSA WAR MAAHEE
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 5 күн бұрын
Sahra halgan nightclub ordaa soo dilaa tuke inkuu gubay gabilay
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 5 күн бұрын
Dhadiga isaaq tahay orood soo dil buule iyo tuke
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 5 күн бұрын
​@@hassan-mp1pkfxaar firdhiye magaalo daarood oo uu magac kuhelo miyuu waayay waakan bariiska dir xaganayee😅
@MohamedHassan-gi8cv
@MohamedHassan-gi8cv 5 күн бұрын
Dhashii bucul-bacayl ii wad sheegada.
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 5 күн бұрын
bucur bacayr ma kii aanu dilay ee samaayihiisa weli lagurto kkkkkkkkkkkkkkkk
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 5 күн бұрын
Tii galabo soo matihid adna
@user-ce1qo8yl5h
@user-ce1qo8yl5h 5 күн бұрын
Anigu waan ogaa in ismasciil cadow soomsaliyed & xasan finixasx ay yihiin cadowga beelsaha isaaq & burburinta soomssliland balse hada ayey isaaq ogssdeen miyaa ?????
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 5 күн бұрын
Insha allaah calankan tawxiidka leh dhulka kudhici maayo sanadkana waxay noqon jabkii geele
@NOREDIN666
@NOREDIN666 5 күн бұрын
Kkkkkkk Riwayadasi Gudabiirsi loola iman maaye. Dir u kala bixi maayo JEBERTI YIBIR DAAROOD wax kale sheeg. Djibouti Jabkeedi bay wada oo qodaysa. Sland waa Jamhad kala.jeclayn Colaad & Nabad .
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 5 күн бұрын
Kkkkkkkk xidibaan OOYAAYE waad laheshay
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 5 күн бұрын
Ooyaay waa tuugaa Ina biixi laa dhigay oromo
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 5 күн бұрын
Wlee hogaamiya argaxisda alshab ee lasaconod joogta xisab khaladan Ayuu is.ku dhuftay wlee samaroon ma.dad bilaa aqliga Ayuu moodyaa duligi Huwan iyo huwan kalkaal alshab wxba Somaliland kaqadimayaan Wlèe
@alihori7125
@alihori7125 5 күн бұрын
Waan Ku salamayaa waxaan Aad u dhegaysdaa warakaaga laakiin Imran ay yimid dhaw dhaqaaqin gobolka Awdal Aad ayaad Warka u buun buunisaa Waa ka daa dhibi ma jirtee. Dadka I iyaga ayaa dhul iyo dhalashaba ka dhaxaysaa iska daa balaayo ma jortee
@user-vl8bg7sr9u
@user-vl8bg7sr9u 5 күн бұрын
Hooyadaa iidoorka ka was
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 5 күн бұрын
Hooyadaa faqashta kawas
@farahqawdhan8679
@farahqawdhan8679 5 күн бұрын
Waar Yaan Laga Xiidhan Channel ka Ee iska iillaalii iinaad Caaydo Raa iisall Wasaarrii horee Ee Engiriiska , Nin yahow Baxar Haa Gelliin Ee Editor ku Samee Waxad oo Dhanayso, iintanad Hawada Soo Geliin, Wa inaad Ethics Protocol kaa War Baa hiinta ku Dhaxantaa, ood Siii Professional uuga Digtontaa Hadalaa Aad Faa Fiinays Just Walal What I Mean is Be Careful
@MaryamaHassan-go9xk
@MaryamaHassan-go9xk 5 күн бұрын
Wajigaga Allah manuuro beenlow falalow
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 5 күн бұрын
Wejigaaga alle manuuryo oo dhulku kula goh yaa sixiroolay
@abobasement346
@abobasement346 5 күн бұрын
doqonkih habar maxbus fardhiyeh waa kah mantah kah hadlayah Aqonsigih bentah Ahah 33 sanoh waxaa caytamah qof aan cilay ina oromoh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 5 күн бұрын
Firdhiye waa calal maalindhow garaadadaada oo soo hoobanaya oo hargaysa iska dhiibay hadaad arki waydo waxan kuu sheegaa waabeen 33 sano ee aad sheegtayna waataan 17sano kugu xukumayay laamiyada garoonka kubada warshadaha biyaha intaba kuugu sameeyay bisadyahay indhaha isku haysaa
@daadaxhisti1939
@daadaxhisti1939 4 күн бұрын
@taar tv
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 5 күн бұрын
Muuse waaka foolxumadaa inoo keenay ee dagaalkii cadawga sida naagaha u daawaday
@kiinnuur6605
@kiinnuur6605 5 күн бұрын
oo xasan gurguurte waxaa koonfur isku jaraya muu kala qabto xalaashu gowracday oo alshabaab aleku salib😮😮😮😮
@user-wg4tz6cd1g
@user-wg4tz6cd1g 5 күн бұрын
Soomali wayn ha is raacdo ❤❤
@aminamohamed5568
@aminamohamed5568 5 күн бұрын
Way is diiday
@user-wg4tz6cd1g
@user-wg4tz6cd1g 4 күн бұрын
@@aminamohamed5568 amina wa heshisiinana insha Allah e hayna kala kaxayn
@user-mc4jz8sd4k
@user-mc4jz8sd4k 5 күн бұрын
Been badanaa
@ahmedomer3275
@ahmedomer3275 5 күн бұрын
Beenloow beenloodhalay adiyo hooyadaaba muuse juudaan was allaah yaanacalad kidaabaatahay oon ilaahay iyo islaan midna aqoon
@fowziasugal915
@fowziasugal915 5 күн бұрын
Guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul Somaliland and Ethiopia 🇪🇹
@abdialihersi5004
@abdialihersi5004 5 күн бұрын
Asc maxamed Aden dirir number kaaga ii so qor sxb
@Wista140
@Wista140 5 күн бұрын
Kkkkk
I Can't Believe We Did This...
00:38
Stokes Twins
Рет қаралды 93 МЛН
100❤️
00:19
MY💝No War🤝
Рет қаралды 14 МЛН
3M❤️ #thankyou #shorts
00:16
ウエスP -Mr Uekusa- Wes-P
Рет қаралды 14 МЛН
FAYSAL | XOGTA DAHSOON | BADDA CAS | 'SIRTA ITOOBIYA' | DFS
36:56
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 71 М.
Ужасное свидание🤯 #стальноймужик #жиза #еда
0:50
SteelMan XXL | Стальной мужик
Рет қаралды 2,9 МЛН
Ужасное свидание🤯 #стальноймужик #жиза #еда
0:50
SteelMan XXL | Стальной мужик
Рет қаралды 2,9 МЛН
СРОЧНО ДОМОЙ! Эта НЕ КОНФЕТА!
0:21
Клаунхаус Kids
Рет қаралды 1,9 МЛН
رورو ضد رقيه🔫😲🚀 #shorts
0:13
رورو فاميلي | Roro Family
Рет қаралды 35 МЛН
У Котика Отняли Игрушку 🥺
0:15
ДоброShorts
Рет қаралды 2,1 МЛН