Ciriiriga Nafeed Waa Loo Dhintaa | Fandhaal Podcast 124 |

  Рет қаралды 26,871

Omar Inshar

Omar Inshar

19 күн бұрын

Пікірлер: 137
@Sooyalka
@Sooyalka 17 күн бұрын
"Bogan waxan ku soo gud-binaa sooyalka islamka" Nagala soco dhankan: thanks
@user-wj4df6og6q
@user-wj4df6og6q 18 күн бұрын
inta caafimaadka ku daawaneyso waa xanuunsanahay ii duceeyo please 😢
@cabdisamedcali4365
@cabdisamedcali4365 18 күн бұрын
Wll allha ku caafiyo adiga io inta kula midka ah 🤲🤲
@user-pe1hj4vr5t
@user-pe1hj4vr5t 18 күн бұрын
Alle ha ina wada cafio
@mohamedabdulkadirali8487
@mohamedabdulkadirali8487 18 күн бұрын
Allh ku cfiyo
@Kingramesh11
@Kingramesh11 17 күн бұрын
Alle haku cafiyo 🤲
@RoodaAadan-iv9yt
@RoodaAadan-iv9yt 17 күн бұрын
Ilaahey hakucaafiyo
@khadarmohamed2530
@khadarmohamed2530 18 күн бұрын
Waa mida aan ka cabsanaayo in aan u dhinto murug labadii sano ee u danbaysay wxn u guuray magaalo aan dad ka aqoon dadkii aan jecla asxbtaydii macalimiintaydii wn ka fogaaday Rabbi yassir
@Jamac163
@Jamac163 17 күн бұрын
Digtiga Alle badi walaal, ehelka sidiiba waalidka si joogta ah U xiriiri Insha Allah waad ka guulaysan sidoo Kalena waxii ilaahay ku siiyay wax ka saqadayso.
@MaxamedMuuse-lt3fm
@MaxamedMuuse-lt3fm 17 күн бұрын
Walal.ilahay murugta ha kaasaaro. Si dhaqsa ah.
@JimcaaleZiciith
@JimcaaleZiciith 17 күн бұрын
Murugo maaha taadu waa xiiso bes kaliya dadkaa garaac oo xidhiidh ùun
@Eplhighlights1600
@Eplhighlights1600 17 күн бұрын
​@@JimcaaleZiciith😂
@SuhayraQurux
@SuhayraQurux 15 күн бұрын
Amiin wllo Allaha qalbigaaga ku ilaaliyo murugtadana farxad allha kugu badalo😊
@cabdiwahaabnadaara7945
@cabdiwahaabnadaara7945 18 күн бұрын
Cidhiidhka nafsiyeed waa geeri yar xaga xanuunka cid soo martay unbaa dareemi kartaa Alx...
@hoodolucky6144
@hoodolucky6144 17 күн бұрын
Wllo mxd iskaga daweysay
@LovelyHusky-ek7bq
@LovelyHusky-ek7bq 17 күн бұрын
​@@hoodolucky6144istiqfarta ku dadal LA xowla wala quwata ilaa billh intas ku dadal wax kle ku darso hda heshid
@cabdiwahaabnadaara7945
@cabdiwahaabnadaara7945 17 күн бұрын
@@hoodolucky6144 cibaado un baan iskaga daweyey duco . ,astigfar,saliga nabiga scw ,qur aan akhris salaad ,soom wana ku Faaiday.
@suhaibahmedabdirahnmaan6747
@suhaibahmedabdirahnmaan6747 18 күн бұрын
hooyadaa rabi ha uraxmado walal bil kahor sanadguuradeeda ahayd sax yaarab unaxriiso
@XuseenXuseen-fz6qk
@XuseenXuseen-fz6qk 17 күн бұрын
😢😢😢😢😢
@ju4965
@ju4965 18 күн бұрын
Muuqaalo faa iido le ayaad soogud bisaa walaahi alaha kubarakeeyo walaal
@AkramA.k-iu8hf
@AkramA.k-iu8hf 17 күн бұрын
Murugta io xanunka aan ku sugna...wxa u dhaxeyey geeri ama wali isma lahyn wa noolandota...mantana wa noolhay Alhumdulilallah
@Bashiir-Ibraahim
@Bashiir-Ibraahim 17 күн бұрын
Maxa sababay wllo
@abdulahiahmed8252
@abdulahiahmed8252 15 күн бұрын
ولقد نعلم انك يضيق صدرك بمايقولون فسبح بحمد ربك وكن من الساجدين واعبد ربك حتي ياتيك اليقين
@JamiilaIise
@JamiilaIise 17 күн бұрын
Run aahanti cidlada waa mid aad quruxbdn markey dadka kuwa kgu dhow cadaw kgu noqdan kuna ogalan wayan inan noloshada wx raja aad ka yeelatid💔😭
@MaxamedMuuse-lt3fm
@MaxamedMuuse-lt3fm 17 күн бұрын
Walahi taas been maha markay xaaladu sidaa tahay. Saxiib midaas aney I haysataa ,, runtii waxaan jeclaan lahaa dadkeena noocaasa in an sameysano famili mideysan iyo qabiil mida oo isku Dana si awlaadeena ay uga badbaado dhibaatada dadka intiisa xun. Aniga.kow ayaa ahey in an abuurno community cusub. Saxiib
@JamiilaIise
@JamiilaIise 17 күн бұрын
@MaxamedMuuse-lt3fm anibo aad ujeclhy midas lkn goortay suurtagalayso ma garanayo siwalbo ahaato guul aayan ku rajeyna in riyadaadu ku rumowdo
@Ahmedadeec-zn9oz
@Ahmedadeec-zn9oz 18 күн бұрын
فلسطين في القلب 🇸🇴❤🇵🇸
@DaudCassio
@DaudCassio 10 күн бұрын
Frist Somalia free dom pro
@queenanisa1589
@queenanisa1589 17 күн бұрын
Ustaad omar plz lacibkan qisadiiso dhamestiran noso gudbi😢😢
@MaxmedmahadMaxmedmahadmaxmed
@MaxmedmahadMaxmedmahadmaxmed 18 күн бұрын
Macqul waye ustad alla haku barakeyo
@user-kv3kw1el5z
@user-kv3kw1el5z 17 күн бұрын
جزاك الله خيرا
@AbdicasiisAli
@AbdicasiisAli 18 күн бұрын
Mahadsanid wllo
@RaageUgaas-q8v
@RaageUgaas-q8v 16 күн бұрын
Cumar mhdsanid walal waa mowduuc muhiim ah
@ibnuahmett-4-
@ibnuahmett-4- 18 күн бұрын
Muuqaalo Faa iido Leh Ayaad Soo gudbisaa Ilaahay Hakaa Ajirsiiyo Wll omer 👋
@maproukamahamed4464
@maproukamahamed4464 17 күн бұрын
Walhi saan u murugaysan yhy Allah uun baa qalpigayga of yaa Allah wan dalay ee no naxariiso danbiyada an galnay ee nolasha yea mugdiga la dhigan naga cafi 🤲ya Allah il raxmad leh iyo naxaris nagu so eeg oo qalpiyadayada qaboji
@user-pe6gj7ti3e
@user-pe6gj7ti3e 17 күн бұрын
Aamiin yarrabi ani hort wx iga facifsan inusan jirin umaleyna sabbto ah wxyalo an lagarin inan kufakaro murug wxn gala her bani adam nimadeyda shaki iga galo yarrabi ino gargar
@user-ss4kc6kc2i
@user-ss4kc6kc2i 18 күн бұрын
Omar inshaar pro
@NADIRAMAXAMED-rx6xp
@NADIRAMAXAMED-rx6xp 18 күн бұрын
Ustad ilaahy hakaralinoqdo ilaahy hakuxafido
@maryancb1351
@maryancb1351 16 күн бұрын
شكرا جزا ك الله
@MadiinacawilMadiina
@MadiinacawilMadiina 18 күн бұрын
Thks xppi❤
@BukhariMohamed-sf6uz
@BukhariMohamed-sf6uz 13 күн бұрын
Hadalyar iyo muhiimad wayn ayan rabnaa wll
@MohamedSomaali2020
@MohamedSomaali2020 18 күн бұрын
Ustad dadka badiyaha joog saacada waa ubadan tahay sababto ah waa noloshooda waa bilaa internet 🛜
@bakarbulshawi9007
@bakarbulshawi9007 18 күн бұрын
Omar inshaar ❤❤
@niciimaaxmed9144
@niciimaaxmed9144 18 күн бұрын
Ustaad cumar
@farahninwayn7734
@farahninwayn7734 17 күн бұрын
Imisa madaxwayne Imisa dad caan ah Imisa qof qiimo leh aduunkaan soomaray dhamaantooda ciida ayeey ka hoos mareen maxay Kuu tarin waa wax ba taas waa laysku raacay mar hadii aad dhimato waad dhimatay bes khlaas warkaagu maalin taas Ayuu ku egyahay way dhamaatay 🇸🇴☘️
@ahmedkeyse949
@ahmedkeyse949 18 күн бұрын
Shukran omar inshar 🤝👏❤️❤️
@mohamedabdulkadirali8487
@mohamedabdulkadirali8487 18 күн бұрын
الله يرحمه ويغفرله ويجعل قبره روضة من رياض الجنة يارب
@Israa-fj5xj
@Israa-fj5xj 17 күн бұрын
Walalkey cumar vedioga muhiimada ka hadal inta badan hadal badan ayaa ka hormarisaa
@DrNucmaan
@DrNucmaan 18 күн бұрын
Runtii Xaqiiqdaa Waxay Tahay Qofka ISLAAMKA Ah Wuxuu Noqonaayaa Qof DAGAN Oo DUL QAAD Leh Haduu Diintiisa Toos Ufahmoo Ubarto Wuxuuna Noqonaayaa Daweeyaha Qof Kastoo Xanuusan Xanuun Nafsi iyo Mid Jireedba 😊😊😊 Sabursiinta iyo Dajinta Qof Murugaysana Qofkaasi Waligaa Kuma ilaawaayo Yacni Hadaad Dajisid Qof Murugaysan Ama Quus Dareemay Ama Depression Ku Dhacay Hadal Wanaagsan Ama Sabursiin Aad Usamaysay Ayaa Laga Yaabaa inay Noloshiisa Dajisoo Badasho 😊😊😊 Hadaad Diintaada Taqaan Oo Fahansantahay Noqo DAWEEYE Umadiisa Daweeya Qofkii Xanuun Nafsi Dareemaya iyo Kii Xanuun Muuqda Dareemayaba 😊😊😊
@abdirahmanabdinur2892
@abdirahmanabdinur2892 10 күн бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@cabdiducale5927
@cabdiducale5927 17 күн бұрын
Usbuucaan gudahiisa waxaa dhimatay gabadh aan qaraabo nahay dada 14 jir hoyadedna naxtin ay ka naxday iyo murug ayey la dhimatay maalinta xigtay way israaceen 😢😢😢
@user-eu2iv1zd3f
@user-eu2iv1zd3f 17 күн бұрын
Manta 1 muxaram😊
@SomalianTime
@SomalianTime 12 күн бұрын
Walalkey ma hadsanid
@DawsaQaliid
@DawsaQaliid 16 күн бұрын
😢😢😢😢 yaa rabbi xusnul qaatima
@user-vt4zk8ff3m
@user-vt4zk8ff3m 17 күн бұрын
Alle hakaaga abaaliyo wanaag walal wax wanaagsanbaad noo sheegtay werwerna Alle haynaga ilaaliyo
@abdiabdirisaq6076
@abdiabdirisaq6076 15 күн бұрын
Jasakallah
@osmanabdulkereem6001
@osmanabdulkereem6001 18 күн бұрын
Illahey ha una xariisto
@BukhariMohamed-sf6uz
@BukhariMohamed-sf6uz 13 күн бұрын
Wll Omar inshar waxaan daremaynaa caajis muqaalada naga gaabi wll wad mahad santahy
@craxmanyasin
@craxmanyasin 18 күн бұрын
18:48
@YaxyeNuur-bx4gs
@YaxyeNuur-bx4gs 17 күн бұрын
Bandhigagu wuu fiicanyahay
@DahranAxmad
@DahranAxmad 18 күн бұрын
Mahad sanid ustadi
@AhmedCalihassan
@AhmedCalihassan 17 күн бұрын
MAHAD SANAD SXB BARAARUJINTA DHALINYARADA
@AbubarXasan
@AbubarXasan 18 күн бұрын
First
@OmarhoumedAhmedOmarhoumedAhmed
@OmarhoumedAhmedOmarhoumedAhmed 18 күн бұрын
Asc
@shiikedhallahow7046
@shiikedhallahow7046 18 күн бұрын
@Fanypoi9354
@Fanypoi9354 13 күн бұрын
💔 20:12
@HassanDool
@HassanDool 17 күн бұрын
Wcs Duco qabe
@abdirizkabdirizk5765
@abdirizkabdirizk5765 16 күн бұрын
Cumar ishaar jazakalh qeer waxaa soo gudbisaa waxa yaalo faaido leh si toos ayaan kula socdaa wax yaalo qaar waaba i quseyaan waxaan kala socdaa gobolka shabelaha hoose gaar ahaan marka cadeey
@qamarmidabasal
@qamarmidabasal 16 күн бұрын
😢
@SuhaybKhadar-zy8gt
@SuhaybKhadar-zy8gt 18 күн бұрын
❤❤❤🎉
@MaxamadCabdiraxmaan-g1n
@MaxamadCabdiraxmaan-g1n 16 күн бұрын
Zxip afganistan kasohadal
@MaryamaAbdulahi-er5ug
@MaryamaAbdulahi-er5ug 13 күн бұрын
Waxa iso jiite qorelka murugt wa lo dhint😂😢
@suhaibahmedabdirahnmaan6747
@suhaibahmedabdirahnmaan6747 18 күн бұрын
kasoo hadal tacaluq walal omar inshar
@Zamiaahmed221
@Zamiaahmed221 18 күн бұрын
Allow culeska i heysta iga qafiifi😢
@MzzXanaqley
@MzzXanaqley 18 күн бұрын
Aamiin yarabi🤲
@MaxaadhacayRunsheeg
@MaxaadhacayRunsheeg 17 күн бұрын
💔💔👸💔
@user-dz4ti5ru8d
@user-dz4ti5ru8d 16 күн бұрын
نعوذ بالله من قهر الرجال الله يرحمه 😢
@user-vk2ub8ik4c
@user-vk2ub8ik4c 16 күн бұрын
Ninka maxa ku dhacay
@farahninwayn7734
@farahninwayn7734 17 күн бұрын
Wax kasta aad samayso ama aad u daasho waad dhimanaysaa hadii aad wax barato iyo hadii aad jaahil tahay 9 sano ayaan qurbe joogaa maalintii aan imi iyo Hada wax kasta waa sidoodii Allhamdulilah dheh mar hadii aad caafimaad Kusoo toosto markasta waxaan soo xasuustaa ayaada ku jirta suuratul balad (4) aad dadka waxaan u abuurnay hawl iyo qahar ama Dhamaato kadib iyaga oo Hawshii ku jira Ayaan oofsanaa marka aduunka sida aan moodayno maahan ee waa sidii rabi u abuurtay
@CabdulaahiQasimcali
@CabdulaahiQasimcali 18 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂❤❤❤😮😮🎉🎉😂😂mooduucaadihore usii gl nio😮
@Mrwaryaa0
@Mrwaryaa0 17 күн бұрын
Carab haddaa jeceshahay ma aha inaa anagana na jeclaysiso ogaanshow?😊
@user-gj7ov1ps9s
@user-gj7ov1ps9s 18 күн бұрын
First 😂
@AbubarXasan
@AbubarXasan 18 күн бұрын
Still you are joking😂
@abdikafialiissack5669
@abdikafialiissack5669 18 күн бұрын
​@@AbubarXasan😅
@MohamedIbrahim-vs2wf
@MohamedIbrahim-vs2wf 17 күн бұрын
Waxan ahaa qof iska farxad badan , xaalada nafsiva ah ee dareemayana ay fiican tahay marka laga yimaado waxyaabaha yar yar ee nolosha sida maalinlaha ah kusoo mara dabadeedna laga gudbo . 1/10/2023 maalin axad ah goorsheegtuna ahayd abaara 7:00 subaxnimo iyo waxoogaa , anigoo jooga jaamacada ayaa inan aan isla soconay oo aan isku kuliyad ahayn saxiibkii nagu dhahay kuliyadan waan iska badalay waayo shaqo laguma helo wax jirana maaha , hadalkaas markuu afkiisa kasoo baxay xanuunkii igu dhacay ilaa hada waan u liitaa dhibanena waan u ahay 😢😢😢
@abdulahiahmed8252
@abdulahiahmed8252 15 күн бұрын
Walal qofkas waa rayigiisa ee sidaaa xaqiiqidu ma aha shaqada iyo arzàada kumaxirna qof hadalkisa wax walbo waa calaf arzqdada hinta adan adunkan iman baa laqoray
@msshajji6868
@msshajji6868 8 күн бұрын
😊
@Abdiqa172
@Abdiqa172 17 күн бұрын
Wllahi waxaan marqaati ka Ahay kalinimada iney xuntahay Aniga dhib kuqabo markeygi hore waxan uhestay iney fcntahy in laga fogaado buuqa iyo jaamka dadka Xatta ma,aqaan sababta Aan udhibsanayo Hada kalinimadi Aan Aadka ujecla
@Garqaad
@Garqaad 17 күн бұрын
Waxy ku xiranthy qof kasta sidu jecelyhy dad waxa jira cidlada jecel oo marky kaligod yiyihin faraxsan dadkaba ku diqadoda aniga ayana ka mida adunka waxan ugu cidlada
@user-uc9br8ry9d
@user-uc9br8ry9d 18 күн бұрын
Xaaladaaso kale anaa ku jiraa😢 xiliga cabdi iley joogay jigjiga ayaa ku xumayn qof qoyskayga ah oo dawlada dhaliili jiray awgeed ayaa anoo shaqada inta layga eryay bajaj ku shaqaysta layqabtay habeen oo nin wuxuushana la ii diyaariyay oo bajaajtayda raacay kadibna inta check point askar joogto intuu i geeyay oo nala xiray kadibna anoon ogayn nalagu soo eedayay inaan isku galmoonaynay uu maxkamada horteeda ka qirtay been ah inu isagoo ii galmoonaya nala qabtay iyadoi qoy asxaab iyo xita gabadh aan jeclaa oon isguursan rabnay oo iyado isqarinaysa maxkada soo fadhiisatay hda ninki oo waalan ayan suuqa ku arkaa cid aan u raaco ma garanayo ceebti iyo xantiina wali way ihaysata gabadhii aan isjeclayna xanuun ay ka qaaday arintan ayay u geeriyotay aniga unbaase og ....waxaan ku noolahay cadaab aan dhamaad lahayn dushan waxan uga egkahay boqor......waxkaste ayaa iga suurtooba xilli kasta naftayda inaan ciqaabo kama daallo balwad iyo dhibaatoyin horle ayaan gallay imika waan yar miyirsaday waxaannan radiyaa sidii aan ugu gudi lahaa dayntaa fal u fhigma oo dad badani eedi doono haday nafta alla ii daayo😢😢😢😢😢😢😢
@khadaribnufaysal7321
@khadaribnufaysal7321 18 күн бұрын
Akhii samir arinkaagu alle ayuu jiraa alle na ma moogana waxa kugu dhacy lkn waa imtixaan lagaa rabo sidaad uga gudbi laheyd. Wax kastna idamka alle ayey ku dhacaaan markaa isga isku xidh hadey cibaadadu xun tahayna hagaaji Hadey balaaba jirto cid aad dulmi ka gasheyna cafsi weydiiso laga yabee cibaabtooda baa kugu socotee
@khadaribnufaysal7321
@khadaribnufaysal7321 18 күн бұрын
لا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم
@Amn09888
@Amn09888 17 күн бұрын
Ala cabdi iilay muxuu dad badn Dulmiyay Nooc kastoo cadaab ah wuu mariyay dadka... qaar bdn wuu dilay...sidii loo cadabayay ayay ku dhimteen .. ilaahayba naga dul qaaday daalimkaa xun... Ala maxay xisaab utaala ninkaas daalimkaa ah io askartii io masuuliyiinti la shaqayn jirtay ...
@Amn09888
@Amn09888 17 күн бұрын
Qisaadu waa mid murugo leh iska samir zxp😢😢 .... Qisooyin badan oo aad murugo leh oo xiligii cabdi iiley kusaabsan ayaan garanayaa ...dad badan ayuu iska dilay.. qof wadada iska socda ayaa la iska qabanayaa waa la iska dilayaa ama la cadaabayaa wuxuu kuraxaysan jirtay cadaabista io dilka dadka waxba galabsan.. dhiigyo cab ayuu ahaa ... Nooc kaste oo cadaab ah wuu mariyay dadka .... Nooc kastoo dulmi ah wuu sameeyay.. Ilahayba naga dul qaaday...
@MalaikoYuusuf
@MalaikoYuusuf 17 күн бұрын
Zxp samir oo dulqaado
@user-hx6wx9lx9i
@user-hx6wx9lx9i 17 күн бұрын
Wallhi ustaad cumarow adaan horay kaaga faaiiday qofku hadduu kaligii meel dago xataa hadalka ayaa ka dhuma waxaan qol kaligay daganaa 2 sano iyo badh wax ka xun in uu qofku kaligii noolado ma jiro wax kale iska daaye hadalkii caadiga ahaa ayaaba mararka qaar iga dhuma Ana dhadhamiyay taa
@user-pn3re1xq9s
@user-pn3re1xq9s 13 күн бұрын
Mudo 10 sana ah ayaan dhibatooyin badan iyo dhawacyo badan oo is biirsaday qarsanayaa cidna lama wadagin إنما أشكو بثي وحزني الا الله Aayadas ban isku qanciyaa markasta wan duceystaa alle wan baryaa lkn hadane mararka qaar dadka kugu hareeresan ayaa erayo kutabta ku dhahaya, mararka qaar erayadaas hadii an soo xasuusto xitaa anigoo bulsho ku dhexjira waan ooyaa😢 markas ban iraa indhahaa ixanunaya ama meelkale ilmada ma ceshankaro😢 Maanta ayaa udambeysay anigo markaz joga aan quran kaxifido ayaa waxa dhacday inan so xasusto erayada dadka guriga igula nol ay idhahan 😢kadibna aan sidaran u ooyay waliba aan gaaray heer aan neefsan waayo aan zaaid u fugfugado😢 shalay duhuradii bay igu bilabatay xaaladaa ilmada ah ilaa hada aan qorayo qoralka wan ooyaya daqiiqad kadib ba wan soo xasuusanayaa ilmadana ma ceshankaro😢 Isooduceya.
@AmiiraCumar-sy2hq
@AmiiraCumar-sy2hq 9 күн бұрын
Allah qalbiga ku qabojiyo wll🥺
@user-pe6gj7ti3e
@user-pe6gj7ti3e 17 күн бұрын
Murugta xiliyda qar andaremayo ilahey umba og wxbo shaki iga gala inan nolahy inkle lkn wx an lagarin sas igu murgoda mararka qar wxn umurgsnhy anixta ma grnyo
@missdeka
@missdeka 16 күн бұрын
Murugta mustaqbalka 80% waa been ma dhacaan abayo ee illaahey talada saaro maanta ku nolaaw
@user-pe6gj7ti3e
@user-pe6gj7ti3e 15 күн бұрын
I.a
@JamiilaIise
@JamiilaIise 17 күн бұрын
Run ahaanti aad ayay usahlan tahy sida ey hadalkoda iyo ficilkodaba ay ugu dhawacan waliba si joogta lkn midas wxey iga dhigty qof dhimasho ama inu waasha suga Badalka aan raja quruxbdn aan nolosha ka laha una socday rumeynteda wxbdn aadkeysay lkn maanta aad ayan uquusty😢
@DAACAD383
@DAACAD383 17 күн бұрын
Ha quusan wll qaali
@mahadabdirashid7783
@mahadabdirashid7783 16 күн бұрын
Wlshey Ereygas mid haboon ma aha ha quusanin alle baa mar weliba ku joga garab weydiso intad noshahay ha is dhiganin ana wan ku cawina wixi talo&wlltinimo Mahadsanid madaxaga kor uqaad wll.
@JamiilaIise
@JamiilaIise 16 күн бұрын
@@mahadabdirashid7783 mahadsanid wll qaali ilhey haka abaalmariyo sida idhiiragalisay Insha allh mardambo ma quusan wa balan aan nafteyda ka qaade iyo adiga wll😊 Wana ogahy in eraygaas inu wanagsan lkn xanuunka io murugada aya caado nolosheyda kamida noqoty Ano malin walbo bilaawdo raja weyn ka leh ayey hdana raja bel igu dhamata🥺
@JamiilaIise
@JamiilaIise 16 күн бұрын
​@mahadabdirashid7783 aad ayad umahadsanthy wll qaali ilhey haka raali noqodo Insha allh mardambo ma quusan wa balan aan nafteyda ka qaade iyo adiga abowe Tankle wn ogahay eraygaas inu wanagsan lkn xalada iga keenty dib dambo ma u adeegsanayi Adigana wll nolol quruxbdn ku rajeyna😊🌻
@mohamedadan7815
@mohamedadan7815 17 күн бұрын
kzfaq.info/get/bejne/fqt-maagp7S0j6s.htmlsi=4dKjBCw6emR_9yXg waa kana Ibrahim feyqi😊
@cabdifataaxcabdilaahi5220
@cabdifataaxcabdilaahi5220 17 күн бұрын
Why always talking about my self
@f.o847
@f.o847 15 күн бұрын
dhibkasta oo aad dareemayso Allaha kaa saaro, Allaah is ku xir oo tala saaro
@ikraansharif3500
@ikraansharif3500 18 күн бұрын
Ciriiriga nafeed maxaa keena markiisa hore
@SaamiZayn-zr5lw
@SaamiZayn-zr5lw 18 күн бұрын
Taqwada alle oon la laazimin qofku inuu Salaada katago markaas ayuu ciriiri nafeed dareemi karaa iyo inoo is raacsiiyo dhacdo kudhacday sida qof uu jeceyl yahay oo kadhintay uu waayay qofkaas xaalad aawgeyd saaz darteyd waa wax iimaanka qofka hoos udhigaayo iyadoo kadhigaysa mid aan aminsaneyn qadarta ☝wax walibana waxaa looga gudbaa taqwada alle
@Amn09888
@Amn09888 17 күн бұрын
​​​@@SaamiZayn-zr5lw " lazaaimin" "taqwada " erayadaas af Somali maaha ... Af carabiga aad somaliyaynaysaan iska joojiya zxpayaal ... Afsomaligiiba afcarabi ayaad ubadalysan
@Amn09888
@Amn09888 17 күн бұрын
​@@SaamiZayn-zr5lw Mida kale qofka isagoo salada tukada ayuu murugo io cidhiidhi badan daremi Kara ... Waxyaba badan ayaa keena murugada badan .. sida vitamin D oo aad kuugu yar, dhibatoyin ama arin aad la kulantay io balwadaha imw....
@SaamiZayn-zr5lw
@SaamiZayn-zr5lw 17 күн бұрын
@@Amn09888 maxay dhibeysaa sxb Carabiga Ayaa ugu horreya Luuqadaha aduunka coz waa luuqadii Quraanka Kusoo dagay Teeda kale Luuqadeyda waan kufaanaa Iyo Soomaalinimadeyda Haddaan erayo Carabi isticmaalana Waxay dhibeyso malahan muhiimadu waa fahanka iyo ujeeda aan jeedinaayo ☺️ mahadsanid
@SaamiZayn-zr5lw
@SaamiZayn-zr5lw 17 күн бұрын
@@Amn09888 Caafimaad ahaan Haddaad uhadleysid waa gooni balse haysku lifaaqin Cibaadada alle iyo Caafimaadka Caafimaadka alle ayaa keena alle ayaana kaaqaadi kara Balse Salaadu waa nuur io iftiin qofkii laazimaa ciriiri nafeed ma arkaayo Waana waajib qof waliboo muslim ah inuu joogteeyo waana xiriirka isku xira adoonka iyo alle weyne subxana watacaalaa haddaad istaas garwaaqsan tahay Ciriiri iyo mushkilad aduunyo waad kala dheer tihiin marwalibaa aad murugo aad dareento waxaa kugu filan rakacood aad tukato ☺️
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 18 күн бұрын
Niyhaow waxaad Raali gelin ka soo bixisaa shalay videgii aad ku tagertay muqalkii ceebta ku ahaa sharafta Dalkeena, mida kale adiga ma ogtahay in aad atahy Soomaali dhab ah mise muwalad ayad tahay oo DNA daadu waa mid Qaldan ?! intaad Raaliglintaas ka bixinaysop wax Ixtiraam ah kuuma Hayno Hadaa nahay Soomalida DHABTA EE Ilaashanya DNA dooda Soomalinimo
@hasandhacarbe2009
@hasandhacarbe2009 18 күн бұрын
M.a caqliga ilhy hakuudaayo
@anascraxmaan6548
@anascraxmaan6548 18 күн бұрын
lkn Soomali Afkooda Kuma Hadashid Sxp !! Ani ixtiraam Kuuma Haayo Dheh Hadaa Rabto Shaqsiyadaada Ayaad Matashaa Sxp Somali Oo dhan Mamatashid ✋️ Cumarna Wuu Kahadlay Waxaa Sheegeyso , Saxafiga asigaa Lahadlay Oo Uu Usheegay inuusan Wax Dhib ah Ula Jeedin Hadalkaas .
@user-zk8bs1hn2m
@user-zk8bs1hn2m 18 күн бұрын
Muuqaalka awalba asiga maanan laheyn cidii soo doubted looga baahanAhey cumar wuu turjumey un
@MaxmedmahadMaxmedmahadmaxmed
@MaxmedmahadMaxmedmahadmaxmed 18 күн бұрын
Macqul waye ustad alla haku barakeyo
@abdirahmanabdinur2892
@abdirahmanabdinur2892 10 күн бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@SaxnuuniYare
@SaxnuuniYare 16 күн бұрын
19:50
@MaxmedmahadMaxmedmahadmaxmed
@MaxmedmahadMaxmedmahadmaxmed 18 күн бұрын
Macqul waye ustad alla haku barakeyo
- А что в креме? - Это кАкАооо! #КондитерДети
00:24
Телеканал ПЯТНИЦА
Рет қаралды 7 МЛН
Despicable Me Fart Blaster
00:51
_vector_
Рет қаралды 25 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:26
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 12 МЛН
Little girl's dream of a giant teddy bear is about to come true #shorts
00:32
052 | 12 | Dadka iswanaajin ku kasbo ka dib ku danayso!
36:31
Sahan Podcast
Рет қаралды 33 М.
Nolosha dhalinyardeena soomaaliyeed | Sheekh musdhafe.
39:37
cilmiyeysi
Рет қаралды 10 М.
WAXYAALO AADAN KA OGAYN CAADADA DUMARKA | ADNAN & SIRKA PODCAST
43:05
086 | Nuun | Furaha akhriska iyo qoraalka.
52:34
Sahan Podcast
Рет қаралды 36 М.
- А что в креме? - Это кАкАооо! #КондитерДети
00:24
Телеканал ПЯТНИЦА
Рет қаралды 7 МЛН