Xoogaa Afkaar Subax Hore .
9:55
3 ай бұрын
Macquul ! | Fandhaal Podcast 99 |
32:13
Пікірлер
@esseismail5236
@esseismail5236 24 минут бұрын
Mawduuc muhiima iyo dhibaato aaan isku arkay Alle ha ku barakeeyo
@AbdirahmanIsmail420
@AbdirahmanIsmail420 5 сағат бұрын
05/July/2024 Jimco Maalin Is bedel Mudan.❤
@SHANKARINHO
@SHANKARINHO 5 сағат бұрын
05/July/2024 Jimco Maalin Is bedel Mudan.❤
@AhmedDaacad-p7l
@AhmedDaacad-p7l 11 сағат бұрын
Wlhi waa wax jira xita hadalki ban iloobay saan telefan uun u dulfadhiyay😂😂
@AhmedDaacad-p7l
@AhmedDaacad-p7l 11 сағат бұрын
Wlhi waa wax jira xita hadalki ban iloobay saan telefan uun u dulfadhiyay😂😂
@Almheymn
@Almheymn 12 сағат бұрын
5 July 2024
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli 13 сағат бұрын
Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯
@saddam_bulle
@saddam_bulle 14 сағат бұрын
Podcast-tiga xiga waxaan jeclanlahaa inuu ahaado sida luuqado cusub lobarto iyo muhimadooda
@CabdiliIrahahim
@CabdiliIrahahim Күн бұрын
Wlakllkey marka ku dageysanyo farxad ayan daremeya sida anigo wax walbo haysto camal numberkaga hage ka hela❤ inaa iso jawabto ayan rajeyna walalkey i.a
@CabdiliIrahahim
@CabdiliIrahahim Күн бұрын
Wlakllkey marka ku dageysanyo farxad ayan daremeya sida anigo wax walbo haysto camal numberkaga hage ka hela❤
@Inaxaaji65
@Inaxaaji65 Күн бұрын
baarakalaahu yaa cumar🙏ma maleysan kartid dareenkaygu siduu ahaa markaan muuqaalka ku dhufanayay iyo haatan oo sadeex meelood meel kamid ah dhageystay siduu yahay. Waano, dhiirigalin iyi tusaaleynb isagaa isku ah❤
@Hodman495
@Hodman495 Күн бұрын
Fadlan subscrube iiso dheh si aad wax ku anfaco uheshid❤
@ShukriShukri-gp9xh
@ShukriShukri-gp9xh Күн бұрын
شكرا يا عمر انشار
@CaishaAbdiraxman-qd5eb
@CaishaAbdiraxman-qd5eb Күн бұрын
جزاك الله خيرا ا
@user-gh5wt3dn4c
@user-gh5wt3dn4c Күн бұрын
السلام عليكما
@suhaybabdirahman4146
@suhaybabdirahman4146 Күн бұрын
Talaapoyin waali ah cajjib lkn horey uma arag Cajjib
@suhaybabdirahman4146
@suhaybabdirahman4146 Күн бұрын
Wlhi waa fikrad cusub thanks omer inshar ......cajjib
@MkHiddo
@MkHiddo Күн бұрын
🫡 Tagero ween kuu ahay keep going bro
@HaytamKing
@HaytamKing 2 күн бұрын
zhb kasoo hadall al-shabaab iyo yahuuda farqiga u dhaxeeyo madaama alshabaabku yahuud kalle yihiin kuwaas oo jaqo dhiiga umada soomaaliyeed
@LaylaMohamed-ws3bw
@LaylaMohamed-ws3bw 2 күн бұрын
Legend wlky Alle haku dhawro
@user-lt8iz7gv4j
@user-lt8iz7gv4j 2 күн бұрын
Muuqaaladiisa aadban udaawadaa lkn muuqaalkan waxaan arkay halsano kadib sabab???
@dhamackosar8710
@dhamackosar8710 2 күн бұрын
Ogaansho omer inshar oogle islu hal qof baa ka hadla cabdulkarim from burco
@sukeymaqalidumar6650
@sukeymaqalidumar6650 2 күн бұрын
Heerban gaadhey maanta inaan wax Qoro bes,uu akhriskii igu adkaadey😢
@canshuurobuubto4387
@canshuurobuubto4387 2 күн бұрын
jaceel ma jiree jirka isku baahan waye😂
@XudayfiCabdiwaxid
@XudayfiCabdiwaxid 2 күн бұрын
1/7/24😢🎉 Inshalh 1 /9/24🎉🎉❤❤
@user-xl9sk3vr3z
@user-xl9sk3vr3z 2 күн бұрын
Mahad sanid ustaad, wax wayn kaafahmay marlawad thank you ☺️
@user-gr2yq6kb1q
@user-gr2yq6kb1q 2 күн бұрын
خلاصة الفيديوا، القناعة 🤍 عليك ان تكون قنوعا، قبل كل شيء.
@faysalmahamed5980
@faysalmahamed5980 2 күн бұрын
Jazakallahu khayral jazaa
@faaraxsheeko3669
@faaraxsheeko3669 2 күн бұрын
Wall cumar inshaar alle haku xafiido wad iga qusulsisey ❤❤❤❤ walhi sida uhad leyso adba ujclhy cumarow alle haku xafido
@suadabdullahi1451
@suadabdullahi1451 3 күн бұрын
Waad kumahadsantahy madiicda waqiciga ah eed ka hadasho waxaad kaso hadasha isbadalka seen usii wado ugu haboon
@suadabdullahi1451
@suadabdullahi1451 3 күн бұрын
Haa ustaad wan dareema ilaahy hanoogu kaalmeyo inaan isbadalno oo waxbarashada siiwadno
@ActorAbdirahmanLoomatali-fi4nt
@ActorAbdirahmanLoomatali-fi4nt 3 күн бұрын
M.a
@user-sg9fh8kd2g
@user-sg9fh8kd2g 3 күн бұрын
@ogansho Wxaad Kasoo HadaShaa AriNka Dhex TaaaGeN SharLaawe iYo Aadan SaHal 🙏🙏
@khadarmohamed2530
@khadarmohamed2530 3 күн бұрын
Mawducan 100% waa macquul runtii waana mid qosol ah sida ustaad cumar uleeyahay carar marka aragto kabadhka qaadka
@IsmailIbrahim-zt8hf
@IsmailIbrahim-zt8hf 2 күн бұрын
😂😂 micnuhu ha u dhawaan uun weeyaan kollay
@ahmedyabarowsharei6550
@ahmedyabarowsharei6550 3 күн бұрын
Ustaad Omar inshaar, kitaabka Al-maajiriyaad, podcust nooga soo samay adigoo mahdsan Ustaad🙏🏼🙏🏼
@faaraxsheeko3669
@faaraxsheeko3669 4 күн бұрын
Wall cumar inshaar alle haku xafiido ❤❤❤❤❤
@hoodocadey4325
@hoodocadey4325 4 күн бұрын
Allla walahi ciladaan inteey kaaga imaatey is lahaaa😂
@abdifatahomarali
@abdifatahomarali 4 күн бұрын
Shukran Ustad omar ishar❤
@CaishaAbdiraxman-qd5eb
@CaishaAbdiraxman-qd5eb 4 күн бұрын
Rabi ha nagu kaalmeeyo fahmka kalaaamkiisa iyo kalaamka xabiibkiisa
@XudayfiCabdiwaxid
@XudayfiCabdiwaxid 5 күн бұрын
Neva bisha soo socoda 😢 Go.aan❤
@faisamohamoud1453
@faisamohamoud1453 5 күн бұрын
Aniga ma aqan carabi ama English maad noso koobtid buga wanagsan aad shegayso si aan adiga kaa faaid no wlal lagayaba inay jiran dad ila mida
@mariarabla5197
@mariarabla5197 5 күн бұрын
Ilaahay hakaa abaal mariyo, marwalba waxaad i galisaa rajo iyo kalsooni dhamaystiran oo naftaydu ay ku faa'iido. Mahadsanid wllo
@ZakarieMohamed-cq9zs
@ZakarieMohamed-cq9zs 5 күн бұрын
Alle haku barakeeyo walal
@RoobleNassah
@RoobleNassah 5 күн бұрын
Tallo ayaan idiin hayaa hal tallo .Omarow adaa iga Cod dheere vido yada dambe ugu sheeg dhalinyarada. Taladu waxa weeyi inta joogta Africa waxaad samaysaan wa fursad ayna dadka qurbo joga ayna haysan khuruuj baxa Yanci Tabliiqa raaca Telefanka xafada kaga tag khuruuj bax 4bilood iyo kabadan ba intaad awoodid ba wallhi wa hub iyo gashaan adag ilaahay ayaad ka hoos galaysa 24sacna masaajid ayaad ku dhex jiraysa
@naciimamaxamed1154
@naciimamaxamed1154 5 күн бұрын
Mahadsanid cumar❤
@AbdiRashiidSHEEKHKOOFI
@AbdiRashiidSHEEKHKOOFI 5 күн бұрын
ماشاء الله تبارك الله
@Abdi-uy2jj
@Abdi-uy2jj 5 күн бұрын
Sax sax sax ugaas
@abdifatahdayibabdirahman4987
@abdifatahdayibabdirahman4987 5 күн бұрын
فهم الواقع والغرق في الواقع
@zamzamadam967
@zamzamadam967 5 күн бұрын
Waxan u jeclahay inaa wax badan ka ogado umadihii ama qalqigii naga horeye ee noo soo badi adoo mahadsan❤