SAFWAAN HALAC | 9 SANOO BILAA SHARCIYA

  Рет қаралды 31,166

HamseIndho

HamseIndho

Ай бұрын

Пікірлер: 79
@deerofilmsvlogs1638
@deerofilmsvlogs1638 25 күн бұрын
War wa fanankii umada sooliyed ruxay 2017,2018 ilaa hada xushmad weyn mudane safwaan 👋🏾
@abdiazizyare6741
@abdiazizyare6741 14 күн бұрын
Aayahayga nolashaay Ligan Laacib soo jabay maxaan maalmo farxad badan kusoo dhagaysta safwaan ❤❤❤❤
@abdikariimdhagayste1470
@abdikariimdhagayste1470 25 күн бұрын
Safwaan Halac waa legend ragga kiisa adag
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 12 күн бұрын
Safan waa La.yaqana waa Legend ❤ fanka waxa uu ka soo bilabay Schoolka secondaryga
@amiiraadam3231
@amiiraadam3231 24 күн бұрын
Muuqalkan 3 weeks but yalay ramdantiina wa la dubay you tube ka cusub ba dhibta lehe ana is modayay markii hore show waa layla qaba 😅🤙
@ZamzamElmi-rb7bn
@ZamzamElmi-rb7bn 27 күн бұрын
Safwaan halac wlhi waa shaqsi Degan Talent leh keep going wll Heesaha gana Ta igu jecalhy waa hambalaha mid quudha anigu ka helaaa ❤
@savageboy1844
@savageboy1844 12 күн бұрын
Safwaan halac wa fanaanka kaliya aa isku jawi nahay, heesaha uu so xusho aad ban uga hela, hesta boqorad filsan uu uqaday baan ad u jeclahay, nolaada adi iyo marwadaada al fanaane 🎉❤
@luulsharaf6881
@luulsharaf6881 21 күн бұрын
Mashalah Al Fanaan Safwaan Halac Waa inan Dagan oo ay Ka Muuqato in uu ixtiraam badan u ahay Dumarka Waan idin Salamayaa adiga iyo Marwadaada Allaha idin Xafido Aamiin
@shantasomali411
@shantasomali411 14 күн бұрын
You welcome 🤗 wansalama sfwn ❤
@savageboy1844
@savageboy1844 12 күн бұрын
Wariye xoga waka khaldantay safwaan bakula saxay ee fananka danbe aad waraysanayso iska dhis. Suaalahagu ujeedo iyo dhamaad ha yeshaan. Fanaankana dabagalka saidka ka da.
@kheriyamohamud4517
@kheriyamohamud4517 12 күн бұрын
Mansha allaaah walalo qali hore usoco 🎉
@mohainaabdullahi5575
@mohainaabdullahi5575 24 күн бұрын
So dhawow Sxb indho Marwaan Yare So Qabo❤
@ilkacaselyricslyrics2723
@ilkacaselyricslyrics2723 28 күн бұрын
Mansha Allah fanan aan tageera Safwan Waa alx kol hadad heshayna sharcigagi dalkina Kuso dhawoow
@adnandeeq2060
@adnandeeq2060 13 күн бұрын
Wariyuhu qaab wariye ma leh Lknse safwaanba hadalka utoosinayey
@Aminaseben-vu6jg
@Aminaseben-vu6jg 5 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@khadarmuus3655
@khadarmuus3655 18 күн бұрын
SAFWAN HOLAC THE LEGENDARY
@mobarikmohamed
@mobarikmohamed 24 күн бұрын
Safwan Legend wlhi❤
@KAYDKA-HAG
@KAYDKA-HAG 21 күн бұрын
Safwan Halac The Legend ha isdhigan.
@WaxcusubCusub
@WaxcusubCusub 12 күн бұрын
Labo legend wan idiin salamey🫡
@MUBAARIGBunni-hz4nr
@MUBAARIGBunni-hz4nr 28 күн бұрын
legend BAAD TAHEY INADER QAALI NIN WALBA MAALIN BUUU KZfaq BILAAABAY HEERNA RAGGA KA GAADHAYA TAHEY HADUUBA BILAWGAAGU SAA YAHEY LIPAX EE NOQO NIN UPDATE AH MUUQALO WANAGSAN SOO GUDBIYA ToDobadka Ilaa 5 muuqal Nin waraysiga Kaftanka Kufiican Baad Tahey Dadka kasoo NuugayaH warka keep going brother ❤😂
@faysalyuusuf1302
@faysalyuusuf1302 25 күн бұрын
Really, this guy and I have the same personality.
@shukriahmed3186
@shukriahmed3186 19 күн бұрын
safwan dugsiga sare isku class ban ahayn qalqaali ayuu ahaa aaad
@mubarig.abdigulleid6383
@mubarig.abdigulleid6383 23 күн бұрын
Wareysiga suaalahi ugu haboona safwaan lama weydiinba. Heesihisa iyo qisooyinlodi midna lama weydin
@somalishidan
@somalishidan 29 күн бұрын
Thumbnail shidan usaneey video gaan wuu kala kacayaa masuul 🎉❤ Safwaan fanaan wayn
@Amiincj8
@Amiincj8 11 күн бұрын
Safwaan halac legend 🫡
@abdihakimhassan7010
@abdihakimhassan7010 24 күн бұрын
Big legend Alfanaan safwaan halac
@Maaman86
@Maaman86 18 күн бұрын
Safwan Hilac war sxb ex Xawadle , waxan xasusta habeen aan gurigiina hortisa isku dilaynay ku dhawad 30 mnts qiyasti waxay ahayd 2000 kkk Ururki Ubax , Kolay yarkan ku wareysanaya Nin ku yaqanay mudo dheer hadu yahay wax badan ayu ka waraysan laha, lkin wa Dhalinta aad Qurbaha isku Baraten ayu u hadalo eegyahay,.xasuus dheer sxb ilahay haku dhowro fankaana haka madobeyo.
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 16 күн бұрын
Masha allllah safwan nolow❤
@asadaden
@asadaden 14 күн бұрын
Su’aalahaadu meelna ma heystaan. Lakiin Safwaan kuu tootosinayay 😂
@RunRaadis
@RunRaadis Ай бұрын
Keep going my bro.
@iidaadan1464
@iidaadan1464 24 күн бұрын
Mashalah aadbaan kuu salaamey xamse
@user-dk9hg8qj1w
@user-dk9hg8qj1w 28 күн бұрын
M.a
@khabylamereacts9584
@khabylamereacts9584 11 күн бұрын
Next Gulled simba
@Mohamett_Abdullahi
@Mohamett_Abdullahi 21 күн бұрын
That's cool 😎
@hamdaahmed6076
@hamdaahmed6076 24 күн бұрын
Fanan aan taagero keep going
@gabyaaye3
@gabyaaye3 23 күн бұрын
Safwaan halac legend
@OmalkhayrAbdilaahi
@OmalkhayrAbdilaahi 20 күн бұрын
❤keep going my pro
@AyaanWaano
@AyaanWaano 20 күн бұрын
Guuuuul somaliland iyo safwan❤
@aidarusawil8206
@aidarusawil8206 Ай бұрын
Keep going saxiib 👏
@Zxkimoha
@Zxkimoha 25 күн бұрын
Gulayso bro
@AhmettapthiOmar
@AhmettapthiOmar 22 күн бұрын
The big brother safwan
@abdiazizyare6741
@abdiazizyare6741 14 күн бұрын
Gulled simba next ka dhig pls
@tarrobio.5533
@tarrobio.5533 27 күн бұрын
Tawjiid maaha waa tajwiid wll
@SuhaybSubeer
@SuhaybSubeer 14 күн бұрын
❤❤❤
@adamabby2248
@adamabby2248 12 күн бұрын
Bal Bil Ramadan oo barakeysan buu fanka ka waraysana inanka qofku nacassaysanaa.
@Hamseindho
@Hamseindho 12 күн бұрын
Adi ramadan oo baxday ayaad daawanaysaa miyaad iga nacasaysanayn 😂😂
@suldaand
@suldaand 28 күн бұрын
Cabdiraxmaan nasri soo qabo. Saxiib kk
@user-pb2ov1ig4l
@user-pb2ov1ig4l 25 күн бұрын
Cabdiraxmaan nasri soo qabo wll
@kaptanAriiri
@kaptanAriiri 28 күн бұрын
Guuled simba soo qabo please
@fardosaahmed2469
@fardosaahmed2469 16 күн бұрын
Gulled Simba next please
@TheWacan
@TheWacan 22 күн бұрын
Cool meeting 🎉😊
@BarkhadaRashiid
@BarkhadaRashiid Ай бұрын
❤😂😂
@aminahmeds569
@aminahmeds569 23 күн бұрын
Safwan halac nooga warayiso Dublin siduu sharcigu kuhelayi
@abdiqaniali8180
@abdiqaniali8180 Ай бұрын
wayo arag dhameystiran
@user-gg5tu4kg6n
@user-gg5tu4kg6n 24 күн бұрын
Ala maxaa taageero 1 wan uahay
@shaaficijaamac2820
@shaaficijaamac2820 25 күн бұрын
geed lab weye wale
@ABOKORKAYSEHXASAN
@ABOKORKAYSEHXASAN 25 күн бұрын
Guleed simba keen
@MuseIsmail-M18S
@MuseIsmail-M18S Ай бұрын
Legend bad kenty
@KAYDKA-HAG
@KAYDKA-HAG 21 күн бұрын
Hablaha ha qalad fahmina kkk
@user-cf9pu1gp4i
@user-cf9pu1gp4i 24 күн бұрын
Masha allah safwaan haalac pig legend
@ahmedsaed7082
@ahmedsaed7082 22 күн бұрын
❤🎉❤😂
@abdirashidahmed3109
@abdirashidahmed3109 24 күн бұрын
Gulled simba sooo qabo❤
@Dabasunaaye12Joojubaresh-cq9vc
@Dabasunaaye12Joojubaresh-cq9vc 23 күн бұрын
Hhhh
@omer42736
@omer42736 23 күн бұрын
Wax weeyaanta naga yaree mudane wariye
@Hamseindho
@Hamseindho 23 күн бұрын
Wixii danbe 👍
@user-bo2eq5jw1p
@user-bo2eq5jw1p 23 күн бұрын
Belo ku dagtay 😂
@ahmedmohamedali2464
@ahmedmohamedali2464 25 күн бұрын
Gulled simba soo qabo
@xamsecali1727
@xamsecali1727 19 күн бұрын
Nin qaliya ooo isku magac naahy
@SaedMohamed-ih1rn
@SaedMohamed-ih1rn 25 күн бұрын
Ninkii Safwaan Balwadba Dilootey Kow😮
@aminahmeds569
@aminahmeds569 23 күн бұрын
Miyaad lacabtaa maxaa ku ogayisiiyay
@Xaawahappy----cabdulahi
@Xaawahappy----cabdulahi 22 күн бұрын
Miisaanka culus 😂
@muxiyomedieproduction6396
@muxiyomedieproduction6396 24 күн бұрын
Safwaan daal iyo rafaad ayaa ka muuqda wajigiisa
@meysarcadaanichannel8960
@meysarcadaanichannel8960 20 күн бұрын
Nolasha walojawaa iskama ka sineyso Ragu waa kii jawa dib ayuu ka gabsan
@abdifatahabdi1778
@abdifatahabdi1778 24 күн бұрын
Rag culus❤
@user-uo5hk4xg4c
@user-uo5hk4xg4c 23 күн бұрын
Xaliimo gobaad soqabo legind
@cawilzaahim5712
@cawilzaahim5712 19 күн бұрын
Suaal waydiin mayaqaano ninkaaan
@Hamseindho
@Hamseindho 18 күн бұрын
Soo diyaari adi suaalaha
@darishore814
@darishore814 21 күн бұрын
Qamriga iska daa sida dharki ayaad u dhamaaatay
@user-wj9ji4sq3o
@user-wj9ji4sq3o 17 күн бұрын
Niyow dadkan maxaa ka siya qof yurub 9sano sharci laan Ku aha oo tisaba haysatad ku ledahay qamri bad cabtay wilkani balwad malaha ee Stress baa dhameyay
Sigma Girl Past #funny #sigma #viral
00:20
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 32 МЛН
My little bro is funny😁  @artur-boy
00:18
Andrey Grechka
Рет қаралды 13 МЛН
I Can't Believe We Did This...
00:38
Stokes Twins
Рет қаралды 67 МЛН
SHEEG LABA HEESOOD UU LEEYAHAY ALFANAAN 10 SECOND
15:42
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 148 М.
MAXAA KEENA TIMO-DAADASHADA (HAIR LOSS) ADNAN & SIRKA PODCAST
44:50
CODKA UBAX: Fanka & Suugaanta - Cabdirisaaq Xasiliye
38:35
Codka Ubax Podcast
Рет қаралды 26 М.
WARAYSI XASAASI AH | FANAANADA CAANKA AH EE *NAJMA NASHAAD*
29:17
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 42 М.
كيف تنجح العلاقات مع ياسر الحزيمي | بودكاست فنجان
3:03:09
YAA NOLOSHA KUGU SAAMAYN BADAN | ADNAN & SIRKA PODCAST
34:08
AS PODCAST
Рет қаралды 13 М.
Закон тайги | 1 сезон | 30 серия | В диких условиях
42:51
Лучшие детективы
Рет қаралды 843 М.