Hadimada Haybsooca (Award-winning Somali documentary)

  Рет қаралды 14,918

CBA TV

CBA TV

4 жыл бұрын

Hadimada Haybsooca (Best Somali Documentary 2020)
Waa barnaamij ku guuleystay jaaisado iyo shahaadooyin badan kuna saabsan takoorka iyo faquuqa lagu hayo Beelaha Gabooye ee la Haybsooca. Waa dhibaato weyn oo dhextaala bulshada Soomaaliyeed.
#Haybsooc #Gabooye #TheSomaliOutcasts
Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee CBATV:
Waa Warbaahin Soomaaliyeed oo Casri ah, Dhexdhexaadna ah. Kala soco Warar La Hubo, Barnaamijyo Xiiso leh, Wacdi & Waano & Madadaalo.
Waa TVga Soomaaliyeed ee Keliya ee Ku baxa Luuqadaha Soomaaliga iyo English-ta.
Booqo Bogagayaga kale ee Baraha Bulshada:
Facebook: Af-Soomaali:-- CBAsomali
English:- / cbatv.english
Twitter:- www.Twitter.com/CBA_TV
Website:- www.CBATV.NET
#Somali #CBATV #Gabooye

Пікірлер: 70
@aminaahmed4863
@aminaahmed4863 3 жыл бұрын
Oromo dalka ha laga eryo, shaqooyinka waxa ku xaq leh muwaadininta walaalaheena Gabooye 👍
@zainabyusuf5869
@zainabyusuf5869 4 жыл бұрын
Maansha Allah sifiican ayaa loo soo diyaariyay Reerkaa hoos haloo eego oo xaqooda halasiiyo Iyaguna sare haysu qaadaan sinaan iyo cadaalad ayaa inoo balana soomaaliland khayr bay tigi insha Allah
@shaamiadde3080
@shaamiadde3080 4 жыл бұрын
Mansha'allaah Wariyuhu si wacan buu u agaasimay mhadsanidiniin CBA howsha aad bulshada u haysaan
@maxamedakram3493
@maxamedakram3493 4 жыл бұрын
Mahadsanid Tv-ga CBA.
@abdirahmanmohamud9082
@abdirahmanmohamud9082 4 жыл бұрын
Somali horumar gaadhimeeyso inta ay raali ka yihiin cadaalad darada lagu hayo qaar ka mid ah bulshada.
@asiyaismailhassan1981
@asiyaismailhassan1981 3 жыл бұрын
🥺🥺🥺🥺🥺😭😭😭😭😭 soomaliduba maxay degtaa ama nabad noqota, dadkan ayaaba ku dulman oo dhibaanayal dhibaataysan ah . İllahay ha idin gargaaro isaga awood leh.
@AbdirshidMahamedhagi
@AbdirshidMahamedhagi Жыл бұрын
True Fact. Waa Runtaa xaqiiq 👍 Great Asia runtaq
@user-yy4pu8vt1r
@user-yy4pu8vt1r 4 жыл бұрын
Ilaahay ha u gargaaro walaaleheen
@najibmohamed21
@najibmohamed21 3 жыл бұрын
Subxanallah,allaw somali xaqa Tus😭
@ahmedhassan4384
@ahmedhassan4384 4 жыл бұрын
Ethiopianka dalka halasaroo wayoo dadkeeni aya ubahan shaqadaan
@nasyadeuanyeong8707
@nasyadeuanyeong8707 4 жыл бұрын
Sax
@snmhalgamayal2391
@snmhalgamayal2391 4 жыл бұрын
😁😁😁iztaqfurlah
@cabdirisaaqfaarax7690
@cabdirisaaqfaarax7690 4 жыл бұрын
Waad mahadsan tihiin CBA tv xalkii wuu so dhWyhy waana in la dareemaa siyaad barre waxyabihi loo diidana wax ka daran ba lagu hayaa rerka runtii
@marwamustafe1076
@marwamustafe1076 4 жыл бұрын
Libaaax waaan wataa suldaan daakir👏
@abdullahiisseyussuf6183
@abdullahiisseyussuf6183 4 жыл бұрын
Wariye Abdullahi Hassan runtii si wngsn ayad uso diyarisay. Jazakallahu kheyr
@geeleahmed1725
@geeleahmed1725 4 жыл бұрын
SOMALI OO DHAN WAXA HALKAA DHIGAY WA XUMAANTAA AY ISKU HAYAAN
@fatxicabdi2384
@fatxicabdi2384 10 ай бұрын
Somali Dadkaa Inkaartooda Ku dhacday
@AbdirshidMahamedhagi
@AbdirshidMahamedhagi Жыл бұрын
Hadimo Iyo Haybsooc( Cajiib Dhibka Somaliya oodhan Specaley waqooyi goboldadhex Dulmiga uugu weyn weyaan Rogmad weyaan ilaahow Inoo Sahal
@Ina-ugaas
@Ina-ugaas Жыл бұрын
Allaylehee beeshaasi waa lagu gardarooday Somaliyeey Alle agtiisa maxay xisaab adag taal Denbi waxaa kuugu filan Inaad walalka xaqirto💔
@Istahil416
@Istahil416 4 жыл бұрын
somali waxaa halkaa dhigey waa danbiga ay beeshan ka galeen, dib hala iskugu noqdo oo dadkan xaqooda hala siiyo.
@noribu6941
@noribu6941 4 жыл бұрын
Heartbreaking shit.
@qadarsaeed
@qadarsaeed Жыл бұрын
Silica somalida haysta waxuu kaga yimid dulmiga dadkan lagu hayo ilahayna dulmiga isagaa iska xaraatimeyay imagine one minute waxa qalbiyada dadkan.ay dareman wooow
@mucadalharawi258
@mucadalharawi258 4 жыл бұрын
Msha allah CbA Horay Usocda wllyaal arintaa Haka Daalina Wllyaal waad mahadsan tihiiin In badan
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax Жыл бұрын
Wa warbixin cajiib ah oo dareen weyn xambaaraan mahadsanidiin TV cba
@muunacabdiraxmaan787
@muunacabdiraxmaan787 3 жыл бұрын
War goorman siina xaqooga walladeen 😭😭😭😭
@Sheikh_Madhibe
@Sheikh_Madhibe 8 ай бұрын
Tolkeeyow mar uun Xaaladu weey is badali Haduu ilaahay idmo Insha Allah uun ku adkaada diinta ilaahay. Magac kii ugu wanagsana buu ilaahay ina siiyay Duriyada Sheikh Madhibe🫀☪️ - Ha is dhiibina hana Murugoonina, idinka Ayaa gacan Sareeynaya hadaad tihiin Mu‘miniin. Haduu Qaxar(dhib & Ceeb) idin haleelay qowmkaasi kalena wuu haleelaya. Maalmahasiina waa kuwa aadmiga lagu Meereyo🔁 Sii uu ilaahay uu ogaado kuwa Xaqqa rumeeyay uu idinkana dhigo Marag! ilaahayna ma jecla kuwa wax dulmiya.
@qadarsaeed
@qadarsaeed 3 жыл бұрын
Best documentary balse waaa run xanuun badan ilaahaw dadkan xaqooda iftiimi 😂😂😂
@hamd9203
@hamd9203 3 жыл бұрын
Dadkan waxay u baahanyihin taagere maskaxeed iyo dhaqale qofki yasana asaga uqalma in layaso waana damiirlaawe maangaab ah, kuwa madax isku sheegayana ayaga aaqiro lawaydinaya, sidee qof dhan ugu soo dhacaysa inu yaso qof lamid ah wa wax bila aadanimada kabaxsan, waxa aa idin kuleeyahay walalayal haniyad jabina kii idinyasan asaga yasnan qof indher garad ah inu qof cayo kuma sodhacdo, hormar wacan baa idiin rajaynaya, we love you
@asiyaismailhassan1981
@asiyaismailhassan1981 3 жыл бұрын
Wlhi caloosha ayaa i hurtay 🥺🥺🥺😭😭😭
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 4 жыл бұрын
somaliyeedana waxan leeyahay ilahay ka baqa dadkan waxna ma dheeeridin wa muslimin wana umadi nebi maxamed scw wa ibnu adam idinkoo kale ah ha xaqirana qofna naftiina uga cadlad fala dowlada ha siiso wax dheerarada ha u qabto intay dadka soo gadhayaan
@shukrideeq3244
@shukrideeq3244 3 жыл бұрын
Dawlada waaba ta udarn ee markad shaqo udoonato odhanysa qolomaad tahy
@muawiyeawil8430
@muawiyeawil8430 Жыл бұрын
Good decmentery.
@Amiir2424
@Amiir2424 3 жыл бұрын
Ascww, Soomaali Waxa halkaa dhigay, Waa Qabiil Iyo Qabyaalad. Waana wax Aad u fool xun Qabiilku. ilaa hada Waa ku dhaqanaa. Danta guud isagaan ka hor marinaa. It’s very sad.
@ahmedhassan4384
@ahmedhassan4384 4 жыл бұрын
Waa dulmi illahay arkayoo lakin wakhtigi lasixi laaha waan jogna
@kartiilemedia9486
@kartiilemedia9486 3 жыл бұрын
Gabooye qabiil mahan Gabooye hub iibsada ku cool baxa gacantiina dagaalama
@saeedofficial
@saeedofficial 4 жыл бұрын
Faquuq ku salaysan isir sooc waa dhibaato
@kartiilemedia9486
@kartiilemedia9486 3 жыл бұрын
KZfaq layda view ku raadiyaan goobey
@maxamedcali2259
@maxamedcali2259 3 жыл бұрын
Dad wacyigooddu sareeyo oo ka xoroobay silsidaha bulshada ayaa barnaamijka soo diyaaray, aadbaan idiinku mahad Celinaynaa.
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 4 жыл бұрын
sowki ahmed silanyo bil walab u qoray 45 araday jamacada iyadoo aanu ka bixin reerkiisa war hoy abaalka cida idin gasha wa la sheegaa
@abdurahmaanmohamed6815
@abdurahmaanmohamed6815 Жыл бұрын
Sidaaa uun baa loo takoorayaa inta ilaahay la rogayo dunida sidaas uun bey ahaanayaan oo loo yasayaa loo cunsuriydeeynaya loo leeyahay midgo ayaad tihiin
@kingpower9722
@kingpower9722 2 жыл бұрын
Janada waa ka xaaraan inuu galo qof walaalkii Islam ah dulmiyey, Islaam waan sheeganaa laakiinse Allah ayaa ina xisaain doona maalinta aan qabiil iyo saaldheere waxba kuu qaban karin. Dhamaanteen maanta waa aduunyo waad koobad keeni kartaa balse marka nafta lagaa qaado albaabkaasi waa xidhmay maanta aan toobad keeno waa iga dardaaran.
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 4 жыл бұрын
kuwa waxas qoraya ha laga qabto haday dhacdo waa khalad waxasi haday dhacday
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 4 жыл бұрын
galada waxay qoran markii ay somalida muslimka ahayd iyaga weli may ahayn sidas darteed aayay yidhahden wax yaanan lala cunin runtuna taas marki ay muslimeen waa lagu sii waday waad aragten somalida haday arkan nin cad oomuslimay waxay weli yidhahdan gaalka marka sidas ookale
@Awalemustaphe1717
@Awalemustaphe1717 3 жыл бұрын
Chanalkn wââ Chanel aad u fiicqn
@shukrideeq3244
@shukrideeq3244 3 жыл бұрын
Wuxuu yidhi xasan dhuxul laab saalax " Waxd arkaysaa dad ku faanay laandheran ahay inaad landheere noqotaa mashaqo aad qabataa mise waa waxd dooraty hadii aad mofo yar samyso dukaanyar yeelato wad ku faani karay imnka anigu dhererkayga waxba kam bedeli karo kuman faani karo waayo maba doorn sida aanan dhererkayg ugu faani karin ayaana reerka am qabiilkan kasoo jeedo ugu faanayan waayo inaan qabil kadhasho madooran mana jiro qabiil qabiil ka fiican ee lkin qof qof ka fiican ayaa jira wayo qofku aqoon horumar iyo wuxuu qabtay am hal abuuray ayuu kaga fiicanaan karaa " keb goen qabiilada lagu xad gudbay
@cabdilaahi2378
@cabdilaahi2378 2 жыл бұрын
Very heartbreaking. What a shame somalis
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 4 жыл бұрын
maya sheekh yusuf taariikhada ayuunka odhan buu ku yaala isaga iyo nimankale waxay muslimiyeen wadamo dhaan marka sidas ha odhan
@shukrideeq3244
@shukrideeq3244 3 жыл бұрын
Oromada halga saaro dalka
@aminaahmed4863
@aminaahmed4863 3 жыл бұрын
Anigu waxan qabaa in aan gumeysi jirin lkn xaqiraad dheh.
@themagician2062
@themagician2062 Жыл бұрын
Are you Gabooye ?
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 4 жыл бұрын
anigawaxan xasuusta in xoololoogurijiray oo la siin jiray in samanyo lasiin jiray in shaqooyin badan qaban jireen inaan cidana wax u gaysan jirin lakiin marka guurka noqoto uun baa la diidi jiray ha kaabaal ka darina umadaa idin araxantay marki xamarlaidinka soo eryay wa la idin naxariistay xamar boosaso iyo meel walaba oo koonfurta ah rayiiska cidwalaba furata lakiin ilahay baadbeen u sheegtya beesha dhexe timaha mafurtaan qofdumara saloon samaysta mooyee lakiinse haday doonan xaqbay u leeyihiin hadba gabooye ilahay inata ka baqadan isaaqa waidin roon yahay beentaiska daaya guurkana ilahay isaga cidu isu qoray siiyaa shaqadana dee aduunki wa ilamahaxayahadalaidinkuma haystee danbaa la idinku qabsan waayo dee keligiin marku idin xidhaa sow idinkan hadana dadki eedaynaay beesha dhex wax lo saar umadii cidwalaba iyaga afka ku taagayaan waar reerihina idin soo eryay idin gumeeyey anagaa waanu idin caawinay
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 4 жыл бұрын
qabiilo dhan oo isaaqa meelna ka muuqan baa jira iyaguba
@aminaahmed4863
@aminaahmed4863 3 жыл бұрын
Kkkkk suldaan Daakir shaqooyinka kale u calaacal lkn gudniin ha I xasuusin e iska illow.
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 4 жыл бұрын
wale wa yaaab walahay ilahay baad been la hor timadeen anaga waanu caawinaa kuwa nala degan reerahay sidooda ayaa wixi ku dhacaba lala qyabsadaa lakin abaal baydan lahayn
@shukrideeq3244
@shukrideeq3244 3 жыл бұрын
Marka aynu wax qiyasayno am arin la fal gelinayo tirada yar lam eego ee tirda badan baa lagu xukumaa arinka adiga iyo aniga hadaynu garb istaagno beesha aynu dulminay waxba kam ah agtooda waayo inaga oo garb istaagan ayaa wax inaga badan besha aynu kasoo jeedno oo dulmiyaysa besha kale markaa waa lgaa badn yahy hadaad adigu wanjisay badnkeenu waynu xumaynay
@galbeedqariye
@galbeedqariye 4 жыл бұрын
xaafadoodii koowaad xagay aheyd ?
@ismailjama884
@ismailjama884 4 жыл бұрын
Waad mahadsantihiin, CBA TV, madax waxan ka dacada la heli lahaa oo dareen dadbimo iyo masuliyadeed ku jirto la heli lahaa ta dadka waa lala tacaali lahaa.
@tamiim23
@tamiim23 4 жыл бұрын
Halka uu ka dhisan yahay fooqa Faarax Joome.
@nasyadeuanyeong8707
@nasyadeuanyeong8707 4 жыл бұрын
@@tamiim23 Hee maxa ka jira halkaa
@nasyadeuanyeong8707
@nasyadeuanyeong8707 4 жыл бұрын
Dowladu cidna ma biiliso intayar ee xslalka haysaa waxay biiliyaan reerahooda oo kaliya laakiin dadka kale waa qof iyo wixii ilaahay siiyay mid fiqiira iyo MID wax helaba laakiin gabooyaha waa wada fiqiir waxay ka cawdaan dadkan kale Ama dowlada markaa jirta
@yucubyabooshow9418
@yucubyabooshow9418 4 жыл бұрын
nac nac baad haysaan midguhu waa fardo farduhuna haday yaacan dib isuma eegaan kkkkkkk bal xaafadooda eeg buul bac.. miidhan qurba joogo dii meeye guur bay kumar marsiiyoodan adeer dad noqdo ganacsiga waxay ka yaqaann kabo latolo tima lajaro
@shukrideeq3244
@shukrideeq3244 3 жыл бұрын
Wuxuu yidhi xasan dhuxul laab saalax " Waxd arkaysaa dad ku faanay laandheran ahay inaad landheere noqotaa mashaqo aad qabataa mise waa waxd dooraty hadii aad mofo yar samyso dukaanyar yeelato wad ku faani karay imnka anigu dhererkayga waxba kam bedeli karo kuman faani karo waayo maba doorn sida aanan dhererkayg ugu faani karin ayaana reerka am qabiilkan kasoo jeedo ugu faanayan waayo inaan qabil kadhasho madooran mana jiro qabiil qabiil ka fiican ee lkin qof qof ka fiican ayaa jira wayo qofku aqoon horumar iyo wuxuu qabtay am hal abuuray ayuu kaga fiicanaan karaa " keb goen qabiilada lagu xad gudbay jawaab intaadan odhan intasa kugu filan
@madhibaangaraad-hawiye8469
@madhibaangaraad-hawiye8469 2 жыл бұрын
Isirneceyb Ba ku hayaa qaryad xanuunsanayo oo aqoon daro haayso wax uma aragno ee ilaahay haku caafiyo walal
@themagician2062
@themagician2062 Жыл бұрын
Adoo ima bucur bacayd ayaa hadlayaa. Kkkk
@fatxicabdi2384
@fatxicabdi2384 10 ай бұрын
Somali Dadkaa Inkaartooda Ku dhacday
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 38 МЛН
CHOCKY MILK.. 🤣 #shorts
00:20
Savage Vlogs
Рет қаралды 16 МЛН
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 45 МЛН
Abwaan Yuusuf Shaacir oo ka maansooday Takoorka lagu hayo Gabooyaha.
16:48
How Somalia is responding to the polio outbreak
1:51
Global Polio Eradication Initiative (GPEI)
Рет қаралды 818
Maxamed Cali weji oo ka hadlay Takoorka.
10:56
Horn Cable Tv
Рет қаралды 65 М.
guurka beelaha la hayb sooco maxay ka yidhaahdeen dadka reer burco
11:44
Sakariye Jakarta
Рет қаралды 136 М.
Xafladii Beesha Gabooye ee North Amerika ay ku taageereen Xukumada DDSI
1:29:57
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 38 МЛН