HADALKII QALBIGA SOOMAALIDA DHAQAAJIYEY EE WEJI & QISADII YAABKA LAHAYD EE INGIRIISKA KA DHACDAY

  Рет қаралды 448,638

kalshaale channel

kalshaale channel

4 жыл бұрын

Kalshaale Channel
Qiso la yaab leh oo dhacday dalka Ingiriiska iyo Qayb kamid ah Hadalkii Qalbiga Soomaalida dhaqaajiyey ee Wariye Maxamed Cali Weji Daawo

Пікірлер: 324
@rashkaofficial6147
@rashkaofficial6147 4 жыл бұрын
aad baan ugu xumahay wlhi in sidaan soomaali isku bahdisho ninkaan waa nin geesi ah wlhi maxamed waji
@fadumoyaqoub2611
@fadumoyaqoub2611 4 жыл бұрын
Rashka Official the UK
@fadumoyaqoub2611
@fadumoyaqoub2611 4 жыл бұрын
Rashka Official the
@shamsomuse7572
@shamsomuse7572 3 жыл бұрын
Maansha allaah Maxamed Cali wali. waa nin uqalma in soomaali oo dhan. ugaas looga dhigo waa caaqil garasho dheer leh allaha xafido
@ubahabdi8070
@ubahabdi8070 4 жыл бұрын
🙏❤️ Mashaa allah dulmigi somali dib u dhigay taas baa ugu wayn umuda Alle way siman yihiin qof qof wax dheer ma majiro ilaa qof u dhawaashaha alle ku dadaalay maahee habsocuna waa dulmi aadmi afwasaq ka danbeeyo adunkana waxaa nagu rogay waa kuwaas xaqa allaha tuso Amin yaarabi raxman raxiin 🤲❤️
@axmedgaraad8413
@axmedgaraad8413 4 жыл бұрын
waa qalad qof laheyb soco waa waxa kenay dhibta ina heysata allaa weeyn
@abdicabduga7501
@abdicabduga7501 Жыл бұрын
Alle hadaayo maxamed xasan Qof xigmad iyo aqli kabuxdo
@fahmiibrahim8217
@fahmiibrahim8217 4 жыл бұрын
Alaw ku daa adeer maxamed cali waji halyay qaaliya ayad tahee we love u ❤❤❤❤❤❤baba
@malaayiinmedia3124
@malaayiinmedia3124 4 жыл бұрын
Maxamad cali weji waa halyaay allaha garab galee
@Layla6793
@Layla6793 4 жыл бұрын
Masiibada iyo bur burka waxa Inoogu wacani waa waxaas oo miidhan Qof kula dal ah Kula diin ah Kula af ah Ayaad leedahay isma geyno Subhana Allah
@muqtaaryare5855
@muqtaaryare5855 4 жыл бұрын
Zomali sidan waye waligeed
@Layla6793
@Layla6793 4 жыл бұрын
@HALDHAA BINU ABDIAZIZ Walalo qaali walashey way qabaan oo caruurtaan Habada u ahay ayaa ah. Qof naftiisa marka hore cuqdad ka qabs ayaa dadka kale hoos u dhiga
@aliabdalla1623
@aliabdalla1623 4 жыл бұрын
layla Ahmed Mashallah Lee dheh alloow yaa adiga kugu keena doorka. Hadii gabar lagaa soodiono ama adiga ku caashaqaan. Kkk
@Layla6793
@Layla6793 4 жыл бұрын
@HALDHAA BINU ABDIAZIZ Walalo waa la iqabaa oo Hooyaan ahay Alhamdulillah. Waxaanse ku waydiiyey Adigu Walalo iska qab kalsooni buuxda oo dhag ha u dhigin dadka hadalkooda. Had iyo jeer raadso qof qeexi kara dadnimadaada maxaad ku fali qof ku yasaaya. Sidaan hore kuugu sheegey Walashey bay qabaan oo caruurta aan Habada u ahay waxa ay maanta ig yihiin in ayna cidi hoos u dhigi karin. Aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay Walalo.. Xageed joogtaa?
@Layla6793
@Layla6793 4 жыл бұрын
@HALDHAA BINU ABDIAZIZ Walalo America
@Faadumo-Siciid
@Faadumo-Siciid 4 жыл бұрын
Allow ku ilaaaali Mudane Mohammed Ali Waji
@najiibkaamil8489
@najiibkaamil8489 4 жыл бұрын
Hadii an heysan lahaa inta uusan dhiman weji wax aan uga farxay oo aan ku iloowsiyo waxa uu soo maray wan sameyn lahaa adeer wiji cimrigaada allaha dheereeyo
@rahmaaadan7295
@rahmaaadan7295 4 жыл бұрын
Maanshallha aabo ilaahay ha jabiyo cadowkaaga Soomaaliya guul iyo gobanimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤝🇸🇴🤝🇸🇴🤝🤝🤝🤝🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤝🤝🤝🤝🇸🇴🤝
@mhmdtaher6688
@mhmdtaher6688 4 жыл бұрын
Maansha alaah alahakuxafido adeer
@mohametkamal5043
@mohametkamal5043 4 жыл бұрын
SuXufi mohamet Ali weji wlhi Waa AqoonYhaNka somaliland 😪😪😪😪🙏
@aasiyonuur823
@aasiyonuur823 4 жыл бұрын
Soomali qabyalad lagama waayo mar hore ayaan hor mar gaari lahayn hadanu haybso jirin iyo qabyaladba🙏
@shukrishukri648
@shukrishukri648 Жыл бұрын
😭😭😭😭😭
@shukrishukri648
@shukrishukri648 Жыл бұрын
👍👍👍👍👍❤️❤️❤️❤️
@isiri.2835
@isiri.2835 4 жыл бұрын
SOOMAALI WAA DULI XAASAD AH KII AAN TUMAAL AHAYN WAX KALE BAY U RAADIN: DAD IS JECEL WAY KU JIRADAAN: ANIGU MA AAMISANI SOOMAALI WAA CUNSUR EE WAA XAASAD:
@haniyusufilmi9754
@haniyusufilmi9754 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭 waxa dhaho ma aqan
@mohamedhassanjeilani2259
@mohamedhassanjeilani2259 4 жыл бұрын
Walaashay mcn waan ku jeclahay waliba soomaalinimo iyo muslin nimo farxad waliga ku noo low thanks
@apdirahmansuldaan8020
@apdirahmansuldaan8020 2 жыл бұрын
Anasidookale
@abdurahimmohamedyousuf8395
@abdurahimmohamedyousuf8395 4 жыл бұрын
ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR. MAASHA. ALLAH MAASHA. ALLAH. QOF QFO KA SAREEYA MA JIRO. QAABIIL QAABIIL KA WANAAGSAN MA JIRO. QAABIIL QAABIIL JA WANAAGSAN MA JIRO. QOF KII HAYA OO AAMISAN MEEL AY UGA QOEAN TA AY QURAANKA ILAAHAY SOO DAJIYEY AMA XAADIISTA HADEEY WAA OK LAAKIIN HADEEY JIRIN HA KU DHAQMIN DAMBI YUY KAA SOO GAARIN. MA MA OGIDIIN IN LA SOO QAZAY OO CAALAMKA KU KALA DAADSAN NAHAY OO MALIN WALBA LA KULANO WAXAAN AQOON IYO MEELEEY KA SOO JEEDAAN . WAX DHAFSISAN NA LEH MAGAALADEEY KU DHALATAY MA EHEE WAX KALEBA ISKA DAA. QOF SOOMALI AH OO WALAALKAA AH WAXAAD U FAGEYSID MEESHA MA YAALAN EE OGOOW WAA HADUU TAHAY AHLU. DIIN KAAS AYAANA KU ANFACAAYA. WAXAAD OO DHAN WAXAA KA DARAN NIN GAAL AH AMA JAMWYKAAN AH BAA WUXUU XOOG KAAGA WADANAAYAA ADOO U JEEDA KA DIBNA 2 SANO JA KUU SOO TUURAAYAA SIDII CALAQ OO KALE KU CIMRI QAATAA WAXYAALAHA ADDUUNYADA KA SOCDA INSHA. ALLAH WABILLAHI TOOWFIIQ
@abdulhassan5369
@abdulhassan5369 4 жыл бұрын
Love life love Liverpool.
@empiresaara9927
@empiresaara9927 4 жыл бұрын
maxamed Cali weji👌👌
@abdirachididil3182
@abdirachididil3182 4 жыл бұрын
maxamed cali waji waa geesi magaca somali nimana sharaf ka mudan adeer noolow (somali waa somali cidina makale aabbe wayna )
@tasliimmaxamood4458
@tasliimmaxamood4458 4 жыл бұрын
Magamed cali waji ALLAH ku xafido
@wow9317
@wow9317 4 жыл бұрын
Illaahoow dadkeena diinta islaamka iyo ku dhaqankeeda fahansii Aamiin, Oo faquuqa iyo iyo isla weynida ka saar, Illaahay umbaa sareeyee Aamiin yaa rabi.
@addoonallah9485
@addoonallah9485 4 жыл бұрын
Maxamed waa geesi, haddaanu ahayn halkaa ma uu soo gaadheen eeberi hore ayuu waalanlahaa. Ixtiraam ayaan kuu hayaa illaahay dulmiga ha idinka wada qaado.
@cabdixaafidmukhtarawed5883
@cabdixaafidmukhtarawed5883 4 жыл бұрын
Maxamed cali waji waa halyey alle ha garab galee
@munoqudus490
@munoqudus490 4 жыл бұрын
Waa run waa lahabsoocaa
@ahmedmohamudahmedsomali5066
@ahmedmohamudahmedsomali5066 4 жыл бұрын
Subxanalah somali waa dembilayaal
@queenema1706
@queenema1706 4 жыл бұрын
aaqiro waraajiro isxisaabi intaan lagu xisaabin
@abdiraxmanalasow414
@abdiraxmanalasow414 4 жыл бұрын
Masha Allah
@calibarud9917
@calibarud9917 3 жыл бұрын
Wa qiso runti murugadeda xanbaarsan war ilahay aynu ka baqano isaaqow
@qawdhanmax2179
@qawdhanmax2179 10 ай бұрын
Soomaaliyeey ilaahay ka xishooda. Waa wax laga wiswisaa, waana dhaqan fool xun oo aan jiri'doonin. Waa dil xagayga. Ilaahay baa caadil idiin soo saari. Raali noqda
@fardowsojimcale9141
@fardowsojimcale9141 4 жыл бұрын
waaa wax laga xumaado wlhi
@sayidcabdalla3680
@sayidcabdalla3680 3 жыл бұрын
Macalin saxafi qoraa iyo abwaan ummadiisa usoo shaqeeyey allaha caafiyo aan uducayno maanta wuu xanuunsan yahay!
@munafaarax7934
@munafaarax7934 4 жыл бұрын
subxanalaaah dadkiii cadanka ahaa ayaaba yaabay dhibkay soomaali isku hyso
@ismaaciilmacaawiye2218
@ismaaciilmacaawiye2218 4 жыл бұрын
Walee beentaa maaha walaalkeena oo isku af nahay isku diin aynu nahay ayaan diideynaa gaal nuucuu doono ha noqdo waa lagu farxayaa oo waa larabaa wlly sow damiir xumo maaha
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 2 жыл бұрын
Subxaanallaah subxaanallaah 😭😭😭🇸🇴💎❓‼️💐💎🇸🇴way ‼️‼️❓
@waligeymailoobo8651
@waligeymailoobo8651 4 жыл бұрын
MashAllah
@1976yasir
@1976yasir 4 жыл бұрын
Subhanallah Illaho somali isku mid nagadhig
@alisamatar4225
@alisamatar4225 3 жыл бұрын
Ilaahay cabsidiisaa lagu kala sharaf badanyahay
@cabdullaahidhafe6553
@cabdullaahidhafe6553 4 жыл бұрын
Wlhi waa wax xanuun badan
@inamahamout9063
@inamahamout9063 4 жыл бұрын
😭😭😭igada qapiil wy dapar jaree igda Igda qapiil way duleyaye igda Wxn hupa dadka la hyap zocoo inay yihiin qapiilda zomali ugu qalpi fiican Runtii lgama yaaapo inaan yazo oon aflagaadeyo😭 Respect gaara wlloyaal xaqiiina mlin paydin heli doontaan
@iftiinkacaafimaadka4648
@iftiinkacaafimaadka4648 4 жыл бұрын
Waa taas liidashada soomaalidu
@abdirahmansaid6435
@abdirahmansaid6435 4 жыл бұрын
As Waxaa loo baahan yahay ficil sidii loo joojin lahaa hayb sooca tacsi iyo waan ka xumahay waxba matarayso hadii aan Run sheegayno arintaan aan joojino si ficil ah.
@kibaarsaylac5355
@kibaarsaylac5355 4 жыл бұрын
Kkkkkk
@nabiihaabdulaahi1626
@nabiihaabdulaahi1626 4 жыл бұрын
Subxaanalaah
@Suldansaid
@Suldansaid 4 жыл бұрын
Wllhi waa muragoday
@ikarade3274
@ikarade3274 4 жыл бұрын
Wlh Soomaalinimada ka xishoodaa marmar.
@jabriilabdirahmancadbdulah9047
@jabriilabdirahmancadbdulah9047 4 жыл бұрын
Waji waaladulmiyay
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
Weji qudha maaha, walaal, boqolaal kale oo la mid ah ayaa la dulmiyey, sannado badan iyo qarniyo
@waligeymailoobo8651
@waligeymailoobo8651 4 жыл бұрын
Qiso cajiiba
@fatxiali4652
@fatxiali4652 3 жыл бұрын
Mash Allah
@queenema1706
@queenema1706 4 жыл бұрын
macalin ayuu xamar ka ahaa weji
@kadidjayonis883
@kadidjayonis883 4 жыл бұрын
Rabii bogena burcad haysku mariyo Amiiiiiiin
@cabdirisaaqsulmaani9707
@cabdirisaaqsulmaani9707 4 жыл бұрын
😍😍😍😍
@umaqalidiyoabuqalid
@umaqalidiyoabuqalid 4 жыл бұрын
Somaliyeey qabiil waqurun
@gigoareuserious8986
@gigoareuserious8986 4 жыл бұрын
Maxaaaa kuuuuu diiiday inaaad tidhaaaah ILLAAHAY CABSIDII OO AAD & AAD LOOGA FOGAADAY , KU DHAQAN LA’AANTA DIINTEena mac IYO TAFSIIRKA QURAANKA FADLIGIISA OOO AANAN ISKUUL-KABA LA ISKU BARIN WAAYO CADOOWGA ISLAAMKA, AYAA XOOGA SAARAY DUNIDOO IDIL IN UU ISLAAMKA KA TIRTIRO, FADEEXAD U YEELO & DIINTABA ISKUULAADKA LAGU FASIRIN INABA MAANGAABKAAA CADOOWGU WUXUUUU ILOOBAY IN RABIGAAA DIINTAA SOO DEJIYAY , EE AMARKIISU SOCDAAA IN DUNIDA & IYAGUBA AANAY DUNIDA MAAMULIN.... EE DIINTAAN CIDNA FADEEXEEN KARIN CIDDII SIDII SAXDA AHAYD KU CAMAL FASHAANA UUUU FAAA’IZ, GUULAYSTAY YAHAY
@naimfarah6765
@naimfarah6765 4 жыл бұрын
Allow Na cafi dulmiga waa danbi
@asumhssin2741
@asumhssin2741 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭💔💔💔💔
@Superlife867
@Superlife867 4 жыл бұрын
😭😭😭
@kahiyechannel8580
@kahiyechannel8580 3 жыл бұрын
Allihi ku abuuray ha kuu dhabeeyo dhamman hamiyadaada subscripe no saar channel ka mahadsanid.
@sal8017
@sal8017 4 жыл бұрын
Intaynaan denbaabin Somaaliya gobol cadaalad ama shareeco lagaga dhaqmo ma aragteen Maxaa diidaday
@yasminkorea6889
@yasminkorea6889 4 жыл бұрын
maba jirtaba gobol somali kamid ah oo cadalad iyo sinanana habasheygin
@abaalimoalim9748
@abaalimoalim9748 4 жыл бұрын
Somali Maa Qalbi Leh.
@sh-ka3494
@sh-ka3494 4 жыл бұрын
Hadi doqey xumado oo cid ikasen utago lee malecusirinayoo maxa lesku qasba xuriyada makamid ahoo
@queenrayan8450
@queenrayan8450 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭❤
@gigoareuserious8986
@gigoareuserious8986 4 жыл бұрын
I am sure the father hailed from Northern Somali ( Reer waqooyi) keliya
@mrali3601
@mrali3601 4 жыл бұрын
Subxanalah , dad nice ah ban nahay
@Aviationpinzz
@Aviationpinzz 4 жыл бұрын
Yeel ama hayeelin .
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 4 жыл бұрын
Balaayo badanaa
@kingkoosaar7141
@kingkoosaar7141 4 жыл бұрын
Sxbayaalow intiina Hadlaysaaba Aamusa Uurkiina iyo Gacantiinu ha is ogaadaan ma jiro nin iyo naag mid udiyaar ah inuu nolosha lawaadago Nolosha. Aamuskaa idiin Qurux badan
@abdirhmnismail6831
@abdirhmnismail6831 4 жыл бұрын
Runta weeeye wllhi
@qubqac9913
@qubqac9913 4 жыл бұрын
Cunsuriyadu waxay ka jirtaa soomaaliya oo dhan, ee yaanan dusha laga saarin Reer Somaliland, waxaa jira gobolo badan oo iyaga ka sii xun
@mohamedmnur4670
@mohamedmnur4670 4 жыл бұрын
Miyaad illowdey ninkii idaacadda Ama biyadhacay nolosha kagu gubey ee baadda lagaga qaadi jirey meheraddiisa timajaraha, markuu diideyna nolosha lagu gubey iyo kii xabsiga hargeysa lagu toogtey duhurka cad
@khaalidgabiley9775
@khaalidgabiley9775 4 жыл бұрын
@@mohamedmnur4670 KEE WAAR MAYD KA LAGU BAY WA SOMALIA MHAA SOMALILAN DHAKAWEYNOW
@mohamedmnur4670
@mohamedmnur4670 4 жыл бұрын
@@khaalidgabiley9775 ADEER DHINACAAGA NAAR UGA NAX QABIIL BAA KU WAALAY OO KU MADAX MARAYE, MARKAAD SOMALILAND MAQASHAY AYAAD WAREERTAYE HORTA ISDEJI, DAAHIR RIYAALE KAAHIN XILLIGII UU MADAXWEYNAHA AHAA ARRINTII DALOODHA KA DHACDAY EE NINKA TIMAJARAHA AH NOLOSHA LAGU DHEX GUBAY IYADOO UU DIIDEY BAAD LAGA QAADI JIREY MIYAABAD OGAYN MISE QABIIL AYAA KU SHIDAYA HADDII AADAN OGAYN, WAA ARRIN, HADDII AAD DULMI DAD KU DIFAACAYSIDNA ADEER NAFTAADA U TUDH QABRIGA CIDINA KULA GELIMAYSEE, ANIGANA HAY AFLAGAADAYN ANIGUBA KUMAAN AFLAGAADAYNE, ALLAAH XAQA KU TUSO
@mubarikjama992
@mubarikjama992 4 жыл бұрын
@@mohamedmnur4670 koonfur ayaan ku aqaanay dadka la gubo.
@mohamedmnur4670
@mohamedmnur4670 4 жыл бұрын
@@mubarikjama992 CRIME KA IYO CRIMINAL KU MEEL GAAR AH MALEH WAA LAGA YAABAA IN MEEL TIRADU BADAN TAHAY LAKIIN CID GAAR AH LAMA DHALAN
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 4 жыл бұрын
Subhanallah subhanallah very sad
@ismaaciilmacaawiye2218
@ismaaciilmacaawiye2218 4 жыл бұрын
Allow hadaynu soomaali nahay maxaynu isku weydiin weynay midka nala dhashay waan yaseynaa dameeceenuna mid cadaan ah oo gaal ah waan rabnaa weliba ku farxeynaa caqligaas bal inyar halagu laabto pls kkkk
@khairecadde6262
@khairecadde6262 4 жыл бұрын
Caasumaada geeska Africa ugu Nabada baan u jeedaa
@superfun1819
@superfun1819 4 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@nathra7351
@nathra7351 Жыл бұрын
Ilaahay baa inoo sheegey nasab diin qurux iyo maal in dubarka lagu guursado
@sagal626
@sagal626 Жыл бұрын
NASABKA UU ILAAHAY NOO SHEEGAY MA TAQAAN ..? WAA DAD DIIN AQLAAQ SHARAF IYO WANAAG LAGU YAQAAN EE MARKA DIINTA ILAAHAY HAKA BEEN SHEEGIN
@sowdafarax1741
@sowdafarax1741 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭
@Loml-chi
@Loml-chi 2 жыл бұрын
Asckm subxaanallaah illaahow hanoo caroon
@waligeymailoobo8651
@waligeymailoobo8651 4 жыл бұрын
Ilaahayow u gargaar dadkaas è la dulmay
@hamsearnav1258
@hamsearnav1258 4 жыл бұрын
Walahi qofkii qalbile hadalka wuu gilgilay
@HalwoAli
@HalwoAli 4 жыл бұрын
waa sheeko xanuun leh . Dadka somaliyeed waa in ay ka gudbaan dhaqamadda xun ee horay loogu dhaqmi jiray.
@walaalahabarkulan8099
@walaalahabarkulan8099 3 жыл бұрын
Wlaahi waa qisooyin daren taabad leh
@ayaan-177
@ayaan-177 4 жыл бұрын
😭😭😭😭
@farxiyoaxmed5417
@farxiyoaxmed5417 4 жыл бұрын
Ax ax illhow waxan naga dhamey
@shamsomuse7572
@shamsomuse7572 3 жыл бұрын
Subxaana Allah horta xagee haybsooc nooga yimid? wax kale ma aha waa dhaqan jaahili ah ka yimid Odayaal jaahiliin ah. wax Malaga qaban karaa. nacam hadii si run ah oo daacad ah looga Wada hortago Inkaara soomaali ku dhacdey Waxay ila tahey iney halkas uga timid Tawfiiqda allaha na waafajiyo
@user-wb8ti5ys1m
@user-wb8ti5ys1m 4 жыл бұрын
Waana dadka wax so sarista badan war somalia yadhoho dadkina ilashada inta maskaxdoda ajnabi ka faidi laha
@umaqalidiyoabuqalid
@umaqalidiyoabuqalid 4 жыл бұрын
Somaliya waamid waxaraam
@khadarlove9761
@khadarlove9761 4 жыл бұрын
Waxaas waa jaahilnimo tii uxumeed ee dhalanyarooy aan isdabo qabano soomaali waa soomaali wlhi qofkaan jeclaadaa inuusan qabiil iga hor istaagayn
@keanojason4170
@keanojason4170 4 жыл бұрын
Kkkk Mad kadeysid taas oo dhabaa ficnanlaheyd
@omarmoussaadem920
@omarmoussaadem920 Жыл бұрын
Annagu haddaan reer Jabuuti nahay, waanka caaganahay waxan somalidu ugu yeedhaan foqooqa la foqooqo beelwayn ka mid ah ummadda somaliyeed....!
@mahadabdullahi1021
@mahadabdullahi1021 4 жыл бұрын
Maahmaah lagu turjumayo hhhh
@HaramcadMedia123
@HaramcadMedia123 4 жыл бұрын
Somalia Alle xaqafahan siya
@hassanaba6333
@hassanaba6333 4 жыл бұрын
Aduunkoodhan baa cunsuriyada kajirtaa
@kaltuunmumin5397
@kaltuunmumin5397 4 жыл бұрын
Hassan Aba Oki
@saadaadman9497
@saadaadman9497 4 жыл бұрын
Aniga marka Somalida jaahilnimada haysata waxaan ku macneeye xaasidnimo aduunka heeb sooca kajira waa muuqaal iyo qofka wuxuu aamisanyahay anaga dadkeena laheebsooco waa soomaali dhalad ah muuqaal isku eg ama kaba qurxoon somalida kale isku mabda marka aniga waxaan is dhahay waa xaasidnimo maadaama ee wax soo saar sanyihiin soomaalida
@amalhabiib1064
@amalhabiib1064 4 жыл бұрын
😥😥😥😥😥🙄🙄🙄🙄🤔🤔🤔😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥🤲🤲maxamed cali waji walhi waxa logestay dhiibato
@abdiraxmaanbarrecismaan1211
@abdiraxmaanbarrecismaan1211 4 жыл бұрын
Waa wax laga naxo
@jawahirxasangacal1653
@jawahirxasangacal1653 4 жыл бұрын
Waa wax aan loo dulqadan Karin
@wow9317
@wow9317 4 жыл бұрын
Waa qaracan iyo calool xumo ruux walaalkaa ah oo kugu diin iyo dhaqan ah oo maalin kasta hadal wadnihiisa dhaawaco lagu yiraado, Isagoo leh walaalo iyo waalidiin uu ku af tirsado leh, Wecelo kirishtaan ah oo walaal iyo waalidiin lahayne ay gabdhaheenu ku faanaan wuu ii muslimay, Hadhowne markuu dareemo in ay ilmaha ka qaadaneyso qamri iyo daroogo intuu ku dal dalo ilmaheedii dib fambe u weyso ee lagu hayaa meelaha dadka xanuunsan ay dhaxal u yeeshaan, Arinkaas sow uqubo walaal soomaaliyeed laga galay maaha, Illaahoow umadeena walaalaha Soomaaliyeed ah soo hanuuni kii hanuunsanaana u sii siyaadi alloow.
@MohamedAmin-gn8zc
@MohamedAmin-gn8zc 4 жыл бұрын
Touch and hold a clip to pin it. Unpinned clips will be deleted after 1 hour.Touch and hold a clip to pin it. Unpinned clips will be deleted after 1 hour.Tap on a clip to paste it in the text box.Tap on a clip to paste it in the text box.Tap on a clip to paste it in the text box.Tap on a clip to paste it in the text box.Tap on a clip to paste it in the text box.Tap on a clip to paste it in the text box.Tap on a clip to paste it in the text box.Tap on a clip to paste it in the text box.Tap on a clip to paste it in the text box.Tap on a clip to paste it in the text box.Tap on a clip to paste it in the text box.Touch and hold a clip to pin it. Unpinned clips will be deleted after 1 hour.
@fatimahassan4236
@fatimahassan4236 4 жыл бұрын
Mudane cli waji soomalidu cafis haweydiisteen dadkaas wlaaha ah
@ismaaciilmacaawiye2218
@ismaaciilmacaawiye2218 4 жыл бұрын
Maasha allaah waad ra yi wngsan thy weliba maskax fcn thy alle hakudaayo waase haduu lilaahi uu kaa yhy hadalkaa
@fatimahassan4236
@fatimahassan4236 4 жыл бұрын
@@ismaaciilmacaawiye2218 wll lilaahi igumaad qasbayne si aan hadalkaas udhaho balse dinteydaan iisamaxayne qof kula mid ah yas mana laygu rabayne si aan ujilo waxa aana aaminsanay
@ismaaciilmacaawiye2218
@ismaaciilmacaawiye2218 4 жыл бұрын
@@fatimahassan4236 waad qalbi fcn thy ee halkeed joogtaa wll adigoo mahad san
@fatimahassan4236
@fatimahassan4236 4 жыл бұрын
Soomaliya bari bsaso adna waa xagee
@laylasuruur5769
@laylasuruur5769 4 жыл бұрын
Sanad ka maad sheegtid. 1950
@saidmussa6461
@saidmussa6461 4 жыл бұрын
Naagihii isaaq Jamaican AYAA wada guursadey cid ka hadashey majiran
@mohametwardi7021
@mohametwardi7021 4 жыл бұрын
Ma hooyada ba siisay neefow ma wxa modaysa sida kuwa koonfurta ee africanku xeryaha ku haystaan adeer hablaha isaaqa ragooda ilaashada ee Loma ilaaliyo neef baa tahay
@user-wb8ti5ys1m
@user-wb8ti5ys1m 4 жыл бұрын
@@mohametwardi7021 ina adeer somali oo dhan waisku mid ee odayaal dhaqeed isku sheega ka dhamaada
@Dhir.iyo.deef.
@Dhir.iyo.deef. 4 жыл бұрын
Said Mussa Somali oo Jamaican ku xay fur Saden Somali odhan anaa arkay
@mahat.m
@mahat.m 4 жыл бұрын
Walee alle agtis waxa lagukalasareya wa cabsidisa ee majiro tumal ama laandheere.
@ifraaxabdi5727
@ifraaxabdi5727 4 жыл бұрын
Wllhi somalida intay hebsoc waxan inaysan Somali her gareyn
@safiyosiidcali1758
@safiyosiidcali1758 4 жыл бұрын
Daawada Meesha jooga waxaa ku jira waxaa ku jirta Gabdh faaiso wadani u eg
@qumano2836
@qumano2836 4 жыл бұрын
Waa nasiib daro somaalida waxbaa ka khaldan dadkaasi ayagaa somaalida kale ka fiican waajo waxba ma dilaan waxna ma dhacaan waa murqmaalyo shaqeysta oo aan cidna dhibin waa lagu danbaabey ee illaahey ha inoo danbi dhaafo
@sahalzuhri2617
@sahalzuhri2617 4 жыл бұрын
Cunsuri nimadka naga daaya iyo qabiilka
@amatallahbintuosman1092
@amatallahbintuosman1092 4 жыл бұрын
Intaan yar ee xaqa lagu cadeynayaa ku dhibeysa bal kwrn dadka boqolaal sano la cunsuriyeynayo
@mohamuda.xamaraawi5553
@mohamuda.xamaraawi5553 4 жыл бұрын
Qofka Jannada laga waayo maalin ta qiyaamaha ayaa Gun ah, Ee aduun ka ma joogo ruux Qolo gun ah ka dhashay iyo qof qolo kale oo gob ah ka dhashay. Taas si fiican u ogaada somaaliyeey.
@anababdihafif1973
@anababdihafif1973 4 жыл бұрын
Walee ninkan waa madax aabo cidka sharaf badan majirto
@lakiibrahim8428
@lakiibrahim8428 4 жыл бұрын
Nin nacas ah waliba aqli gaaban laandheerana waxaa ah kii ilaahay agtiisa qiimo ku leh. Laan dheere kale ma jiro sh maxamed guuleed wixi yiri. Midgaan waxaa ah kii janada laga waayo. Taa saa xaqiiq ah
@user-qy6de1rr3n
@user-qy6de1rr3n 4 жыл бұрын
Aaasif
Somali Week Festival - Maxamed Cali Waji - 100 Sheeko & Sheeko
47:53
Kayd Somali Arts and Culture
Рет қаралды 136 М.
Sheeko:Dad Ladnaan Ma Xejiyo'maxamed Cali Waji
8:57
Bulsho News
Рет қаралды 24 М.
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 38 МЛН
Playing hide and seek with my dog 🐶
00:25
Zach King
Рет қаралды 37 МЛН
Они так быстро убрались!
01:00
Аришнев
Рет қаралды 2,3 МЛН
Каха заблудился в горах
00:57
К-Media
Рет қаралды 10 МЛН
"Maalin Danbe Cabasho Idinla Hor Uman Maayo " Maxamed Cali Waji
5:37
Obama Cries While Talking About Michelle Obama
2:02
ABC News
Рет қаралды 11 МЛН
"Hilibkii Mee"Maxamed Cali Weji
5:56
MM Somali TV
Рет қаралды 34 М.
Qosolkii Aduunka: Wixii kala Qabsaday Wajji Iyo Reer London
31:25
Dhamays Media Production
Рет қаралды 427 М.
DEGDEG: ina Daauud oo xalay Hargeysa ku qarxiyay Sirtii Goojacade
9:40
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 38 МЛН