Codsiga Visaha Serbia ( Ana kuu soo bixinaayo in lagu dhaho yan lacag lagaa cunin)

  Рет қаралды 18,796

shaaciyeone show

shaaciyeone show

2 жыл бұрын

Join this channel to get access to perks:
/ @shaaciyeoneshow
#IlhaanOmar​#Shaaciyeoneshow​#maraykanka​#minneapolis​#
Join this channel to get access to perks:
/ @shaaciyeoneshow
#shaaciyeoneshow
#dvlottery2021
#dvlottery2023
#dvlottery
#ilhaanomar #maraykanka
#SerbiaiyoSomali

Пікірлер: 127
@abdifatahahmedqasin4235
@abdifatahahmedqasin4235 2 жыл бұрын
Aaway video AAN kaa sugeynay mzl interview ga aa noo balan qaaday sxb noo soo geli saan ooga faa ideysano thanks shaaciye one show 🙋‍♂️
@fardowsamohamed3745
@fardowsamohamed3745 2 жыл бұрын
Keep going brother
@rapiilelaabjeceel1809
@rapiilelaabjeceel1809 2 жыл бұрын
Legend shaaciyo bro thankz
@hafsacooking3818
@hafsacooking3818 2 жыл бұрын
MashaAllah wlle qabka Uk lagu imaan karo waxbarasho noo soo duub wllo
@tiyaaryuunis6505
@tiyaaryuunis6505 2 жыл бұрын
Mashallah
@mynameismohamed8005
@mynameismohamed8005 2 жыл бұрын
Cawa qof kii ugu horeeye ee layg saara bejka
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 2 жыл бұрын
Masha alh shaaciye thanks brother Lkn waxaad inoogu xijisaa sida UK 🇬🇧 qaab waxbarsho loogu imaan karo bro
@abdilahiyusuf4950
@abdilahiyusuf4950 7 ай бұрын
Waad mahadsantey sxb
@akramyuusuf1408
@akramyuusuf1408 2 жыл бұрын
M.a afurwanaagsan misna fiidnimo wcn cawa aniga kow ah m.a Allah kusharfo walalkey
@mohammadhassan9081
@mohammadhassan9081 2 жыл бұрын
Shaciye Lottry kwrn sxb may walagaray waxba kama harin macalin shaciye
@coldoon1112
@coldoon1112 2 жыл бұрын
Shaaciye sxb Vlog ino so gudbi madama aad Maraykanka jogto pls
@libaanaliabdi1724
@libaanaliabdi1724 2 жыл бұрын
Sxbow waxaan karabaa fursadaha furan America laku imaan karo inaad nooo sheegto dhamaan plz🙏🙏🙏🙏
@axmedcadr4677
@axmedcadr4677 2 жыл бұрын
Asc shaciye mahad sanid wll visa baraziil
@abdiladifahmed9161
@abdiladifahmed9161 2 жыл бұрын
ASC HUUNO waan kusalamay Shaaciye Wll barnaamijtada iyo waraysiyada aad dadka ka qadid waxay yihiin reer Somalia oo kaliya, Dadka Basaboorka jamhuriya Somalia haysta oo kaliya ayaa ka fa'iidaysta muqaladada oy khuseyaan Aaway Somalida kale Sida Jabouti Somalida Kenya Somali Galbed.
@user-lh5jy8cm9l
@user-lh5jy8cm9l 4 ай бұрын
Asc wllo
@mohamedrobinio3730
@mohamedrobinio3730 2 жыл бұрын
Shaciye bro visaha Mexico qaabkii lagu helikaraa
@nuhaweis7960
@nuhaweis7960 2 жыл бұрын
Asc ShaciyeOne show Wa mahadsantahay Serbia markaad kahadleyso wan daawaday (here iyo somali halkaan geli uu ka bilowday) bilowgiisan iyo website aka dowlada Serbia. Noo soo qor walal mahadsanid.
@sharmaarkeabdullahi4957
@sharmaarkeabdullahi4957 2 жыл бұрын
Sidee lagu helaa bro
@majedmaldini9654
@majedmaldini9654 2 жыл бұрын
#shaaciyeoneshow Sxb waxad kaso hadasha wadanka poland qababka lagu tagi karo hdi ay noqon lahayd dalxis ama wax-barasho Mahadsanid🙏
@sancade9631
@sancade9631 2 жыл бұрын
Asc sxb shaaciye Waxaan rabaa inaan ku waydiiyo qof F1 visa maraykanka ku tagay malaga yaabaa inuu sharciga dalkaa helo
@yt6605
@yt6605 2 жыл бұрын
First comment
@hakiimacali1426
@hakiimacali1426 2 жыл бұрын
Wll anigaa raba zerbia ee sidaan kuula soo xidhiidha
@capdiraxmaan3957
@capdiraxmaan3957 2 жыл бұрын
Walal mad ilahey ka yaaptid o beenta naga deysid waa bil ramadaaneh
@abdirahinhassanabdi815
@abdirahinhassanabdi815 2 жыл бұрын
Shaaciye show waa barnaamij wanaagsan calaf waa halkiisa
@apdirizakseid3702
@apdirizakseid3702 Жыл бұрын
shp rushia wer naga so si visaheda
@arshidjr3211
@arshidjr3211 2 жыл бұрын
Asc shaaciye hooyadey ayaan dv lottery uxareeyay mana joogto somaliya waxay joigta sweden anagan waxaan joogna somaliya dhib miyee leedahay midaas
@haawahiinlibaah4658
@haawahiinlibaah4658 2 жыл бұрын
Ma application baa laga xeraysanayaa wll?
@yasserpjanic2120
@yasserpjanic2120 2 жыл бұрын
Latin visa kwran shaaciyow
@idriscabdi1863
@idriscabdi1863 2 жыл бұрын
Wll qali arinta waxn kaalahadalayaaa shaaciyow vizaha maxico
@guuleedabdi812
@guuleedabdi812 2 жыл бұрын
M.a
@xogsadechannel2097
@xogsadechannel2097 2 жыл бұрын
Pro romania ka soo hadal siiba qaxotiga
@youngjdeytraveler.1113
@youngjdeytraveler.1113 Ай бұрын
I live in Qatar I am I want to visit Serbia can you assist me getting all the documents required for the visa?
@drmohamed6442
@drmohamed6442 Жыл бұрын
Sxb website ka gishe magaciisa madan noshegin ee nosoqor
@haniasad807
@haniasad807 2 жыл бұрын
Hoos nosodhiga wllo
@maxameddeeqyare2301
@maxameddeeqyare2301 Жыл бұрын
Shaaciye swizerland visa kasoohadal iyo sharciga qoxootiga
@mohameddahir9227
@mohameddahir9227 2 жыл бұрын
Sxp shaaciye visa Qubrus see loheli karaa qubrista turkey ma ahan tankale
@m.nadaare
@m.nadaare 2 жыл бұрын
Mhdsnid sxb
@mpkhadaradawe6734
@mpkhadaradawe6734 2 жыл бұрын
Shaaciye Sxp waxad kaso hadasha Somali passport Diplomat sida invitation Canada lagu tagi karo ama USA
@yahyealibadiguhad2857
@yahyealibadiguhad2857 2 жыл бұрын
Warye
@ahmedshariifdeeq7562
@ahmedshariifdeeq7562 2 жыл бұрын
Shaciye mixco war Maka haysa
@cabdishakurjeckzon8389
@cabdishakurjeckzon8389 2 жыл бұрын
please wllkz colonbia iyo mexcio ka waran passapot malgu tgaaa
@somavia5815
@somavia5815 2 жыл бұрын
Passaport iyo wadadii u Mari lhaa wa lgu hyaa
@cabdishakurjeckzon8389
@cabdishakurjeckzon8389 2 жыл бұрын
@@somavia5815 waa xagee wllky
@cabdishakurjeckzon8389
@cabdishakurjeckzon8389 2 жыл бұрын
passapor ku waa somlia
@abdikarimmohamud26
@abdikarimmohamud26 2 жыл бұрын
Wax carurtaba fahmk karana sharaxday bro
@hamaada8580
@hamaada8580 2 жыл бұрын
Link noo so dhig sxb
@maxamedcabdifataax8690
@maxamedcabdifataax8690 2 жыл бұрын
Madaxay apdate yadii qaxootiga may🤔🤔
@ranuuofficial7753
@ranuuofficial7753 2 жыл бұрын
Wllo romaniya ka soo hadal please
@khadijaabdilahi3
@khadijaabdilahi3 Жыл бұрын
Asc wall may bixiyan Serbia visa study ah hada
@naajiboy6882
@naajiboy6882 2 жыл бұрын
MACALIN shaaciye Serbia hadan tago wadamada u dhow ma iska dhibi kara Wa su'aal fudud Reply iso gal gulyso☝️🤎
@shactiro7664
@shactiro7664 2 жыл бұрын
Zxp mexico no so sheeg
@ZuperStar41
@ZuperStar41 2 жыл бұрын
Please next muuqaal kga soo hadal albania visaha dalxiidka sida loo dalbado iyo process ka iyo in lamarayo safaarad, thanks 😊
@musemaxamud253
@musemaxamud253 2 жыл бұрын
Suaal? COVID-19 kadib hadii dv lottery ad ku guulaysato khasab miyaa in talaal COVID-19 ah aad qaadato Hadey jawabtu tahay haa talaalkee bay aqoonsantahay dawlada maraykanku Ma iyagaa kuu sheegaya meesha ay tahay in aad masoo qaadato talaalka
@maxamednasri8576
@maxamednasri8576 2 жыл бұрын
Mexico kaso hadal visa ha sxp
@cabdirisaaqcismaan1027
@cabdirisaaqcismaan1027 2 жыл бұрын
Mexico ka soohadal bro
@axmedsg9236
@axmedsg9236 2 жыл бұрын
maalin wacan Waxaan rabay inaan ku weydiiyo Waxaan rabaa inaan ku safro tigidhada kubbadda cagta sida premier league maa suurtogal noo samee muuqaal si fiican noo ku sharax waa kan su'aashey dajawaabtaada ayaan sugayaa
@ifrahifka49
@ifrahifka49 2 жыл бұрын
Qiimaha visaha serbia kaso hadal walalky
@Ugaaarsade
@Ugaaarsade 2 жыл бұрын
Shaciye Instagram kaka u bahanahy si an kula so xariirno
@abdiyare3408
@abdiyare3408 4 ай бұрын
Shaaciyow aniga ubahan visa Serbia 🇷🇸 please 🙏
@user-ln1ql8lh1n
@user-ln1ql8lh1n 3 ай бұрын
Zhp germeny miyad usi socota
@abdifatahmohamett548
@abdifatahmohamett548 2 жыл бұрын
zxb maxico hdan viso dalxis ku tago marekan ma gali kara iso jwb plz muhim u ahy
@BashiirMahomed
@BashiirMahomed 2 жыл бұрын
sxb hdaa hesho visa mexico isooqabo
@xadeedchannel4589
@xadeedchannel4589 2 жыл бұрын
Xage lagala
@maxamednasri8576
@maxamednasri8576 2 жыл бұрын
Mexico kaso hadal visa
@alsal24sports87
@alsal24sports87 2 жыл бұрын
Alow qof walba hamigiisa ufududey aduun iyo aaqiraba
@faizaahmed1993
@faizaahmed1993 2 жыл бұрын
7 may ya sugaayo😍
@neysalofficial7485
@neysalofficial7485 2 жыл бұрын
😂😂😂😂
@Ugaaarsade
@Ugaaarsade 2 жыл бұрын
☝🏻
@abdulahiaynab797
@abdulahiaynab797 2 жыл бұрын
Hhh aniga
@official7456
@official7456 2 жыл бұрын
Illahay Kheir Haka Dhigi
@yahyinhoyccb3266
@yahyinhoyccb3266 2 жыл бұрын
6may😂😂😂
@Engnaciim
@Engnaciim 2 жыл бұрын
War heedhe beenta dadka kadaa Travel Insurance ayaa jira ee ma aha midka gaari
@raxmojacayl1437
@raxmojacayl1437 2 жыл бұрын
Walal meel aan kala soo xariiro ayaan raba pls abowe
@axmedmuxiyadiinnuur4234
@axmedmuxiyadiinnuur4234 2 жыл бұрын
maxico kaso hadal wall visaheda sida loo helo video kaso samee
@kadijoosman4275
@kadijoosman4275 2 жыл бұрын
Wll aad iyo aad ayad u mahadsantahay waxan rabay inaa ku weydiyo question Hadii la ii balamiyo interview aan aqoonin English iyo Af somali oo Maxaatiriga ah oo aan aqaano Af maayga somali sideen ku marayaa interview? Thanks
@kadijoosman4275
@kadijoosman4275 2 жыл бұрын
Wll Vedio inogu so sameey dad badan oo asxaab nahay ayaa Confuse ku ah arintaan mahadsanid.
@haboonabdullahi6155
@haboonabdullahi6155 2 жыл бұрын
@@kadijoosman4275 abyo aqabr ma ka heshay
@kadijoosman4275
@kadijoosman4275 2 жыл бұрын
@@haboonabdullahi6155 kuwee wll
@hunterofficialchannel3183
@hunterofficialchannel3183 6 ай бұрын
​@@kadijoosman4275visaha serbia ma heshay wllshe
@fatimahhassan6790
@fatimahhassan6790 2 жыл бұрын
Wll link nosoo dhig
@fatimahhassan6790
@fatimahhassan6790 2 жыл бұрын
Link serbiya
@user-dg2fu7rm5l
@user-dg2fu7rm5l 11 күн бұрын
Sxb passeport djibouti kwrn
@abdiladiifabdirahman3198
@abdiladiifabdirahman3198 2 жыл бұрын
Sxb svalbard halkee umaraa
@sundusmohammed8030
@sundusmohammed8030 Жыл бұрын
Shaaciye Serbia 🇷🇸 qaarade bay kutaala
@nuuraniofficial2317
@nuuraniofficial2317 Жыл бұрын
abayo yurub bey ku taa laa
@shmsudinvlog2897
@shmsudinvlog2897 2 жыл бұрын
Mexico iyo America kasoo waran Qof hduu Mexico jogo masoo galin kara
@alishariffsadak2131
@alishariffsadak2131 2 жыл бұрын
Sxb VISA lottery baan xareeystay 2021 ee goormeen ogaan karaa in lii aqbalay ama rejected isiiyeen?
@diiwaanmedia769
@diiwaanmedia769 2 жыл бұрын
Laba todobaad wax kayar waad ogaa kartaa
@astaamahadhalinta9873
@astaamahadhalinta9873 2 жыл бұрын
Nio 7/5/2022 aa ognee
@AniAdi-jm8hu
@AniAdi-jm8hu Ай бұрын
😅1
@shaafimohamed9733
@shaafimohamed9733 2 жыл бұрын
Belarus ka sow waran
@benaadirmedia2648
@benaadirmedia2648 2 жыл бұрын
Visaha Mexico sidee lagu Heli karaa bro
@jamaaljamo4106
@jamaaljamo4106 2 жыл бұрын
Kula mid bn ahay bro Wanan u baahanay sida Loo heli karo visaha mexco
@waledosman5086
@waledosman5086 2 жыл бұрын
Intee qof ayaad tihiin anaa khad Mexico ah hayee
@waailbaaba9114
@waailbaaba9114 2 жыл бұрын
@@waledosman5086 inte lagala soo xarira
@mohamedismail1877
@mohamedismail1877 2 жыл бұрын
Shekadi mexico war naga sii waxa ka cusub
@user-id9xc4uf1s
@user-id9xc4uf1s Ай бұрын
Austria ka soo hadal nolosheed zxb 🇦🇹 🇦🇹 🇦🇹 🇦🇹 🇦🇹 🇦🇹 🇦🇹 🇦🇹 🇦🇹 🇦🇹 🇦🇹 🇦🇹 🇦🇹
@HOREUSOCO
@HOREUSOCO Жыл бұрын
Qofkii rabo qof ku xareenayo Ana kugu xiraayo ila so hadal
@hoygadramah
@hoygadramah Жыл бұрын
Anaa rabo wll seen ku heli kara
@muniirmazhkuurtiens7929
@muniirmazhkuurtiens7929 Жыл бұрын
Anaa diyaaara xagee kalasoo xariiraa
@Kamalkamal12347
@Kamalkamal12347 Жыл бұрын
Anaga rabne xage kala so xiriirna
@ismailiidow8572
@ismailiidow8572 Жыл бұрын
bro anaa diyaar ah
@furahabulshada2927
@furahabulshada2927 4 ай бұрын
Sxbow warqad casumad dalxiis serbia ayan heysta dhokomentiyadi oo dhan wan diray wey iso jawaben waxa la idhahay visaha online kadalbo sii online lodalbado ma aqano iga cawii
@xidigajabarti772
@xidigajabarti772 2 жыл бұрын
Serbia waxan tegay ayadoo ah yuguslavia ayadoon laga aqoon madow marka laga reebo safaradaha. Maxay dadku u adayaan belgerayd
@momed_ugaas
@momed_ugaas Жыл бұрын
Sxb macluumad iga sii mesha ugu fiican aan so marki karo Romania 🇷🇴 Poland 🇵🇱 Serbia 🇷🇸 xage ugu macquulsan
@nadira304
@nadira304 Жыл бұрын
@@momed_ugaasma heshay meel aad marto ana waan rabee?
@hunterofficialchannel3183
@hunterofficialchannel3183 6 ай бұрын
​@@nadira304ma heshay wll
@rahmahassankhy
@rahmahassankhy 6 ай бұрын
@@nadira304amba wan rbaa
@abdullahiiise5308
@abdullahiiise5308 2 жыл бұрын
Intee laga xarestaa marka
@abdullahiiise5308
@abdullahiiise5308 2 жыл бұрын
Jamacd ahan inaa xaga utago rabaa wax barasho brother marka jmacda meel laga helaa ka soo hadal adoo mhd san brother❤
@yusufali578
@yusufali578 2 жыл бұрын
Bila bastabor lama ee gan karayo sxp shaciye
@niazaylemohamed4695
@niazaylemohamed4695 Жыл бұрын
Serbia 🇷🇸hddii aan imaado dalxiis ahaan uu imaado ma dhafi karaa Austria 🇦🇹 sxp ii so Jawaab
@ogaal_channel
@ogaal_channel Жыл бұрын
Ana ku cawainayo walshey ana sas sameen rabee ila so xiriir
@nadira304
@nadira304 Жыл бұрын
@@ogaal_channelmeel aan kala soo xidhiidhp isheeg ana diyaare.
@matanayashaproduction7867
@matanayashaproduction7867 8 ай бұрын
​@@nadira304 xagee Ka so qabtaa wllo
@ismailiidow8572
@ismailiidow8572 8 ай бұрын
​@@ogaal_channelbro visaha Serbia MA HESHAY mise
@hunterofficialchannel3183
@hunterofficialchannel3183 6 ай бұрын
​@@ismailiidow8572ma heshay zxp
@yahyealibadiguhad2857
@yahyealibadiguhad2857 2 жыл бұрын
Waaar niyow dadka hawalin meshasi meel mahe views waxa alagu ma raad sadee arin kale keen dadka hawalin inader asc
World’s Deadliest Obstacle Course!
28:25
MrBeast
Рет қаралды 151 МЛН
Must-have gadget for every toilet! 🤩 #gadget
00:27
GiGaZoom
Рет қаралды 12 МЛН
Safarkaygii Syria 🇸🇾 Sidee tahay Suuriya dagaalka ka dib?
23:45
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 251 М.
Visa ha Serbia 🇷🇸 xageen ka helaa?
10:07
shaaciyeone show
Рет қаралды 25 М.
waa sidee waxbarashada dalka Romania
13:56
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 43 М.
Top U.S. & World Headlines - July 2, 2024
9:11
Democracy Now!
Рет қаралды 136 М.
DARIQA SAXDA VISA IYO QAXOTIGA SERBIA LOO MARO
7:59
HOOYWAR MEDIA
Рет қаралды 16 М.
YURUB WADANKA UGU FIICAAN SHARCI , NOLOL IYO SHAQO  24.05.2024
6:39
HORYAALKA SHACABKA
Рет қаралды 8 М.
5 маусым соңғы эфир!
2:27:27
QosLike / ҚосЛайк / Косылайық
Рет қаралды 508 М.
ToRung short film: 😭i'm not blind😢
0:58
ToRung
Рет қаралды 106 МЛН
тгк: Логово FRIENDS
0:23
АлексДан
Рет қаралды 11 МЛН
I Can't Believe We Did This...
0:38
Stokes Twins
Рет қаралды 24 МЛН
Когда все обошлось 😮‍💨 | Королева Двора
0:16
Аминка Витаминка
Рет қаралды 4,2 МЛН
Where are you from?
0:13
ARGEN
Рет қаралды 4 МЛН