Safarka RUUSHKA ilaa yurup inteeda kale, Su’aalaha ugu badan ee la is waydiiyo iyo jawaabtaada

  Рет қаралды 8,425

shaaciyeone show

shaaciyeone show

8 ай бұрын

Пікірлер: 72
@mustafeabdirahman3397
@mustafeabdirahman3397 7 ай бұрын
The one and only shaaaciye you help me alot ain't gonna lie ❤❤
@abuukarosman9977
@abuukarosman9977 7 ай бұрын
Sxp shaciye nio anaa soo baxi rabaa wadada ugu fudud aan yurub ku iman karo ila waadag kaar qohootina wn hystaa ethiopia qasatan boqolmayo meshadi hore 🙏👍💪🙏
@kurana289
@kurana289 7 ай бұрын
Mashaalah wll shaaciye waad ku mahadsan tahay side wanaagsan oo aad noogo soo gudbisay warbaxinada muhiimka guuleyso ❤😍👑🙏
@saciidaomar660
@saciidaomar660 7 ай бұрын
Masha allah wll waadku mahadsan tahay taladada qiimaha badan
@abuukarosman9977
@abuukarosman9977 7 ай бұрын
Inaad iga Caawisid wn rajaynayaa sxp shaciye kaftan igama ahan waa iga dhab 🙏🙏🙏🙏
@CabdishakuurSharaf
@CabdishakuurSharaf 7 ай бұрын
The legend shaciye ❤
@Siciid22
@Siciid22 7 ай бұрын
Good luck ❤
@mohamedbashiir9261
@mohamedbashiir9261 7 ай бұрын
soo badi saxiib shaciye
@abibokiehyacin6138
@abibokiehyacin6138 7 ай бұрын
Please talk about who we came usa as international student
@AbdikariimHaabte
@AbdikariimHaabte 7 ай бұрын
Sxb mahadsanid Runtii waxa tahay xariif cawinaya dhalinyartiisa Gull ayan ku rajeynaya Wana jecla lahay Mel aan kala soxiriiri karo hadan helikaeo
@abibokiehyacin6138
@abibokiehyacin6138 7 ай бұрын
Welcome back bro
@cabdisalaan1496
@cabdisalaan1496 7 ай бұрын
Wow
@umubushranasimiba2498
@umubushranasimiba2498 7 ай бұрын
Ok
@user-td5gj2lz1n
@user-td5gj2lz1n 7 ай бұрын
Wl Canada sen kutagi karaa visada dalxiska Ama shaqada iisoojawab please
@alimrahmedia
@alimrahmedia 5 ай бұрын
Asc Shaaciye Waxan ka imaadey Somalia waxan Imaadey dalka hindi waxan usii gudbey dalka China iyo Mongolia kadib waxan Si caadiya ugaley Russiaka manta ayaan jooga Moscow waxan Rawaa Inaa Dalka Finland Galo Ayaan Rawaa Insha Allah yaa Joogo Russia Somalia aan is raacno ilaa Finland 😢❤
@user-lf4ib3rt6m
@user-lf4ib3rt6m 3 ай бұрын
Asc ma gashay Finland zxb ❤❤❤
@thanksyou6420
@thanksyou6420 7 ай бұрын
Asc shaciye walaal sual ayaan rabaa in aan ku weydiyo. Guusha Canada sidee lagu gartaa hadii aan guuleysto khasab miyaa in aan aymiska cafimadka iyo Scotiabank isku diiwaan geliyo?
@xamdiaxmed651
@xamdiaxmed651 7 ай бұрын
Awy Wll Group5 Marekan
@mohamedabdulahi143
@mohamedabdulahi143 7 ай бұрын
Hi
@Liban98
@Liban98 7 ай бұрын
Sxb poland sida ugu fudud oo lagu imankaro loogana bixiki karo ka soo hadal plz
@user-ml8qy9nn8j
@user-ml8qy9nn8j 7 ай бұрын
Qof an israacno isweheshano inta makujira wanraba inan bexe😊
@hassanupthi6001
@hassanupthi6001 6 ай бұрын
Yez bro
@ApdiwahidJingue
@ApdiwahidJingue 4 ай бұрын
Zhp haa ani bixi rabo
@user-oy5in9xz5d
@user-oy5in9xz5d 3 ай бұрын
aniga.waan.socdaa
@ApdiwahidJingue
@ApdiwahidJingue 3 ай бұрын
@@user-oy5in9xz5d zhp goormee baxaysaa ani visa waxbarasho wan wayye goorme lafuraya
@user-rz6ig2dp8g
@user-rz6ig2dp8g 2 ай бұрын
Zxb wax barasho ahn kawaran ischul ka inaa ukuimado
@user-sb8kc4uy8c
@user-sb8kc4uy8c 28 күн бұрын
Soomli may garanayn afaka
@mohamedabdulahi143
@mohamedabdulahi143 7 ай бұрын
Shaciye
@fatamaali2033
@fatamaali2033 7 ай бұрын
G5 America updates
@abdijabarnur4415
@abdijabarnur4415 7 ай бұрын
Sxb waa ley soo ciliyay Mar kale ma adikara
@ahmedbarrey834
@ahmedbarrey834 7 ай бұрын
G5 America updates bro
@axmeddaacad9497
@axmeddaacad9497 7 ай бұрын
Kaasi ka quuso waala joojiyey kkk
@fuadhaji1132
@fuadhaji1132 7 ай бұрын
Haddii aan labo kun watibmablaysoo celinayaa
@Xafsaapdilahi-qw5bh
@Xafsaapdilahi-qw5bh 7 ай бұрын
Shaaciye baasboor somaali miyaa Ku tagi karaa. Ruushka mahadsanid wll
@meeymadiaz9651
@meeymadiaz9651 7 ай бұрын
Haa wll
@user-tc8yz6uf1v
@user-tc8yz6uf1v Ай бұрын
Rushku qaxoti ma qabila sxb
@AtoreMuslim
@AtoreMuslim 7 ай бұрын
G5 America update please
@axmeddaacad9497
@axmeddaacad9497 7 ай бұрын
Kaasi ka quuso waala joojiyey kkko
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 7 ай бұрын
Anigaba iminka usocda alle ha i fudaydiyo
@user-ml8qy9nn8j
@user-ml8qy9nn8j 7 ай бұрын
Wllo anba wan socdaaye ilaso xiriirbal
@queenali3603
@queenali3603 2 ай бұрын
Mxa ku hagage wll
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 2 ай бұрын
@@queenali3603 iminka rushka wuu adkaafay abaayo
@RuzaykiMohamed-dt1wg
@RuzaykiMohamed-dt1wg 7 ай бұрын
Sxp shaaciye halka aniga ayaa ka war keenay wllhy three 3⃣ airport laygu haystay aniga iyo dhalin yaro reer mugdisha waa nala soo celiyey xitaa dhalin yaro badan oo naga danbaysay waa la soo celiyey domant waxba naga dhin nay
@musadaqsalaadcalimusadaqsa3717
@musadaqsalaadcalimusadaqsa3717 7 ай бұрын
Wll malagu soo celiyey hadad
@xildhibaanismadhibe3731
@xildhibaanismadhibe3731 7 ай бұрын
Taliye waydiimahaa ma la idin waydiiyay uu sheegayo Ustaadku ?
@RuzaykiMohamed-dt1wg
@RuzaykiMohamed-dt1wg 7 ай бұрын
Haa wllhy sxp wax walba waa nala waydiiyey ogaan ayey dadka isoo celinayaan
@RuzaykiMohamed-dt1wg
@RuzaykiMohamed-dt1wg 7 ай бұрын
@@musadaqsalaadcalimusadaqsa3717 haa wlloh wllhy ruushka aniga layga soo celiyey ayaan been lagu sheegin
@Qoojistan
@Qoojistan 7 ай бұрын
​@@RuzaykiMohamed-dt1wgwadanka hooyo miyaa laguu celinaya mise ruushka laguu haynayaa saxiib
@muxiyadinabdi1450
@muxiyadinabdi1450 7 ай бұрын
Bro shaaciye Russia waad iman karta uuna fududyahay lkn Belarus kasii bixitankeda ayaa adag wana xili qabow
@user-we7oh9vm1u
@user-we7oh9vm1u 7 ай бұрын
Hada baleylruus ayaa jooga i weydii
@maxamed19ib
@maxamed19ib 6 ай бұрын
Shaaciye sxb luuqada lagu wareesanayo waa tee
@awilabdirisaaqmohamuud3925
@awilabdirisaaqmohamuud3925 6 ай бұрын
English 😊
@user-ln4be4sp8d
@user-ln4be4sp8d 7 ай бұрын
Luuqa English miyaa la igu waydiinayaah? Mise soomi
@mohaidle2830
@mohaidle2830 7 ай бұрын
Sxpow canada inad ada raba nidamka qaxotiga uganda kawaran meqa ayey igu qadaneysa midakle xage kala so xiriri karna su,alo muhim ah ayan ubahanahaye
@user-jr8ve5jf4h
@user-jr8ve5jf4h 7 ай бұрын
Qaxoonti waa mashruuc soomaali oo dhan aya ka buuxsan tay
@Cadiyate
@Cadiyate 2 ай бұрын
Macalin 20. Ama 13. Buugareyso maxa ulajeda
@SahraSahra-hm9fc
@SahraSahra-hm9fc 7 ай бұрын
Asc wlhi anaa tagay leyna so celiye intuu shegay waa run
@user-ml8qy9nn8j
@user-ml8qy9nn8j 7 ай бұрын
Miya laguso celiyay wllo😮
@SahraSahra-hm9fc
@SahraSahra-hm9fc 7 ай бұрын
@@user-ml8qy9nn8j haa
@abdikaniibrahim2381
@abdikaniibrahim2381 7 ай бұрын
Hawshaa anaa kaaga khabiirsan libaax anaa maray ruushka sanad joogay hadana kunool dalka jarmalka mudo sanada ee fursadaha maraykanka u bado oo nala soo wadaag sideen ku heli karaa visayaal an ku tagno usa 🇺🇸 oo iib ah ama khad ah
@yussufhassan5265
@yussufhassan5265 7 ай бұрын
inten kaalaso xariira sxb
@user-qk1ft5zb8y
@user-qk1ft5zb8y 7 ай бұрын
❤❤😂❤❤❤❤
@user-qk1ft5zb8y
@user-qk1ft5zb8y 7 ай бұрын
❤❤❤😂❤❤❤
@user-ln4be4sp8d
@user-ln4be4sp8d 7 ай бұрын
English maala igu waydiinayaah
@nimcomaxamedsalax6409
@nimcomaxamedsalax6409 3 ай бұрын
Nodobadi
@maxamedcali-5632
@maxamedcali-5632 7 ай бұрын
Luuqada ka waran hadiiba aanu luuqada qof aqoon maxaa xal ah
@maxamedlaaskaawi
@maxamedlaaskaawi 7 ай бұрын
English caadi weye
@user-fo3ch6tg5z
@user-fo3ch6tg5z 6 ай бұрын
Animal hada soomaray intaaso suaala waalay waydiiyay alxm waan kasoo baxay
@user-hi3qr5el3i
@user-hi3qr5el3i 7 ай бұрын
ruushka shaqo ma utagikaraa😅😊
@FaaisomohamedHusein
@FaaisomohamedHusein 17 күн бұрын
haa ani aadi rwo shaqo ahaan
@AhmedMohammed-q7b
@AhmedMohammed-q7b 11 күн бұрын
@@FaaisomohamedHusein wll ma Application bd buxisey o lagu aqbalay mise qof ba ku yidhi kaalay
@user-qk1ft5zb8y
@user-qk1ft5zb8y 7 ай бұрын
❤❤❤😂❤❤❤❤
WAX KA OGOW WADANKA SWITZERLAND IYO SHARCIYADIISA IYO NOLOSHIISA
15:07
Always be more smart #shorts
00:32
Jin and Hattie
Рет қаралды 45 МЛН
Вечный ДВИГАТЕЛЬ!⚙️ #shorts
00:27
Гараж 54
Рет қаралды 14 МЛН
Muxuu Ruushku Sidaan U Weynyahay ? Wali ma is waydiisay !
13:47
waa sidee waxbarashada dalka Romania
13:56
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 43 М.
Schengen Visa Warbixin buuxda ayaan idin haayaa
9:57
shaaciyeone show
Рет қаралды 23 М.
Waa sidee nolosha Soomaalida kunool dalka Romania
9:16
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 57 М.
TAHRIIBKA YURUB EE DHINACA BELARUS OO LAGA QEYLINAYO
4:03
Farhan Jimale
Рет қаралды 16 М.
Wax Ka Ogow Sharciyada Iyo Qaabka Loo Helo Wadanka SWITZERLAND-
14:19
She saved others
0:20
V.A. show / Магика
Рет қаралды 4,4 МЛН
Вор в законе заступился за официантку  ...
0:59
Сериалы 🍿
Рет қаралды 9 МЛН
Only Harley Quinn doesn't dislike the Joker's shortcomings#joker #shorts
0:17
ЕМУ БОЛЬШЕ НЕ ПРИДЕТСЯ НИЧЕГО ВЫБИРАТЬ😂😂😂
0:39
СЕМЬЯ СТАРОВОЙТОВЫХ 💖 Starovoitov.family
Рет қаралды 4 МЛН