CryptoCurrency and Stocks with SolaPortal

  Рет қаралды 55,020

Sola Portal

Sola Portal

5 ай бұрын

Barnaamijkan waxaan ku eegi doonaa CryptoCurrency iyo Stocks.

Пікірлер: 270
@abdisalanosman6884
@abdisalanosman6884 3 ай бұрын
Macalin somaaliddu sawir ayey wax ku fahantaa program ad sharaxayso sawiradooda noo soo dhig videogaga mahadsanid
@omarabdalla8271
@omarabdalla8271 4 ай бұрын
waligaa lacagtaada qof ha u dhiibin, iyo qof ha u shaqeeyn waa xikmadaha aan kaa faaiday
@cabdiraxiinkhadar4433
@cabdiraxiinkhadar4433 5 ай бұрын
mahadsanid macalin
@Somtales
@Somtales 4 ай бұрын
information fiican ayuu ustaadku nala wadaagey waa qof deeqsi ah oo rule model noo noqon kara, dhanka kalene ku tusaaleeynaya in laga fogaado waxyaalaha maangaabtu nagu wareerisay sida qabiil ka hadlista. Thanks boss.
@ahmedomarosman9540
@ahmedomarosman9540 5 ай бұрын
Stock sida loo maal gashto 10 shirkad ugu weyn video noga sooduub ustad adoo mahadsan
@ikraali172
@ikraali172 4 ай бұрын
Passport aan africa ahayn wa ina hasata maahanoo?
@maxamedsaciidaadan5830
@maxamedsaciidaadan5830 3 ай бұрын
@@ikraali172maya somali waku samen karta
@abdussamadgalog8650
@abdussamadgalog8650 5 ай бұрын
This updating was necessary 👏
@Short_factz
@Short_factz 5 ай бұрын
thanks sola your info is eye opening to the young youth
@aydidmahamed6500
@aydidmahamed6500 5 ай бұрын
Macalin wa mahadsantahay wax badan ba kaa faaiiday
@suhaibfit6975
@suhaibfit6975 3 ай бұрын
Thnks macalin Abdinasir ismail
@hookandup
@hookandup Ай бұрын
Very informative, thanks.
@EngAbdullahiAbdiaziz
@EngAbdullahiAbdiaziz 5 ай бұрын
Mahadsanid ustad for your continued support
@user-hm8jg5gd6g
@user-hm8jg5gd6g 4 ай бұрын
JAZAAKALAAHU KHAYRAN USTAAD. Ruuxii hadal maqlaynin asagay u taalaa. “Qof hami badan lacagtiisa waxaa iska leh, qof been badan” 🇨🇦
@mohamedhassanyasiin
@mohamedhassanyasiin 4 ай бұрын
Thanks teacher solaportal
@Captainjees
@Captainjees 3 ай бұрын
Qayr uu ilahay noo so diraybaad tahay Allaha ku xafido macalin❤❤
@abdikariinshiresalaadsky1700
@abdikariinshiresalaadsky1700 2 күн бұрын
maashaa allah macalin hadaan dhageysey thanks sidaaad wax nooogu sharaxdey
@sharmamohamedismail265
@sharmamohamedismail265 2 ай бұрын
Mahadsanid ustaad ❤
@mohamedfarah1281
@mohamedfarah1281 5 ай бұрын
Thank u ustaad Links nala wadaag Stocks ka
@MrMaalin
@MrMaalin 5 ай бұрын
Thanks ustaad solo
@UMUROWDA-wc2cw
@UMUROWDA-wc2cw 2 ай бұрын
Mahadsanid ustaad sola
@dailycontent3955
@dailycontent3955 5 ай бұрын
Thank you macalin aad umahadsantahay, Waxaan jeclaan laha aina aad noo sii faafaahiso brokarada laga iibsanaayo stocks
@mohamedmumin9720
@mohamedmumin9720 5 ай бұрын
Macalin soola thank you
@abdiladiif3076
@abdiladiif3076 4 ай бұрын
Best teacher
@DrMohamoudYusuf
@DrMohamoudYusuf 3 ай бұрын
Mahadsanid sola waxaan kaa faa iday xog badan
@user-ug6ef1rr8g
@user-ug6ef1rr8g 4 ай бұрын
Mahadsanid macalin.
@simplifiedbio-chem
@simplifiedbio-chem 5 ай бұрын
Thanks macalin Sola
@user-ft5ud6it6p
@user-ft5ud6it6p 3 ай бұрын
Mahadsanid brother
@zakiqalbi2182
@zakiqalbi2182 5 ай бұрын
Mahadsanid saaxiib
@ibrahimjelle1031
@ibrahimjelle1031 5 ай бұрын
Ustaad guuleyso ❤
@jabra0563
@jabra0563 5 ай бұрын
Soo dhig appska iyo sawirkooda ustad
@apdisalamahmed-po9ic
@apdisalamahmed-po9ic 4 ай бұрын
Thanks ustaad
@habibaibrahim7488
@habibaibrahim7488 3 ай бұрын
Thank yuo teacher
@abdirashiidhuseinaxmed8503
@abdirashiidhuseinaxmed8503 5 ай бұрын
Thanks ustade abaalkaad marnaba magudi karno.
@engbashka7532
@engbashka7532 5 ай бұрын
Thnks ustaad
@AHMEDKOSAR01
@AHMEDKOSAR01 5 ай бұрын
dahap baatahay runtii macalin adookalana lama helo cimriga alle hakuu barakeeyo
@nabiilwasuge4044
@nabiilwasuge4044 3 ай бұрын
Sxp adiga wax maka fahantay mclnka
@abdullahimuse3949
@abdullahimuse3949 5 ай бұрын
Thanks ustad
@yaxyecabdi-bi6lz
@yaxyecabdi-bi6lz 5 ай бұрын
Ustaad wan ku salamay sida wanagsan ad umadada somaliyed wax ugu fa ideyneyso
@bahjabelan1644
@bahjabelan1644 5 ай бұрын
Thanks wan jeclahy cashiradada
@Dhambaal55
@Dhambaal55 Ай бұрын
Walaaloow dadka qiime bal akhri fariimaha dadka , way yartahay qof wax ka fahmay sababtoo ah waad hadlaysaa uun Itus oo itaabsi miyaad ka dhigtid
@AhmedBaari-st7qe
@AhmedBaari-st7qe 5 ай бұрын
Soo badi cashiradan mcln
@YuusufcabdalaHassan
@YuusufcabdalaHassan 2 ай бұрын
Qof umada wax taray batahay ❤❤❤
@MohamedHussienmohamed
@MohamedHussienmohamed 5 ай бұрын
Nice good man
@salmanhassan1737
@salmanhassan1737 5 ай бұрын
qoral soo raaci, magac yada compny yada , stock ga ah
@mohamoudmohamed9996
@mohamoudmohamed9996 5 ай бұрын
PALKADOT waan qaatay, taladaas. Macallin Abdinasir, waxaan baadhayay DOT laba bilood waxay noqonaysa next Sola.
@Maxammed-Sandheere
@Maxammed-Sandheere 5 ай бұрын
Aad baad u mahadsantahay macallin sola.
@yusufcabdi1731
@yusufcabdi1731 Ай бұрын
Mawduuc wayn baad ii furtay oo aan maanka ku hayay, daraasad dheer ka dib waan ka faa'iidaysan doonaa, mahadsanid macallin
@badriahmed1417
@badriahmed1417 4 ай бұрын
Thanks sxb wan kula socona Shaqa fican ayad u heysa dhalinyarada
@naimaboor5646
@naimaboor5646 4 ай бұрын
Thanks my bor
@mohamedsoomaali1628
@mohamedsoomaali1628 5 ай бұрын
Thanks 🎉
@user-gh7rk5fq6t
@user-gh7rk5fq6t 5 ай бұрын
Fidelty,charles warm,robben woods techonoly,sofiet
@dhakabofficial6670
@dhakabofficial6670 5 ай бұрын
Si faahfaahsan oo lawada fahmi karoh wax noogu sheeg dadkaan theory iskuma fiicna practical Bay xiiseeyaan oo ku socda
@YuosufAbdi
@YuosufAbdi 3 ай бұрын
lhanks awstaad
@MohamedAden-fq4sf
@MohamedAden-fq4sf 3 ай бұрын
Macalin maad isamesid
@mohamednorgelle7713
@mohamednorgelle7713 5 ай бұрын
ustad abdinasir sharaf iyo karaamo ayaad leedahaye waxaan kaa codsaneynaa. hal video inaad soo samaysid update ah qof begginer ah ilaa advance ay fahmi karaan, Mahadsanid,
@mohamudabdulahi3086
@mohamudabdulahi3086 4 ай бұрын
Ustaad mahadsanid. Kee faaido badan cryptocurrency iyo stocks
@aayahacali5788
@aayahacali5788 3 ай бұрын
Ustaad c/naasir sharaxaad dheeraad ah aan uga baahanahay barnaamijkaan
@RoyalMuslimMedia
@RoyalMuslimMedia 5 ай бұрын
Macalin Solo thanks waa yar dagan dalka Mareykanka waxaa kaga mahadcelina sida bulshada dhalinyarada ubadan sida hagar la aanta ah ugu faaiideeso shukran
@abdiwahabmohamedsugulle6172
@abdiwahabmohamedsugulle6172 5 ай бұрын
Ina adeer see UGA faa iidaysanaa dadkayaga somalia joogaa waa dambeeyaane ustaadku sidii dad advanced ahbuu wax usharaxaye xaggee wax Laga bilaabayaa. Qaab lee baase wax loo bilaabayaa
@abdifatahsaed2082
@abdifatahsaed2082 5 ай бұрын
#solaportal siden ku heli karnaa brokers ka shaqaynaaya Somalia midas nagu caawi
@Duqa-magaalada
@Duqa-magaalada 5 ай бұрын
Masha allah sola sax waxaan rabnaa coinska raqiista ah oo mustaqbalka leh sida 0.000 ama ilaa 0.0000 waa barnaamij xiiso leh
@Walal-MokhtaR
@Walal-MokhtaR 5 ай бұрын
Alle Haku barakeeyo awoow Apps nooso dhig
@imaaniidabdi3739
@imaaniidabdi3739 5 ай бұрын
Thanks
@awilyare4818
@awilyare4818 5 ай бұрын
Macalin hal mid kasoo sameee qabka benhood lacagta loga sameeyo wallet logu xiro
@mohamed-et1mw
@mohamed-et1mw 5 ай бұрын
Sxp puntland jogaa gaar ahaan qardho
@naasirothmaanteywaani9284
@naasirothmaanteywaani9284 5 ай бұрын
Nasir arin xanuun ah baa kala tashan rabay intee kaala soo xiriira nanuunka shiyatiga baa hooya iga haaya codsigeeyga ila tix gali
@mohamedomar2368
@mohamedomar2368 5 ай бұрын
Walal abdinasir Sual Diiniyan Maso baadhay howlahan inay ganacsi xalal ah yihin iyo inkale ? Taas ayaa jawab ubahan kadib taladada si full ayaan uqadanaya aad ayan ogu qancay
@faysaldheere4137
@faysaldheere4137 5 ай бұрын
wax badan kaa faaidey Solo Guuleyso Isku Filiraa nahay Cidna kuma aamino lacagteyda Hada umada waxa aan ugu digayey oo ahaaa TPT ayaa lagau dhacay wlhi waana ku farxay
@A.Salahrealman12
@A.Salahrealman12 2 ай бұрын
Sola waan kaa faaidney mahadsanid
@abdinorabdisalam6561
@abdinorabdisalam6561 5 ай бұрын
Dhiiragaliye Waataha
@qamaraden2108
@qamaraden2108 3 ай бұрын
Ilaah khery hakasiiyo abdinaasir pls my question is wallal the best broker account iyo 10 top investing trade write in your description as a letter thank you
@user-xh9dt8hw1j
@user-xh9dt8hw1j 5 ай бұрын
Waxaan mafahmin lkn hamiyaa iihaayo
@AFGAAB__MEDIA
@AFGAAB__MEDIA 5 ай бұрын
xagaad ku soo qoraysaa
@kanzagelinbacayn
@kanzagelinbacayn 5 ай бұрын
Ustaad, Qofka Soomaaliya joogo asaga oo aan u baahan qof dibada jooga sidee ayuu uga shaqeysan karaa Suuqyadan?
@yasmaofficial
@yasmaofficial 5 ай бұрын
Ustaad kheyr hel bal noo soo faahfaah xageen ka bilateral
@naimaboor5646
@naimaboor5646 4 ай бұрын
I miss tango ❤❤❤❤❤
@abdirashidisse6792
@abdirashidisse6792 4 ай бұрын
Macalin waxaad Video kasoosamaysaa CFD Tutorial on Trading, Mahadsanid.
@Footballgamer1589
@Footballgamer1589 5 ай бұрын
Ustaad please and please halkan noo joog oo qaar badaw ah ayaa CRYPTO casharo been ah nagu wareeriyaye, fadlan inta caawinta aqooneed noogu soo gudbi. Hore ayaan uga faaiidnay aqoontaada e
@ayaxdahirayax3169
@ayaxdahirayax3169 3 ай бұрын
Wax hadaf pointa ah ood ka hadlayso maleh manta dhan lacagba lasameyaa tan tan tan baa ku haysaa hadba melba u bood bodaysa side lagu fahmayaa marka hadii usan hadalkadu lahayn hadaf point
@BAASAVLOGG
@BAASAVLOGG 4 ай бұрын
Dadka Ha waalin solow
@deqali230
@deqali230 5 ай бұрын
Waan ki salaamay wll inkasta oo si fiican aad wax u sharaxayso hadana qodob ayaa kaa maqan qodobkaasoo ah waxa loo yaqaanno #ribada madaamoon dad islaam aha nahay maxaa laga samayn waayo lacagta faa'iidada inta badan ribo ayey ka timaadday Fadlan su'aashayda iigasoo jawaab inta aqoontaada waad mahadsantahy
@mahamedfarah5290
@mahamedfarah5290 4 ай бұрын
Kusoco ustaad Cabdi nasir sola
@yahyehussein
@yahyehussein 5 ай бұрын
Fadlan video noso gaa gaabi ✅️
@fowzanfowzan7214
@fowzanfowzan7214 4 ай бұрын
Waxaaad leedahy waan shegayaaa waxbana masheegaysid ninyhw, step by step iyo sida suqaas loo malgashado inaad dadka tustay ahayd lkn hada waad hadlaysaa uun waxba maad faaidaynin
@Bilicdafankamuuqaalocajiib
@Bilicdafankamuuqaalocajiib 5 ай бұрын
Intuu Sheegay Sola Waa Invest gareeyay, waxaan rajeynaa in aay guul ku dhamaato , i will thank you later Sola insha allah.
@amiinemyow5331
@amiinemyow5331 5 ай бұрын
Good luck saxib.
@mohayare7108
@mohayare7108 5 ай бұрын
1st s
@abdullahiheiyfoow8409
@abdullahiheiyfoow8409 5 ай бұрын
Stock sida loo maal gashto 10 shirkad ugu weyn video noga sooduub ustad adoo mahadsan plz
@user-tu8ii5eh7n
@user-tu8ii5eh7n 5 ай бұрын
Ustaad course no diyari waxan nahay bilow mafahmeyno waxyabaha aad shegeyso badana. Aad ayad umahadsantahay inta yar oo aan kafahanay 🙏
@zakiqalbi2182
@zakiqalbi2182 5 ай бұрын
Sidee bishii lacag uga helee stock market? Qaabyadee lacagta lagu helaana
@abdinorabdisalam6561
@abdinorabdisalam6561 5 ай бұрын
See u gadan karaa Xageese ka helaa
@elahmedi24
@elahmedi24 5 ай бұрын
Waxaan soo jeedinaa in qof waliba uu his own research sameeyo maadaama componies ka qaar ee stock gooda lamaal kishto ayan ku shaqeynin in accordance with Islamic principles, taas oo keeneyso muran ku saabsan xalaal ahaanshaaha maalka aad ka sameyso.🙏
@abasali6
@abasali6 5 ай бұрын
waa saxan tahay sxb waa in aan ogaana arinkas , runti waxaan ahay dadka in ay hadda bilaban rabo barnaamijyadan, ustadka wuu mahadsan yhay lkn wa inoo oganaa xaalkoda
@shucaybmohamed2832
@shucaybmohamed2832 5 ай бұрын
Zhb Wa Arin wngsan E ma heli kara xiriikaga ? Aladahaga Socialmediaha ma ishegi karta?
@VidByte_
@VidByte_ 4 ай бұрын
NViDA on top waayay
@muniirkhalid4775
@muniirkhalid4775 4 ай бұрын
Ustaadow shirkadaha magacyadoodii markaa sheegeysid shaashada kusoo qor lama fahmayo
@mosman12
@mosman12 5 ай бұрын
Revolut bank cryptocurrency wuu le yahay
@mohamedliban6124
@mohamedliban6124 5 ай бұрын
Ustaad wakhti markad heeshiid plz liis ka company yada no soo qor
@abdiladiifmohamed533
@abdiladiifmohamed533 5 ай бұрын
Ustaad Dadka soomaliya jooga Stocks ka kama faadidaysan karaan Somaaliya kama shaqeyo wax stoks ah
@cumarcabaaye856
@cumarcabaaye856 5 ай бұрын
15:42 team begginer
@cadaanimedia3896
@cadaanimedia3896 5 ай бұрын
Liskiga nooqor stocks ka
@abdihakimabdullahiisack9279
@abdihakimabdullahiisack9279 4 ай бұрын
Macalin tecnical ahaan noo tusi sida loo gato iyo laga soo bilaabo bank account lacagta ku jirta ilaa aan coin ka gato
@RuuShaani
@RuuShaani 5 ай бұрын
Macalim abdinasir solar wan ku slmey marka xigta waxaa ka Soo hadashaa lacagta lagashanayo stocks xaran miyaa mise campaniyal Islam jiro oo lacag la gashan karaa sax
@yuusufsheekhabdisulub4342
@yuusufsheekhabdisulub4342 5 ай бұрын
Maxay kuugu taalaa waan kuwareerar waxaad sheegeeysay oodhan sababtoo ah English baad ku sharaxday ustaad aniguna badaw baan ahay waxna ma baran lkn hadalkaaga waan aaminayaa wax badan baan kaa arkay oo run ah dadka inaad u faa iideeyso baad jeceshahay ilaahay ajir hakaasiiyo
@nuurmaxmuudcali1764
@nuurmaxmuudcali1764 4 ай бұрын
Fidelity iyo Charles’s swab labadaba italy kama shaqaynayaaan
@kalidabdulahi1837
@kalidabdulahi1837 3 ай бұрын
Macalin maxad iga qariaay KZfaq kan
Waa Maxay Bitcoin iyo Cryptocurrency? | Part 1
15:15
Abdi Aar Podcast
Рет қаралды 25 М.
Cryptocurrency Maalgasho iyo Sida Account Looga Sameysto ?
17:41
Gelle Bashir
Рет қаралды 362 М.
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 35 МЛН
39kgのガリガリが踊る絵文字ダンス/39kg boney emoji dance#dance #ダンス #にんげんっていいな
00:16
💀Skeleton Ninja🥷【にんげんっていいなチャンネル】
Рет қаралды 8 МЛН
Викторина от МАМЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:58
Бискас
Рет қаралды 3,7 МЛН
Stocks iyo Crypto kuwee laga maal gashan karaa 2024
14:40
Sola Portal
Рет қаралды 23 М.
Qaabka loo furto Binance iyos ida loogu xiro Preimer Bank Part - 1
13:46
Muxaadaro Cusub WAA MAXAY BITCOIN || Sh Maxamed Cabdi Umal Q 1aad
1:05:51
abdinasir sola cryptocurrency Somali clubhouse
39:31
se rabta
Рет қаралды 11 М.
Ethereum iyo BitCoinCash with SolaPortal
24:34
Sola Portal
Рет қаралды 29 М.
CRYPTO: Bishi meeqaa ka samayn kartaa? Live Q&A - Eng. Abdishakur
38:31
Eng. Abdishakur Mohamed
Рет қаралды 10 М.
Qaabkeed u bilaabi kartaa CryptoCurrency?
8:15
Sola Portal
Рет қаралды 78 М.
LACAG LA-BIXID/DHIGASHO BINANCE | DEPOSIT & WITHDRAWAL
17:33
Hagarlaawe Academy
Рет қаралды 10 М.
Waa Maxay Lacagta Mustaqbalku | Sidee Cryptocurrency loo Maalgashado!
17:59
Гаджеты вредно!!! ☎️😳😡 #funny #comedy
0:26
Fast Family LIFE
Рет қаралды 750 М.
All creatures are from God #jesus #jesuschrist #jesuslovesyou
0:19
Jesus By Your Side
Рет қаралды 45 МЛН