No video

Cududa ciidanka Cirka & Kumaandoska Xooga dalka Somaaliya" cabsi cabsi

  Рет қаралды 4,845

Dal Jire Tv

Dal Jire Tv

Күн бұрын

Dal Jire Tv is a Free Somaali Media

Пікірлер: 33
@Allah-ES-One
@Allah-ES-One Ай бұрын
Allow saaan nooo sooo celi. SOMAJEESTAYAASHA LAGU BASTAY! CAdowgeeena Alllow Awoood Iskaga Cellino Nasiiiii🤲🤲🤲🤲
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 Ай бұрын
Aarki African allow ku Naxariiso nolol kaama dambeeyn somali wey hoogtay oo ba’aday 💔
@aminaahmed6023
@aminaahmed6023 Ай бұрын
Maybe one day somaliya way soo noqon!
@saidnourainan5223
@saidnourainan5223 Ай бұрын
MAALMIHII WACNAA EE MILGAHA IYO XASUUSTA LEH.
@jeehdinmchannel9684
@jeehdinmchannel9684 Ай бұрын
Maalmihii wacnaa wey soosocdaan
@Shan-Shabeel
@Shan-Shabeel Ай бұрын
Guusha Somali baa leh sababtoo ah waan ku guuleysannay in ay Eretrria xor noqoto Itoobiyana eeri go’an gasho, bad danbana aysan il sarin. Cayayaankii amxaaro sameysatayna sida SNM, SSDF, USC, Comment-land bay iskugu soo ururtay.
@asamadhassan1419
@asamadhassan1419 Ай бұрын
Jds tv ba dubey weriyaha so gudbinayana ex weriya jds tv Axmed Siciid cige Meshuna tarabunkii loo dhisey 1da lulyo lagusoo badaley 21 october iyadon 1da lul sudan oo kale loo xusi jirey ahayd malinta xoriyadda ok ugu dabadega xogana Lakin nidamkii milterigu waxba kama soo qadin oo oo wuxu la mid dhigey malinta shaqalaha, malinta 15 may, malinta hooyooyinkood, malinta xds, malinta gulwadaysha, malinta ururada bulshada Dowladnimo dastuur& garsoor ay hoos u yihine ba dowladnimo aragtay hoy i ah ee qabiil dowlad uu u yahay waxa nagala filan nimanka meshan ku raxeysanaya ee markii ay dnatod aka waayeen madaxa isu geliyey wixi laga dhaxli lagana badda ku shubey ee somaliyey dowlad waa nidam & shuruc la raaco oo la kala qorto oo heshis lagu yahay ee qof & qoys & reer midna ma noqdaan dowlad ee nidam dowladed baa halkas lagu gaarey walow ay rhaxlen oo nidmakii dowladdii domoqradiya laga dhaxley nidamkan militeri oo dhisna & dowlandimo dastuuri ah Lakin militerihii afduub tey nidmakii dowladed waxba lagama dhaxlin wana sabbata ay umadda isu haysato ila manta oo qabiil walba & deganka walba ay doonayan wixi tilmaantay u ahayen nidamkii militerigu ee ay qabiilka ku anqariyen shacabka somalida ee ku dhisna eex da & kala sooca shacabka somalida ee taas lama heli karee ee somaliyey dowlad wadag ah oo ku dhisan & shuruc qodibeysan oo heshis lagu wada yahay lana wada iilasho ba dowlad lagu noqon karaa ee ilah hana tusiyo danta guud ee dadka & dalkaba alow aamin
@user-tq5ie5ig8b
@user-tq5ie5ig8b Ай бұрын
Caawa mafahmin ariinkan jamac adeer soo hdl
@user-tx8sd5cz3g
@user-tx8sd5cz3g Ай бұрын
Ilahow quwadeeni iyo midnimadeeni dib noogusooceli oo hogaamiya fiican oo wadani ah nasiiiii aaaaaamiiiiiiin soomaaliyeey❤❤❤❤❤❤❤❤
@AmirAbdullahi-cn9ui
@AmirAbdullahi-cn9ui Ай бұрын
Waxaas wa huhaa mala yacni
@ahnettek3298
@ahnettek3298 Ай бұрын
Allaaha u naxariisto waa geesigii geeska afrika asaga iyo sadaam.oo aduunka ku nool.miyaa aduunka israa.iil.iyo mareykan u talin lahaayeen Maya
@amdualeh5802
@amdualeh5802 Ай бұрын
Arrintiinu ma riyo maalmeed bay ku soo ururtay,maxaa maanta gacmaha idiinku jira.
@shaaficimaxamuud4109
@shaaficimaxamuud4109 Ай бұрын
IIDOOR LAYAAB MA LEH
@aminabirik5764
@aminabirik5764 Ай бұрын
This wz when somalia ws somalia.Lions of Africa.
@Birds-i5b
@Birds-i5b Ай бұрын
But he destroyed cad yahow hadadn ku cuneyn ku ciideyey somali yaaaa burburiyeye sow siyad dabgaab ma aheyn
@qalbiabdullahi8335
@qalbiabdullahi8335 Ай бұрын
Absolutely 💯 siyaad bare ayaa baa biiye iyo dadkii soo dhisayba hugu horeeye allah u naxaristo salaad gabeyre kadiye waa ninkii dhisay 77 dadkii xoreeye dhulka somalia ragii hawiye xirada caga dhiig iyo kuwa uu dhahay isoo bixiya kuwa kaalinta libaxaa kaqaatay dagaalka waan dalacsina ayuu baabiye
@AhmedSayidMurshid
@AhmedSayidMurshid Ай бұрын
@@qalbiabdullahi8335qabiil haka dhigin cid walba way ku jirtey
@Birds-i5b
@Birds-i5b Ай бұрын
Waryaheeee wixii afweyneee iyo bulshit ayaad sooo saarey yaaaa wadakaaan burburiyeye??.
@user-or1sw7nv8p
@user-or1sw7nv8p Ай бұрын
Allahayoow kusoo Celi sideedii saatir baatahaye 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪💪💪💪💪🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@a.m.k9976
@a.m.k9976 Ай бұрын
Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin Allahayoow duceynaye abshirtiyo aqbalka noo raaci.
@zupeeercade485
@zupeeercade485 Ай бұрын
SNM baa cuntey kwrn😂😂😂
@abrahman129
@abrahman129 Ай бұрын
Jabhadi ugu horeysey nin majeerteen ah ayaa sameeeyey ee beenta jooji
@JohnDoe19012
@JohnDoe19012 Ай бұрын
Snm dhulbahate ayaa afuufay
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 Ай бұрын
Gormaad hawiye noqoteen 😂 SNM sow ma aheyn kuwi la xasuuqay oo itoobiya u qaxay
@mohamedismaciillmohamoud8642
@mohamedismaciillmohamoud8642 Ай бұрын
😮Xagaay mareen waxaasi ogaadeenowkkkkkkkk snmbaa cuntay jaalee
@aminaahmed6023
@aminaahmed6023 Ай бұрын
Snm waxay cuntay maleh! Let me tariikhda wax yar kuu sheegee, snm waa kuwii ethopia xuduud beendka wareegayey markii ciidanki soomaliyeed cayriyey. Markii dowladu xamar ka dhacday, bay ku soonoqdeen. Beentay idiin akhrinayeen 34 sano baad run u malayseen. Tankale dowlada Soomaaliya dagaalkii 1977 say u liicday kamasoo kaban buburka Soomaliyana halkasuu ka bilowday. Wax ad dumaiseen ama rideenn idinka iyo kuwa kalaba ma jirto; waxay ahayd waqtiga jabhaduh abuurmeen dowlad lug qura ku taagan. Ogow taariikhda!
@JohnDoe19012
@JohnDoe19012 Ай бұрын
Snm dhulbahante ayaa afuufay
@AyanAbdi-hc3re
@AyanAbdi-hc3re Ай бұрын
Daroodka markay cidhiidhi dareeman ee as I muuse bixii ka waalo 😂😂😂 ayeey daalinkii siyaad xabaasha kasoo kiciyaan. Waxaas meeyadee😂😂😂 rag ayaa dubtay. Allah how naxariisto xaq udiritkii SNM intii ka dhimatay.
@AbdirazakAhmednour
@AbdirazakAhmednour Ай бұрын
SNM KHAATUMO CUNTAY HALKAY JOOGTAA MAANTA.
@user-gl2go3kp6s
@user-gl2go3kp6s Ай бұрын
Snm waa laa wasa waxi dintay narta ilahey haa geyo
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 Ай бұрын
Kkkkk SNM sow aheyn kuwii la xasuuqay oo itoobiya u qaxay mise kuwa kale ayad ka shekeeyneysa?? Reer ka kaliya ee ku faani kara Siyaad barre ayan riday waa hawiye USC
@Shan-Shabeel
@Shan-Shabeel Ай бұрын
SNM waa project amxaaro sameysatay, laakiin guusha mar walba umadda Somali baa leh. Eretreia xoreynay, Itoobiysnna maantey waa go’doon Somali ku khasban. Boqolaal sano ka horna ayagoo dhan hal buur korkeed baa iskugu geynay, ilaa ay gareen inay hilib cayriin cunaam cansi Somali darteed. Laakiin waxaa nasiib daro ah in uu nin Somali aha dhaho Amxaara xoreysay oo walaaley ah. Waa daciifnimo tii ugu hoseesay.
Siyaad barre | Halyay mise Dikteetar | Documentary
18:25
Waaberi Media
Рет қаралды 1,2 МЛН
Kids' Guide to Fire Safety: Essential Lessons #shorts
00:34
Fabiosa Animated
Рет қаралды 16 МЛН
Kind Waiter's Gesture to Homeless Boy #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 14 МЛН
Gabdhihii Jamhadda SSDF - Faadumo Cumaar Dheere
25:03
Juxa Video Research Archive
Рет қаралды 77 М.
Xuskii Dabbaaldagga 21 Oktoobar 1977 - Somali Military Parade 1977
26:18
Taariikh Archive
Рет қаралды 1 МЛН
Kids' Guide to Fire Safety: Essential Lessons #shorts
00:34
Fabiosa Animated
Рет қаралды 16 МЛН