Sirta Dooddii Ugu Kululayd Ee Dhex Marta USA & Somalia 1976 | Colaaddii Xabashida

  Рет қаралды 30,819

Qaamuus

Qaamuus

Күн бұрын

#Qaamuus #Xogaha_Qarsoon
Qaamuus Tv Kala Soco Xogaha Qarsoon Ee Ugu Dambeeyey Dunida
✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks

Пікірлер: 46
@FeysalAljaberti
@FeysalAljaberti Ай бұрын
Dr Hussien Qassim AUN - Maansha Allah Jawaab wanaagsan buy siiyey Kisenger ST
@870mx
@870mx Ай бұрын
Qaamuus waxaan kujecelahay soo bandhigida xogaha dib u afuufa qalbiyada dhalinta uhamuunqaba maalin uun inay arkaan awoodii layaabada lahayd ee badiba afrikaanku nalaqabin
@rocky4066
@rocky4066 Ай бұрын
RAG WAA RAGGII HORE SIYAASAD MAAMUL IYO WADDANIYAD
@shafihussein4433
@shafihussein4433 Ай бұрын
Qoraalkaas oo English ah oo qoran waan arkay sifiican ayuuna Dr Hussein Qasim sifiican ayuu iskaga celiyay
@abnurnuab3475
@abnurnuab3475 Ай бұрын
Walal meel aan kahelo ii sheeg hee qoraalka mahadsanid
@taloiyotarbiyo
@taloiyotarbiyo Ай бұрын
Shaqa wanaagsan baad haysaa masuul allaha ku sharfo 🎉❤❤❤❤ Qaamuus waa xusuu qr cusub.
@user-xq9cr4yu7o
@user-xq9cr4yu7o Ай бұрын
Allaha u naxariisto awoowyaasheena maanta xaalkeena haddi ay arki lahaayeen jooga ayay ka dhici lahaayeen!
@870mx
@870mx Ай бұрын
Goormaad noosoo galindoontaa walaal waan sugi karilaayahaye xiiso aan uqabo darteed si aan ugu diyaar garoobo 2aad
@maxamedilkacase7179
@maxamedilkacase7179 Ай бұрын
Berri galinka dambe.
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 Ай бұрын
Wallee ninkaasi nin buu ahaa aad baan ku salaamayaa ader ninkaasi wuxuu is taahilaa bilad. Imperialism wuxuu la soday lanaa socdaa caddowga ummaddeena.
@aminajama8534
@aminajama8534 Ай бұрын
Thanks insha alaah 🙋
@AliAhmed-wu3iv
@AliAhmed-wu3iv Ай бұрын
Ustaad waxaan kaa codsanayaa Inaad asxaabta qaamuus aad la wadaagto qoraalada cajiibka ah ee aad ku soo gudbiso janalkaaga.
@AliAhmed-wu3iv
@AliAhmed-wu3iv Ай бұрын
Si uu u arko Maxamed qaamuus commentigaan fadlan like iyo reply midaad awoodid ku taageer
@QAAMUUS_PODCAST
@QAAMUUS_PODCAST Ай бұрын
@@AliAhmed-wu3iv mahadsnid
@QAAMUUS_PODCAST
@QAAMUUS_PODCAST Ай бұрын
mahadsanid walaal
@bilalabdi9148
@bilalabdi9148 Ай бұрын
Waa run bookaas oo pdf ah yaa hayo
@ikramahmett5550
@ikramahmett5550 Ай бұрын
Ustaad taxanihii ahaa basaasiinta ciida hoosteeda qaybtii 7 aad away please iiso jawab ado mahadsan🎉
@QAAMUUS_PODCAST
@QAAMUUS_PODCAST Ай бұрын
Walaal wakhti hore ayaan baahiyey taxanahaasi. bal aan hubsado qaybihiisu sida ay ahaayeen. miyaad ka eegtay Playlist ka
@ikramahmett5550
@ikramahmett5550 Ай бұрын
@@QAAMUUS_PODCAST haa wll qaybta lixaad buu ku egyahay
@MrXamaraawi
@MrXamaraawi Ай бұрын
Jaale siyaad iyo kacaaankii sharaf dowladnimo aan aheyn soonaali marin,hadaan runta laga cararayn,makes me feel proud
@WabaxMedia
@WabaxMedia 25 күн бұрын
Geesinimadu Waa Inyar Oo Aad Lugaha Dhulka Ku Xajiso. Soomaalinimo Wax Dhaama Lawaa🇸🇴✔🫂
@halaburmedia
@halaburmedia Ай бұрын
Waw rag waa ragii hore karti iyo dadnimo. Runtii waqtiga aan joogno waa waqti si loo dhex galay Africa musuqa iyo wax is daba marinta gaarsiisay madaxdeeda in ay aayohooda ka tashankarin.
@royalcase1760
@royalcase1760 Ай бұрын
Qaabaka soo gudbintaa aad ayaad ugu fiicanatahayi sxb shugaran
@nurqorane-od4oq
@nurqorane-od4oq Ай бұрын
Maashaa ALLAAH siyasiyin ad adag ayay somalia lahan jirtay.
@Isse-Farah
@Isse-Farah Ай бұрын
Qoraalkaan waxaan aqriyey dhamaadka sanadkii hore. Runtii anigaba waa icajabiyey fahamka Dr Qaasim. Tolow Masuulkaan wali Ma noolyahay uma malaynayee?
@Awoowe21
@Awoowe21 Ай бұрын
Ahun Dr. Qaasim waa dhintay ma xasuusto wakhtigii.
@aliabdullahi1410
@aliabdullahi1410 Ай бұрын
Wuu dhintay waa ninka sawirka ka muuqdo bidixda wuxuu ku jiraa KZfaq isagoo English ku hadlaayo. Ka raadi KZfaq Hussein Abdulqadir Qassim. Wiilkiisa Gulled Hussein Kassim ayaa waziir ka noqday dowaladda Federal ka Hassan Sheikh Mohamud iyo Raizal Wazaare Cumar Cabdirashid Ali Sharmarke. Ina Ilay iyo Gabre iyo Axmed Madoobe ayaa pressure saaray Xassan Sheekh iyo Cumar Cabdirashid si ay u eryaan, waana la eryay isaga oo lagu eedaynaayo ONLF maadaama uu aabihii Hussein Abduqadir Qassim ahaa nin Xabashi neceb. Gabre wuu haayay taariikhda reer Qaasim iyo wixii dhex maray aabihii iyo Ethiopia.
@MohamedAhmed-js4zw
@MohamedAhmed-js4zw Ай бұрын
Woldorf Astoria waa Hotel caan ah oo ku yaal NewYork, ee maahan gurigii Kissinger, halkaa inoogu noqo sxb
@QAAMUUS
@QAAMUUS Ай бұрын
Mahadsanid, waa sida ku qoran qoraalka xusuus qorka ah ee Maraykanku daabacay.
@ahmedjibril5218
@ahmedjibril5218 Ай бұрын
Waa Cashar aad muhiim ugu ah iney maqlaan Dhegaha Wasiirrada Arrimaha Dibadda & Masuiyiinta ka Darada Sarreeya, Ee Bal M/Weyne Xasan Sheekh Maxamud Toos ugu dir Warka Waqtigu waa 09/06/2024
@GuuleedGuuleed-bv6jw
@GuuleedGuuleed-bv6jw Ай бұрын
Qabta kale so daa
@ahmedabdikahin8504
@ahmedabdikahin8504 Ай бұрын
Grateful أسطورة الدبلوماسية الأمريكية هنري كيسنجر
@okashgagaale3650
@okashgagaale3650 Ай бұрын
Ragii wadanka laha
@Abdulfataaah
@Abdulfataaah Ай бұрын
Libaax halkaas ka wad, waxba ma soo qoro, laakiin aad baan ugu xdhanahan meeshaada... inkastoo aad dhinac u raran tahay
@fowziamulaha9638
@fowziamulaha9638 Ай бұрын
Maxaad Ka wataa ninkaan waxuu sheega tariikhda Ka dhacay somaliya iyo america ok dhibkaan waxaa noogeestay Gaal iyo yahud iyo arab ok 33sano dhib qabiil somaliya dadkii weey dhibanyihiin kalay imaaw Italy kuli weey tuuksanayaan calol xumo
@user-id6ei4ij5p
@user-id6ei4ij5p Ай бұрын
Sanadkii.2023.ayuu.dhintay.henry.kunsiger.oo.yuhuudi.mareekan.ahaa
@dahiryareali7678
@dahiryareali7678 Ай бұрын
QAMUUSOW haddii bulshada kugu xiran oo niga ka mid ah Su,aalihii lagu weydiyo haddii ba aadan jawaab ka bixineynin in lagu,gu xirnaado munaasab ma ahan!
@QAAMUUS_PODCAST
@QAAMUUS_PODCAST Ай бұрын
ma dhacdo inta badan su'aal asaxaabtu i waydiiso inaanan kasoo jawaabin. soo walaal wixii suaal ah
@dahiryareali7678
@dahiryareali7678 Ай бұрын
@@QAAMUUS_PODCAST Wllkeyga haddii aad wax soo giliso & Beejkaga wax soo dhigto waxii aad soo dhigto ayaa Su,aal iggaga soo baxdaa marka waxa aan jaclaan lahaa waxii Su,aal aan ku soo weydiyo iggaga soo jawaab mahadsanid
@amareto5772
@amareto5772 24 күн бұрын
Dowladd kastaa oo dagaal ku fashalinta, waa is casishaa- waana la-la xisaabtamaa inta ka dambaysay dagaalkaas in la gallo. Waxa ugu yaabka badan haddana, Russia oo hubka na siin jirtay ayaan xiriirka u jarnay- ok, ciidamadeena in ay isla markii ay ku dagaalamaan hubka Maraykanka ma dhici kartoo- tababar ayay u baahin yihiin, dagaalna waa socdaa!
@siciidabdulahiyusuf9229
@siciidabdulahiyusuf9229 Ай бұрын
Dhulka mId laga tagi karo ma ahn mar un wa so celin
@harbiyow94
@harbiyow94 Ай бұрын
Wah wah warbaa la sheegaa ayuu wiilkaan reer waqooyi iska dhaadhiciyey hal arin oo xiiso leh oo aniga cajaaibisey ma maqal ee malaa waa lacag doon KZfaq kaliya ayaan arkey waqtiga iiga dhumey shalaay ayaa an ahay waayo HISTORY TELLER ayaan filaayaa in fasalka 8daad lagu soo qaato
@muusecaddaan4169
@muusecaddaan4169 Ай бұрын
Tktok
@asamadhassan1419
@asamadhassan1419 Ай бұрын
Siyasadas ku adenetd somalia ee uu waqtigas hogaminayey Henry kissenger weli tas ba tagan oo Mareykanka u ah udud dhexad weligod i giris & Mareykanka waxa la duban itobiya waxana caddeyn u ah Talyaaniga in u qabsadey itobiya ayna ingirisku dib uga qabten dib hayle salalsie oo washington & londoe qaxooti ku ahaa dib ugu celiyen itobiya ayna dib u yaglene mesha wadamaddii hore uu guneyatey dib logu celiyey rer gakbed ahan oo iyagu ku heshiyey wixi dhexmaray dagalki labad, marka somalidu marna yaney ku saxan kuna soo kicin rer gakbed ba gogol xairir ah idin godli ee hala isku tashto si kastaba ha lo kufo oo kaco hana laga digtonado siyasin sandarerta siyasaded & dhaqale dantoodu tahay oo anan aragtida lahayn ee halaga fekero dad hogamiyal ah oo danta gud ka shaqeya oo danta gara mel iska dhigga, alaha guul nasiyo
@mohamedismailmohamed71
@mohamedismailmohamed71 Ай бұрын
Siyaasadii gabawday ee 1960 xaalada wax badan ayaa iska bedelay maanta muqdisho Ethiopian ayaa ilaaliya,
Cimraan Khan | Halyaygii hiilka waayay!
13:51
Waaberi Media
Рет қаралды 71 М.
Box jumping challenge, who stepped on the trap? #FunnyFamily #PartyGames
00:31
Family Games Media
Рет қаралды 32 МЛН
Schoolboy Runaway в реальной жизни🤣@onLI_gAmeS
00:31
МишАня
Рет қаралды 2,1 МЛН
Logo Matching Challenge with Alfredo Larin Family! 👍
00:36
BigSchool
Рет қаралды 19 МЛН
Jaalle Maxamed Siyaad Barre, Soomaaliya iyo Diinta Islaamka
14:32
Taariikh Archive
Рет қаралды 27 М.
Siyaad barre | Halyay mise Dikteetar | Documentary
18:25
Waaberi Media
Рет қаралды 1,2 МЛН
QABTII 1991 iyo Dagaalkii #AL-ITIXAAD - Dr Dhegoweyne.
22:08
Juxa Video Research Archive
Рет қаралды 4 М.
Dagaalkii 1977 | Guushii somaliya 🇸🇴 iyo jabkii ethiopia 🇪🇹!
30:01
Happy birthday to you by Tsuriki Show
0:12
Tsuriki Show
Рет қаралды 9 МЛН
ЧЕЙ ШАЛАШ ЛУЧШЕ?
0:40
LavrenSem
Рет қаралды 683 М.
Dancing Into Ai World (Audrey)
0:19
Hugo Valentin
Рет қаралды 19 МЛН
he was mad 😂❤️ #shorts
0:23
Pop it GO
Рет қаралды 15 МЛН
#дуэт #подпишись #мем #рек #memes #история #meme
0:38
𝕯𝖆𝖗𝖐🥇
Рет қаралды 2,2 МЛН
Prank with dress💃 Subscribe to me👋🏻
0:12
Nazar S
Рет қаралды 9 МЛН