No video

cumar dhuule gobaad | cumar dhuule heestii gobaad | heesta gobaad | gobaadeey talo aad goysaa

  Рет қаралды 4,557

DHUGMAAL LYRICS

DHUGMAAL LYRICS

Ай бұрын

Heesta: Gobaad
Codka iyo kabanka : AUN Cumar Dhuule
LYRICS: DHUGMAAL LYRICS
QORAALKA HEESTA (LYRICS)
Iyadoo dadku wada gam'een
Waxaan saqda dhexe u gudayaa
Gowraha uga heesayaa
Habeenka labadiisa gelin
Waxaan kugu gabyayaa
Inaan gacan kaa helee
Gobaadeey talo aad goysaa
Go'aankeedii ahaa
Ha guuroo ha sii galbado
*************************
Waxaan gabbal dhac iyo waa
Ammase gudcur iyo caddaba
Buuraha uga soo gudbaa
Gabdhihii iila ka sinnaa
Waxaan uga gaabsadee
Weliba godobta uga galay
Inaan garab kaa heloo
Go'doomee i soo dhaweyso
Gantaalaha iga jartaa
Goobaadeey talo aad goysaa
Go'aankeedii ahaa
Ha guuroo ha sii galbado
************************
Waxaan galabtaan isbarniyo
Intaa garashada u dhowraa
Jaceylkaagu ii gubaa 🔥
Waxaan nabsi uga gabbanayaa
U diidaa inuu i gaaroon
weliba uga gaabsadaa
Inuu kuu soo gurguurtoo
Weliba gooni kuu abbaaroo
God weyn kugu aaburaa
Goobaadeey talo aad goysaa
Go'aankeedii ahaa
Ha guuroo ha sii galbado #dhugmaal #dhugmaallyrics #dhugmaal_lyrics #hees #heeso #heesta

Пікірлер: 1
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 Ай бұрын
Allaha unxristo yrabbii aamiin
Xulka heesaha CUMAR DHUULE CALI
40:28
Qanciyee lyrics
Рет қаралды 76 М.
黑天使遇到什么了?#short #angel #clown
00:34
Super Beauty team
Рет қаралды 37 МЛН
Running With Bigger And Bigger Feastables
00:17
MrBeast
Рет қаралды 25 МЛН
小丑把天使丢游泳池里#short #angel #clown
00:15
Super Beauty team
Рет қаралды 31 МЛН
AUN cumar dhuule waa jacayl aboodiya
9:20
ONE WAY 99
Рет қаралды 48 М.
Heestii Waa La Ii Adimay Lyrics Xasan Adan Kabankii Aun Jiim Sh Mumin
9:19
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
shiino1000
Рет қаралды 2,2 МЛН
Cumar Dhuule Cali - Hana loo garnaqo
10:42
Khabiir Qaraam
Рет қаралды 735 М.
黑天使遇到什么了?#short #angel #clown
00:34
Super Beauty team
Рет қаралды 37 МЛН