Kinsi X Adan Ahun & Siciid Mire Xaydar Ahun | Dhabta Miyaan ku Saara | T.Qabasho 05-07-1975

  Рет қаралды 304,140

Caweyska Dalmar

Caweyska Dalmar

3 жыл бұрын

#caweyskadalmar #srtv #dhaanto
For all inquiries email dalmar46@gmail.com
💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 Mahadsanid 💕
►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
►SUBSCRIBE
►SHARE WITH FRIENDS
►LIKE
►COMMENT
►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like
somali music

Пікірлер: 87
@farhanfiloofficial5183
@farhanfiloofficial5183 25 күн бұрын
Old is gold😊
@mohammethussein9313
@mohammethussein9313 25 күн бұрын
😂😂😂
@user-ke9xn9gq1w
@user-ke9xn9gq1w 9 ай бұрын
dhegtu waxay ku maqan tahay kinsiyeey dharaartuu ii dhadhamay codkaaguye sow dhimashadaaduna qalbigayga kuma dhegin❤❤❤❤❤❤❤
@MohamedMohamed-cw3ud
@MohamedMohamed-cw3ud 3 жыл бұрын
Allaha u naxariisto Kinsi iyo saciid mire xaydar
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamiin
@qataarqato1367
@qataarqato1367 Ай бұрын
Old is gold
@ahmedyassinmohamed8045
@ahmedyassinmohamed8045 3 жыл бұрын
Alla yaa Raxma Labada Fanaanba wey dhinteen Alle haw Naxariisto siciid mire Xaydar iyo Kinsi x.aadan
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamin
@guuleedrojo1162
@guuleedrojo1162 3 жыл бұрын
aamiin
@abduqadirismailsalah258
@abduqadirismailsalah258 Жыл бұрын
@@guuleedrojo1162 kinse x aadan saciid mire xaydar
@jamalskp7280
@jamalskp7280 4 ай бұрын
AAMIIN SI FIICAN BAAN UGU XASUUSTAA KOOXDII ONKOD IYO ABWAAN AXMED SALEEBAAN BIDDE
@Jazz-vs6hu
@Jazz-vs6hu 2 ай бұрын
Allah u naxaristo maxa ku dhacay
@Keydka_Taariikhda
@Keydka_Taariikhda 2 ай бұрын
Erayadii abwaan indhabuur Xasuus iyo waayo hore iyo jaceylkeygii ugu Horeeyey Xasuustiisa bay dib iigu celisaa
@mohamedamiin6830
@mohamedamiin6830 Жыл бұрын
Heestan wxn maqlay anoo yar oon caqli lahayn adeerkay ayaa canjalad ku dhagaysan jiray heeso badan illaahay amarki heestan ayuunba ka jeclaa Illaahaw kuu naxariiso.adeero.iyo labada fanaanba
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@ApdihizahmetApdihizahmet
@ApdihizahmetApdihizahmet 22 күн бұрын
Hees way dhaaftay. 2024 daawaday
@mohamoudfarah197
@mohamoudfarah197 4 ай бұрын
"Dhugmadiisa rooxay udhantahay ayuun buu dhibayaa xishood kuye". Alle hawnaxariisto habaryertay Kinsi X Adan iyo Siciid Mire Xaydar .
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 ай бұрын
Aamin
@KM-jc5hl
@KM-jc5hl 22 күн бұрын
Allah haunaharisto amba wahabaryartey we might be family wow
@nuurhubane
@nuurhubane 5 ай бұрын
Ereyadii abwaan bashiir cabdi indhabuur
@solnad1
@solnad1 10 ай бұрын
Alaha u naxaristo Labada fanaan
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 10 ай бұрын
Aamin
@Mahad-me2bg
@Mahad-me2bg 5 ай бұрын
Song sing very good
@-H4mburger-
@-H4mburger- 10 ай бұрын
Omg . Women asking for to work together ans all he can begin with is how young ahe looks?? No wonder why the whole beautiful country is broken and the only who benefit from it is still is gumeesi as always.
@farxaannuur2371
@farxaannuur2371 3 жыл бұрын
allah hawnaxariisto siciid mire xaydar reer dhuusamareeb buu ahaa xidiga jacayl ka ayuuu ahaa allah hawnaxariisto
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamin
@Garaad1000
@Garaad1000 4 ай бұрын
Reer Ceelbuur ayuu ahaa Ceelbuur ayuu ka dhashay Fankana kasoo galay
@sultanhufane1051
@sultanhufane1051 Жыл бұрын
"Dhugmadisu ruuxay U dhantahay ayuun bu Dhibaya xishoodkuye Ma ograhay dhigeeyow Dheel mataanka Awga Dhabayaasha suuq yada Dhar la'an inan maro"" Wa inta ugu qotada dheer heesta gabigeed 🙉🙉🙉
@engneerismaaciil1406
@engneerismaaciil1406 7 ай бұрын
Dhamakaanka awgaa Dhabayaasha suuqyada Dhar la,aan inaan maro
@sultanhufane1051
@sultanhufane1051 7 ай бұрын
@@engneerismaaciil1406 dhamakaanka❌️ dheelmitann✅️ Dheelmasho= socod doondoon iyo raadco ku jirto. Macnaha doondoon kaga awgi inan dariiqyada qawanaan ku maro, ma ogtahay ?
@nuromarabdi7680
@nuromarabdi7680 5 ай бұрын
Dhugmadiisa
@sultanhufane1051
@sultanhufane1051 5 ай бұрын
@@nuromarabdi7680 xiskiisa ama garashadiisa.
@zainabmahamad4876
@zainabmahamad4876 4 ай бұрын
Allaha unaxariisto xeydar iyo kinsi
@DaahirAbuukar-jf4go
@DaahirAbuukar-jf4go 16 күн бұрын
The best kaban
@shaaficimohamed1369
@shaaficimohamed1369 Жыл бұрын
Allow ku Naxariiso Abti Saciid Mire xaydar🤲
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin, iyo Kinsi X Aden Aamin
@halaneahmedofficial822
@halaneahmedofficial822 3 жыл бұрын
Allow unaxariisto labadaba
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 10 күн бұрын
Allah unaxristo dhamaantod way naga hormareen maxaa fan God galay
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 10 күн бұрын
Aamin
@mustafecawil6360
@mustafecawil6360 2 жыл бұрын
Allaha naxariisto labadaan fanaan
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@muniiraqurux77
@muniiraqurux77 Жыл бұрын
Alha u naxaristo ladiba😢wilkisi bn hda dawaday
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@hal-abuurnaasirbaarri6819
@hal-abuurnaasirbaarri6819 25 күн бұрын
"Bal haddaba dhallaan sidii Dhabarkaaga igu qaad Dhengad waan ka fududee"
@Caanoole-lq7ep
@Caanoole-lq7ep 9 ай бұрын
Heestaan Waxey ka mid tahay heesaha laga xiisa dhicin hadaa maqlo waxaa dhadhamiya jaceyl macaantiisa
@cabdisamadhaybe2191
@cabdisamadhaybe2191 Жыл бұрын
Allow ku naxriiso.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@ahmedabdi5805
@ahmedabdi5805 3 күн бұрын
Heesta axmed maxamed god shimbir baa laha isku hubiya
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 күн бұрын
Siduu u lahaa miyuu qaadayey mise erayada buu sameeyey? Daawo video gan Wareeysi Gaaban & Heeso | Kinsi Xaaaji Aden kzfaq.info/get/bejne/ptR2acWHrL3Dfqs.html. Waxaan umalayn inaad kan dhageystay se fahim waxay ula jeedo Ahun Shimbir.
@serajy1
@serajy1 3 жыл бұрын
Hees iyo bar
@serajy1
@serajy1 3 жыл бұрын
Allha yarxam labadooda
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamin
@maamudahmed2729
@maamudahmed2729 2 жыл бұрын
Waxa xasuusta waayo waayo markan ku nola Hargeisa daruuraha oo anu dhegeysan jiirnay heesahan
@samiaahmed5443
@samiaahmed5443 Жыл бұрын
Amin Amin Amin Amin
@jamalskp7280
@jamalskp7280 4 ай бұрын
Rabow u naxariiso labadoodaba
@hamseabdi7308
@hamseabdi7308 4 ай бұрын
Ka daa qofku haduu dhinto lama caayo
@jamalskp7280
@jamalskp7280 3 ай бұрын
Maan caayin ind waa naanaystii wakhtigaa​@@hamseabdi7308
@Dirir-vg8zy
@Dirir-vg8zy 4 ай бұрын
Ma ogtahy dhakhsiiyuu adoo lacag dhalaaya kaadsiyuu ma dhaciyeen haamaan ka dhuran laa
@HassanMohamed-ic7mw
@HassanMohamed-ic7mw 11 күн бұрын
Ma ogtahay Dhaqsiiyuhu Hadduu LACAG dhalaayo Kaadsiiyuhu Ma dhiciyee DAHAB baan ka dhuran laa FG: sxb Lacag & Dahab ayaa is leh ee Lacag & Haan is ma laha. Mahadsanid
@jamalskp7280
@jamalskp7280 4 ай бұрын
Adiunyo xasuus kooxdii onkod diamond sheekh muumin keytarka hayey kooxdii onkod ee ciidamada Asluubta
@user-ru3hp2is7f
@user-ru3hp2is7f 13 күн бұрын
Walow dhaylo aad tahay Ee hadana la dhaqankiyo dhaqashada ku wacan tahay Dharartii caashaqan wax dheere Dhado roob la moodiyo Dhalanted inuu yahay Jacaylkii dhawan gala dhaxal lagaama gaadhe horta inuu dhab kaa yahay waa inaan dhudhimya Awalba igama dheeren Dhibta kula nacayaaa
@abdifatahjamaalalzubeydi4432
@abdifatahjamaalalzubeydi4432 Ай бұрын
Majiro hada Cid sodhaweynkarta
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Hees xusid mudan alle yarxana labadaba
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
@@caweyskadalmar Thankyou.
@CabdinajiibFarxaan
@CabdinajiibFarxaan 4 ай бұрын
Alle ha unazariisto lkn hees iga dhehh
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 ай бұрын
Aamin
@MawliidAxmedFaarax-vb4pg
@MawliidAxmedFaarax-vb4pg 2 ай бұрын
Azc
@cheyyene
@cheyyene 2 ай бұрын
Wat doe je in daar @2024?
@djilanisalah2419
@djilanisalah2419 5 ай бұрын
Hesta abwanka iyo riwayada ku jirto so raaci wll
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 ай бұрын
KZfaq ka title video ga way xadishaa ama iskama qori karno dhowr line ama sadar
@reddevilssomalifans2718
@reddevilssomalifans2718 4 ай бұрын
Waxaa sameeyey abwaan Abdi bashiir indhabuur
@HassanFardoussa-n4j
@HassanFardoussa-n4j 7 күн бұрын
😅rudoetr
@abdinaafac8211
@abdinaafac8211 29 күн бұрын
Erayada abwaan cabdi bashiir indha buur Laxanka abwaan cabdi bashiir indha buur Codka siciid mire xeydar io kinsi xaaji
@mohammethussein9313
@mohammethussein9313 25 күн бұрын
Qoloma ayu aha
@Phexxma
@Phexxma 13 күн бұрын
​@@mohammethussein9313 marexan sidan maqalay
@abdifatahjamaalalzubeydi4432
@abdifatahjamaalalzubeydi4432 Ай бұрын
Kinsi codkeedu wa dananayaa lambarkee ayey Kaga jirtaa kaalinta fanka so.
@cheyyene
@cheyyene 2 ай бұрын
Bal hadaba dhalaan sidiisii dhaberkaaga igu qaad, Dhedeg waa ka fududahee? Yaa aqaanaa Dhedeg?
@Idmaa
@Idmaa 2 ай бұрын
Dhedeg maaha waa dhangad "ul" .
@cheyyene
@cheyyene 2 ай бұрын
@@Idmaa Thx Walaal
@mohammethussein9313
@mohammethussein9313 25 күн бұрын
Qadadwayn miya tahay wa dhanged
@YasindjamaDjama
@YasindjamaDjama 6 ай бұрын
ᗯᗩᗩ ᕼEESTII ᑌGᑌ ᕼOᖇEYSEY KIᑎᗩI
@user-ru3hp2is7f
@user-ru3hp2is7f 13 күн бұрын
Cosab meel leh qoyaaniyo Ee dhex qotoma xareediyo Dhir ubax la moodiye
Kinsi X  Adan Ahun & Cabdilahi Cumar Xarago | Heestii Gacan Gacan*
13:30
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 122 М.
Can You Draw A PERFECTLY Dotted Line?
00:55
Stokes Twins
Рет қаралды 107 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:25
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 19 МЛН
HEESO KABAN AH QARAAMI MAXAMAD SULEEBAN TUBEEC+
1:41:02
Bashir Hashi Yussuf
Рет қаралды 494 М.
Siciid Mire Xaydar Ahun | Qabiil
6:35
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 11 М.
Buurbaa kugu gudbane, AUN.Cumar Dhuule iyo Maryan Mursal
12:30
Farhan Ali Halane
Рет қаралды 220 М.
HEESTA DHABTA MIYAAN KU SAARA. KINSI XAAJI AADAN IYO SICIID MIRE XAYDAR
11:28
Kinsi X  Adan Ahun & Muuse Ismaciil Qalinle Ahun | Heesta Horawayn
6:58
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 176 М.
Axmed Mooge Liibaan Iyo Xaliima Cabdi Afweyn 🔥Iyo Heesta "Cagta Saar Wadada"
5:34
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 3,8 МЛН
Ужасное свидание🤯 #стальноймужик #жиза #еда
0:50
SteelMan XXL | Стальной мужик
Рет қаралды 3 МЛН
Не плавайте тут! 🏊🚫
0:24
Взрывная История
Рет қаралды 2,4 МЛН
Какая погода у тебя за окном? У нас вчера был ураган!
0:40
当小孩上学后,路飞太开心了#海贼王#路飞
0:25
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 16 МЛН
Вот как нужно танцевать😁
0:15
Айваз Идиатуллин
Рет қаралды 3,6 МЛН