Fiska iyo Yurub Geenyo Laxanka Xaafuun (Talantaali)

  Рет қаралды 114,026

Cumar Seerbiya

Cumar Seerbiya

4 жыл бұрын

Farxiya Fiska iyo Yurub Geenyo Laxanka Xaafuun (Talantaali)

Пікірлер: 151
@abti232
@abti232 4 жыл бұрын
Esh calaa qaraami, waa Fiska, Yurub Geenyo iyo xaga dambe laga maqlayo Mama Khadra Dahir Cige iyo Cabdi Good. Mahadsanid Cumar Iyo dhamaan Fanaaniintaba.. From: Birmingham UK
@Khaalid155
@Khaalid155 8 ай бұрын
Codad halaasiya oon wax aan udhigo garan waayay Fisa iyo geenyo waa 2da hobol ee xiligan jira ee inoogu jira boskii hobolada waabari
@abdirahinabdimajid1729
@abdirahinabdimajid1729 11 ай бұрын
Fiska simply generation-keeda wey kasoo dib dhacday🤗She's so damn good🥰♾️❣️
@maanyuproductions903
@maanyuproductions903 3 жыл бұрын
The legendary mama Khadra daahir miyaaa hadlesaa xaga dambe🎧🎧❤❤ Waaaah waaah geenyo Iyo fiska💯✔❤waleee inee yihiin labada fanaan ugu cod mac fananinta dhanka hablaha💯
@jarrohusen2331
@jarrohusen2331 3 жыл бұрын
Haa wa khadra
@mudan7283
@mudan7283 2 жыл бұрын
Hodon akataktay😭
@abdisamedmire2955
@abdisamedmire2955 2 жыл бұрын
Xagaa danbe khadra dahir legend Yurub & fiska Abdinasir macalin Jiibtii abdigood abees Buuloxuubey the legend
@kobciyewarsame6119
@kobciyewarsame6119 3 жыл бұрын
Inkastoo labadooduba aan Ku wada dhaarto toonka dheeree ay fiska Ku heeseysaa kayara mcn ka geenyo one and only khadra daahiraa meesha ka hadleyso allaha boo deysto ❤️❤️
@mahdihufane1977
@mahdihufane1977 2 жыл бұрын
I felt good, when I heard this song, my counrty and its traditional cuid never died. Thank you Ladies for bring back the memories.
@mohammed-jama
@mohammed-jama 4 жыл бұрын
*FISKA IYO YURUB GEENYO waxay qarnigan ugu jiraan boosaskii ay ku jireen SAHRA AHMED IYO MAGOOL (AHU)*
@shekhawi
@shekhawi 25 күн бұрын
Mohamed jama legend ❤
@abdirisaakabdi6633
@abdirisaakabdi6633 2 жыл бұрын
Codadka macan fiska 🎤iyo geenyo🎤 iyo codkii dahabka aha mamo khadra dahir cige🎶 oo kamacanaynaysa hablaha Jiibtii cabdi good abees👏 Cuudki🎸cabdinasir macalin caydid iyo darnugadii🪘 abkor cadawe buulaxubay Eshqiyasak
@niyaa5585
@niyaa5585 4 жыл бұрын
Waaw queen fiska one number toonkeeda aad u dheer ayadaan ku heestaa anigu❤❤❤❤
@abwaanumal2506
@abwaanumal2506 2 жыл бұрын
Abdi yar iyo khadra daahir abdi hani Nuura diin cabdi naasir macalin caydiid Cabdi good asxaab layaableh iyo malin qaaliya iga dheh
@shifasheka9514
@shifasheka9514 3 жыл бұрын
Waxaan ahay qof jacaylku badanyahay waxan la ahay qofkaygii waa raadinayaa sida yuruba ay uraadinayso !!!!!!!!
@omaregal164
@omaregal164 4 жыл бұрын
Farxiya fiska ku leh xaga tonka dheer yurub waay cod macaan tahay laakin malaha toon dheer sida farxiya fiska
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 3 жыл бұрын
mirqaan baa halkaa ka dhacay yaa igu raacsan waa sababta heesta muuqaal looga dhigi waayay jawi laduubi karo maahayn hhhhhhhh
@gabarislamed9299
@gabarislamed9299 3 жыл бұрын
😅🤣
@mkhmahamud2394
@mkhmahamud2394 2 жыл бұрын
ha shiishada bararaqdeeda maqlaya 😂😂😂
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
@@mkhmahamud2394 Waan maqlaa shiishada 😄🤣😂😆
@maxdar11
@maxdar11 4 ай бұрын
Badeecada dhararaqdeeda ayaan halkaa ka maqlayaaba 😂
@boqolgeelechannel2961
@boqolgeelechannel2961 10 ай бұрын
Xul hada maqasho kuwan waye fiska iyo yurub makala dhacan 🎉❤ Ano sacbinayo is arkay 😊
@diimakhali451
@diimakhali451 3 жыл бұрын
Tonka,, codka ,siiqada ,turukada inataba Fiska ku haysata❤
@theqodax
@theqodax 3 жыл бұрын
Oo ma cid baa ku gaareysa?
@abdirahinabdimajid1729
@abdirahinabdimajid1729 11 ай бұрын
She's the queen for reason🥰♾️❣️
@dhuux7official181
@dhuux7official181 4 жыл бұрын
Maamo khadro ayaan maqlaa hadalkeeda WALLAAHI Yaa salaam qofka dhahaya waa iyadii
@mukhtarmawlid137
@mukhtarmawlid137 Жыл бұрын
Khadra maha ee waa ikraan jamac ismacil iyo cabdiraxman xaaji abwnki
@axmedmaxamed4113
@axmedmaxamed4113 3 жыл бұрын
Fiska iyo Geenyo, labaduba ma kala dhacaan. Maamo khadro❤
@sahromaxamedfaarax-8231
@sahromaxamedfaarax-8231 7 ай бұрын
Jahhh alla maxaa cod io kaban aad umacn noogi raxeyseen fiska and genyo 👌❤❤🎉🎉🎉🎉
@diimakhali451
@diimakhali451 4 жыл бұрын
fiska way ka ton dheertay yurub yurub tonkeedu wuu gaabanyay lakin labaduba way cod macanyiin
@yassinmire8440
@yassinmire8440 2 жыл бұрын
What you mean ton bro?
@amiiraamran867
@amiiraamran867 4 жыл бұрын
Sowtu raxma Yurub geenyo Boqorada codka ❤🙏❤👏👍
@gabarislamed9299
@gabarislamed9299 3 жыл бұрын
Fiska inte ku ilowday😃
@jarrohusen2331
@jarrohusen2331 2 жыл бұрын
Fiska boqorada sabankan ah cidna kuma haysato
@cirjiidh77
@cirjiidh77 4 жыл бұрын
BOQORADA CODKA 💕YurubGeenyo💞 waan ku seexdaa codkeeda
@maxamedjamal983
@maxamedjamal983 2 жыл бұрын
Fiska ft yurub the best female singers in this century💯💯…. I’m lucky enough to be living in the era of yurub and fiska🔥🔥
@fahadkeynan5001
@fahadkeynan5001 2 жыл бұрын
Runtii waxn fanka ku dhex jiry muddo 30 sano ah yurub geenyo inay tahy boqoradda codka waa laysku raacay from muqdisho
@jarrohusen2331
@jarrohusen2331 2 жыл бұрын
Hadad 30 sano kuso jirta inay fiska ka cod macantay yurub ayaad garanleed ee orod fan waxba kama ogide anoo reer hargeisaba fiska u qiray inay codka.turukada .tonka ..siiqada intaaba oo lagu qiimeyo codka ay kagaa horeyso yurub
@abdirahmanmuutu5656
@abdirahmanmuutu5656 2 жыл бұрын
Inte doonto Fiska ka cod macaan kana cod dheer toonkaan dheerna ka leh lkn yuruba ma shar yaro 1iyo 2 siiyay 1: fiska 2: yurub
@SALMAANN-m2t
@SALMAANN-m2t 7 ай бұрын
​@@abdirahmanmuutu5656masharyaro lulaha adeer codka yurub kasidata😂 wad aragta
@SALMAANN-m2t
@SALMAANN-m2t 7 ай бұрын
​​@@jarrohusen2331 inay yurub kacod macantahay fiska walo jeda maxa aragti ah yurub sawtu raxma ayaba layirahda codba kudhmaday
@muhammedgulow2565
@muhammedgulow2565 Жыл бұрын
I love 💕💕💕 yurub genyo iyo farhiyo fiska welcome 💘💘💘
@Gaasiraguuled
@Gaasiraguuled 9 ай бұрын
Laxanki xafuun iyo fananin qaliya❤❤
@ayaandhemanxeri4316
@ayaandhemanxeri4316 4 жыл бұрын
Yaa salaam waxaasaa kaa fana Yurub farxiya waa nooleyasha fankeena Mahadsanid walaal cumar
@cosoblecade7668
@cosoblecade7668 2 жыл бұрын
Maaamo khadro daahir codkeeda meeel fog iiga dhadhamaayo ma ila maqashiiin gadaal ayey uga jiibineysaa FISKA %100 YURUB %100
@jarrohusen2331
@jarrohusen2331 2 жыл бұрын
Haa wlhi wayba joogta wa la ii shegay qof habenka joga ii shegay wa guriga abdinasi macalin caydiid
@jamaaldaus8777
@jamaaldaus8777 Жыл бұрын
Waay hees dhaftay
@abdirahmanhamud4321
@abdirahmanhamud4321 9 күн бұрын
❤msha allah codad iyo badh
@JamilaNuux-wm8br
@JamilaNuux-wm8br 11 ай бұрын
Masha alllah yurub boqorada codka nolow
@shakraTahliil
@shakraTahliil Жыл бұрын
Mexey sameeyeen labada gabdhood ❤❤
@abdul-majiidabdinasir
@abdul-majiidabdinasir 3 жыл бұрын
Dananka ama toonka fiska waa mid hodan ah. Geenyo sidoo kale waa cod hallaasi ah.
@farhanhaji8392
@farhanhaji8392 2 жыл бұрын
Yurub is an other level Codka dhediga.
@mohammedh1120
@mohammedh1120 4 жыл бұрын
Fiska inaba caadi maaahan number 1
@Saalimseeraar
@Saalimseeraar Жыл бұрын
Caleek caleek , dadki laxankan xaafun logu tala galay ba idin kay ahayen ( yurub & fiska ) codba dhaafo sacabkoda xata aqoonti laxanku ka muquta.
@dhuux7official181
@dhuux7official181 4 жыл бұрын
Fiska 💯👌 Yurub 💯👌
@axmedmuuminismaciil7082
@axmedmuuminismaciil7082 Жыл бұрын
Waa hees tii heesaha eryatay tani
@ahmedhillaac8017
@ahmedhillaac8017 4 жыл бұрын
Fanaaniinta hadda joogo kuwa ugu fiicn bay ku jiraan
@abdirahimkayse1751
@abdirahimkayse1751 2 жыл бұрын
yaa salaam wllhi waa qaaci iyo badh eesh qiyaasak
@sanaagvlogs8382
@sanaagvlogs8382 4 жыл бұрын
Mad iska daysaan heesaha danbe o kuwi hore uun no so qaadan walhi wa M A hblahni
@sanaagvlogs8382
@sanaagvlogs8382 4 жыл бұрын
Hhh qormadyda ma fahmin miyaa wll
@ayaandhemanxeri4316
@ayaandhemanxeri4316 4 жыл бұрын
Raali iga noqoo walaal hadaan dib u aqriyaay
@sanaagvlogs8382
@sanaagvlogs8382 4 жыл бұрын
Wa cadi wlshy dhib mle 😍
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 9 ай бұрын
Yurub baa ku shidaan cod macaaaan
@mkhmahamud2394
@mkhmahamud2394 7 ай бұрын
disagreed sxb fiska is the queen
@cismaancabdi2818
@cismaancabdi2818 4 жыл бұрын
Ax Ax Sowtu Raxma Yurub Geenyo
@mumtaazmohamed4831
@mumtaazmohamed4831 4 жыл бұрын
Yurub Geenyo 👍👏👏
@Mo_Farah__
@Mo_Farah__ 3 жыл бұрын
27-3-2021 Sat 3:46 pm H-Safarat Cairo
@mediaplayer592
@mediaplayer592 3 жыл бұрын
Miirqaanka xalkaa kadhacaya anaa xalkan kaa daremaya
@Abdifatah_Hussein_Garweyne_
@Abdifatah_Hussein_Garweyne_ 2 жыл бұрын
Wah wah Fisk ❤️🔥❤️
@Qofnaba.
@Qofnaba. 4 жыл бұрын
Yaa salam laba hablood oo no badalay hobaladi hore weji yurub genyo iyo farxiya fiska
@abdul-majiidabdinasir
@abdul-majiidabdinasir 2 жыл бұрын
wadniyo sanbab wada shaqaynhayoo, hooy mid wiiqmay xanuun ma waayaaneey.
@mustafaaden736
@mustafaaden736 2 жыл бұрын
Ticked all the boxes...halkeedii baad dhigteen
@mayrancatoosh9930
@mayrancatoosh9930 5 ай бұрын
Qalbigay qaboojiyaan.❤
@maxamedmaxuud3651
@maxamedmaxuud3651 4 жыл бұрын
12/1/2020 waan idinsoo shawaynayaaaa
@ahmedmacalin2248
@ahmedmacalin2248 Жыл бұрын
Maama khadra jiibta alaha unaxariisto
@mowlidabdullahi3916
@mowlidabdullahi3916 3 жыл бұрын
Labaduba waan wataa fiska special
@Mohamedibrahim-fi4cp
@Mohamedibrahim-fi4cp 2 жыл бұрын
waayo wayo yihii wacnaaa
@yassinmire8440
@yassinmire8440 Жыл бұрын
Waa kuwii loo qaaday heeskii ahaa kuwa loogu magac daraye muuqa aan la kala garan
@maxamedcali6553
@maxamedcali6553 4 жыл бұрын
Mashaa allaah
@abdifitahali8522
@abdifitahali8522 4 жыл бұрын
1: fiska 👌👏 2: yurub 👏
@ALOOLQARAAM
@ALOOLQARAAM 2 жыл бұрын
Salaaam yaa salaam
@boqorxabxabo6663
@boqorxabxabo6663 3 жыл бұрын
Geeeenyo ❤️❤️❤️❤️
@JuniorKnowledge
@JuniorKnowledge 4 жыл бұрын
muuqaal ayaa ku fiicnaa
@SALMAANN-m2t
@SALMAANN-m2t 7 ай бұрын
Dadkan maxa ka khaldan ader yurub ton io codba laguma garo yurub markay kalmada qadayso wala garab hadlaya fiskana lagama garab hadlayo wax fahma yurub cod ba ale kumanaystay wlaa wada arka 😂
@jarrohusen2331
@jarrohusen2331 3 жыл бұрын
Fiska ila cod macan ilaa tonka Yurubna ma cod xuma tonkeda gaban moye
@gabarislamed9299
@gabarislamed9299 3 жыл бұрын
Ha🥰
@abdulahihirsi2413
@abdulahihirsi2413 2 жыл бұрын
Yurub geenyo farhiyo fiska thanks more
@aymanMoha6
@aymanMoha6 4 жыл бұрын
Codkii maama khadra dhool ban halkaa ka maqlaya 😘
@maxamedsuldaan5330
@maxamedsuldaan5330 4 жыл бұрын
Aad iyo aad waan kula maqlayaa hhhhhh
@aymanMoha6
@aymanMoha6 4 жыл бұрын
@@maxamedsuldaan5330 waa berigii dhaweyd ay fiski hargeisa timi hadaanan khaldanayn
@maxamedsuldaan5330
@maxamedsuldaan5330 4 жыл бұрын
@@aymanMoha6 haa sidaasi weeyi waad saxantahay sxb
@Mahuraan979
@Mahuraan979 4 жыл бұрын
Wlh khadra fadhida
@Eng-Hilal_Abdirashid
@Eng-Hilal_Abdirashid 4 жыл бұрын
Codkaasi mala waa kii ikraan jaamac ee maaha khadra dahir
@shifasheka9514
@shifasheka9514 3 жыл бұрын
Axyaa yurub iyo fiska yurubgeeyo jacaylbaa ku lafalafoobay cid ay jecesjahayna ma jirto laakiinse anaa dawadeeda haya alla ka sokow 😂😂😂😂😂😂😂
@calizakiadam4096
@calizakiadam4096 3 жыл бұрын
Waxba tariikhdeda kama ogide digashada iska daa pro
@gureymohamed679
@gureymohamed679 Жыл бұрын
Xubinaan xagnaba u dhicine Cajiib weeyi xaafuun
@jarrohusen2331
@jarrohusen2331 3 жыл бұрын
Fiska on the puilding
@Mahuraan979
@Mahuraan979 4 жыл бұрын
Qaaci baa la isku heley khadra daahir uweyntahay
@maxamedcali6553
@maxamedcali6553 4 жыл бұрын
Xulka heesaha
@yassinmire8440
@yassinmire8440 2 жыл бұрын
Fiska first
@jarohusein2651
@jarohusein2651 2 жыл бұрын
Fiska codkedu wa mucjiso rabaani ah
@ubeydyarre757
@ubeydyarre757 4 жыл бұрын
Kalama dhacaan labaduba So tii horey loo yiri labada boqor ee codka fanka maanta hodan abdirahmn ba ka maqan
@gabarislamed9299
@gabarislamed9299 3 жыл бұрын
Wlhi cod fiska laguma garo
@ubeydyarre757
@ubeydyarre757 3 жыл бұрын
@@gabarislamed9299 boqoradda codka waye🥰
@gabarislamed9299
@gabarislamed9299 3 жыл бұрын
@@ubeydyarre757 ha wlhi🥰
@abwaansheed3919
@abwaansheed3919 2 жыл бұрын
Fiska one
@idirisali572
@idirisali572 4 жыл бұрын
Sawiro xumidaa zxp
@diimakhali451
@diimakhali451 4 жыл бұрын
fiska 1 yurub 2
@sultanhufane1051
@sultanhufane1051 4 жыл бұрын
Sawtu raxma iyo fiska wa dayixi iyo cadceedi fanka Hada jooga. in kastoon yurub la jiro. Aad baan u qanacnayn Allah ya cizakum
@diimakhali451
@diimakhali451 4 жыл бұрын
@@sultanhufane1051 fiska waa boqorada sabankan
@cabdibare6253
@cabdibare6253 Жыл бұрын
Cabdi bare
@user-dd6uw3fx5f
@user-dd6uw3fx5f 3 ай бұрын
Fiska maxa logaga sixi wayay halakan eray hadii aan dhawacaaga aan u dhiman waayo oo dhab maha waxaan an ladhubnahayoo lkn cod ish caala hees weye ex khadra dahir cige lkn fiska wa ay kala baxday coda halkeesi beydhigtay lkn haloosheego eraygaas halayga soxo yaqay
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 3 жыл бұрын
Loves
@axmedtigta7323
@axmedtigta7323 4 жыл бұрын
Fiska
@mustafexirsi
@mustafexirsi 4 жыл бұрын
12/Jan/2020
@MohamedAli-cq5wh
@MohamedAli-cq5wh 4 жыл бұрын
Yurub geenyo ayaa ku wanaagsan fiska gadaal bal adinku ila fiiriya
@mustafexirsi
@mustafexirsi 3 жыл бұрын
Mar labaad 9.May.2021
@mustafexirsi
@mustafexirsi 2 жыл бұрын
@@MohamedAli-cq5wh ma kala dhacaan saaxiib.
@ahmedrasta690
@ahmedrasta690 4 жыл бұрын
Ahmed Daakir
@fananqadirojacel5351
@fananqadirojacel5351 4 жыл бұрын
Kkkkk labaduba wafananin midwaliba tageray leday gulesta
@ashaabdillahi3536
@ashaabdillahi3536 2 жыл бұрын
Farxiya may ahayn in ay qaado qaraamiga reer somaliland waayo ma keeni karto mana fahmeyso magool waa loo ogolaa waayo heesheeda waxaa lahaa somaliland inai tayadii bay ahay xaga fanka
@abdirahmansaeed440
@abdirahmansaeed440 2 жыл бұрын
Hhh maxad ka hadashay iminka hadal xikmadaysan ku hadAl la iskama hadle
@mohamudhajji5704
@mohamudhajji5704 2 жыл бұрын
Hhhh sideed wax tidhi hoos u dhig inaader
@ahmedhussein5145
@ahmedhussein5145 2 жыл бұрын
Ka daa wll farxiya fisku waa inanteeni kuna heesaysa afkeeda hodanka ahe ii daa hayga fogayne waa magoosha qarnigane
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 4 жыл бұрын
Yaa tumahaya ma Cabdinaasir baa??
@amore5583
@amore5583 3 жыл бұрын
Wan umalayn
@amore5583
@amore5583 3 жыл бұрын
Haaa waa abdi naasir siday dad sheegayan, dadku wxy isku hayan goobtu waa gurigii khadra daahir iyo waa gurigii abdinasir meesha lagu tumay, qaar wxy ba leeyin cod kii khadra ka dhex maqlay naa
@jarrohusen2331
@jarrohusen2331 2 жыл бұрын
@@amore5583 wa guriga abdinasir walalo wana sagotintii fiska marakii ugo horeysay ay timid hrgeisa ee 2018kii Mamo khadra iyo abdigood iyo ikraan jamac ayana joogay io qaar kale oo ay ka mid yihiin khadar silimo ifrax hargeisa iyana way joogen
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 3 жыл бұрын
Lifetime,s
@yassinmire8440
@yassinmire8440 2 жыл бұрын
Who started the first
@jarrohusen2331
@jarrohusen2331 2 жыл бұрын
Fiska firste
@wardimohamoud2934
@wardimohamoud2934 4 жыл бұрын
Faro dahablha waa la iska grnya tumyaa
@hodaneeygaraad500
@hodaneeygaraad500 3 жыл бұрын
Waa kuma
@wardimohamoud2934
@wardimohamoud2934 3 жыл бұрын
@@hodaneeygaraad500 waaa cbdinasir mclin caydiid
@hodaneeygaraad500
@hodaneeygaraad500 3 жыл бұрын
@@wardimohamoud2934 xz thnkz wll
@saleeban1433
@saleeban1433 2 жыл бұрын
Kkø
@sumayoabdi625
@sumayoabdi625 Жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@libanhussein5340
@libanhussein5340 4 жыл бұрын
way dadaaleen habluhu si fcn ayey u qaadeen heesta lakin laxanka xaafuun fanaanad AAMINA GACANLA kaga cod macaan lawaaa . but i have to also give these 2 talented girls there credit .
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 3 жыл бұрын
dhuule dheh isagaa leh heesta xaafuun
@jarrohusen2331
@jarrohusen2331 3 жыл бұрын
Aamin gacanla walhi wa madhac teedu wan arkeen Fiska hadey kaligeed si fasiixa uso qaado ayaaba kaga wada cod macananled kuligood
@abdul-majiidabdinasir
@abdul-majiidabdinasir 3 жыл бұрын
Khadra daahir cid kagamacaan lawaa
@abdul-majiidabdinasir
@abdul-majiidabdinasir 3 жыл бұрын
@@wehelashaq3368 cumar dhuule maleh. Waxaa qaaday markii u horaysay gabadha laxanka loogu magacdar oo xaafuun ku magac dheerayd dabcan waxay kasoo jeeday magaalada xaafuun. Fanaanadani waxay qaaday heesan qiyaastii 1958 waxyar ayay fanka kujirtay AUN
Farxiya Fiska Qaraami  Laxanka Rogaal
10:19
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 26 М.
Опасность фирменной зарядки Apple
00:57
SuperCrastan
Рет қаралды 12 МЛН
Schoolboy - Часть 2
00:12
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 6 МЛН
Spot The Fake Animal For $10,000
00:40
MrBeast
Рет қаралды 196 МЛН
YURUB GEENYO || JEEGAN JALEECADA NEW QAACI 2022 || KABAN USTAAD C/NAASIR MACALIN CAYDID
6:45
FARIYA FISKA IYO YURUB GEENYO || IXTIRAAM GOBEED ||XUSUUSTII XABIIBA XASAN TOOXOW
8:38
NAGIIB WADNE KAABE🎙️
Рет қаралды 242 М.
YURUB GEENYO HEESTA QAAMUUSKA KUWII GALAYNU NAHAY HARGEISA LIVE SHOW 2023
7:23
Somali New Entertainment
Рет қаралды 880 М.
FARXIYA FISKA  -  Subcis
8:12
SomTVDiasporas
Рет қаралды 15 М.
YURUB GEENYO NEW SONG HAWAAWI HAPPY NEW YEAR 2019 HD
8:29
Hawraar Music Production
Рет қаралды 2,7 МЛН
YURUB GEENYO / CUDURKA KAAGALA FARDAHA 2021
7:44
AHMED UBAH MUSIC
Рет қаралды 1,4 МЛН
YURUB GEENYO IYO FARXIYA FISKA || HADII DHAGTA RUUX LA JARO ||
5:02
NAGIIB WADNE KAABE🎙️
Рет қаралды 9 М.
Farxiya fiska kaban waranka caashaqa
4:55
Seed Production
Рет қаралды 12 М.
Опасность фирменной зарядки Apple
00:57
SuperCrastan
Рет қаралды 12 МЛН