YURUB GEENYO FT FARXIYA FISKA XASUUSTII XABIIBA TOOXOW IXTIRAAM GOBAAD IYO WANAAG OFFICIAL AUDIO

  Рет қаралды 268,424

Digaale Music

Digaale Music

Жыл бұрын

Пікірлер: 129
@imbashiir1825
@imbashiir1825 9 ай бұрын
Ma kala dhacaan laakiin waxaan macaan saa’id ah ku dareemaya codka Farxiya Fiska , what a masterpiece 😊
@NAJEEEBB
@NAJEEEBB 9 ай бұрын
Sawtu raxma aya kuleh zxp because klamada indhahaga shana adaa kaa iskay baraye aya cadeen kugu filan sida ay ukala qadayan
@akramyare5444
@akramyare5444 8 ай бұрын
Fiska heesta waad ee jeclisyay ❤❤ waa 2 boqor lkn fiska daren ahan oo qadatay heestan
@greatshidane
@greatshidane 5 ай бұрын
Intii aan rabay oo comment ah wow👌🔥
@NAJEEEBB
@NAJEEEBB 9 ай бұрын
Sawtu raxma codkeeda adan ujeclahay because way jiid jiida o kalmadaha way iskA dhistaa ax yaa cod kalmada markay dhahdo mar labad ay kucelinayso way jiida ama xarafka ( aa ) ayay kudarta ufiirsada axya cod ❤ magaca sawtu raxma dhayal uguma bixin wale
@zakariebashiradam4964
@zakariebashiradam4964 Жыл бұрын
Ax yurub wax lamid miyaa jira oo fanaan ah subxaana allah. Sawta raxma.
@wllmuztaph5380
@wllmuztaph5380 Жыл бұрын
sowtu raxma nacalaa shaydaan kuyaal halkeeday dhigtay❤❤❤❤
@cabdirashidmaxamed-cy9xw
@cabdirashidmaxamed-cy9xw 6 ай бұрын
Yurub neenyo queen of voice ♥ 😍
@cismanabdi2416
@cismanabdi2416 Жыл бұрын
Halkeedi Bay Dhigeen Xasuusti Habiiba Hassan Toxow Gabdhihii Looga Hadhay Fankan Casriga Ah Sowtu Raxma Yurub Mahamed Abdi Geenyo ❤ ♥ 😍 ✨ 💖 Iyo Farhiya Ahmed Adaawe Fiska ❤❤❤❤
@jimcaleabdirashidabdule6088
@jimcaleabdirashidabdule6088 Жыл бұрын
Laba gabdhood ee soomaali ugu codka macaan haday is helaan maxaad ka filanaysaa!?
@ahmet-yasiin8628
@ahmet-yasiin8628 Жыл бұрын
Yurub Sowturaxma wlee Codkeeda Fanku Wuu U Xiisey ❤🥰☑
@bushrabbe.
@bushrabbe. Жыл бұрын
Walee yurub geenyo qof la coda somali kuma arkin
@abdiqanimohaluckyboyibnuta9818
@abdiqanimohaluckyboyibnuta9818 Жыл бұрын
Boqoradii codka iyo boqoradii quruxda ayaa isla wadaagay heestii mucjisadii fanka habiiibo hassan toohow❤🎉
@Aziiza-halgan
@Aziiza-halgan 24 күн бұрын
Anigoo Team Geenyo ah Fiskaa Top ku ah heestan💫💯
@nihaalgelle7832
@nihaalgelle7832 8 ай бұрын
sawtu raxma codkeda cadi maha wana faseex❤
@hamoudabdi1524
@hamoudabdi1524 Жыл бұрын
Duriyadii fankaa salaan sare dhamantiin digal yare broo adna horay uu socod baan kuu rajaynayaa💯💯💯
@omarkhalif2607
@omarkhalif2607 Жыл бұрын
Please yurub mar kaligeed udhiiba heesta ❤️❤️❤️❤️❤️
@mohamudmohamedmohamed271
@mohamudmohamedmohamed271 Жыл бұрын
Best 👌 👍 😍 🥰 ma shall alaah 🥰 inadeer 🥰 mcn cimri dheer insha.alaah yurub mahamed abdi geeyo
@fiskayassin7326
@fiskayassin7326 Жыл бұрын
Ax yaa qli yurub geenyo
@JamilaNuux-wm8br
@JamilaNuux-wm8br 10 ай бұрын
Masha alllla walee yurub cod laguna gaadho macaan
@adnandeeq2060
@adnandeeq2060 Жыл бұрын
Fiska yurub waa laba qofo dhanka codka ilaahay ka maseeyey heeso badan halaga reebo
@ahmedmuhudiin7786
@ahmedmuhudiin7786 Жыл бұрын
Boqoradi Codka Somaliya Walee Meshidi bey dhigeen Heesta ina Kuso Ceshatay ismujiya 🙏🙏
@SaadoMaxamed-wq7ew
@SaadoMaxamed-wq7ew Жыл бұрын
O 8yyy
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 4 ай бұрын
00:01 Indhahaaga oo shanna 00:01 Addaa kaa iskay baray. 00:01 Naf lagugu Aaminay addaa 00:01 Saaray Ooggaddaye eeeee 00:01 Addigaa axdiga qaadayooo 00:01 Waan adkayn yidhiyeeeeee 00:01 Si uun ii aadmiga addaaan 00:01 Kaaga soo go'ayeeeeeeeee. Erayadii Barre Mohamed Fiidow.
@jabracade2073
@jabracade2073 9 ай бұрын
Farxiyo fiska 10/10 Yurub genyo 10/10
@abdicawil3798
@abdicawil3798 Жыл бұрын
Yaa salaam gabdhihii franka looga hadhay sowetu.raxma.yurub.geenyo.iyo Farxiya.fiska
@laahiyoofficial4799
@laahiyoofficial4799 Жыл бұрын
Wawreeeey codka tolmoon Music cajiiipa Yurub vs fiska ax
@abditajir6404
@abditajir6404 Жыл бұрын
Wlh hess madageysto haday yurub iyo fiska ay qadin mantana weyba islaa qaden hess kala madagysanayo anka ahyn hestaan 😢😢😢😢 ixtiraam my only song
@samsamomar982
@samsamomar982 Жыл бұрын
Sawtu raxma yurub geenyo laysma caasiye waa boqorada codka
@hamserashid3349
@hamserashid3349 Жыл бұрын
Woow halkedi bay dhigeen laysma casiye sawtu raxma and farxiyada fanka
@maxamuudoston6894
@maxamuudoston6894 Жыл бұрын
Farxiyo axmed cadaawe walaahi baanan gabar soomaaliyeed cod ku gaarin anaa yurub geenyo taageeri jiray heestaan baan uga haray oo tareenka fatxiyo ayaan raacay
@jarrohusen2331
@jarrohusen2331 Жыл бұрын
Heestano kaliya may wada qaadin dhawr heeso oo waliba xaaafun oo kabani ku jirtay wada qaaden intaba fiska ku leh inaksto yurub fananada labad an tagero tahy
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 11 күн бұрын
Yurub baa ku cod macan❤
@bashiirmaxamed1033
@bashiirmaxamed1033 Жыл бұрын
yurub halkeeday dhigtay
@xuseencaliyuusof5200
@xuseencaliyuusof5200 Жыл бұрын
Mashaa allah quraanka buuwkumacaanaa codkaan macaankabadan ituqulaah walaalayaal
@mohamudismael1046
@mohamudismael1046 Жыл бұрын
Me skipping untill farhiya fiska's part ❤❤
@mustafaabdimead748
@mustafaabdimead748 Жыл бұрын
Geeyo❤❤❤❤
@aalfanaancabdiraxmaandacaa2153
@aalfanaancabdiraxmaandacaa2153 Жыл бұрын
M.am.am.a wllashey yuruub maxamed satellite sawd m.a farxiya fiiska
@a.omarahmedarab6773
@a.omarahmedarab6773 Жыл бұрын
Queens of somali yurub geenyo & farxiya fiska 👸👸❤️💯
@sharmaboy2381
@sharmaboy2381 Жыл бұрын
Halkeedi bay dhigeen wlhi🦋🤍
@JamaalcaliIbraahin-ut8wg
@JamaalcaliIbraahin-ut8wg Жыл бұрын
Xaqeeda siiya heesta yaa salaam
@mufazzaali1651
@mufazzaali1651 Жыл бұрын
Fiska the one only for real also yurub she's second queen of voice 😍 but both Queen's 🥰😘
@ia5159
@ia5159 Жыл бұрын
Shut man.. Fiska could never hit the note Yurub can 😂😂
@mufazzaali1651
@mufazzaali1651 Жыл бұрын
Every body know that dude.else?
@jarrohusen2331
@jarrohusen2331 Жыл бұрын
@@ia5159 fiska number one walhi
@KhalidAlirunsheeg
@KhalidAlirunsheeg Жыл бұрын
Yurub ayah number 1 ah heestan ayah markaati la ah
@NAJEEEBB
@NAJEEEBB 9 ай бұрын
Yurub aya number one heesta ayaba kala cadaysay zxp sawtu raxma farxiyo kaftirkeeda ayaba Yurub geenyo tageerta
@NAJEEEBB
@NAJEEEBB 9 ай бұрын
Sawtu raxma codkeeda wa fasiix m.a cod ayan udayay kalinta kowaad wa yurub second waa fiska three wa hodan abdirahman inta kale wixi isku haysta ha qaatan
@nimcomaxamed6706
@nimcomaxamed6706 Жыл бұрын
Maansha allh fanaanta fanaanta eryada
@maazimahmed1971
@maazimahmed1971 Жыл бұрын
Axzan zawth raxma iyo varxio vizkaH ♥️🕯🙏🏾👸🏼👸🏼
@maidahussein4068
@maidahussein4068 Жыл бұрын
Masha Allah labadooduba ❤️❤️❤️🌸🌸🌸🌸👏🏽👏🏽👏🏽
@alinurumohamed2318
@alinurumohamed2318 9 ай бұрын
Codkeyka macan farhiya fiska
@aliabdillahi6904
@aliabdillahi6904 Жыл бұрын
mashallh legends yadii sowtu raxma iyo boqoradii codka ❤❤ digaale mashallh bro👏
@NAJEEEBB
@NAJEEEBB 8 ай бұрын
Erayga sawtu raxma wa boqorada cidka ama halasiga ah ba kola jeda marka yurub wa boqorada cod 💯
@jarohusein2651
@jarohusein2651 8 ай бұрын
Fiska number one then yurub n 2 then hodan
@maxamedbakaal2799
@maxamedbakaal2799 Жыл бұрын
Fiska runti waxan dhihi kara 20 sane u dambeysay wa fananda dhalinyra madadalisa o aadka lo dhageysto m.a
@NAJEEEBB
@NAJEEEBB 8 ай бұрын
Sawtu raxma mid badasha fanka maso mari donto codkeda 💯 io heseheda makala dhacan 😂zxp isla hubi tas yurub geenyo mida kaliya codka halasiga leh fiska waa second
@hamzedeek5281
@hamzedeek5281 Жыл бұрын
Axsan legend digaale yare Waaa la yaaapay fiska iyo yurub iyo digaaale yare oo is helay ha na waalin wl
@zayidali8789
@zayidali8789 Жыл бұрын
Farxiya Halaga Hadho❤✌🏻
@nimcodaganfaarah5577
@nimcodaganfaarah5577 Жыл бұрын
Subxanaka yaa cadiim farxiya fiska cod dahab🥰❤️❤️
@zayidali8789
@zayidali8789 Жыл бұрын
Farxiya Waa Laga Hadhay runbaaad Sheegtay dahabo 😂✌🏻
@NAJEEEBB
@NAJEEEBB 9 ай бұрын
Heesta yurub aya keentay because yurub codkeeda wa fasiix hako hako malaha oo farxiyo fiska haka hakada dishay qofka haka hakada lehna makeni karo qarami lakin cod way ledahay lakin yurub magarto sawtu raxma
@mohamudismael1046
@mohamudismael1046 Жыл бұрын
Minisotaa igamaadtagteen Olol intaad beerto
@377abdirahman
@377abdirahman Жыл бұрын
Yurub iyo fiska waxey kugu qasbayan inaad jeclato fanka wooow ❤❤❤❤❤
@obakarhousaadick722
@obakarhousaadick722 Жыл бұрын
yurub
@fartuuntalyaani1554
@fartuuntalyaani1554 8 ай бұрын
Fiska ❤❤
@maxamedsiciid1933
@maxamedsiciid1933 Жыл бұрын
Si uun ii gal aadmiga adaan kaaga so goayee 😢 Maxaan aamusnaada wadnaha iiga taalaye ❤ Gabar somaliyed jacayl xilki kaso baxday mala waayay
@adenhahmed2846
@adenhahmed2846 8 ай бұрын
Queens of Somali Yurub geenYo & farxiYa fiska * what a masterpiece
@mowlidawalehelmi1385
@mowlidawalehelmi1385 Жыл бұрын
Mâcha allah aleey haa inibarageyoo ❤️❤️🥰❤️🥰❤️
@ugaaskachannel1497
@ugaaskachannel1497 Жыл бұрын
Wooow hore u soco saxiib Ka soo kordhi inta heesaha
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 6 ай бұрын
Runrun Estlyyyyyyy estlyyy.iyaaa iyaaa sEEn istaahilaaba
@bashiirmaxamed1033
@bashiirmaxamed1033 Жыл бұрын
viva geenyo
@masuulofficial7014
@masuulofficial7014 Жыл бұрын
Axyaaa waladu xalaal laandheere laandheere dhalay ayaa meesha isku helay
@ahmedhybe217
@ahmedhybe217 Жыл бұрын
ALLA anoo farxiyafiska lasoo heesin maandhiman
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 Жыл бұрын
Illaahoow xaqa nagu sug adoo ijecel aan kula kulmaa maalintay taydii noqoto
@Lubi1993
@Lubi1993 Жыл бұрын
qalbigayga eberka aho weeyaan eedag maha farxiyo
@aboubakerelmi780
@aboubakerelmi780 11 ай бұрын
Nolada
@istaahildegan4360
@istaahildegan4360 Жыл бұрын
farxiyi fiska kuleh boqorada codka
@armaankhadar7091
@armaankhadar7091 Жыл бұрын
Fiska FT geenyo 🤍
@muztafeahmed1998
@muztafeahmed1998 Жыл бұрын
Dadkii fanka iska lahaa ayaa helay hestan yurub and fiska . Hodan abdi ayaa idinka maqan Sadex dii fanka Somaliyed lahaa
@jarrohusen2331
@jarrohusen2331 Жыл бұрын
fiska boqorada codka somalida iyo sawtu rahma geenyo hablihii fankan lahaa
@user-gy6xe8nh1k
@user-gy6xe8nh1k 27 күн бұрын
Who lasting 2024😢
@alimed7360
@alimed7360 22 күн бұрын
bella
@qalanjadagarxajiis9115
@qalanjadagarxajiis9115 Жыл бұрын
😃😧😃🥺 no comment at all bc i dont were to start from 🙌🙌🙌
@Mohaan-ei8ww
@Mohaan-ei8ww 6 ай бұрын
Queen of the voice😢❤❤farxiya fiska❤
@carabcabdixayi8705
@carabcabdixayi8705 Жыл бұрын
Mashllh
@munakayse7478
@munakayse7478 Жыл бұрын
Maash allah 😘😘😘🤩😍🥰
@Mohaan-ei8ww
@Mohaan-ei8ww 6 ай бұрын
Fiska ❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 7 ай бұрын
Boqoriinta codk 1 khadara silimo iyo yurub geeno 2 wa hodon 3 wa fiska❤
@XuseencaliMaxamed-pq3mr
@XuseencaliMaxamed-pq3mr Ай бұрын
Fiska wa lagaadey
@abidabide8195
@abidabide8195 Жыл бұрын
Waaw way iladhigayaan
@abu1barcelona529
@abu1barcelona529 Жыл бұрын
Fiska number 1
@MohamedyosufAdiid
@MohamedyosufAdiid 8 күн бұрын
❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉 8:37
@MohamedyosufAdiid
@MohamedyosufAdiid 8 күн бұрын
❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@alinurumohamed2318
@alinurumohamed2318 Жыл бұрын
Wow nice voice macan
@zihamabdulahihaji1223
@zihamabdulahihaji1223 Жыл бұрын
Hees iyo bar ww fiska
@manaanhusein5998
@manaanhusein5998 Жыл бұрын
Two most talented queens ❤
@korwaayeel4257
@korwaayeel4257 Жыл бұрын
Wallaahi Uma malayn jirin fiska gabar cod ku gaartaa in ay jirto lkn yurub geenyo ayaa kaga leh, codka geenyo waaa sareexo iskuma hawlayso xitaa . From mudug
@NAJEEEBB
@NAJEEEBB 6 ай бұрын
Sawtu raxma hesha aufiirso Kalmada markay dhahdo mar labadka way jiida qoftaas cod ba kudhamaday zxp magaca sawtu raxma dhayal uguma bixin takale fasiix waye codkeeda
@AA-qu8gx
@AA-qu8gx 10 ай бұрын
Fiska ❤
@aboubakerelmi780
@aboubakerelmi780 11 ай бұрын
Masha allah
@NAJEEEBB
@NAJEEEBB 6 ай бұрын
Sawtu raxma magaca ah dhayal uguma bixin Kalmada markay dhahdo mar labaaadka way badalaysa Yacni ufiirso Indhahagl shana ada kaa is kay baraye Mar dhaho Mar lAbadka wacay dhahysa A INDHAHAGA OO SHANA ADA KAY ISKAY BARAYE XARAFKA A BAY KUDARAYSA WAXAS CODBA KUDHAMADAY HESEHEDA UFIIRSADA MARKAY KALMADA DHAHDO MARLABAADKA WAY BADASHA XOGA AXYA COD
@jamilanuuh3243
@jamilanuuh3243 Жыл бұрын
Yurub cod macaana mucjisada codka
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 6 ай бұрын
Lo.
@aadanjaamac5361
@aadanjaamac5361 Жыл бұрын
Buunis
@abdikarimkadiye2060
@abdikarimkadiye2060 Жыл бұрын
Wuuf❤wuuuf 2 legendary fiska and geenyo nice music 🎶 we need more like this please ❤❤❤❤
@ishowspeed4145
@ishowspeed4145 Жыл бұрын
@Mohamed...nasiib
@Mohamed...nasiib Жыл бұрын
🥀♥️🥰
@NAJEEEBB
@NAJEEEBB 6 ай бұрын
Inay sawtu raxma boqorada codka tahay wala ogaaday heestana cadenesa axya cod 😂inkasto labadodu yihin boqoradaha codka lakin yurub kasidata
@nasirgahayr970
@nasirgahayr970 Жыл бұрын
Maxaytidhi indhahaga oo shana adaa maxay ibaray?
@qareyareofficial2937
@qareyareofficial2937 Жыл бұрын
Indhahaaga oo 5 ah adaa kaa isis kay barayeey
@apdikadir.halgan8388
@apdikadir.halgan8388 Жыл бұрын
Heestii habiiba too ow way ku ciyaareen
@mrshaji8858
@mrshaji8858 Жыл бұрын
Somali negative yahuu hablahaan ilahay codka j dhibay xataa mamshalah ma leh
@sahardidabdou2087
@sahardidabdou2087 Жыл бұрын
Fiska nolow
@daljirkadaahsoon3478
@daljirkadaahsoon3478 9 ай бұрын
A
@yahyeahmed9804
@yahyeahmed9804 Жыл бұрын
Labadaan fanaan way I wareeriyeen Qofkii ku dhaho way kala cod mcnyihin waa beenlow
@nacimaadan5902
@nacimaadan5902 Жыл бұрын
Haah kala saari maysid teenbadayvinoo taraarixinayan
@safiyohd7744
@safiyohd7744 7 ай бұрын
🎤Fiska queen 👑 codka 🗣❤️‍🩹🤦
@Mohamed...nasiib
@Mohamed...nasiib Жыл бұрын
Fiska beelo
@user-ot1vw6fz2n
@user-ot1vw6fz2n Жыл бұрын
makala dhacaan labadoodu
@alfananzoverahmed856
@alfananzoverahmed856 Жыл бұрын
🧏🙆‍♂️
HEESTII IXTIRAAM LYRICS| |XABIIBA XASAN TOOXOW
10:17
Gofadhe Lyrics
Рет қаралды 854 М.
WHO DO I LOVE MOST?
00:22
dednahype
Рет қаралды 81 МЛН
Sigma Girl Past #funny #sigma #viral
00:20
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 32 МЛН
Heartwarming: Stranger Saves Puppy from Hot Car #shorts
00:22
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 18 МЛН
Vivaan  Tanya once again pranked Papa 🤣😇🤣
00:10
seema lamba
Рет қаралды 31 МЛН
YURUB GEENYO OO SUAAL WAYDIISAY EGLAN IYO HEESTII NIYADA KA DIYAAR GAROW 2018 HD
8:15
Hawraar Music Production
Рет қаралды 3,2 МЛН
Yurub Geenyo | Wayrax | Xusuustii Sahra Axmed AHU
8:10
Hoyga Fanka
Рет қаралды 945 М.
YURUB GEENYO FT ABDIWAHAAB BOOSKA LAGAMA MAARMAN VIDEO 2023
3:56
Yurub Geenyo Official
Рет қаралды 3,8 МЛН
CADNAAN WAX WALBO OO AAN KU DHAHO YES DHEH
25:57
Samia AHMED
Рет қаралды 60 М.
Yurub Geenyo|  Shabeel | Xasuustii Xasan Aadan Iyo Khadra Dahir
7:54
Fahmo Official
Рет қаралды 637 М.
YURUB GEENYO IYO FARXIYA FISKA || HADII DHAGTA RUUX LA JARO ||
5:02
NAGIIB WADNE KAABE🎙️
Рет қаралды 8 М.
YURUB GEENYO HEES XASUUSTII KHADRA DAAHIR HIDO DHAWR SHOW
5:00
Digaale Music
Рет қаралды 2 МЛН
ЕНЕШКА 2 СЕЗОН | 2-бөлім | ТОКАЛ АЛЫП БЕРЕМІН
23:12
Man tries outrunning cops on skateboard
0:10
Frankie Lapenna
Рет қаралды 21 МЛН
Me: Don't cross there's cars coming
0:16
LOL
Рет қаралды 10 МЛН