No video

CUMEER IYO ZAKI CHALLENGE QOSOL BADAN MAXA NAKALA QABSADAY 3 DEENA

  Рет қаралды 71,542

Sundus Ayaanle

Sundus Ayaanle

Күн бұрын

Пікірлер: 183
@AmalMumin-wv4gm
@AmalMumin-wv4gm 6 ай бұрын
Dhaqanka islaamka aan ilaalino dhalin yaro, oo Aan raacna wadadi rasulkena suubanaa scw.♥️
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 6 ай бұрын
Maxaa ka wanaagsan hadaan ku xusuusiyo salliga nabi muxamed صلى الله عليه وسلم.❤
@abdifatahyare8825
@abdifatahyare8825 6 ай бұрын
Gabadhan wlhi wan wadana ee sida dadkale ugu sameeya barnamuj wangsan is mashquulinta kadaya
@HadiyoIbrahim
@HadiyoIbrahim 6 ай бұрын
cumeer wuu isma welinoya 😢
@hassanabdi80
@hassanabdi80 6 ай бұрын
Gabdhan waa Gabar Qalbi wanag san plz 100k Hala Gaarsiyo asxbe🙏🙏🙏y
@ConfusedChefHat-vf7qs
@ConfusedChefHat-vf7qs 6 ай бұрын
Waan ka heley apwe😢❤
@user-je6kf4gz5x
@user-je6kf4gz5x 6 ай бұрын
Alla wilashan kibir badana dadka caan ka ah wajigasa uqarsan somaliyeey😢😢
@Fatuush11
@Fatuush11 6 ай бұрын
Yee caan u yhiin waa kuwa kla foolxume wxaaba ugu darn ka maska madow u eg gbdha ixtiraamen 😂
@Smaxto
@Smaxto 6 ай бұрын
ku saliya nabiga scw
@najmacadey5159
@najmacadey5159 6 ай бұрын
Aan kuwada salino xabibkena Muhammad sallalahu caleyhi wasalam
@user-gf2zx7lv5w
@user-gf2zx7lv5w 6 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@AdnaAhmed-uq6og
@AdnaAhmed-uq6og 4 ай бұрын
Scwscw
@kaafisoyarey8844
@kaafisoyarey8844 6 ай бұрын
kuwaan dacad kma aha iney wax kula sameyan attention koda wu yaryahy arag modka cumer wuba iska ciyaraya😮
@zamzamqaali1533
@zamzamqaali1533 6 ай бұрын
Gabadhaan waa maskiin way yasayaan arak 😢 an garsiino 100k
@SumayaMaxamed-hs2rc
@SumayaMaxamed-hs2rc 6 ай бұрын
Haa wlhi abaayo
@Hana..sheeko
@Hana..sheeko 6 ай бұрын
Team 27 lee xishmeya gabadhan asad,amira,ceyda,koko, zaki iyo cumer kama mid aha team 27 weyna xushmad daranyihiin 🙄😒
@nafizaadan6668
@nafizaadan6668 6 ай бұрын
Waa bahdil video gani inaad soo dhigto maba ahayn 😢ixtiraam ma jiroba cumeer attention maku siinin adno ciyaalkedii ku dhex ordayo
@SundusAbdi-cv1bh
@SundusAbdi-cv1bh 6 ай бұрын
I love the way Cumeer gives her everything he ate with nahida ❤❤
@Somaligamer2
@Somaligamer2 6 ай бұрын
Waan ka helay soo badi sundus please amira koko soo qabo ok❤❤❤❤❤❤ love
@Naemah_21
@Naemah_21 6 ай бұрын
Sundus Meesha ilma buuqayo Meel kale ku duubo Ixtiraam la.an badana😳😏
@user-uo1ni2gt2t
@user-uo1ni2gt2t 6 ай бұрын
Mrka qof kle wax dubyo ciyl mlhn😢😢😢😢
@FoosiyoXuseen-hm5gy
@FoosiyoXuseen-hm5gy 6 ай бұрын
Reer Falastiin culeyska ALLE haka dulqaado
@zamzamqaali1533
@zamzamqaali1533 6 ай бұрын
Aamin
@QaaliWarsame-ec7xi
@QaaliWarsame-ec7xi 6 ай бұрын
Aaaamiiiiin yarabi
@user-ue1ed2hn2k
@user-ue1ed2hn2k 6 ай бұрын
FREE PALESTINE INSHALLAH 🇸🇴🦁🇵🇸🌹♥️
@ajwaabdulqaadirajwa1648
@ajwaabdulqaadirajwa1648 6 ай бұрын
Cumer maba ka qasno Asi iyo naadiya Game kle Iska Ciyaroyo 😂😂😂
@MohaMacalin-hp1fu
@MohaMacalin-hp1fu 6 ай бұрын
Alla saaa uqoslayay waafuuriraby keep going abaayo sunduseey😂😂😂😂
@Fatemah0808
@Fatemah0808 6 ай бұрын
Cumeer mxa ka khaldan attention dhan uma lahaan video akhas gabadha cadi ula dubaa
@kaafisoyarey8844
@kaafisoyarey8844 6 ай бұрын
meshiisa ugu qorena so bax
@Amuunmoha8
@Amuunmoha8 6 ай бұрын
Zakiyow gabadha ixtiram doqonyohw wa wlshaye😏😔
@user-vg8mf5yu5g
@user-vg8mf5yu5g 6 ай бұрын
Safiyo 👶🏾
@Cabdishakuursiidcali27
@Cabdishakuursiidcali27 6 ай бұрын
Sundus is not easy 😅
@Naemah_21
@Naemah_21 6 ай бұрын
𝐰𝐚𝐫𝐲𝐚𝐚 𝐂𝐮𝐦𝐞𝐞𝐫 Gbdha Wax si fiicn ula duub 😏 𝐛𝐢𝐥𝐚𝐚 𝐱𝐢𝐬𝐡𝐨𝐨𝐝 𝐛𝐚 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 Yasma badnidaaa
@faadumoaxmed8277
@faadumoaxmed8277 6 ай бұрын
War gabadha caadi wax ula duba yasmo badana kuwan
@haboondiini-fz5fh
@haboondiini-fz5fh 6 ай бұрын
Cumeer mx ka qldn uf respecless wye😢gapdha attention sii oo vidioga sfcn ula duuwa😮
@user-xs9hi7mx9c
@user-xs9hi7mx9c 6 ай бұрын
garacdu Xasidsana Wr inanta Si fcn wax ula duuba Kuwa Kleba Wad iska Dhadgicisane
@MomtasOmar
@MomtasOmar 6 ай бұрын
Cumeer waa bilaa ixtiraam wlhi u arkayaa in meesha video la duubayo muxuu caruurta ula shekaysanayaa muu gabadha wakhti siiyo
@ConfusedChefHat-vf7qs
@ConfusedChefHat-vf7qs 6 ай бұрын
Sundus waa gabar qalbi wanaagsan m.a sooo dhaweeya😢🎉❤
@MaxamedCabdulahi-fn6yz
@MaxamedCabdulahi-fn6yz 6 ай бұрын
cumeyr koko markow wax la duubaaye waa faraxsanay hada maxa ka xanaajiyay
@user-fz4cg4fb5k
@user-fz4cg4fb5k 6 ай бұрын
Ala cumer iyo zaki kibir badan abayo hori usoco
@HadiyoIbrahim
@HadiyoIbrahim 6 ай бұрын
dadkan comment so qorayo hadhow hdey runta shegto waxa dhaheysiin wa benteed😢
@AnnoyedCheese-ko7pw
@AnnoyedCheese-ko7pw 6 ай бұрын
Attention maba kusiinsyaan kuwani😟
@umalkhairyousuf5540
@umalkhairyousuf5540 6 ай бұрын
Somaalay garacadan istuusinta aynu gabadha uga hiilino 100 k gadhsiino😢😢 eeg dacad waxba ulama duubayane
@ubahti7802
@ubahti7802 6 ай бұрын
I like how Ridwan is helping sundus ❤
@amuunimohamedsaid
@amuunimohamedsaid 6 ай бұрын
Kuwan wa is bojenayaan abayo wxba haka codsan ish
@Somaligamer2
@Somaligamer2 6 ай бұрын
Qofka ugu horeya ayaan ahay horw sundus keep going 100k subscriber❤
@user-bh8vh5lc7h
@user-bh8vh5lc7h 6 ай бұрын
Alaahuma salicalaanabiyinaa muxamad salalaahu calayhi wasalam alaahuma salicalaanabiyinaa muxamad salalaahu calayhi wasalam alaahuma salicalaanabiyinaa muxamad salalaahu calayhi wasalam alaahuma salicalaanabiyinaa muxamad salalaahu calayhi wasalam alaahuma salicalaanabiyinaa muxamad salalaahu calayhi wasalam alaahuma salicalaanabiyinaa muxamad salalaahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@berdilacshe6046
@berdilacshe6046 6 ай бұрын
Gabaleel haloo taaabto❤❤❤❤❤❤ dheri giliya
@user-fo4iu1zg8h
@user-fo4iu1zg8h 6 ай бұрын
Ku Sali nabigena Suban❤❤❤
@user-uo1ni2gt2t
@user-uo1ni2gt2t 6 ай бұрын
Saan mxa waye qurxey hada kadib girigaga wax ku duuuubo😢😢😢
@user-pp5wl6di3z
@user-pp5wl6di3z 6 ай бұрын
Sundus iyo zaki guurkiin guur kheyr
@saharwafa7539
@saharwafa7539 6 ай бұрын
Zekiba waa la caawiyey waa loo furay Sundus miskiin waaye.
@user-ew2bt4ji2u
@user-ew2bt4ji2u 6 ай бұрын
Waaw sundus abaayo asturaada aa ku fiican tahaay❤❤❤
@ayaankaba7543
@ayaankaba7543 6 ай бұрын
Saki somali Sandus wuu jecelyahay❤
@nafizaadan6668
@nafizaadan6668 6 ай бұрын
Gurigaaga wax ku duubo hada kadib😢
@user-xp9hm3wx1s
@user-xp9hm3wx1s 6 ай бұрын
Ax wllhi maskiin waaye inanta caadi wax ula duuba oo ixtiraam siiyaa plz 😢
@amalkhayre6379
@amalkhayre6379 6 ай бұрын
Abayo horay usoco dhalinyarada waxaan ka codsanayaa in eey dacad isku noqdaan
@user-cg6qt7mz6d
@user-cg6qt7mz6d 6 ай бұрын
Wow keep going abyo ❤
@dhiirigaliyeofficial1751
@dhiirigaliyeofficial1751 6 ай бұрын
inbadan baan sugaye sundus adigo chanel leh hambalyo sister😊❤
@alonegirl8
@alonegirl8 6 ай бұрын
Gbdha kor u qaada kuwa kale kama ficne
@canabmaxamuud7649
@canabmaxamuud7649 6 ай бұрын
Haa sax waaye❤❤❤❤
@Cuntokarin3973
@Cuntokarin3973 6 ай бұрын
❤❤😊
@Djmora34
@Djmora34 6 ай бұрын
Welcome to welcome back my sister ❤
@user-te6pt4sj4l
@user-te6pt4sj4l 6 ай бұрын
Cumeer nuuuuu caas maatahayna😢
@berdilacshe6046
@berdilacshe6046 6 ай бұрын
Walashiin waye fallow
@user-hk5rs9fp9i
@user-hk5rs9fp9i 6 ай бұрын
Sundus videoyadah Soo badi😂😂wax xaraaradah keen abaayo😊😊
@user-ox6te3ko2u
@user-ox6te3ko2u 6 ай бұрын
Sundus hore u soco wll❤
@berdilacshe6046
@berdilacshe6046 6 ай бұрын
Waaa walasha ooo kale dheer giliyya
@user-sx5sw6ib2p
@user-sx5sw6ib2p Ай бұрын
Saki wllhi waaa qofxun bismilaal sabas karabkii wakalalabtay wllhi ciil buu igu dilay cumeer babadhama😊
@nimcoali1354
@nimcoali1354 6 ай бұрын
Keep going sister ❤
@XafsaAbdiwali
@XafsaAbdiwali 6 ай бұрын
Keep going
@YuslimJeylaani-bc2ch
@YuslimJeylaani-bc2ch 6 ай бұрын
Horay usoco sister ❤️
@FihiimaIbrahim672
@FihiimaIbrahim672 6 ай бұрын
Sundus is not easy 😂😂
@user-op6ur6yg3e
@user-op6ur6yg3e 6 ай бұрын
Sundus king ceyda barank kusamiy abayo mcn ❤😂😊
@Footballer1165
@Footballer1165 6 ай бұрын
Caadigaga uhadal sa uhadlaysid iskada wll
@Ruusa-tq4pu
@Ruusa-tq4pu 6 ай бұрын
Amira iyo faatma plz soqabo sundus
@isninarage6277
@isninarage6277 6 ай бұрын
Keep going sstr wankuwata😮
@SAADIQAhmed-gg5vk
@SAADIQAhmed-gg5vk 6 ай бұрын
Keep going 🤗❤my queen 💗 sudus ayaanle🎉
@Cuntokarin3973
@Cuntokarin3973 6 ай бұрын
Keep going😊
@user-zd6eb7dt8w
@user-zd6eb7dt8w 6 ай бұрын
Sunsud keep going abayo ❤❤
@user-dy3kp6yv6t
@user-dy3kp6yv6t 6 ай бұрын
Mahasanid abayo hoyray usoco❤
@user-yt7sj2fr1s
@user-yt7sj2fr1s 6 ай бұрын
Akhas Gabadha Way yasayan Na wll kaliga wax soo Duubo kuwan Daacad Kama aha Barnamijka😢
@user-ie9jc1fw2d
@user-ie9jc1fw2d 6 ай бұрын
Lakin cumeer 1gacan aya ku soo aaday 2 gain ayuuna ku cunooya cumeer qiyano ayaa ciyaarta ku wada ee juuji Sundus abayo noo soo badi cudsi waye 🙏 🙏 🙏 🙏 🙏 ❤❤❤❤
@Hadiyasayid
@Hadiyasayid 6 ай бұрын
First comint😂😂😂
@user-td6bs7wm2m
@user-td6bs7wm2m 6 ай бұрын
Saki samali is not easy 😅😅😅❤❤❤❤
@cabdalamoha223
@cabdalamoha223 6 ай бұрын
Sundus + zaki:::: ❤
@Dhiiragalin
@Dhiiragalin 6 ай бұрын
Sundus ayaale waan ku wataa wall saki soomali iyo cumeer waan salamaya 😢😢😢😢
@BarwaaqoCabdu
@BarwaaqoCabdu Ай бұрын
Wow wala max kudid ilda asdornti😊 masha Allah
@rihaamyussuf-lj6zt
@rihaamyussuf-lj6zt 6 ай бұрын
kuxumeen zunduz aan garziino mel dheer azxabey
@user-wn2db6ez7g
@user-wn2db6ez7g 6 ай бұрын
❤❤❤keep going sister ❤
@hamdawarda7528
@hamdawarda7528 6 ай бұрын
Oh Cumiir and baby Nahida ❤
@user-pn7ki3xs3j
@user-pn7ki3xs3j 6 ай бұрын
Maraxsanaa wuxu😊challenge caadiya so duup
@user-bh8vh5lc7h
@user-bh8vh5lc7h 6 ай бұрын
Sundus kibirbadanidaa abay kibir luugumadalagalin biniaadam 😂😂😂😂😂
@cabdicasiisidoor7683
@cabdicasiisidoor7683 6 ай бұрын
Guuleyso wll
@user-ki1yw6pt1q
@user-ki1yw6pt1q 6 ай бұрын
Soo badi mcneyyy❤
@Mineyyyyyyy
@Mineyyyyyyy 6 ай бұрын
😂cumer makente😂😂is mada dalis cdi owda aynta tiktok algu bilawe
@Sacdiyo937
@Sacdiyo937 6 ай бұрын
Anaa uhoreeyo❤
@user-ge1ve9jy2g
@user-ge1ve9jy2g 6 ай бұрын
Anba nacy wa sher wa like sundusey nga daa wllo 😂😂😂
@osmandaad8275
@osmandaad8275 6 ай бұрын
Mashaa alaah abaayo 😂❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂
@user-el5fq7mn5j
@user-el5fq7mn5j 6 ай бұрын
Keep going abyo❤❤❤
@user-te1lh3fm8w
@user-te1lh3fm8w 6 ай бұрын
Gamco la.an 😂😂😂😂 gacan dheh abyo
@user-bs6gu5tk4q
@user-bs6gu5tk4q 6 ай бұрын
Saki somali qosol badannaa 😂😂
@sareedocabdi6168
@sareedocabdi6168 6 ай бұрын
Soo badi ❤
@haboondiini-fz5fh
@haboondiini-fz5fh 6 ай бұрын
Gamco😂😂sundus wa iga qoslisy😅
@waanoiyowacdi7323
@waanoiyowacdi7323 6 ай бұрын
Plz sundusey sida ay amiiro iyo uhadlaan uhadal waxan hadal mahee😂
@musaymoabdi8509
@musaymoabdi8509 6 ай бұрын
Keep going ❤🎉
@Fans...sundus
@Fans...sundus 2 ай бұрын
Wlhi qurux thy xpipti❤
@user-xp9hm3wx1s
@user-xp9hm3wx1s 6 ай бұрын
Video bahdil ah weeyi kani wllhi waar saan wax dhaama ula dhaqma inanta😢
@Nur.Ducale
@Nur.Ducale 6 ай бұрын
Ma awoodo kulahaa faraha maa kucuntid😂😂😂 War niyahow saas hadii la iixiro oo gacmaha aan gadaal leyga xirin waxaaba aaminsanahay inaan wax walba kusameysan karo
@user-qw5jh9bz6b
@user-qw5jh9bz6b 6 ай бұрын
Sundus ayanle❤
@ShayCade11
@ShayCade11 6 ай бұрын
Adi l££ lagu tum££££😂😂😂😢
@umiira.maxmed4984
@umiira.maxmed4984 6 ай бұрын
Zaki wllhi wa wil fican ixtiram badan lkn cumeer waba istus yuu iska dhadhicinya doqnku
@gurey_muzeh
@gurey_muzeh 6 ай бұрын
Zaki gameke daacad kma aha uskaga
@xaawomirefaarax-ni6xy
@xaawomirefaarax-ni6xy 6 ай бұрын
Zaki laqaataa caadi ah cumeer arag jees jees💯
Get 10 Mega Boxes OR 60 Starr Drops!!
01:39
Brawl Stars
Рет қаралды 19 МЛН
The Giant sleep in the town 👹🛏️🏡
00:24
Construction Site
Рет қаралды 20 МЛН
Мы сделали гигантские сухарики!  #большаяеда
00:44
ASAD OO NOO BOOTEEYAY SHEEH QOFKASTO IYO SIRTA UQARSOON
25:15
KOKO BULLE
Рет қаралды 378 М.
CEYDA IYO SUNDUS WAXBA ISKU REEBAN GAME KII UGU QOSOLKA BADNAA😂
13:32
Cimraan Channel
Рет қаралды 173 М.
HOOS HALA WADA FIIRIYO GAME KII UGU QOSOL BADNAA AAN CIYAARNO🤩
10:05
ZOMBIE ATTACK
37:26
King Ceyda
Рет қаралды 462 М.
Get 10 Mega Boxes OR 60 Starr Drops!!
01:39
Brawl Stars
Рет қаралды 19 МЛН