Cuntada aan cuno markaan miisanka Iska ridayo | Mini vlog

  Рет қаралды 23,828

Aj & Fadna Family Vlogs

Aj & Fadna Family Vlogs

3 жыл бұрын

Subscribe to our family channel:
AJ & FADNA FAMILY VLOGS
/ @ajfadnafamilyvlogs8664
Camerada aan isticmaalo
amzn.to/2XY4ieZ
Lighting aan isticmaalo
amzn.to/2DuP87q
Microphone aan isticmaalo
amzn.to/2R3wZpb
Follow me on Instagram: / fadna_1
Snapchat: Add me / fadna11
Contact: aj.fadna@gmail.com

Пікірлер: 100
@balgisamusa7359
@balgisamusa7359 3 жыл бұрын
Masha allah tabarak keep going sister fadna
@farhiaali5107
@farhiaali5107 3 жыл бұрын
Maasha alaah hore mar WACAN
@hodmanali5414
@hodmanali5414 3 жыл бұрын
mansha allah fadna walashay
@nooranoora4503
@nooranoora4503 3 жыл бұрын
Masha allah abaayo shukran queen 🥰
@Somfamilyfun
@Somfamilyfun 3 жыл бұрын
Masha allah thanks lkn adoo karinaya soogeli plz💝👍
@sadiamohamed6398
@sadiamohamed6398 3 жыл бұрын
Masha allah mahadsanid abaayo
@dhoolabdi1
@dhoolabdi1 3 жыл бұрын
Masha allaah thanks abayo ❤️❤️❤️❤️❤️
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 3 жыл бұрын
Keep going sister ❤
@queenramla3271
@queenramla3271 3 жыл бұрын
Keep going sis
@cookwithme8048
@cookwithme8048 3 жыл бұрын
Awaiting 😏
@roodawaleed1934
@roodawaleed1934 3 жыл бұрын
masha Allah
@nimcokyf
@nimcokyf 3 жыл бұрын
Ilahay haku fududeeyo walashay qali ✊🏽👍🏼👏🏼✊🏽👸
@khatrinahzadeeq7093
@khatrinahzadeeq7093 3 жыл бұрын
Thank you fadna huuno soo badi video diet dhirigalin bay noo tahay
@sahruujachannel
@sahruujachannel 3 жыл бұрын
Keep going Sister
@susumohamed7293
@susumohamed7293 3 жыл бұрын
keep going my darling 😘 ❤ aniga xiita waxaan raba inaan iska riido inshaAllah alle ga nala garab galo amiin yaa rabi
@NiamasOrganicBeauty
@NiamasOrganicBeauty 3 жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️❤️keep it up
@barlinyusuf8803
@barlinyusuf8803 3 жыл бұрын
Horay usoco abayo
@user-dz6xg5bb1c
@user-dz6xg5bb1c 3 жыл бұрын
الله يحفظكم يا عسل 🤗
@manalyousaf4902
@manalyousaf4902 3 жыл бұрын
Manshalah
@AliKhan-sq9iz
@AliKhan-sq9iz 3 жыл бұрын
Thanks 👍👍 biibi
@maimunaaden58
@maimunaaden58 3 жыл бұрын
Mash allha
@khadraciise3634
@khadraciise3634 3 жыл бұрын
Mashaalah
@roodomaxamedfaarax5662
@roodomaxamedfaarax5662 3 жыл бұрын
No so badi xppti Tnkz ❤
@Rabiyownabadbaadi
@Rabiyownabadbaadi 3 жыл бұрын
Walaalo cuntada sideed u samaysay way fiicnaan lahayd in aad na tusto wixii oo diyaarsan uunbaad na tustay
@rawdhaadam1616
@rawdhaadam1616 3 жыл бұрын
Asalam alaikum walalo
@Aash179
@Aash179 3 жыл бұрын
Fadna side ilmaha u kala korsataa yacni family planning
@aminaabdillahi3785
@aminaabdillahi3785 3 жыл бұрын
Asc fadumo wakusalamay adi iyo caruurtada iyo saygada wadawada chenalkaga waxakuwaydinaya
@naimabarre8370
@naimabarre8370 3 жыл бұрын
ABAYO wax jimicsi ma sameysidmiyaa ???
@fawziyocirfe9453
@fawziyocirfe9453 3 жыл бұрын
Asc abyo fadna See usamaysaa beedka
@ikranabdi4467
@ikranabdi4467 3 жыл бұрын
😍🥀
@sadiamohamed6398
@sadiamohamed6398 3 жыл бұрын
Abaayo fatma shaha sokor miyaad kucabtaa markaad iscateyneyso ilasowadag mahadsanid
@dhiiragaliye1123
@dhiiragaliye1123 3 жыл бұрын
Abaayo keep going adinkuna cayilkaad iska ridaysaan ayagana Cayila aan nagulahayaa marka abaayo kan wax lagu eid garayee ii sheeg seen usoo dagsadaa
@ifkamedia8334
@ifkamedia8334 3 жыл бұрын
Waw i'm also on diet plan siz, i want to learn some few things from u
@ajfadnafamilyvlogs8664
@ajfadnafamilyvlogs8664 3 жыл бұрын
Let’s do it sis. I will also share food that I buy to loose weight.
@ifkamedia8334
@ifkamedia8334 3 жыл бұрын
@@ajfadnafamilyvlogs8664 thank u sweet u are the best. Kisses for the kids. I love u all
@adoontiiale8410
@adoontiiale8410 3 жыл бұрын
@@ajfadnafamilyvlogs8664 asc sis thank you for sharing this, sis waxaan rabay inan kula soo xiriiro WhatsApp ma leedahay
@muunageenyo5286
@muunageenyo5286 3 жыл бұрын
Waan jecelahay inaad Mar kasta ka hadasho
@user-ox1lv2vn2w
@user-ox1lv2vn2w 3 жыл бұрын
fadna walaalo collagen kii maad iska joojisay
@nurahelmi135
@nurahelmi135 3 жыл бұрын
maasha allah tabarakallah keep going xbbti Allah yaxfidk
@ilwadmohammed753
@ilwadmohammed753 3 жыл бұрын
Qofka iscatenayo kawaran hadii uu isticmali karo
@sagalmire952
@sagalmire952 3 жыл бұрын
Faduma waxaa ku sugaayo team qiso
@hooyofarxiyo7735
@hooyofarxiyo7735 3 жыл бұрын
Noso badi walalo
@almahaaji4917
@almahaaji4917 3 жыл бұрын
Abaayo codsi waye cuntada misanka dhimista nala wadaag mar wlbo plz🙏🙏🙏❤
@shabacabdirahman7280
@shabacabdirahman7280 3 жыл бұрын
Fadnay nagu so bir wllhi adeg wan kula so wadagya emil iso dir
@sheekoonline925
@sheekoonline925 3 жыл бұрын
Asxabeey subscribe ii saara adinkoo mahadsan allah ha idiin xifdiyo
@mouna47
@mouna47 3 жыл бұрын
A friend of mine offered me a chocolate bar yesterday. I said no thanks, I am on WL journey with Fadna caddey. She said who,?? Lol
@ajfadnafamilyvlogs8664
@ajfadnafamilyvlogs8664 3 жыл бұрын
Oh wow! I"m so proud of you sis mash'allah keep it up. I can't wait to share with you guys how much I lost this week. Keep an eye for a video on Friday insh'allah
@alishaalexa4099
@alishaalexa4099 3 жыл бұрын
Same here I started today and my friends offered me chocolate cake 🎂 but I sticked to my plan😍🥰🥰🥰
@yacquubbakal6727
@yacquubbakal6727 3 жыл бұрын
isoqabo wllo fadlan isowabo whats app +252907954457
@ummuamaar3627
@ummuamaar3627 3 жыл бұрын
Ilmaha naaska ma siisaa wllo ?? Hdd siisid liindhanaan iyo biyo mala cabi karaa aroortii?
@ajfadnafamilyvlogs8664
@ajfadnafamilyvlogs8664 3 жыл бұрын
May anigu naaska ma siiyo lakiin liin dhanaan waad cabikarta. Lakiin apple cider lama cabo hadii aad nuujinaysid
@anr4578
@anr4578 3 жыл бұрын
Aj & Fadna Family Vlogs oo wll sabb aa oga jojisa cuntaada way yarthy wali
@Akp83366
@Akp83366 3 жыл бұрын
Masha Allah Faduma waan kula bilaabay aniga July ayaan umulay dhowr kiilo ayaan rabaa in aan iska rido macaanka ayaan iska kari la,ahay ee soo sheeg waxaan isaga celiyo mahadsanid Abaayo dhiira galintaada🚴‍♀️🚴‍♀️🚴‍♀️
@ummomucaad3877
@ummomucaad3877 3 жыл бұрын
Acs wali babygi ma nojinoysa Adi diet sameyneyso
@fardowsoiskufillan
@fardowsoiskufillan 3 жыл бұрын
Fatima iyo jamaal please subscribe igu caawiya Allaha idin caawiyo adinka iyo owlaadiina wiilka yarna Allaha idin caafiyo aamiin yaarabi
@hamdiabdulle3559
@hamdiabdulle3559 3 жыл бұрын
Asc mar walbo waxaan jeclahay in aan is caateeyo mana sameeyo ila tali 9kiilo ayaan ahay nuuna yar ayaan heestaa?
@anhaarmohamed3175
@anhaarmohamed3175 3 жыл бұрын
Anigaw kula miid baa aaahy 3 bilood ba dhalanhy 120kg ba aahy
@sanaa8367
@sanaa8367 3 жыл бұрын
@@anhaarmohamed3175 Allah misaankaagu wuu culusyahay iska gaadh
@naimamohamud934
@naimamohamud934 3 жыл бұрын
Fadna wll milix ma ku darsataa cuntada
@fathiahassan3721
@fathiahassan3721 3 жыл бұрын
Fadna kulamid baan ahay huno malinti waxad cuneyso habeenki so bandhig ama aroorti an ana is cateeye please hhhhhhhh
@nimcooniahmed9901
@nimcooniahmed9901 3 жыл бұрын
Masha allah xbbti fadna no so badi ani xataa 5bil aan wadaa diet plan alxmd natiijo fcn waan ka helay 18k aan riday wilin hadafkeygi wax yar aa iga dhiman allah noo wad rumeeyo riyooyinken anago cfmd qabna
@Shayma122
@Shayma122 3 жыл бұрын
Maxaa samaysay qaali
@nimcooniahmed9901
@nimcooniahmed9901 3 жыл бұрын
@@Shayma122 xbbti cuntad waan iska badalay gym waan adaa alxmdha ilaheey waa ila garab galay wax yar aa idhiman insha allah
@user-hr6dr7rm4t
@user-hr6dr7rm4t 3 жыл бұрын
Fadna babyga naas ma sisid
@ambiyonoor65
@ambiyonoor65 3 жыл бұрын
Cashada lee iska daaya plz
@rajaachannel4245
@rajaachannel4245 3 жыл бұрын
Wlhi wuxuu Alle na faray cidii maqasha farxad ka maqan malahan, xata maqalka aadanka waad ku farxaysa xiliga salaada cajiib. Aduunka farxad, qabrigana wehel, aakhira Janno , tarbiyada naftada kudadaal. Fadlan subcribe iisaar oo ii kaalay sxbtinimo cusub ila bilaw
@nimcokyf
@nimcokyf 3 жыл бұрын
6 biloow ayan 14 kilo iskaga riday runti sahal mahan iscatayntu goaan adaag ayay ubahan tahay insha alh wali waan wadaa hada 75 ayan ahay ilaa 65 💪🏽✊🏽
@nimcokyf
@nimcokyf 3 жыл бұрын
@filsxney 1 abayo waxaan isticmalay herbalife kow jimicsi iyo socod badna wan sameyay cunada aan cunana wan badalay lkn qofba si ayu dieska usameyaa bahashasa icawisay
@umalahmed5538
@umalahmed5538 3 жыл бұрын
Ilmaha yar naaska sidee usinaysa adoobila casha
@aminaguled8386
@aminaguled8386 3 жыл бұрын
Walaal sheekooyinka dilka ah ha uga sheekeen somalida waayo waa dad copy miiran ah wax aad adigu tiri yaan qof lagu tijaabin
@zahrahassanasc2984
@zahrahassanasc2984 3 жыл бұрын
Awal maa hada amaan layahay so ayaga dadka qarxiyo xaley qarax dhacay dad jalaato iska cunaayey laisku qarxiyey kii halqof dila roon
@najuumchannel5062
@najuumchannel5062 3 жыл бұрын
Masha alah abyo ani 3bil waxa iskaga jaray 10 kilo alx wana ku faraxsanhy lkn waxan sameya malin walbo wa soma jimcaha bes aan afuranahy 6 bari kale a soma hadana wan siwada ilaa mesha rabay aan ka gaaro insha alah alah isaqiro
@queensamaravlogs5147
@queensamaravlogs5147 3 жыл бұрын
Mashalh
@aragsanahmed8849
@aragsanahmed8849 3 жыл бұрын
Wll ani xataa wn ku gudo jiraa in aan 15k iska rido lkn wll ado raliya hal mar noo soo gali in sida aad u samaynayso cunadad aad sadexda wakhti cuntid
@Aalamualkium
@Aalamualkium 3 жыл бұрын
Shaah laso sheer garee
@rawdhaadam1616
@rawdhaadam1616 3 жыл бұрын
Let us go mum and I am mum of 3 kids
@saynabahmed8688
@saynabahmed8688 3 жыл бұрын
Asc walalo maad naaska miyan sin kara caday isdhubayo
@hamdimouminhassan9043
@hamdimouminhassan9043 3 жыл бұрын
Miisaanka bdn wa dhibato aniga 11bilood Aya 23kg Ku riday aad Ayana u faraxsanahay
@farahwarsame9975
@farahwarsame9975 3 жыл бұрын
Hjlö
@haniabdi1363
@haniabdi1363 3 жыл бұрын
Masha Allah Tabarakallah abayo
@samsamabdi3077
@samsamabdi3077 3 жыл бұрын
Hamda seee ku ridy ma ishegi krta wxa Ad smysy
@hamdimouminhassan9043
@hamdimouminhassan9043 3 жыл бұрын
@@samsamabdi3077 abayo csokor bur baasto baris salid aya jojiyay waxa cuni jiray salad 🥗 eggs iyo qamadi mar mar salbuko
@samsamabdi3077
@samsamabdi3077 3 жыл бұрын
@@hamdimouminhassan9043 mhdsanid xbbi lk wx gym mad adi jirty
@zahrokeeyf2034
@zahrokeeyf2034 3 жыл бұрын
thyroid maxa laga wada abayoyin
@fatmaasad3998
@fatmaasad3998 3 жыл бұрын
Dhuunta laga qalay muddo kahor
@ayanjamamohamed5888
@ayanjamamohamed5888 3 жыл бұрын
Hadan billaabayaa dhayadka aan kaa faaiidne sister cuntada soo gali
@neyruusneyruus4638
@neyruusneyruus4638 3 жыл бұрын
Thyriod maxa waye walashey? Ina wax ka ogado aya raba thyriodka waxa u yahy pleas iso jawab mahad sanid.
@cadaarcabdirisaq5326
@cadaarcabdirisaq5326 3 жыл бұрын
waqanjirka kasobaxa dhunta burada kasobaxdo weye wall
@ifrahadanlifestyle918
@ifrahadanlifestyle918 3 жыл бұрын
masha allah faduma sis alaab aan isticmaalay oo miisanka iskaga riday subixii aan ku quraacdaah iyo habaankii baan kucasheehyaah daal ka iyo caajiska wuu kaayaraanayaah aniga xitaa miisanka igma dhici jirin lkn wuu iga dhacay masha allah waa 46700056386 isooweydiih
@farahwarsame9975
@farahwarsame9975 3 жыл бұрын
Kv bnpb bnölön
@aminaguled8386
@aminaguled8386 3 жыл бұрын
Aniga waxaan ku dhihi lahaa waxaad ku badalataa sheeko dadka wax u taraysa oo wanaag ka hadlaysa
@ayannaismail158
@ayannaismail158 3 жыл бұрын
Kito dated miya samenesa
@happyofficiall
@happyofficiall 3 жыл бұрын
Masha allah
SIDA AAN USAMEEYO CUNTADA AAN ISKU CAATEEYO
15:25
Aj & Fadna Family Vlogs
Рет қаралды 98 М.
One moment can change your life ✨🔄
00:32
A4
Рет қаралды 33 МЛН
WHO LAUGHS LAST LAUGHS BEST 😎 #comedy
00:18
HaHaWhat
Рет қаралды 23 МЛН
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 7 МЛН
WAXAAN BILAABAY INAAN MISAANKA ISKA RIDO
12:18
Aj & Fadna Family Vlogs
Рет қаралды 46 М.
CUNTOOYINKA AAN JOOJIYEY INAAN CUNO INTA AAN MIISAANKA ISKA RIDAYO
10:17
Aj & Fadna Family Vlogs
Рет қаралды 33 М.
baro sida ugu fudud ee bancake loo sameeyo
4:17
Nurto family
Рет қаралды 109
WAAR DAG DAG AH
23:35
Habar media
Рет қаралды 481
TALO kusocota waalidka caruurta University usocda.
2:13
Aj & Fadna Family Vlogs
Рет қаралды 1,1 М.
Shaaxii dhexda ii yareey
7:10
Aj & Fadna Family Vlogs
Рет қаралды 62 М.
One moment can change your life ✨🔄
00:32
A4
Рет қаралды 33 МЛН