SIDA AAN USAMEEYO CUNTADA AAN ISKU CAATEEYO

  Рет қаралды 98,042

Aj & Fadna Family Vlogs

Aj & Fadna Family Vlogs

3 жыл бұрын

Follow: / hooyo_homeschool
www.amazon.co.uk/BARO-SOOMAAL...
Subscribe to our family channel:
AJ & FADNA FAMILY VLOGS
/ @ajfadnafamilyvlogs8664
Camerada aan isticmaalo
amzn.to/2XY4ieZ
Lighting aan isticmaalo
amzn.to/2DuP87q
Microphone aan isticmaalo
amzn.to/2R3wZpb
Follow me on Instagram: / fadna_1
Snapchat: Add me / fadna11
Contact: aj.fadna@gmail.com

Пікірлер: 217
@ajfadnafamilyvlogs8664
@ajfadnafamilyvlogs8664 3 жыл бұрын
Asc asxaabta qofkii raba buuga halkan KALA XARIIRA HOOYO HOMECHOOL instagram.com/hooyo_homeschool/ ama AMAZONE KEE SOO BOOQDA BOOGAAG KALE AYAAD KAHELI KARTAAN. www.amazon.co.uk/BARO-SOOMAALIGA-BUUGA-Hooyo-Homeschool/dp/B08KBJ8PCJ/ref=mp_s_a_1_1?dchild=1&keywords=hooyo+homeschool&qid=1601641470&sr=8-1
@yacquubbakal6727
@yacquubbakal6727 3 жыл бұрын
isoqabo wllo fadlan isowabo whats app +252907954457
@ayanqaasim8183
@ayanqaasim8183 3 жыл бұрын
Sc wallo ma ila soo xidhidhi kartaa sis
@ayanqaasim8183
@ayanqaasim8183 3 жыл бұрын
Sc
@rodaabdulle2785
@rodaabdulle2785 3 жыл бұрын
Mahadsanid mcnto jisaakallaah qeyr wallaahi wan kahelay
@hiilhooyohiilhooyo4007
@hiilhooyohiilhooyo4007 3 жыл бұрын
Fadumooy Sher isamee pls aduunku waa malme
@Withlovezahra
@Withlovezahra 3 жыл бұрын
Hey, you special person scrolling down. In case you need a reminder today: you are worth every happiness, you are stronger than you think you are. May you soon shed tears of joy in replacement for all the struggles mentally, physically, spiritually 20/20 year hand you!
@Somfamilyfun
@Somfamilyfun 3 жыл бұрын
Jazakumullahu khayran saad noolasoo share garaysay👌
@hodanmohamed9351
@hodanmohamed9351 3 жыл бұрын
Fadna waan ku saamey adiga iyo xajigada iyo caruurta habada u ahay quruxay cunto wanaagsan ayad ibartay allah khayr hakusiiyo
@mohamedqadar6730
@mohamedqadar6730 3 жыл бұрын
Mahadsanid wllqali
@fartunabdullahi9804
@fartunabdullahi9804 3 жыл бұрын
Masha Allaah Thank you Abayo 😘😘😘🙏
@maryamaadem7179
@maryamaadem7179 3 жыл бұрын
Maasha allaaha 😍👌
@ayaanabdimusse9273
@ayaanabdimusse9273 3 жыл бұрын
Mashaallah tabarakallah love it sis keep going 😘 💗 💕
@hodanroble9639
@hodanroble9639 3 жыл бұрын
Ok aroortii qofkasta. Waa sida
@raqad4642
@raqad4642 3 жыл бұрын
Masha Allah beautiful colorful and healthy plate bil caafiyo fatima I will buy this pressure cooking pot insha Allah
@idajasuban8678
@idajasuban8678 3 жыл бұрын
Mashallah wax badan baan kaa faaiiday thanks noo soo badi waxa aad isku caateeyso
@maryanabdow4328
@maryanabdow4328 3 жыл бұрын
maashaa Alaah jzkalahu kheyran abaayo
@ubahindho3414
@ubahindho3414 3 жыл бұрын
Manshaa Allah Xabibti Cafimaad kucun
@moutaindew217
@moutaindew217 3 жыл бұрын
Mashallah
@safisheikh-ali5847
@safisheikh-ali5847 3 жыл бұрын
Maashaa allaah bil hanaa wa shifaa
@anabmohamed9808
@anabmohamed9808 3 жыл бұрын
Masha allah sis ❤️
@Aalamualkium
@Aalamualkium 3 жыл бұрын
Masha Allaah tabaraka laah sister
@mohamedqadar6730
@mohamedqadar6730 3 жыл бұрын
Mansh Allah inbadan alle haku daweyo Inbadan insha alllha inbadan sister keep going you wllqali
@balgisamusa7359
@balgisamusa7359 3 жыл бұрын
Masha allah tabarak jazakallah abyo fadna allah kula garab galo
@haniaybakar9477
@haniaybakar9477 3 жыл бұрын
Masha allah abaayo waa wax fiican ❤️
@anisamedia6625
@anisamedia6625 3 жыл бұрын
mashallaah wllaha iso boqda waan ku so boqdey thanks
@canabahmed8082
@canabahmed8082 3 жыл бұрын
Mashaa Allaah Abaayo
@ayaanahmed6843
@ayaanahmed6843 3 жыл бұрын
Mash Allah tabark Allah
@fatushahmed7069
@fatushahmed7069 3 жыл бұрын
walaalo mahdsanid 4days baaba kujira diet inoo soobadi I.a
@fatmaabdulkadir9797
@fatmaabdulkadir9797 3 жыл бұрын
Masha ala
@naciima8799
@naciima8799 3 жыл бұрын
Please haaysku darin liinta Iyo apple side vinegar waa kuluulyihin waxa laga qaad gaas iyo beer xanuun aniga waxa i sheegay Dhakhtaar kala gooni u samayso buu igu yidhi oo haaysku darin liinta Iyo sinjibisha Iyo apple 🍏 side vinegar please apple side vinegar Iyo malabka isku dar liinta iyo malabkana isku daar qaali waa iga codsii
@rahimamusse5796
@rahimamusse5796 3 жыл бұрын
Keep going sis
@mardiyagardad8304
@mardiyagardad8304 3 жыл бұрын
You’re doing great job sis mashallah, but I would recommend you don’t add potatoes because it has lots of carbs. Since you love cabbage you should try brussel sprouts they are delicious cook them with the carrots. 😋
@ayaanmunyemunye7139
@ayaanmunyemunye7139 3 жыл бұрын
Masha Allah abaayo😘😘😘
@Deeqa-dcy71
@Deeqa-dcy71 3 жыл бұрын
Allaah hakuu barakeeyo
@ikraanhassan7702
@ikraanhassan7702 3 жыл бұрын
Wow so yum & beautiful thanks abaayo wan ka helay runtii wan samaysan hada kadib insha allah
@kadraali3990
@kadraali3990 3 жыл бұрын
Mashaallah Mashaallah ♥ 😀 😄 👌
@muunageenyo5286
@muunageenyo5286 3 жыл бұрын
Mashllh qurx
@sagalhassan7677
@sagalhassan7677 3 жыл бұрын
Mansha'Allah
@zamzam5255
@zamzam5255 3 жыл бұрын
Maashaa ALLAAH
@mounatiti8446
@mounatiti8446 3 жыл бұрын
Masha allah sis 👏🏼🌹
@abdulahiahmed5067
@abdulahiahmed5067 3 жыл бұрын
you are beautiful girls keep going
@aishaadey2625
@aishaadey2625 3 жыл бұрын
Maansha allaa aadbaan idiin jeclahy farxad kunolada
@aishahassan2970
@aishahassan2970 3 жыл бұрын
Massa allah
@istaahildiriye3275
@istaahildiriye3275 3 жыл бұрын
Mashalah tabaraka waa cunta caafimaad ah kuna caataynaysa
@barlinyusuf8803
@barlinyusuf8803 3 жыл бұрын
Masha alah qatar waye xabibti
@sakiyakhalidofficial7312
@sakiyakhalidofficial7312 3 жыл бұрын
I’m your new friend ❤️😻keep going
@hamdaabdi9653
@hamdaabdi9653 3 жыл бұрын
Mansha allah wan garanaya Shugri cawsle ma ogayn inan buugag qorto
@somaliyameni202
@somaliyameni202 3 жыл бұрын
Mchlah hore u socda
@hibomohamed8767
@hibomohamed8767 3 жыл бұрын
Masha allah abaayo allaha ku xifdiyo cuntada qurux waaye sweet potatos kana waana kudarso insha allah waqti dheer cunto ma u baahanaysid slow energy release ayaa kujira , waxaan kaloo kaaga mahadcelinaa booga jazaakillahu khair jazaa
@khadroahmednur8296
@khadroahmednur8296 3 жыл бұрын
Khyr Allaha kusiiyo wnka faaiidnay wllshy alxamdulillaah
@hamdamohamed2598
@hamdamohamed2598 3 жыл бұрын
Cuntada iska yaree Wad catubiye Iscataysiinto cunto gaara luma cuno Kaliya gaajada un ba layska biyaa xuug waxba luma cuno
@keyses9681
@keyses9681 3 жыл бұрын
Waalhi waan qoslay nin dhano xaaskiisa subixii aanan aqoon seey u ektay Kulaha oo indhahaada kuus kuusa subaxi hurdad markaa kasoo kacdid nuuc kala tahay Walaahi kal iyo laaba u qoslay
@munajaama6547
@munajaama6547 3 жыл бұрын
Thank you wllo fadna qliyeey walhi talooyinbadan ban ka faaiiday book gana waan kahelay wanan dalbanaya insha Allah qli waxan kaa codsanaya adeega markad sosa maysanaysid ee dukanka joogto nala soo wadaag an alabta arko halkay kala taalo siaan uso adeegto qli hadi aad awoodo waxan jooga london♥️♥️♥️♥️♥️
@lailamuhammed8965
@lailamuhammed8965 3 жыл бұрын
Yes;)
@ifraaxmuxudin1562
@ifraaxmuxudin1562 3 жыл бұрын
Waxaa tahay qofka kaliya oon aad uga helo barmaamishyad ey so geliso baraha bulshad alaha ku xafido xbbti
@khadramahamed2715
@khadramahamed2715 3 жыл бұрын
Asc fatna wallo want kulasodaa ilahay watqigada hakubarakeyo aad umadada ugufa ideyneysid Plz iso sheeg instant pot kagaa wa meqa liter munaa waynyahay mise waa qiyas jzkumulah
@zamhaatjamac59
@zamhaatjamac59 3 жыл бұрын
Nooso badi fadna abayo
@safiya32
@safiya32 3 жыл бұрын
Mashalaah waa cunto Caafimaad ka u fiican
@hodanmohamuddirie7801
@hodanmohamuddirie7801 3 жыл бұрын
xagee ka heshay buugtaas fadumo walal qali horay usoco
@yasmincookingchannel8789
@yasmincookingchannel8789 3 жыл бұрын
MashaAllaah says 😋😋😋😋😋😋😋😋😋
@umusumayawabari4016
@umusumayawabari4016 3 жыл бұрын
Aniga fadna waxan ku jaclahay kalsanida
@suheylaabdifatah8311
@suheylaabdifatah8311 3 жыл бұрын
Walaalo nosoo badi different types of lunch kindly iyo weliba caruuta cyntooyinkooda
@hudamohamed5310
@hudamohamed5310 3 жыл бұрын
Salaam alkum sis apple side ginger not good for breast feeding do u breast feeding?
@safiyoqaasim916
@safiyoqaasim916 3 жыл бұрын
Maasha Allah cashada nala soo wadag iyo meeqa werkman ka dhacdey
@ajfadnafamilyvlogs8664
@ajfadnafamilyvlogs8664 3 жыл бұрын
Haye walal insh'allah
@dhamaystiran8342
@dhamaystiran8342 3 жыл бұрын
@@ajfadnafamilyvlogs8664 fadna xbbti love u😘😘
@shukrisharaf
@shukrisharaf 3 жыл бұрын
Mashaa allaah abaayo sow cunugta naaska ma nuujisid?
@ilhaanf663
@ilhaanf663 3 жыл бұрын
Replace the potatoes 🥔 with sweet potatoes to make it healthier 😋
@xaraagohussein5889
@xaraagohussein5889 3 жыл бұрын
Mansha alaah abayo cashadane maxa cunta 😘
@ikrahussein520
@ikrahussein520 3 жыл бұрын
Mansha allah keep going sister
@wardasharaf5687
@wardasharaf5687 3 жыл бұрын
From salma lajacleey
@xaliimofaaarax3680
@xaliimofaaarax3680 3 жыл бұрын
😍😍😍
@shukridheeman8264
@shukridheeman8264 3 жыл бұрын
Waa so duqooday .kkkk ma kaa yar yahay .mase waa mid laf yar oo kaa wayn
@mohamedqadar6730
@mohamedqadar6730 3 жыл бұрын
Asc abayo ado iga rali ah waxa leskucateyo osawir eh no sodir plz wllqali 🙏🙏🙏
@amranmohamud7465
@amranmohamud7465 3 жыл бұрын
Masha Allh thanks my sister keep going abayo 👍👍👍👍👍👍👍❤❤❤❤❤🌹
@Aliyahnoor
@Aliyahnoor 3 жыл бұрын
Abayo thyroidka ayaa keena swelling face anigaba subaxaha qaar sidaas ayaan kusoo kacaa cuntooyinka qaarna wey keenan hypothyroidism ayaan leeyahay waana isku arkaa inta badan
@anisamedia6625
@anisamedia6625 3 жыл бұрын
#Anisa#Media#
@mandeeqabdi6985
@mandeeqabdi6985 3 жыл бұрын
Asc walaaladey isooduceya bishi 9aad kujiraa inuu ilaah nabad igu kala keeno 🥰🥰🥰🥰🥰
@abdoulkarimabdoulkarimahme3425
@abdoulkarimabdoulkarimahme3425 3 жыл бұрын
Amiiin walashay ilahay haku so nabaad kala sarooh afaar indhood oo is egaya insha allah aniguna waxaan ka codsanayaah iin aan uur qadooh ayan rajaynaya ee ducada igu sodaar ukhti filaah aniga iyo intaa ilamiid aah
@abdoulkarimabdoulkarimahme3425
@abdoulkarimabdoulkarimahme3425 3 жыл бұрын
Gabadh baan ahay ukhti
@Dagandawlo24
@Dagandawlo24 3 жыл бұрын
Noo soo badi video gan oo kale xbbt
@nimcokyf
@nimcokyf 3 жыл бұрын
Wall buuka Amazon wanka arki wayay e noso sheeg sidan ku helna wan ubahanahaye
@rahmaabdilahi8251
@rahmaabdilahi8251 3 жыл бұрын
Mashlh wallo thanks
@nacimamohamed7120
@nacimamohamed7120 3 жыл бұрын
Fatma walal waku salamay salan kdb anigo jikeyga kale dhimeynin caloosha bis majari karaa
@munamacaw6178
@munamacaw6178 3 жыл бұрын
Abayey cashadana nogu soo dar
@umuxanaan9612
@umuxanaan9612 3 жыл бұрын
Mnsha allh alle hayskukiin barakeyo
@um.sumeya1377
@um.sumeya1377 3 жыл бұрын
Iso jawaba fadna iyo wixi gasaya ani mcn ayan qaba ama sonkor nocda 2aad ma badsado mcnka malabka hadan kadhaafo ma ku dhuubanayo
@honeyhabiib1196
@honeyhabiib1196 3 жыл бұрын
Maansha Allaah zbbt
@ummsuhana6036
@ummsuhana6036 3 жыл бұрын
asc abayo apple cider ma istamali kartaa hooyo nujinesaa
@ajfadnafamilyvlogs8664
@ajfadnafamilyvlogs8664 3 жыл бұрын
Wcs. May abayo ma isticmaali karto
@nasteexohusein4060
@nasteexohusein4060 3 жыл бұрын
Qofki dhirirkiisu yahay mitir lixdan iyo shan miisaankiisa meeqo laga rabaa soomaaliyeey iisoo jawaaba
@bhaashi1622
@bhaashi1622 3 жыл бұрын
Cusbada iska yare iyada bararka leh
@dekaseid7463
@dekaseid7463 3 жыл бұрын
Asc abyo hoyo nuujinaysa khalka ma cabi kartaa
@maqsudisse1946
@maqsudisse1946 3 жыл бұрын
Fadna chicken ka warqada aad ku riday oo xawash ka leh magaceed Huuno?
@umumaahir3465
@umumaahir3465 3 жыл бұрын
Asc abayo manuujisa isku mar ayn dhalnay ani iyo adi
@ilhaanf663
@ilhaanf663 3 жыл бұрын
Looks very yummy 😋 😍 😊 I can eat this anoo diet kujirin waa cunto healthy ah
@nasroisak36
@nasroisak36 3 жыл бұрын
Faadumo abaayo brazilian nutka iska ilaali liver toxicity ayay leedahay maalintii 3 xabo kabadan ha cunin. Waxaa ku hurts selenuim maado la dhaho. Sii raadi si aad wax uga ogaato.
@nasroisak36
@nasroisak36 3 жыл бұрын
Ku jirta ayaan kawadaa
@umumaajidmaajid6080
@umumaajidmaajid6080 3 жыл бұрын
Brazilian nutka walaal waa maxa waayane ma ii faaiden kartaane xoga waxow iila ekaaday miro jicib la dhaha ayu ila ekaadey
@nasroisak36
@nasroisak36 3 жыл бұрын
@@umumaajidmaajid6080 abaayo jicib maaha waa sida looska oo kale . Laakiin waa waaweynyihiin.
@lunaali6032
@lunaali6032 3 жыл бұрын
Xagee ka ibsataa warqada
@hoodocali421
@hoodocali421 3 жыл бұрын
aj walaahi waa qof funny ah fadna wada jira
@farhiamahamud1492
@farhiamahamud1492 3 жыл бұрын
Abaayo of ilmo sand jira nuujinayo ma cabi kaara? Misan aan caadi aheyn aya saaran abaayo isoo jawaab
@aminafaqi8005
@aminafaqi8005 3 жыл бұрын
Abayo waad isticmali kara kaliya iska daa qalka
@haniboqorto9410
@haniboqorto9410 3 жыл бұрын
12 ayaa iga dhiman 1k i garsiya somaliyey
@hiilhooyohiilhooyo4007
@hiilhooyohiilhooyo4007 3 жыл бұрын
Wan kugu xiranahy wll isar pls
@qaalisharaf9441
@qaalisharaf9441 3 жыл бұрын
Thanks for sharing I like the grilling sheet waaw I will try 💕🇸🇴👍🏾
@umuyaxye7743
@umuyaxye7743 3 жыл бұрын
asc wll qali malab ka xagee ka heshay
@deqofarah3136
@deqofarah3136 3 жыл бұрын
I like bacda chicken lugu dubaayo
@Hajar24787
@Hajar24787 3 жыл бұрын
Fatma malabka badan iska yarey natural sugar waye ado mos isticmalaya wad ka marantaa markaso kale iska daa anigaana tijaabiyay malabka jirkaga waxbu galinaya
@sahrayar6134
@sahrayar6134 3 жыл бұрын
Aadban ujeclaan lahaa bookgaan meel aanka heli karo iisheeg
@maryanruun5385
@maryanruun5385 3 жыл бұрын
Waxaan kuu heynaa shaqo abuur adoo gurigaaga joogo ama goobtaada shaqo kafaaideyso oo mudo koowan noloshaada wax kabedal wixii fahfaahin dheeraad ah soo raac linkiga kore
@impluxxfn1855
@impluxxfn1855 3 жыл бұрын
Abayo ma isticmali kara qof ilma nujinayo khalka
@nastehoahmed1370
@nastehoahmed1370 3 жыл бұрын
Abayo baradhada wa jeclhy lkn walagu cayila ayay laidhahay
@mardiyagardad8304
@mardiyagardad8304 3 жыл бұрын
Waa sax waayo carbs badan ayay leedahay. Inta hal jeex oo rooti ku jidha xataa weeyka badantahay inta hal baradho ku jidha. Ukun biyo lagu kariyay ayaad ku badalan kartaa ama brussel sprouts.🙏
@maanomahamuud1651
@maanomahamuud1651 3 жыл бұрын
M
@tiinaaden8291
@tiinaaden8291 3 жыл бұрын
Meqo aya ka dhacay
WAXA AANU CUNAY MAANTA IYO GURI NADIIFIS |  | @AJFADNA @ajfadnafamilyvlogs8664
24:31
Aj & Fadna Family Vlogs
Рет қаралды 109 М.
Happy 4th of July 😂
00:12
Pink Shirt Girl
Рет қаралды 30 МЛН
KINDNESS ALWAYS COME BACK
00:59
dednahype
Рет қаралды 119 МЛН
Cuntada aan cuno markaan miisanka Iska ridayo | Mini vlog
8:03
Aj & Fadna Family Vlogs
Рет қаралды 23 М.
SIDA  ISKU CAATEEYAY JIM LAA'AAN!!
17:29
Fadumo Omar
Рет қаралды 156 М.
cuntada isku caateeyo |full day deit plan | iscaatays
11:35
zukayna channel
Рет қаралды 6 М.
MAANTA LAGA BILAABO WAAN JOOJIYEY INAAN IDINLA WADAAGO #shorts
1:00
Aj & Fadna Family Vlogs
Рет қаралды 112 М.
Sidaan haddii ay dhici laheyd maxaa sameyn laheyd? Jiil Media.
0:28
SURPRISE AYAA AMIRA UGO TAGNAY ANIGA IYO HANI…😱
30:01
Sundus Ayaanle
Рет қаралды 203 М.