Daawo Bahdilka Diimeysan ee Dumarka Lagu Hayo Q 2aad

  Рет қаралды 6,221

Badbaado Channel

Badbaado Channel

6 жыл бұрын

dumarka iyo diinta - culumada iyo haweenka

Пікірлер: 31
@khadrahassan2015
@khadrahassan2015 6 жыл бұрын
Maasha alh walee ragii xumaa nin yar baa Alle usoo saaray
@midnimadasoomaali-weynwaam9264
@midnimadasoomaali-weynwaam9264 6 жыл бұрын
Nin rageed,ilaaahay hakubarakeeyo guuleyso
@filsanchannel3487
@filsanchannel3487 6 жыл бұрын
sheekhan waa sheekh fican nimankaa cumaamadaha waweynbu naga celiya
@letitrain34
@letitrain34 6 жыл бұрын
Mashallah Sheikh Allaah ha daayo cafimaad iyo cimri dheere Bi-Ithnilaahaa
@sumayaosman9292
@sumayaosman9292 6 жыл бұрын
ALLAHU AKBAR walee adun iyo aqiro kala badan ILLAHAY AYAA noo hiilin markasta rageenan ALLAH so hadeyo
@ganiabdi6535
@ganiabdi6535 6 жыл бұрын
Maansha Allah sheekh alaha ku barakeeyo dhibaa la isku qabaa
@khadrahassan2015
@khadrahassan2015 6 жыл бұрын
Maasha alh sheekh
@khadrahassan2015
@khadrahassan2015 6 жыл бұрын
Cajiib waa runtiis wuxuu ka hadlayo
@khadrahassan2015
@khadrahassan2015 6 жыл бұрын
Dhibaatoo dhan waxaa leh raga hablaha waa masaakiin
@naghamlvly6306
@naghamlvly6306 6 жыл бұрын
ما شاء الله جزاك الله خيرا ربي يحفظك
@superfangirl872
@superfangirl872 6 жыл бұрын
maasha ALLAAH. xaqqa iyo runtaad sheegtay waanad kumahadsantahay waxaad kafiicantahay wadaado badan oo kaa waa weyn oo iska indha tiray xaqdarada lagu hayo dumarka. ALLAAH waxaan ka baryayaa inaadan nagadaalin cilmiga caqliga iyo cimriga ALLAAH hakuu barakeeyo.
@itaqilaahiimaan4533
@itaqilaahiimaan4533 6 жыл бұрын
Asc nin walboo cadiimah qof dumar oo cadiimadaa ka danbaysay jxk laah khair sh.
@fahimaqalanjo8590
@fahimaqalanjo8590 6 жыл бұрын
Mashallaha sheikh you are the best ♥️
@ilyaasjama934
@ilyaasjama934 6 жыл бұрын
sheishaw'raguwaa'cadaw'waa'ducufyo'waa'dacawo''ilaa'inyar'maahane'sheikhaw''ifiyo'aakhiroba'liibaan'aammiinn
@dhuuxo5547
@dhuuxo5547 6 жыл бұрын
ilyaas jama hortaa taa maad qirateen
@maishamandeq5816
@maishamandeq5816 6 жыл бұрын
😍😂M.a sheq ilahy kuxifdiyo Naga qawo nimankaan Nafta nokeenay Walhi runta kahadadhy😭 Waxan layabana sida ay sheqyada qaar ugu hiiliyan raga marwalbo markii ay qofdumar ah suaal wediso iyado ninkeda dacwo ka ah. Iyagoo marwalbo kadhigaan in ay raga saxanyihiin iyagoo iska indhatira qaladka logesanayo Gabdhaha
@fatimamoha1504
@fatimamoha1504 6 жыл бұрын
Sheekhoow ragma jiree guurkaba hadii layska daayo kawaran hadaan ilmihii layla korsanaynin oo aniga uun layga rabo in aan gurigiina kashaqeeyo ilmaha biilkoodiina raadiyo?
@zakiyazack4500
@zakiyazack4500 6 жыл бұрын
Mashallah
@shamsah2219
@shamsah2219 6 жыл бұрын
Ahmed Ali d
@shamsah2219
@shamsah2219 6 жыл бұрын
Sheekhow alaha ku barakeyo niman kaa waa weyn ayaan ka hadin xakha dumarka wanala xakhiraa aflagadan loo gaystaa ala ayaan dacwadeyna ugudbinaa asaga ayaa marinayo abalkoda
@habiibacumar9107
@habiibacumar9107 6 жыл бұрын
Masha Allaah baarakallaahu fiiki sh Alle haku xifidiyo wallaahi arin cajiib ah ba kahaday ragu way dulaysan waxay dhihi wixii xunba xaawa leh waxay kalow dhaheen doqonta u sha ku dhufo haday garan wayso miyany aga doqon laheen qofkaste Rabbi abuuray Allaah xaqa hana fahasiiyo
@habiibacumar9107
@habiibacumar9107 6 жыл бұрын
Wel rago dumarka haladaayo aygada dad kutihiin
@fatimamoha1504
@fatimamoha1504 6 жыл бұрын
Shiikhoow ninbaan aqaanaa waxaa halhays u ah naag alaa dilay iyo naagi maxay kahadli
@dhuuxo5547
@dhuuxo5547 6 жыл бұрын
fatima moha Naa kaasu nin maahe ka carar meesha.
@user-jr1cz4nh6l
@user-jr1cz4nh6l 4 жыл бұрын
Hahaha qof xanuunsanaya weeye caqli caafimaad qaba maaha 😂😂
@khadrahassan2015
@khadrahassan2015 6 жыл бұрын
Kkkkkkk kkkkkkk in lays qiyaamo
@khadrahassan2015
@khadrahassan2015 6 жыл бұрын
Waa run Arinkaas muxuu u guursanaayey haduu iska illaaliyo
@naimamashaallah8813
@naimamashaallah8813 6 жыл бұрын
Asc
@khadrahassan2015
@khadrahassan2015 6 жыл бұрын
Maasha alh walee ragii xumaa nin yar baa Alle usoo saaray
Clowns abuse children#Short #Officer Rabbit #angel
00:51
兔子警官
Рет қаралды 75 МЛН
One moment can change your life ✨🔄
00:32
A4
Рет қаралды 34 МЛН
Happy 4th of July 😂
00:12
Alyssa's Ways
Рет қаралды 68 МЛН
Bahdilka iyo Gumeysiga Maskaxada iyo waxyeelada Jidhka Qoyska. #OGAANSHO #BAHDILKA
23:29
'SIR LAGA HELAY CIIDANKA ISRAEL' | ICC | XOGTA DAAHSOON
15:12
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 8 М.
Netenyahu iyo Maraykanku maxay isla gaadheen, iyo Debedbaxa lagu sameeyey
17:47
Clowns abuse children#Short #Officer Rabbit #angel
00:51
兔子警官
Рет қаралды 75 МЛН