Bahdilka iyo Gumeysiga Maskaxada iyo waxyeelada Jidhka Qoyska.

  Рет қаралды 9,290

Somali Motivation Podcast

Somali Motivation Podcast

3 жыл бұрын

Maxaad ka taqanaa noocyada gumeysiga iyo bahdlika maskaxada ama waxyeelada jidhkaba ee qoyska ka dhex dhaca. 5 wado ee dhabanaha loo dhibo iyo labada nooc ee guud ahaan abuseka barnamika maanta ee #Dhiirigalin ka dhagayso #Domesticabuse.

Пікірлер: 52
@sumiaibrahim5915
@sumiaibrahim5915 2 жыл бұрын
waqti munasiba ayad i cawinaysa thank you huno.💗
@user-pv9ql3wp6r
@user-pv9ql3wp6r 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@amaalxaashi3913
@amaalxaashi3913 2 жыл бұрын
Mashallah qali wa wax muhiima in laga jadlo nose badi wey nagu badanyihiin dadkas
@ummkhayrkhayr6825
@ummkhayrkhayr6825 2 жыл бұрын
Asc habo waa dhibaabto dad badan haysata oo waliba dumarka ayaa u badan inta ay taabato kuwaas oo ragooda kala kulma maraka waa loo baahan yahay in layska wacyi geliyo waadna ku mahadsantahay e noo sii wad habo ha joojin insha allaah
@AhmedHussein-ij5wu
@AhmedHussein-ij5wu 3 жыл бұрын
Domestic abuse bulshadena waku badanyahay Lkn si fcn logama hadlo thnx sis🙌🏼
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast 3 жыл бұрын
Mahadsanid walalo.
@user-pv9ql3wp6r
@user-pv9ql3wp6r 8 ай бұрын
M.a❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohamedaideed4400
@mohamedaideed4400 3 жыл бұрын
Mnchalah 🙏👍
@farhadanolasha9761
@farhadanolasha9761 4 ай бұрын
👌👌👌👌
@nouraabdi2013
@nouraabdi2013 2 жыл бұрын
Yaa allah
@bashir9664
@bashir9664 3 жыл бұрын
Masha alalah barnaamij wanaagsan
@najadadem757
@najadadem757 3 жыл бұрын
Mancha Allah go forward sister
@mahadmursal1073
@mahadmursal1073 2 жыл бұрын
Asc walaashey. Aad baan kuu salaamey. Mowduuc fiican ayaa Soo bandhigtay maasha Allah. Cognitive psychology field aan bartey kana kooban.. 1 Human intelligence 2 Perception 3 Memory 4 Behavior 5 Thinking problem solving 6 Attention Gaslight waa emotional abuse balse wuxuu isku badalayaa trauma bond. Adigoon ogeyn ayuu hadana u dalacayaa psychological abuse. Sida Projection and blackmail and stonewalling and blame shifting and silent treatment and repetition compulsory and guilt tripping and victimhood mentality. Devalue phase and discard phase. Dhamaantood waa psychological and emotional abuse. Qofkana waxay ku reebtaa dhibaato badan oo dhinaca maskaxda ah. Wadnaha wuxuu ku shaqeeyaa electromagnetic field. Maskaxdaba electrochemical field. Maskaxda waxay lee dahay brain waves . alpha. Beta. Theta. Gamma Delta. Maskaxda waxay lee dahay qeybo kala duwan oo leh labada dhinac iyo horey iyo gadaal. Qeyb walba shaqo gooni ah ayee qabataa hadana weey wada shaqeeyaan. Dadka isticmaalo psychological and emotional abuse waa dad maskaxda sadex qeyb ka yaraatey ama jaban tahay. Sida hippocampus and Amygdala and prefrontal cortex lobe. Narcissistic disorder sida covert ama overt ama malignant ama historic ama borderline disorder ama psychopaths . Dhamaantood waxay isticmaalaan psychological and emotional abuse. Maskaxda qeybta la yiraahdo hippocampus and Amygdala oo ku taal labada dhinac ee u dhow dhagaha iyo prefrontal cortex lobe oo ah qeybta hore indhaha korkooda ayaan shaqeen . Si aan loo fahmin waxay samestaan dabeecad been ah si ay u qariyaan qofka saxda ah . Dadka noocaan ah waa daciif . Ma doonayaan inee daawo aadaan . Ama ma aysan helin caawinaad dhinaca family. Sidaas awgeed ayee go aansadeen inee is qariyaan. Maskaxdooda qeybaha dhaawacana ay ku daboolaan been iyo qurun iyo xaasidnimo. Inta badana qaarkood waxaa kontrol gareeyo shayaadiin. Dadkana ma fahmaan. Raga intooda badan waa narcissist overt malignant. Dumarkana covert narcissist. In Sha Allah intaas ayaan idinkula wadaagey . Ramadan Mubarak
@naajmasalah4436
@naajmasalah4436 2 жыл бұрын
Mashallah thanks wll aniga ayaa qof covert narcissistic ah la noola inbadan hada waan ka tegay inkadtoo markii hore aan Confused ku noqday madama uu wax isdaba marintiisu badnayd qofkan mar jacayl ayuu ku tusayaa Waali ah aad marmarka qaar is dhahayso waxani run ka badane qofku ma malagbaa marka kalena waa qof aad u xun dhibmadan wax aanad oran kaa samaynaya ku af lagaadaynaya hoos Kuu dhigaya iska masaraya hada Jidh ahaan ayaan u xanuun sanahay wllo markaa ma laga yaabaa inuu narc igu sababay jidhka ayaan daciifnimo ka dareema iyo murqo xanuun aan xad lahay iyo hurdo xumo
@mahadmursal1073
@mahadmursal1073 2 жыл бұрын
@@naajmasalah4436 walaal Allah haku xafido aad baa u dadaashey oo hadana bulshada baa ka caawinaysaa Arimaha la xiriiro personality disorder iyo mentally disorder hab dhaqankooda adigoo isticmaaleysid waayo aragnimo iyo daraasaad badan.. Walaal SI kale aan kuula wadaago info ama talooyyin ku saabsan covert and overt narcissist.. Covert narcissist waa demonic attachment. Overt narcissist waa demonic possessed. Kala duwanaashaha faham walaal.. Covert narcissist xarig dibada yaalo ayaa ugu xiran demons. Halka overt narcissist iyagu demons uu gudaha jirkooda ugu jiraa. Waana tan keentay in covert narcissist in badan uu is qariyo. Dadkana u adag tahay inee Soo saaran waqti dhow. Sababtoo ah covert narcissist wuxuu sameeyaa negative energy ayuu qofka kale ku quudiyaa xiliga hurdada. Halkaas weeye meesha demonic attachment ee u wada noqdeen covert narcissist iyo qofkii kale ee victimka ahaa. Waana tan keentay in qofka uu u noqdo confuse xataa ehelkaaga ama deriska ama asxaabta ayaa kuu arkayaan inaad adigu tahay qofka qaldan. Walaal waa negative energy qofka lagu.xirray waagii la isku cusbaa qaasatan waqtiga hurdada. Walaal overt narcissist iyagu demonic possessed weeye oo demon baa gudaha.jirlooda ku jiro . Taasaa keentay in overt narcissist lagu fahmo waqti dhow ama si fudud. Covert narcissist qofka la dhaqmaa waxaa lagu gartaa xanuunada nerve pain iyo murqo xanuun. . Walaal covert narcissist waxay isticmaalaan neuron mirror la soco. Madaxa qeybta danbe ee occipital lobe cortex ayee psychic energy transfer kusoo diraan. Qofkii oo aan is ogeyn ayaa helayo fariimo kaga imaanayso dhinaca covert narcissist. Hadii fariin positive tahay waa hoover Hadii negative tahayna waa psychic attack . Oo xarig xanuun wato ayee doonayaan inee ku xiraan qofkii victimka ahaa. Walaal intaas baan kula wadaagey maanta. In Sha Allah Mar kale iyo talooyyin danbe salamulah
@mahadmursal1073
@mahadmursal1073 2 жыл бұрын
@@naajmasalah4436 abaayo insha Allah waad guuleysan niyada qeyr u sheeg. Covert narcissist xanuun xun iyo raad xun bey ku reebaan qofka kale. Insha waad guuleysan walaal ok. Sida xanuunada covert narcissist u shaqeeyaan baan yara iftiimin In psychology waxaa jiro Neuro frequencies from different brain regions align . This is knows phase synchronization. Waa meesha covert narcissist love bombing phase xariga ku xirto. Neuron frequency synchronization brain to Brian waaye meesha dhaawaca iyo xanuunada ku reebaan In Sha Sha Allah waxba haka walwalin xanuunadaas. Waa xanuuno ku yimaado brain waves. Meelaha laga xiro buttons unbaad baranee in Sha Allah waad guuleysan. Salamulah walaal Eid Mubarak
@naajmasalah4436
@naajmasalah4436 2 жыл бұрын
@@mahadmursal1073 Haye abowe thanks and eid Mubarak to you too
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast 2 жыл бұрын
Haa Waxyeelada emotionally, mentally iyo nafsi ahaan laguu gaadhsiiyaa way keeni kartaa.
@kadijaahmed4401
@kadijaahmed4401 2 жыл бұрын
Tankes sis
@fosiamuse6828
@fosiamuse6828 2 жыл бұрын
Thank you
@sumayaabdirahman7981
@sumayaabdirahman7981 3 жыл бұрын
mashallah keep going forward
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast 3 жыл бұрын
Mahadsanid.
@hanijaafuli620
@hanijaafuli620 3 жыл бұрын
Masha allah hore u soco mcnto
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast 3 жыл бұрын
Mahadsanid.
@farhioyusuf2643
@farhioyusuf2643 2 жыл бұрын
Hore soco abayo shaqo fican ayaad heysaa
@keefcabdi5585
@keefcabdi5585 2 жыл бұрын
Run badana wlhi abayuuska aamusan anaa god madow ugu jira allow iga saar😭😭😭😭
@hamdi7738
@hamdi7738 2 жыл бұрын
Allaah haka saaro qaali aadba uga xumahay inaa dhibkaas lakulanto waxaan rajaynayaa in aad ka bixi doonto
@munabeauty6586
@munabeauty6586 Жыл бұрын
Allah ha kaa dulqaado walaalo
@Dagancabdi4063
@Dagancabdi4063 Жыл бұрын
Wax ka xanuun badan majiran
@Dagancabdi4063
@Dagancabdi4063 Жыл бұрын
Walaga aamusaa qaniiyaa qaniyo ka fujisa
@nasrincumar4078
@nasrincumar4078 2 жыл бұрын
Shugran 🥰🥰🥰
@abladalab2470
@abladalab2470 2 жыл бұрын
Maashaa allaah walaahi run baa sheegtay aniga ayaa ku jira dhibkaan
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast 2 жыл бұрын
Insha allah waad ka bixi ❤️
@soheirable
@soheirable 3 жыл бұрын
A needed and fantastic episode! Bravo Esthail 👏
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast 3 жыл бұрын
thanks luv :)
@fadumoshiekh-bk2zw
@fadumoshiekh-bk2zw 8 ай бұрын
Thank you for sharing tan diinta waay ihaysataa waana waxa ugu xun waxaan ka mid ah inuu kugu yidhahdo ma bixi kartid anoon ogayn hadad baxdo fasax laanteyda malaigtaa ku nacladeyso
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast 5 ай бұрын
Marwalba diinteena inga oo ku dhaqmayna hadana wixii xadgudub iyo xoriyad ka qaadis ah in uu qofku kugula kaco waa khalad.
@Miidan5
@Miidan5 2 жыл бұрын
wad mahadsan tahay walaalo
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast Жыл бұрын
Adaa mudan.
@muxsinmclin1607
@muxsinmclin1607 3 жыл бұрын
Abuse qarson aya mudo ku nola hda qofki wa kla taknay kadip marka si dhip bdn go an ugu qaty lkn samen weyn ayu igu reptay sida ina qof kle aminin qof wlpo an umaleyo sidisa okle inu yahy side ugu bogsan kara wxs
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast 3 жыл бұрын
Naftaada wakhti sii, sidoo kale hadii ay suurto gal tahay utag therapist. Xasuuso na in aad ahayd dhibane oo waxii dhacay aanu khaladkaaga ahayn. 💕💞
@nawaalaxmad3252
@nawaalaxmad3252 2 жыл бұрын
Abaayo muxu kugu samey jiray waxyaabahaas maxa ka mida inaan ku jira laga yaaba
@muxsinmclin1607
@muxsinmclin1607 2 жыл бұрын
@@nawaalaxmad3252 Abayo nin ad I dhibu aha inta uiqaway haben wlpo wuxu Iman jira 2:00 hbno ana salada subax marka ku Xanaqana dambiga dushu iga Sri jiray familygisa aya la nola wax bil gar Ah ama ihtimamna ma Usan isin jirin marka wx weydiyana wuxuu dhihi jiray maxa ka maqn wad qaldan thy ee edeb yelo mararka qaar nin fcn bu iska dhigi jiray marku arko ina ka qustay o aman siyay hdne marka alxm ninkeyga wu ronaday is dhaho mesha ayu kasibilawi jiray wiligis balan u I qaday ima ofin jaceyl igu filana ima siin bil caksi xaqeyga uba dufsan jiray
@muxsinmclin1607
@muxsinmclin1607 2 жыл бұрын
Intas wxa dhered marku I arko ano faraxsan wxa daremi jiray inu ka xun yhy farxadeyda u kle u wijigisa is badalayo hbnba ano la kaftamaya wx kusameye markaso igu dhartay inu wax xun igu samen dona Adban ubaqay wayo maska ad uncba wuna igu hanjabi jiray hbn kas waxan la yabay wan oyay xita in yar o calol jilec ah ima mujinin waxan niyada iska dhahay qofku dhagaxsana kadip mwa isku si ragin wakala tagnay wxse layab lahed ninki wuxu dono igu samenaye in uu is oysiyay wilipo said malinta go an cad o furiin eh ka qataylkn uma jojin owaka si dhaqajiye
@nawaalaxmad3252
@nawaalaxmad3252 2 жыл бұрын
@@muxsinmclin1607 abaayo dadka wadankii jooga abuseka ma fahansana wa iskukeen dhax qasanyahay wan maqla hada waxan usoo jeestay inaan barto maxay tahay abuse
@madinaomar2344
@madinaomar2344 11 ай бұрын
Waa badanyhn dadurch la gumeysto sofarsameysan
@ashwaqali476
@ashwaqali476 Жыл бұрын
Thank god I am out of it I made it 🎉
GASLIGHTING- BAHDILKA MASKAXDA
18:17
Ceebla Cuud
Рет қаралды 912
Noocyada Waalidnimada ll OO FAAHFAASAN. #caruurta
25:57
Somali Motivation Podcast
Рет қаралды 2,4 М.
БОЛЬШОЙ ПЕТУШОК #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 9 МЛН
Вечный ДВИГАТЕЛЬ!⚙️ #shorts
00:27
Гараж 54
Рет қаралды 14 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:25
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 16 МЛН
Пробую самое сладкое вещество во Вселенной
00:41
3 dan Nooc ka fagoow: Negative people ll Somali Motivation Podcast
30:01
Somali Motivation Podcast
Рет қаралды 12 М.
5 GOORTA QOFKA XIRIIRKA LOO JARO💔
9:27
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 96 М.
Disassociation/Maahsanaan
29:42
Somali Psychology
Рет қаралды 49
Daawo Bahdilka Diimeysan ee Dumarka Lagu Hayo Q 2aad
1:11:07
Badbaado Channel
Рет қаралды 6 М.
Gaslighting
10:40
Wellness with Ikram
Рет қаралды 559
Sidee uga bixi kartaa Comfort Zone -kaaga ?
18:48
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 36 М.
Fathia Absie ll Somali Motivation Podcast
32:22
Somali Motivation Podcast
Рет қаралды 5 М.
Narcissistic personality Disorder ll Jawaabihii  oo dhamaystiran Q.1aad. #somali
30:01
Somali Motivation Podcast
Рет қаралды 28 М.
БОЛЬШОЙ ПЕТУШОК #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 9 МЛН