Daawo Jilaa Cabdishugri oo ka hadalay dagaalka Laascaanood waa jihaad

  Рет қаралды 11,117

QASAAL TV

QASAAL TV

Күн бұрын

Qasaal TV waxaa kala Socon Kartaa Riwaayado Faa'iido u Leh Bulshada, Xikmad, wax ku farxad galiya iyo Madadaalo.
★ QASAAL TV★ ✔ Subscribe ✔ Comment ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks

Пікірлер: 71
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 Жыл бұрын
Maan sha allah Abwaan guul reer SSC Khaatumo State guulaysta idamka alle goor kasta iyo goob kasta waan idin garab taaganahay walaalaheen Dhulbahante from Geri Koombe
@yasminhaguf6842
@yasminhaguf6842 Жыл бұрын
Ilaahay hakala qaboojiyo oo dhexdooda maslaxad hadhigo aamiin
@farxiyomaxamed4928
@farxiyomaxamed4928 Жыл бұрын
Masha allah ❤❤❤❤
@canabcabdixersi9151
@canabcabdixersi9151 Жыл бұрын
❤❤❤
@ahmedelmi8755
@ahmedelmi8755 Жыл бұрын
abti muusahan adka sheekaynaysaa waa janaraal inankiisu waatali waa sadex xaasle soo jihaatamay af waynana naarta ifka tusay
@nimcomohamed6200
@nimcomohamed6200 Жыл бұрын
Alle hkala qabojiyo dadka wada dhashy wa wiil iyo abtigiiye alle hysu sakhiro Bogoda burcad alle hysu mariyo fataxo ayunban u awoodna iyo duco marka halso duceyo oo sujuuda halogu duceeyo dadkena wn idin baryaya wllyalow
@hodanabdirahman9334
@hodanabdirahman9334 Жыл бұрын
Waan soo dhoweynaynaa walaalaheen welcome dhulbahante Gaalkacayo ilaa bosaso guryuhu waa free cuntadu waa free walaalaheen gacma furan 🥰🥰🥰🥰🥰
@samt_alward
@samt_alward Жыл бұрын
بارك الله فيك
@fatumaali1463
@fatumaali1463 Жыл бұрын
Sax mansha allah si qurux badan oo meel kasta taabatay ayaad u hadashay
@khalo4095
@khalo4095 Жыл бұрын
Abdishakuri wll waxaa iga warantaaa wllken igare gabadhii sedee u noqotay wll
@canab4686
@canab4686 Жыл бұрын
Waa runtaa illaahow nagaqab geele waa Cadawga soomaaliyeed
@ayanelmi7218
@ayanelmi7218 Жыл бұрын
Geele shaqo kuma leh waxaas waa oday muqdishaawi ah
@Hanok1175
@Hanok1175 Жыл бұрын
thrue but bring it on isaaq
@HaalaysHaalays
@HaalaysHaalays Жыл бұрын
Guul SCC inshaa allah
@kawsarabdirisaaq1678
@kawsarabdirisaaq1678 Жыл бұрын
Maasha allh walla
@safiaali3963
@safiaali3963 Жыл бұрын
MashaAllah mashaAllah ❤❤❤❤ guul guul
@sophiisaaq9771
@sophiisaaq9771 Жыл бұрын
Soo digi laha dadka ayan wacyi galina qabiileeste
@nimcojamac5516
@nimcojamac5516 Жыл бұрын
guuu soomaaliland
@siciidxasan3492
@siciidxasan3492 Жыл бұрын
Laascaano guul iyo gobonimo
@ubaxcumar8125
@ubaxcumar8125 Жыл бұрын
Ale hakalaqaboojiyo muslimiintaa
@Darawish-zi5pu
@Darawish-zi5pu Жыл бұрын
SSC guuuuuul daraawiish.💪💪💪💪💪💪💪💪
@BERQAD
@BERQAD Жыл бұрын
WAXAAGU WAA DAAHIR YAA SHAMSI!!!!
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky Жыл бұрын
Maansha Allah. Horta Laascaanood Isaaq baa leh sow maaha
@ahmedhassan8025
@ahmedhassan8025 Жыл бұрын
Ayat quran ah baa tidha dhulki lagugu dulmiyo ama ducayso ama ka tag. Dhulka ilahay wuu balaadhiyay. Laakin mid tidha hadii lagu dulmiyo muslimka qori u qaado waan ka waayay quranka.
@SaynabShAli
@SaynabShAli 11 ай бұрын
Waarunta wll Waa jihaad indhulkisi lagu haysto Waa shihiid
@Maan3416
@Maan3416 Жыл бұрын
Somaliland wxba hdal kabadali maayo wlhi guuuuul Somaliland 🤣🤣🤣😍😍😍
@sulekhaabdi5984
@sulekhaabdi5984 Жыл бұрын
Xabad na wax uuqaban mayso aan rogmasho ah hyn dhubahante wa libax libaxna wa la sasaba e lama khasbo hello 🤣
@Maan3416
@Maan3416 Жыл бұрын
@@sulekhaabdi5984 zizter ugu horayn afsoomaligaaga si wanaagsan oo la fahmayo usoo qor kadib ila xifaaltan wataa laydin xasuuqee maydkiinii 5000 kor u dhafeee😊😁 huuno foqol huuno
@sulekhaabdi5984
@sulekhaabdi5984 Жыл бұрын
Huno ya la dhaha 🤣 been wax tari wayday Saxby, ya maydkiisi lascanood looga cararay oo ku aasbeelay? Wa somaliland. Walaahi wan ka naxay.Maxay uudhinteen? Shareecada islamka wax Maka taqan? Dhubahante wa muhaajid geeridoodana ya uugu talo galeen. Siyaasada idinka qaldan Dhubahante dagaal waxba loogama qaado. afsomali ligayga na xaal ka qado🤣 Lkn walaal Allah ka cabsada. Qaxdaro iyo ceeb bat 30 sano kajoogtan. shicib ba idin garaacay masaakiin ah, dumar foolanaya bat hospital ka ku qarxiseen. Adigu waligaa ma foolatay ? Hooyo ma tay
@Maan3416
@Maan3416 Жыл бұрын
@@sulekhaabdi5984 hhhh mujaahid aaa oo ma galaad la dagaalanteen sorry wlhi diintii iyo dagaalkii iskaga kiin khaldan cabsi daraadeed mise waa idinka aqoon daro bal car keen hal xadiis oo shegaya ama aayado inaad mujaahidiin tihiin 😁🤣🤣
@user-ds9zt2nb9o
@user-ds9zt2nb9o 9 ай бұрын
Qaxoonti la was maxad xasuuqi karta hooyda nacal ku yaal xarood futo dhiibte
@cabdiqanisalaxofficial8814
@cabdiqanisalaxofficial8814 Жыл бұрын
Halyay cabdishukri
@hamdamacsuun4355
@hamdamacsuun4355 Жыл бұрын
💚💚💚💚💚🩶🩶🩶🖤🩶🩶🩶❤❤❤❤❤guul guul
@nimcojamac5516
@nimcojamac5516 Жыл бұрын
guuul soomaaliland guboonimo
@ayanmuhumed3488
@ayanmuhumed3488 Жыл бұрын
Somalialand gull dad wxa laga qadi karo ma ahan
@abdallahidris3955
@abdallahidris3955 Жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@smmsscaarale7603
@smmsscaarale7603 Жыл бұрын
Siirqoo? Yaahu
@ahmedindho6443
@ahmedindho6443 Жыл бұрын
Qashin qabyalada ku ababaye ba tahaye oo dagal oga ah waxan ku moodayaye in aad somali u dhaxayso
@liibaanismaaciil7018
@liibaanismaaciil7018 Жыл бұрын
War waa nacas jaahil ah dacayda dheer ayaa muujineysa innuu segeger yahay umad islaam ah buu isku dirayaa waa badaw magaalo soo galay.
@abdallehashi9551
@abdallehashi9551 Жыл бұрын
Halkaasan kaaga hadhey abdow
@hawaaragsan189
@hawaaragsan189 Жыл бұрын
Cshukri nin qiima bdn ba thy gulyso bro
@khadijohassan2829
@khadijohassan2829 Жыл бұрын
Cabaad iyo faan iga dheh
@khaalidcabdiraxmaan4972
@khaalidcabdiraxmaan4972 Жыл бұрын
Qablayeste xun
@MubaarigCabdi-fe3lq
@MubaarigCabdi-fe3lq Жыл бұрын
Alle hakala qaboojiyo dagaalka Ka dhex socda bulshada somaliyeed
@khalidibraahim1513
@khalidibraahim1513 Жыл бұрын
C/shukri wad qabyalad hadlayse ee runta sheg
@liibaanismaaciil7018
@liibaanismaaciil7018 Жыл бұрын
Wuu is haynkari la yahay dadkana wuxuu rabaa innuu weji kale tuse ma carruur buu u sheekeynayaa ismaba oga illaa wiigii hore waxaa hadaladiisa jilliinka ka mid ahaa sidey laascaanood heeryada isaga rogtay isaga rogga waa jaahil ninkana aan xishooneyn billaa ixtiraam ah.
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky Жыл бұрын
Maxaad ka dhegeysan Reerka Daarood weligood caruurtooda runta way ka ilaaliyaane.
@ayaan7389
@ayaan7389 Жыл бұрын
Aniga iyo Rag badan oo ogaadeen ah iyo xildhibaan indho indho waxaan ubalan sanahay inaan nimaadno kiiniya insha alaah oonu waajibkiisa ka marno ninka tigreega u eg ee jaamac Galad layidhaa SSTV kaasoo akbar bilaakh ah oon is ogayn magaca ogaadeena meel kaga dhacay hawluhu dhan hanooga dhacaan horta adigu is ilaali Dhulbaante cida gumaysataa waa majeerteen
@fahmoabdille2541
@fahmoabdille2541 Жыл бұрын
Mash Allah 🤲🤲🤲🤲🤲🙏🙏🙏🙏🙏👍💖💖💖
@ayaan7389
@ayaan7389 Жыл бұрын
magacaygu waa Ayaanle waxaan ahay walaahi bilaahi nin ogaadeen l ah oo Reer Cabdile ah waxan ka mid ahay ciidanka qaranka sland walaahi Reer sheekh isaxaaq waa Gob waa dad nadiif ah oo kawanaagsan soomali oodhan hadaba hanoosheegin dhul baantaha khaldan ee laduufsanayo
@khaalidcabdiraxmaan4972
@khaalidcabdiraxmaan4972 Жыл бұрын
Digital waa al shab iyo doolada SoomaliLand viva SoomaliLand 💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@abokaraadan2506
@abokaraadan2506 Жыл бұрын
Isku xeji sxb yaanu ku dhaafin
@Maxamadjanan-ux2nl
@Maxamadjanan-ux2nl Жыл бұрын
SAAXIIB CAQLIGA ALLE KAAMA QAADO RUNTAAD USHEEGTAY SNM KHAWAARIIJTA .SIIBA MUUSE XAYAWAAN 👹👹👿👺👹👿👹👿👹👺👹👿👹👺👹👿👹👺👹👿
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 Жыл бұрын
ISAAQA WUU CAYTAMAA SOOMAALI WAYN WAY HADLAAN
@Hanok1175
@Hanok1175 Жыл бұрын
wiilashaad qabsateen calisaleebaan kuwaan dileeno aa kabadan uae berbera hubkeey idin soot siiyaan berbera weey qarxi
@ahmedelmi8755
@ahmedelmi8755 Жыл бұрын
laascaanoodaad kasheekhaynaysana maanay hay tuu muuse dhisay mida kale ciidan ka somalilan iyo ciidanka aduunkuba dee adeer amarbay kushaqeeyaan rasuulkaana idhi scw scw scw madax diina adeeca war madax diina adeeca
@liibaanismaaciil7018
@liibaanismaaciil7018 Жыл бұрын
Horta Rabi SWT umada ha kala qaboojiyo maslaxo kheyr qabtaba ha dhex mariyo, lakin adigu. Waxaa tahay qof jillaa ah oo umadoo dhan u dhaxeeya jooji qabyaalada iyo waxan aad dadka la soo hor fariisaneyso Soomaali oo dhan baa ku daawata waaney ahayn orod gal dagaalka oo qoriga qaado qabyaalad baa ku gilgileysee.
@ahmedhassan8025
@ahmedhassan8025 Жыл бұрын
Somaliyaay sadex mid noqo. Ka iska aaamusay Ka isku diray Ka kala qabtay.. Janada sadexdaa mid uun baa gelaya. Cilmi cilmu laah.
@ayaan7389
@ayaan7389 Жыл бұрын
Xaqiiqda aan kuu sheego ururada waxaa loo furay waa dhulbaante ha yeesho.xisbi utartama madaxwayne shacabka skand waxay taageersanaayeen badankoodu dhulbaante marjay ogaadeen in majeerteen gumaysto waxaa dgacday rag dhulbaante ah in majeerteen ku dileen Garoowe ooy waliba yidhaahdeen nin dhulbaante ah xabadii lagu dilay noo qiimeeya NFD inaad xoraysato isku day bal sawaaxili ayaa ku gumaysta ood ka hoos bixi laadahay laas caanood maxa ka yaal ogaadeen su aashaa iswaydii dhulbaante Sida laguu gumaysto looma gumaysto waayo waayo dhulka ayaa Sland ah dadku waa soomali wayna usiman yihiin inta degtaa
@SuhaybCabdi-ku3re
@SuhaybCabdi-ku3re Жыл бұрын
Hooyada wase aamu daroda nima ugu hilinaysa hadad somaliland rabto laascanod ugu kalau
@Itszk10
@Itszk10 Жыл бұрын
Somaliland 💚🤍❤️ Allah ha xafido ( Laascaanood Waa Somaliland )
@samuelkilla8365
@samuelkilla8365 Жыл бұрын
haddii caqli kugu jiro waax dhihi soomaaliyeey xilmaad casabiyada iyo qabyaalada iyo jahliga iyo qayb qaysanaanta ka baxaysaan.
@ayaanahmed6694
@ayaanahmed6694 Жыл бұрын
Ordo dagaalka kaqabgal fulay
@hodanabdirahman9334
@hodanabdirahman9334 Жыл бұрын
Isaaq belaayaa wadata war dadka gurigoda udaaya waa diideen marka waa lays baran guul dhulbahante garabkiina alaha galo
@fardusmohamed5806
@fardusmohamed5806 Жыл бұрын
Isaaq abti ma galo hadii abti looyahy muxuu xabada iigu soo ridaya ma naa reer abtigay xabad u qaadan karah wada ibnu xaaran
@Maan3416
@Maan3416 Жыл бұрын
Laaska somaliland baa iskaleh waana laydin xasuuqay hhhhhh
@ayaan7389
@ayaan7389 Жыл бұрын
Af qadhmuune G Sool waa wuxuu kamid yahay jamhuuryada sland oo qaran ah qabiil kastaana wuu degaa xuduuda sland waa Garoiwe waana lagu tala jiraa inta in ay ciidamada qaranku soo gaadhan waa lagu khasban yahay jam huuryada Sland
@gobaadkaliil1614
@gobaadkaliil1614 Жыл бұрын
Qofki dhiiga somaliland ku jirow video markad daawato simply dis like 👎 saar intasa cabdi shukri jawaab ugu filane Somaliland fore ever 💚🤍❤️
@haldhaa804
@haldhaa804 Жыл бұрын
Walaale dislike ma shaqaynayso.
@faizaahmed776
@faizaahmed776 Жыл бұрын
❤❤❤
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 107 МЛН
Mohamud Abdi Elmi Wareysi #1/2- Gen Caydiid iyo Dagaalki Ranjaris
1:00:36
DEG DEG: Sheekh Umal oo si adag uga hadlay Dagaalka Laascaanood.
8:01
GABAYGII GEEDIGII RARAN EE ABWAAN AHMED SHEEKH CALI (HEELAALE)
24:39
Luuqadaha Reer burco ku hadlaan  qosolkii aduunka kkk
18:23
Sakariye Jakarta
Рет қаралды 274 М.
عبدالله الشريف | حلقة 14 | محمد الضيف | الموسم الثامن
18:54
عبدالله الشريف Abdullah Elshrif
Рет қаралды 1,5 МЛН
БУТЫЛКИ (смешное видео, приколы, юмор, поржать)
0:59
Натурал Альбертович
Рет қаралды 3,3 МЛН
ПИЩЕВОЙ ВАНДАЛ НАКАЗАН
0:20
МАКАРОН
Рет қаралды 2,6 МЛН
貓咪 小鬼當家🎮🔫🚑 #aicat #shorts #cute
0:41
Cat Cat Cat
Рет қаралды 28 МЛН
Waka waka 🤣 Which video is the best 1,2,3,4? 🤩
0:13
Adani Family
Рет қаралды 7 МЛН
БУТЫЛКИ (смешное видео, приколы, юмор, поржать)
0:59
Натурал Альбертович
Рет қаралды 3,3 МЛН