Dagaalkii 2aad ee aduunka | Sidee ku bilowday, maxaase sababy? Documentry

  Рет қаралды 536,438

Waaberi Media

Waaberi Media

Жыл бұрын

Dagaalkii 2aad ee aduunka | Sidee ku bilowday, maxaase sababy? Documentry
Ku soo biir janalkeena labaad: bit.ly/2GsnFsg
Facebook: bit.ly/2JycRdj
Instagram: bit.ly/2TPlYrR
Twitter: bit.ly/3mOR27D
Muqaalo ku qancin doona:
- Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: bit.ly/38fcIFI
- Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: bit.ly/32bHdIX
- Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: bit.ly/3etRaGD
- Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: bit.ly/35XTZMp
Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...

Пікірлер: 191
@YusufAden-nz4lv
@YusufAden-nz4lv Ай бұрын
Adduunka ma soo marin wax ka run badan Nabigeenna صلى الله عليه وسلم
@firdowsaoriginal
@firdowsaoriginal Жыл бұрын
Wll Abdirahman ilaahay hakula garab galo dadaalka aad ugu bixisay muuqaalkaan nafteenna iyo taadaba.
@Haykal5
@Haykal5 Жыл бұрын
The best person ever the most knowledgeable and the most shy of all has Allah created is prophet Muhammad صلى الله عليه وسلم🫀♥️✨️
@abdirahmanhassan658
@abdirahmanhassan658 Жыл бұрын
4:14
@abdirahmanhassan658
@abdirahmanhassan658 Жыл бұрын
6:06 6:10 6:29 6:31 7:06
@abdirahmanhassan658
@abdirahmanhassan658 Жыл бұрын
19:48 19:48
@abdirahmanhassan658
@abdirahmanhassan658 Жыл бұрын
21:33
@MaxamedSulayman-st9yh
@MaxamedSulayman-st9yh 8 ай бұрын
4:18
@mtr_mohamed-1663
@mtr_mohamed-1663 Жыл бұрын
Mashallah wllkay ||WLL ISO DUCEEYA IMTIXAAN GALAYAAYE
@adaanivybz1108
@adaanivybz1108 Жыл бұрын
Waaberi media aad ayaan u jeclahaya barmaamijyada alle haku barakeeyo sxb
@enamohamutt1073
@enamohamutt1073 Жыл бұрын
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم 💛
@user-od6ve8ok1e
@user-od6ve8ok1e 6 ай бұрын
Mji
@najiibbarreahmed5891
@najiibbarreahmed5891 7 ай бұрын
Mahadsanid wariye qiimo leh
@depana19
@depana19 Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad
@sacdiyogaciye9638
@sacdiyogaciye9638 Жыл бұрын
Mahadsanid Abdirahman waa ku salamy
@xamdideeq2845
@xamdideeq2845 3 ай бұрын
Mahadsanid !
@guledmohamed7524
@guledmohamed7524 Жыл бұрын
Alx alx hadii aanu wakhtigaa dhici lahayn maanta ayuu dhici lahaa ... masha allah
@nuurcali2555
@nuurcali2555 Жыл бұрын
Gold voice ✨️
@yaya_______boss
@yaya_______boss Жыл бұрын
Mahadsanid sxb
@ayuupcade6954
@ayuupcade6954 Жыл бұрын
Abdrihaman waberi thanks to your effort 💯🙏👈👌
@kheerjecelmedia1059
@kheerjecelmedia1059 Жыл бұрын
Asc wllka kherka jecel muraadkiina allaha idin saqiro amiin yarap nasoo booqda insha allah mahadsanidiin
@kurulusorhan3158
@kurulusorhan3158 Жыл бұрын
Wcswll
@KhadarwaleeD5
@KhadarwaleeD5 Жыл бұрын
This is the documentary I was waiting thanks my walaal qaali make more videos like this
@abduaziizadan8276
@abduaziizadan8276 Жыл бұрын
qqqq
@pesaexchange3635
@pesaexchange3635 Жыл бұрын
Cjxjiq. Cxjsvs. Soha
@sheekhnuurmacalinaadan
@sheekhnuurmacalinaadan Жыл бұрын
.
@abdiosman3069
@abdiosman3069 4 ай бұрын
¹jp⁰⁰
@KhaderAbdiOsman
@KhaderAbdiOsman 3 ай бұрын
​@@abduaziizadan8276sssssßssßsssssssßssßss 1:02 😂😢
@axmadkhadiib
@axmadkhadiib 6 ай бұрын
Thanks wll
@mohamedadan7815
@mohamedadan7815 Жыл бұрын
وعليكم السلام اخي
@deeqomaxamed5073
@deeqomaxamed5073 Жыл бұрын
Masha,Allaah hore usoco
@AbokorYare-fp4mb
@AbokorYare-fp4mb 2 ай бұрын
Thanks
@qoraaabddiqaadir5657
@qoraaabddiqaadir5657 Жыл бұрын
The legend 👊
@SareyFarah
@SareyFarah 10 ай бұрын
Waabeeri media ❤Mr.Gold voice ❤
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 Жыл бұрын
Alle mahadii weeye ciraxmaan cumar sodaa warka iyo tarikh da wll
@kurana289
@kurana289 Жыл бұрын
Guulayso ustaad 🙏👑😍✊
@khaasimcade9285
@khaasimcade9285 5 ай бұрын
wlhi waa xanuun.
@maxamedcabdikariin3610
@maxamedcabdikariin3610 Жыл бұрын
Aad baad umahadsantahay sxb sare guuleyso
@mustafeyasiin1973
@mustafeyasiin1973 Жыл бұрын
Insha allah warbixintan waxaan ka diyaarinyaa buùg
@CumaribraahimAmiin
@CumaribraahimAmiin Ай бұрын
shekh cabdi raxmaan codkada ayaan jeclahy m.a ❤❤❤❤
@LFCFANS
@LFCFANS Жыл бұрын
Abdirahman wabari lagend✌️
@warsamedacad123
@warsamedacad123 10 ай бұрын
Hadan hogaamiye Noqdo Ethiopia Qeeybo kamid ah waan la wareegi Iyo jasiiradaha nagu dhow dhow insha Allah
@yaxyecabdikafi9289
@yaxyecabdikafi9289 9 ай бұрын
🙌🙌
@mukhtaar_apdirahmaan.
@mukhtaar_apdirahmaan. Жыл бұрын
Sxp horay usoco
@samawadeofficial1414
@samawadeofficial1414 Жыл бұрын
Asc wll abdirahmaanow waxaan kaa codsanayaa in aad vedio kasoo samayso. Ict iyo computer science farqiqa udhaxeeya iyo midka fiican
@djuumanuura8027
@djuumanuura8027 7 ай бұрын
@Zhamzadiinxaachi
@Zhamzadiinxaachi 5 ай бұрын
❤❤
@anasxaaji3782
@anasxaaji3782 Жыл бұрын
Alla haku xafido wallkey mahad sanid
@abdirahmanabdullahi7567
@abdirahmanabdullahi7567 Жыл бұрын
Abdirahman sxb kasoo hadal saadaasha dagaal weyne 3aad OO dunida kadhaca waan kaa sugayaa sxb♥️♥️♥️
@alimekal2705
@alimekal2705 Жыл бұрын
M.a sxb
@abdinasirhassan7529
@abdinasirhassan7529 Ай бұрын
Mahadsanid wll, laakiin been badan oo reer galbeedku sameeyay aya ku jirrta. Jarmalka qaxa jabiyay Ruushka. Iyaga aya is faaninanaya
@leylaaxmad
@leylaaxmad 9 ай бұрын
Isn't easy
@AhmedShiiqmuuse
@AhmedShiiqmuuse 5 ай бұрын
Nin wanaagsan
@ayuubabdi6621
@ayuubabdi6621 Жыл бұрын
😮😮
@World_Foot-ball.
@World_Foot-ball. 11 ай бұрын
Waaberi media ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@xasanmaxamadcarte7728
@xasanmaxamadcarte7728 Жыл бұрын
Asc walal wanku salamay wall maxad ii shegtaa yutupka kale ee aad leedahay ee carabiga ku baxa magaca ku qoran wad mahadsan tahy
@hamzaaliaxmed9917
@hamzaaliaxmed9917 4 ай бұрын
اعظم رجل علي وجه الارض هو محمد صلي الله عليه وسلم❤❤❤
@sakriyemaxamed2468
@sakriyemaxamed2468 Жыл бұрын
Waabri meaid ku soo dhawada muuqalken maanta
@mustafesiciid677
@mustafesiciid677 Жыл бұрын
Asc keep going every day my prother
@FarahShafec
@FarahShafec 6 күн бұрын
🎉
@kingmudu9773
@kingmudu9773 Жыл бұрын
History ❤
@mohaned7
@mohaned7 Жыл бұрын
Asc wll Abdirahman omar Waxn ku idhi Wll kasoo hadal minxada waxbarasho ee mext in japan
@Kaligeed-Amiirad
@Kaligeed-Amiirad 3 ай бұрын
Dagaalku waa xal haduu yeli laha garmalka goankaas saacan musan hor maren nabad baryo lagunkeny nabad ma aha wllhin🎉😢
@OsmanAhmed-ns8bv
@OsmanAhmed-ns8bv 9 ай бұрын
Wlh history form 4 ligu bari topic 1 second world war
@bakaryusuf2226
@bakaryusuf2226 Жыл бұрын
Zxp noosoo badi taarikhaha
@jamaalduco8928
@jamaalduco8928 Жыл бұрын
Asc
@kamalkaay9925
@kamalkaay9925 Жыл бұрын
Wacaleikum Salam Wa Rahma Tullahi Wa Barakatuhu
@NordinMohamed-m7y
@NordinMohamed-m7y Жыл бұрын
waberi meida lagend 🥰
@mahadtolwaaye8799
@mahadtolwaaye8799 Жыл бұрын
😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@amiirmahad3619
@amiirmahad3619 Жыл бұрын
Wad ku mahadsan tahay e so badi decomantryda nocana
@somalimanintheworld5090
@somalimanintheworld5090 Жыл бұрын
Duulaankii Jarmalka ee Soviet Union ka “Barbrossa” kasoo hadal iyo Generaladii Erick Von meinstein aabihii taatikada ama General kii Tangiyada „Banzerka“ General Heinz Gouderien ama Ervin Rommel ragii laba isbuuc Fransiiska ku qabsaday
@user-fx7gq3yx9d
@user-fx7gq3yx9d 5 ай бұрын
waa jaallaha umada malaga yaabaa in itoobiya ay kudhacdo sida kudhacday jarmalkii giada ka awoodbadnaa
@wiilhoogkomando4991
@wiilhoogkomando4991 Жыл бұрын
🙋🏼‍♂️🙋🏼‍♂️🙋🏼‍♂️🙋🏼‍♂️ waxad qiyaasta hadii adolf guleysan lahaa dunida maanta siday u ekaan laheed ?
@weenkacadde3221
@weenkacadde3221 Жыл бұрын
In uu guulesto ayaa ficnaan laheed maxaa yeelay maanta majiri laheen Israel 😒
@abdukadirmohamedhassan889
@abdukadirmohamedhassan889 Жыл бұрын
Lpx dakalki somalia iyo etobiya suu kubilawday
@suhaybxasan7725
@suhaybxasan7725 Жыл бұрын
Si kasta oo u xanuun badnaa dagaalkaas hadana waa mid aadamaha baray saamaynta xun ee dagaalada,waxa la dhahaa waa dagaalkii ka dambeeyay in caalamka galbeedku uu horumaro balse dagaalkan ka hor galbeedka badigiisa dagaal kama dhamaan jirin,sidoo kale waxa laga bartay xumaanta ay leedahay in shucuub la ciilo oo dulmi iyo waxaanay gaysan gurada loo saaro
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 4 ай бұрын
LIVES
@farxaanmuuse2993
@farxaanmuuse2993 15 күн бұрын
Acuudubilaah
@abdikhadarahmed534
@abdikhadarahmed534 Жыл бұрын
BB/17qarni 20 2001❤
@amranhappyamranhappy280
@amranhappyamranhappy280 7 ай бұрын
Dagaalki 2 ee dunida maxaa dhaliyey
@f.m.a1164
@f.m.a1164 Жыл бұрын
Soomali hadli mid ka hadhayo isma dhiibteen
@user-eh7gu3nt6z
@user-eh7gu3nt6z 9 ай бұрын
Saxe africa
@Dhool2016
@Dhool2016 9 ай бұрын
Taariqdan afjarmal kudhigtay 🙄
@abdinurbashirabdikadir5229
@abdinurbashirabdikadir5229 Жыл бұрын
Ustad tarikhda cusmaniyinta no diyari
@abdinasiradan7220
@abdinasiradan7220 8 ай бұрын
Rikta waxaa qoraa cild kuguuleysata degaalaha
@mohamettali4374
@mohamettali4374 Жыл бұрын
Zhp mcn filimda laga jilay magacooda maa isoo sheegtid d.1 io kan 2
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 8 ай бұрын
Cabdi raxman cumaraw Maltan kaso salamaya 😊
@_moazzam__
@_moazzam__ Жыл бұрын
Sxb waxaa ka qaldan lacagta mag waxa ee ka hosesa Euro 💶 dolarka iyo eurodana manta waa isku mid marka xoga xaga ku lawo camu
@Aamina-zg2go
@Aamina-zg2go 2 ай бұрын
Mahad sanid❤
@mukhtarmahamedcilmi9650
@mukhtarmahamedcilmi9650 10 ай бұрын
Dagaalkii koowaad waxa u ahaa uxud kii laabaadna waxa uu ahaa beder ka sadexaadna waa qiyaamaha dhacaya
@_moazzam__
@_moazzam__ Жыл бұрын
1halkii mark waa lacag 50 cent ah dolar ahana waa 0.49
@eimanabdulahi-uh8rq
@eimanabdulahi-uh8rq 9 ай бұрын
Good history's about 2 war of the warld
@najiibilmamustafe6290
@najiibilmamustafe6290 Жыл бұрын
Waxa fiicnaan laheyd iyadoo dawlad islaam ahi Ku jirto
@cumarxirziroble1236
@cumarxirziroble1236 Жыл бұрын
AAD AYAAD UMAHADSANTAHAY
@RAASHID5t
@RAASHID5t Жыл бұрын
Ustaad gabadha hadeer soo islaamtay kasoo hada "moldir "
@naimaabduqadir386
@naimaabduqadir386 4 ай бұрын
❤❤❤
@rashkapall7222
@rashkapall7222 Жыл бұрын
Dagaalke qasaro nafed gestey tataarka & dagalki 2aad ee adunka
@abdiasiisklarabdiasisklar8597
@abdiasiisklarabdiasisklar8597 Жыл бұрын
FROm somalia 😅 Germany
@Salaxaxmed-rb2sn
@Salaxaxmed-rb2sn 2 ай бұрын
Waa xaGee zxp
@abdiasiisklarabdiasisklar8597
@abdiasiisklarabdiasisklar8597 2 ай бұрын
@@Salaxaxmed-rb2sn maxa rabtaa
@abdiasiisklarabdiasisklar8597
@abdiasiisklarabdiasisklar8597 2 ай бұрын
@@Salaxaxmed-rb2sn wiil mise gabar maxa tahay
@Salaxaxmed-rb2sn
@Salaxaxmed-rb2sn 2 ай бұрын
@@abdiasiisklarabdiasisklar8597 wiil zxp👍
@managerfx9909
@managerfx9909 Жыл бұрын
waxan sugnaaba waa dagaalka saddexaad dunida
@jamaalhasanrasta8271
@jamaalhasanrasta8271 Жыл бұрын
Dadka somalida ee comentiga kuso qoraya English 😏maangaabyo
@farxiyo_hani
@farxiyo_hani 10 ай бұрын
Ma ila aragte😂😂
@user-sy7pm9iw3y
@user-sy7pm9iw3y 3 ай бұрын
Very Good. Waa Taariikh Madaw oo weli Maskaxdoda ka Guuxaya Dawladihii la jebiyey & kuwii Tamarta darnaa ee lagu dul dagaalamayey sida Somaliya oo Engriis & Talayanigu ku dul dagaalamay dhibaato xoog lehina ina kuso gaadhay.
@ibraahim.abdulle
@ibraahim.abdulle Жыл бұрын
10 sano Heshiiska germany iyo russka Aawey mzul
@mahadgesale3368
@mahadgesale3368 11 ай бұрын
daglki 2 ee adunka somali imsa kaka dhiimatyi
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 4 ай бұрын
LIKE
@mahadtolwaaye8799
@mahadtolwaaye8799 Жыл бұрын
😊😊😊😊
@mahadtolwaaye8799
@mahadtolwaaye8799 Жыл бұрын
00😊
@mahadtolwaaye8799
@mahadtolwaaye8799 Жыл бұрын
0😊
@mahadtolwaaye8799
@mahadtolwaaye8799 Жыл бұрын
0
@mahadtolwaaye8799
@mahadtolwaaye8799 Жыл бұрын
😊
@mahadtolwaaye8799
@mahadtolwaaye8799 Жыл бұрын
😊
@caaraneyare5486
@caaraneyare5486 Жыл бұрын
Waxaan rajeenayaa inaa dagaalka 3aad ee aduunka uu noo billawdo
@wiishyare377
@wiishyare377 Жыл бұрын
Wlh ninka waa iga qosliyey yowmul qayama inu dhaco miyad rapta
@iswiiti7413
@iswiiti7413 Жыл бұрын
Anigaba inaa indhaheyga ku arkaa raba😆
@mohamedalishire1011
@mohamedalishire1011 Жыл бұрын
Jawaab nama siinaysid 3 sanno ayaan kugu xidhanahy muuqaal walba oo aad soo dhigto jawaab ayaan kabixiyaa mafahamin walal abdirahmaan sababta maanay suaashaydu kusoo gaadhaynba Suaashaydu waa kazoo hadal sidaanu ufuranayno rome vatican city iyo xadiiska nabigeena suubanaa ee٠
@sakiapdilahihussein6108
@sakiapdilahihussein6108 Жыл бұрын
War wuu ka dhacaya nio😂
@mohamedalishire1011
@mohamedalishire1011 Жыл бұрын
Sxb nagadaa sidan ku dhe malaha aduu kumaqlayaaye
@weenkacadde3221
@weenkacadde3221 Жыл бұрын
@Moohoo iyaga lala dagaalamin ayee noqonesa dhul muslim
@weenkacadde3221
@weenkacadde3221 Жыл бұрын
@Moohoo wll ma ifahmin roma in dhul islaam noqon doonto nabiga scw ayaa sheegay iyada oo Aan wax dagaal lagu qaadin dadkeeda islaami doonaan🥰
@AlCarmawi
@AlCarmawi Жыл бұрын
═ ❁ Duruusta Higaadda Carabiga ❁ ═ 1- Xuruufta Carabiga || D.1aad kzfaq.info/get/bejne/sMVhgcWAs7PKn4U.html 2- Xuruufta Carabiga || D.2aad kzfaq.info/get/bejne/jJ9jmcaqscvTZ6c.html 3- Xuruufta Carabiga || D.3aad kzfaq.info/get/bejne/praShM2YxNWtdIU.html 4- Xuruufta Carabiga || D.4aad kzfaq.info/get/bejne/rqpomKZhtbfRkp8.html 5- Xuruufta Carabiga || D.5aad kzfaq.info/get/bejne/q8iDfqui0Me8nKs.html -----‐-------------------------------------------- 6- Isku-Xidhka Xuruufta || D.1aad kzfaq.info/get/bejne/icyioN2SlZenn5s.html 7- Isku-Xidhka Xuruufta || D.2aad kzfaq.info/get/bejne/f9mKqKt5u8y3eYk.html 8- Isku-Xidhka Xuruufta || D.3aad kzfaq.info/get/bejne/fNOFZJymsbS2lp8.html 9- Isku-Xidhka Xuruufta || D.4aad kzfaq.info/get/bejne/kLddeZycqpfXd5s.html 10- Isku-Xidhka Xuruufta || D.5aad kzfaq.info/get/bejne/eJt-i9qG1NWooo0.html -----‐----------------------------------------------- 11- Kor-Dhigga Xuruufta || D.1aad kzfaq.info/get/bejne/b7OIapdi0NfPh2g.html 12- Kor-Dhigga Xuruufta || D.2aad kzfaq.info/get/bejne/jd57o8Kr18rRdJ8.html 13- Kor-Dhigga Xuruufta || D.3aad kzfaq.info/get/bejne/d7RlebuhltbPp3U.html 14- Kor-Dhigga Xuruufta || D.4aad kzfaq.info/get/bejne/e66qf6Ze3cephH0.html 15- Kor-Dhigga Xuruufta || D.5aad kzfaq.info/get/bejne/kK-mf5uAtbbKlWQ.html -----‐----------------------------------------------- 16- Hoos-Dhigga Xuruufta || D.1aad kzfaq.info/get/bejne/fJidjZeH3N3ep6s.html 17- Hoos-Dhigga Xuruufta || D.2aad kzfaq.info/get/bejne/fNCdppemycjMc6M.html 18- Hoos-Dhigga Xuruufta || D.3aad kzfaq.info/get/bejne/hJtlrJx01rCYgac.html 19- Hoos-Dhigga Xuruufta || D.4aad kzfaq.info/get/bejne/bLqHgKaD17m7nXk.html -----‐-------------------------------------------------- 20- Godaalka Xuruufta || D.1aad kzfaq.info/get/bejne/itZhh5qEy524eJs.html 21- Godaalka Xuruufta || D.2aad kzfaq.info/get/bejne/grJjeJx6tNW2pIU.html 22- Godaalka Xuruufta || D.3aad kzfaq.info/get/bejne/m7KbhdOdu8jOiJs.html -----‐-------------------------------------------------- 23- Reebitaanka Xuruufta || D.1aad kzfaq.info/get/bejne/m9GWeLibvMWVeZc.html 24- Reebitaanka Xuruufta || D.2aad kzfaq.info/get/bejne/q911nJhz1aeWknU.html 25- Reebitaanka Xuruufta || D.3aad kzfaq.info/get/bejne/gNGgo9GKvpPGlok.html 26- Reebitaanka Xuruufta || D.4aad kzfaq.info/get/bejne/fcV9mqZe2724pnk.html 27- Reebitaanka Xuruufta || D.5aad kzfaq.info/get/bejne/famkmaSqy9ymY40.html -----‐-------------------------------------------------- 28- Madka Alifta || D.1aad kzfaq.info/get/bejne/qaimbNuLrc-qhY0.html 29- Madka Alifta || D.2aad kzfaq.info/get/bejne/g9hlfMaqxMrdn6c.html 30- Madka Alifta || D.3aad kzfaq.info/get/bejne/hsWolrp3utbemnk.html -----‐-------------------------------------------------- 31- Madka Waaw-da || D.1aad kzfaq.info/get/bejne/g9eWg9dmmautYJc.html 32- Madka Waaw-da || D.2aad kzfaq.info/get/bejne/eMtdh8SFq9-qcoE.html 33- Madka Waaw-da || D.3aad kzfaq.info/get/bejne/r6eforCSsJ6dlqs.html -----‐-------------------------------------------------- 34- Madka Ya,da || D.1aad kzfaq.info/get/bejne/qMiXmbuj3OCthJc.html 35- Madka Ya,da || D.2aad kzfaq.info/get/bejne/a9GjmsRlr6zQlJs.html 36- Madka Ya,da || D.3aad kzfaq.info/get/bejne/o7yXpNKmr7DMZKM.html -----‐-------------------------------------------------- 37- Labo-Shaqalka || D.1aad kzfaq.info/get/bejne/i7l0oNinlc6lpXU.html 38- Labo-Shaqalka || D.2aad kzfaq.info/get/bejne/hdFiqM-o3smok4E.html 39- Labo-Shaqalka || D.3aad kzfaq.info/get/bejne/qJNdprqCz8vXiGg.html 40- Labo-Shaqalka || D.4aad kzfaq.info/get/bejne/aKpgaJenyqiwY58.html 41- Labo-Shaqalka || D.5aad kzfaq.info/get/bejne/pKpll8pozdTYYZc.html -----‐-------------------------------------------------- 42- Shadka || D.1aad kzfaq.info/get/bejne/iNxgodF7udPXoJc.html 43- Shadka || D.2aad kzfaq.info/get/bejne/a7xzoJWC2b-pqps.html 44- Shadka || D.3aad kzfaq.info/get/bejne/m9GAaqRzy9rdcn0.html 45- Shadka || D.4aad kzfaq.info/get/bejne/ncyBeLZ9yL6chHU.html 46- Shadka || D.5aad kzfaq.info/get/bejne/hteXe91zu7HdgnU.html 47- Shadka || D.6aad kzfaq.info/get/bejne/gbCip6iqs5-3hKs.html -----‐-------------------------------------------------- 48- Hamzatul-Wasliga || D.1aad kzfaq.info/get/bejne/qpd3frylqre0fGw.html 49- Hamzatul-Wasliga || D.2aad kzfaq.info/get/bejne/bruem7OSuZjDmXU.html 50- Hamzatul-Wasliga || D.3aad kzfaq.info/get/bejne/mJ6IfJaYrLvYqJ8.html 51- Hamzatul-Wasliga || D.4aad kzfaq.info/get/bejne/iJmYfJOQvsW5nKM.html -----‐-------------------------------------------------- 52- Waqfiga/Qaabka loogu Istaago Kalmadda kzfaq.info/get/bejne/fr-XqpNiqc-Ro3k.html 53- Dhammaad kzfaq.info/get/bejne/hbR0eddhu7bJqnU.html -----‐-------------------------------------------------- by: Xuseen Al-Carmawi
@abdikhadarahmed534
@abdikhadarahmed534 Жыл бұрын
,❤🎉
@abdirisaqjagtaofficialchannel1
@abdirisaqjagtaofficialchannel1 Жыл бұрын
Chinese hataa xagay kasoo galeen awooda hadii ay Japanese iska celin kari waayeen oo qudha , oo aany huwantan danbe kasoo gaadhin
@suhaybxasan7725
@suhaybxasan7725 Жыл бұрын
Zxp xiligaas china awoodan ma lahayn ee waxa u yeelay waa in dalkii china qabsasay oo Japan ah uu dagaalka ku jabay markaana china dib ayuu isku abaabulay
@mubarakadem479
@mubarakadem479 Жыл бұрын
Maya wll chines barigaa awood malahayn
@ahmedaamiin8669
@ahmedaamiin8669 Жыл бұрын
Chine barigaa somalia hada waxba ma dhaamin lkn horymakisu waxa kasoo bilowdey 1975 maantana wad aragtaa figta buu joogaa
@somalimanintheworld5090
@somalimanintheworld5090 Жыл бұрын
Huwantu waa kuwee.......Japan maraykanka ayaa aad uduqeeayay iyo dagalo qadhaadh wadamada Pacific ga oo Japan Empire tii Asia qabsatay lkn maraykan baa hilfaha uqqady
@suhaybxasan7725
@suhaybxasan7725 Жыл бұрын
@@somalimanintheworld5090 zxp huwantu waa dalalkii galbeedka u badnaa sida usa france and uk ee iskaashaday si ay meesha uga saaran dalalkii duulaanka qaaday
@MohamedBidixo
@MohamedBidixo 15 күн бұрын
Dagaalka 3aad noso dadaji😅
@abdullahimohamed9308
@abdullahimohamed9308 Жыл бұрын
marakan iyo ingiriska iyo Russia Ku guuleystey
@warsamedacad123
@warsamedacad123 10 ай бұрын
Waxaas dagaal aah wax sameyn kuma lahayn miya Somalia 😭 Nacaala idin Dhalaay ila hada Dadka dalaada haaya mahan Hogamiyal Sax ah
@nasrocabdiraxmaan4960
@nasrocabdiraxmaan4960 9 ай бұрын
Maxa naga galay bal isheek
@ayaalehahmedcumar4070
@ayaalehahmedcumar4070 Жыл бұрын
Wxn dagaal uma Aqaano anigu . Dagaalku waa ka gacanta layskula tago Awoodii muslimiinta Ayaa ka wayn waxanoo awooda . Miyay isku dhigman wax qoryo ku dagaalamaya . Iyo rag seefo ku dagaalamaya .
@bestmayraaled8077
@bestmayraaled8077 Жыл бұрын
Waxan Isweydiyaa Dagalkii 1Ee Aduunka Ama Kii 2aad Ee Aduunka Dagalka Aduunka? Africa Aduunka Maka Mid Tahay Horta Mase Mala Xisabsho Africa???
@calibaxdo8239
@calibaxdo8239 Жыл бұрын
hhhhh qof ii aqoonsada ayaad wodaa
Dagaalkii 1977 | Guushii somaliya 🇸🇴 iyo jabkii ethiopia 🇪🇹!
30:01
Always be more smart #shorts
00:32
Jin and Hattie
Рет қаралды 44 МЛН
Must-have gadget for every toilet! 🤩 #gadget
00:27
GiGaZoom
Рет қаралды 12 МЛН
flim Dagaal kii Ceydiid iyo Mareekanka dhaxmaray || Captain majid
13:54
Qulasada Filimada
Рет қаралды 2,1 МЛН
Islamic Golden Age - Philosophy and Humanities
16:58
Kings and Generals
Рет қаралды 1,4 МЛН
Midawgii sofyeetka | Sidee ku bilowday.. Sideese ku burburay?
12:01
Waaberi Media
Рет қаралды 108 М.
DAGAALKI 2AAD EE ADUUNKA
36:58
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 105 М.
Funny cat woke up early 😂👻🥳
0:38
Ben Meryem
Рет қаралды 25 МЛН
ДЕДУШКА ВЫ ГДЕ? 🤣🤣
0:59
РЕАЛЬНЫЙ ВОВАН
Рет қаралды 2,9 МЛН
One Two Buckle My Shoes ! #spongebobexe #shorts
0:17
ANA Craft
Рет қаралды 12 МЛН
I Can't Believe We Did This...
0:38
Stokes Twins
Рет қаралды 54 МЛН
DESAFIO IMPOSSÍVEL! #trending
0:13
O Mundo da Ágata
Рет қаралды 13 МЛН
Love Challenge With Mellstroy And Mrbeast
0:19
BigSchool
Рет қаралды 8 МЛН
DESAFIO IMPOSSÍVEL! #trending
0:13
O Mundo da Ágata
Рет қаралды 13 МЛН