Daawo mw Xassan O Caawa Dadka Hortooda Waxba Ureeban Muuse Iyo Abii Axmed Soona Qufay Xogo Cusub

  Рет қаралды 11,476

Anfac Media

Anfac Media

4 күн бұрын

Пікірлер: 81
@husseinyussuf7117
@husseinyussuf7117 2 күн бұрын
Masha allah Guuleyso madaxweyne kawa maseyrsan iyo sixun wax u sheegayaasha qaaqlayaasha ah ka soco oo ha u joojinin anagaa ku garabtaagane💪💪💪💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗
@NounareDj-qo2sq
@NounareDj-qo2sq 2 күн бұрын
Guul Somalia allah naga qabto cadowka iyo kuwa na dhibayo Aamin 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ilovetolove._
@ilovetolove._ 2 күн бұрын
Waxaasoo dhan ad shegeyso waxaa keeney mwn farmaajo guul farmaajo
@aminaqali7767
@aminaqali7767 2 күн бұрын
Xasan sheekh iyo kuwa sacab u tumi wa munafiqiin. Somali cadow ku ah, gaalna u shakeeya.
@yaraani2526
@yaraani2526 2 күн бұрын
Salalaahu caleyhi wasalam
@halimayusuf4899
@halimayusuf4899 2 күн бұрын
Guuleyso madaxwayne Xasan Sheekh ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@shamisali4599
@shamisali4599 2 күн бұрын
Caawa sidan ufarax sanahay inta aqli yeestay dabal dag uguma farxin mamulka midnimada somaliyed ssc qatumo waxan lenahay farxada sanadkan aa hesano adinka usabab shuhadada Allah unaxaristo ❤rajiimka xabashiga muusa ilahey ha ka abaal mariyo dhiiga wilasha
@Xaydarabuukar
@Xaydarabuukar 2 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-sm9ju3ti3m
@user-sm9ju3ti3m 2 күн бұрын
Hambalyo Shacabka Soomaaliyeed maalmaha Xoriyada Soomaaliya ee 26 June iyo 1da July . Waa Sanadguuraddii 64-aad ee ka soo wareegtay Maalmaha Xoriyada Soomaaliyeed. Allaha. NOO ILAALIYO Xoriyadda Soomaaliya oo sanadkaan Sanadkiisa kale Nagu gaarsiiyo Nabad, Caafimaad iyo horumar . Waxaan kaloo uduceynayaa Waalidiintayadii u soo halgamay Xoriyada Soomaaliyeed in Allaah U Naxariisto...AAMIIN. ..AAMIIN. AAMIIN
@AliAli-ey5ic
@AliAli-ey5ic 2 күн бұрын
Awal baa la yiri indha adayg waa raasamaal anaa kuu qitay inaad indha adagtagay..
@AliMohamed-qu5ht
@AliMohamed-qu5ht 2 күн бұрын
Xasan Baahana xasan munaafaq xasan xabaala qofe allah hadin cadaabo idiga iyo muuse Dameer ba
@ahmedyusuf9616
@ahmedyusuf9616 2 күн бұрын
Benale qofkan wixii hore xasuus an ee waxkuqadan qofjiramha
@MohamedJama-ep5sh
@MohamedJama-ep5sh 2 күн бұрын
Wali xasan hadalkiisa macada waa moryaan hawiye ah waatuug siyaasiya
@mulkikarshe3903
@mulkikarshe3903 2 күн бұрын
❤guuleyso dal xoreeye
@abasemohamed6827
@abasemohamed6827 2 күн бұрын
Dadka waa la Ba’ay waa la jabay waa lay haystaa waa Firdhiye iyo maamulkiisa
@AliMohamed-vj8uj
@AliMohamed-vj8uj 2 күн бұрын
Hooyada firdhiye was dhig magaca xanuun baa kuhaya,adeer firdhiye dad baa doortay meeshi raba ayuu geenaya ka dhamoow madaxweyne firdhiye.somaliland ayuu la hadalayaa laakin adiga firdhiye ayaa ku muuqda,Ina dhilo.
@jeimoha3286
@jeimoha3286 2 күн бұрын
Md Hasan sh geesi taariikhda ku xusi doonta
@user-wx2sm5vs9m
@user-wx2sm5vs9m 2 күн бұрын
Bismilah Guul 26 jun❤❤❤
@adama2578
@adama2578 2 күн бұрын
SHABAAB WAA GAALO WALIBA MUNAAFIQIIN AH OO DIINTA ISLAAMKA KU SHAQEEYA HADDAY DIIN LEEYIHIIN MAANTA XOOGOODII INTAY ISKU GEYSTAAN BADDA SOOMAALIYEED AYAY KA DIFAACI LAHAAYEEN. LAAKIIN WAXAAN SHAKI LAHEYN INAY U SHAQEEYAAN CADOWGA UMMADDA SOOMAALIYEED EE BADDA RABA.
@shidesomaliminerals3267
@shidesomaliminerals3267 2 күн бұрын
Luqada aad ku hadlayso waxaan u fahmay inaad saxeexdo itoobiya inay deked dhisato laakiin ay dhaafto dhulka 20 km in ay qaadato
@GalabXagaCaweys
@GalabXagaCaweys 2 күн бұрын
Maxaa badi ku aamusiiyey Mudaneh xasan ?
@Siyaadbishaar
@Siyaadbishaar 2 күн бұрын
Asc madaxwen xasan Anaga wan dulmanahay Hadanahay rer gado
@user-ql2me5iu9e
@user-ql2me5iu9e 2 күн бұрын
Hanbalyo hanbalyo hanbalyo
@AliAli-ey5ic
@AliAli-ey5ic 2 күн бұрын
Golaha amniga kursigiisa rag hore ayaa ka shaqeeyey Adigaa duco u baahan
@abasemohamed6827
@abasemohamed6827 2 күн бұрын
Hadii sanadkan la xoreeyey,Imtixaanka uu maanta gelaya ee durba dhameeyey ma ga Laaska koowadba
@mahamoudali9397
@mahamoudali9397 2 күн бұрын
Adigaa kamida kuwa wax xasuusta
@noorabdi2683
@noorabdi2683 2 күн бұрын
War dhiiqow runta sheeg Allah ka cabso
@AliAli-ey5ic
@AliAli-ey5ic 2 күн бұрын
Xasanoow xisaabta ku darso dadka ku hor fadhiyaa waa dad waxgarad ah xayawaan ma aha waxaad rabtana way ogyihiin
@abdiwahabadanabdiwahababdi1487
@abdiwahabadanabdiwahababdi1487 2 күн бұрын
Mudani madaxweyni kursiga sikured kaslka 2018kee aya cod sigesa lagudbiye deen cafiska sidasso kalii quna,qabatenta sidasso kalii dowlade hora kaa shaqeysaye laken adega RW,xms maxad kashaqeysen on qabura faged iyo dul bob aaheen mahaysaan shaalii
@osmanmohamed7191
@osmanmohamed7191 2 күн бұрын
Viva somaliland republic
@yusufbarud2813
@yusufbarud2813 2 күн бұрын
Xasan sheekh nin Arkaya maamulxumadiisa iyo qabyaanad xumadiisa wligiibuunadoonay soomaalinimo iyo waxkalaba
@hassandanois6947
@hassandanois6947 2 күн бұрын
Duktatoriyad waxan ahayn oo dowlaadnimaada umada somaliyeed lagu ilaalin kara majiro, tusaalo kudhow jabuuti.
@xuseencabdilaahi8147
@xuseencabdilaahi8147 2 күн бұрын
sida xabaalaha Mogdisho ayuu doonayaa in uu Bada somaliland dilaalo ,
@XuseenMaxamed-sb4op
@XuseenMaxamed-sb4op 2 күн бұрын
Ninkaa.isagoo.soojeeda.riyoonaya.maqla.
@AbdiRehman-kl7wj
@AbdiRehman-kl7wj 2 күн бұрын
Guul soomaaliya
@aminoaxmed7653
@aminoaxmed7653 2 күн бұрын
hanbalyo
@abasemohamed6827
@abasemohamed6827 2 күн бұрын
Hadaad raganimo hayso caawa waxaad ku dhawaaqda Somaliland waan citiraafay
@user-kn4fh5gn5y
@user-kn4fh5gn5y 2 күн бұрын
Waa hadalkii dhediga car ictiraaf oo yuu xukumi haduu ku ictiraafo
@aliainanshe5698
@aliainanshe5698 2 күн бұрын
Madaxweynuhu wuxuu reaction ka bixinayaa dadka dhaliila siyaasaddiisa ee waxba kama sheegin arimaha taagan.
@ismailabdi3654
@ismailabdi3654 2 күн бұрын
Kani waa doqon waa khaldameyna bal waxuu kuhadlaayo fiiriya kun hadal oo isburinaayo ayuu kuhadlaayaa waxaan waa in dalka laga qabtaa jaahil oon dowladimada waxba kama yaqaano dalka waa in kani laga badbaafiyo
@AliAli-ey5ic
@AliAli-ey5ic 2 күн бұрын
Oo adigu xasanoow sow ninkii ololaha ku galay ma ahayn ciidankii Ereteria waa la gatay ma runbaada sheegaysey..isdhagayso xasanoow hadalladaadii waa duubanyihiin Laakiin awal baa la yiri dhagax taabasho iyo tuujinu waa isugu mid.
@abasemohamed6827
@abasemohamed6827 2 күн бұрын
Kan iyo Fiqigii shalay hadlayey miyaanu madaxweyne iyo Wasiirkiisii ahayn
@shidesomaliminerals3267
@shidesomaliminerals3267 2 күн бұрын
Sow adigu maad saxeexin dekeda berbera maxaad u leedahay ajnabi baa intii badnayd qaatay sow xoogaa laaluusha maad qaadan misana indho adaygaga waa ka hadlaysa .
@cabdiladiif6738
@cabdiladiif6738 2 күн бұрын
Wajigaaga alaha gubo duli maxaa dalkaan cuqubo hastay saa qofkaas loosoo diray
@salebanmohamedmahmoud2483
@salebanmohamedmahmoud2483 2 күн бұрын
saldhig maya dhulka maya laakii baddana waabixinaysaamiyaa
@abasemohamed6827
@abasemohamed6827 2 күн бұрын
Sowdigii lahaa qaabka iyo cida ay weydiisteen ayaan diidanahay
@abdiwahabadanabdiwahababdi1487
@abdiwahabadanabdiwahababdi1487 2 күн бұрын
Madaxweyni hee armaba lajoga qi Yamaha illen wa adiga qabura faganaye subxanallah
@shidesomaliminerals3267
@shidesomaliminerals3267 2 күн бұрын
Ninku ma xishoonayo indho adayg iyo badhac badhac iska dhaaf.
@ambiyaxasan6082
@ambiyaxasan6082 2 күн бұрын
Dal Xoreye Madxwyne Xasan Sheikh Maxamuud Madaxwyne Caaydu Waa Calyo Kuwa Ku Caayayna Waa Calyo Dheg Howdhigin Ee Horay Uga Soco
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 2 күн бұрын
tuug waatuug xabaalo qote neef bada adaa iibsaday xaywaan
@user-hw5bt5bj8r
@user-hw5bt5bj8r 2 күн бұрын
Xasanow halkan waxan xabad ahayn kumtaal 2 wajeele
@abasemohamed6827
@abasemohamed6827 2 күн бұрын
Sowdigii diidanaa shalay in Berbera la dhiso
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 2 күн бұрын
kkkkkkk barbar yaa usaxeecay imaadaaraad soow xasan tuug ma ahaayn neefkan
@mahamoudali9397
@mahamoudali9397 2 күн бұрын
Ciidankii soomaaliyeed dhibtaad ugaysatay lama illaawi doono
@umretaaj9939
@umretaaj9939 2 күн бұрын
Horta dekeda barbara mataqana ma iskudayikarta in aad timadid
@mrniceguy8663
@mrniceguy8663 2 күн бұрын
Munaafaqow ciidankii meeh oo dhulkii iyo hantidii dalka meedey Dal waalaguu dhiibey ee hadaad bari kafakareysi maxaad eareejineysaa magac xumo maahee Gabdhihii caalamka utartamey maxaad shisheeye uga gadatey duli alle kubed
@seed3966
@seed3966 2 күн бұрын
Kkkkk war ninkaaasi waaa kuma waa ninkii odeyga ahaa ma gaciisa caanka ah sheega xabaalihii ma nabad gelin weydey ?????😢
@Xuseenaadan-nl7im
@Xuseenaadan-nl7im 2 күн бұрын
ma adigaa lahaa xabaalaha nin dhintay kabahiisa ayaa dhaama Waayo Kan hada nool ayaa gashanaayo adeerkaa ee guryaha Ka kor dhisay Ka waran ee xamar bile ubaxsaday ee if iyo aaqiro la dhihi jirey asagaa bilaabay😂😂
@seed3966
@seed3966 2 күн бұрын
@@Xuseenaadan-nl7im Cuqdad iyo qabyaalad yaa naqaska kaa keentey kami wixii dhulka kor saaraa ey deeqi waayeyn xabaalihii yuu qoftey dhulki dowlada xaraash debada wixii kayimaada dhul iigu bedaluu leeyahay agoomaha masaakiinta lagu caawiyey jeeybkuu ku shubtey meel walba laluush qaatey askartii sirqool kulaa hada badii leeyahay anaa isoo mara yaahuu ducfi uf
@osmanmohamed7191
@osmanmohamed7191 2 күн бұрын
Xasanow kala tagnee tawaawaca iyo munaafaqada yarayso oo quuso
@umretaaj9939
@umretaaj9939 2 күн бұрын
Tuug tuug tuug
@ismailabdi3654
@ismailabdi3654 2 күн бұрын
Kani waa jaahil aan dowladnimo waxba ka aqoon oo liito ilaahay hanaga qabto
@faisalhusseinibrahim495
@faisalhusseinibrahim495 Күн бұрын
Sida adiga oo kale maahoo
@seed3966
@seed3966 2 күн бұрын
Xxxxxxx hadal iyo uur is khilaafsan war ninkani waa xaraash qaran allaah umada hadhaafiyo xxxxxxx
@Xuseenaadan-nl7im
@Xuseenaadan-nl7im 2 күн бұрын
adiga cilmu qeybka ayaad og tahay EE qofka qaluubtiisa miyaad og tahay afkaaga iyo gacantaada halaga nabad galo
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim 2 күн бұрын
Tuuuuug batahay adaba xasuqay ciidankii qaranka
@osmanmohamed7191
@osmanmohamed7191 2 күн бұрын
Shalay anaga waxay na bartay in adiga iyo dadkaaga iyo anagu oo ah reer somaliland maanta iyo beritoba aynaan dib u wada noolaan oo wax dambe iskaga keen jirin
@user-rq2ti3fc7f
@user-rq2ti3fc7f 2 күн бұрын
Tuugaatahay waxfiicana kaasugimeynee .iskahadal .oo orodoo wadamada dadka uudhistay soowareege sootuugsa ila waad tuugsataye
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 2 күн бұрын
kkkkkkkk tuug balaayada koow adaa ka ah shalay kiilahaa ciidankii eratariya waa la iibsaday maadan ahaayn tuug xabaalo qote
@umretaaj9939
@umretaaj9939 2 күн бұрын
Isma maqle gur gurte been naale
@abasemohamed6827
@abasemohamed6827 2 күн бұрын
Laascanood hore Diugsi uga ma jirin miyaa
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 2 күн бұрын
laascaanood dugsigeeda maxaa kagalay xasan mooryaan
@umretaaj9939
@umretaaj9939 2 күн бұрын
Been le
@umretaaj9939
@umretaaj9939 2 күн бұрын
Been naale tuug tuug tuug
@januarySl2024
@januarySl2024 2 күн бұрын
Quusta waad quusan doontaabe ! Laba dal iyo laba dawladood ayaynu ahayn. Midnimo dawci ah ayayno wada galnay Midnimadii way fashilantay. Dalkayakii ayaanu dib ugu noqonay, dawladayatii ayaanu dib u dhisanay. Dawladuhu way midoobaan, waanay kala baxaan ee maxaa idinka udin waalay, maxaad isubahdilaysaan !
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 2 күн бұрын
kkkkkkkkkk dalkeetahay yaa kuyaqaan adeer isaaqland dhulkiisu haduu qaran kuu gooynayo bal hakuu gooyo adeer aamin taa laakiin dhulnin kale leeyahay haku xisaabtamin bilaa nasab irir carab yuhuud oromo keetahay
@Maka0492
@Maka0492 2 күн бұрын
Adigu Hargeisa iyo Burco wadaan ka dhiigo Koley qoof samaroon,cisee,dulbanhante iyo warsangeli dawlad isaaqa ma rabaan
@seed3966
@seed3966 2 күн бұрын
Hargeisa iyo burco oo haafa dowlad noqon maayaan takale qabiil somali makala jari karo
@januarySl2024
@januarySl2024 2 күн бұрын
@@Maka0492 Hargeisa ayaan leeyahay, Burco ayaan leeyahay, Sool ayaan Laas Caanood mooyee, Caynaba, Oog iyo inta barwaaqada iyo kheyrku ku jiro ayaan leeyahay, Ceerigaabo, Ceel Afweyne Garadag, Yuufle, ,xiis iyo Maydh iyo Sanaag oo dhan, Badhan iyo Laas Qoray oo Warsangeli dego mooyaane. Warsangeli hadaa iyo weligeed Somalilaand nabad ayuu kula noola. Dhulbahante oo 100 sanadood mar booda ayaa Majeerteen oo doonaya in uu dhulka iyo ceelka shidaalka iyo dahabka ka boobo ayaa iyakoo horumar, barwaaqo iyo nabad ku nool irbad sumaysan oo Daruud ku ridey oo nicmadiisii ka daadiyey. Dhulbahante naga tegi maayo, anakaa isnaqaan oo wuu nagu soo noqon. Iminka marka Caalamku dawladnimadayata aqoonsado, weerar coomaadayaal ah oo xulifadayata badani nagu taageerto ayaanu ku ekayn Garoowe, Bosaaso iyo Caabudwaaq oo ramiimta ka dhigi. Argagixisadana meesha ay ku dhuuntaanba Sattelite ayaanu ku ugaadhsan. Waan ogahay maanta Daruud oo dhan iyo Abgaalka ay iska leeyihiin ee adhigooda aan ka duwanayn tacsiyad ayaad u fadhidaan markay yaqiinsadeen in aqoonsiga Somalilaandaanay joojin karin ! Waa la sheegay in ambalaasyadu dul taagan yihiin Deni, Xassan Doqon Qoslaya iyo Xaarmaajo. In ay kaarjebinta shan shan u liqayaan la sheeg ! Somaalia, Daacish, Qaacida iyo Shayaadiin waa ogyihiin in haday talaabo u soo qaadaan heshiiska Somalilaand iyo Ethiopia, in Ethiopia sideedii duufaan iyo jeedal ku noqonayso oo xaga kale u rogayso oo aanay gaban, gaban, wadaad iyo waranle dhaafayn ee ay wada xasuuqayso. Samaroon iyo Ciise ha soo qaadin doqonyahaw Kumaankun sanadood ayaano isku degaan nahay. Shiikh Isxaaq, Shiikh Samaroon iyo Shiikh Ciise meel ayay ku wada aasan yihiin, waxay ahaayeen shuyuukh walaalo ah. Isaaq, Samaroon iyo Ciise waa dad iswada dhalay, isku af iyo dhaqan ah oo gigol ku wada fadhiya. Ilaa qiyaamaha meel ay kala tegayaan ma jirto ! Mid midkii habawsanaa ee Ina Geele sumeeyey iska aamus. Ina Geele hadii Ethiopia biyaha iyo korontada ka goyso isaga iyo reer Jabuuti haraad iyo kul ayay saacado gudahood u dhimanayaan !
@user-ex9qq4bs9i
@user-ex9qq4bs9i 2 күн бұрын
Culusoow 2 beri buu Muqdisho joogayaa 2 berina qudbad aanan xigmad badan lahayn buu isku dhaafiyaa! Haddeer tickit baa u go'an. Kkk
@abasemohamed6827
@abasemohamed6827 2 күн бұрын
Kan iyo Fiqigii shalay hadlayey miyaanu madaxweyne iyo Wasiirkiisii ahayn
Increíble final 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja 2
Рет қаралды 107 МЛН
МАМА И STANDOFF 2 😳 !FAKE GUN! #shorts
00:34
INNA SERG
Рет қаралды 3,5 МЛН
FALCELINTA DADKA SOMALIDA[ GAROWE IYO XAMAR  WAXA IGA XIGA AMXAAR]
16:53
Increíble final 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja 2
Рет қаралды 107 МЛН