GUUL DAWLADA SOMALIA LIISKA ARGAGIXISADA KUDARTAY SOMALILAND,WASIIR FIQI KARBAASHAY MUUSE BIIXI,XOG

  Рет қаралды 25,961

Darwiish Tv

Darwiish Tv

4 күн бұрын

GUUL DAWLADA SOMALIA LIISKA ARGAGIXISADA KUDARTAY SOMALILAND,WASIIR FIQI KARBAASHAY MUUSE BIIXI,XOG

Пікірлер: 84
@adanbile4237
@adanbile4237 2 күн бұрын
Wasiir fiqi waa ku hanbalyaynayaa, inuu badheedhihiisa waddaninimo, Masuuliyadeed si cad u sheegay, 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@ubahguled5047
@ubahguled5047 2 күн бұрын
Reer puntland waxaa Tala ah any iska saaraan somali diidka kunool puntland waa inay iska saaraan.
@fouzeyahyousef3082
@fouzeyahyousef3082 2 күн бұрын
SNM WAA AlSHABAb
@MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn
@MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn 2 күн бұрын
Halgamaa cabtan caduun indheer garad wadaniyadi kudheehantahay guuleyso mudane mahadsanid 💯🇬🇲🇬🇶☂️
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 2 күн бұрын
VIVA 5 Somaliyed waa lamtabtan❤ Guul iyo Gobanimo,iyo insha Allah 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 💯💙🤲🏾🤲🏾🤲🏾👍👍🙏🏼🙏🏼
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 2 күн бұрын
ilaa ceebe uma dhinitaan iidooro😔
@user-db5ts6je7z
@user-db5ts6je7z 2 күн бұрын
Cadowga argagixisada SNM ee idoor hada miyey ogadeen cadawada Qabiil yar
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c 2 күн бұрын
Waa aduunka argagixisada u wayn. Waa hargaysa iyo reerkaas gaar ahaan heego
@axmedyare2404
@axmedyare2404 2 күн бұрын
Argagixisada SNM 👎
@shukrijama5399
@shukrijama5399 Күн бұрын
Wasiir fiqi waa landheer geesi geesi dhalay ❤❤🎉❤💪🇸🇴🇸🇴💪💪💪🦁🦁😍💝
@guirehmoussa8848
@guirehmoussa8848 2 күн бұрын
Fiqi gessi gessi dhalay.somaliland wan burburinayna.inshallah.
@zahrasaed148
@zahrasaed148 Күн бұрын
Walee idinkaa caalmka kadhici doona ee qoda godka dheer ee aad kudhici doontaan munaafiqiin yahay.
@Ahmednourmohamed737
@Ahmednourmohamed737 14 сағат бұрын
neef kaalay burburi idinka ayaanu idin burburin
@seed3966
@seed3966 Күн бұрын
Asc hadii aan wax laga qaban meel fog baa kaga raadin SNM kooxdaas xag jirka ah 🦟🕺🏼🪳🥾🏃🏻🥾🦂🏃🏻🥾🥾🏃🏻🦂🏃🏻🥾🥾🦟🕺🏼🪳🪳🪳🦂🏃🏻🏃🏻🥾🥾
@NajmaMahad-k7r
@NajmaMahad-k7r 2 күн бұрын
Indoor wagaashiyo kufriga wacda laa uyaalee waaniman walaala ah taniyo waaga aakhiree
@yasminjama2703
@yasminjama2703 2 күн бұрын
Welkom 🤗 Darwiish
@simbarelaxing-music1564
@simbarelaxing-music1564 2 күн бұрын
Good 😮
@fawziahmed3290
@fawziahmed3290 2 күн бұрын
👏👏👏👏👏
@amnaali8642
@amnaali8642 Күн бұрын
WAA IN DOWLADU U DIRTAA CIIDAN IYO WAX GARAD DHALINYARADA SOOMAALIYEEDNA AY GALAAN DAGAAL KA DHAN AH MUUSE AALKOLEYSTE SI XUDUUDAHA SOMALIYA AY NABAD BUUXDA LOOGU HELO SHACABKA SOOMAALIYEEDNA WAA DIYAAR KALIYA FASAXA DOWLADA AYAA LAGA SUGAYAA JAMHURIYADA DIMOQRADIGA AH EE SOMALIYA GUUL SOOMAALIYA ONLY
@NounareDj-qo2sq
@NounareDj-qo2sq 2 күн бұрын
Guul Somalia iyo Jabuuti Gobinimo wlaal dhab ah
@HASSANIbrahim-q7h
@HASSANIbrahim-q7h 17 сағат бұрын
Guul🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@user-gm4nr4lf1h
@user-gm4nr4lf1h 2 күн бұрын
Waxaas run ha moodinina! Aniga waxaan u arkaa cad cad ina ciidoole. Macaa heesaha. Hello D5.
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg 2 күн бұрын
Markii hadalayiraado dadka somaaliland raali kama aha masakinta shacabaka ah hadaa lasoo saarayaa qabna khasab baalakukenaya khabna lacg dadkasi wey waran waxnama awodan😢😢😢😢😢😢😢
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 2 күн бұрын
wasiir fiqi waa ninka kaliya ee reerkaa fahmay ilaa marhoraan ogaa waa geesi kama gabado jadalka laakiin xasan munaafaq baa meesha lagu ba ay oo neef ah
@amnaali8642
@amnaali8642 Күн бұрын
uslisoow ma fiqi baa ku hadla waxey dowladu ogeyn wasaqyahow waxa neceybka mwnaha ku jiro wey baqtinayaan isha allaha dhowro cadowga qarsoon ah mw xasan sheekh maxamuud ha noolaado weligii alshbbta necebna ayagaa iska soo dhamaadayba
@saidmussa6461
@saidmussa6461 Күн бұрын
Amxarada Hargeysa joogta naagihii wasiirada iyo xildhibanada ayey guryaha ku heystan oo ilmaha ka dhalaan
@ahmeddini9519
@ahmeddini9519 Күн бұрын
Shalay markii caruurteena iyo hoyoyinkeen loo diiday iney Ku nastaan dakada Barbara maantana loogu baaqayo iney yimadaan Ethiopia iyo ciidamadooda waa wax laga naxo waxeyse u baahantahay in arintaa si guud looga hortago jawabta kuhabona lasiyo kuwa kufogan iyo kuwa kalee iyaguna caadaystay lashaqaynta cadawga dhaw iyo kan fog diidana horusocoshada qarankena(hiranboy XL)
@maahtygamotyga8612
@maahtygamotyga8612 Күн бұрын
😊😊😊
@farhanabdi1102
@farhanabdi1102 Күн бұрын
Ay ku dhiran waayeen kuwo kale oo badan oo madax ama siyaasiyiin ah
@NajmaMahad-k7r
@NajmaMahad-k7r 2 күн бұрын
Gabaygii sayid c,xasan nasal haday yihiin gaaladay nicilahaayeene dacdashu kuwayku dhacday dabanashleeyaane
@amatullahbintumuslimah7775
@amatullahbintumuslimah7775 2 күн бұрын
Aslmclykm w w horsy u soco geesi caduunow
@halawi9252
@halawi9252 Күн бұрын
Guul wasariir 8:21 kharan, walaal qabiil kharan ma noqdo,ee qaado doorkaada. Ha dayicin,waqtiga,aad haysato.Guul isku keen Soomali.Dagaalada qabiilada wax ka qabo, dhiiga daadanaaya ee qabiileysan.
@alijama6723
@alijama6723 2 күн бұрын
WAA IN XIDIDADA LOO SIIBAA DABA DHILIFKA SNM EE ARAGA GIXISADA AH EE JIRITAANKA IYO MIDNIMADA DADKA IYO JIRITAANKA DALKII SOOMAALI YEED WAA IN GACAN WAX LAGA QABTAA LAGU XIDIDA SIIBAA SOMALINIMADII DIB LOOGU SOO CESHAA HADII KALA WADO CADOW OO DHAMI DALKEENA U SOO MARO AYAY NOQONAY HALA DIYAAR GAROOBO WIXII WADANI XALAALA AH
@user-cw8sr8vd2o
@user-cw8sr8vd2o 2 күн бұрын
Kooxda argagixisada hargeysa ku dhuumaaleysaneysa ee uu horjoogaha u yahay muuse judan waa halista ugu weeyn ee jiritaanka somalia iyo Qaran nimada iyo madax banaanida waa in cuna qabateen la saaro waa in lagu daro liiska argagixisada caalamiga ah waa in booliska calamiga ah ee interpol ay soo qabtan hadii ay isku dayan ineey dalka ka baxaan sidoo kale interpol waa ineey soo xirtaa dadka fikirkas aminsan ee calamka ku nool waa in lala wareega hantidooda dibada u taal waa in xayiraad la saara documents ka ay ku safraan sida passport ka ay isticmaalan waa in taliska ciidanka xooga dalka somalia laga furaa gobolka owdal , waa in loo midooba oo lala dagaalama waxay khatar ku yihiin sharciyada calamiga oo aan u ogoleen ineey bada gadaan kaliya sharciyada calamiga ah weerar kuma ah ee waa koox argagixiso calami ah oo halis ku ah amniga gobolka iyo guud ahaan calamka sidoo kale kooxdan waxay halis amni ku yihiin reer galbeedka oo waxay doonayan ineey weeraraan ciidamada reer galbeedka ah ee gobolka ku sugan
@samuuladsicid8821
@samuuladsicid8821 2 күн бұрын
WAXA AANU. XASN SHIIKH KULA SOCONIN MA SANAYNIN ARGAGIXISADA SNM LAND MAHADAY OGAANYAAN QATARTOODA UU SHEEGAYO WASIIRKA FIQI ILAMA AH IN AY RUNKATAHAY EE WAA SIKALE
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 2 күн бұрын
Fiqi wuu arkaa reerkaa in koonfur laga dumiyo laakiin hawiye inta kale may fahmin isaaq xamar markay alshabaab kala daaleen ayay amxaaro nafmoodeen
@Hasnktal
@Hasnktal 2 күн бұрын
Xoog halagu qabto
@user-nh8wf2oe8u
@user-nh8wf2oe8u Күн бұрын
150sana ka hor. Intuu sheegay sayid maxamed. Waa tabtii. Maanta. Meesha. Kufaar baa joogta. Xitaa shiiq ma leh. Asaljoodaa. Gaala kasoo jeeda. Waa. Amxaara. Naloo qariyay. Afsomaaliga baratey
@AbdullahAdam-y6b
@AbdullahAdam-y6b Күн бұрын
Somaliland in ay ku kacdo wax kasta ka soo horjeedo bahdilaadii ay ka la kulmeen wada hadaladii barlamanadii laba iyo tobanka ahaa. Fiqii muxuu ka hadli Kara isaga oo janaral itoobian ah u xidhaya direyska iyo kabaha buudhka ah ayaan sawirkiisa idiin soo dirayaa.
@StarlightMoon-xq1br
@StarlightMoon-xq1br 2 күн бұрын
guul iyo gobalnimo💙💙💙💙💙🤍🤍🤍🤍❤❤❤❤
@mohamedabukar3128
@mohamedabukar3128 19 сағат бұрын
Digtoor fiqi nolow mudo dheer
@slandprince7210
@slandprince7210 2 күн бұрын
Dameer kolba waa sidaad u rararto lama yaanin maan gaabka.
@ztrenditv7223
@ztrenditv7223 2 күн бұрын
Ilaahay ha Na caymiyo
@AliAli-ih9sw
@AliAli-ih9sw Күн бұрын
Faysal,aan
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 2 күн бұрын
war kalay Habeenki Heesta Hargeysa laga qaade lahayd amxaarka la wacan aad lahad sooma
@fadumayahie6610
@fadumayahie6610 2 күн бұрын
War waa leys dilaa wadankan aan joogno ee Mareykanka wa leys dilay wa ka heshiiyeen mar hore .Sharci iyo kala danbeen bey ku heshiiyeen aduunka ku qabsadeen.Reerkan wa Somali diid
@walidcamran7942
@walidcamran7942 Күн бұрын
Esenam haloodiro ssc hasoo afjaraan
@Ahmednourmohamed737
@Ahmednourmohamed737 13 сағат бұрын
beenta jooji maanu diidin waanu soo dhawaynaynaa waxaanuna nahay dhalintii reer sheekh isxaaq
@farhanabdi1102
@farhanabdi1102 Күн бұрын
Waxaase looga baahnaa matkii laascaano duqaynta kuwadeen inuu hadalkaa dhaho inkastoo maantana uu geesinimo sameeyey
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c 2 күн бұрын
Weliba sidii TPLF waa in dhulka lala simaa meesha dad maaha soomaaliya ee waa dad u eg soomaaliya lkn adalkoodu xabashi yihiin. In loo tudho maaha kuwan wadanka halaga tirtiro dhaqan xumadooda cidna wax tari maayaane weligood wanaag mrelna uma soo marin.
@slandprince7210
@slandprince7210 2 күн бұрын
Wasiir ka arimaha debeda ee Soomaaliya ee af Ingiriisiga loo turjumo badow kolay qabyaalad baa lagu keenay.
@Yussufhersi1
@Yussufhersi1 Күн бұрын
Putin waa loo tur jumaa ka waran
@munayousuf-ct4hl
@munayousuf-ct4hl 2 күн бұрын
Way ka xun yihiin Al shabaab wadankeeni khatar ayey kuyihiin
@Ahmednourmohamed737
@Ahmednourmohamed737 14 сағат бұрын
fiqi laftiisu waa al shabaab walegeen ayaynaan midawbayn haddii aad udhimanaysaan
@farhanabdi1102
@farhanabdi1102 Күн бұрын
Waan ku taageernay inuu sidaa u hadlo
@slandprince7210
@slandprince7210 2 күн бұрын
Fiqi iska daayoo kaalay Caaynaba ama Ceerigaabo ka deji calanka Toowxiidka hadaad nin tahay.
@deeqagurey6525
@deeqagurey6525 2 күн бұрын
Eedo.isha.cadoowgu.kaa.dedan
@iftin2024
@iftin2024 Күн бұрын
😂😂😂😂Maxaa eyga naf haysta ma wasiiradoodii baa heestii caruurtu tirisay ka fal celiyey shame on u allah ishiina somaliland ha ka leexiyo Tiisaba daryeelaa tu kale ku dara, xamar baa xabashi kugu ilaalinayaa Somaliland idinma rabto ha waalanina. Guulaysta reer somaliland ❤ xabashigaa hadeer iyo hadhow noo kiin dhaama.
@CarabDoualeh
@CarabDoualeh Күн бұрын
Islan hinastay dawamale rer kan wahinasen oromay ashaqe doq xuma 216 iyay adunkakusobiren oromadu maxadkudoraten dhaqale male awod minatari male gaja lala merasanaya oqonsiga ma marekanba sixun bad ufikirte
@user-sv8ut3cb4i
@user-sv8ut3cb4i 2 күн бұрын
S,n,m.waa argagixiso.horaa Yuhuud noogu sheegteen, Waraabe orodna lagu gaadhi waa afna wax lagaga qaadi waa, xagaad xukuntaa haysku Xaarin😂
@mohamedosman3960
@mohamedosman3960 2 күн бұрын
Isaaqii layaqaanay wey dhamaadeen waxaa soo haray fataaladii isaaq kkkkk
@Ahmednourmohamed737
@Ahmednourmohamed737 14 сағат бұрын
waar nadhig neefyahaw
@ummuisra6721
@ummuisra6721 2 күн бұрын
Dawladda soomaaliya iyo xasan dhiiqo ma dawlad baa waa kuwa habar gidir iyo surre hubaynayna 🤮🤮🤮🤮
@saidmussa6461
@saidmussa6461 Күн бұрын
Fiqi ciyaal faycali shaley waxa uu ahaa irirsamaale? Maantana isaaq ayuu ka soo horjestey xagee loo raacaa kirshboyga gawaarida ku dhaqijirey BAR CALI KAMIIN
@ahmedjama1651
@ahmedjama1651 Күн бұрын
Waar anaa leh burco iyo hargaysa dhilaa kudhashay
@ahmedjama1651
@ahmedjama1651 Күн бұрын
Waar adiga argagaxiso wayo robow oo layey malayin qof ayaa kuu wasiira nedel yow nedelku dhalay
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c 2 күн бұрын
Kuwaas soomaaliyi way ka maraantaa waa in dalka laga tirtiraa. Xataa kuwa xamar jooga ayaa cadawga soomaaliya ah
@loulaloula9520
@loulaloula9520 2 күн бұрын
Maxa been la isku sheegaya snm
@BarodiirMadaxeey
@BarodiirMadaxeey 2 күн бұрын
Waa been daarood lagu maawelinayo dhinacaas dagaal ka bulaaba gaalkacyo anagana dhinaca kale been aan social media aan uga aqrino yeey siraayaan
@somaliano99kingkonghimself75
@somaliano99kingkonghimself75 2 күн бұрын
Ahmed fiqi waa rageedi halagu daroo terrorists organization witch is somaliland leadership Muse Bixi
@fatimahashim5596
@fatimahashim5596 2 күн бұрын
WIILASHAYADII CABDI NAASIR IYO KUWIIKALE YAADILEY XAMARBAADISHEY WAANU NECEBNAHAY CIDII AAN SOOMAALILAND AHAYN MAXAADNOOHADALHAYSAA UFUUUUUF SOOMAALIYA
@guursadebarresare7197
@guursadebarresare7197 2 күн бұрын
Hooyadaa beenta ku was Horgal fowqal horgal,Horta yaa ku dhaley ma snm mise Baryo culus.
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 2 күн бұрын
Way lasoo dahday dawladda Soomaalia
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 2 күн бұрын
Axmed Maxamed fiqi waa wadaniga kaliya ee midnimadu ka go'antahay allaah yaxafiduhu
@TripleA0825
@TripleA0825 2 күн бұрын
Waa benentood iyaga ayaa taageerayay oo heshiis kula saxeexday Djibouti 🇩🇯 badda na iyagaaa gatay
@cabdoaadan4524
@cabdoaadan4524 2 күн бұрын
Kani wa kuwi muse futada u dhiqi jireey sanadki hore balse marki jabuti lay sugu teegey ayu muse ku
@hodanc6255
@hodanc6255 2 күн бұрын
Wa runta waliba marki u jabuti fiqi kaso noqday qabyalad toos ah o irir buku hadlayay
@sour.candly7868
@sour.candly7868 2 күн бұрын
Wasiir Fiqi Alle ha inoo Xafido waa Qof Xayyi ah Wadani ah Runta ayuu Miiska u Saaray Qoomkii leef leefayay Xabashada Futada u lulayay UF UF UF...............Ayaan leenahay.................🤫🤫🤫
Khó thế mà cũng làm được || How did the police do that? #shorts
01:00
ИРИНА КАЙРАТОВНА - АЙДАХАР (БЕКА) [MV]
02:51
ГОСТ ENTERTAINMENT
Рет қаралды 6 МЛН
My little bro is funny😁  @artur-boy
00:18
Andrey Grechka
Рет қаралды 10 МЛН
WAAR DAG DAG AH
1:02:16
Habar media
Рет қаралды 59
WIIL REER SOMALILAND AH OO CALANKA SOMALIYA U JEEX JEEXAY AMXAARADA DARTEED
17:33
Abwaan Reer Burco ah oo u jawaabay Abwaan daaha Gaas
9:35
Weriye Cabdiwaaxid Beeldaaje
Рет қаралды 2,3 М.
Khó thế mà cũng làm được || How did the police do that? #shorts
01:00