DAAWO QIIMAHA XOOLAHA CIIDA CARAFO SACUUDIGA LA SIINAYO 😱

  Рет қаралды 19,723

Zakariye Abdullahi Ali

Zakariye Abdullahi Ali

Ай бұрын

Muuqaalkan waxaan idinkula wadaagaya adhi laga dhoofiyay Berbera iyo Guud ahaan xoolaha Soomaalida qiimaha lagu kala gadanayo Ciidul adxaha ama Carafada Xajka! Waa fursad guud ahaan Ganacsiga xoolaha oo markasta inoo furan iyo qaabka uga faaidaysan karno.
Kusoo biir telegram group keena: 👉 t.me/zakariyeAbdullahiAli
► Social Media igala soco!
📸 / zakariyecaawiye
📖 / sakariyecaawiye
🐦 / zakariyecaawiye
💛 / zaki-sool
#livestock #agribusiness

Пікірлер: 94
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Ай бұрын
Fadlan Like & Subscribe 👍🏽
@naasirabdi4044
@naasirabdi4044 Ай бұрын
Anigu waligeyba xoolaha iyo beeraha ayan jecla runti waana my dream in aan beer 200 hectar xoolo nuuc walba ah in aan sameeyo ilahow iirumee riyadas
@yusufmohd192
@yusufmohd192 Ай бұрын
Dadbaa markaan dhaho xanaanda xoolaha bartaa markaan ku dhaho ila yaaba isha dhaqaale ee somali ku tiirsantahyna ma ogo in ay tahy xoolaheena ❤xooola dhaqato beeraly ah waliba si casri ah...war cilmiga barta saan wax soo saarka aan ulabo jibaarno
@Happyqaali
@Happyqaali Ай бұрын
Waa jaahil wall ha ujoojin waa wax barashada ugu fiican Xananada xoolaha iyo wax soosaarka beeraha
@ifrahismailhoggren5550
@ifrahismailhoggren5550 Ай бұрын
❤❤❤ walaalo Waa fikrad igu jirta inan xoolo dhaqdo Sida ugu dhaqsaha badan. Masha Allah aad baan kuu dawadaa
@FadumoCabdi-ex7ly
@FadumoCabdi-ex7ly Ай бұрын
Somalidiina wr xolaha dhaqda waa hantiye ayaa laga kari la yahay
@raxamacabdi112
@raxamacabdi112 Ай бұрын
جزاک الله خیرا Aad baad umahadsantahay wallaal sakeriye
@user-od1lo2rz1l
@user-od1lo2rz1l Ай бұрын
Mahadsanid walal allah ha kubarakeeyo
@abdinorabdisalam6561
@abdinorabdisalam6561 Ай бұрын
Mahadsanid
@hassanabdiwalielmi2459
@hassanabdiwalielmi2459 Ай бұрын
Walal halka neef ariga sadax qaab ayaa loo gadaa neefka dheylaha qiimaha $50 , kan sugantada qiimaha $80 iyo birimada $100 ilaa $120 ayaa dalka lagu iibiyaa suuq yada magalada muqdisho.
@bassflix5982
@bassflix5982 Ай бұрын
Hargeysa waa $80😢 markii la doofinaayo lakin saudiga dhexdiisa waxaa lagu kala gataa $580 neefkii
@yusufmohd192
@yusufmohd192 Ай бұрын
170'180 birimada caarafadii la soo dhaafay
@Anf54208
@Anf54208 Ай бұрын
Thanks 😊
@libanhaji7
@libanhaji7 Ай бұрын
Masha alaah nin wanaagsan
@adamosman4185
@adamosman4185 Ай бұрын
Mahadsanid brother ❤
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Ай бұрын
Adaa mudan walal
@faisalmohamedabdulla3600
@faisalmohamedabdulla3600 Ай бұрын
Aniga xoolaha uu dhoofin jiray cumaan xoolaheen waa No.1 carabta laakiin ma heysano dowalad io shirkado yaqaan qaabka ganacasiga aduunka u shaqeeyo waana hubaa hadaan qualitty ga aan geysano marketing ama suuq gayen helo inaan noqon Main supplier of the gulf and further a field like north africa.
@AbdirisaqMursalali
@AbdirisaqMursalali Ай бұрын
Qorshahaas inaa bilaban rbaa i.a
@somkaplan1563
@somkaplan1563 Ай бұрын
Sxb soomalida wexee ka faaideesan karaan suuqyo carabta ka weyn sida indonesia iyo maleysia, dadkeena waxee u baahan yihiin in ee qabiilka iska daayan waxbartaan isjeclaadan, illaahey wuxuu nasiiyay dhul istiraatiiji ah aduunka aan wax uga dhoofin karno.
@husseinibrahim2294
@husseinibrahim2294 Ай бұрын
waad mahadsantahay walaal zakariye
@AbdiRoble-mu6cz
@AbdiRoble-mu6cz Ай бұрын
Intii xoolo somaliyeed la dhoofinayey oo kasoo bilasbantay 1890 neef dhedig lama dhoofin jirin.
@Happyqaali
@Happyqaali Ай бұрын
Ma riyo dhadig ah ayaa ku dhex jira mose waa indhahauga siyaad bare alle ha inaxariisto ma ogolaan jirin in xolaheena dhadiga ah ladhoofiyo 🥺
@kamaaludiin6928
@kamaaludiin6928 Ай бұрын
Haa wll way isku dhex daraaan 😢aqoon la'aantu waa xanuun wllhi . Siyaad Barre AUN kama yeeli jirin
@MahdiArte
@MahdiArte Ай бұрын
Thanks brother Talada aad marwalba Soomalida siisid
@ShaaficiDhakomale
@ShaaficiDhakomale Ай бұрын
Wll wlhi sariye figradan cid badan ma oga anigu wxaan ka faaidayy dhaqaale gaadhaya 10 kun 2 arafo oo kaliya
@buraale134
@buraale134 Ай бұрын
Xage wll
@fartunnairobigoldjewellery4550
@fartunnairobigoldjewellery4550 Ай бұрын
Walaalow yawaxmaalgashtah madad qabyaalad kumashquulsano qabiil ukalafadhiya?
@faahiyeagoon6594
@faahiyeagoon6594 Ай бұрын
Dadkeena soomaaliyeed waxaa ku yar daryeelka xoolaha
@aminnuur
@aminnuur Ай бұрын
Ok sidee baan xoolaha aan halkan ka siistey $80 uga siin karaa sucuudiga qimahaas ad sheegayso ustaad Maxaa yeelay sayladaha somalida dhexdeeda $50 ilaa $70 ayaa la gadaa Markaa maxaa u xal ah qofka halkan jooga ee raba in uu qiimahas ku iibiyo
@abdurahmanhersi8357
@abdurahmanhersi8357 Ай бұрын
Zakariya waad mahadsan tahay
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Ай бұрын
Adaa mudan walal
@baboyarow1128
@baboyarow1128 Ай бұрын
Walaal xage kalasoxirira
@tukulishfoodcade3372
@tukulishfoodcade3372 Ай бұрын
Zakiyow maheesaa shirkad aan kudhoodin karno iyo meesha loomaro
@xamralive
@xamralive Ай бұрын
Zakariye wallaal Ber Bera ayaa laga keenay Ariga maaha Micnuhu ee Ariga Soomaalida ayaa Ber Beri loo yaqaan iyo Dadka Soomaaliyeed ayay Carabtu Bar Bar u yaqaaneen Magacoodii Hore ee Asalka ahaa mid ka mida weeye {ARIGA SOOMAALIYEED AYAA BER BERI LOO YAQAAN }
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Ай бұрын
Wagartay mahadsanid walal
@The_Observer0000
@The_Observer0000 26 күн бұрын
Berberi waxaan loogu bixiyey waa Berbera oo weligeed xooluhu Ka dhoofi jireen.
@xamralive
@xamralive 25 күн бұрын
@@The_Observer0000 no macaa Dadka Soomaaliyeed baa Ber Beri loo yaqaaney waagii hore walaal
@Chuunde
@Chuunde Ай бұрын
Zakariyow taas waxaa ka muhiimsan dadkeena iney wax bartaan xolaha iyo beeraha markaas wax soo saar fiican ayay sameyn karaan
@faaizamohamed4686
@faaizamohamed4686 Ай бұрын
M.a
@fartunadan8297
@fartunadan8297 Ай бұрын
❤❤❤
@axmedfaarax766
@axmedfaarax766 29 күн бұрын
Waa 586dollar$$ Saaxiib way ka lacageesteen
@user-dd2jd7if9o
@user-dd2jd7if9o Ай бұрын
Ustaad marka la iibiyo ragga dilaaliinta ahi 90 ama 80 dollar bay calaa neef kuu xisaabin taas la soco
@AhmedOsmanbarkhadle-z6n
@AhmedOsmanbarkhadle-z6n Ай бұрын
Sck xaramkii ayaan joogaa waxa nalaga qaaday 150dolar oo a anu ku helay warranty iska hibso oo lasso halal xaaji aad garanayso
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Ай бұрын
Xigasho Qiimaha Udxiyada Sucuudiga Guud ahaan wadanka Sucuudiga Qiimaha xiliga carafo la siisto 500 iyo in ka saraysa ba waa gaadhaa sida laga xiganayo Sayladaha iyo suuqyada kala duwan kaas Tayada neefka iyo wadanka laga keenay ku xidhantahay tusaale adhiga Hindida oo kale ilaa 800 ayay gaadhaan. Qofkii Raba Link yada haka tixraaco ascaarta Qiimaha aan kasoo xiganay. Lifaaqa 1aad: shorturl.at/cxZUB Lifaaqa 2aad: dlilsaudia.com/news440301.html Lifaaqa 3aad: sa.opensooq.com/en/find?term=goat Markaa Kama dhigna xoolaha qaar Xujayda gateen iyo sayladaha Sucuudigu isku qiimo noqdaan waana Xaqiiq Adhiga Berberi tusaale dhahaan $250 ayuu baahaa baadhitaana halaga sameeyo.
@horumardaneeye6077
@horumardaneeye6077 Ай бұрын
Xoluhu wa wax laga samyn kro lacag
@amalismail7772
@amalismail7772 Ай бұрын
waliba lacag aad u badan hadii si fiican loo maal gashado oo dhil daaqsi fiican loo sameeyo waa laga taajiri lahaa
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 Ай бұрын
Wlahi Dhinckasta waan bahdilanahay, mida kale walal berbara ma oran ee barbar ayuu yiri ee fadlan halkaas iska sax
@maryanjamaccarab9887
@maryanjamaccarab9887 Ай бұрын
Asc sanadkii hore anigaa xajiyey anga waxaa nalaga siiyey 2neef &300
@rq21abdullahi96
@rq21abdullahi96 Ай бұрын
Intee jogta
@abdallahsupersta
@abdallahsupersta Ай бұрын
Suuqa xoolaha lacag badan baa laga sameeya
@Shamso697
@Shamso697 Ай бұрын
Zakariye when will you come back to Laascanood
@axmedfaarax766
@axmedfaarax766 29 күн бұрын
Saaxiib muuqaal ma nooga soo sameen kartaa sida wax loo dhoofiyo wax yaabaha loo baahn yahay si aad wax uga dhoofisid dalka una dhoofisid dibada
@cigaal4668
@cigaal4668 21 күн бұрын
Carafadaan 100 neef waa inaan dib u iibayaa mid kastana waxaa uu iigufadhiyaa $30 bal aan eego 10 bil kadib waxa eey gooyaan
@AhmedOsmanbarkhadle-z6n
@AhmedOsmanbarkhadle-z6n Ай бұрын
Sck
@oregymohamud9092
@oregymohamud9092 Ай бұрын
Zakariyw sanadkii hore Ayaan soo xajiyey lacagta udxiyada ee uu Naga qaaday ninkii Soomaaliya Nagaxajisiiyey ee nowaday $120 or 140 midkood ayuu inaga qaaday ma sanadkan ayuu $500 tagay?
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Ай бұрын
Xigasho Qiimaha Udxiyada Sucuudiga Guud ahaan wadanka Sucuudiga Qiimaha xiliga carafo la siisto 500 iyo in ka saraysa ba waa gaadhaa sida laga xiganayo Sayladaha iyo suuqyada kala duwan kaas Tayada neefka iyo wadanka laga keenay ku xidhantahay tusaale adhiga Hindida oo kale ilaa 800 ayay gaadhaan. Qofkii Raba Link yada haka tixraaco ascaarta Qiimaha aan kasoo xiganay. Lifaaqa 1aad: shorturl.at/cxZUB Lifaaqa 2aad: dlilsaudia.com/news440301.html Lifaaqa 3aad: sa.opensooq.com/en/find?term=goat Markaa Kama dhigna xoolaha qaar Xujayda gateen iyo sayladaha Sucuudigu isku qiimo noqdaan waana Xaqiiq Adhiga Berberi tusaale dhahaan $250 ayuu baahaa baadhitaana halaga sameeyo.
@musj21
@musj21 Ай бұрын
Waa runta arintasi sakariyow waa dhac Cadiya markay abari Timatana waa qimo ka si hoseya ganacsatada iska ilowba waxodu waa dhisme iyo dul gashato waxan fican dad koban oo wax isku darsada miyega waliba beer ha la furo oo la qaybiyo shaqada CALAFKA / XOOLAHA / BIYAHA \ QADITANKA BABUTA
@faisalmohamedabdulla3600
@faisalmohamedabdulla3600 Ай бұрын
Waa in ay dowalada soomaliya ay xaqiijiso in xoolaleyda helaan qiimo macaquul kiiba kan dibada loo dhoofinayo ayna xoolaleyda ka saacidan horumarinta xoolaha.
@blackpanther2876
@blackpanther2876 Ай бұрын
wallaal dalkii aad waxa looga cabanayaa waa biyo yari xoolo waalahayaa waana loo beerikaraa calaf (( fikrad biyo soosaaris amma biyo xidheen ah noo raadi )) I'm talking from experience
@user-zy3te4fp7y
@user-zy3te4fp7y Ай бұрын
قال 1200 ريال يعني 300 دولار وكسور 😮😮😮😮
@abdulkasem1398
@abdulkasem1398 Ай бұрын
Berberi waa xoolahii Somaliland
@ubax3018
@ubax3018 28 күн бұрын
Suçudiga maalintaan joogay Waxaan ku iibsan jiray 100$ Qaliinkiisa nadaafadiisa 2000 ayee aheed gurigana waxaan ku Daganaa sanadkii 12000 ooriyaal waliba guriga ugu quruda badan maantan noloshu waa ciriiri sacuudiga
@user-sq1ro4fk1e
@user-sq1ro4fk1e Ай бұрын
Wll barbari waa xoolaha soo.alida oodhan meshu dono hakayimade somalidu waxay modan in barbara dekededa lagakenay
@abdifatahosman2636
@abdifatahosman2636 Ай бұрын
50 olaa70$ Ayaa lagu geeyaa,Bosaso iyo BERBERA😊
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 Ай бұрын
Walal Barbar ayuu yiri waxayna carabtaasi u yaqaniin dadka afrikanka ah ee fadlan halkaas iska sax
@axmedfaarax766
@axmedfaarax766 29 күн бұрын
Barbari waaye waana Soomaalida cida ay uyaqaanaan ereygaas
@FadumoCabdi-ex7ly
@FadumoCabdi-ex7ly Ай бұрын
Dadkeena xoladhaqatadena masakinta ahna $50 aya laga sinayaa neefkooda kawaran
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Ай бұрын
Xigasho Qiimaha Udxiyada Sucuudiga Guud ahaan wadanka Sucuudiga Qiimaha xiliga carafo la siisto 500 iyo in ka saraysa ba waa gaadhaa sida laga xiganayo Sayladaha iyo suuqyada kala duwan kaas Tayada neefka iyo wadanka laga keenay ku xidhantahay tusaale adhiga Hindida oo kale ilaa 800 ayay gaadhaan. Qofkii Raba Link yada haka tixraaco ascaarta Qiimaha aan kasoo xiganay. Lifaaqa 1aad: shorturl.at/cxZUB Lifaaqa 2aad: dlilsaudia.com/news440301.html Lifaaqa 3aad: sa.opensooq.com/en/find?term=goat Markaa Kama dhigna xoolaha qaar Xujayda gateen iyo sayladaha Sucuudigu isku qiimo noqdaan waana Xaqiiq Adhiga Berberi tusaale dhahaan $250 ayuu baahaa baadhitaana halaga sameeyo.
@11naa44
@11naa44 Ай бұрын
Wll buugii digaaga hadeer ma la helaya
@amalismail7772
@amalismail7772 Ай бұрын
somalida haday xoolaha si fiican u maal gashadaan 00 dhul daaqsi fiican u sameeyan waa laga taajiri lahaa
@Nahnah-un2cb
@Nahnah-un2cb Ай бұрын
Wax kale oo,aan aan dhoofino sheeg oo,aanan ahayn xoolo tusaale moos baan dhoofin karna iyo wax yaabo kale
@axmedfaarax766
@axmedfaarax766 29 күн бұрын
Dahabka , beeyada , malmalka , kaluunka , sisinta , liinta , canbaha Qudaarta cayn walba waad dhoofin kartaa
@waayoarag5099
@waayoarag5099 Ай бұрын
hadii xoolihii aan diyaariyo shirkado toos iigala wareegi ma jiraaana ama anigu toos ma u iib gayn karaaa suuq xora ma yahay
@yousef___muhumed5280
@yousef___muhumed5280 Ай бұрын
Waligaa talaabadha hore gaad ta tambe wee yimaan un wllo
@Happyqaali
@Happyqaali Ай бұрын
Turkiga hilibkii baa aad qaali unoqday ciida arafo somalia ayuu. Kumanan lo ayuu kusoo qashay oo marakiib kusoo rartay
@guledosman2107
@guledosman2107 Ай бұрын
Masul sida fila 2025 ayaa mar commentska ksuoo qoray hada calafkisii ayaa bilabay wana rajeyha inan ku gulesto i.a mesha an ka shidal qatone waa halkan wana ku xusi dona i.a
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Ай бұрын
Waaku faraxsanahay Alle hakugu guuleeyo walal warka nasoo sii
@guledosman2107
@guledosman2107 Ай бұрын
@@ZakariyeCaawiye waaa diyaar masuul i.a
@user-yq9bm7yc3i
@user-yq9bm7yc3i Ай бұрын
Lkn somalida ku nool ethiopia qaabkee ayay unhooking karaan jigjiga mallaha bad hadii laga saro jigjigana ciidanka ethiopia ayaa dhaca si legal ah waliba maxaa yeelay waa xeer uyaala dalka
@abdirisaqjagtaofficialchannel1
@abdirisaqjagtaofficialchannel1 Ай бұрын
Walaal dekedaha somaalida sida BERBERA waad Keesan kartaa
@mohokovichmohoziano3965
@mohokovichmohoziano3965 Ай бұрын
500$ hadihin ee halkan cala neef wxa lagada 50$
@amiraibrahim6396
@amiraibrahim6396 Ай бұрын
Londo xagee kala xiriiraa buuga dhaqashada digaaga?
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Ай бұрын
Halkan nagala soo xidhiidh wa.me/905528257930
@Mohametabdi4
@Mohametabdi4 Ай бұрын
Aniga Haya Mad Rabta
@osmankhalifsheikhh1609
@osmankhalifsheikhh1609 Ай бұрын
Haaa waan rabaa​@@Mohametabdi4
@XamseXashi-ht6wh
@XamseXashi-ht6wh Ай бұрын
War somaliland ayuu yidhi
@caadilyare1928
@caadilyare1928 Ай бұрын
2200 tirada xoolaha waaye u malenaa 500$ cala neef macqul ma aha sida xujeyda mesha joogto qaar ee commentiga ku soo qoreen
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Ай бұрын
Xigasho Qiimaha Udxiyada Sucuudiga Guud ahaan wadanka Sucuudiga Qiimaha xiliga carafo la siisto 500 iyo in ka saraysa ba waa gaadhaa sida laga xiganayo Sayladaha iyo suuqyada kala duwan kaas Tayada neefka iyo wadanka laga keenay ku xidhantahay tusaale adhiga Hindida oo kale ilaa 800 ayay gaadhaan. Qofkii Raba Link yada haka tixraaco ascaarta Qiimaha aan kasoo xiganay. Lifaaqa 1aad: shorturl.at/cxZUB Lifaaqa 2aad: dlilsaudia.com/news440301.html Lifaaqa 3aad: sa.opensooq.com/en/find?term=goat Markaa Kama dhigna xoolaha qaar Xujayda gateen iyo sayladaha Sucuudigu isku qiimo noqdaan waana Xaqiiq Adhiga Berberi tusaale dhahaan $250 ayuu baahaa baadhitaana halaga sameeyo.
@maxamedibraahim9947
@maxamedibraahim9947 Ай бұрын
Wallal waa khalad oo adhigeena 500 riyaal ilaa 650 riyaal Neef ka la siiyaa marka laga reeba adhi koonfurta laga helo oo qaaliya waana adhi waawayn Waxa kaloo jira neefka wayn way naaxiyaan marka ayaa la ibiyaa
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Ай бұрын
Walal sida Dilaalka dejinaya a waydiinayo wuxuu leeyahay adhigu waa Berbera Somali sicirka qiimaha marka la waydiiyay 586 ayuu u sheegay doolar ahaan u dhiganta
@abdullahinur5327
@abdullahinur5327 Ай бұрын
There is no agriculture / beero, which is productive in somaliland .ony livestock are only export in somaliland period. In New Zealand and Australia are exports of livestock in the world .in somalia as a whole
@MahdiArte
@MahdiArte Ай бұрын
Thanks brother Talada aad marwalba Soomalida siisid
@AhmedOsmanbarkhadle-z6n
@AhmedOsmanbarkhadle-z6n Ай бұрын
Sck
TURKIGA IYO SOMALIA OO GUUL GAARAY & JAB KALE OO ITOOBIYA KU DHACAY
11:53
HALKAN AYAY LACAGTU KUJIRTAA!  Best Somali Investment
9:14
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 91 М.
УГАДАЙ ГДЕ ПРАВИЛЬНЫЙ ЦВЕТ?😱
00:14
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 4,1 МЛН
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 8 МЛН
路飞被小孩吓到了#海贼王#路飞
00:41
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 83 МЛН
BACDA BIYAHA DHAAMKA BALIYADA LAGU QABTO WARBIXIN
8:31
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 23 М.
Calafka xoolaha( Fodder Production)
5:59
PARO Orgnization
Рет қаралды 1,5 М.
5 MASHIIN AAD KU SHAQAYSAN KARTO 💵
9:00
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 14 М.
Sida aan Baradho Guriga ugu Beero #somali
7:19
Beertayda Somali Gardener
Рет қаралды 32 М.
HIRGAL HAMBALYO FURO WAREJIN 🙏🙏
5:29
HIRGAL CONSTRUCTION
Рет қаралды 11 М.
Ninka Soomaligaa ee ugu Geela badan Tanzania 🇹🇿
18:12
Qays Qeyser
Рет қаралды 533 М.
УГАДАЙ ГДЕ ПРАВИЛЬНЫЙ ЦВЕТ?😱
00:14
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 4,1 МЛН