#DAAWO

  Рет қаралды 103,414

AF MEER

AF MEER

2 жыл бұрын

Mid ka mid ah Shabakada argagixisada Bosaso lagu qabtay oo kawaramaya sida uu ulaayay haldoorka Gobolka Bari Boosaaso
Ciidanka Sirdoonka Puntland ayaa Gacanta kudhigay kooxdaan

Пікірлер: 255
@Somali12222
@Somali12222 2 жыл бұрын
Walaal Timire cadowgaada si xun ha u dhinto ameen ya rabi
@suusanahmed7747
@suusanahmed7747 2 жыл бұрын
Walee puntland wey tashatay hala laayo Qashinka Xaaranta ah 💪
@abdimuse7911
@abdimuse7911 2 жыл бұрын
WAA MAR WAXEEY LEYN KAREEN LAAYEENE, MAR HORE AYAY AHAYD INEEY BARAARUGAAN. DAD BADAN BAA KA BADBAADI LAHAA
@Somali12222
@Somali12222 2 жыл бұрын
Hanuuunka alle ayaa haaya cidiii uu doono ayuuna siiya alxamdullilah illahow xaqa nagu dil dulmi iyo dhiig muslim ilahow adaa ka magan galnay ameen 🇸🇴
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 2 жыл бұрын
Hadi lagu yidha dadka la hadad lay waydidna wa lagu dilaya in lagu dilo intad qof muslima dililay saw kama ficna talabad may katagan magalada marka lagu yidhi wax dila hadikale walagu dilaya سبحان الله العظيم واتوب اليه
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 2 жыл бұрын
Nimanka jahilnimo way ba ka muqata ma garanayan qofka muslimka inu dhigisa iyo malkisa iyo cirdigusuba Xaran ka yahay wll
@Somali12222
@Somali12222 2 жыл бұрын
@@ugbadomar5881 alxamdullilah ilahey ayaa mahad leh oo inaga bad baadiye dhiiga muslimka ah
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 2 жыл бұрын
@@Somali12222 الحمدالله على نعمة الإسلام
@ahmedcabdirisaaq2402
@ahmedcabdirisaaq2402 2 жыл бұрын
Doqon iga aadkaatay buu ahaa kulahaa waligaybaanan khasab dad islaama ku laa u yeeleen aniga ha la i dilo intaan qof islaama dililahaa allow umada ka qabo kuwan
@abdullaslla562
@abdullaslla562 2 жыл бұрын
Adeer muuse xaaji farax alah ha u naxariisto ninkaan wa in tiirka laso istajiya
@khaledsheikhmubarak8641
@khaledsheikhmubarak8641 2 жыл бұрын
Mansha alah shaqadi Galkacayo Loga Nadiifiyay Qadhmunka Shababka ayaa bosasana ka bilaabayay ilahay habidin ku guuleyo Dadaalka Aad haysan Cidaamada puntland. dhamantin Guul Laascanod baa Idin Baahane
@adama543
@adama543 2 жыл бұрын
Murtad
@mr_empire_official9781
@mr_empire_official9781 2 жыл бұрын
GUUL SARE BAA NII RAJAYNAYAA CIDANKA PUNTLAND GUUL KEEP GOING BROTHERS ♥️ WAXAN HALA TOOGTO
@sharmakeali5248
@sharmakeali5248 2 жыл бұрын
Qof bini aadam ah oo kugu khasbi kara majiro in aad cid disho dadkii aaad arxan darada u laysay maanta laga jarayaa inshallah aakhirana naarta inshallah
@mohamedwarsame1269
@mohamedwarsame1269 2 жыл бұрын
Walaal weey khasbaan dilka ugu horeeya, Hal dil haduu qofka fuliyo ayagaa yeesha kk
@samdaaniofficial4896
@samdaaniofficial4896 2 жыл бұрын
Waad iska hadashay lkn ma ogtahay in au dadka khasbaan oo dowlad kacelisana mahaystaan allah dalkeena dowlad xoog badan hanoo sameeyo
@sharmakeali5248
@sharmakeali5248 2 жыл бұрын
@@samdaaniofficial4896 adeer kuwa ay khasbaan wa ado kale
@hanadciid754
@hanadciid754 Жыл бұрын
I agree with you.
@safiawarsame8598
@safiawarsame8598 2 жыл бұрын
markay dadka dhameeyaan oo shaqo kadhigteen bay markii ilaahay umada kaqabtay waa la iqasbay iyo marmarsiiyo raadsadaan. Ha kufakarin intaad dhiiga ehelkaaga iyo umadaada mislimiintaa shaqo kadhigatay lagudaayo oo lagu aamino.
@gaaleefyare6988
@gaaleefyare6988 2 жыл бұрын
Argagixisadu ehel maleh Ma taqaan illaahay Inkaar kama baqaaniin Waxa ay ugaartaan Isin iyo waxgarad kiyo Indheer garadka odayiyo Aqoonyahan tacliin liyo Inta ugu mudan ee Ubuc u ah balshadoo Indhahay Ka ridayaan
@shafaarmoha9479
@shafaarmoha9479 2 жыл бұрын
Kii tuulo Niko wiil wllkey ah baa ku dhintay 😭😭😭Hala laalaayo midii Dalkey dhameeyeene masuuliyiin dowladeed nabadoono culimo caruur haween iyo caamaba madeyn rer Qandala raga waxkalkii kadhameeyey weeye 🙄
@mamaaasiyo7315
@mamaaasiyo7315 2 жыл бұрын
Alla labeentii reer bari bey dhameeyeen abaalkiina allaha idin maryo amin
@azuuquruxsan1203
@azuuquruxsan1203 2 жыл бұрын
Hus reerbari waadadfcn
@kayfmohamed565
@kayfmohamed565 Жыл бұрын
Haa walaahi labeentii bay dhameeyeen
@mohamedhashi1643
@mohamedhashi1643 2 жыл бұрын
Cajiib !!! ummadii soomaaliyeed meel ay joogtaba GUMAAD bey ku baabi'iyeen
@abdowali463
@abdowali463 2 жыл бұрын
Inkaari kugu dhacday mujrim dhiig yacab ah war waxan wuxuushta ah dadkii waa dhameeyeen. Hada dad baa kan qabiil ku difaacaya. War hooy argagaxiso qabiil ma leh, waxaa Soomaali asaageed ka reebtay waa mujrimiintaas shacabka xasuuqa ku haya.
@khadraabdirisak336
@khadraabdirisak336 2 жыл бұрын
Dadkey layeen waa dadkodi adeeradod ayey dileen kuwan qabiil maleh waa duli
@fowsiyohussein5150
@fowsiyohussein5150 2 жыл бұрын
Timire is ilaali adaan kuu baqaa dadkan aad wareysaneyso yeyna ku gaadin allow ku badbaadi🤲🤲🤲
@lamaanahanoloshaofficial987
@lamaanahanoloshaofficial987 2 жыл бұрын
Timire cidi uma dhawaan karto wll 10 tiriii ef baa waar diyeeya Waana geesi
@sahrocisman953
@sahrocisman953 2 жыл бұрын
Alaha noo xafido dhaman dadka wngsn wll timire ka mid yahy
@lamaanahanoloshaofficial987
@lamaanahanoloshaofficial987 2 жыл бұрын
Dad hore ayay naga laayeen dhiig cabayaasha argagixisada kuwo danbe udhigimayno waan iska cilinaynaa Geesiyaal badan oo timiro oo kalaa baanu ubaahannahay Wll adna guuleyso
@suleekha4785
@suleekha4785 4 ай бұрын
Alla ninka haraad baa hayaa maskiinka😢😢😢
@qandajama5097
@qandajama5097 2 жыл бұрын
Mudane timire good job👏
@nashrashid8465
@nashrashid8465 2 жыл бұрын
Alhamdulilah Ragga iyo kuwa lamid Ah Naclatulah Caleek Laakin...
@nashrashid8465
@nashrashid8465 2 жыл бұрын
Allaahu Akbar.
@fowsiyohussein5150
@fowsiyohussein5150 2 жыл бұрын
Subxanallaah dadkiisii buu ku hoos noqday maxaa dhalinyaro la khaldayaa 🤔🤔🤔🤔🤔😳😳😳😳😳😳😳😳
@scherzer6428
@scherzer6428 2 жыл бұрын
This guy is just tool or gun nothing more , we need the master minds behind this guys . It does not just end with this guys , It is just loop never ending circle .
@loolan01
@loolan01 2 жыл бұрын
Yape
@highflyer215
@highflyer215 2 жыл бұрын
💯
@nin-geed-saaran
@nin-geed-saaran 2 жыл бұрын
"We need the master" says Englishman
@aarkamudug4478
@aarkamudug4478 2 жыл бұрын
The master behind is near you if you live in the west, or maraykan or koofyad dhuub dhukkeey boobeen
@highflyer215
@highflyer215 2 жыл бұрын
@@aarkamudug4478 dabadhilif adeerkiis iyo ayeydiis 200 udilaya baa u egtahay, fulay aan damiir lahayn unbaa kubiiraa waxaas, xabad baana beerka lagu jarayaa sidaso kale dhamaantood
@abdullahiahmed5903
@abdullahiahmed5903 2 жыл бұрын
In qof bani aadam ah dhiigiisa la daadiyo la dilo ayuu shaqo mehered ka dhigtay qof walba ee uu dilo 200 dolar ayuu ku qaadanayay yaaab qalbigiisu adakaa malaha jidhkiisa qalbi kuma jiro ayaan u malaynayaa inta qof ee uu dilay inaan tiriyo waan kala gaari waayay kan xataa marka tiiirka loo wado mid ka cabsanayo maahan sababtoo ah qalbigiiisa waa nooc kale lakin sidan geesinimo maaahan hadaanu ahayn qof xanuunsanayo ma jirto sabab aad qof banii aadam ah ku dili karto marka laga reebo adigoo naftaada diaafayo ama gurigaaga xaaaskaaga difaayo hantidaada difaacya sharafkaaga iyo karaamada difaacayo kaliya ayuun baad qof banii aadam ah ku dili kartaa
@samdaaniofficial4896
@samdaaniofficial4896 2 жыл бұрын
Wllo dhibkaas oo dhan waxa noo keenaya waa dowlad la aanta dadkaana waxaan waa lagu khasbay dowlad noloshooda badbaadin kartana mahaysano marka hala yaabin wll
@WIILWAAL1
@WIILWAAL1 2 жыл бұрын
Janadana waad gali Ilahay baad ushaqeyneysa 200 na wa lasina... waa dhinaca diinta lagagala niman aad moodi awliyo gar wawen oo wadada .. ba tashkiliyo cadar na wa marsadan...
@saynabbahad229
@saynabbahad229 2 жыл бұрын
Ala dadka uu leyahay warqadey ku qornaayeen qayb ban garanaya bisinka Allow nagaqabo adaa awoodleh
@sacdiyaahmed6281
@sacdiyaahmed6281 2 жыл бұрын
Alle idinsoo qabay dhamaantiin adeerkay cige iyo inabtigay cismaan AXmed askar ba idinka soo Cade😭😭😭iyo umad badan oo islaamee alle iyana haw naxariisto
@cabdiwalimaxamedxersi843
@cabdiwalimaxamedxersi843 2 жыл бұрын
Sheekada jeeri part 2 away masuul
@AhmedHassan-rl8mj
@AhmedHassan-rl8mj 2 жыл бұрын
kk ololay ahyd dib dnbe loma maqal war timirow noosoo fasax
@daruurahakore4254
@daruurahakore4254 2 жыл бұрын
sharciga oo kaliya ba lagu marsiin asagaana lagugu xukmin inshallah
@Baladulamin12
@Baladulamin12 2 жыл бұрын
Ninka warey sanaya mahad salad ucod eka😀
@mahmoudfarah5533
@mahmoudfarah5533 2 жыл бұрын
Ali saleebaan ma eelaayda puntland baa Waxaan hala laayo
@qandajama5097
@qandajama5097 2 жыл бұрын
Dadka allah abuuray kala geesisan shaydaamiintaan mid mid ka mid ah Waxaa u hadlaan Iyadoo leh geesinimo ku dhimo kanina waaba gariirayaa Oo Hina waa ka soo dhowdahay
@abumumtaaz8282
@abumumtaaz8282 2 жыл бұрын
Waxaan arakayay dad udoodaya cakuye waxay labentii pntld dileen khawarijkaan meeshii lahu qabtay inlagu dilay ahayd
@kayfmohamed565
@kayfmohamed565 Жыл бұрын
Walaahi waa runtaa qabiil baa dadkii waalay muxuu qabiil tari bulahadii bay indhaha ka tuureen
@yasinissewarsame4399
@yasinissewarsame4399 2 жыл бұрын
Afmeer Talo markaad wareesaneeysid mujramiinta Adiga codkaaga siwanaagsan looma maqlo ee microfoonka qaado wariyoow. Mahadsanid
@geenyodila9095
@geenyodila9095 2 жыл бұрын
Dhiiga dadka ayaa ka riiminaya waana beenlow is qarinaya ragan daraagis baa dilay muxuu dhaafay subxanalah wadnaba ma leh yaa rabi kuwan dadka kaqabo 🤲🤲😭😭😭wey laayeen dadkii qiimaha umada u lahaa
@Abdiaxmed123
@Abdiaxmed123 5 ай бұрын
❤❤❤❤
@samdaaniofficial4896
@samdaaniofficial4896 2 жыл бұрын
Dowlad la aantu dhibkaanay leedahay wllhi ee umada somaliyed allah qalbiyadooda Ha isku furo oo dowlad ha u dhaliyo
@Farm1995
@Farm1995 2 жыл бұрын
Alla wa oyayaa
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 2 жыл бұрын
Inaa lillaahu waa inaa ileyhi raajicuun
@nashrashid8465
@nashrashid8465 2 жыл бұрын
Whilst the use of the death penalty is permitted under sharia law, its application is only allowed in limited circumstances, ensuring the highest requirements of due process and having regard to the 'overriding objective' of Islam: justice, mercy and repentance.
@naimomohamed7332
@naimomohamed7332 2 жыл бұрын
Did you see how he’s complaining about the small amount of money he’s talking alshabaab but he doesn’t care the innocent people that was Kill 😢😢 i hope puntiland government have no Mercy those cowards
@berdilacshe6046
@berdilacshe6046 2 жыл бұрын
Subxanalaah nono
@berdilacshe6046
@berdilacshe6046 2 жыл бұрын
Mx ugu soo tagi weyday
@mohamedabdi6487
@mohamedabdi6487 2 жыл бұрын
Wixi jira alaahu aclam
@marhoraansameeyaykingdom6355
@marhoraansameeyaykingdom6355 2 жыл бұрын
Rer bariyoooow......gaalkacyo ku quus qaata...anaka wxa uhaysanay in umad kale nalaynayso lkn wxa ogaanay in isla dadkaaga laguso adeegsanayo.......ilaa aan mdaxa kawada gurnay......walina hawshu madhawa...indhihiiina fura rer puntlandnoow
@nashrashid8465
@nashrashid8465 2 жыл бұрын
Allahu Akbar Cid walba yar iyo wayn Allah iyo Diinta Islamka ka HorTimaada
@maanka4477
@maanka4477 2 жыл бұрын
Ilaahay idiin ma naxariisto dadkii waa dhameyeen gardaro cad dhiig ku daadinayaan
@mohamedhuruse754
@mohamedhuruse754 2 жыл бұрын
Wale Reerka Ali Salebaan aha Waa La Cirib Tiri Laha Toloow Amirkasu Ayuu Yahay
@mustafacabdilaahi9860
@mustafacabdilaahi9860 2 жыл бұрын
Wll soo daa waraysigii jeeri q2 please
@habibaabdullahi1791
@habibaabdullahi1791 3 ай бұрын
Khasab majiree shaydaan ayaa idin khasbay meeshuu joogo ayuuna idiin waday subxaanallaah.
@sagalabdi6230
@sagalabdi6230 2 жыл бұрын
Khayr hadad leedahay markii hore diidi lahayd. Inaad howshaas baas gali lahayd
@Xanfreshchannel
@Xanfreshchannel 2 жыл бұрын
Wareysoga jeeri part 2 soo daaya
@abdiabdi1738
@abdiabdi1738 2 жыл бұрын
Allaahu akbar alshabab meelaha aydagnyihiin halagubo Hana la burburiyo
@miskimahamud9621
@miskimahamud9621 2 жыл бұрын
Noo soo badi wll 🥺
@mahomedhalaase3948
@mahomedhalaase3948 2 жыл бұрын
Alxamdulilaa qaraxa himilo dadkii ka badbaday ayaan ahaa sxbaday badan ayan kuwayey hadana sharciga kama weyni
@mohamedaden6812
@mohamedaden6812 2 жыл бұрын
kula mid
@samiiraabaas100
@samiiraabaas100 2 жыл бұрын
Bumbadii maxkamada abahay baa labada luguud dhaawac culus kaga soo gaaray😢 alx ilahay baa iicaafiyay🤲
@axmedvidal2023
@axmedvidal2023 2 жыл бұрын
alx wye 🤲
@abdirahmaansagaale5937
@abdirahmaansagaale5937 2 жыл бұрын
Waa ilaahey mahadii mar hadii uu rabbi kuu caafiyay aabo wll
@berdilacshe6046
@berdilacshe6046 2 жыл бұрын
Amiirka sheydhanka dheh
@cabdilaahiwarsameaaluwarsa8572
@cabdilaahiwarsameaaluwarsa8572 3 ай бұрын
Ibnu xaaraan nijaasaa jahanma kuwaara Guul dadkeena reer puntland geesiyo
@ahmed3201581
@ahmed3201581 2 жыл бұрын
We are still waiting for jerry interview Sxp
@nin-geed-saaran
@nin-geed-saaran 2 жыл бұрын
But Jerry speaks only Somali and you are Englishman
@amiiraomar6480
@amiiraomar6480 Жыл бұрын
Hhhhh
@abdullahamir626
@abdullahamir626 Жыл бұрын
@@nin-geed-saaran 🤣🤣🤣🤣🤣
@fatimanour9793
@fatimanour9793 2 жыл бұрын
Wu qosqoslaya Habaarqabahu Halatoogto Sidii Kuwi Gaalkacayo Ashana Aakhiro Udira
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 2 жыл бұрын
Waa dad qalato la soo adeegsadey
@haydhaafinmedia6319
@haydhaafinmedia6319 10 ай бұрын
Waa markaan ilaahay uga mahadceliyo inuu igasoo waday somalia
@cabdulahiciiro
@cabdulahiciiro 2 жыл бұрын
Duli mnta Ayuu asna gcnta dolada Wana in deg deg ah Lo mariyo ciqabtisa
@isisisraelsecretintelligen9933
@isisisraelsecretintelligen9933 2 жыл бұрын
ADEER TIIRKA GEEYE TIIRKA.
@kifahmoha9785
@kifahmoha9785 2 жыл бұрын
markii laqabto maxay udhahaan waa la i khasbay marka hore may soo fakadaan haday run sheegayaan
@mohamudadam1638
@mohamudadam1638 2 жыл бұрын
Waxa dad dhameeyay waa mooryan aadan waligey is oranayn waa Arsenal
@Nuuryare10000
@Nuuryare10000 2 жыл бұрын
Wlhi waa ahli caadiya dad itooganayo hada dhaho kan waa adeerkey mana dili karo hadiiba dhabarka leska tooganayo subxaanallaah wax yaab leh ayaa dunidan dhax wareegayo
@puntishbintuabdi6892
@puntishbintuabdi6892 2 жыл бұрын
Reer bariga hdlkooda sifcn looma fahmayo timirow 😂
@hamdisaid4944
@hamdisaid4944 2 жыл бұрын
nacalatulahi calayk waa la i khasbay kulahaa adeerkay muuse xaaji faarax ilaah ha u naxariisto adigana waad raacesa
@hawaahmed3678
@hawaahmed3678 2 жыл бұрын
iimaanka ala kaaqaad.quruxdaas iyo dhalintaadooyar intaad ku shaqaysan lahayd guursan lahayd ilmo dhali lahayd awoowe aad noqon lahayd waxaad ku doorsatey inaad 200 ku disho dadkaaga oo lagu soo qabtoo lagu toogto aaqirana cabaadta aad gasho
@saadoali4444
@saadoali4444 2 жыл бұрын
Xataa hadii lagugu qasbo Si aad naftaada u badbaadiso looma dilo karo naf kale
@cabdirisaaqaxmedcise9024
@cabdirisaaqaxmedcise9024 2 жыл бұрын
Aad baa umahadsantahay mudane timir kasoo jawaabidii aad kasoo jawaabtay inaad barnaamij nooga sameysay silsiladaan bosaso ka waday dilalka
@engrmohamoudgeelemohamoud2303
@engrmohamoudgeelemohamoud2303 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭
@AbdulAbdul-rv1bm
@AbdulAbdul-rv1bm 2 жыл бұрын
Awoow geey ayaan dilay adeer keey ayaan dilay dadka ayaan dilaa kulahaa qurun waa cadow
@mohametabdulkadir1597
@mohametabdulkadir1597 2 жыл бұрын
Ilaahy idin ka qabay umada wuuba idinka qabtaye.
@nouradiinabdirahmanmohamed3962
@nouradiinabdirahmanmohamed3962 2 жыл бұрын
Jerry qaybtii 2 iyo 3 mad ka dhacdey timirooy.
@cabdirashiidxuseen8042
@cabdirashiidxuseen8042 2 жыл бұрын
Ninkan waa la khasbay , qiraal garaacid kadib .
@othmanabdalamohamedadanabd1978
@othmanabdalamohamedadanabd1978 2 жыл бұрын
Jesjeesayaa kawaran nacaladi kugu dhacdey war waxaan dilla
@mohamedaden6812
@mohamedaden6812 2 жыл бұрын
Abtigay kaligii duuul ma adaa dilay ilaahy waxaa igu balan ah inaadan qof danbe dilin xitta hady kusii daayan dawladu anaan ku daynayn
@fadumawarsamemumin4232
@fadumawarsamemumin4232 2 жыл бұрын
Hada ma ooye kkkk wa lagu dilay saxiib ee adkeyso
@muktarmohamud937
@muktarmohamud937 6 ай бұрын
Boosaso kuwa qasaayay ileen waa dhallinyarada cali saleeban ee udhashay😢😢
@salmaanabdulkhadir1866
@salmaanabdulkhadir1866 7 ай бұрын
Dila Kan ka xun wili MA maqal walhi subxallah almost 15 ka badan wuu Dilay😢
@abdiqadirabdi9054
@abdiqadirabdi9054 2 жыл бұрын
Waa yaab
@ahmedabdulqadir1664
@ahmedabdulqadir1664 2 жыл бұрын
waraysigaan ma noqon!! wariyaha codkiisa xogaa si fiican looma maqlo
@Diiriye14
@Diiriye14 2 жыл бұрын
Xitaa ninka dambiilaha ah codkisa waxba ka khaldan waa baqaaya
@c.m.g3802
@c.m.g3802 2 жыл бұрын
Nacalad haku dhacdo Arsenal iyo wixii Taageeraba siday dadkaas udilen anaan waxba galabsan haloo dilo
@raily6824
@raily6824 2 жыл бұрын
Galkacyo hada kasoo buuxsameen new trained has arrived in galkacyo both males and females
@nhassan5800
@nhassan5800 2 жыл бұрын
Nabsi ka dhugsii ka dhag sii kaana dabo dheelmay dhaayaha kusaar adoo meel xun dhacadiida. Haduu shalayn blse shalayto maxay u tarin xaal farihiisa wa ka baxay.
@abdirahiimalimohamed2732
@abdirahiimalimohamed2732 2 жыл бұрын
Sxb kalaay iyo abaayke sheeko wax ku gaara malahaan ayagana macallin ilka case ayaa ka sii daran . Kan waa dhiman dhiman
@samdaaniofficial4896
@samdaaniofficial4896 2 жыл бұрын
Dadkaan dambi malaha dambigaas waxa nookeenaya waa dowlad la aanta iyo madaxdaan alshabaab ujaajuusaya oo aan dadkooda kanaxayn oo qofna aan save garayn karin. Dalkeena allah nabad ha inooga dhigo aamiin raaciya pls
@mohamedabd4440
@mohamedabd4440 2 жыл бұрын
16:20 kulahaa yaana ceboobin😂😂😂😂😂😂 oo ma ceeb ba kuudhiman lacnatulahi calayk axmaar 🥵 teda kale bal bentisa waa la iqasbay kulaha , sidee loo qasbaa ma qol mugdiyuu disha kaga qufulanyahay sow magalo waynaatay majoogo mu dhinac kagalo magaladisa ama iskagatago ama wa sida ugu fiicane muu boliska usheego kuwa amiirada ahna intuu kayeelo marka hore oo balamiyo muu boliska hoosta kawaco gebigoodaba hala qabqabtee ala maxaa been la isu hsegaya tuug tuug dhalay 🥵🥵😡 hadu boliska ushegi lahaa wa laso qabqabanlaha kuwa qasbayee uu shegayo
@faizaw2788
@faizaw2788 2 жыл бұрын
IYAGA DHAN WAA NALA QASBAY BEDHAHAN YAA QASBAY WAA BENTOOD INKAR ALLAH HAKU RIDO MAXAY HALDOOOR DILEEN
@mohamedabd4440
@mohamedabd4440 2 жыл бұрын
@@faizaw2788 wa xanuun wlhi waxksta beenta iyo marinhababinta igadaran wa la iqasbay kulaha hhhkkkkkk ma qol baa dhakada lagaga qafilay mise meshu waa koonfur oo macaa dawladu iyo mamuladodu alshabab yihin kkk puntland bu joga markasu leyahay wa la iqasbay lacnatulah
@samdaaniofficial4896
@samdaaniofficial4896 2 жыл бұрын
Dalkaan yaa iska leh waa su’aale ?????
@aaminasalah3711
@aaminasalah3711 2 жыл бұрын
Kuwa taakuleeya waa la mid mujrimiinta
@taariikhdafudud475
@taariikhdafudud475 2 жыл бұрын
Kani Waa Doqon Cadaw noqdey
@abdirahmanhassan2550
@abdirahmanhassan2550 2 жыл бұрын
Codka sawaxana ka buuxo plz iska sax
@talosame_channel
@talosame_channel Жыл бұрын
ninkan nin la dilay oo lagu qasbaaayo ayuu u eegyahay
@ayoubyassin9030
@ayoubyassin9030 2 жыл бұрын
Waxan neefka ah ee dadkii qaaliga ahaa 200$ iyo 150$ ku dilay bal eega ! Soomaalida xoolo walba waa laga helaa
@janteofficial1063
@janteofficial1063 2 жыл бұрын
qofkaan waaba gariirayaa xoogaa geesinimo ma muujin waayay xtaa kkk
@larsmartin3314
@larsmartin3314 2 жыл бұрын
Jidhil badan baa loo gaystay, nafaqo la’aan ba’an na waa ka muuqataa. Hadalka awood u ku saaro ayuu la’yahay.
@kayfmohamed565
@kayfmohamed565 Жыл бұрын
@@larsmartin3314 waa suuragal lkn maxaa ugeeyay hawlahaas iyo dhiiga umada
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 2 жыл бұрын
Waxaa la yiri cuney cuni waayey diley dili waayey xadey xadey xadi waayey bal muu sheego xayawaanka adeegsanaya oo cadowga
@somaliboy3054
@somaliboy3054 2 жыл бұрын
Wuuba isla qumanyahay damiir xumaa cadaabkii ilahayna wuu sugayaa!
@xaajigiixadeedmaray9358
@xaajigiixadeedmaray9358 2 жыл бұрын
Maxaa awal watay waaba gariiraya
@berdilacshe6046
@berdilacshe6046 2 жыл бұрын
Roos baa usoo baxay
@salmanabdihirsi5913
@salmanabdihirsi5913 2 жыл бұрын
waa beentiisa dila wacelka waa kansar
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 2 жыл бұрын
Xagaad ilaahay ka galin markaad ka baqdo futo ku xaarle uf
@FarhanAbdi-eq2it
@FarhanAbdi-eq2it 2 жыл бұрын
Caruurta intay dadka laynayen 10 sano ciidan aan mushaarka siino iyo kuwa dharcadka ah maxay shaqadodu tahay,,, this is hell runti 🦁
Qaraxyada iyo Gungaar // Naftiis Haligihii Fashilmay. By : SNTV
40:20
Somali National Television
Рет қаралды 715 М.
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 25 МЛН
Cool Items! New Gadgets, Smart Appliances 🌟 By 123 GO! House
00:18
123 GO! HOUSE
Рет қаралды 17 МЛН
Gym belt !! 😂😂  @kauermtt
00:10
Tibo InShape
Рет қаралды 17 МЛН
Galka Baarista: Xeeladda cusub ee qaraxyada Al-Shabaab
19:20
VOA Somali
Рет қаралды 35 М.
DILAAGI SPORTSKA AHAA FAYSAL GUJIS QAYBTI KOOWAAD EE AFMEER
30:24
Qiraalka Cadde iyo Cabdiqani Sayloor
18:04
AF MEER
Рет қаралды 225 М.
Qeybti 6 aad ee Afmeer Horjooge Abayle qaybtiisa 1 aad.
40:39
Q/2aad Galkacyo Xukunno dil iyo Xabsi iskugu jira
34:43
AF MEER
Рет қаралды 116 М.
Barmaanijka Gungaar oo dhamaystiran SNTV 05.02.2023
22:36
Somali National Television
Рет қаралды 414 М.