No video

Daawo safarki tahribka e ugu halista badnaa Nairobi-Mexico&dhibatada ay maraan tahribayasha somalida

  Рет қаралды 113,770

Midnimo Tv

Midnimo Tv

Күн бұрын

Daawo safarki tahribka e ugu halista badnaa Nairobi-Mexico&dhibatada ay maraan tahribayasha somalida ee maraykanka #tahriib #midnimotv #somalidaiyotahriib

Пікірлер: 166
@nasteha874
@nasteha874 2 жыл бұрын
Alx inan flight from Addis Ababa to Chicago ku imaday America 🇺🇸 ilahow usaqir umada🤲🏽
@mohamudnur8607
@mohamudnur8607 2 жыл бұрын
From London To Kansas Alxamdulilah
@abdulahiahmed8252
@abdulahiahmed8252 2 жыл бұрын
Bassabor nocee aad wadatay
@ayubali1117
@ayubali1117 2 жыл бұрын
From helsinki Finland to Newyork city Alhmdllh
@muslimmideeye9820
@muslimmideeye9820 2 жыл бұрын
Wadan yaroo dhul gaaleeda oo aduunyada ku yaal baad xamdi naq ku dhamayseene maxaa agtiina qiimo kule? yaabe.!
@mataanciiideed4046
@mataanciiideed4046 2 жыл бұрын
Baydhabo to New York direct flight
@sahrasharaf447
@sahrasharaf447 2 жыл бұрын
Wiilkaan waa nasiib badan yahay illahay baa horta nagtiisa ubad baadiyay odaygii seexiyay oo dharkoodii udhaqay illahay baa kuaadiyay tahriib waa qaxar iyo dhib
@Boodhari189
@Boodhari189 2 жыл бұрын
Waa wareysi fiican
@caaqilali269
@caaqilali269 2 жыл бұрын
Part 3 plz
@nimcoadan3473
@nimcoadan3473 2 жыл бұрын
Qeebta 3
@saedadam274
@saedadam274 2 жыл бұрын
part 3 soo gali
@abdimalikakofficial1289
@abdimalikakofficial1289 2 жыл бұрын
Zxb plz part three noso duub Taxane nogu dhig anaka nh saa wax ugu fa idesano adna fiyuus saa bogu heshid🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@abdiaziizok8421
@abdiaziizok8421 2 жыл бұрын
Part 3 kuso dr sxb
@k6compshd553
@k6compshd553 2 жыл бұрын
Par 3 soo gali
@richhome3678
@richhome3678 2 жыл бұрын
Tahriibka ugu xanuunka badan waa kan Libiya runtii wuxuu ahaa kii iigu dhibka badnaa
@dalmarkiikoofficiallchanne5883
@dalmarkiikoofficiallchanne5883 2 жыл бұрын
Haa lagend liipiya Nin aan soo marin hadii uu tahriib kaaga sheekeyo Waa been Ninkan diyaarad ayuu Ku socday Waxaas tahriib ma aha sxp Aniga liibiyaanka qori dabadiis say iila dhacayeen koomo galay Isaguna cid nama taaban uu taagan yahay 😂
@ugbaadhasan2959
@ugbaadhasan2959 Жыл бұрын
@@dalmarkiikoofficiallchanne5883 aniga raba inan tahriibe wado fudud ma ii sheegi kartaa
@qosoliyoqaraaxo6090
@qosoliyoqaraaxo6090 2 жыл бұрын
Wll qeybihi kale away so badi
@Amino321
@Amino321 2 жыл бұрын
Please part 3
@dahirhassan9750
@dahirhassan9750 2 жыл бұрын
Part 1 iyo 2 xagaad kasoo daawatayna saxiib
@omarzanto2716
@omarzanto2716 2 жыл бұрын
Waxaz silic lama dhehe rag mustaqbal radinaya ahayden pro
@saedadam274
@saedadam274 2 жыл бұрын
Qaybtii 3 soo gali
@libanabshir6725
@libanabshir6725 Жыл бұрын
Cabsi cabsi waaye Walahi
@gagswatch3160
@gagswatch3160 Жыл бұрын
Dabaasha Hda Baro nio😁😁🙋
@somaliwasmo2428
@somaliwasmo2428 2 жыл бұрын
Qaybtii sadexaad kaama hayno wllo
@shadiyahassan5008
@shadiyahassan5008 2 жыл бұрын
Qaybta 1 soo gali
@samiyaabdirahman526
@samiyaabdirahman526 2 жыл бұрын
Qebta 3 walal
@ismail.mo77
@ismail.mo77 Жыл бұрын
Waa imisa kilometer Kenya to Panama 🇵🇦
@mohamedyussuf4304
@mohamedyussuf4304 2 жыл бұрын
Qebta xigta plz
@abdiseed3363
@abdiseed3363 2 жыл бұрын
3aaad
@Hayt241
@Hayt241 Жыл бұрын
😭😭😭
@asadboy5075
@asadboy5075 2 жыл бұрын
Somaliyey isoduceya Morocco ban hada jogàa waxaan usocdaa Portugal
@hoodomohamud9154
@hoodomohamud9154 2 жыл бұрын
Wllky jimcihii hda xududka Marocco iyo spain udhaxeya 43 qof oo madow kudhinty😢is ilaali
@musemuse1507
@musemuse1507 2 жыл бұрын
Saxiibow Morroco iska joog ayadaaba dhaanta meeshada u socoto
@yousufxareed8990
@yousufxareed8990 2 жыл бұрын
Guul baan ku rajaynaya wll
@fatxi5110
@fatxi5110 2 жыл бұрын
Wall ilhy maku nabad geeyay
@yussufhassan5265
@yussufhassan5265 10 ай бұрын
matagty
@maxamedmowliidxarbi4738
@maxamedmowliidxarbi4738 2 жыл бұрын
Video number inaad ku khortan ayey ahed si lo fahmo hada mel aan ka bilabo garan la ahay shekadan tahribka
@sharmacloze6238
@sharmacloze6238 2 жыл бұрын
aaaway qeebta xigta mzl
@mecaadmuxuyadiinadan1769
@mecaadmuxuyadiinadan1769 2 жыл бұрын
Libiya wixii kadhacay . Ayaanu ogayne. Hada iyo. America.
@Kingashraf2024
@Kingashraf2024 2 жыл бұрын
Ninkan ilaa hada meshi ka baxay ilaa inta dal u maray cid Uma sheegin please suaal fiican weydi
@masudyusuf2527
@masudyusuf2527 2 жыл бұрын
Qeybta 3aad so geli masuul mahadsanid
@pahjaa5562
@pahjaa5562 2 жыл бұрын
why do I have to see this when am planning to take off Nairobi soon😓😓😓
@pahjaa5562
@pahjaa5562 2 жыл бұрын
@@kingahmadjs within this year
@rashkapoi6512
@rashkapoi6512 2 жыл бұрын
@@kingahmadjs me to I have brazil vize
@kingahmadjs
@kingahmadjs 2 жыл бұрын
@@rashkapoi6512 how did u get it bro
@ot_velli1461
@ot_velli1461 2 жыл бұрын
What a coincidence am about to leave in a mnth fron Somalia gani tena hizi 😔😔
@mohameddahir4338
@mohameddahir4338 2 жыл бұрын
My friend who live in kenya told me he is coming to USA I thought was a joke at first lol but i wont recommend it
@kadardaqane1136
@kadardaqane1136 Жыл бұрын
Igu soo orad MA ah tahriibka
@mohamedtahir69
@mohamedtahir69 2 жыл бұрын
Sxp waraysiga qaybtii u danbaysay soo gali fadlan
@bashka6627
@bashka6627 2 жыл бұрын
Qaybta sadexaad noso gali wllo
@mahadgesale3368
@mahadgesale3368 2 жыл бұрын
mee dee qayibti 3
@hodan8655
@hodan8655 2 жыл бұрын
Wll kufsi iyo jidhdili maledahaye wanbaxayaa
@thisworldisend6143
@thisworldisend6143 2 жыл бұрын
Qof energy uu wax ku kufsado hayo maba jiro😅🙏lkn dadkaad la socotid bay ku xirantahay
@hodan8655
@hodan8655 2 жыл бұрын
@@thisworldisend6143 😂😂😂😂 dadka kula socdo kasakow wadamada adatagyso ee dhaxamareso Sawo in aye dadka dhib nocasa ugestnn ban wayedinayey hadna waban iskaga jogey cabsi weeye
@thisworldisend6143
@thisworldisend6143 2 жыл бұрын
Mᴀʏ ᴍᴀ ᴀʜᴀɴ sɪᴅᴀ ᴀғʀɪᴄᴀɴ ᴋᴀ ᴏᴏ ᴋʟᴇ 😅😅xᴏᴏɢᴀᴀ xᴜǫᴜǫᴜᴜǫᴅᴀ ᴀᴀᴅᴀᴍᴀʜᴀ ᴡᴇʏ ɪʟᴀᴀʟɪʏᴀᴀɴ ʟᴋɴ ɢᴀʙᴀʀ ᴍɪʏᴀᴀ ᴛᴀʜᴀʏʙᴀ🤔🤔
@updullahishiine_8086
@updullahishiine_8086 2 жыл бұрын
Wllhi wiilkan hadalkiisa xamaasad io dhiiri galin ka si qaadey qeybta so gali zxp
@amanomar804
@amanomar804 Жыл бұрын
Kajoog 🙄😭😂
@lacag-lacag
@lacag-lacag 2 жыл бұрын
İlaahay America ima geeyo war ameen isoo dhaha😂😂😂😂😂😂😂
@abdiaziz2470
@abdiaziz2470 2 жыл бұрын
Amiin
@abdallamohamed6598
@abdallamohamed6598 Жыл бұрын
Aamin. Aaa
@nuurdiinlakiismaciil1110
@nuurdiinlakiismaciil1110 2 жыл бұрын
Xarifkan 100&50 waa been waxuu sheegaya dhanka lantin America lacag qofka heysta caadi ayuu usoo maraa dhulka lkn halaaga iyo gaajada aad ka warameysa kama jirta kala tag huuhaada umada
@alxamdulilah2610
@alxamdulilah2610 2 жыл бұрын
Goormaad soo martay adeer hadaad dadkii waa hore soomaray tahay way fududay lakiin way adkaatay
@samirzain7212
@samirzain7212 2 жыл бұрын
War niyow bal igadabagee meeshu waa sidee adiga wadadaan miyaad kutaktay
@ayeshaabdool4737
@ayeshaabdool4737 2 жыл бұрын
Awey qebti labaad?
@nuuraayecadde5482
@nuuraayecadde5482 2 жыл бұрын
qeetii 3aad so gali
@roodoqurux6288
@roodoqurux6288 2 жыл бұрын
Qebta 3 sogali
@mecaadmuxuyadiinadan1769
@mecaadmuxuyadiinadan1769 2 жыл бұрын
Please
@abdiseed3363
@abdiseed3363 2 жыл бұрын
Qaybta 3aad noso gali dhaqsi
@roodahassan835
@roodahassan835 2 жыл бұрын
Hada xaguu joga magadhay maraykan
@adeerjohn5120
@adeerjohn5120 2 жыл бұрын
Qof somary itiobiya Sudan libiya aa la dhihi kra utahriibay lkn 😁😁
@nassirmohsin9066
@nassirmohsin9066 2 жыл бұрын
Nikaan gacma deesuu ku socday wax mahaysanin
@MohamedAli-zd1qr
@MohamedAli-zd1qr 2 жыл бұрын
msuul musalsalkan waxaa ka mqan qaybti 3aad,intaas waxa dheer wxaa la yiri inta maanku baahanyhy guuli waa wali? waxaan ula jeeda ninka rgga ah iyo jabku waa walaalo ee masuul qabta saddexaad sooda.
@pahjaa5562
@pahjaa5562 2 жыл бұрын
Ma adigiiba 😂😂😂
@ahmednadiif473
@ahmednadiif473 2 жыл бұрын
ma fahmin sheekada meel laga bilaaabo maleh miyaa
@relaxed4sleep44
@relaxed4sleep44 2 жыл бұрын
Channelka gudaha ugal wad heleysaa bilowga
@xasancisman9657
@xasancisman9657 2 жыл бұрын
War heedhe wadanka yaa loogaso tagay waad faarujiseene
@mecaadmuxuyadiinadan1769
@mecaadmuxuyadiinadan1769 2 жыл бұрын
Waar. Dhalinyarada yaan lasoo haligin
@a-kareimjota8871
@a-kareimjota8871 2 жыл бұрын
panama wadan dhib badan
@mooaaden1901
@mooaaden1901 2 жыл бұрын
Ani waa socdaa isoo duceeya plz
@asadboy5075
@asadboy5075 2 жыл бұрын
Abowe Halke jogtaa hada
@pahjaa5562
@pahjaa5562 2 жыл бұрын
wakaso daba socdaa ina adeer
@simannuura4194
@simannuura4194 2 жыл бұрын
Wll iska jog tahrib mawacna illahey meel walbo wuu joga aduunka rizaqada adoo kadhameysatay katage
@arimahasocdaalkacanada
@arimahasocdaalkacanada Жыл бұрын
Sxbyaal tahriib naftiina ha ku halligina. Qofkii rabo si sharci ah inuu ku imaado Canada, welcome to our channel. Baro noocyda kala duwan ee aad ku soo gali karto Canada si sharci ah adoo naftaada ku rafaadinn tahrriibka. Hadaad qaxooti tahy, waddo aya kuu furan. Hadaad shaqsi aqoon ama xirfad shaqo oo looga baahanyahay Canada tahayna, fursado badan baa jiro.
@rayanreporter5890
@rayanreporter5890 Жыл бұрын
Haye walal side igu cawin karta
@MohamedAhmed-en6yz
@MohamedAhmed-en6yz 2 жыл бұрын
Aniga South Africa jogaa mardhaw inaan baxo rabaa
@ogaalmedia581
@ogaalmedia581 2 жыл бұрын
South africa qaab lagu imaado sheeg sxb from to Nairobi and South africa
@loll641
@loll641 2 жыл бұрын
Hadda kadib maa sharci raadsanee mise wey ku diyarsanyihin
@ogaalmedia581
@ogaalmedia581 2 жыл бұрын
@@loll641 sharci kama rabee inaa ka shaqeesto ayaa muhiim ii ah
@maxamedcabdulaahi6334
@maxamedcabdulaahi6334 2 жыл бұрын
@@ogaalmedia581 Aniga xita waan u bahanhy sxb inan ka shaqeysto Aan kasi tago lkn meel Aan wax ka bilawo ma garanayo
@ogaalmedia581
@ogaalmedia581 2 жыл бұрын
@@maxamedcabdulaahi6334 wadankee jogtaa
@saedadam274
@saedadam274 2 жыл бұрын
par 3 soo gali masuul
@ahmedali5635
@ahmedali5635 2 жыл бұрын
Reer Germany Ama Reer Yurub Qofka Socda Luuqa Ha Igalasohadlo
@mahadmohammed1645
@mahadmohammed1645 2 жыл бұрын
Intee joogtaa diyaar waaye
@ahmedali5635
@ahmedali5635 2 жыл бұрын
@@mahadmohammed1645 Germany Ban Jooga
@Ahmed-xb3wl
@Ahmed-xb3wl 2 жыл бұрын
War ninka America matagay
@hodan8655
@hodan8655 2 жыл бұрын
Anigu dabaal ma aqaano wll gabdhan wan ahey maxa
@abdimalikali9993
@abdimalikali9993 Жыл бұрын
Anaa kuu aqaana adi diyaar ma tahay😀
@khuuriye
@khuuriye 2 жыл бұрын
Aniga imika ayaan baxayaa 🥰🥶
@hibonuura4948
@hibonuura4948 2 жыл бұрын
Haika tagin😂
@talowanaag5869
@talowanaag5869 2 жыл бұрын
@@hibonuura4948 masocotaa
@haaskeyproduction2744
@haaskeyproduction2744 2 жыл бұрын
Visa brazil qofki ubahan waa diyar
@talowanaag5869
@talowanaag5869 2 жыл бұрын
@@haaskeyproduction2744 intee wllo
@haaskeyproduction2744
@haaskeyproduction2744 2 жыл бұрын
@@talowanaag5869 visa brazil miyaad rabtay
@AminaCuisine692
@AminaCuisine692 2 жыл бұрын
Wilka shekadhisa xagey kabilawaday.kenya to America aya mesha kuqorane
@Boodhari189
@Boodhari189 2 жыл бұрын
😆 🤣 😂 😹 😆 🤣 😂 😹 😆 🤣 😂
@haaskeyproduction2744
@haaskeyproduction2744 2 жыл бұрын
Qofki visa brazil ubahan wuu ila soo hadli karaa
@anababdifarah3200
@anababdifarah3200 2 жыл бұрын
Inte lagala so hadla wll
@haaskeyproduction2744
@haaskeyproduction2744 2 жыл бұрын
@@anababdifarah3200 adii xaage jogta
@livetiktokvediosrecording2906
@livetiktokvediosrecording2906 2 жыл бұрын
WAXAN HAYSTAA PASSPORT KENYA WAXAN JOGA NAIROBI EE SIDEE KU HELI KARA
@ashantozartan8376
@ashantozartan8376 2 жыл бұрын
Meqo waye visa brazil
@Kaluu09
@Kaluu09 2 жыл бұрын
hada ani spain ban jogaa dhawan ban rabaa inan baxo..
@musemuse1507
@musemuse1507 2 жыл бұрын
Aan kugu lug darsado saxiib
@mahadgesale3368
@mahadgesale3368 2 жыл бұрын
waan is raacyina bro
@hassanabdulahi2593
@hassanabdulahi2593 2 жыл бұрын
Wax ka xun ma jiro wadan Mahad Salaad madax ka yahay in aad ku noolaato. Halis taas ka weyn ma jirto.
@faaizamohamed8149
@faaizamohamed8149 2 жыл бұрын
Maaad katagtid mrkaa
@luulmohamed7472
@luulmohamed7472 Жыл бұрын
Munafaq beenale mhd muxu kahorjoga
@mecaadmuxuyadiinadan1769
@mecaadmuxuyadiinadan1769 2 жыл бұрын
Waryaada. Umada hawaalina
@abdifatahsalah1801
@abdifatahsalah1801 2 жыл бұрын
Ninkaaan waaa sxkey Mohhmed yare lol
@mecaadmuxuyadiinadan1769
@mecaadmuxuyadiinadan1769 2 жыл бұрын
Waryaada umada hawaalina. Soo thriiboo. Cad weyaan
@xamselagend7998
@xamselagend7998 2 жыл бұрын
Hh
0515525140
4:01
Abdallah Nuur
Рет қаралды 219
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 19 МЛН
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 106 МЛН
Little girl's dream of a giant teddy bear is about to come true #shorts
00:32
PART 2/2. Dhalmada bilaa qorshaha ah iyo Soomalida qurbaha.
32:46
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 19 МЛН