Daawo Wadada Oogu Sahlan Ee Aad Ku Tagi Karto SURINAME Iyo Sida Oogu Fudud E Aad Oga Bixi Karto.....

  Рет қаралды 23,077

Midnimo Tv

Midnimo Tv

Жыл бұрын

Daawo Wadada Oogu Sahlan Ee Aad Ku Tagi Karto SURINAME Iyo Sida Oogu Fudud E Aad Oga Bixi Karto.....

Пікірлер: 170
@mohamudshire8362
@mohamudshire8362 Жыл бұрын
Nio wlhi waxaa tahay nin wanagsan waayo markaan barnaamijyadada oo dhan Aan daawaday waxaan go'aansaday inaan wadankayga iska joogo Aan maxiltaa Aadin kenya iyo itoobiya waana ku mahadsantahay sidaad dadka somaliyeed ugu dhiiri galinaysid inay wadankooda iimaansadaan oo iska daayaan tahriibka iyo dhibaatadiisa Alle haku sharfo oo faraj khayr qabana hakuu furo Guuleyso wll markasta
@Abdinurdayax
@Abdinurdayax Жыл бұрын
wll subscriba isaar hamigaaga allaha kuu fududeeyo
@AminHassanomar-tf8ez
@AminHassanomar-tf8ez Жыл бұрын
Hn wlhi barnamij yada dawada waa tahay in wangsan rag waa kii Mel walba ka warkeno hore ayaa loo yidhi nag badhadheheda ayaa ka waranta ragana wixii soo maray thanks brother
@ahmett5979
@ahmett5979 Жыл бұрын
Mahadsanidin.zxb
@user-xg7md8kj8z
@user-xg7md8kj8z 6 ай бұрын
From somalia pro
@maxamedmoha2740
@maxamedmoha2740 Жыл бұрын
Thnks marka hore passpord somalia meeshii lagu tagi noosoo gudbiya oo wado fudud
@ahmedhazaa6579
@ahmedhazaa6579 Жыл бұрын
Wllhi waxaa tahay qof qalbi wanagsan jecelna wallalihiisa somaliyeed in uu u iftiimiyo meelaha uu mugdiga ka jiro calashaan sifa walba oo uu mari karo qofka somaaliya kabaxaayo iyo waxyaabaha uu u baahanyahay
@msj_mido
@msj_mido Жыл бұрын
Xagee lagala so xiriiri bro
@user-fr1qf9zh9l
@user-fr1qf9zh9l Жыл бұрын
Wa marku bxy shabalala
@ahmedhonest32
@ahmedhonest32 Жыл бұрын
Mahadsanid brother nin macqul ah aya tahay
@abdirahmanhirsi6425
@abdirahmanhirsi6425 Жыл бұрын
Nigeria kawaran
@Ciize34
@Ciize34 Жыл бұрын
Wll qofkii Turkey 🇹🇷 joogo kwrn
@ahmedmahamed6237
@ahmedmahamed6237 Жыл бұрын
Visaha suriname ayan heysta bahrain ayana joga maka baxi kara bahrain
@xasanqasaare7467
@xasanqasaare7467 Жыл бұрын
Waa mahadsan tihin fursadaha wacan aad nasiseen
@Abdinurdayax
@Abdinurdayax Жыл бұрын
wll subscriba isaar hamigaaga allaha kuu fududeeyo
@abdullahiyaskacade4808
@abdullahiyaskacade4808 Жыл бұрын
Asxa bey aniga kenya ban joga latin america na wan donaya ee qofki wax iga shegi karo melaha ugu fudud ha iishego blz
@abiikarmaalin3892
@abiikarmaalin3892 Жыл бұрын
Asc Ruuntii haa Somaalidu waa safar,adigoo jooga denmark ayaa ah safar u soo socdu Brazil ee Sao poulo.
@mohmetthassan1637
@mohmetthassan1637 Жыл бұрын
Zhp waxan hayiista passanbor Ethiopia ee intee ka heela add dad igu xiidhide
@yussufgani5868
@yussufgani5868 Жыл бұрын
Asc Wani salamay midnimo tv iyo inta hawada kalaxirirta waxan joga dalka Kenya magalada Nairobi waxana raba Ina aado wadanka mareykanka wadadee umaro Kara
@Ururshemadiai4523
@Ururshemadiai4523 Жыл бұрын
Wll
@alma12cado12
@alma12cado12 Жыл бұрын
Brazil waside misna wadama ku dhaw ficn lacg iyo sharciba laga heli karo no so sheg brother
@mameyyc5046
@mameyyc5046 Жыл бұрын
Costa Rica kawarama
@a.jahmed175
@a.jahmed175 Жыл бұрын
What about those who got Bahamas Pasports, where and which via they can travel while there are in Migadisho
@anasibrahim5278
@anasibrahim5278 Жыл бұрын
Dhibaatada transit
@dunidalyrics804
@dunidalyrics804 Жыл бұрын
Zxp run bay iga tahy i caawi meel aan wax ka bilaawo ma hyo Ukraine baan jooga wado isheeg aan ku imaado Mexica zxp world cup ka faideysanaaya wax isheeeg panama iyo Guatemala iyo Colombia intaas igu cawi meel aan ka maro
@Furahanolosha289
@Furahanolosha289 Жыл бұрын
Zxpow waxan rabaa in aan tahriib aado ee halkee kabilaaba sida really igala hadal pro waa codsi
@hornofafricainstitutecente2122
@hornofafricainstitutecente2122 Жыл бұрын
Sxbayal wan idin salamay sideeban ogu tagi kara basaboorka Ethiopia qof jogo Kenya madama la is waydinayo visa transat holandh
@bukhaariabdiaziz4879
@bukhaariabdiaziz4879 Жыл бұрын
Zxb inanbaxan rabaa
@bukhaariabdiaziz4879
@bukhaariabdiaziz4879 Жыл бұрын
Zxb aniGa ina siyasad dawado kuma so Racine wacane noosoo fadhiisi muuqalkamahayno mudo bila plz
@mohmetthassan1637
@mohmetthassan1637 Жыл бұрын
Kaa heela
@ugbaadahmed8284
@ugbaadahmed8284 Жыл бұрын
Wll waxan ka maqlay shaaciye show inaad akoon samaysan nasid markaa ma tigidhka qali ah miyaa aad naa leedahya
@soyaalchanneling8469
@soyaalchanneling8469 Жыл бұрын
Bro siden kula so xirira
@YaxyeMustaf..
@YaxyeMustaf.. 11 ай бұрын
Aniga faransi iga heysaa
@osmanr3523
@osmanr3523 Жыл бұрын
Niyohow dhibku ma ahan wadanke ama wadade lamari karaa marka tahribayso lkn dhibku waxa waye marka tahribtid o lacag iyo naftadaba u hurtid ina maraykan tagto halkas sharci maka heli dontaa?
@chamsoudine5017
@chamsoudine5017 Жыл бұрын
Wll Djibouti passport ayan haystaa Turkeygina wa so xidhmey Wado kle ii shg oo Nicaragua 🇳🇮 ku gaadhi karo
@aishaahmed4428
@aishaahmed4428 Жыл бұрын
Wllo turkey totally ma xidhmay wxan maqlay 12 bishan inu furmaye
@Axmed_koke
@Axmed_koke Жыл бұрын
Qofkawanagsan wali kuma daawan dhanka tahriinta legend
@abumohamedchannel7151
@abumohamedchannel7151 Жыл бұрын
Zxp waxan wataaa passport somaliya ee ma ku bixi ka raa Suriname
@abdiazizburhan1556
@abdiazizburhan1556 Жыл бұрын
Cairo Inan maaro ayn rabaaaa eee fahfahin ayn rabaa ee meeel igu shegaa
@mohamedshafie8486
@mohamedshafie8486 Жыл бұрын
Walala fb xage lagala soxariri kara suala ayan qabaye 😊
@mohamedshafie8486
@mohamedshafie8486 Жыл бұрын
Asc
@gulleidsacad4269
@gulleidsacad4269 7 ай бұрын
Halkee kaala soo xiriirna wll?
@Ururshemadiai4523
@Ururshemadiai4523 Жыл бұрын
Wll waxan rabaa visa Suriname xagee kale xariraa
@Zubeir159
@Zubeir159 Жыл бұрын
Sxp halke kala xiriira please help me inadeer
@garaadabdirahman5105
@garaadabdirahman5105 Жыл бұрын
What's kiina soo sheega si aan xog wanagsan noo siisaan
@dunidalyrics804
@dunidalyrics804 Жыл бұрын
Zxp arinka brazil shaqada sidee ku tagi karaa Ukraine ban jooga
@aliabdiabdi4067
@aliabdiabdi4067 Жыл бұрын
ardey nimo kwrn colombia
@user-iy4tb1xd3l
@user-iy4tb1xd3l Жыл бұрын
Waxan haysta passaport etopiya waxa donaya inan ku tago panaman imisa aya iga baxaya wan ku mariya iso jawab wan dhibanahey waxan donaya inad iso jawabto wa iga cod si
@abdiwalinoor
@abdiwalinoor Жыл бұрын
Zhp inan taharip ayan raabaye
@user-cc8hw4fc9p
@user-cc8hw4fc9p Жыл бұрын
Sacuudiyaa jogaa makabixikaraana wll
@saciidmaxamd6329
@saciidmaxamd6329 Жыл бұрын
Sxp wan tariibayaa pasaborka baxareyn inte kagosanaa
@samiira5552
@samiira5552 3 ай бұрын
Paspoor soomaliban haysta meel aan somaro isheega wllo wan sobixirabaye
@user-ju8ee5tg3d
@user-ju8ee5tg3d 3 ай бұрын
Hhhhhh soomali land aaaa war nio hadday Tahriib daacad kaa thy passport somali ama Ethiopian raadso
@Fitaaxyare1Fitaaxyar
@Fitaaxyare1Fitaaxyar Жыл бұрын
Surname visa Ethiopia ma looga bixi karaa passport somali
@Xamsesmart
@Xamsesmart Жыл бұрын
Inanka xage lagala xidhiidhi karaa 🙏 thanks
@mohmetthassan1637
@mohmetthassan1637 Жыл бұрын
Wall anaba wan raba ee ila soo xiririya
@daahirleeno4112
@daahirleeno4112 Жыл бұрын
somalia joga i cawiya
@mohadeeq5790
@mohadeeq5790 Жыл бұрын
Sxb intee kaala so xiriira
@mahadkuwiaty447
@mahadkuwiaty447 Жыл бұрын
Wiilka xagan kala xadhiidha baro
@bukhaariabdiaziz4879
@bukhaariabdiaziz4879 Жыл бұрын
Saaxiib madaxaa ii sarantahay libaax batahay
@yahyemahamed9011
@yahyemahamed9011 Жыл бұрын
Mukhalas maxaa ku faleesa. toos u bax kaligaa ila surinam
@naimaismail8171
@naimaismail8171 Жыл бұрын
Wll Turki qof jooga side u tagi kara surname
@mahadxasan322
@mahadxasan322 Жыл бұрын
Sxp waan u,bahanahy wadada ugu fudud lacagna waan heystaa siden ku heli karaa visaha
@msj_mido
@msj_mido Жыл бұрын
Suriname aniga ku so saari karo lkn ticket kuma jiro ila so xitiir hada rabto
@yussufhassan5265
@yussufhassan5265 11 ай бұрын
@@msj_mido isosheeg contaktigaga sxb
@zakihaloyeelo7110
@zakihaloyeelo7110 9 ай бұрын
Soriname hda passport somalia waa free visa
@muzob8920
@muzob8920 Жыл бұрын
War saxabey cidi somali ka so bixi rabta oo diyara iso qabta nio waan bixi raba bishan dhexdeda inshllah 👍✊
@yahyecabdul2892
@yahyecabdul2892 Жыл бұрын
Bro ana diyaar ah bishana rajenaya ina baxo
@muzob8920
@muzob8920 Жыл бұрын
@@yahyecabdul2892 iisheg meel aan kala so xiriro shp
@nawalppeppe9782
@nawalppeppe9782 Жыл бұрын
@@muzob8920 War ma baxdeen
@Maandhoore
@Maandhoore Жыл бұрын
Asxaabta intee idinka so qabtaa warbixin iga rabaa
@neymarjr8516
@neymarjr8516 9 ай бұрын
Haye America ka warama
@husseinhassangacal8528
@husseinhassangacal8528 Жыл бұрын
Bolivia iyadana war bixin inooga keena insha llh iyo laatiinka inta wadan ee passport somali lagu tagi karo 🙏
@abdimuses3058
@abdimuses3058 Жыл бұрын
Passport index. Google gareee waadd arkeysaa intaa ku tagi krto
@ahmedasad7002
@ahmedasad7002 Жыл бұрын
Bolivia anaa u socda diyaar mavtahay
@mranito07oscar5
@mranito07oscar5 Жыл бұрын
@@ahmedasad7002 Sxp gorma bixi rabta
@mranito07oscar5
@mranito07oscar5 Жыл бұрын
@@ahmedasad7002 Luqa iga soqabo
@insidethe10skills6
@insidethe10skills6 Жыл бұрын
@@ahmedasad7002 sxb anaa diyaar ah isoo qawo plz hadaa baxaday na warbixin kaa rabaa
@mohmetthassan1637
@mohmetthassan1637 Жыл бұрын
Wall inan kaa intee
@muscabwafti6423
@muscabwafti6423 Жыл бұрын
Sideen ubaxaa walal arintan wamaqlay boraseska ifahansiii
@tiktokshactiro3192
@tiktokshactiro3192 Жыл бұрын
Muqalkan mnta oo ah 23/12/2022 baan daawanaya mrka muqalk inta dawanye waxa 𝑲𝒖 jrtay qeeb ah cidii dyar ah oo inay baxdo rabto ha nala so xarirto mrka aniga Diyaara ahay Mugadisho joogaa lacagtayda waa diyaar xgee nigala soo xariiraa money waa haystaa lkn wado sax baan la ahy iso jawaba
@Maandhoore
@Maandhoore Жыл бұрын
Aniga sido kale meel aan kala xiriirno ha inoo sheego
@tiktokshactiro3192
@tiktokshactiro3192 Жыл бұрын
@@Maandhoore waa arki doona pro hday noosoo jawaabaan kolay dad kalooqdiyar ahna way jiraane saa is leeyahay
@Calicabdiraxmaan-ni7oc
@Calicabdiraxmaan-ni7oc Жыл бұрын
Asc
@hussen4888
@hussen4888 Жыл бұрын
Asc asaxaabta waan idin salaamay war fiican video yadan okale sobadiya wllyl waxan Raba pasporka Kenya iyo qaabka visaha Suriname Kaas sobadiya sxby waxan ubahanahay lacag yar ayaan wata inaan Brazil Maro mudado an iska joogo Marka no sobadiya video gan okale waan idin salamay
@Abdinurdayax
@Abdinurdayax Жыл бұрын
wll subscriba isaar hamigaaga allaha kuu fududeeyo
@maxamedcasar9868
@maxamedcasar9868 Жыл бұрын
Aad baa umahadsan tihiin Mohamed iyo dadihiyaha barnaamijka wax badan ban ka faiidnay aniyo dhaman dadka ku han Wayn inay maran dhabadaas Wana idinkaga mahad celinayna brothers 🙏
@Abdinurdayax
@Abdinurdayax Жыл бұрын
wll subscriba isaar hamigaaga allaha kuu fududeeyo
@daacadofficial5674
@daacadofficial5674 Жыл бұрын
Sxb kwrn wadanka ( hyti) waa bilaash Basspord somalia wanku tagi karnaaa Ilaaa mexsico waa 5kun dollar igu filan 👆👆👆👆👆👆👆👆👆👆👆👆👆👆👆
@abdikadiryussuf6057
@abdikadiryussuf6057 Жыл бұрын
Isoqabo please
@qalbikaba360
@qalbikaba360 Жыл бұрын
Isoo qabo
@mustafamohamedibrahim3268
@mustafamohamedibrahim3268 Жыл бұрын
Nomperkada nosheg
@barliinbarliin3483
@barliinbarliin3483 Жыл бұрын
Walaal adi oo Turkika jooga siidee loo mara Suriname
@sofiaaden4999
@sofiaaden4999 Жыл бұрын
Visaha aya kadalbaneysa
@maxamedcali9886
@maxamedcali9886 Жыл бұрын
Bahrain lagama baxo sxb aniga ku so wareeray
@Adam-nw1vy
@Adam-nw1vy Жыл бұрын
Maxaa dhacay sxb ma diyaaradaa lagaa soo celiyay
@khadarabdi3672
@khadarabdi3672 Жыл бұрын
asc wll barasiil kaso hadal qofki itobiyan pasprt wata miya laga soo celin?
@jubbavalleycarrierllc9319
@jubbavalleycarrierllc9319 Жыл бұрын
kaas ma jecla baraasiil maxaa yeelay dad fara badan oo gaajo ah saas waxaa igu tiri gabar joogto baraasiil kan soomaliga kaga sumcad roon , itoobiyankii ayaa soomali basapoort wata
@maxamedcasar9868
@maxamedcasar9868 Жыл бұрын
Waa run surname cidna lagama Soo celiyo lakin dhibta jirtaa waxay tahay wadanka trans lagu noqonayo waaba amesterdam oo laga leeyahay klm iyadaa layska Soo celiyaa ee taas kasoo war bixiya brothers 🙏
@Abdinurdayax
@Abdinurdayax Жыл бұрын
wll subscriba isaar hamigaaga allaha kuu fududeeyo
@Abumix
@Abumix Жыл бұрын
Niyow mala hubaa Amsterdam dadka malaga soo celiyaa Passport ka Somaliga ah iyo waxaan wataa Laf Germany ay leeyihiin?
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 Жыл бұрын
Hal su’aal aan qabaa: hadaa raacdo KLM transit waxaad ku maree Amsterdam soo looma baahna viso transit ah. Bal ka soo jawaab please
@haaskeyproduction2744
@haaskeyproduction2744 Жыл бұрын
Passport kenya hadad wadatid transit visa uma bahnid
@haaskeyproduction2744
@haaskeyproduction2744 Жыл бұрын
@@abdimalikarap6299 ethiopian passport transit visa baa laga raaba in amsterdam
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 Жыл бұрын
@@haaskeyproduction2744 in Amsterdam leeska dhiibo aa fiican marka maxaaba mareeykan loogu ordaa. Thank you
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 Жыл бұрын
@@haaskeyproduction2744 okay. Waxa moodaayay passport Somali in visa transit loo baahneen hadaa Amsterdam mareeysid
@haaskeyproduction2744
@haaskeyproduction2744 Жыл бұрын
@@HassanAliHassan1960 passport somali transit visa baad ubahnan
@hassanfaliidh4583
@hassanfaliidh4583 Жыл бұрын
Oo hadda ma dadka ayad tahribinaysan
@heman5389
@heman5389 Жыл бұрын
Malaysia ayaan arkay kadibna suriname
@mohamedabdihakinmuhumed3731
@mohamedabdihakinmuhumed3731 Жыл бұрын
malaysia maa ka taktay adi
@heman5389
@heman5389 Жыл бұрын
@@mohamedabdihakinmuhumed3731 just no but 2019 2 years staying San Jose costrica still I waiting America
@mishcalyare836
@mishcalyare836 Жыл бұрын
Sxb netherland ma transit visa bay iga rabtaaa anagaa bixi rabee arinkaas ayaan ka baqayaa
@jamagaming9631
@jamagaming9631 Жыл бұрын
haa transit visa rabaa
@mohamedhaaji678
@mohamedhaaji678 Жыл бұрын
Seelagu tagikaraa lato America
@badrihajimursal4431
@badrihajimursal4431 Жыл бұрын
Ethiopia ayaan joogaa sidee passport Ethiopianka ah Surinam oogu tagi karaana🤔
@Calicabdiraxmaan-ni7oc
@Calicabdiraxmaan-ni7oc Жыл бұрын
Hayee sida ugu saxan noo sheeg surname visa aney iga go antahay inaan baxo
@qalaabiyare7796
@qalaabiyare7796 Жыл бұрын
Nio guatamaala kwrn hdan passaport somali ku tago hadhow dhib miyuu iikeni karaa usa inter vieo.
@Abdalleadam14
@Abdalleadam14 Жыл бұрын
Passport somali malagu gali karaa surinam
@msj_mido
@msj_mido Жыл бұрын
Haa
@dalbaradtravelandtoursagen3993
@dalbaradtravelandtoursagen3993 Жыл бұрын
Sxb mohamed paspor somali miyaanan ku raadsna karin
@Amino321
@Amino321 Жыл бұрын
Wa haysata visaha Suriname walal lkn KLN MA IGA RABTA VISA TRANSIT WADAN KEEDA?
@handle737
@handle737 Жыл бұрын
Ma haystaa
@Abumix
@Abumix Жыл бұрын
Amsterdam ayad transit kunoqoney ugaas.
@sofiaaden4999
@sofiaaden4999 Жыл бұрын
Walal qofka ku waxeyay maishegi karta
@Calicabdiraxmaan-ni7oc
@Calicabdiraxmaan-ni7oc Жыл бұрын
Yes
@abdikafielmiabdishakur2923
@abdikafielmiabdishakur2923 Жыл бұрын
Amestardam ma.iska dhibi kara
@faadumohaashi9427
@faadumohaashi9427 Жыл бұрын
Codkaaga noodle waayo dadaku iskumqalmha
@cshdd2669
@cshdd2669 Жыл бұрын
Wllhi uu iga qosliyay wiilkaasi somalidu waa wada transit 😂😂😂😂😂
@Abdinurdayax
@Abdinurdayax Жыл бұрын
wll subscriba isaar hamigaaga allaha kuu fududeeyo
@abdirahmanali2490
@abdirahmanali2490 Жыл бұрын
Wadama yaryar imisa lacaga la iskaga gudbayaa walal soo sheeg
@cshdd2669
@cshdd2669 Жыл бұрын
Walaalo waxaad kasoo hadashaa sidee ayaad ku qaadanayseen warqadaha 15ka maalmood ee wadanka la idiinku ogolaanayo
@engslmaan2655
@engslmaan2655 Жыл бұрын
Asc wll waxa joga Somalia Mahaysto wax lacaga sidee ku tagi karaa wadamada Latin America
@axmedhassan2107
@axmedhassan2107 Жыл бұрын
Lacag hadaanad hysan cago soo malihid siidaadee
@adamhersi6749
@adamhersi6749 Жыл бұрын
Sxb Latin america ayaad sheegaysaaye kismanyo ma tagi kartid haddaadan lacag haysan,been miyaa rabtaa in laguu sheego
@muhzinibraahim4669
@muhzinibraahim4669 Жыл бұрын
Hmm apti riyo uunbad ku Tagi karTaa seexo uun wxpa Ha'is dhipin
@Abumix
@Abumix Жыл бұрын
Lacag so samey marka hore insha Allah kadib so safar.
@faisoabdiosman2757
@faisoabdiosman2757 Жыл бұрын
Wll waa codsi sida poland sidee lagu tagaa muqal ka soo sameey
@cshdd2669
@cshdd2669 Жыл бұрын
Walaalo macaan way iska fududahay taas
@faisoabdiosman2757
@faisoabdiosman2757 Жыл бұрын
@@cshdd2669 qaabkee lagu tagaahee
@yussufhassan5265
@yussufhassan5265 11 ай бұрын
@@cshdd2669 contaktigada sxb. Poland sida fudud
@yahyecabdul2892
@yahyecabdul2892 Жыл бұрын
Isnsha allah isucyadan ina baxo rajena illahow i fududeee
@samatarismail1718
@samatarismail1718 Жыл бұрын
Ma gashay sxb
@rakan.12
@rakan.12 Жыл бұрын
Iteen kaalsoo xidhiidhaaa walalo
@empireshow1
@empireshow1 Жыл бұрын
Passport somali soo sheega wll evisa lagu helo laatiin ka
@Abdinurdayax
@Abdinurdayax Жыл бұрын
wll subscriba isaar hamigaaga allaha kuu fududeeyo
@khadarbasal7107
@khadarbasal7107 Жыл бұрын
Muqalas isqarinaayo ahaa😅😅😅😅
@marian4718
@marian4718 Жыл бұрын
Pls no sheeg weyga saxda ee qaahira
@Calicabdiraxmaan-ni7oc
@Calicabdiraxmaan-ni7oc Жыл бұрын
Ethiopia kaalay
@faadumohaashi9427
@faadumohaashi9427 Жыл бұрын
Wyigagonthy
@jibrilomar2829
@jibrilomar2829 Жыл бұрын
Markan qahiro tako inte usibaxeysa
@mohamedabdi6623
@mohamedabdi6623 Жыл бұрын
Passport ka Djiboutian , wadamada Latin America toos ma looga degi karaaa
@abdirahmanabshir4042
@abdirahmanabshir4042 Жыл бұрын
Visa Bahrain & Lebanon Cidi u Baahna Ha iLasooXidhiidhan
@ciyaaraha705
@ciyaaraha705 Жыл бұрын
Walaal anaa u baahan
@handle737
@handle737 Жыл бұрын
Anagaa u baahan
@shaaficicabdirahmancabdila712
@shaaficicabdirahmancabdila712 Жыл бұрын
Inader usbucan ayaan baxaya wax ila yaro eeg
@abdirizaksalaama
@abdirizaksalaama Жыл бұрын
Ma baxday wll
@niciimoabdirahmaan1566
@niciimoabdirahmaan1566 Жыл бұрын
Magashay wll
@nimcoadan3473
@nimcoadan3473 Жыл бұрын
Barnamijka wad lasoo dahden wlhi
Tahriibkii rafaadka badnaa ee Afrika ilaa wadanka Maraykanka.
30:13
Hereri Media
Рет қаралды 356 М.
Ответ Хасана Халитова наложнице кремля каДырову (на Чеченском языке)
5:30
𝐊𝐇𝐀𝐒𝐀𝐍_𝐊𝐇𝐀𝐋𝐈𝐓𝐎𝐕
Рет қаралды 64 М.
когда повзрослела // EVA mash
00:40
EVA mash
Рет қаралды 4,3 МЛН
WAA KUMA CK NOLASHEYDAA DHABTA AH WAX KA OGOW
40:51
King Ck Films & Vlogs
Рет қаралды 629 М.
TAHRIIBKA MAREYKANKA-XOG & TALOOYIN MUHIIM AH
10:04
Maali Abdalla
Рет қаралды 42 М.
WARAYSI GAAR AH ABDI DHAANTO MARKHAATIGA-NOOL ( TAHRIIB US )
20:17
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 98 М.
1000000❤️ #shorts
0:18
北出 大周 Kitade Taishu
Рет қаралды 21 МЛН
ПОХОДУ ОН БУДЕТ СИДЕТЬ ДОМА ДО СТАРОСТИ
0:18
Какая Милота ❤️
0:10
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 6 МЛН
One Two Buckle My Shoes ! #spongebobexe #shorts
0:17
ANA Craft
Рет қаралды 58 МЛН
Какая Милота ❤️
0:10
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 6 МЛН