DAAWO SHORT FILIM " DHUFEEYS"

  Рет қаралды 516,296

SONNA PRODUCTION

SONNA PRODUCTION

6 жыл бұрын

waa filim ka hadlaya nolosha adag ee qoysaska aabayaashu wadaan gawaarida waaweyn ee trucks ka ah iyo is fahmi waaga
fadlan la wadaag saxiibkaa like share iyo subscribe ha ilaabin
Lama qaadan karo

Пікірлер: 351
@asadlionish
@asadlionish 6 жыл бұрын
Ragga Soomaaliyeed haddaynu nahay walhi waxaan haysannaa oo Alle inoo hibeeyay dumarka adduunka kuwa ugu sharafta badan ugu dulqaadka badan ugu quruxda badan ugu hawlkarsan uguna nadaafadda badan laakiin waynu dhaqan kari la’nahay .
@nafisaali4109
@nafisaali4109 6 жыл бұрын
In God We trust Thnks Awalan Amanta ad Na Amantay Adiga Cml illah hanoo Badsho
@maankadeeqa2486
@maankadeeqa2486 6 жыл бұрын
In God We trust sax sax sax sax walhi intaaaaaaas ninka aqliga lahaaaa intaa noo qire
@maryamaisxaaq1967
@maryamaisxaaq1967 6 жыл бұрын
saaas waye
@ashwaakahmed1434
@ashwaakahmed1434 6 жыл бұрын
Sax lkn wad nadayacdaan marwalba anago idin samirna 👌👌👌
@nasradahir4354
@nasradahir4354 6 жыл бұрын
In God We trust Allah run badanaaaaaaa
@SONNAPRODUCTION
@SONNAPRODUCTION 6 жыл бұрын
Asxaabta hala share gareeyo Filimka si kuwo kale oo aan hayno u soo deyno thanks
@sadiahussein2074
@sadiahussein2074 6 жыл бұрын
SONNA PRODUCTION waryaada dumarka rer Mareykan iyo ragodad isku direysan miya
@abdiwalisayidka9893
@abdiwalisayidka9893 6 жыл бұрын
Wlly nosoo badiyo paractamol iyo tusmo 😍😍😍❤❤
@sulekhaomar8568
@sulekhaomar8568 6 жыл бұрын
SONNA PRODUCTION m
@mahamuttislam414
@mahamuttislam414 6 жыл бұрын
SONNA PRODUCTION lkn jilayaasha magacyadooda ma sheegine pracetimol le ka kaseena
@aaminabarre2410
@aaminabarre2410 6 жыл бұрын
SONNA PRODUCTION 777u
@muxyadiincabdulaahi4895
@muxyadiincabdulaahi4895 5 жыл бұрын
Dumar waa somaali waayo wadanka marhoruu dumilahaa hadii ay ragoo kale yohiin Alaha idin sharfo
@fartunsuleiman8941
@fartunsuleiman8941 5 жыл бұрын
I love the concept of this movie. It's has a good concept. Marriage is a lot of responsibility and sometime you have to be patient.
@iqramohamed9156
@iqramohamed9156 5 жыл бұрын
Kkklkkk wan kula jarjari funny
@AmiirNadridov
@AmiirNadridov 6 жыл бұрын
Wali Maguursan Waligeyna Kuma Fikirin Hal Naag Kabadan Inaan Guursado Sidii Aabahey Okale Hal Mid Inaan Ku Dhameesto Waa Riyadeda Lkn Shukaansi Ayaa Ku Sameyay Mar Waana Ku Fashilmay Mardanbana Iskuma Dayin Kumana Fikiro Wlh Waayo Dhibaatada Ka Dhalaneyso Ayaa Mar Walba Qalbigega Ka Bixin Midii Hore Waad Qiyaan Tay Oo Niyad Jabisay Midii Danbana Sidoo Kale Dhamaadka Filinka Lawada Hablood Sidee Ucalaan Calen Ayaa Caloosha Ihurisay Wlh Waan Ooyay Waana Dareenka Mar Walba Qalbigeega Ka Dhax Guuxi Jiray Fadlan Niyada Xaasaskiina Iyo Gabdhaha Kale Ee Somaliyed Ilaaliya Ayaan Idinleeyay Hana Dayicina Caruurtiina Nolosha Saxda Waataa Ayadaana Lamahuraan Ah Wax Walboo Qarisaa Maree Soo Dhamaan Oo Fashil Imaana Marka Ku Waana Qaaro Waxaad Aragtaan Plz
@deqohanshi5113
@deqohanshi5113 6 жыл бұрын
Abdifitaax Sahal well done walalo ragu intas hadi ey wada fahmi lahayen maxa halabi laha
@AmiirNadridov
@AmiirNadridov 6 жыл бұрын
Thanks Walaalo Allaha Fahansiiyo Damac Been Ah Intabadan Wareershay Lkn Kii Caqli Leh Dhibtaas Iskuma Doonanaayo Waa Hubaal
@AmiirNadridov
@AmiirNadridov 6 жыл бұрын
thanks All
@luulacali9616
@luulacali9616 6 жыл бұрын
Rag waa qiyaanole yaal wax la aaminaa iska yar adiga qof wanagsan ah walal qoftaa ku heshaa nasiib leh
@sumyosalada8796
@sumyosalada8796 6 жыл бұрын
Abdifitaax Sahal kkkkkk wad so jabtye Sas bad uga hartye hadan ku fashilaten wad wadi lahyed
@abdiwalisayidka9893
@abdiwalisayidka9893 6 жыл бұрын
Paractamol nd tusmo way isku sobixi love thm😍😍
@abdiazizkaahiye2920
@abdiazizkaahiye2920 6 жыл бұрын
naa naagta iga celi hhhh pure quality
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk 6 жыл бұрын
Kkkkkkk...waa dileeeeyn sifiican
@ilhaamilhaam8854
@ilhaamilhaam8854 5 жыл бұрын
Hhh qosol wllhi Kama daalo channelkan Marba waan iska baadh baadha waxan ugu jeclahay tusmo waa gabdh qurux iyo hadal nool iska darsatay iyo weliba farisnimo.....i so like her
@reo9475
@reo9475 5 жыл бұрын
Waan kula jarjari kulah😂😂😂😂😂 Finally
@zuuzuu5098
@zuuzuu5098 6 жыл бұрын
War noso badiya waba qosol miran
@hamzaabdirashid4271
@hamzaabdirashid4271 6 жыл бұрын
Wow best filim 😍😍 noso badiya
@iqraahmed7133
@iqraahmed7133 6 жыл бұрын
Subxana Allah wabixamdi wan hilmama kulahaa
@usofbaricarmo5648
@usofbaricarmo5648 5 жыл бұрын
Gbdhaha somaliyeed wlhy daacad qalbi nadiifa gaarinimo Qurux ,ilhy hanoo kiin daayo .😍😍😍
@Fagarpodcast
@Fagarpodcast 6 жыл бұрын
*Hor mar wacan⭐️💫*
@owlaadjacayl4290
@owlaadjacayl4290 6 жыл бұрын
hhhhhhh gaariga mu xanbaarah ba ka dhacday
@manhaahmed1393
@manhaahmed1393 6 жыл бұрын
Kkkkkk safiyo tusmo caadi maahn
@Ceeblo123
@Ceeblo123 6 жыл бұрын
Prestimool taariikhda ku xusi doonta walah jilaa aan jeclahay tahay
@beerlula596
@beerlula596 5 жыл бұрын
Intuu ila gursan laha inu God galaaa habon ku lahaaa Tusmo cadi ma ahan
@sagalmohamed9919
@sagalmohamed9919 5 жыл бұрын
Masha.allah my favourite actress
@magacahadankenay801
@magacahadankenay801 6 жыл бұрын
Wiil Kaan Iyo Gabadhan Way Iz Qabaaan Baaan Umalaynaya
@user-ot8tp7us4y
@user-ot8tp7us4y 6 жыл бұрын
Ala niman ka somalida hosta ey ka walan yihiin 😂😂😂😂😂
@baxsaniitabaxsanta5796
@baxsaniitabaxsanta5796 6 жыл бұрын
Shan jimce waa inlagu Dukadaa kkk Alla tusmo waanka helaa Ruwaayadaheeda noosoo Badiya Truckle waalaga deeyriyay
@saynabjamac8720
@saynabjamac8720 5 жыл бұрын
😎🙂😂😊😂😂🤣🤣😍🤣🤣😄🤣🙂🤣🙂🤣🙂🤣🙂🤣🙂😋🙂🤣🤗🤣🤗🤣🤗🤣🤗🤣🤣🤣😂
@selflovebeauty5870
@selflovebeauty5870 6 жыл бұрын
Gurigan naagta dagan waa nadafad ley cadan an caadi aheen waaw ❤️❤️❤️
@stayblue759
@stayblue759 6 жыл бұрын
Wn kula jar'jari ba ka dhacday Hhhhhhhh aaar Naaaga Lkn ragu izku wada mid maaha anigu hadaan helo xabad yaro shaqadana sida ila wada deh izka haysan laha niyaw hhhh Dokhayga
@fatushfatushbulsh5902
@fatushfatushbulsh5902 5 жыл бұрын
waa markaas marka ninkina umaleeyo inay gabadhii is bedeshay ayna u malayso inuu ninkii is bedelay oo turjubaan loo baahdo hahahahah
@abdinasiradan3664
@abdinasiradan3664 6 жыл бұрын
Hhhhhh dhulka wlHi Shan Malmood baa la aasidoona hhhhhh
@laylaraqiis3804
@laylaraqiis3804 4 жыл бұрын
Lama wado ilaa aad naftada wado🤝👌😎😍😊
@abdisamadhassan2011
@abdisamadhassan2011 6 жыл бұрын
6:38# hhhhhhh🤣🤣🤣🤣🤣🤣 Naaaaa Naaaagta igaceli
@illwaadqurux6611
@illwaadqurux6611 6 жыл бұрын
Hhh kulaha adigu melo badan baad Ku ducesa
@thehumbleservant2698
@thehumbleservant2698 5 жыл бұрын
Wow guys I really enjoy your clips amazing wallah. Safiya tusmo Habarka yareey hhhhh inta kale qatar waye thanks All
@vikramxajiabdi8438
@vikramxajiabdi8438 6 жыл бұрын
Kkkķkk Qatar iga deh
@somalihanolato741
@somalihanolato741 5 жыл бұрын
Habaar badanaa kkkkk
@shukrimahamed1530
@shukrimahamed1530 6 жыл бұрын
la diil nacaska wale wa sidan yeeli lahaa
@abdirahmanyusuf5238
@abdirahmanyusuf5238 6 жыл бұрын
ninka dar ilahayban ujeceley walahi waa iga qosliyaa
@jecliyaintaisjecel5725
@jecliyaintaisjecel5725 6 жыл бұрын
caadi maaha 👌
@Ramdelfalcao2024
@Ramdelfalcao2024 6 жыл бұрын
Say wlhi 😂😂😂😂iyo halimo walan
@monalizalovemadrid9594
@monalizalovemadrid9594 6 жыл бұрын
kkkk allah dhuulka wlhi 😃😃😃😃😃
@msshami4228
@msshami4228 6 жыл бұрын
Hhhhhhhh gunta ka dalooshan
@saafiladan2573
@saafiladan2573 6 жыл бұрын
Kkkkkkk alla sidhab baan uqoslay
@isterliiinmohamed4591
@isterliiinmohamed4591 5 жыл бұрын
Kkkkk waan kaley
@ahmedcareys9997
@ahmedcareys9997 6 жыл бұрын
Sxb. Maxamed gulayso... Nin culus iga deh .....
@Farm_With_Suhaib
@Farm_With_Suhaib 6 жыл бұрын
hhhh, 08:00 gaadhiga ma isaaga kuu iiibiyey:- Haa gunta ka dalool ilahy idankiii hhhh, S.tusmo way igu socota wlhi
@nafisaali4109
@nafisaali4109 6 жыл бұрын
Ala ninkastaa Saan Cml maloo dilooo Midkooleee Cilka aa U qabo Hadii Arki lahaa Dharka dhan inta kasibo Aa Dawo Qaroof iyo Jilac wariri Qol ey kabuxan dhexda kagalin lahaa Way Oo Way Ooo Hadana way Dofarooooooow Wan is Arki Donaaaa Ani iyo Adi
@yaasminabbdi111
@yaasminabbdi111 6 жыл бұрын
Hhhhhhhhhh wa ruun allh ninoow amiin malhaa
@susuumoha6879
@susuumoha6879 6 жыл бұрын
Kkkkkkk waa maydkiisa shan jimce lagu tukadaa kulahaa 😂😂😂 jarjar oo googoo
@amenkaqim4479
@amenkaqim4479 6 жыл бұрын
naama reer xamar baa thy yaa
@cadeey2595
@cadeey2595 6 жыл бұрын
😂😂😂😂😂kkkkk ar safiya tusmo mey dhaheen maku dhaafa ma iska heysanee ku teh ifraaxne ku teh waan isla jarjareena lolz
@nistahamuhamud5462
@nistahamuhamud5462 6 жыл бұрын
Ala walalkey wey tumeen maskiin
@hawoadan2273
@hawoadan2273 5 жыл бұрын
Hhhhhh riwayadan galabta ano maseersan oo madax ixanunayo ban ku dagay wllhi thanks all
@muxyadiincabdulaahi4895
@muxyadiincabdulaahi4895 5 жыл бұрын
hawo adan miskiin alaha kudhowro
@abdullahidhegey2763
@abdullahidhegey2763 5 жыл бұрын
Kkk hawo
@maxamaddeeq6380
@maxamaddeeq6380 5 жыл бұрын
Hhhhhh hodaney hhhhhh
@woook3055
@woook3055 6 жыл бұрын
Aryaaaa aryaaaa aryaaaaa xasaska ha nagu diirina ilahay imaaanka idinka qaadye
@simranqurux595
@simranqurux595 5 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkk 😄😄😄😄😄😄😄😄😅😅😅naa nagta igaceli walahi wey islatumeyn wad subiseyn lololo
@nagmainaxaji4887
@nagmainaxaji4887 6 жыл бұрын
Taraaga miyuu xanbaaraa kulahaa safiya tusmo 😂
@yaanna.itaketheworldatmyea5913
@yaanna.itaketheworldatmyea5913 5 жыл бұрын
Full stumbihi mareeykan bey igu diilen kulaha good for you barstamool 😝😝😝😝😝😝
@deqg6390
@deqg6390 6 жыл бұрын
Qofta sujooda bay ka duceeysay. Wax laga ya baa meshey “subhanna rabiyal aclaa” ka ilobday ba sheedanka ku yiri, mileagki kawaran inaa xaaji wax badan wa duceeysaye!!! 😂🤣😂🤣😜😜😜
@maryamaisxaaq1967
@maryamaisxaaq1967 6 жыл бұрын
hhhhhhhhhhhhhhhhhhhj naaa naagta iga celi kulahaa
@ahmedwaareibrahim2837
@ahmedwaareibrahim2837 6 жыл бұрын
Bariiska baasto kubadal baanlahaa waxba kadhacey
@user-df7kn5hc6p
@user-df7kn5hc6p 6 жыл бұрын
هههههههههههه جميل والله
@user-df7kn5hc6p
@user-df7kn5hc6p 6 жыл бұрын
ههههههه
@AbdallaArush
@AbdallaArush 6 жыл бұрын
Fashil cebey tacal Ahaa😂😂😂😂
@princessamina9363
@princessamina9363 6 жыл бұрын
5 bari baa la aasi 😂😂😂
@najaxcarap9591
@najaxcarap9591 4 жыл бұрын
Muu libaaaxyo wxlalaaan intu ila guuursanlahaa
@yonissayid6793
@yonissayid6793 6 жыл бұрын
Alla qiima badanaa hablaheenu qurux iyo sharaf ayuu rabi iskuugu daray ragaw dumarka u dabacsanaada
@maryamamhud1915
@maryamamhud1915 6 жыл бұрын
ciyaal
@fadxibashiir8698
@fadxibashiir8698 6 жыл бұрын
Hhhhh fulistamkii ayey igu dilen KU yee waa saqajan taraglee
@asaidiismasha4997
@asaidiismasha4997 6 жыл бұрын
Hhhhhhh waw that's good
@dahabka5900
@dahabka5900 6 жыл бұрын
Wallhi miles xita wasawiranaysa
@dahabka5900
@dahabka5900 6 жыл бұрын
Mileage xita wey sawiranaysa Ar wanalahaya truckley hadan nahay
@CAAMIROfficial
@CAAMIROfficial 6 жыл бұрын
Wan jarjareynaa mindiyaha🗡🗡🗡🗡 noo soo diyaari 😀😀😀
@nasteexowarsamemaxamuud5378
@nasteexowarsamemaxamuud5378 6 жыл бұрын
Hhhh waan jar jar kulahaa
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk 6 жыл бұрын
Taraka miyuuu xanbara...kkkkkk skate shoes buy sara
@luleyti622
@luleyti622 6 жыл бұрын
waan ka helay Pleas Noso Badiya😂😂 barastamool
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk 6 жыл бұрын
Willkana...dhiblow kkkk
@hadillaium
@hadillaium 3 жыл бұрын
Who is watching 2021😂 After 2yrs Ago✋
@zak9176
@zak9176 5 жыл бұрын
9:09 traka muxuu xambaaraa🤣😂🤣🤣🤣🤣😂
@maankadeeqa2486
@maankadeeqa2486 6 жыл бұрын
Naaaaaaaaaaaaagaha markeeey iyaga inteeey isdilayaan meey ninka isla dilaaaaaan eeeeeyga😂😂😂😂😂😂😂😂👏👏👏👏👏👏👏
@asiyadiamond5693
@asiyadiamond5693 6 жыл бұрын
Ninay Nago Uheshiyen Wlle Isaga Hogay😂😂🤣🤣
@guledhanad2897
@guledhanad2897 6 жыл бұрын
Saaa maaaa walalow iku yahay maxamed
@jennyfromtheblock5564
@jennyfromtheblock5564 6 жыл бұрын
Naa naagta iga celi kulahaa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@hamzaabdirashid4271
@hamzaabdirashid4271 6 жыл бұрын
Wow best fi
@Nuurdin
@Nuurdin 6 жыл бұрын
Ninka anagii truck driver ah buu na ceeweeyay
@invertedrole
@invertedrole 6 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhh war Like ii saara ma nooliye
@Stoover_capon
@Stoover_capon 6 жыл бұрын
MAN UTD Videos maxaa ka faa iddee anaa kusaariyer
@mohazzyally8150
@mohazzyally8150 5 жыл бұрын
Abdiweli Somali dhimo hada donto
@ishowspace1
@ishowspace1 6 жыл бұрын
Naa naagta iga celi kulhaa 😭😂😂😂 LMAO
@caabbichannel4288
@caabbichannel4288 4 жыл бұрын
best somali actors
@siman8001
@siman8001 6 жыл бұрын
Taraga miyuu xambaara alla beer ka wlhi 😂😂
@samaaleosman2556
@samaaleosman2556 6 жыл бұрын
Naga daaya qararacda Ninka afar Buu gayaa U duceeya intaad ka maseeratsaan dumaroow ragiina markuu inila guursado yaa igu raacsan
@deqacabdi3900
@deqacabdi3900 6 жыл бұрын
hhh walahi wan tagera parcitimol from hargysa
@maryamaruun5232
@maryamaruun5232 6 жыл бұрын
Yaa ila arka ruwayadahan danbe ifrax aa nagu so biirtay welcome 🙏 ifrax
@xaalixalane2317
@xaalixalane2317 6 жыл бұрын
Wiilkan waa fariid meel banaanayd oo ubaahnayd buuxiya tankale marwadii ooducaynaysa ayoo haah dagdagi kujiro tuurayaa😂😂😂😂💪💪
@hussienm.rirash8952
@hussienm.rirash8952 6 жыл бұрын
Somalida wadamada shishiiye way dhawaan sharciga wadamadaasi Halka ay wadankooda Halis ugu jiraan dadkain ay jiidhan
@abdimalekhashi7459
@abdimalekhashi7459 6 жыл бұрын
😍😍😍
@MohamedAli-so1jv
@MohamedAli-so1jv 6 жыл бұрын
ma khasabaa. film siduusuba hadii dad caana khorin no share waxa so day haysiin wabiga shabelle haku fataho boolo
@umumohamedhajjiabdirahmaan5741
@umumohamedhajjiabdirahmaan5741 4 жыл бұрын
Inankayga Taragla illahayaw iga bad badi dumarka kale
@sucdiabdikadiry5329
@sucdiabdikadiry5329 6 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhhhh muska ukasobaxayaa iga daran wa iga badiyeen kuwaan
@aminorayan5250
@aminorayan5250 5 жыл бұрын
kkkkkkkkkkk wale wxba kadhacay
@abuunalaki4803
@abuunalaki4803 5 жыл бұрын
Wwwww pracetamool lagu waa kaaapo
@hassankaafi303
@hassankaafi303 6 жыл бұрын
sxbkayga Pracetimool wlh faxashara fanaa daa aa kudhacday kulahaa war suunka ha igu dilin, war naagta iga celi war naagta iga celi 😂😂😂
@nadarahmedmohamed4624
@nadarahmedmohamed4624 5 жыл бұрын
5 jimco waa in lugu dukado wuu
@dekaAli1581
@dekaAli1581 6 жыл бұрын
Subaxalalah 🤨😏🤨😏🤨
@maryamamhud1915
@maryamamhud1915 6 жыл бұрын
zubxanalaah waxey dhilayey
@indhaurondhibatolagumawaro8294
@indhaurondhibatolagumawaro8294 6 жыл бұрын
Wa bentey nagu dilen san halo galo raga benala yasha 😅
@xassansaciidtahliil560
@xassansaciidtahliil560 6 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkk war inabo cadi ma ahan ee inusobadiya filimada
@somalihanolato741
@somalihanolato741 3 жыл бұрын
Meeqa Mar baan firiyey qsybtam
@somalihanolato741
@somalihanolato741 5 жыл бұрын
Kkkkk shan jimco ayaa lagu tukan
SHORT FILIM:  GAANJIBO
25:07
SONNA PRODUCTION
Рет қаралды 511 М.
VOA Somali Radio Idaacadda Subaxnimo 24.07.2024
19:37
VTV Somali
Рет қаралды 3,9 М.
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 8 МЛН
Red❤️+Green💚=
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 77 МЛН
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 9 МЛН
Clowns abuse children#Short #Officer Rabbit #angel
00:51
兔子警官
Рет қаралды 73 МЛН
Waxaan booqday Beeraha Fooxa oo ka weyn 9 kun oo sano
16:35
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 113 М.
Ruwaayadii Qiyaano Dumar Part 1
24:30
Xogmaal Media
Рет қаралды 257 М.
SHORT FILIM: SOOBE SEEN KU ILOOWNAA 2018
22:11
SONNA PRODUCTION
Рет қаралды 159 М.
SHORT FILIM : SAARKII FACEBOOK
14:44
SONNA PRODUCTION
Рет қаралды 294 М.
Ruwaayadii Yaa la gaadaa, Fikradii Mohamed Pracetimool
15:56
Xogmaal Media
Рет қаралды 55 М.
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 8 МЛН