Waxaan booqday Beeraha Fooxa oo ka weyn 9 kun oo sano

  Рет қаралды 104,519

Geedi Sahan - Somali Traveler

Geedi Sahan - Somali Traveler

13 күн бұрын

Waxan booqday beeraha fooxu uu ka boxo, Fooxa oo dhulkeenu caan ku yahay mudo qarniyo ka badan looso dhoofin jirey wadamo badan oo adduunka ka mid ah, sida masar iyo Jasiirada carabta.
waxaan ahay Dalmar oo aduunka ayaan soo kala bartaa. Waxa aan booqday ilaa iyo hadda 56 waddan. Waxa aan leeyahay hadaf ah: inaan cagaha dhigo 197 wadan (dunida oo dhan) in shaa Allah.
"Socdaalku ma aha oo kali ah hiwaayad, laakiin waa hab nololeed.
I discover the world on my way, and I have visited so far, 56 countries and i am in mission to reach 197 countries.
socdaalku ma aha oo kaliya hiwaayad, ee waa hab nololeed .
==========================================
Follow me:
Snapchat: https:/ /www.snapchat.com/add/geedisahan
Facebook: / geedisahan
Instagram: https: / geedisahan
==============================================

Пікірлер: 275
@GeediSahan
@GeediSahan 11 күн бұрын
Fadlan 10kun Like iyo Share Numberka Adan: 00252633244299 00252634194822
@HOREUSOCO
@HOREUSOCO 11 күн бұрын
Sxbow Marka mesha boqato so sheeg gobolka ay ku taalo mesha magaceda marka shegto ka bixi faalo yar o ku saabsan taariikhdeda wayo meel anan aqoon xogteeda ma dawan karno balse mesha marka so sheegto mesha ay ku talo xogteda waku raxesaneena vedioga 😊
@hersi_moumin06.
@hersi_moumin06. 11 күн бұрын
Masha Allah
@hamsehassan8564
@hamsehassan8564 11 күн бұрын
My brother KZfaqrs geedi sahan travel
@raxmajamacmaxamuud3567
@raxmajamacmaxamuud3567 11 күн бұрын
Hayeyeye meherada habaryar tay ayaa leh adan ma leh foxan u ka ibshahahyyy😢 hogay war foooxu waa xaran
@MahamudMohamedhagimuse-gv6el
@MahamudMohamedhagimuse-gv6el 10 күн бұрын
Suuqa waa hayaa sxiib. Contact me thnks
@Iam03Ali
@Iam03Ali 11 күн бұрын
Best Somalia 🇸🇴 youtuber 👍🏿👌👑👑👑👑👑👑👑👑👑
@user-jy2ey2bh9d
@user-jy2ey2bh9d 11 күн бұрын
Manshalah 105 alle hakuu siyaadsho aabe cimri dheer iyo cibaado suuban kusiiyo
@CiidKhalif
@CiidKhalif 11 күн бұрын
Best somali 🇸🇴 waxad ibartay dhulka somaliye mela badan oo anan wali tagi mahsanid sxp🫡
@abdishakuur1
@abdishakuur1 11 күн бұрын
Somaliland weeye
@XikmoXikmo
@XikmoXikmo 11 күн бұрын
Hhh masanaag baa dabacayuun uuleyahe meesha qabiil hala imaan hadiikale bam baa lagaa kicina😂​@@abdishakuur1
@Anwaar.aadan.maxamud
@Anwaar.aadan.maxamud 10 күн бұрын
Waa isku miid wllo ​@@abdishakuur1
@yaasiincadde1661
@yaasiincadde1661 10 күн бұрын
😂😂​@@abdishakuur1
@abdirahmanamohamed9298
@abdirahmanamohamed9298 Күн бұрын
​@@abdishakuur1jahil nimada kugo dhamate adi o kale
@ZeeraaZeeraa
@ZeeraaZeeraa 11 күн бұрын
Mahadsanid geedi sahan wllken inaa nosooduubtid magaalooyinka dalka ,quruxdooda,taariikhda,dadkeeda ,magacyadooda ,io dhibta heesato runtii waa wax mudan in lagugu bogaadiyo adoo safari ah oo meelkasta noosoo duuba haddana waxaa ugu jecelnhy kuwa dalka waana mahadsanthy wllken.
@sophiaomar7875
@sophiaomar7875 10 күн бұрын
105,sano miyirkiisa qaba aad umaleyso inuu yhy 60 jir wa xalaal cun xalaasha wa lagu yaraada cafimaad na wa laga helaa Allah wuxu ku irzaaqe Geedkaa iyo cimri dheer masha Allah anaguna ceedh iyo balayo iyo khiyano ayaan ku noolnhy dadkii qurbaha kulli cudur sokor blood pressure balayo waxaas na waxaa xaraanta la cunayo
@drabdurahman_mohamoud_ali
@drabdurahman_mohamoud_ali 11 күн бұрын
Geedi sahan one of my fav youtuber
@user-fb1lo1yu3p
@user-fb1lo1yu3p 11 күн бұрын
Masha allaah waad ku talxiistay dhulkaan aadka uquruxbadan Alxmdullilaah dheh illaahay umahad celi ❤
@CiiseCaray
@CiiseCaray 11 күн бұрын
Geedi sahan 1m buu uqalmaa sxb horrey usoco video wax tarleh baa soo gudbisaa
@omarabdisamad2129
@omarabdisamad2129 10 күн бұрын
Geedi sahan Travelkiisa waxaan ugu jeclahay kuwa uu dalkeena hooyo kadiyaariyey maansha allaah hore usoco sxb dalkana meelo badan booqo Qalcadii Taleex ee sayidkana ha ilaawin. Iyo Eyl
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 11 күн бұрын
Gobolka Sanaag waa dhul barwaaqo ah waana dhul qabow dadka ugu cimri dheer dalks soomaaliya.
@MohamedOday-vm7ex
@MohamedOday-vm7ex 10 күн бұрын
😂😂😂
@MohamedYousuf-zo2mt
@MohamedYousuf-zo2mt 8 күн бұрын
Rabashka maxaad ku falaysaa wll Somaliland dheh.
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 6 күн бұрын
Gobalka sanag is republiken of somaliland ❤❤❤
@fahima6186
@fahima6186 6 күн бұрын
Wadan barqaaqo ah Alle waa nagu manneeytaye 🇸🇴🩷Alloow dadka CAAFIMAAD iyo caqli noo sii aamiin🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@haboon6195
@haboon6195 6 күн бұрын
Maxad isla waa laysa somaliland dhe 😂
@ilkaade
@ilkaade 11 күн бұрын
odayga105 sana jıra allah cımmrı dheer ıyo cafimaad hasiiyo
@zuhuurcadeey1390
@zuhuurcadeey1390 11 күн бұрын
Maashaa allaah geedi Sahan walaal allaha ku xafido marwalba waan sugaa vediyowgaaga ❤
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 11 күн бұрын
Maasha allah Geedi one of the best youtubers. guulayso insha allah.
@AliMohamed-qu5ht
@AliMohamed-qu5ht 11 күн бұрын
Maansha allah dhul barakaysan taariikhiya gobolka sanaag
@warwannaagchannel7241
@warwannaagchannel7241 11 күн бұрын
Maansha allaah 60 jirbaad moodaa
@HawoAdan-b3r
@HawoAdan-b3r 3 күн бұрын
Odgaan waa xalaal miiraday wuxuu u dhigmaa 50 jir mashaallah allah ha barakeeyo cimriga
@user-jy2ey2bh9d
@user-jy2ey2bh9d 11 күн бұрын
Manshalah sxb guuleyso
@mohamb3785d
@mohamb3785d 2 күн бұрын
This channel and Geedi sahan is a treasure for all somalis.
@mohamedamiin6360
@mohamedamiin6360 11 күн бұрын
Keep going my beloved brother you showed us many things that we don't know before thanks 🎉
@marayamomar7481
@marayamomar7481 11 күн бұрын
mashalah hanbalyo walal geedi ❤❤❤❤❤❤
@CaashoWanaaje
@CaashoWanaaje 11 күн бұрын
Dhulkeenu waa qani
@zuhuurcadeey1390
@zuhuurcadeey1390 11 күн бұрын
You’re the best KZfaq so far
@Saabra-pj9fe
@Saabra-pj9fe 11 күн бұрын
❤masha allah❤❤wallal ❤❤
@VirshowGht
@VirshowGht 11 күн бұрын
Kusali nabigeena muxame s.c.w.
@yacqubqasim841
@yacqubqasim841 11 күн бұрын
Allahuma sali 'alla muhammad
@AbdirahimAhmed-tw3sz
@AbdirahimAhmed-tw3sz 11 күн бұрын
Allahuma Sali calaamuxamed wacalaa aalihii wasaxbihii wa salam
@Geomahamed
@Geomahamed 11 күн бұрын
Scw
@fattehussienio8175
@fattehussienio8175 10 күн бұрын
Masha Allahaa horow soco wll😊
@ahmedaden6116
@ahmedaden6116 11 күн бұрын
Best Somalia history chanel
@MiiraaleShow
@MiiraaleShow 11 күн бұрын
Waa muuqaal xiiso badan.
@cigecumar951
@cigecumar951 11 күн бұрын
Masha Allah
@popular7493
@popular7493 11 күн бұрын
Wow Somalia waa dawlada ugu badan ee soo saarto baquurka Marka loo eego dowladaha jaamacada cardboard ALLAH wadankeena ha cizeeyo❤❤
@engsayidmohamed7527
@engsayidmohamed7527 11 күн бұрын
Mashallla alllaa cimriga ubarakeeyyyyyyy
@easypayoneeasypayone3266
@easypayoneeasypayone3266 11 күн бұрын
Sbx. ma SHA ALLAH
@user-xm3vz1zu7w
@user-xm3vz1zu7w 8 күн бұрын
Walaal, you are amazing Somali Brother . Well done .you own my support.
@odayzamaani6327
@odayzamaani6327 11 күн бұрын
Best yutuber
@MiiraaleShow
@MiiraaleShow 11 күн бұрын
Shimbiris meesha la dhaho tag oo muuqaal kasoo duub, qalcadaha Sayid Maxamed Cabdule Xassan. Waa galbeedka Ceerigaabo.😮
@user-on1ee4kl6h
@user-on1ee4kl6h 10 күн бұрын
Waa Barnaamij fiican
@kaynaandacar9547
@kaynaandacar9547 11 күн бұрын
Cajiib geeddi sahan big legend
@ABOUFALAHREACTIONS
@ABOUFALAHREACTIONS 11 күн бұрын
Keep going pro🎉🎉
@cabdiwaduudkhadar-bp8bz
@cabdiwaduudkhadar-bp8bz 11 күн бұрын
Masha allah Odayga 105 year ilaahayba cimriga udheereye
@subeerahmeth4785
@subeerahmeth4785 10 күн бұрын
The best youtuber#Geedi sahan
@abdirahmanfeedhacade
@abdirahmanfeedhacade 11 күн бұрын
Geedi sahan dhulka somaliyeed ayad Sahan u tahay
@hamzemahdi3276
@hamzemahdi3276 11 күн бұрын
Mashalah
@Halable
@Halable 11 күн бұрын
Geedi sahan waa ibnu batuutiga Somaliya ee maanta nool waayo inta meel ee socod ku maray oo wax badan ka ogaanay ma yara
@AxmedAlpha2024
@AxmedAlpha2024 3 күн бұрын
Somalia ma ahan wiilku waa reer Somaliland wll
@user-np6ph5px9p
@user-np6ph5px9p 11 күн бұрын
Gred man waa barnaamij cajiib ah ILAHEY HA KISEEYO
@abdirisaqyassin
@abdirisaqyassin 11 күн бұрын
Awesome 👌
@JimcaaleCabdiraxmaan-rj9fk
@JimcaaleCabdiraxmaan-rj9fk 11 күн бұрын
Best youtober
@abdihakim2158
@abdihakim2158 11 күн бұрын
Masha allah
@Gobanimo-gy8gd
@Gobanimo-gy8gd 11 күн бұрын
Maasha Allah
@shukri1640
@shukri1640 11 күн бұрын
Muuse shacabkii cuna qabteen bu ku haya mulkiilahi Asli maydhi isgu wadanka uga tegay Barkhad waxa dadka ku fadhiya isga iibsan jiray suuqa aduunkana u beec gayn jiray
@Naisa641
@Naisa641 6 күн бұрын
Saniib daro in shacabka wax loqaban oon ladaryeelin sida shacabka lalamka intii ay beerteena ooo Allah Ku arsaaqay cuna qabato lagu sameeyo 😢
@shaahyahangeneral1096
@shaahyahangeneral1096 6 күн бұрын
Reer sanaag iyagaa dad xun oo dacweeyey Barkhad, dawladu waxba kama qaadeen haday garab taagan yihiin
@GloLeaders
@GloLeaders 11 күн бұрын
Very good content/ information
@user-xq9cr4yu7o
@user-xq9cr4yu7o 11 күн бұрын
Allah u barakeeyo shaqadooda
@HaaruunAbdulRazak-mf2lp
@HaaruunAbdulRazak-mf2lp 11 күн бұрын
MASHA AALLAH
@user-pg6uz1qd9m
@user-pg6uz1qd9m 3 күн бұрын
Waan soomanahay maantae ilaahayoo arsaaqada noo barakeeoo ganacsiga noo wanaaji yaa rabilcaalamiin
@RAFATGH-24
@RAFATGH-24 11 күн бұрын
God bless you more my brother
@user-pi4yq3ld3d
@user-pi4yq3ld3d 11 күн бұрын
Mansha Alaah geedi sahan bast you tuber meeshaan magaceeda maadan xusin waa halkee
@abdikadersaladali7219
@abdikadersaladali7219 11 күн бұрын
Daryale ayaa la yidhaahdaa
@wllmaahi9184
@wllmaahi9184 11 күн бұрын
Geedi is the best wllhi😮
@user-fr5nx5kl5p
@user-fr5nx5kl5p 11 күн бұрын
Team geedi sahan 1 👍 like
@yaaweenaniadiga9081
@yaaweenaniadiga9081 5 күн бұрын
Mashaa Allah tabaaraka Allah
@BilaalMorgal31
@BilaalMorgal31 4 күн бұрын
Best somali travelers geedi sahan ❤
@dheereyechannel
@dheereyechannel 11 күн бұрын
Big legend always geedi sahan another's levels beautiful 💯💑😍😀❤😊
@zakkihuzzein1153
@zakkihuzzein1153 8 күн бұрын
the best youtuber
@VirshowGht
@VirshowGht 11 күн бұрын
Incredible
@abdilahito
@abdilahito 11 күн бұрын
Thank you ❤
@Eng_moy
@Eng_moy 11 күн бұрын
Mansha allaah ❤ waar ninkii geedi sahan tababar buugalay .
@user-pg6uz1qd9m
@user-pg6uz1qd9m 3 күн бұрын
Ilaahayoow noo barakee Marshall allah
@nasrasayid5244
@nasrasayid5244 9 күн бұрын
Maasha allaah
@qaansoroobeedmedia2549
@qaansoroobeedmedia2549 10 күн бұрын
Walleeee fooxle.waaa fooxle
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 10 күн бұрын
Xijiga awooweyaasheey ayaa lahaa Alaha u wada naxariisto dhamaan waalidiinteen iyo waalidiintood iyo inta islaan Muxammed Salalaahu Calayhi wasalam Aamiin
@samataraxmed3318
@samataraxmed3318 11 күн бұрын
Wad ku mahad santahy geedi sahan
@MursalMRaydal
@MursalMRaydal 11 күн бұрын
Masha allah odayga ilahay Cimri buu ayuu siiyay
@BARNAAMIJKAWACYI
@BARNAAMIJKAWACYI 11 күн бұрын
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉😂geedi sahan soo dhawaw
@SuhaybAadan-eu5le
@SuhaybAadan-eu5le 11 күн бұрын
Team gedi Sahan love❤❤
@talentfilmz7026
@talentfilmz7026 4 күн бұрын
Maanshalla dhulka soomaaliland qurux badanaa maaha somalia lkn gobolka sanaag oo ka tirsan jamuuriyada soomaaliland waad mahadsantihin wsc
@falatoking1761
@falatoking1761 11 күн бұрын
Geedi sahan legend.
@IfraaxMaxamed-kq2hp
@IfraaxMaxamed-kq2hp 6 сағат бұрын
Keep going scp😊
@foziaali7610
@foziaali7610 11 күн бұрын
He deserves more Than a million subscribers ❤
@aminahussein-hassan522
@aminahussein-hassan522 11 күн бұрын
Xalaal miirato waaye Walaahi masaakinta
@officialabdiramanywarsame2061
@officialabdiramanywarsame2061 11 күн бұрын
Manshallah dhulkeena nimco ayaa fadhida
@MAHDIJAMAAC
@MAHDIJAMAAC 6 күн бұрын
waa caws dameer weeye
@XikmoXikmo
@XikmoXikmo 11 күн бұрын
Adanoow adu qubahaad katimi iyo meelo qabow lkn wadanku waa kuleyl sidaa darteed sokorta jirkeena wuu ubaahan yahe hadaanahay daljoog lkn la iskama badiyo ❤
@muftafcalibashi5018
@muftafcalibashi5018 9 күн бұрын
Masham Allah
@user-np6ph5px9p
@user-np6ph5px9p 11 күн бұрын
.masha alah
@Supr93
@Supr93 7 күн бұрын
and is it your father or them right there then you can do all of our activities this and to do and it 😂
@saynabmoamiin3634
@saynabmoamiin3634 11 күн бұрын
Asli mayde ina Qooje ninkeeda wiilkii habar jeclo seedigiin markii aadka xishoon waydeen waydinkaa
@TiriikeRealShow
@TiriikeRealShow 11 күн бұрын
Ala maxaan moxorka sooguray markan yaraa thanks geedi Sahan
@Ina.a86
@Ina.a86 3 күн бұрын
ماشاء الله رائع 👏
@sarahgawdan2215
@sarahgawdan2215 11 күн бұрын
Les larmes de la Somalie ❤
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 11 күн бұрын
Aad iyo aad
@ibrahimhassan2023
@ibrahimhassan2023 11 күн бұрын
Asli maydi soow maydun difaacan waayin
@toobaliin
@toobaliin 11 күн бұрын
foox guy is very nervous.. miskiinka
@Ak_jimcale
@Ak_jimcale 11 күн бұрын
Geediyow sxp Howl fcn nohesaye muqalada soobadi
@wll_mohaaz
@wll_mohaaz 11 күн бұрын
My fav you tuper ❤
@XamseAadam-o9d
@XamseAadam-o9d 11 күн бұрын
Zxp daryalad tagtay saw maha
@libanabdulkadirnur2876
@libanabdulkadirnur2876 10 күн бұрын
Somalia Dadka wax tarkaleh ee wanaaga so gudbiyo Dad badan kuma xerno lakin kuwa niikiyo Dadban aya ku xeran Sorry wlhi Geedi Sahan iyo Hanan Channel labadaa qof hala raaco
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 Күн бұрын
waa inaa caalamka u iibkayiisan
@lilchokar23
@lilchokar23 11 күн бұрын
Asli maydi waa in losoo celiyya
@haajimouse5646
@haajimouse5646 11 күн бұрын
Muuse biixi wadanka wuu waalan. Isagana shirkada asli maydi wadanka ka eryey
@ustaadclraxmaanofficial4602
@ustaadclraxmaanofficial4602 10 күн бұрын
Dhul biciide badane💪💪💪
@abdishakuur1
@abdishakuur1 11 күн бұрын
Maasha allah somaliland dhulkii quruxda
@qarshemedia8023
@qarshemedia8023 8 күн бұрын
Asal walal soolabta # hashtagas aan bilaabno ❤
@IfraaxMaxamed-kq2hp
@IfraaxMaxamed-kq2hp 6 сағат бұрын
Waa runta
Ninkani magaalo ayuu ka dhex sameeyey Buurta
9:28
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 108 М.
Waxan Raadiyey Dahab - Gold mountains in the Horn of Africa
9:15
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 124 М.
Эффект Карбонаро и нестандартная коробка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 7 МЛН
Я нашел кто меня пранкует!
00:51
Аришнев
Рет қаралды 4,9 МЛН
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 103 МЛН
Goobta aysan Soomaalidu booqan -Afgooye
15:46
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 205 М.
Dalkan ugu yaraan 3000 kun oo Dollar ayaa lagu Shaqeeya 🇮🇸 Part 3 Iceland
16:46
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 89 М.
Xaafad casri ah oo laga dhisaayo Muqdisho.
18:15
Jimcaale Deals
Рет қаралды 60 М.
Эффект Карбонаро и нестандартная коробка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 7 МЛН