Daawo Xogta Soobaxday Dagaalkii Canfarta Abii Ahmed O Kireeyey Dhulka Lagu dagaalamaayo imaaraadkana

  Рет қаралды 15,441

Anfac Media

Anfac Media

4 күн бұрын

Пікірлер: 54
@badriabdirashiid-uy3ve
@badriabdirashiid-uy3ve 2 күн бұрын
Dhulkan Soomali baaleh canfartu xuduudkeedii dib hagu noqoto gobaalka sitina soomaali baaleh canfartu waxay ugu dhibanayso waa kibiir
@MohamedQayad
@MohamedQayad 2 күн бұрын
Prf wa Amin fiican Allah kula qabto insha Allah waad guulaysan
@MahamedFarah-sw2gu
@MahamedFarah-sw2gu 2 күн бұрын
Haa walahi wana fanana yaaa oky walalyala
@MadinaSaid-b4f
@MadinaSaid-b4f 2 күн бұрын
Ilaahay ka yaaba oo galbeedka siti aritiisa ka joogsada
@MohamedQayad
@MohamedQayad 2 күн бұрын
Suxufi Ahmed wallee qof nagu culus ayaad tahay runtii dadaal weyn oon inaba caadi ahayn ayaad galbeedka sitti gelisay jazakalahu brother
@user-kc2vw2pi7h
@user-kc2vw2pi7h 2 күн бұрын
Waa in canfarta labarakiciyaa si aynooladareemaan barakaca from awdal
@abdiwahabadanabdiwahababdi1487
@abdiwahabadanabdiwahababdi1487 2 күн бұрын
Mansha Allah porofesa abdiwahab shek a,,samad waa nin waxbadan fahansan oo og sharta imaradka kawadan geesga Africa wana ninkii kahortagi lahaa oo badbadhen lahaa Somali iyo daman umadahaa kunol geesga Africa Masha Allah guul porofisa cabadi wahab
@user-ih4nk6zk6z
@user-ih4nk6zk6z 2 күн бұрын
Ilaahay khayr hadin siiyo canfar dagaalkeeda ma rabno. Xal haloohelo
@user-gi8iq4mu3m
@user-gi8iq4mu3m 2 күн бұрын
Mahadsanid waa talo fiican well done brother tks again
@mohamedabdi8265
@mohamedabdi8265 2 күн бұрын
Waabanka. Hooyaale. Waxayrabto. imaaraad. inay. Kiraysato⚖️☎️👈📢😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 2 күн бұрын
Self interest of another country shouldn't have destructed our nation.
@MahamedFarah-sw2gu
@MahamedFarah-sw2gu 2 күн бұрын
oky wada mahada sana tina walalyala
@mohamedcabdi7473
@mohamedcabdi7473 2 күн бұрын
shacabka Somalia ma ogola xasan shiek aya raali ah mana kayeeleeno
@osmanrachid2385
@osmanrachid2385 Күн бұрын
Nabad ma didani oo nabada Eebe jecceel kooka waxaan ka codsanaya kuwa u olameynaya nabbada iney igula soo dagddagi wayo waxbba iga maqqan dhul aya iga maqqan haddey wallaalahay dhulka iga maqqan gacanta iga soo gashaan tay waddaan kuma diidani way soo galin wayeen tayda hailadoonaan kadibna tay waddaan waan lawadi
@xagardheerbulacley5047
@xagardheerbulacley5047 2 күн бұрын
Wiilkisa hala caleemosaaro
@MohamedQayad
@MohamedQayad 2 күн бұрын
Yes
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 2 күн бұрын
Waa layna ogaaday inaynaan waxjira ahayn
@user-sd2hx2qr9l
@user-sd2hx2qr9l 2 күн бұрын
Sitti waa difaac dadkaa garba ciise lagu xasuuqay 1000 Qofcbayvahaayeen:
@medmoud8880
@medmoud8880 Күн бұрын
waa garaac dadka dagaan konfurta somaliya waa dadka ugu doqoonsan somalida (samaroon,issak)
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 2 күн бұрын
Waxaa cadaatay inaynu hayno wadadii ay dawladihii hore ee islaamku ku baaba een.
@mohamedcabdi7473
@mohamedcabdi7473 2 күн бұрын
ciidan bad ma jiro Ethiopia mana so gasho
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 2 күн бұрын
Muxuu ku cadaynayaa warkan uu sheegaayo.
@warsamewaberi3792
@warsamewaberi3792 2 күн бұрын
Dagaalkan mid prof iyo siyaassi wax ka qaban karaan mahee air conditioner kiina ku hoos jira. Professor Abdiwahab dadka ha u sheegin war aanad hubin maxkamad baa lagugu soo taagi karaa😂
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim 2 күн бұрын
Xata hadu kiroyo dhulka canfarta mâle somalida lee dhukasina wuxuna kaaban Yahay 15,600 kilomètres carrés aya somalida kaa maqan
@osmannasab9842
@osmannasab9842 Күн бұрын
Yaad wakiil u tihi dacgalkan ciida wada way iska caadhay
@MadinaSaid-b4f
@MadinaSaid-b4f 2 күн бұрын
Islam ma tiihiin walalayal arint naaga dhaafa inigu xoog culus kama haayiisan
@user-ij3jh6ix3p
@user-ij3jh6ix3p 2 күн бұрын
Shaliy kolkay matidada lagawracaya manolad
@abdullahiahmed2778
@abdullahiahmed2778 Күн бұрын
Sabata keentay hadii la yiraahdo dhulka in lagu xalaashado ayaa la rabaa lkn dagaalka waa caafimaad lkn dadku ma oga guusha kaliya ee bani aadam ka gaaro waa in uu wax iska celiyaa
@AbdiFaatax-ph8ly
@AbdiFaatax-ph8ly 2 күн бұрын
Canfari mabara kic
@MohamedQayad
@MohamedQayad 2 күн бұрын
Waxaas u dhib ah canfarta ayaa wada canfarta malaha dadkale ayaa kiraystay oon garanaynin Anagu hadan soomali nahay canfarta waxan i arkaynay dad asn isku dhawnahay oo Muslim ah oo weliba dad fara baden oo soomali ah ayaa ku dhex nool canfarta waliba qabaa ilka soomalida oodhan ciise ha uba badnaadee Ilahay waxan ka baryeyna nabad walalo jaar wada ah oo waxwada qabsada Anagu diyaar Ayan u nahay in asn LA yeelano wallah canfareed heshiiis nabadeef iyo jaarnimo
@AbdiGacal-nl8dd
@AbdiGacal-nl8dd Күн бұрын
War kano profassor ma aha
@user-kc2vw2pi7h
@user-kc2vw2pi7h 2 күн бұрын
Maxamed daxlaan waa in lasoodilaa
@MoumineOkieh
@MoumineOkieh Күн бұрын
Ma maantaad garateen in la kala dhexgalo somaali iyo cafar Wa ma dhacdo Sawtaad hory u dhihi jirteen madax waynaha somaalida muxu daadka la xasuqay u uga Célin layahay ma cabsi ayaba hayisa
@adandayib1659
@adandayib1659 2 күн бұрын
Baroortu orgiga kaweyn Waan garanayey
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 2 күн бұрын
Waar sifiican baad udhigtay
@user-si5sf4my9o
@user-si5sf4my9o 11 сағат бұрын
Maxa lo ga reebay Somaliland ?
@user-si5sf4my9o
@user-si5sf4my9o 11 сағат бұрын
Waxba kaa socoomeyso ! Wa Riyo !
@medmoud8880
@medmoud8880 Күн бұрын
Somalida waxan ugu baqaya inay ninkan e dhageysan waa nin qabiil somaliyeed o cisse ladhaho u uqdhadeysan
@AbdiFaatax-ph8ly
@AbdiFaatax-ph8ly 2 күн бұрын
BarKucu wuxuu kajira somaalida bas
@user-gi8iq4mu3m
@user-gi8iq4mu3m 2 күн бұрын
Prof shaqo wanagsan ayaad haysa ALLAH kula garab kalo Aamiin well done brother
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim 2 күн бұрын
Hayaay wa tuuuuug hala iska qabto
@user-bk6rx1hs5l
@user-bk6rx1hs5l 2 күн бұрын
Colada somaalida iyo canfarta xaaal nabadeed ma lagu gaadhi kara afartan tiim ee lagu sheegayo inay kalaa socdan xubno fadaraalka itobiya 2.jabuuti 3.somaalida 4.iyo xanfarta
@user-um6hy6mc5c
@user-um6hy6mc5c 2 күн бұрын
Mamaanta ayaad ogaateen barakaca iyo dagaalka soomalida iyo odacaliga maxaad horey ugu arki waydeen xasuuqii loo gaystey garba ciise Cundhufo Cadaytu Ilaa ay wax yar usoogaadheen casbuli ma markay iska dhicyeen soomaslidu dulmigii itoobiya ay u adeegsanaysay ayaad aragteen in ay walaalo yihiin soomaalida iyo odacaligu Warkiina waan ogaanay e waxa aad tihiin waad ogaan doontaan mardhaw in shaa Allaah ☝️
@user-kc2vw2pi7h
@user-kc2vw2pi7h 2 күн бұрын
Maxay canfartu markay dumarka laynayeen ukeeni waayeen heshiis mamarkii laga adkaaday ayaad cabdihawaabow aqbasheen
@osmannasab9842
@osmannasab9842 Күн бұрын
Beenay ku nacay Ethiopia ayada duulan badhedh ah nagu ah ader
@FahiyoAbdi-z4f
@FahiyoAbdi-z4f Күн бұрын
Beenale maxaa kenay in hada laradiyo sababta marka somalidu awooda yeelato oo cafarta laga adkaado meeqa somalida lalaynayay maxaa sababta loradin wayay marhore
@AbdiFaatax-ph8ly
@AbdiFaatax-ph8ly 2 күн бұрын
Been wayn
@MohamedQayad
@MohamedQayad 2 күн бұрын
Prf wa Amin fiican Allah kula qabto insha Allah waad guulaysan
@MohamedQayad
@MohamedQayad 2 күн бұрын
Waxaas u dhib ah canfarta ayaa wada canfarta malaha dadkale ayaa kiraystay oon garanaynin Anagu hadan soomali nahay canfarta waxan i arkaynay dad asn isku dhawnahay oo Muslim ah oo weliba dad fara baden oo soomali ah ayaa ku dhex nool canfarta waliba qabaa ilka soomalida oodhan ciise ha uba badnaadee Ilahay waxan ka baryeyna nabad walalo jaar wada ah oo waxwada qabsada Anagu diyaar Ayan u nahay in asn LA yeelano wallah canfareed heshiiis nabadeef iyo jaarnimo
@MohamedQayad
@MohamedQayad 2 күн бұрын
Suxufi Ahmed wallee qof nagu culus ayaad tahay runtii dadaal weyn oon inaba caadi ahayn ayaad galbeedka sitti gelisay jazakalahu brother
@MoumineOkieh
@MoumineOkieh Күн бұрын
Ma maantaad garateen in la kala dhexgalo somaali iyo cafar Wa ma dhacdo Sawtaad hory u dhihi jirteen madax waynaha somaalida muxu daadka la xasuqay u uga Célin layahay ma cabsi ayaba hayisa
@MoumineOkieh
@MoumineOkieh Күн бұрын
Ma maantaad garateen in la kala dhexgalo somaali iyo cafar Wa ma dhacdo Sawtaad hory u dhihi jirteen madax waynaha somaalida muxu daadka la xasuqay u uga Célin layahay ma cabsi ayaba hayisa
@MoumineOkieh
@MoumineOkieh Күн бұрын
Ma maantaad garateen in la kala dhexgalo somaali iyo cafar Wa ma dhacdo Sawtaad hory u dhihi jirteen madax waynaha somaalida muxu daadka la xasuqay u uga Célin layahay ma cabsi ayaba hayisa
WAAR" Deeg Deeg Ah."
18:01
somalia media News
Рет қаралды 833
The day of the sea 🌊 🤣❤️ #demariki
00:22
Demariki
Рет қаралды 99 МЛН
The child was abused by the clown#Short #Officer Rabbit #angel
00:55
兔子警官
Рет қаралды 22 МЛН
Вечный ДВИГАТЕЛЬ!⚙️ #shorts
00:27
Гараж 54
Рет қаралды 13 МЛН
كيف تنجح العلاقات مع ياسر الحزيمي | بودكاست فنجان
3:03:09
Waar Dag Dag Ah
20:47
JUBBA MEDIA
Рет қаралды 2,6 М.
Maxaa kaaga baxay Hadalkii ma Hanjabaad mise Quus iyo Rajo beel?
18:45
The day of the sea 🌊 🤣❤️ #demariki
00:22
Demariki
Рет қаралды 99 МЛН