Midowga Ciise & Samaroon waa muqadas, Isaaqoow waxba inagama dhexeeyo darbigaad ka soo boodeen

  Рет қаралды 4,499

AyroTV

AyroTV

4 күн бұрын

Midowga Ciise & Samaroon waa muqadas, isaaqoow waxba inagama dhexeeyo darbigaad ka soo boodeen soomaali diid waxba isuma nihin
Join this channel to get access to perks:
/ @ayrotv
XOGTA SOOMAALIDA MAANTA IYO AFKA SOOMAALIGA
Somali Cultural and Social Anthrapolgy

Пікірлер: 40
@user-pp7hs7zz9s
@user-pp7hs7zz9s 2 күн бұрын
Guullaysta ciise iyo sammaroon waa dad wax wada leh oo wada dhashay difaacada dhulkiin iyo badihiina midnimmadeena illaashada
@Mowlid-th9pr
@Mowlid-th9pr 2 күн бұрын
Adeer aqligu ha sheqeeyo, anu waxan ahay labadan qolo midkood ( samaroon & ciise) Waxa ii muuqda in hadaad go'daan ad kala caban doontaan, isaaqna sidoo kale geesuhuu isla gali doonaa, sidaa darteed waxa iga dardaarana: isku duubnibay dantu kujirtaa. Soomaali mida 🇸🇴 🇸🇴 midnimaa macaan.
@user-dp8mt4qs6i
@user-dp8mt4qs6i 2 күн бұрын
Masha allah aqoonyahan waliba dhaqanyaqan Gardhawan iyo waliba Kudhiiranxaq sheeg
@user-sr86ui3xsuhsw
@user-sr86ui3xsuhsw 2 күн бұрын
CIISE & SAMAROON filimkii DIR waad daawateen yaan mardanbe laydinku qaldin oo laydinku xukumin
@abdisharif8315
@abdisharif8315 2 күн бұрын
Xasan Amare waa muwaadin soomaaliyeed oo jecel wadajirka Soomaaliyeed❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@nasriina6617
@nasriina6617 2 күн бұрын
Awdal state guuul iyo gobomimo br
@ahmeddoyow6421
@ahmeddoyow6421 2 күн бұрын
Waxaa su'aal mudan muuse juudan dowladiisa Har awal land ma waxeey ku saleesan tahay aqoon hogaaminteedu mise kuma adigu tahay?? Hadaba ma aragon wuxuu ku eedeeyo ciise.guuul iyo gobanimo AWDAL STATE❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️
@fordoosabdalla9819
@fordoosabdalla9819 22 сағат бұрын
Soomaaliya ha midoowdo ha is raacdo ha noolaato cadowgeedu ha jabo dibad iyo gudaba insha allaah.
@djibworld
@djibworld 2 күн бұрын
Ciise iyo Samaroon haday midoobaan awoodii Isaaq dhulbahante ma-isaga aadaan,?
@fatumaawil6609
@fatumaawil6609 2 күн бұрын
Snm xaqii baa ku dalacay jabuutina ka soo rafa waa cadowga soomaalida waa dad xun oo qanjidh ah dhib bay soomaali ku yihiin ee haday diideen soomaali ha ka guureen dhulka soomaali oromo land
@user-lc5pr1ou7j
@user-lc5pr1ou7j 2 күн бұрын
Legende Prof Amare Hassan
@deegaankawaqooy2743
@deegaankawaqooy2743 2 күн бұрын
❤❤❤❤
@user-wx9mx5dz5e
@user-wx9mx5dz5e 2 күн бұрын
Hadiga hayan abtigay uu dulmay oo cagaha ku qabtay wayo ciso dhan wahay sidhalan wa samaron oo oxintini jahaska kawiyned oo aha samaron aya dilaya ayan ku sogurmaday ineen somali neceeb aya heeden ôo masiba somali kujotta hees cisana kima agon ee hadan kubartay samari'a wa boqor inta weeranay iyey ilahada wanalalayey ila hada badhaho inta ayu kaga horeya samaron guul walaji guul somali nasaba guul
@nawalabdirizak6979
@nawalabdirizak6979 2 күн бұрын
Gul guul guul guul guul guul guul guul
@AA-xl8ev
@AA-xl8ev 2 күн бұрын
NABSI & DULMI MA WARO 1981 BANI HASHIM GUUL & GOBANIMO AWDALSTATE GOODBYE SNMLAND
@HassenYassinn
@HassenYassinn 2 күн бұрын
Ok
@AbddiUhu
@AbddiUhu 2 күн бұрын
Gadabiursiyow adinka iyo ciise madaxwayne iyo madaxwayne ku xigeen kala qaata oo maamul sameestay Inshallah maxaa dhulkiina loo iibsanayaa....
@fordoosabdalla9819
@fordoosabdalla9819 22 сағат бұрын
Muuse macalin buu ku yahay qeybi oo xukun waxa dhan oo ilaa hada kursiga uu u sii joogo waa arintaas. Soomaali waxay tiraahdaa dawaco meeshey macal uga baratey bey macaluul ugu baqtidaa shacabka gobolada waqooyi wey ka ilbaxeen taas.
@abdulhajiahmed8735
@abdulhajiahmed8735 2 күн бұрын
Waa nacnac
@Fessi_happy
@Fessi_happy 2 күн бұрын
GABALKU ANU IDINKA DHICIIN. OO. HA CALACALINA. OGADANA SAMARON. MARNA CISSE BORAME UMA GUBAYSO
@dhamaysinajamac8192
@dhamaysinajamac8192 2 күн бұрын
👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@abdirashidduale2883
@abdirashidduale2883 2 күн бұрын
Guul iyo gobanimo halka kawad
@fatumaawil6609
@fatumaawil6609 2 күн бұрын
Snm wax aysan ahayn bay is moodeen ee tusa tamartooda sidii ssc soo erya oromada bugta
@Cirroole
@Cirroole 2 күн бұрын
Maashallah حسبنا الله ونعم الوكيل Eebo meel fiican na mari
@adamjumale4871
@adamjumale4871 2 күн бұрын
Free Garxajis
@nasriina6617
@nasriina6617 2 күн бұрын
Kkkkk ciise iyo gadabuurs guuul
@user-ls9vs6yu3v
@user-ls9vs6yu3v 2 күн бұрын
Odey walaan Isaaqa power full iska soo ciyaa 😂
@ciisemadoobe3549
@ciisemadoobe3549 2 күн бұрын
iidooroow waad halaagsanteen 😂😂😂😂😂 iridahaa idinku soo xidhmay 😂😂😂😂 Jecliyaa guuldarada iidoorka
@IbrahimFarah-gh5cf
@IbrahimFarah-gh5cf 2 күн бұрын
Ciisihii bakhtiga hiigi jiray haqay midgaan baa leh 😂😂😂
@mariamtaoulanehmariam3250
@mariamtaoulanehmariam3250 2 күн бұрын
Amxarland
@user-sc6uw1px7g
@user-sc6uw1px7g 2 күн бұрын
Waxn teraysaybaa yaraa
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 2 күн бұрын
NO cay qabil plz
@user-sc6uw1px7g
@user-sc6uw1px7g 2 күн бұрын
Aduu mabaasan badtahay fulefule dhaleybaad tahay car isdhaqaajiya wandejinayaa daBiyada kalab dhukuranbaad tahay
@fordoosabdalla9819
@fordoosabdalla9819 22 сағат бұрын
Kkk sidii dhulbahantihii intaan leydin dhihin dhul ma guuree dad baa guura oo dhulkiina la idinka qaadan dhulkiina u tashta
@fordoosabdalla9819
@fordoosabdalla9819 22 сағат бұрын
Sorry dhulbahante dhul lagama qaadan laakiin waa loo dardaar wariyey kadibna waatey dagaal adag la galeen muuse iyo kooxdiisii illaaheyna ku guuleeyey.
@yonisxidiga
@yonisxidiga 2 күн бұрын
Ninkan aad soo dhigayso waa nin sharaftii iyo karaamadi Naga qaaday Ka gadabursi ahaan wuxuu Ku hadlayo fiiri anaga hor socona maxay tahay gadabursi ma dabasocod buu noqday waar caqliga fura
@MorganMoussa-o6t
@MorganMoussa-o6t 2 күн бұрын
Dhofar mamasan way u dhamaatay Ismaaciil Cumar oo waxaad ku dhalatay Guerissa ee ma aha Jabuuti. Ismaaciil ka bacdi waxaan dalka ka saaraynaa mamaasan maadaama ay yihiin ajaanib.
@Xiingalool
@Xiingalool 2 күн бұрын
Ciisow ma samarroon oo adjabuuti ka sifaysay,ayaad leedahay ha midoobaan,alla doqonsanaa
@bawlaxcawale6815
@bawlaxcawale6815 2 күн бұрын
Adeer samaroon inti ku ku dhax noolayd ayaad sharcigii ka gurtay ina aad u diiday labo dad u heshiisay dar alle ayay u coloobaan
🔴 #DJIBOUTI 🇩🇯 ➪ Radio Boukao 📻 Édition du 07/07/2024 par Fathia Moussa Boukao
51:31
Samatar Ahmed Osman - Huno Djibouti
Рет қаралды 4,5 М.
World’s Deadliest Obstacle Course!
28:25
MrBeast
Рет қаралды 157 МЛН
The day of the sea 🌊 🤣❤️ #demariki
00:22
Demariki
Рет қаралды 104 МЛН
I CAN’T BELIEVE I LOST 😱
00:46
Topper Guild
Рет қаралды 97 МЛН
WAAR DAG DAG AH
17:11
JUBA TV
Рет қаралды 4,2 М.
Многие думали что Фёдору конец!
1:00
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 1 МЛН
БОЛЬШОЙ ПЕТУШОК #shorts
0:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 8 МЛН
BABY Comedy : Gift for baby💔
0:41
BABY Comedy
Рет қаралды 4,8 МЛН
DESAFIO IMPOSSÍVEL! #trending
0:13
O Mundo da Ágata
Рет қаралды 18 МЛН
Такого они не видели😱😍
0:55
Следы времени
Рет қаралды 1,5 МЛН
HOW DID HE WIN? 😱
0:33
Topper Guild
Рет қаралды 27 МЛН