No video

Dad iyo Dal aydin laheyn been aad shegtaan kuma heli kartaan & Degaan aydin laheyn Doonistiisa

  Рет қаралды 2,746

AyroTV

AyroTV

Күн бұрын

Dad iyo dal aydin laheyn been aad shegtaan kuma heli kartaan degaan aydin laheyn daydayistiisa waqooyi waa jiho ee dalkiina ha idin deeqo waxaad tihiin dowlad goboleed
Join this channel to get access to perks:
/ @ayrotv
XOGTA SOOMAALIDA MAANTA IYO AFKA SOOMAALIGA
Somali Cultural and Social Anthrapolgy

Пікірлер: 19
@abdikarinhussen4853
@abdikarinhussen4853 Ай бұрын
Absolutely he’s right ❤
@maryammoalem6280
@maryammoalem6280 Ай бұрын
Masha Allah 👏👏 waxaa sugnaaba waa Awdal state mardhow insha Allah ❤
@yusufsamatar1374
@yusufsamatar1374 Ай бұрын
MAASHAA'ALLAAH !!. GARAAD GUUL IYO GOBONNIMO . SSC HARTI WAYNE.
@fordoosabdalla9819
@fordoosabdalla9819 Ай бұрын
Allaahuma aamiin 🤲
@awdal_landtv9275
@awdal_landtv9275 Ай бұрын
Absolutely 👏 💯 👏 GARAAD GUUD EE QOOMIYADA DAAROOD GARAAD JAMAC GARAAD ALI ALLEH KU BARKEEYO ADERO SOOL SSC KHAATUMO STATE OF SOMALIA 🇸🇴 WAY GUULAYSTEENE ADIGA U HORSEEDAY SIDO KALE GOBOLADA GALBEEDKA AWDAL SALEL GABILEY AWDAL_LAND DAGAAL DHIIG BADAN KU DADATO BA LAGULA WAREEGAYAA DHAWAAN MAGALOOYINKA BOORAMA BAKI LUGHAY SAYLAC GABILEY ARABSIYO AGBAR BULXAR ABRAASO XUDUUDKA DAGAAL LAGU SOO XIDHAYA LOWYACADO CEEL-SHEEKH BOON DILA BOON KHULANJED GEERISA LOWYACADO CEEL-SHEEKH ABRAASO AGBAR ABRAASO KANTAROOLKA HARGEISA XUDUUDKA YAHAY DAGAAL BAN LAGU SOO XIDHAYA CALANKA SOMALIA 🇸🇴 &KANI MAAMULKA AWDAL_LAND 🇬🇹🇸🇴 DAGAAL LAGU TAGAYAA?
@haweyorashid9419
@haweyorashid9419 Ай бұрын
Ruuwayadih iidor uuhqusgooh ❤
@fordoosabdalla9819
@fordoosabdalla9819 Ай бұрын
Waa sax soomaali waa qabiilo qabiil kastana deegaankii illaahey ku beerey ha deeqo oo ha iimaansado hunguri wax ka weyn la gelshaa wuu dilaacaa.
@user-sy7qv9de7l
@user-sy7qv9de7l Ай бұрын
Maleshiyadkii somalididka aha runtii bentii iyo badhadhaqdii sodhamatay rer awdal waxan leyahay kaxoreya maleshiyadka dhulkina ha Adan axmarada iyo ingiriskay jeclayene
@FadumaAhmed-cn7wi
@FadumaAhmed-cn7wi Ай бұрын
Wax inaga dhexeeyaan majiraan iidoor iyo dhulbahante
@user-gl2go3kp6s
@user-gl2go3kp6s Ай бұрын
Garaad ronta shektay
@fordoosabdalla9819
@fordoosabdalla9819 Ай бұрын
Qarniga 21aad 2024 qabiil qabiil kale u dowladeyn karo ma jiro waxaa fiican taas in la fahmo .
@NuuraCumar-zo8vd
@NuuraCumar-zo8vd Ай бұрын
Runtausheg
@Cirroole
@Cirroole Ай бұрын
حسبنا الله ونعم الوكيل
@user-sd2hx2qr9l
@user-sd2hx2qr9l Ай бұрын
Sidooda ha noqon ha sheegan maydh iyo ceerigaabo.? Barri.; Awdal stat. Waa amxaardiid difaac ah:
@maxamudiidle856
@maxamudiidle856 Ай бұрын
Garaadku siyaasaduu ku dhex milmay ee dadku waa muslim iyo Somali.
@Qoordheere77
@Qoordheere77 Ай бұрын
Boqor buur madoow miyuusan ahayn garaad/boqor? Kaaas siyaasad kuma milmin miyaa?
@fordoosabdalla9819
@fordoosabdalla9819 Ай бұрын
Reer ayeydeeyoow waxa ku jabteen waa dulmiga welina dabadaad sii heysiin ee ka towbad keena
@AhmedIsmaaciiil
@AhmedIsmaaciiil Ай бұрын
Adigu soomaliya maxaad kaga dhuumanaysa adigo daarooda mee istaag
@a.j2428
@a.j2428 Ай бұрын
MAXAANU U ISTAAGI WAYNEY SOMALIYABA ANAGAA MASUUL KA EHE, KKKKKKKKKKKKK PUNTLAND, JUBALAND IYO KHAATUMO MIYAANAAN MEEL ISTAAGIN ANAGOO 3 MAAMULA? IYO WELIBA GALMUDUG OO AANU QAYB LEENAHAY ADIGU MA AMXAAR AFSOMALIGA BARTAAD TAHAY MISE DALKAAD KAMAQNAYD.
The Joker saves Harley Quinn from drowning!#joker  #shorts
00:34
Untitled Joker
Рет қаралды 69 МЛН
Parenting hacks and gadgets against mosquitoes 🦟👶
00:21
Let's GLOW!
Рет қаралды 13 МЛН
گەڕانەوە بۆ ئاداب و نەریتە کانی ئیسلام
25:35
مامۆستا ھەڵۆ حەمە ڕەشید
Рет қаралды 6 М.
"Anaga Amxaara naga xiga Soomaaliya, cadowgayaga weeye"
1:24:17
Universal TV
Рет қаралды 40 М.
Gabdhihii Jamhadda SSDF - Faadumo Cumaar Dheere
25:03
Juxa Video Research Archive
Рет қаралды 76 М.
Learn Arabic in 45 Minutes - ALL Basics Every Beginners Need
46:45
Learn Arabic with ArabicPod101.com
Рет қаралды 2,8 МЛН