DADKA CALAAMADAHAN LEH WALIGAA HA AAMININ

  Рет қаралды 260,866

Wax Ka Barro

Wax Ka Barro

5 жыл бұрын

☀️ KA DALBO HALKAN BUUGAAGTA LOOGU IIBSASHADA BADAN YAHAY EE WAX KA BARRO 👇
Buugaagta Kala Duwan Ee Wax Ka Barro► bit.ly/2R8hH0w
Sida Loogu Guulaysto Waxkasta Oo Aad Rabto Nolosha► bit.ly/2RblqKX
Sheekooyinka Dhiirigalinta Leh Ee Dadkii Guulaha Gaadhay► bit.ly/2XJbpae
Sida Saacad Gudaheed Loogu Ogaado Qofka Ku Jecel► bit.ly/2XefNkE
Sida Dhawr Cisho Gudahood Loogu Ilaawo Qof Aad Jeceshahay► bit.ly/2KEPXiW
▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
🤔 XOG KU SAABSAN WAX KA BARRO 👇
Wax Ka Barro maaha Channel aad ka heli doonto farsamooyin bilaa tayo ah ama tabo aan waxtar lahayn, balse waa meel aad ka heli doonto farsamooyin awood badan oo waxtar leh oo ku salaysan cilmi nafsi iyo cilmi baadhisyo mudo dheer la samaynayay kuwaasi oo si weyn u anfici doonaa noloshaada.
🤔 Muxuu Wax Ka Barro Kaga Duwan Yahay Channels-ka kale
★ ISBADAL DHAB AH: Waxa hubaal ah in marka aad ku xidhnaato ee aad daawato muuqaalada Wax Ka Barro Ay noloshaadu isku badali doonto dhinaca fiican.
★ XOG KU SALAYSAN CILMI NAFSI: Wax Ka Barro ka heli maysid talooyin aan macno buuran lahayn balse waxaad ka heli doontaa farsamooyin iyo talooyin awood badan oo waxtar leh oo ku salaysan cilmi nafsi.
★ XOG AAD KU DABAQI KARTO NOLOSHAADA: Dhamaan talooyinka iyo farsamooyinka aan Wax Ka Barro kuugu sheegi doonaa waa qaar aad dhamaantood ku dabaqi karto noloshaada.
★ WAQTIGAAGA QAALIGA AH OO AAN KUU DHAWRAYNO: Waxaan aad u danaynaynaa waqtigaaga qaaliga ah sidaa darteed waxaan kuu soo gudbinaynaa xogta ugu badan ee suurtogal waqti aad u kooban gudihii.
★ DAACADNIMO: Muuqaalkasta oo aan kuu soo gudbino iyo mawduuc kasta oo aanu ka hadlaynaaba waxay dhab ahaan si daacad ah uga hadlayaan mawduucaasi waxa uu ku saabsan yahay.
SII GAADHSII ASXAABTAADA IYO DADKA AAD JECESHAHAY
Haddii aad garanayso dad u baahan xogta uu channe-kani so gudbiyo fadlan sii gaadhsii oo la wadaag.
Ross Bugden - Music
• ♩♫ Epic Adventure Musi...

Пікірлер: 259
@DHIIRIGELIYE
@DHIIRIGELIYE 5 жыл бұрын
Mahadsanid walal C/risaaq farax
@nimcaanyare7342
@nimcaanyare7342 5 жыл бұрын
Asc wll Yaasir
@knhar9577
@knhar9577 4 жыл бұрын
Asc yasįr
@abdirahmanfaarah6202
@abdirahmanfaarah6202 3 жыл бұрын
Mhdznid
@xaawokiin2802
@xaawokiin2802 3 жыл бұрын
Mahadsanid
@shaymaalishabeel8646
@shaymaalishabeel8646 5 жыл бұрын
ilahy mooyee cidna ma aamino anigu
@jamiilanuux2118
@jamiilanuux2118 5 жыл бұрын
masha allah mahadsanid dadka imiika noolow waxay ubadan yeen khayimiin waxa la aamiini ka raabaa iska yar ilaahay haynoo sahleee💚💭❤
@abdullahmohamed4770
@abdullahmohamed4770 5 жыл бұрын
Excellent guy I love ❤ this channel
@ilyaashassan6735
@ilyaashassan6735 5 жыл бұрын
Kun like hada awodi laha muqalkanka waa ugu qubeyn laha 100%100 ✔️✔️✔️✔️🤙
@bashiirmohamed4748
@bashiirmohamed4748 4 жыл бұрын
Shishad miya ilyasow aliajey ha aminin
@Hugaanmedia
@Hugaanmedia 5 жыл бұрын
Masha Allaah wax badan ayan kafa iday runti dadkana wey ikalasocmen shugran Wallkeyga o iganaxayo igusotab kareyey wall mcn adiga iyo asiga wad kumahadsantihin 🌹🌹🌹❤❤❤👑👑🇸🇴💪💪👈
@sacdiyojama9262
@sacdiyojama9262 5 жыл бұрын
fadumo Bitumaxamad fadumo Bitumoxamad
@sacdiyojama9262
@sacdiyojama9262 5 жыл бұрын
fadumo Bitumaxama fadumo Bitumaxamad
@Hugaanmedia
@Hugaanmedia 5 жыл бұрын
@@sacdiyojama9262 hee wall qali
@mahditahir4620
@mahditahir4620 4 жыл бұрын
Hi
@Hugaanmedia
@Hugaanmedia 4 жыл бұрын
@@mahditahir4620 he wall qali
@museibrahim8517
@museibrahim8517 5 жыл бұрын
Waa xaqiiq in qofka xaasidkaa guushaada ka naxo, sidoo kale sacab ma tumo haduu tumana caadi una tumo oo waa laga gartaa. Erayga iga deeqay ayaa ah, in qofka qof kale been u sheegaya uu adna bari kuu sheegi. markaa qofka Beenta sheega hayska daayo, Xaasidkuna ma aflaxo, Ee dembiga ha layska daayo. Allaw na hanuuni.
@nimaodiamond5179
@nimaodiamond5179 5 жыл бұрын
Macalinkaygii abdirizak wad mhdsn thy❤
@nimaodiamond5179
@nimaodiamond5179 5 жыл бұрын
@Zalmaan abdi may bro youtubeka ayuu macalin iiga yahay waayo ilaa chanelkiisi hore ayaan ku xidhnaa maadama aan ahay qof cilmu nafsiga aad ujecel hadana wuu idhiirigeliyaa alleh caqliga haw barakeeyo
@maxamedmuxumedmakaraan7745
@maxamedmuxumedmakaraan7745 4 жыл бұрын
Walaahi waxaad itustay rag badan oo cadowgeyga ah wallaal aad ayaan kuugu mahad celinayaa 100%
@saadaqking7660
@saadaqking7660 5 жыл бұрын
Wax ka barro channel an ad u daawado waaye ee si joogto inoga so dhig
@abwaancabdijaliilcolhaye3912
@abwaancabdijaliilcolhaye3912 3 жыл бұрын
Indr waad mahadsatahey Waad asiibtey xaqiiqdii Caqliga allahakuudaayo
@ubahibrahim1828
@ubahibrahim1828 2 жыл бұрын
Waad mahad santahay ustaad👌🤘👏 keen going ustaad
@hanamahamed2968
@hanamahamed2968 5 жыл бұрын
جزاك الله خيرا وبارك الله في علمك وعمرك ويسرك الله ان تعمل به اخي
@Abdirahmangs
@Abdirahmangs 5 жыл бұрын
Mashalah mashalah chennel wax badan Ka faaiiday runtiih hore uzocda guul inii rajaynayaa Ka midha dhalinta mustaqbalka aad Ka leediin inshalaah 👊👊👊😍
@nimcofaysal5396
@nimcofaysal5396 2 жыл бұрын
Si walboo xaaladaydu u xuntahay ninkaan markan dhagaysto wlhi culays badan ayaa iga dega waa qof aaad iyo aaad u cajiib ah waa la taliye fcn masha allah alle haku daayo
@savageboy1844
@savageboy1844 3 жыл бұрын
Nio wlhi oo blhi caqliga isaaran wax badan oo aqoon ah baad ku kordhisay ❤️🙌
@suldanpashir
@suldanpashir 5 жыл бұрын
👏👏 channel aanku xiranahay waqti walbo allah ku dhowro sxp
@asaldhaladsoomaali1298
@asaldhaladsoomaali1298 5 жыл бұрын
Thanks ustaad sharafle
@mucalimuuproduction
@mucalimuuproduction 5 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad abdirisaaq
@aaminaahmed673
@aaminaahmed673 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll
@fatimasundus5567
@fatimasundus5567 5 жыл бұрын
Thanks wllkay waan kahela sida qaymaha badan aad wax nogu sogudbiso 👋❤️❤️❤️
@abokoryare37
@abokoryare37 5 жыл бұрын
🙏♥️thanka you walal
@Ayaanle994
@Ayaanle994 5 жыл бұрын
Thanks ustaad
@fanaxleyfantastic2120
@fanaxleyfantastic2120 5 жыл бұрын
Saxiix walee jazakallah kher wll🙏😍
@salmaaxmed7420
@salmaaxmed7420 3 жыл бұрын
JazakAllahu khayr
@Heartsforsafa
@Heartsforsafa Жыл бұрын
Masha allah waan ka helay qaabka aad usoo gudbiso khalqadaha waa ku mahad satay mudane hore u soco
@zakariayousuf8421
@zakariayousuf8421 5 жыл бұрын
Thank U ustaad
@xaawomaxamed7645
@xaawomaxamed7645 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll Abdirisaq
@jecelyahanpoi7261
@jecelyahanpoi7261 5 жыл бұрын
Wow 1st wku faraxsnhy Channelka an jclhy ina uhor daawado😎😘
@abdullaomar6176
@abdullaomar6176 3 жыл бұрын
Anigu aamin ayaan ahay iskumana dayo inaan dadka xaasido si aan lay xasdin lkn qofna illahay ka sakow arimahayga uma sheegto iyo dhibtayda macalaa hoyaday macaan. Jasakalahu khayr
@aishamohamedabdullaahi
@aishamohamedabdullaahi Жыл бұрын
Mahadsanid wll ❤💖❤💖
@madarkooto7470
@madarkooto7470 4 жыл бұрын
Mahadsanid wallo
@abdiazizadan8623
@abdiazizadan8623 5 жыл бұрын
waad ku mahAd san tahay ustaad wax badan ayaan ka faaiday 👏👏👏
@masjiduallah3324
@masjiduallah3324 2 жыл бұрын
Mahadsanid sxb
@mehrawiofficial5706
@mehrawiofficial5706 5 жыл бұрын
Wax ka Baro Channel Channel aan wax badan ka Faaido Go forward Bro❤💯✊
@sagalbadel5755
@sagalbadel5755 5 жыл бұрын
Wlhi wiilka soo jedinayo warka waxa kayimid ihiii qosol yar oo qalbiga kayimid Markuu yiri waxa jiran dad inu kulatalinayoo iska dhigan dhibatadadana ayuu jecel yhy majecloh inu arkoh farxadada Kklkk dad malaha uu soo xasusty noocas ah Aad baan kuu salamaya farxad kunoolow apid ❤
@Hugaanmedia
@Hugaanmedia 5 жыл бұрын
Amiin ya allaah dhamanteynba abayo mcn mahadsanid
@baroakhlaaq1783
@baroakhlaaq1783 5 жыл бұрын
keep going nin laHo intii qoralkeyga aragtay Like dhac igo siiiiiiiiiiiiii
@maxamedabdinaim9951
@maxamedabdinaim9951 5 жыл бұрын
Wax kabaro Channel waxaan noqdy mid bulshada wax kayaqaan go forward for your helping to the society
@abdiladhiifyuunis7244
@abdiladhiifyuunis7244 2 жыл бұрын
Mahadsanid walaal
@cabdifataxmursal3440
@cabdifataxmursal3440 2 жыл бұрын
masha allah wll hore usoco
@isakmohamed5132
@isakmohamed5132 5 жыл бұрын
The one and the only channel i've ever seen😍 Keep going ustaad Abdirizak.
@suleyqomaxamed4163
@suleyqomaxamed4163 3 жыл бұрын
Mashallah Allah haku xafido walal
@maryanbade947
@maryanbade947 5 жыл бұрын
waa barnamijka kaliya aan markasta daawado...... ka faiidaysto ❣❣
@obsaalahi4473
@obsaalahi4473 5 жыл бұрын
Mahadsanid zxp
@habonmahmoud6470
@habonmahmoud6470 3 жыл бұрын
Thnk you metre
@taajiracademy3115
@taajiracademy3115 5 жыл бұрын
Thanks bro
@amalabdifatah6738
@amalabdifatah6738 5 жыл бұрын
Thanks a lot
@hfm9834
@hfm9834 3 жыл бұрын
Masha Allah wll aad u jaclahay qaymahaga Allaha ku barkeeyo. Channel ada English maxaa ka doonin wllky Somaliyeed ayaaba igu filane. Guul ku rajynaa fi duniya wal akhira.
@inasayidabdule2251
@inasayidabdule2251 4 жыл бұрын
JEZAKALLAH qayr
@adnanasir4160
@adnanasir4160 4 жыл бұрын
Mahadsanid huno
@asmoibraahim3365
@asmoibraahim3365 4 жыл бұрын
Masha Allah hire usoco wll wllhi wan ka fa iday
@nimcoabdulle6492
@nimcoabdulle6492 5 жыл бұрын
Thanks 🙏
@saedhassanomar7125
@saedhassanomar7125 5 жыл бұрын
C/risaaq Faarax go forward bro 👍🏿
@AZ-by6pc
@AZ-by6pc 5 жыл бұрын
Mahadsanid in badan
@luckyhibo8176
@luckyhibo8176 4 жыл бұрын
Waa Run mansha allah
@khadijo9951
@khadijo9951 5 жыл бұрын
Thanks
@amalsheik9221
@amalsheik9221 5 жыл бұрын
M.a jazakllh xaqiq bad ka hadashy
@mulkimire6250
@mulkimire6250 5 жыл бұрын
Abdirsaq bro Mansha'allah
@Joojoole
@Joojoole 5 жыл бұрын
Mahadsanid
@mohamedmaahir2611
@mohamedmaahir2611 5 жыл бұрын
Wlahi real brother ❤
@adnaanawil7456
@adnaanawil7456 5 жыл бұрын
Shukran lipaax
@cabdirashiidshiine6254
@cabdirashiidshiine6254 5 жыл бұрын
Ustaad c/risaaq faarx mahadsanid
@queenlayniish5973
@queenlayniish5973 3 жыл бұрын
Keep going wll mcn
@maxamedxasan6945
@maxamedxasan6945 2 жыл бұрын
Thanks thecher
@abdisamadahmedyasinali6438
@abdisamadahmedyasinali6438 5 жыл бұрын
Wa xog wanagsan bro horay u soco
@queenfatuusha3893
@queenfatuusha3893 5 жыл бұрын
Thnkz wllo
@barlinyusuf3461
@barlinyusuf3461 4 жыл бұрын
Man sha allah waxaad tahay runsheege.nolow walal.waan arkey dad iska maagaya dad aan wax udhibin , xaqiiqdii oo ka maseyrsan noloshooda.
@ubaxismael7870
@ubaxismael7870 3 жыл бұрын
Thanks❤
@mariosalus2779
@mariosalus2779 4 жыл бұрын
Suaasha 7aad wa khalad sababto ah qofka xaas leh mid 2aad wu shukansan kara wuna guursan karaa waliba mid kali ah ma aha ee ilaa intii uu allh u ybaneyay ayuu guursan karaa wlhy dadkii diintii ba ku yaratay war 4tan xaas ilhy ba baneyay gabadhu xor bay u thy in ay nin keeda ifur dhahdo lkn sida in ay amarka ilhy ka so horjeedo ma aha in ay uqayliso
@qadarqadar3336
@qadarqadar3336 5 жыл бұрын
Masha,allah waan ka faa,idey casharkan
@ubahduaale5374
@ubahduaale5374 3 жыл бұрын
Mashaa Allah way icaawisay noloshayda
@aymanfantastic5987
@aymanfantastic5987 4 жыл бұрын
Wx Ka baro channel hore u socod wanagsan
@zamiaapdi4112
@zamiaapdi4112 2 жыл бұрын
Excellent😚
@xamdimaxamed4936
@xamdimaxamed4936 Жыл бұрын
M,shaallaah walal mcn 😍🥰🥰
@abdiwasacmaxamed9424
@abdiwasacmaxamed9424 4 жыл бұрын
Masha Allah walaalkay
@hellochannelhello605
@hellochannelhello605 5 жыл бұрын
Calamadahad oo dhan sax waye keep gion bro
@ramlomaxamed6273
@ramlomaxamed6273 5 жыл бұрын
Aad ayn oga hly brnamijkn Hori usoco wllky
@alleelchannel4099
@alleelchannel4099 5 жыл бұрын
Maasha Allah
@engineerabdirahmanmohamed9476
@engineerabdirahmanmohamed9476 4 жыл бұрын
Wallee waa channel wanaagsan
@kalsonmohamed1696
@kalsonmohamed1696 4 жыл бұрын
Masha allh waan ka hele ganalkaan wll ma hadsanid
@farduuzyusuf4889
@farduuzyusuf4889 4 жыл бұрын
M.a ShugrAn wll
@meegatiktokofficial
@meegatiktokofficial 4 жыл бұрын
Halkan waxan ka ogaday inan ahay fariid walahay intaas oo calaamadood qofka ku arko xata uma dhawaado 🤣🤣🤣🤣🤣
@abuu_khadarahmed2740
@abuu_khadarahmed2740 5 жыл бұрын
Masha allah
@seaditeyib9070
@seaditeyib9070 5 жыл бұрын
Ok mahadsnaid
@fardowsamohamedamiin9229
@fardowsamohamedamiin9229 5 жыл бұрын
Masha allah Wlh kannaalkaan wnku farxaa
@happy-bs7ph
@happy-bs7ph Жыл бұрын
Hi waxkabaro chanel walaal barnaamijyadan noo soo celi❤
@ismacilfaaraxcarshegarbiye4505
@ismacilfaaraxcarshegarbiye4505 3 жыл бұрын
Sxb tan oo kale wey igu dhacdey wil ayan is racney kadib mel ayan tagney meshii waxan kala kulmey diqad waxanne u shegay sxbkey inan si dhaqso ah uga tagno meshan maxa dhavey ayuu igu dhahay waxan ku idhi dadkan wey inagu jes jesayan markas ayuu idhahay sxb bufis ayad qabtaa dad kanne wan ku kal sonahay haye ayan ku idhi 2sacadod ka dib waxa leyso shegay in uu dhawac yahay oo uu yalo hospital wan sii shikiyay oo waxan is dhahay tan armey tahay qiyaamo xooga kadib waxan u ad keysan wayey wicitanka dadka sxbkey iweydinaya sida ay wax u garen markii yan rumeysay oo ugu tagey hospital markii uu ladnadey iyo igu yiri sxb horta miyad fashataa adigu mey ayan ku iri side ayad ku ogatey haddaba nimanka iney qorshe watan waxan ugu jawabey jawiga ayan ka daremay
@Mohamedalijama143
@Mohamedalijama143 5 жыл бұрын
Aad ayad ugu mahadsantqhay
@Eng-Ispuraash
@Eng-Ispuraash 5 жыл бұрын
Sxb gawar ayaaa jaceylkeyga usheegi la ahay mar ayaa u sheeygay oo way igu gacan seertay kama rajadhigan markaa waxaa ka dareemay iyada dhankeed iney ii soo jilacday marka inaan la hadlo waan kari la ahay talana waa dhankaaga
@maxamedcabdi8008
@maxamedcabdi8008 5 жыл бұрын
maan sha alaah
@farxiyaa4257
@farxiyaa4257 5 жыл бұрын
Very true👌
@suxufikoke5379
@suxufikoke5379 5 жыл бұрын
Abdirisaaq faarax hore usoco
@rashka_49
@rashka_49 5 жыл бұрын
Good
@hanamahamed2968
@hanamahamed2968 5 жыл бұрын
Runtii inta badan waxan lakulma chenaldada aniga oo bahi badan u qaba waxanan ka fa idaa cilmi badan oo aan noloshayda ku dabaqo; hadaladan oo kale aad ayay iga murugsanayeen oo aan ukala sari la aa inuu ii cadado qofka dacada ah iyo kan khiyamada badan zhukran ayaan ku leyajhay allena misanka xasandka ha kugh daro.
@apdiwazacsc7048
@apdiwazacsc7048 5 жыл бұрын
Mnzha Allh wllky waanadaadu inbadan by na afcayday alle adigana hku anfaco
@laylaubax2382
@laylaubax2382 5 жыл бұрын
Waxgarad sare ayaaathy mnshalaaaah ilaahay hakibarakeeeyo inshalaaah
@MajidMajid-yf2tt
@MajidMajid-yf2tt Жыл бұрын
Keep going
@shakourskofficial7932
@shakourskofficial7932 5 жыл бұрын
wllky ahna macalinkayga abdirisaq faarax marwalba guul ayad ii horseeedaaaa.allh haku daayo
@haniitaaxmed575
@haniitaaxmed575 4 жыл бұрын
Janaalkaan waan uxiisay wlhi tolow manool yahay wiilkaan?wax maso dhigyee
@abdirahmansuleyman7358
@abdirahmansuleyman7358 5 жыл бұрын
Aniga wiligay Qofna ma aaminin wlhi Waan ka baqaa inaa qof si fog u aamino
@hanamahamed2968
@hanamahamed2968 5 жыл бұрын
Khiyaamoley ayaa tahy hhhh
@kmce1099
@kmce1099 5 жыл бұрын
Anaa kula mida waxaan arkay saxiib saxiib kaa ah arimahadana fafinaya maba amino allah ninki amina awodleh
Muuqaaladii Ugu DAAWASHADA Badnaa Ee Wax Ka Barro | ISKU DAR.
28:35
UNO!
00:18
БРУНО
Рет қаралды 3,4 МЛН
ОБЯЗАТЕЛЬНО СОВЕРШАЙТЕ ДОБРО!❤❤❤
00:45
1,000 Diamonds! (Funny Minecraft Animation) #shorts #cartoon
00:31
toonz CRAFT
Рет қаралды 41 МЛН
Astaamaha dadka caqliga badan
6:52
Filo Academy
Рет қаралды 9 М.
Qaababka Hurdada Iyo Shakhsiyadaha Ay Ka Turjumaan.
8:02
Wax Ka Barro
Рет қаралды 180 М.
Hal tallaabo iskaga daawee caajiska iyo wehsida tirada badan||20 second rule||
10:50
Dr Zahra mohammed channel
Рет қаралды 20 М.
xiriirka u jar !  Nooca saaxiibada kamid ah , tilmaamo xun xun
12:35
30 sifo oo ay leeyihiin dadka indheer garadka ah | #OGAANSHO
14:26
Dad thought daughter wanted his food #shorts
0:10
The Nixon Fam
Рет қаралды 29 МЛН
СКУЛЬПТУРЫ ИЗ МУСОРА (@tdeininger - Instagram)
0:19
В ТРЕНДЕ
Рет қаралды 2,1 МЛН
Amazing tools #shorts
0:35
SA VA
Рет қаралды 13 МЛН
娜美偏心姐姐#海贼王 #路飞
0:39
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 10 МЛН
¡Ñom Ñom! ¡Es la Hora de Comer! #pinkfongespañol
0:16
Pinkfong en español - Canciones Infantiles
Рет қаралды 24 МЛН
Dad thought daughter wanted his food #shorts
0:10
The Nixon Fam
Рет қаралды 29 МЛН